Zulfa : Imaan Allah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +16

    Hestan waxan kuxusuusta aabahay😢😢😭
    Allah haku naxariisto Aabe miss u😭

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +5

    *Iimaan Allaa uur buuxiyee*
    *Waa inaan adkeystaa*
    *Eeda ka dhowrsadaa*
    *Iska aamusaa*
    *Iitaal ma haayee*
    *Waa aamin beelee*
    *Uurka lee ka ooyaa*
    *Ummaddii rasuulka aan nahayee* *Ilaahoow amuurtayda ii yeel*
    😥😥😥

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว +18

    1986 FEB...Mogadishu Zulf First Class songs that year Old Is Gold that Time mogadishu Was Shining ..Good Remembering,!!! Thanks All.

  • @asiaamoonabdullahi8235
    @asiaamoonabdullahi8235 4 ปีที่แล้ว +9

    Hada aan dhag gesanayaa 2019 wana oynayaa waxaa cil iga haayo qof aan aaminy aaaah waxan ka filaneynin igu sameyey wan aamin beley urkan ka ohyey umadii rasulkan ahy illahow amarkey iley 😢☝

  • @asiaamoonabdullahi8235
    @asiaamoonabdullahi8235 4 ปีที่แล้ว +6

    Ital ma haayo wan aamin belay urkan ka ohyaa umadii rasulkan aa nahy illhow amar keyga iyel 👐😘😢

  • @wavy-_-r275
    @wavy-_-r275 5 ปีที่แล้ว +13

    Elaahow u mada Somaliyeed nabad dhaxdhig AMIIN,AMIIN waan oo yaa markasto aan dhageesto heesi hore Peace Somaliya

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad3607 3 ปีที่แล้ว +9

    Listening to this song feels happens, sadness and sorrow at the same time 😘

  • @simranrufai7874
    @simranrufai7874 7 ปีที่แล้ว +43

    Umadi rasuulka aa nahay ilahayow amarkena noo yeel 😪💔😭❤️

  • @saaidshahar7018
    @saaidshahar7018 8 หลายเดือนก่อน

    31.12.2023 21:46… nothing beats the original. One of the greatest artists in Somalia… Sulfa

  • @haykaldai6107
    @haykaldai6107 6 ปีที่แล้ว +13

    Hestan aderkey io edadey kusoo xasusuta marka maqlo allow u naxariiso labadooda😭😭😭😭

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    itaal mahayee waa aamin beelee uurkanan ka ooyaaa..
    Umadii rasuulkaa aa nahaye ilaahow amarkeena noo yeel 😢

  • @yasinmohamed7103
    @yasinmohamed7103 5 ปีที่แล้ว +6

    Imaan Allah Uur Bixiyee waa in aan Adkeestaa Dad ka Dhoorsadaa iska Aamusaa

    • @mohamoudelmi9408
      @mohamoudelmi9408 5 ปีที่แล้ว +1

      Iimaan allaah uur buuxiyee waa inaan adkaystaaa eeeda ka dhoorsadaa waa sidan ereyada

  • @Ibpace
    @Ibpace 4 ปีที่แล้ว +3

    زولفا العشق

  • @yusefabdullahi1567
    @yusefabdullahi1567 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahi marka aan maqlo heestan ookale waxaan xasuustaa magaaladeeydii Mogadishu in kasto aan kasoo tagay anoo yar#zulfa#Legend#

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 8 ปีที่แล้ว +11

    Erayadii A/qaadir Nuuraani.

    • @rtghfc
      @rtghfc 5 ปีที่แล้ว

      Ruwaayadii Maxaa Keeny Maseerka

  • @abwaanabuurcaashaq2280
    @abwaanabuurcaashaq2280 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa hees igu qaali ah

  • @sherifdahir1667
    @sherifdahir1667 2 ปีที่แล้ว +1

    oh axsan hees xasuus horey igalisay wlhi waayo waayo iyo xamar cadey
    itaal mahayee Waa amin bele urkanan ka oyaa umamdii rasulkan aan ahaye ilaahow amurteyda iiyeel

