Barnamijka Falanqaynta Todobaadka - Maxuu Guurka Waayahan Danbe u Burburaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2022
  • Barnamijka Falanqaynta Todobaadka

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @cabdiraxmaannoor9620
    @cabdiraxmaannoor9620 2 ปีที่แล้ว +198

    inantaa wariyaha ah dadkay waraysanayo respect hasiiso dadkani waxay ku siiyeen waxa dunida u qaalisan oo ah wakhtiga

    • @minhaajhaji2908
      @minhaajhaji2908 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa Wallahi

    • @amaljuju7625
      @amaljuju7625 2 ปีที่แล้ว +1

      Waqtiga aya Aad ogu yar

    • @hodanabdul3700
      @hodanabdul3700 2 ปีที่แล้ว +4

      Haa wlhi dadka hadalka weey ku celinesa dadka hadalkoda u daayaa ama waqtigoda haka luminin wof dhaan o hadlayo ayer hadalka ku celinesa waqtiga naku yar aye ledahay no qalad wall

    • @aseamahamed6721
      @aseamahamed6721 2 ปีที่แล้ว

      Waa runta walhi dadka way quudhsanysa qof dhan oo wakhti siyay

    • @fatumashire3406
      @fatumashire3406 2 ปีที่แล้ว

      Walahi runtaa shegtay

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +503

    INTA NABIGEENA MUXAMAD (SCW) JECEL 🤲🌍🔑
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

    • @nasteehamohamed5915
      @nasteehamohamed5915 2 ปีที่แล้ว +4

      S

    • @najmamohamud4325
      @najmamohamud4325 2 ปีที่แล้ว +4

      Salallaahu caleyhi wasalm ❤

    • @mohamedtimo1042
      @mohamedtimo1042 2 ปีที่แล้ว +3

      Dadkii Hore Ee Jacaylka Sifiican U Yaqaabay Islaantaa Baa Ka Hadhay❤

    • @adoontialle4681
      @adoontialle4681 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw

    • @najmanalka2028
      @najmanalka2028 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sharmarkeahmed6278
    @sharmarkeahmed6278 2 ปีที่แล้ว +73

    1.Arimo dhaqaale
    2.Fahanka nolosha ama xaqiiqo ku noolaanshaha oo ku yar
    3. Guurka ka hor oo badiba sino lagu dhaco
    4. Labada qof oo aan doorasho dhabka ah samayn
    5. Guurkii oo dano gaara loo guursado.
    6. Qoysaska labada dhinac oo dhaqankii ka tagay iyo milgihii gacalka ama xididka.
    7. Furiinkii iyo burburkii oo caadi noqday dhaqan ahaan
    8. Qayral masuulnimo badan oo dhinaca raga ka muuqata
    9. Kala danbayn la,aan dhanka dumarka u badan.
    10. Raga iyo dumarkii oo aan fahamsanayn maamulka dhaqaalaha.

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 ปีที่แล้ว +5

      Intuba waa sax

    • @aniso7Aninso9090
      @aniso7Aninso9090 7 หลายเดือนก่อน

      Intuba waa jiraan runtii❤

    • @user-ot7wo2vs3d
      @user-ot7wo2vs3d 5 หลายเดือนก่อน

      Warkii waad dhamaysey 👏 diin la,aan ayaa ka kow ah burburka guryaha islaamka diinta Ha lagu dadaalo

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 2 ปีที่แล้ว +268

    Maamadu waa reer magaal Allah cimriga iyo cafimadka haku dheereyo maama

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 ปีที่แล้ว +172

    Alxmdulillaah Aniga Xaaskaygu Faadumo Rasuul Bay La Dhaqan Tahay.

    • @darwiishboy6524
      @darwiishboy6524 2 ปีที่แล้ว +4

      Haa scw

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha allah
      Allah ha kuu xafido

    • @rahmamoha638
      @rahmamoha638 2 ปีที่แล้ว +2

      Mansha allah alle hakuubarakeyo wll scw

    • @hurt3094
      @hurt3094 2 ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم❤️

    • @igranhusein1027
      @igranhusein1027 2 ปีที่แล้ว +4

      Scw scw
      Maxaa ka wanagsan🤗

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 2 ปีที่แล้ว +55

    Maasha Allah waxa dooda wacdaro ka dhigtay habaryartay Amaal qurux 🥰🥰

  • @Upthisalan43
    @Upthisalan43 2 ปีที่แล้ว +45

    Mamadu waa caqliley ilbaxa Masha"allaah ❤❤Alle Cimriga iyo caafimadka hakuu barakeyo hooyo❤❤❤

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 2 ปีที่แล้ว +94

    It’s the mom for me, I love her voice.

  • @khadrahaji938
    @khadrahaji938 2 ปีที่แล้ว +67

    Dooda dhan waxa Runta tabsiinaya 3 qof kaliya Abwaanka Mamo AmaL iYo Muna faysal 🤗🧡

  • @samiamarwan2312
    @samiamarwan2312 2 ปีที่แล้ว +30

    Abwaan jiheeye abawaan aan tagero ilahay cimriga iyo caqliga ba haku bara keeyo
    Hooyo wax ka qalisan majiro aduun iyo aakhiraba الجنة تحت أقدام الأمهات 🥺♥️ cid walbo ku diida hooyo ana jaray oo fogeyay cid ku xaq dhawrta adiga ana jecel oo xushmeeya Alow cimrigaaga bara kee akhirana gulayso oo janada ku nagoow hooyo mcn ♥️❤🌏🌏🔗

