WADANKIIS NINKII KA TAGEE C/LLAHI ZULFA RIWAAYADII SHAYDAAN BUULOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @abdullahimohamedhassan6642
    @abdullahimohamedhassan6642 ปีที่แล้ว +8

    Haa wlhi wadan shisheye qofkii tagaa wadankiisa fahmayo qiimaha ey leedahay wadaninimada c/llahi maxamuud sulfa nin weyn Allaha kuxafido😢😢😢😢😢

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr วันที่ผ่านมา

    Waa ereyadii Dr Raafi iyo laxankii ustaad Cabdulqadir Nuuraani. Barta abwaanadiina reer banaadirow

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah5150 7 หลายเดือนก่อน +1

    khalidinho production your legend waxaad i xasuusisay 1985 thank you

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +2

    waxaan so xasustah noloshih horeh iyo nabadih iyo xamar iyo barwaqadih sulfah waan kah xumahay in aan maqal meshu ku danbeyay somaliyah waxaa igu danbaysay 1989 from saudi Arabia 🇸🇦 to kuwait 🇰🇼 hadah Canada 🇨🇦 sorry somaliyah wadankuh wuxuu ficnah dadkih horeh markay jogen bu qimoh lahah

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +4

    Aad baad ugu mahadsan tahay heestaan zulfe oo runtii wadankaaga ku jecleysiinayso qofkii caqli qabo oo dal shisheeye tagay ayaa heesta macaankeeda u dhadhamee.

  • @yusufhassanabdellah4091
    @yusufhassanabdellah4091 ปีที่แล้ว +2

    Wahelkiis ka dheeraada 😢😢😢😢❤❤❤
    16/11/2023
    Vrg en tx

  • @MohamadaliomaarMikaaiil
    @MohamadaliomaarMikaaiil 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mohamad ali omaar yuo tube chanei

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 6 หลายเดือนก่อน

    Xusuus. Qurbe 32 Sano. Dawo ma lahaa caashaqu.

  • @MohamedAdanArey
    @MohamedAdanArey 9 หลายเดือนก่อน +2

    zulfa manoolyahay horta

    • @abdiasiis1054
      @abdiasiis1054 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa was wadaàd wàan da

  • @AliHassan-ju8qn
    @AliHassan-ju8qn 7 หลายเดือนก่อน

    Wadankiisa ninkii katago aslay u datan