Faadumo waaaw msha alh wa gabar cod kar ah oo barnaamijka fahamsan wayo meesha waxa yaala wa dood wadaag wana in sifican lo hadla weyna ka so baxdey booskeeda ❤❤❤❤❤❤
Faadumo qof uqalmo dooda keen sida foosiyo cml wlh wa gabar dagan aqli io experience isku darsaty m a faadumo marka lagareebo 4ta kale wa isku position 😂dooda dad isku qalmo kufcn thanks
Koko Masha Allah wllhi maskaxdeeda allaha u xifdiyo wax wngsan bey ka hadashey oo soomaalideena badanaa ay ku dhaqmaan allaha naga dhigo kuwii wacyi galintaas qaata kokona waxàn ka hadli lahaa bey ka hadashay 100% ka hadal malaha fikradeeda waa fikrad qurux badan Masha Allah Masha Allah Masha allh❤❤❤❤❤
Gabadhan qamaarka madow ee cusub waa gabadh waxbaratay oo caqli badan mashallah Fawsia d ayaad doodan keeni lahay Koko ayaduna wwa active the rest are… 😂
Alxamdulilah waalidkay wiilasha iyo Gabdhahaba isku si ba nalooso tarbiyeyey waliba Hooyadeen mcn talo guud oo iskuwada mida bay nasiin jirtay Allaha unaxariiste😢❤❤
Totally adinka oodhan ya nii baneeyay ina rag ajaniba gurigoda ugu tagtaan misana dodaan qaylisaan is qaabisaan waxa wadataan dhar lama oran karo only gabadha madow aya uyara eg inuu imaan yar ku danbeeyo . keep up sis War gabdhow mida ugu yar wa 25 i think ee bal idinka is astura oo ilaahy qiimeya o adeeca nin wanagsan wad helisane guryihina edeb kujoga oo xishoooda
Aniga fikirkayga😊 1:wax bah la dhaho ma ogoli becouse anaaba 4dhaan ah🥰 2:sxbtyda haday iga codsato dahabkyga iyo wx wlba ooy iga Codsato aan u awooda wn siin lahaa💯 3: ma u ogolaadeen ninkyga in uu xaflad u raaco 4:ma u igolaafeen sxbty in uu ninkayga sii dhaweeyo hadaan awoodo ana sii dhawyn hadii klena taxi aamin ah saari lahaa 5:wn isbari lahaa lkn inay is dhex galaan maya maya😡 6:wiilasha wxa kula talin lahaa inay dumarka ixtiraamaan tu kastana kasoo qaadaan wlshod oo kle sido kle dulqaadkana badiyan 7:waalidka inay ilmahooda simaan siday koko sheegtayba💯
Labada qof ee nolol wadaaga ahi haday Jacayl isku guursadeen caqabad kasta oo lasoo gudboonata way xalin karaan iyagoo eegaya waxa iyaga ka dhaxeeya Awlaada alle bixiya alle dhamanteenba haynagu wada arsaaqo kuwo ina farxad galiya Allahuma Aamain yaa rabbi 🤲 labada qof mid ka mida haduunu waxba dhalayn 😢 maaha inuu ka kale u naco sababto ah maaha wuxuu doortay waa inay siday uga gudbi lahaayen ama hays daweeyan ama Haysku beeran ama rabbigood ha baryaan ka hawl galaan guurka somalida badi ku dhisan in Awlaad uun laysku dhalo balse guurku uu ka Balaadhan yahay Awlaad uun Awlaadu waa tiir ka mida guurka alle haynoo wada wanaajiyo dhamanteenba 😍🤲
Asc gabdho illaaheey ka baqa maantey waa aduunyo beri waa aakhiro ,Gabadha cusub mooyee intiina kale qarsada lugihiina astura ,Maasha'Allaah Tabaarakalaah gabadha cusub .illaaheey ha u siyaadiyo caqligeeda ,Xijaabkeedana illaaheey ha u sii adkeeyo.