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 2 ปีที่แล้ว +87

    Waxa kaliya labada qof ku wada joogan oo guurku ku dhismo wa ixtiraam iyo jacayl,kala danbeyn,dulqaad,ismaqal Dantuna ceeb maha hadii ay Dadnimo jirto sida an aaminsanahy

    • @deganomer4032
      @deganomer4032 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah wa sidaa hbbti

    • @moulitdabaare7442
      @moulitdabaare7442 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta wllo

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 2 ปีที่แล้ว +5

      Wow hadlkii ugu qimaha badnaa ee intaan commentiga aqrinayey
      "Dantu ceeb ma ahn hadey dadnimo jirto"

    • @juweriyamaxamed2111
      @juweriyamaxamed2111 2 ปีที่แล้ว +1

      Iska dhaadhicimtiiyo qofa 🤣🤣🤣

    • @axmadshabeelchannel3699
      @axmadshabeelchannel3699 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah illahay caqliga ha ku dayo
      Wallo noloshuba wa ixtiraam iyo kala dambayn

  • @amuunahmed8514
    @amuunahmed8514 2 ปีที่แล้ว +233

    Horta labadan qof dadka wareysanysa Kuraaas ha qatan mrkas dadka wey dhageysan kraan lkn ayagii baba Orod ku furun yahay oo Istaaga bdn ayey diidayan sidy ila tahay

    • @maryamaxmed6725
      @maryamaxmed6725 2 ปีที่แล้ว +4

      Hh alla mxa ufirsatay😂😂 madalaan miyaa wan iswaydiya

    • @abdulkadirmukhtar7581
      @abdulkadirmukhtar7581 2 ปีที่แล้ว +3

      Ishaad ka ridayy🤣🤣🤣

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 2 ปีที่แล้ว +2

      MashAllh Aniga waxa Lee yahayi waxa wala ba wa samira iyo dula qaada

    • @asalimuhumed1521
      @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa side loohadlo weya yaqana mey Kuriga kufarstano🤣🤣

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 2 ปีที่แล้ว +3

      @@maryamaxmed6725 hhh wlshey doooda xiise u yeeleysaa in hdlka qofka lagu jaro hadii kale xiisaha ka tagaa dooda hadii qofka 10minute kaligiis hdlo barnamijka ku dhawaad 20-30 qof jogta waxaw soconane waaa 40 minute qof walbo iney hadashane waaa la rabaa oo fikirkisa ka dhiibto ma suurto galeyso marka in qof logu sugo 5minute xitaa laga yaabe in loo soo noqdo jaanis kale helo

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 2 ปีที่แล้ว +26

    Muna Inanta Reeer jigjiga Wllhi Waa inan Diin dhaqan Dheeh dhaban Dabeecad iimaan Dhamaystiran Qurux Jidheedh Tu Qalbi Dabeecad Wanaagan Intaba Illahay Uuu Siiyey Mnzha AllaH Illahay Hakuu SiyaadiyoH illahayooow Taas Oo kale ku weydiiistay

  • @ilham5113
    @ilham5113 2 ปีที่แล้ว +26

    🥰🥰🥰🥰🥰 waar maamadaa inankeed ama inanka ayeyda u tahay ii raadiya MashaAllah mamo xadariyada ah 💯🙏

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan1 2 ปีที่แล้ว +14

    Sababaha fashiliya guurka hada
    1: Technology maanta oo dhibkeeedi wadata
    2: Dulqaadki raga iyo dumarka oo yaraaday
    3: Run wxii la dhahaayey iyo balantii oo wx kama jiran noqday
    4: Damacii raga oo xadka dhaafay
    5: In ninku u arko gabadha wx yar oo kasoo qad lahen
    6: Dumarki oo soo jiidashada raga wx qibrada ulaheen
    7: Gabadha oo isku dayda in ay ninka u aragto caqabad
    8: In dumarki iyo ragii ixtiraaamki kasoo tagaan
    9: In wiilku ku xad gudbo gabadha sharafteeda
    10: In diinteeni macaneed laga soo tagay oo aan la fiirineyn xaqa ninki ama xaqa gabadhii 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +85

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @mustafamusaabdi7284
    @mustafamusaabdi7284 2 ปีที่แล้ว +182

    Guur jacayl❤, ixtiraam,naxariis iyo kala danbeyn ku dhisan ayaa waara. Lkn guurarka imika badankoodu waa degdeg, dhaxanta inaga xaree iyo hebelba wu guursade maxa anigana i dhigay.!!

    • @hodanabdilahi4735
      @hodanabdilahi4735 2 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅

    • @hodanabdilahi4735
      @hodanabdilahi4735 2 ปีที่แล้ว +6

      Maha wllo malah wd qalada fahantey intii u ku dhisna ayuu imikan ku dhisan yhaye mid kle labada qof waa siday isku fahaman

    • @najuu_maanka441
      @najuu_maanka441 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂nio waa runta

    • @anisomohad8614
      @anisomohad8614 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi tas beeen kushegin hebal wa gursadee anaa mxaa igariibay laiskaleyahy

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah waa xaqiiq taasi

  • @Hiba-kc4qb
    @Hiba-kc4qb 2 ปีที่แล้ว +73

    Gabadhan wariyaha Maxa ka qaldan dadka ma respect gareyneyso wey iska qosleysaa

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 ปีที่แล้ว +90

    Lacgtii sogashaba wan sibaya kulha wlhi way iga qoslisay 😅😅😅

  • @asmaabashir8125
    @asmaabashir8125 2 ปีที่แล้ว +83

    Labadan wariyayaal maxaa ka qaldan,gabdhu ha u darnaate meesha hadaynu dadka waqti ay hadalkooga ku dhamysataan u haynin maxay waxaas oo dad ah uso dhibyaan, anshax xumadan iska badala yaakh oo waqti fiican dadka siiya ay hadalkooga ku dhamaystaan.

