Raxan wayn hadday Baay Bakool iyo Shabeeleda Hoose gacanta ku wada dhigaan dalka rajuu leeyhy lkn haddii culimada lugaysa ay qabsto iyaga iyo Somalia ilaahay ha u naxariisto Ahmed Madoobe Kismaanyuu kenya 🇰🇪 la hoos gali doonaa! Gedo na kililka shanaad!
Xasan Sheekh oo maanta ka cararay waxa uu bandow yar ka dhigayaa in uu ku daro Xasan Sheekh munaafaqnimada waxa ay ku noqotay waxyaalihii uu Xasan Sheekh isku dhex daray ciidamada oo xaqiijinaya wakhtiga difaaca la geynayo Ceeldheer halkaas oo ciidan ku sugayay Waxay fariisin ka dhigteen guutada Al-Shabaab oo la rabay inay jabaan markii ay isku soo dhiibaan si ay ugu soo goostaan dowladda iyadoon wax cadaadis ah la saarin.
Bal u fiirso waxa uu Hasan Sheekh sheegay inuu ka sii jeedo Tansaaniya taas oo dhaxalsiisay guryaha Hasan ee dibadda bulshada marka uu Hasan beddelo sido kale si ay ugu gudbiyaan mas’uulkeeda waxay kormeeraan lacagaha la rabo in dadka la faray in ay bixiyaan halka ciidamada booliska ay gacanta ku hayaan bar koontarool iyadoo aysan jirin wax suuli ah oo ay dadka ku kaadin karaan musqusha qofna ma soconayo dhibaato la’aan waa tan ay soo dhejiyeen hadii aysan jirin. ma garanayo inaan ka hadli doono aan idiin soo bandhigo waxa uu Hasan yahay kaligii-taliye aan ogolayn in qof kastaa uu nolol ku maareeyo magaalooyinkiisa isaga oo ka wada shaqaysta ganacsi furan oo suuqa ay lacag ka badbaadiyaan xataa Hasan ayaa ka hortagaya. dadku maaha eveo one shilling ayaa miiska u saari doonta dadka ama ku dhiiri galin lahayd Soomaalida kale in ay furaan xafiis qareeno si dadka ay la daalaa dhacayaan dhibaatooyinka waxbarasho ma Hasan Sheekh ayaa taas u fasaxay.
Aadanow Ciidanka . SOOMAALIYA WAA LA SIXRAY . ❤😅HEI ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇦🇪🇦🇪
Raxan wayn hadday Baay Bakool iyo Shabeeleda Hoose gacanta ku wada dhigaan dalka rajuu leeyhy lkn haddii culimada lugaysa ay qabsto iyaga iyo Somalia ilaahay ha u naxariisto Ahmed Madoobe Kismaanyuu kenya 🇰🇪 la hoos gali doonaa! Gedo na kililka shanaad!
XASAN SHIIQ CIIDAMADA INUU DHAMEEYUU RABAA MAY DALKA QABSADAAN CIIDANKA
WAA CIIDAN HURDA OO ISKA DABA SOCDA HSM XAABSADE AQLI MA LAHA
AYOW MADIGEY😂😂😂XASAN TUUG😂😂😂😂😂😂
Caddaan laxey anigaa tabliiq ku baxay
M Aden xogoo warka asluubey
Waaa labo argagixiso oo is eryanaya oo baranki jilaya
Cadaan lahe waa jirta❤
Waa jirtaa C/lixey
Orad badanaa ciidamada Gurguurte
Xasan Sheekh oo maanta ka cararay waxa uu bandow yar ka dhigayaa in uu ku daro Xasan Sheekh munaafaqnimada waxa ay ku noqotay waxyaalihii uu Xasan Sheekh isku dhex daray ciidamada oo xaqiijinaya wakhtiga difaaca la geynayo Ceeldheer halkaas oo ciidan ku sugayay Waxay fariisin ka dhigteen guutada Al-Shabaab oo la rabay inay jabaan markii ay isku soo dhiibaan si ay ugu soo goostaan dowladda iyadoon wax cadaadis ah la saarin.
Cadaan lexeey weey jirtaa inshaa allaah weeyna sii jiri doontaa
Waa sax
Aden asc
HAA WEY JIRTAA DAA UUD AYAA DAGO
Ciidamada dowladda ilaa hadda wax mushahaar lama siinin Amaa Banka dhexe lagala baxay
Wanku salamey kaabaha lugeeya orad badna ciidanka dowlad hawiye
Noolow hooyo ❤❤❤
CEEL DHEER AWALBA WEY HAREEREESNEYD DADNA MA JOOGIN WAA LAGA QAXAY CIIDAN BIS AYAA JOOGO
ALSHABAAB AYAA LOOGA QAXAY MIYAA? OO MAY ISKA CELIYAAN OO LAAAYAAN
Wey jirtaa
DjJ maxkamad ha lagu saaro shirqoolka Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed
Cidanka dalka afgambi hakuqabsadan intu xasan abglow cawaanka laynin
hawiye xamar halooga baxio sidoodii haaysku cunaane
Mooryaan Ali yare yaa waraysta nacalatullah awalba Sycophant uu ahaa
Xiradii guulwadayaasha waa la gatay is that ture aden??,
As lala dagaalamue ciidanka inta ka hadhay ba la xasuuqaya.
FURDUG FURDUG FULEY MASLAX
Warkakhafifi
haadha haadha
ninka xasan udagaalamayaa isagaa waalan kkk
Bal u fiirso waxa uu Hasan Sheekh sheegay inuu ka sii jeedo Tansaaniya taas oo dhaxalsiisay guryaha Hasan ee dibadda bulshada marka uu Hasan beddelo sido kale si ay ugu gudbiyaan mas’uulkeeda waxay kormeeraan lacagaha la rabo in dadka la faray in ay bixiyaan halka ciidamada booliska ay gacanta ku hayaan bar koontarool iyadoo aysan jirin wax suuli ah oo ay dadka ku kaadin karaan musqusha qofna ma soconayo dhibaato la’aan waa tan ay soo dhejiyeen hadii aysan jirin. ma garanayo inaan ka hadli doono aan idiin soo bandhigo waxa uu Hasan yahay kaligii-taliye aan ogolayn in qof kastaa uu nolol ku maareeyo magaalooyinkiisa isaga oo ka wada shaqaysta ganacsi furan oo suuqa ay lacag ka badbaadiyaan xataa Hasan ayaa ka hortagaya. dadku maaha eveo one shilling ayaa miiska u saari doonta dadka ama ku dhiiri galin lahayd Soomaalida kale in ay furaan xafiis qareeno si dadka ay la daalaa dhacayaan dhibaatooyinka waxbarasho ma Hasan Sheekh ayaa taas u fasaxay.
Cadaan laxey daaud ayaa dega.
😂😂😂😂😂
3sano masagaway bey leyihiin iyo dal xoreye aa maxaa qaldan
Illaaheey shalay waa naxsanaa
Warka waa cadyahay kala tagay
Asc warku waa hadhahadha
Why abgaal ila iyo hada shabab loga xoreyn layahay sababta ayaga ah shabab yan cidamada lagu layn
Korontada biyaha
Kkkkkkkk
Waxan kaqobanaynaa dorasha qofiyocodah
Orad badanaa ciidamada Gurguurte