Q1:Habrty ka tahy ina bah noqdo😅sbb kastoo jirth😅 Q2:anaba Huba nin la isma weydisto micnha dayn miya dayn Ninkyga lagu so xaragoon mayo sxbty 10 sano sxb ma ahno😅War xta hdu gari wato micnha baz ma lawyey mise taxis😅😅Noway😅😅 3:gbdha aa sxbka nahy nin ay kala hareen allow iguma ogid mxu ihayaa😂😊Ninka dumshinimo la ii baryna hdu niic niic ila imad wala diraa😂😂sxbtay wa baraya sxbkay lkn mlinka aa baro wa inay iskugu dnbysa mxay is weydinayaanba dee😅😅 4:ani wxa ka badali lahaa wiilsha waa inay horta fahmaan gbdhuhu inay wx isdhereen yacnii wa inay gartan gbdhan hdu xumeyo inu xumayey dumar odhan mrkaaz gbdhaha ilaliya❤😢
Horta marka hore wan idin salamay somali maxamed marki hore wan didijiray wlhi iin u qof l'an la shekeysto ama ninkaygu u naag ila gursado lakin waxan wax barasho u tagay wadan anan rabin inan sheego marka wiil ban ku bartay ama an kula kulmay inanku wiil somali ah mahan africain ban isla nahay lakin wana qof muslim ha runti dinta aad bu ugu adag yahay masha allah wiil ki ban is fahanay imika mudo yar baynu sheko wadag nahay hada guurbu iso ban dhigtay lkn wan idin so sheko dhafay wiilku xaas bu dalkisi ku leyahay iyo caruur baa u jogta masha allah marki an is baranayneey wllnimo ayeey aheed lkn wan iska heelnay wllnimadi waxay isku badashay jacayl markaa imika wan jecelahay wlhi 😔
Faadumo waa gabar caqli bdn Msha Allh, fikir saliim ah oo aqoon ximbaarsan ayey ku hadlaysaa, waana intelligent person💯
Gabadha asturan miyaa Maashaa'ALLAAH
M . Faadumo waa gabar caqli baden labentaa kaladuwaan miduna waa lagaqariyaa oo qof lalaakamaqashaa tamayeleen laken hadii laishego inuu naag uu ilaguursanaayo taa waan ogalahaay🤣
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😥
Wsc Waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
Scw scw scw
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮
𝚂𝚌𝚠❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Faadumo waaaw msha alh wa gabar cod kar ah oo barnaamijka fahamsan wayo meesha waxa yaala wa dood wadaag wana in sifican lo hadla weyna ka so baxdey booskeeda ❤❤❤❤❤❤
Faadumo qof uqalmo dooda keen sida foosiyo cml wlh wa gabar dagan aqli io experience isku darsaty m a faadumo marka lagareebo 4ta kale wa isku position 😂dooda dad isku qalmo kufcn thanks
Sax
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝🎉❤❤
S.A.W
Scw scw❤❤❤❤
@@amaldualleali5368 ll
@@ibmanofficial08 000⁰000⁰pppllpp0pl00000000ll0lllpllllllll0l0lpl0pllp0lll0l0lpl0ppll0p0l0ll0l00p0plllllllpl0lllllllll0ĺllpll
Oo
Foosiya doodaha haka soo reebin❤️waa gabadh masha'allah
Koko Masha Allah wllhi maskaxdeeda allaha u xifdiyo wax wngsan bey ka hadashey oo soomaalideena badanaa ay ku dhaqmaan allaha naga dhigo kuwii wacyi galintaas qaata kokona waxàn ka hadli lahaa bey ka hadashay 100% ka hadal malaha fikradeeda waa fikrad qurux badan Masha Allah Masha Allah Masha allh❤❤❤❤❤
Gabadhan qamaarka madow ee cusub waa gabadh waxbaratay oo caqli badan mashallah Fawsia d ayaad doodan keeni lahay Koko ayaduna wwa active the rest are… 😂
Caaac miya intakale😂😂😂
Seswaaye❤❤❤
@@farxaancade5837 cuuuuuc waye 😁😅
Gabadha ku cusub ee faadumo waa gabadh akhlaaqle iyo diinle❤
Gabarta okiyaalka xiran❤ the best girl dhammaantooda mnsha allah degenideda fadhigeeda hadalkeeda dheeliga tiran❤ aqoonteeda wow🤌💐❣️
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤صلي الله عليه وسلم