    • @caqiloahmed5768
      @caqiloahmed5768 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll Dadka in ay hadaladoda so gabiyaan waa ficantahay wayo barnaamijka waqti goan ayuuu leyhy labada warye ma qaldana int waqtii uu socday bal dib u eeg Wax walbo waqti baa u goan barnamijkana waqti badn buu socday

    • @AmazingVideos-qf5ed
      @AmazingVideos-qf5ed 10 หลายเดือนก่อน

      Time

  • @udgoonahmet7372
    @udgoonahmet7372 2 ปีที่แล้ว +33

    Alla Mamadas Sodohdey hadey ahan lahyd Calaf moyee Kama Ag Tageen Wlhi🥺💋❤️❤️💋❤️

    • @abdalaziizmohammed
      @abdalaziizmohammed 2 ปีที่แล้ว +2

      Iminkaba raadi kolley inamadeeda waa noolyihiin, wna iskaabbule kkkkm

    • @nejibhassan4881
      @nejibhassan4881 2 ปีที่แล้ว +3

      tolow gabdho ma dhashay waban wataye

    • @caynimo2585
      @caynimo2585 2 ปีที่แล้ว +3

      Macalin amal aniga aqane ilaso xidhidh sis wlhie

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 2 ปีที่แล้ว

      @@nejibhassan4881 Ala miyan garanaya de

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 2 ปีที่แล้ว

      @@caynimo2585 hyti Facebook ma isticmasha

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว +172

    Dadka give them time and don’t interrupt, also let them show their emotions .eg, let them laugh clap.

    • @maankam.3763
      @maankam.3763 2 ปีที่แล้ว +9

      Definitely from Minnesota 😂

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +8

      I agree with you. I am wondering if they read the comments or reflect after they watch to improve?

    • @sahala.moktar9308
      @sahala.moktar9308 2 ปีที่แล้ว +4

      Exactly!! I do agree with u.

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +3

      That's right they should give time every one up to 3 minute minimum

    • @sacdiyoahmed7600
      @sacdiyoahmed7600 2 ปีที่แล้ว

      @@maankam.3763 999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999

  • @samiyaabdirahman4425
    @samiyaabdirahman4425 2 ปีที่แล้ว +71

    the fact that all the audience were smiling when the mom was talking back days

  • @galaydhshorts
    @galaydhshorts 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah muna waa qof wanaagsan hadalkeeduna xaqiiqo ku saleysanyihiin yaqiin iyo diina ku saleysan mansha allah alle haku siyaadiyo wllo 🥰💯👍🏾

  • @user-yr5dv7ls3d
    @user-yr5dv7ls3d 2 ปีที่แล้ว +23

    Very productive interviews,hope we see more InshaAllah👌

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 2 ปีที่แล้ว +83

    in la is ixtiraamaa waa muhiim wariyaashu martida u fadhida ha ixtiraman oo ugu yaraan qofku hadalka intuu dhamaynayo ha sugasaan

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 2 ปีที่แล้ว +3

      Haa wlhi qofkiba wmxy daqiqada lagukala jaraya. Asgo hadlkaba dhamayn

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 2 ปีที่แล้ว +1

      aad qofku hadlkaga iyo fikirka uu aminsanyahay maba dhamaystiri karo tankale waa inaay qofka waxgaradka ah ama waayo aragga wakhti siiyaan, sida Mamada iyo abwaankan si dooda dhadhan u yeelato oo wax looga barto

  • @mohamedabdihashi9423
    @mohamedabdihashi9423 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah Gabadha muna la dhaho ee reer jigjiga Waa gabadh aqli iyo garasho ku dheehan tahay Allah Ha ku xafido wlllo Mansha allah

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo3553 2 ปีที่แล้ว +52

    May allah protect our mothers and fathers I cried watching the mother sing it’s been 5 years since I last saw my mother may allah have mercy on her and my father and all our parents.

  • @mostaphejama6903
    @mostaphejama6903 2 ปีที่แล้ว +9

    Macha allah macalimadaydii somaliga amal illhy hku barakeeyo hooyo ❤️💯❤️❤️

  • @hamdakhadar634
    @hamdakhadar634 2 ปีที่แล้ว +73

    Naagtan wariyaaaHa cilmi ayaa ka dhiman barshada wariyanimada dub hagu noqato
    Waayo waa bilaa xitiraama dadka hadalkooda si fcn udhagayso waayo wakhti ayay ku soo galiyeen

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +13

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم الله يحفظكم امين امين امين يارب العالمين

  • @senoritatuneey3803
    @senoritatuneey3803 2 ปีที่แล้ว +46

    Mama Amaal ❤️❤️❤️ Allah ku xafido adiga iyo family kaga masha Allah 🤍✨

  • @maxamedcaddaani9906
    @maxamedcaddaani9906 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha AllaH waan dhameystey dawashada Barnaamijkan ku saabsan guurkii hore iyo kan imika jooga Runtii waxaan ka FahmeY isku kalsooni la.aan Ragga iyo Dumarka Taasna Badan keeda waxaa keenaya social media lawada dawanayo waayo dadkii hore wax la dawado may Aqoon kuwan imikana way wada sitaan caalamka oo dhonbey lawada socdan marka Halkaa KoleY Caqabad baa ka imaneysa

  • @abdalemohamedabdle8166
    @abdalemohamedabdle8166 2 ปีที่แล้ว +38

    Niyoow dadka hasoo casuumin hadii adaan ixtiiraamayn wakhtigaa waa la arkayaa siiba inaanta wariyaha

