Waxay ku haboonan laheyd in qoraalka dheer aad u isticmaasho falanqeynta heesta, sida ujeedka ee ku timid, ama ereybixinteeda, sida fasirka: "Kurtunkow Ku Rugtaa Geel Maxaas Ka Kasaa Kuul....". Ama dadka aad la mid noqoto oo miraha heesta iyo codka dahabiga ee Sulfa aad isaga raaxeysato kuna nasato.
@@kylehorn9933waa ogtahay u maleeynaa in Sulfa heeybtiisa tahay cidaas aad qaawnaashada ku sheegtay? Buuga uu qoray Lee V. Cassaneli la dhaho "the Somali society" boga 73aad, waxaa ku qoran in imaamiyadi Hiraab ka talineeysay magalada Muqdisho, taarikhdaan neh waxaa lagu qaadan jiray fasalka 5aad marki laga hadlaayo Saldaanoyinki Somaliya soo maray marka maxaa cadeen kuu eh hadalkaada ahaa in Habargidir ay ku tahay Muqdisho kooyto?!
Heestan Hooyadey Ba TH-cam iga Raadi I dhahday Si ee ugu soo Xasuusato Aabahey Oo Aay Said ugu Xiistay 😢❤️
😢😢😢
❤❤❤❤ hooyo niyada alle ha uu dajiyo
Shabshablow shiinka quraanka ninkii sheegaa mashalaayee 👤
Axsan legend sulfa alle ha caafiyo hesihiina waa iska dhaafey lakiin axsan cod ahaa
Caasimadda Somalia, iyo Goboladaba Cid gaar u sheegan karto ma jirto, waayoo waa Muraayaddii Ummadda Soomaaliyeed, kuwan maamul goboleeydyada keenay qaaarkood dhulkaba kumuu dhalan waxaana la sii xoojiyey ninkii Gaalada u shaqeynaayey, waana khiyaano Qaran. Mustqabalkana laguna xisaabtami doono.
Waxay ku haboonan laheyd in qoraalka dheer aad u isticmaasho falanqeynta heesta, sida ujeedka ee ku timid, ama ereybixinteeda, sida fasirka: "Kurtunkow Ku Rugtaa Geel Maxaas Ka Kasaa Kuul....". Ama dadka aad la mid noqoto oo miraha heesta iyo codka dahabiga ee Sulfa aad isaga raaxeysato kuna nasato.
Waayo waayo heesii zulfa
Exactly song ❤❤❤❤❤❤
waxaan so xasustah noloshi horeh iyo xamar
mahatsani asxabta qaligaha
Waa ii xasus gara 8 X
Hesaha xulka zulfa
Dadka aan fahmin heesaha nuucaan ah kuma marti qaadna goobtaan.😱🤪
Waayahay wll
Ok nagu kala wad
❤
Axsan 20/01/2025 iyo bokh haben isnin
Mmmmm
Xulka fadir ovlov zulfa
Maa.lanaga.lee yahay.iniga.ahaan.kulmiye.anigu.qolo.man.ahayn.ee.aftirsiintaydu.waa.soomaalilan.mirqaankii.maantana.Geed.Geed.baan.qarafaysanayay.in.istiqiin.baan.u.arkayay
Zulfa wanijiro
Habargidir waa cida iska leh muqdisho
Meshi kaliya ee aan xitaa usoo doonanay inaan ku raaxaysanno qabiil ma keenaysaan. Nclatulah kalab
1991kii aa adoo qaawan timid 😂😂 Mooryaan
@@kylehorn9933waa ogtahay u maleeynaa in Sulfa heeybtiisa tahay cidaas aad qaawnaashada ku sheegtay? Buuga uu qoray Lee V. Cassaneli la dhaho "the Somali society" boga 73aad, waxaa ku qoran in imaamiyadi Hiraab ka talineeysay magalada Muqdisho, taarikhdaan neh waxaa lagu qaadan jiray fasalka 5aad marki laga hadlaayo Saldaanoyinki Somaliya soo maray marka maxaa cadeen kuu eh hadalkaada ahaa in Habargidir ay ku tahay Muqdisho kooyto?!
@@YOONKA-BUULADATV Hiraab baadiya ha Waxaa ka keenay Banadirigii iyo carabtii daganayd magaalada Mogadishu. Taariiq du been masheegto.
@@kylehorn9933 Hadeey sidaas tahay Ibn Saciid almaghribi oo Muslim eh soo booqday dalkeena qarnigii 1200 muxuu u dhihi waayay Muqdisho waxaa degan Carab balse oow ku qoray buugiisa in magaalada Muqdisho deganyihiin kana taliyaan dad Barbar eh oo xiran dharka kacbada camal oow sii raaciyay qabiilka magacoda dhahayna Hawiya? Maxaase cadeen u heeysaa waxaan aad sheeganeeyso maadama 1 buug aadan xusin? Intee kasoo xigatay warkaan?
wadan ladawo gaadi
Vsocm a
Side logaga dhadhacin kara dadka cadaado joogan zulfa wa salemaan adeer zulfa wa legand
waa kaaga aqoon badan yihiin tan kale maaha cunsuriyiin oo Umadda waa u siman yihiin taa la soco
Oo ma inay aqooonin wiilkooda u maleeysaa Abdulaahi Mohamud jimale