Koko nd fadumo the best answers ee ku jawaben wa wata caqlikujiro❤Habalaha kalana salama sisters
Mnshallah amira say gabdhaha uga dhex muqto allow quruxda u siyadii ❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤❤❤
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya 🙏
Amazing gabdho waad kabaxsatay arimahena gabdho IQ aad usareeyo aya ino keentay👏👏👏✌️waa ku racsanhy💯
Alxamdulilah waalidkay wiilasha iyo Gabdhahaba isku si ba nalooso tarbiyeyey waliba Hooyadeen mcn talo guud oo iskuwada mida bay nasiin jirtay Allaha unaxariiste😢❤❤
Amiiin ya rabii😢😢😢😢😢😢
Aamiin yaa rabbi
Fadumo intelligent and brave person m.a🎉❤🎉❤❤❤❤
Gabdh kasta caghediiba muuqda ila mid mahane shame is the best xishoodku kaliya mhaa hadal fadumo I proud of you sis ❤
ArimaHeena The Best TH-camr🔥❣️✅
Naaa qofkaaan koko iska dhigoyo oo halka comment dadka ka simooyo yawaye cabtooy 😂😂
Koko magaceda waaba wadataye markii yutubekeda loo furayey maxa ugu faidensa weyse vidiogii kowaad inaa soo dhigta eheed waa kuu kala kici lahaa
Mxa idinka galay adinka maad isaga qorataan adinkana😂😅
Waku jeclhy apyo
@@HaliimoMohammedMohammedjama koko maaha 😂😂
Masha.allah fadumo waa gabar aad u caqli badn oo very intelligent ah❤❤❤
MARWALBA XASUUSNOW SALIGA NABIGEENA MOHAMED SALLAAHUCALAYHIWASALAM❤❤❤
fadumo waa qof macquula oo waxbadan fahansan anigu fadumo fikirkeega ayaan ku raacsanahay ❤
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💕😍💗👄
Halmar aan kuwada salino nabigeyna muhamed scw
Scw scw ❤❤
i like koko because she is funny 😅
2 gabar oo aqoon leh oo codkar ah ayaa kujira waana koko iyo faadima❤❤
😂😂😂 Amiro seefteda banaankey taala❤❤❤ All the best my people ❤❤
Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin 😂😢
Anigo qayliinaya Ayaan aqriyay shb😂😂
Ani ano hadlayo dhan ma aqriyo
ماشاء الله تبارك الله افكار اكثير حلوة❤❤❤
Arimaheena waxaa ka codsan lahaa marka dood sameeynayo faaduma in oo ka reebin mashallah waa gabar aad aqoon uleh dooda
Totally adinka oodhan ya nii baneeyay ina rag ajaniba gurigoda ugu tagtaan misana dodaan qaylisaan is qaabisaan waxa wadataan dhar lama oran karo only gabadha madow aya uyara eg inuu imaan yar ku danbeeyo . keep up sis
War gabdhow mida ugu yar wa 25 i think ee bal idinka is astura oo ilaahy qiimeya o adeeca nin wanagsan wad helisane guryihina edeb kujoga oo xishoooda
Allah is one ❤
Arimaheena wll dooda dhalin yarada inoo soo badi midkaas ayaa xiiseyaa adigo mhdsn
Fatima waan ka helay sida caqliyeeysan ay u hadleeyso , sundus waa ok laakin waxaa modaa afsomliga ku yar yahay, kooko good point ka hadashay ❤❤❤❤
Gabadha Fatma ladhaho Kalsonida & iimanka kamuqdo wlhi Magaran kuwan kale Boqolkiba boqol weka fican tahay Runtii
Koko gabadh caqli badan❤😍
Arimaheena zxp keep going ❤❤
Arimahena the bast youtuber❤
Aniga fikirkayga😊
1:wax bah la dhaho ma ogoli becouse anaaba 4dhaan ah🥰
2:sxbtyda haday iga codsato dahabkyga iyo wx wlba ooy iga Codsato aan u awooda wn siin lahaa💯
3: ma u ogolaadeen ninkyga in uu xaflad u raaco
4:ma u igolaafeen sxbty in uu ninkayga sii dhaweeyo hadaan awoodo ana sii dhawyn hadii klena taxi aamin ah saari lahaa
5:wn isbari lahaa lkn inay is dhex galaan maya maya😡
6:wiilasha wxa kula talin lahaa inay dumarka ixtiraamaan tu kastana kasoo qaadaan wlshod oo kle sido kle dulqaadkana badiyan
7:waalidka inay ilmahooda simaan siday koko sheegtayba💯
Dahab iyo dhar material waaye, nin material miyaaa😂😂😂😂😂😂😂 koko is not easy, hore usoco....