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ragga iyo dumarka kala fadhisiseen universal tv taladaydii Wad qadaten ajar allaaj ha Ina siiyo

  • @thetrapstube1400
    @thetrapstube1400 2 ปีที่แล้ว +40

    This was amazing doodi, for our Somali communities. It’s beneficial to have this kind an programs because it really puts some facts out, particularly some of main issues that a lots of families are facing today. More importantly, I really liked it how the moderator 👨‍⚖️ let it lone those two ladies to put their opinion on one on one, I would say that was a perfect approach and a lots of Somalia tv moderators they never it happen this kind debate, they just let it one person to run the whole show. Overall, it was great program and I am pretty sure enormous people learned good perspective skills, when it comes family building. 👍🏾 👏

  • @naimaahmed9586
    @naimaahmed9586 2 ปีที่แล้ว +11

    Maamadu caadi maha m.a😍👌Muna Faizal iyo Mohamed Abdillahi Mohamud wa active si fcn ayey uhadleen inaba caadi maha m.a👌😍inanta reer jigjiga way hadal wanaagsantay balse halmid kuman raacin hooyodeed oo naxashka saaran geerideeda matagayo😢😭arintaasi wa qalbi xanuun lkn diiniyan ninka in laga dambeeyo way fcnty🙈

  • @samiirosiman5730
    @samiirosiman5730 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhameystay wlhi video ga lkin mesha waxa ugu raifican gabadha rer jigjiga kaso jeedo Masha Allah ku Ra ibaan ahay anigu 😍😍

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 ปีที่แล้ว +14

    Ma sha Allah Muna Jig Jiga hadey Madax banaan tahay ha lagu yaaco waa Mar la Arage, fariidii oo Qurux ah

    • @maxamedaqbal9360
      @maxamedaqbal9360 2 ปีที่แล้ว

      Ani ha la igu soo qabto Gabadha muna ah 😩😅

  • @maryamjama7537
    @maryamjama7537 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha wayeelka ah baa barnaamijka shiday Mashallah waxyaalo dadkii hore sameeyn jireen bay inoo sheegtay oo qaar badani ogayn waa dhaxal gal waxyaalahaasi anu waxaan aaminsanahay internet ku inuu yahay sababtu oo ah disadvantages ka ugu waawayn ee uu ku keenay aduunka oo dhan soomali kaliya maaha dadkii reality kuma noola waxay ku noolyihiin internet dhexdiisa

  • @mohamedrashaad2076
    @mohamedrashaad2076 2 ปีที่แล้ว +86

    Labada qof oo dooda maamulaya , Si xriir ah dooda uma wdaan , hadba su,aal ayey u boodayaan

    • @sacdiyogaabo9682
      @sacdiyogaabo9682 2 ปีที่แล้ว

      Uf wilka warki lagukla jary wadku khaldnten

  • @butterflies1248
    @butterflies1248 2 ปีที่แล้ว +2

    1:8 masha allah awoowe Allaha kuu barakeeyo 35 years wa mudo badan rabih kuwii isku raaga Allaha idinka dhigo

  • @ahmedcali5182
    @ahmedcali5182 2 ปีที่แล้ว +18

    Waad mahadsan tihiin Universal tv waxaan idinkula talinaa barnaamijkan doorkii culimada ayaa kamaqan fadlan ku soodara mahadsanidiin.

  • @umalkhayromarabdi7082
    @umalkhayromarabdi7082 2 ปีที่แล้ว +6

    Muuna feysal legend ayaad tahay horeh usocoh wllsheyey

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 2 ปีที่แล้ว +39

    Over all it's the best programme to watch halkaas kasii wadda Univesal TV 👍🏽✅

  • @I_am-shaahid
    @I_am-shaahid 2 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaantii abwaanka guurka wuxuu siiyey qiixitankii (Defination) kii uga fcna ebid.
    THANK YOU Abwaane
    THANK YOU universal tv

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 2 ปีที่แล้ว +37

    Adoo heli karaa inaa tusaale kale sooqadato mxa hooyoda mayd uga dhigi lagugu dhufaye. Waa xadiis blse hadana balo lamaba saadsado inaad si kale uga hadashaa laguu qaatay hooyoda mxy dareemi hada haday kudawato. Inanta heer jigjiga waa inay yada barataa marka hore dulqaadka ay sheegayso. Nin somali bay uxiiso qabta inay nolol lawadaagto

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 2 ปีที่แล้ว

      great 😍

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 ปีที่แล้ว +6

      Exactly. Wayba iga nixisay imagine hooyadi dhashay e kuso dhabar jabtay waxay dareemayso. Ani hoyaday wey dhimatay ilahay haw naxariisto lkn nin bini adam o 3 isu kaya keentay 3 na nagu kala wadi karto abayay kama doorten

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial 2 ปีที่แล้ว +4

      @@rushdaa1840 Allaah ha u naxarisito hooyo macaan abaayo mar walba u ducee sadaqana u bixi way gaari doonta inshaAllaah.

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 ปีที่แล้ว

      @@AminaLuckyOfficial haye wlshy mcn thank you

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah, this topic is very much needed in our community .

  • @nimohussein7123
    @nimohussein7123 2 ปีที่แล้ว +16

    Imisa lacag lahaa jaceelkii ka burburay iyo imisa faqiiir ah oo guuleystay jaceelku maaha lacag guurku wa kalsoni isxushmeyn kale danbeyn is qaderin

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 2 ปีที่แล้ว +2

    MaShaAllah, Buug iyo Qalin ayaan u qaataay WaaYo aqoon baa iga koradhay.