  • @Ibpace
    @Ibpace 4 ปีที่แล้ว +4

    I love this song

  • @Ibpace
    @Ibpace 4 ปีที่แล้ว +2

    Habibi zulfa

  • @dahaboluul3114
    @dahaboluul3114 6 ปีที่แล้ว +7

    Hees iyo badh really 😩😩😢

  • @ikramaliadam2094
    @ikramaliadam2094 7 ปีที่แล้ว +6

    www cadi mahan zulfe

  • @qaasimcabdi9014
    @qaasimcabdi9014 7 ปีที่แล้ว +8

    ax ax xasuus heesaha kuwan haka ahaadano hadii kale ha qaadin

  • @maxamadnuurhalaka585
    @maxamadnuurhalaka585 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax waa xasuus

  • @somking901
    @somking901 8 ปีที่แล้ว +29

    Aduunyo Xasuus Xamar cade Walee reer gadaal ka Gaar qaab loo noolaado ma yaqaanaan magaalada waa ku dheeleeyn.

    • @ssciyaalka
      @ssciyaalka 6 ปีที่แล้ว +5

      Ibra Ali gadaal ka gaar goob dumis waaye! Zilfana wuxuu ku heesay GEEL MAXAAS KA KASAA KUUL HADDII LOO GELIYOO KOOR AAS U MALEYHAA!

    • @dhigowabdi1658
      @dhigowabdi1658 4 ปีที่แล้ว +1

      SOM KING waaa runtaa

  • @lastking2320
    @lastking2320 ปีที่แล้ว

    Amllln

  • @colaad20
    @colaad20 9 ปีที่แล้ว +10

    Wallee iney hees tahay

  • @ahzaabali
    @ahzaabali ปีที่แล้ว

    Ruwaayadii Maxaa keenay maseerka. Iyo xirfadlayaashii kooxdii Iftiin band

  • @haniibrahimhuseinrihaan4942
    @haniibrahimhuseinrihaan4942 3 ปีที่แล้ว +1

    Been ma ahn iimaan alle aya uur buuxiyah

  • @kamaalqaasin9152
    @kamaalqaasin9152 6 ปีที่แล้ว +3

    iman alla uur buxiye

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees qiimo badan

  • @captainjecko46
    @captainjecko46 5 ปีที่แล้ว +4

    Xasus ilahow Somali nabaad kayel

  • @muhdinissackmuhdinissack3356
    @muhdinissackmuhdinissack3356 5 ปีที่แล้ว +2

    iman Allah ubuxiyo

  • @ahmedwalidahir3713
    @ahmedwalidahir3713 4 ปีที่แล้ว +1

    10/10/2020 aya xasuus udhagesanoya

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 ปีที่แล้ว +1

    Haddii illaahay salka inaga dejiyo sulfa oo kale waa la heli nabadeey macaaneey

  • @abwaanabuurcaashaq2280
    @abwaanabuurcaashaq2280 5 ปีที่แล้ว +1

    Asxan hees iimaan allla uur buuxiyee

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Axsan hes 1985 la qaday

  • @Yallahabibi348
    @Yallahabibi348 3 ปีที่แล้ว

    2021 who is here

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus dheeraan galay iyo barisamadkii,

  • @kamaalqaasin9152
    @kamaalqaasin9152 6 ปีที่แล้ว +1

    M.A

  • @abdifitahsharifhassan9627
    @abdifitahsharifhassan9627 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan cajiib wy

  • @abdialihassanraabuush770
    @abdialihassanraabuush770 6 ปีที่แล้ว

    Esh calaa hees waayo waayo

  • @cabdifitaxfarxaan285
    @cabdifitaxfarxaan285 7 ปีที่แล้ว +3

    eesh qayaasak

  • @abwaanabuurcaashaq2280
    @abwaanabuurcaashaq2280 5 ปีที่แล้ว

    Jaaa

  • @salmanhussein9523
    @salmanhussein9523 7 ปีที่แล้ว +2

    alo unaxriiso

    • @mohamadabdulqadir278
      @mohamadabdulqadir278 7 ปีที่แล้ว +7

      Salman Hussein baba ducada waa iska fiican tahay lkn wuu nool yahay zulfa

    • @ssciyaalka
      @ssciyaalka 6 ปีที่แล้ว +4

      Salman Hussein Allaha u naxariisto ma xuma Zulfana hadda waa Iimaan masjid ku yaalo Sacuudiga!