Faadumo masha allaah noso badi inantaa xagee ka keentay mucjisadan arimaheena
Anigu wilasha somaliyed wxn ku dhirin laha inay ilmahoda korsdaan😊
This is good advice. 👍 🎉 thanks
Jh
Fowziya ha ka soo tagin sxb itada ugu figure wanaagsan100%😊
Marka hore. Arimeheena. Waxad keentay program fican. Doodahan oo kalena soo badi. Inantaa marada badowna. Waa intelligence.
Arimaheena is not easy 😂❤🎉
Faadumo masha Allah waa Gabar qibrad leh ❤❤❤
Masha allah baayo fatima horey usoco
Arimaheen gabadhaa dhowr jeer kle sooqabo plz👍🥰🙏
Arimaheena keep going bro but please part 2 😢😮❤❤
Faadumo wa gabar wanagsan m.a abyo ❤
Gabadha fadumo ladhaho Wa gabare kamuqato gabar iimanleh Diinleh Guri wanagsan kuso Barbartay waxa caden Nogu filan kalsonide isku qabto xata ismen cadeyn M.a Abaayo Haku dayan kuwan
M.alllh aad io aad🎉❤
Masha allah aniba waiso jidatay
Mashaallah Arimaheena is not easy ❤❤Hormar wacaan wll 2M coming soon 🎉🎉❤❤iinashaallah
Koko iyo Amiira qurux waa ku raacsnhy fikirkooda❤
Gabdha fadumo ladhaho waa gabar isku kaalson midaamki asalkaa ahaa ee dumarka soomaliyed bay wadaata lkn kuwaan waan ag fadhiiya midabkoodi bay ka fakadeen subxnllah 😂😂🤣💔
Yaku yiri sas
ani koko hadalkeda ku raacsanahay mar walbo arimahena video yaashan cml soo badi❤❤❤❤
The Best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed scw
Zxb qaali waan ku faraxsanahy inad aftahanimadadii Aad halka kalso muqaty Zxb qaali keep going ayan ku lehay fatima Abdirahman ❤❤
Koko, That's exactly😊😊😊
Allah is one ❤❤
Always am koko I mean It talks about what I would talk about She's said wht Everything I could said Actually She's best 👌KoKo
Google translate English 😂😂😂
@@captain12474ll
isoo duceeya inuu owlaad alle isiiyo 🫶🏻🥹
Allaha ku siiyo owlaad bari aad ku nasato wll
Ilahy hku siyo aamiin wl❤
Fadumo masha Allah wa gabar caqli badn Allah haku dhowro
Kuwa kle lugaha ee feeteen fiiri
Aniga sxptey wx wlpa way ishegata xitaa sxp wx dhexmara way ishegta wlhi waa ku farxaa farxadeda mrkuu ka murjiyo wlhi waa naca dumashigey nolosheda waa jeclhy iney farxad ku nolato dumashigey asaga wuu iyaqaan ana waa aqaan lkn xishod darta lama hdlo 🥺gabdho qayanada iska daya oo noloshina qurxisada intaa nolol qurux bdn Halayn lhydem
Aniga kolaay number 4 waa xiiri doona oo 4xaasla noqon doona sbbto ah nimaanka afarta xaas qabaa wxy idheer yhiin maleeh anigaana waa inaan soo arkaa nolooshas ookale oo Habeen tan utag Habeen kale tan utaag nolooshas baan ku haysta Sido kleh wxn raaba Duriyadeeyda inaay Bataan baa raabaa oo ciyaal bdn dhaalo inshallah illahow haanti bdn isii sidaan riyadeeyda uu rumeeyo 😂😂❤️🫶🏾