  • @cherri6388
    @cherri6388 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah gabadha hooyada iyo ayeeyada gashaantida ah way ka muuqataa in ehelkii jacaylka tahay. Jacayl baa wax nuuriya. Ha waaro jacaylku!

  • @fatmaali4419
    @fatmaali4419 2 ปีที่แล้ว +31

    " Raggii go'casheey qabaan,
    Gabdhihi weey cabanayaan,
    Iyamaa godobtaa iskaleh?
    Gafkaasu xaguu ka yimid? "

    • @abdimajiidaadan1120
      @abdimajiidaadan1120 2 ปีที่แล้ว

      Kaasi waa sheydaan .
      Tankale
      Allah wadadii uu udhigay hadii la wada hausan lahaa lasuna dulqaadan lahaa
      Ixtiraam8na lahaa wax walba wey hagaagi lahayeen aam8nsanahay
      Allow an8ga mid aan noloshaa wadagno isii markaan soo diyaar garoobo 8m8ka lkn shaqo iyo wax barashan dhexda ufadhiyaaye
      AMIIIIIN UA ALLAH

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว +1

      Godobaa waxaa iskale nimanka godadlenaye masuuliyadii gabee Gamboolay ilmaynaysiyo caruur gaajaysanoo gidaarada dhoobanoo inuukiidhalay goiyo inuu geedxun liita yahay umadi aygaran ladahay ayaa galaayuuska iyo garawsha laanta dhigay

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 2 ปีที่แล้ว +3

    Maamo Amal waa qof cajiiba Allah yabarik hbo .

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi6737 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah
    Abwaanku waa xikmad guuraysa
    Allha xafido

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe4454 2 ปีที่แล้ว +3

    Muna Abdikariin Khaliif
    Quruxlayda Reer Jigjiga
    Alle Haku Barakeeyo Wlo Aduun Iyo Aakhiraba👸

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 2 ปีที่แล้ว +17

    Xushmad wxan u hayaa Mamada barnaamijka kasoo muuqatay, Mamo hablaha kula fadhiya Tusaale buuxa baad uga tahay Nolosha.

  • @hosni8874
    @hosni8874 2 ปีที่แล้ว +48

    Productive Debate.. Masha allah 👏

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 2 ปีที่แล้ว +4

    Inantaa reer jigjiga xaga diinta moodaa inay ka dhisan tahay
    Balse anu weligayba ogaadeenka waxaan ku ogaa saburka iyo kasbashada raggooda waana sababta somali ay kor ugu hayaan 👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว +2

      ogaden kaliya ma daga jigjiga??😂😂😂somali ayi noc dagta

    • @mnz2028
      @mnz2028 2 ปีที่แล้ว

      WACADALE been Madan shegin

    • @mnz2028
      @mnz2028 2 ปีที่แล้ว

      @@lunibark9978 maseer kadremaya 😜😜

  • @cultivatingspecialpeople9224
    @cultivatingspecialpeople9224 2 ปีที่แล้ว +24

    Can we you talk about taboo topics in somali community such as mental health ,disability ,paedophila with young children and rape, being rife and get people have experienced these situations like parents with autistic children ,people who have mentally ill family members and how they are treated in the society . I want to see real hard conversations been had on the show.

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 2 ปีที่แล้ว +8

    Many thanks for Universal TV.
    Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin

  • @abdihashinoursed1074
    @abdihashinoursed1074 2 ปีที่แล้ว +5

    maashaa allah maamada ilahay cimriga ha ubarakeeyo hadhow bay jiilkaan no oranayaan ragga soomalida ma yaqaanaan romatik . hooyo soomaliyeed oo aan ahayn Roomatik majirto

  • @shiraazi6509
    @shiraazi6509 2 ปีที่แล้ว +1

    Muno waa wax yaro fariid ah mashaAllah Allah ha barakeeyo

  • @warsamegabaxeey688
    @warsamegabaxeey688 2 ปีที่แล้ว +122

    Kaliya waxaan dhaliilayaa daadihiyaasha barnaamijkaan waxkalana ku dhaliili maayo
    War qofka marka aw murti ku hadlaayo uuna doonayo inuu dadka wax u faaideeyo waa in waqti lasiiyaa.
    Waxaad arkeysaa qofkii oo barnaamij muhiima ka hadlaya in microphone laga qaadayo.

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +5

      Haa wlhi sida maamada weyn ee dhaqankii hore Dadka baraysa wakhti ma siinayaan

    • @warsamegabaxeey688
      @warsamegabaxeey688 2 ปีที่แล้ว

      @@khadraciise2044 aad iyo aad wlshy maamadu waa qof expert ah dhaqankiina wax ka taqaan, hadane qof waxbaratay ah.

    • @dunxx2140
      @dunxx2140 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run

    • @warsamegabaxeey688
      @warsamegabaxeey688 2 ปีที่แล้ว

      @@dunxx2140 aadbaad u mahadsanthy wll

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 2 ปีที่แล้ว

      Anigu waan layaabay way degdegayaan dadkana uma ogola inay dhameeyaan hadalkii dadka way ku joojinayaan.

  • @Missabdiy
    @Missabdiy 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah maamada sida ay sheekada usoo gudbineyso waa cajiib❤️

  • @Duriyadisheekha6656
    @Duriyadisheekha6656 2 ปีที่แล้ว +82

    أَفَمَنْ أَسَّسَ بُنْيَٰنَهُۥ عَلَىٰ تَقْوَىٰ مِنَ ٱللَّهِ وَرِضْوَٰنٍ خَيْرٌ أَم مَّنْ أَسَّسَ بُنْيَٰنَهُۥ عَلَىٰ شَفَا جُرُفٍ هَارٍۢ فَٱنْهَارَ بِهِۦ فِى نَارِ جَهَنَّمَ ۗ وَٱللَّهُ لَا يَهْدِى ٱلْقَوْمَ ٱلظَّٰلِمِينَ
    Macnha ayadan hadii ay dadkenu fahmi lahayen guurba ma burbureen, Burburka waxa ugu wacan waayo habeenka aroska waxa hees iyo dance la ciyaro waynu wada ognahy, marka guri hees iyo music lagu bilaabay maxa laga filan karaa??

    • @hodanabdilahi4735
      @hodanabdilahi4735 2 ปีที่แล้ว +6

      Walhi been maha sababto aha guurka ugu khyrka badan ee u nabigen (scw ) u sheegay waa guurka fududa ee bila heesah ah ee bila buuq aha

    • @warsanismael7739
      @warsanismael7739 2 ปีที่แล้ว

      Kuma xidhna aroos guur la sahley Allaah dartiis leysu guursadey meherku kitaab Q ah duco yar xataa qaarkood gabadha reerkoodu waliimadii bixiyeen kariyeen oom bil sii jirin ayaa badan
      Warranle iyo wadaadba guurrku waa ka burburi karaa!!!

    • @mugiwara8579
      @mugiwara8579 2 ปีที่แล้ว

      Maamadu MashaAllah weeyi runtii dad waa dadkii hore hadala waa hadalkay yiraahdeen akhlaaq iyo kala danbayn bay xambaarsanaayeen runtii ragii hore baa dumar dhowri jiray dumarkuna dumar samir badan bay ahayeen kuwan hadda waa dhurwaa dumarkuna kuwa faaruqa weeyi.

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wlhi

    • @Dawlad252
      @Dawlad252 2 ปีที่แล้ว +1

      Sixitaan: Aayadda tafsiirkeeda ha leexin aayaddu kama warramayso guur iyo wax u dhaw toona waxaan rajaynayaa in aad aayada tafsiirkeeda iyo sababta ay ku soo degtay aad raadiso.

  • @amunabdi2441
    @amunabdi2441 2 ปีที่แล้ว +57

    gabadhan wariyahaa dadka ma ixtiramayso qabka wax haka badasho dadka si xushmadleh ula hadal

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 2 ปีที่แล้ว +12

    Mamaada Barmamujka Joogta Wa mamo wngsan masha allah Awlad jaceyl

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 2 ปีที่แล้ว +6

    Cabdi j. Al khaliiji ayaa maanta dabetka ka qayb kalay 👍👍👍

  • @ifrahabdullahi693
    @ifrahabdullahi693 2 ปีที่แล้ว +3

    hablaha aad bay uu caqli badan yahan xikmad midhan may ku jawabayan masha allah

  • @farahmuhumed5095
    @farahmuhumed5095 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan wariyayaal haku jarinina qof war muhiim ah wado mahadsanidin

  • @shimbirtanabada9178
    @shimbirtanabada9178 2 ปีที่แล้ว +10

    MaashaAllah Maamo sharfle Mamo Amal iyo Abwaanka iyo inanka gadhka leh runta ayey ka hadleen Alle ha barakeeyo. Guurku wa shay qaaliya hadii ilaahy ku wanaajiyo ilaahow no wanaji. Mid ban u sheegaya tan yre ciyalka ah ee reer jigjiga inaderey meesha nin raadis bad u timide runta iska sheeg oo inamadan yaa i baxaya iska dheh waxano iska dhaadhicin ah inta iska deysid guur baanad waxba ka arage wn samri laha ku te mxd samri wxbaba ma heyside. Hablaha kle calooshey ka hadlayan iyana hooyadey hdy sidasi ku dhcdo.... yaahuuu.. istusnimada nala dhaaf naayaa wanu naqana noocaagas suuq raadiska ahe.

    • @abdirahmansamiir481
      @abdirahmansamiir481 2 ปีที่แล้ว

      Ala is celi dee habarwadag inantu waa xaskaygiye

    • @dekaalli6596
      @dekaalli6596 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run walll gabadhani waxay ubaahantahay khibrad waa la samraaa uunbay maqashay ee ragu haday gabdhaha runta u sheegi lahaayeen waxba ma xumaaadeen ee gabdhihiibqy uhaystaan inaanay waxba kala fahmeen
      Marka waxay maleegayeen dhicisoobo ayay rabaan in looo samro
      Beeni wax loo samro maaha

    • @shimbirtanabada9178
      @shimbirtanabada9178 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmansamiir481 Ma taasa xaaskaga ah akhas caleyk wad ba'dey naag waalid caasi ah awlaadey dhashaana waa waalid caasi acuudu bilaah. waar iska fur intad dhawdahay.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan ismaciil jihiheeye ABAAN QARAN salan sare inadeet🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว +101

    Xaqiqdi marka gursato ayaba mashakil iyo dagal bilowda lkn labada qof wa in qof dulqad lahada si rerku u raago

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 ปีที่แล้ว +1

      *Mashaakil ma bilaamo guurka kadib ee jooji waxaad wadatid. Suuqa miyaanu ka dhamaysanaa danteena oo ubad xaaraan ah iyo laga roonayaan habaar qaba miyaa soo kordhinaa. Wll guurku waa raxmad*

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Somali-One ani waxa so arkay ayan ka hadlaya wll iskama hadlayo wana ra.yigayga e tas lasoco