Koko iyo faadima way qaldan yihiin waa niila furaa hady SaaS eethy❤❤❤
Gabadha xijaab ka madow Waa intellectual Waa ka
heley
M.allllllllh🎉❤
Koko’s reaction 😂
amiira iyo koko waa maserbadan yehan😂
Faadumo jecl sxb mnsha alllha wad ka wada hadalo cadey❤ aqliga wan jugu ogaaaaaaa❤
Soodo sidaano kale aha soo baadi
funy wayee walhi sido kale naah waxbaa laga biirsaadaa
and keep going my brother
Aniga minyaaro ahay waa ku farxsnhy alhmadulilha ❤❤❤❤❤
Masha Allah
@@najiib_moha Shukarn
Labada qof ee nolol wadaaga ahi haday Jacayl isku guursadeen caqabad kasta oo lasoo gudboonata way xalin karaan iyagoo eegaya waxa iyaga ka dhaxeeya Awlaada alle bixiya alle dhamanteenba haynagu wada arsaaqo kuwo ina farxad galiya Allahuma Aamain yaa rabbi 🤲 labada qof mid ka mida haduunu waxba dhalayn 😢 maaha inuu ka kale u naco sababto ah maaha wuxuu doortay waa inay siday uga gudbi lahaayen ama hays daweeyan ama Haysku beeran ama rabbigood ha baryaan ka hawl galaan guurka somalida badi ku dhisan in Awlaad uun laysku dhalo balse guurku uu ka Balaadhan yahay Awlaad uun Awlaadu waa tiir ka mida guurka alle haynoo wada wanaajiyo dhamanteenba 😍🤲
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲❤❤❤❤
❤❤
Arimahena the one and only legend best youtuber
Asc gabdho illaaheey ka baqa maantey waa aduunyo beri waa aakhiro ,Gabadha cusub mooyee intiina kale qarsada lugihiina astura ,Maasha'Allaah Tabaarakalaah gabadha cusub .illaaheey ha u siyaadiyo caqligeeda ,Xijaabkeedana illaaheey ha u sii adkeeyo.
Perfect interview
Fadumo gabar caqli bdn baathy gabdhaha somaliyeed adigo kleh inay noqdaan baa rajeenaya noocaga okleh inay soo bataan baa Alle ka sugeeyna waa iga wayn thy moyee marhore Ayaan ku gursan Laha sidaad mid kleh igu ogolaatid 😂❤️🤣🫶🏾
Danahaaga kadhex aragtay raga waxaas kunacay gabadha danahooda kadhex arkan raban jaahil iida wax micna idinlama lahan kaliya danaha kadhex aragtan idiin muuqdo hal xabo oo caqli ah idinkuma jiro ogaada😏
Koko & Amira wa anigo Halkaan taagan MADAXA masayrka hadalki o aanan afkiisa kaso dhaman baa la boobayaaa ninka lagama kaftamo 😂😂😂😂😂😂
Gabadha cusub ee okiyalaha wadato see u asturanthy fiiri kuwa kle ee mesha fadhiyo lugaha feeteen kubkooda meena tusooyaan waa yaabe
Arimaheena noosoo badi video yaashan cml waa ka helne😂😂😂😂
Barnaamijkan cml qeybta wiilasha soo sameey pro 😊❤
Aan ku salino xabiibkeena Mohammed scw scw scw❤
Inta i la jecel in fowsiya laga sootagin😢❤
Maya ma ogolaan karno in nalaguurasado gabdho hadaan nhy
Amiiro kooko waanku raacsnhy fikirkooda❤❤
Wooow koko dhan walbo isku fikiranhy🎉
Amiira iyo koko isku fikrad waye runti😂❤
Congratulations for 1⃣ million