    • @mataanwaligis2776
      @mataanwaligis2776 2 ปีที่แล้ว

      Maxa dagaalka keena

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 ปีที่แล้ว

      @@Aaamina12 *wll waad ogtahay in shaydaanku aanuu jeclayn qoys dhisan. Si uu qoyska u dumiyana waxa uu marmar soo dhex maraa dadka asxaabta la ah dumarka. Waxaa arkay dumar utashanaya hal gabadh oo saxiibtood ah si ay u dumiyaan reerkeeda. Waxay adeegsadeen gabadh aaanay iyadu aqoon u lahayn markaas bay inta ay gabadhaasi wacdey inantii reerka lahayd ee raliyada u hayd odeygeeda ku dhahdey anuu iqabaa ninka adina ku qaba. Buuqii halkaas ay ka bilowdey tii aqliga yarayd ayay odeygeedii ku kaliftay inuu furo. Isu fiirso wll inaad adigu wax kaa qaldanaayeen ayaa suuro gal ah, balse guurku waa raaxo waana soo dhaweenayaa in lays guursado si xumaantu u dhamaato, rayigaagana waan ixtiramayaa*

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว

      @@Aaamina12 hadiiba aan qofkan doorty anigu is jeclen aan is ixtirami jirny awal bananka markn joogney maxaa dagalka kenya markn aan isky mesha imaano sabab abyo dagaalka keena hablo badan oo laqabo ayaa marwaliba dhaha dagaal ayuu leyhy guurku waa mushaakil anigu waxnba is waydiiyaa maxaa laysku dagalin maxaa imanaya oo awala qarsoonaa ma wiilkaa lasoo baxa waji kle ma gabdhaa lasoo baxda waji kle ani wali ma guursan lkn guurka saas kama aaminsani

  • @aadirie4
    @aadirie4 2 ปีที่แล้ว +26

    Why do the moderators rush ppl off especially the woman she is very rude interrupting and cutting some ppl while she lets other go on and on

    • @shiwaqmuhamud1215
      @shiwaqmuhamud1215 2 ปีที่แล้ว

      she always does that and i don’t get it 🧐

    • @sarahsworld3532
      @sarahsworld3532 2 ปีที่แล้ว +1

      They’re unprofessional

    • @fardowsa55
      @fardowsa55 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo they trying to give everyone chances time is small. Even tho I liked your comment, on the other hand that’s my thinking

  • @abdinajibshukri4039
    @abdinajibshukri4039 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah
    Mamada iyo Muna gabadha kasoo jeedo Jigjiga waan u hambalyeeynayaa...
    Hambalyo

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว +123

    Waa kala danbeyn la,aanta Inta Ila aragtay ismuujiya ☝️☝️☝️

    • @ahmedaden3976
      @ahmedaden3976 2 ปีที่แล้ว +1

      Mesha dagaal baa ka socdo wariyaha iyo wariyada

    • @drsjanat
      @drsjanat 2 ปีที่แล้ว +2

      Maha kala danbayn la'aan ee waa is fahan la'aan labada qof haday isfahmiwayan waa sababta u wayn ee rerku kudumikaro, labo qofba is arkaya oo dhahaya wan is jecelnahy lkn markuu xiisuhu dhamado ayey klayacan, dabcan somalida waxoda waa xiido uun

    • @ariskhudahotmailcom9150
      @ariskhudahotmailcom9150 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhan wariyaha ah wax waynbaa ka qaldan asluubta ha hagajiso

    • @ariskhudahotmailcom9150
      @ariskhudahotmailcom9150 2 ปีที่แล้ว +1

      Alx aniga iyo ninkayga hal mobile 📱 banu wada isticmaalnaa wlhi

    • @jabracadeofficial
      @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว

      @@ariskhudahotmailcom9150 Masha Allah waaye Allah kuu Siyaadiyo abayo

  • @gopaad155
    @gopaad155 2 ปีที่แล้ว +55

    Maamada wayn o magaceda logu yeerayo manay ka qurxonayn inay maamo dhahan ama habayar 😟 guri intan la gaarin wa in akhlaqda la barto😏

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 maamo ma ogol iyoo ayaayo maraysa in da'a tahay isk moodaysaa

    • @nimcocraxaman5660
      @nimcocraxaman5660 2 ปีที่แล้ว +7

      @@yaasir1936 waar xishod waaa hooyo xgy ku diiday ayeeyo way thy ilmahygna u thy mrkaa hooyady wax hka sheegin ma diidysee qof is yar yareeyana wayka wayn thye😒

  • @ilyaasahable
    @ilyaasahable 2 ปีที่แล้ว +1

    Inanta wariyaha dulqaad iyo respect dadka aad wareysaneyso sii waa adiga hadalka ku jaraya

  • @mugiwara8579
    @mugiwara8579 2 ปีที่แล้ว +2

    Maamadu MashaAllah weeyi runtii dad waa dadkii hore hadalana waa hadalkay yiraahdeen akhlaaq iyo kala danbayn bay xambaarsanaayeen runtii ragii hore baa dumar dhowri jiray dumarkuna dumar samir badan bay ahayeen kuwan hadda waa dhurwaa dumarkuna kuwa faaruqa weeyi.

    • @zuhuurizuu8345
      @zuhuurizuu8345 2 ปีที่แล้ว

      🙄hablaha isku mid maha,hablo xun iyo hablo wangsan waan isku jirnaa,mid dhurwa eh mjirto kliya dulqadka iyo dadnimada liis dheer yahay

  • @mohamedfarah9427
    @mohamedfarah9427 2 ปีที่แล้ว +3

    Noloshu waa farxad ❤️ jaceylka saxda ahna waxa uu hirgaliyaa guur qiimo leh oo raaga

  • @mostaphejama6903
    @mostaphejama6903 2 ปีที่แล้ว +5

    Amaaaleey love you hooyo wlhi sheekooyon kaagii bn xasuustaa class 5 kygii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha reer jikjiga waaa diiin yaqaaan mansha alllah muno allaha ku xafido walalo

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 2 ปีที่แล้ว +18

    Wan nio labada barnajiyadan dood daadihiya yaa ila nacay qaa badow labadan halaga badlo

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 2 ปีที่แล้ว +3

    Very good program, well done 👍👏👏

  • @sumayamohamedadam9856
    @sumayamohamedadam9856 2 ปีที่แล้ว +8

    Kooxda universal tv dadka markey hadlayaan haka dhexgalina hadii kale time dheereya

  • @forexcompany5409
    @forexcompany5409 2 ปีที่แล้ว +1

    Maamada waan wataa maasha Allaah xayaatada guul ku joog Maamo

  • @Mr.heavy27
    @Mr.heavy27 2 ปีที่แล้ว +26

    Maamadu waa funny mshallah😁❤

    • @bidhaanshe6004
      @bidhaanshe6004 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad OO weyn waa aqoonyahanad nololeed ❤️

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว +14

    Guraka hadi lagu bilabo sido ilahaye jecalahaye wuu gulaysta lakin hadi waxa ilahaye kaa cadhaysiya wuu fashilma

  • @qadraawil1654
    @qadraawil1654 2 ปีที่แล้ว +2

    Inanta muuna ee reer jigjiga diin iyo dhaqan ayuu alleh ha ku siyo💋👸☘💟

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah inanta Muna ee reer Jigjiga Allah ha sharfo waa inan saalixida

  • @fahadfadha1890
    @fahadfadha1890 2 ปีที่แล้ว +3

    Hablaha ReeR jigjiga haday sidaa YiHiiN waa barakalaah😂🥰🙏

  • @fatmamoed4969
    @fatmamoed4969 2 ปีที่แล้ว +32

    absolutly the mother🙏♥️🧡

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 2 ปีที่แล้ว

    maashaa allah waxaan la raacasanahay Gabadhaas la yiraahdo Muno Cabdikarim Khaliif oo ah qof muslimad cajiib ah rer jigjiga ma sidaada oo kalaa waa inoo jigjiga oo joogaan gabdho Muslimiin ah guul eesta hanlaha reer jigjiga.

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha'alaah wartan yaree reer jogjiga
    Caadi ma aha.war intee laga helaa
    Waa dumarkii geela laga.dhiibi jiraye.

    • @cashrash432
      @cashrash432 2 ปีที่แล้ว +4

      qof tiri hooyadey ninkeyga ayaa ka muhimsan ma radsane 😂 caaasiyashi wey is helen walle

    • @xubimaxamuud8153
      @xubimaxamuud8153 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 ปีที่แล้ว +1

      @Cash waa Xaq oo waa Xadiis in Ninka LA adeeco oo Janno lagu galayo. Nin Fayow oon waalnayna iima diidayo Hooyadey Xaasha lillaah. Gabadhuna waxay kawaday hadeyba dhacdo sidan u adeecayo odaygeyga xattaa haduu idhaho Janaasadda hooyada maraaceysid warkiisa waan yeeli lahaa hadeyba kasuurto gasho. Inshaa Allaah kamaba suurto galeyso waxaas ruux Muslim ah oo waaba Qaraabo goysnimo kadarane Caasi waalideynimo Subxaanallaah

    • @cashrash432
      @cashrash432 2 ปีที่แล้ว

      @@hafsaali4297 abaayo hadiiska aa sheegeyso mid saxiix ah ma'aaha, waa daciif

  • @Cawaale131
    @Cawaale131 2 ปีที่แล้ว +75

    Nin iyo haweenay wacan oo ishelay maxaa kafiican oo ilaahay dardii isku jeclaaday

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 2 ปีที่แล้ว +7

      Ilhow usahal qofwlba qof wangsn o ilahay dartii iskujecel

    • @Cawaale131
      @Cawaale131 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanyusuf1921 aamiin wllo

    • @ikraamabdullahi1278
      @ikraamabdullahi1278 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanyusuf1921 اللهم امين🤲

    • @hamdasharaf5123
      @hamdasharaf5123 2 ปีที่แล้ว

      Aaamiin aamiin yrbi 🤲🤲🤲

    • @Cadar200
      @Cadar200 2 ปีที่แล้ว

      aamiin yaa allah

  • @Amenjoker1
    @Amenjoker1 2 ปีที่แล้ว +11

    Inanta jigjiga kaso jeeda, big respect and love💚

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha wariyaha ah please hadalka qofka wata ha ka dhex galin let them finish hooyada sheekadeeda kolba waad ka so dhex galaysay respect muuji.

  • @rahmohusseinahmed9723
    @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxan odhan lahaa dadihiyaasha barnamijka sidaan wax haka badalaan way arkaan qoralada dadka bulshada ah waxaan wax kabadala wariyayaal oo qofka siiya waqti uu ku hadlo sida maamada wayn hadalkedu waa hadal aad uwangzan oo lagu dayanyo lkn waadba kala boodeysaab hadlka naga joojiya waxaan daadihin maahanee 🙏

  • @cabdirizakyuusufcali9946
    @cabdirizakyuusufcali9946 2 ปีที่แล้ว +13

    Caawa dhan dooda hadaan dhageys tay inaanta reer jigjiga ayaan war keeda waxaan fahmey laga arkaa muna yar
    Iyo abwaanka

    • @Amuuud20
      @Amuuud20 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa sadexda qof oo hdLkoodu ugu mcquuLsanaa

  • @abdiwakilismail2073
    @abdiwakilismail2073 2 ปีที่แล้ว +2

    The mom and mona convinced us ♥️.