Kaliya gabadha cusub aya idin wada dhanta wayo sida lugihina ad uqawisen ayabu uqawanyahay aqliginu kudayda gabadhas ❤
Arimeheena noo soo badi caawa xul baa ishely
Fadumo m.a gabar fikir wngzn❤
Q1:Habrty ka tahy ina bah noqdo😅sbb kastoo jirth😅
Q2:anaba Huba nin la isma weydisto micnha dayn miya dayn Ninkyga lagu so xaragoon mayo sxbty 10 sano sxb ma ahno😅War xta hdu gari wato micnha baz ma lawyey mise taxis😅😅Noway😅😅
3:gbdha aa sxbka nahy nin ay kala hareen allow iguma ogid mxu ihayaa😂😊Ninka dumshinimo la ii baryna hdu niic niic ila imad wala diraa😂😂sxbtay wa baraya sxbkay lkn mlinka aa baro wa inay iskugu dnbysa mxay is weydinayaanba dee😅😅
4:ani wxa ka badali lahaa wiilsha waa inay horta fahmaan gbdhuhu inay wx isdhereen yacnii wa inay gartan gbdhan hdu xumeyo inu xumayey dumar odhan mrkaaz gbdhaha ilaliya❤😢
Arimaheena dod sidaan kale wiilasha dhax dhig dood wadaredka soo bandhigti waa arin wanagsn plz doodaha halkaa kasii wad
Keeps goings my brothers and sisters another's levels discussions hard 🕹♥️💯💯👍📤❤
Gabadha ookiyalaha wadato wa cod kar mashallaah ❤
The one and only ARIMAHEENA💯💯💯💯💯📌
wlh koko isku fikir nahay wax kaste masha allah
Aniga fikirkeyga 1bahlabad wan ogolan laha hadii u zowjkeyga yahay qof awoodo omaren karo noloshena yahayna qofxaqa Simi karo 2 saxibadey hadey igacodsato dhab lacag dhar intabo oan uawoodo wan siin laha 3 lkn mauogaladen iney labadoda xaflad isla adan 4 hadii ay ubahantahay inusacideyo zowjkeyga ogurigeda ugeyo wan uogalan lahaa 5saxibadey wan is bari laha 6wiilashena waxan dhihi laha ama ankula talin lahaa iney dumarka ixtiraman dhamantodna ayula dhaqman sida walashod hoyadod sidoo kale wa iney dumarka udulqatan wayo ayaguu ilahay rag kadhigay 7 waxan walidiinta kula talin lahaa iney diinta iyo tarbiyada kadhisan barana iney simanyihin siay uogadan iney gabdhaha kaliya ceblahen sian uwada noqono bulsho tosan diniyan akhlaqiyan iyo maskixiyanba
Arimaheena qosol buu isku celinaa
Horta marka hore wan idin salamay somali maxamed marki hore wan didijiray wlhi iin u qof l'an la shekeysto ama ninkaygu u naag ila gursado lakin waxan wax barasho u tagay wadan anan rabin inan sheego marka wiil ban ku bartay ama an kula kulmay inanku wiil somali ah mahan africain ban isla nahay lakin wana qof muslim ha runti dinta aad bu ugu adag yahay masha allah wiil ki ban is fahanay imika mudo yar baynu sheko wadag nahay hada guurbu iso ban dhigtay lkn wan idin so sheko dhafay wiilku xaas bu dalkisi ku leyahay iyo caruur baa u jogta masha allah marki an is baranayneey wllnimo ayeey aheed lkn wan iska heelnay wllnimadi waxay isku badashay jacayl markaa imika wan jecelahay wlhi 😔
King armeheena❤❤❤