NIN SOO JIBAAXE JUQ IYO JAB DHEEXE CABDULLAAHI ZULFA RIWAAYADII MAXAA KEENEY MASEERKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 110

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur ปีที่แล้ว +15

    Xauus xamar 1985 dad ilbax ah qabiil iyo siyaasad aqoonin

    • @maxamedahmed2813
      @maxamedahmed2813 2 หลายเดือนก่อน

      Sax walahi Aax illahey waqti kaquru badan insha allah🤩🫶😨🤲🤲

  • @jelani4011
    @jelani4011 3 ปีที่แล้ว +27

    Jiilaal aanlataahaayaad
    Janaad iiga yeeshee
    Ilaajiibi hee jiilkaan
    Adaan kuu jareeyee
    Jaadba jaadaa
    laga jeclaystaa
    jaanba jaanteed
    way jersataayee
    jiifka ka joogsee
    wan ku soo jarmaadayee
    Jeex iigu yaaleey
    Jiritaanka nolosheeyde
    Kajarmeeynin aa tahayee
    Aan jaaraax ka dhowree
    Aan soo jibaxee
    Juq iyo jab dhaaxee
    jiilkan jiilkiis waan
    Kula jiraahee
    Jiifka ka joogsee
    wan ku soo jarmaadaye

    • @yasinmohamed3666
      @yasinmohamed3666 3 ปีที่แล้ว +1

      Jilaal la joogee heee..jiilkaan adaan kuu jiheeye sxb

    • @jelani4011
      @jelani4011 3 ปีที่แล้ว +1

      waxay ila tahay deel qaaf jiilaal la joogee hee iyo weliba jiilkaan adaan kuu jiheyee walow aan fananka inaan ka maqlaayo ay u badan tahay.saliga qiblada u jihee, babuur dhanka leyrta u jihee, Awrka dhaka qorax dhac u jihee, jiilkanse xagee loo jiheeyay? laakinse hadii la dhoho adaan uu jareeyee waa wax la gartay mahad sanid. waxaan qoray siday iigula quman tahay ee siduu u dhahay umaan qorin

    • @yusufali8770
      @yusufali8770 2 ปีที่แล้ว

      waaaw

    • @yusufali8770
      @yusufali8770 2 ปีที่แล้ว

      Yes

    • @maxamedahmed2813
      @maxamedahmed2813 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤😢

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 5 หลายเดือนก่อน +3

    Adeerky shiikh abdulahi sulfe allow cimriga ku dheere

  • @sewy8
    @sewy8 3 ปีที่แล้ว +7

    Adeer was ku salaamay, mahadsanid sida mar walba sida aad noogu soo xushid heesaha ugu qiimaha iyo qaayaha badan.

    • @QaraareMusic
      @QaraareMusic  3 ปีที่แล้ว +3

      SALAAMULLAHI ADEER

    • @hobanlesomalion8468
      @hobanlesomalion8468 2 ปีที่แล้ว

      @@QaraareMusic aad iyo aad ayaan kuugu Mahad noqayaa salaan sarre ayaan hawada kuusoo marinayaa heeso xul ah ayaad noosoo taxdaa kuwad saa saaxiib

    • @QaraareMusic
      @QaraareMusic  2 ปีที่แล้ว

      @@hobanlesomalion8468 mahadsanid mid lamid ah welcome bro

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 2 ปีที่แล้ว +4

    you made my day 2day.
    ku dhowaad 30 yrs ayaad sib ii celisay......thank you qaraare🙏

    • @fuwaascabdala9068
      @fuwaascabdala9068 ปีที่แล้ว

      Kablow cawdan ki jira xasustas emotion 😅ku jira adoo fadhiya boondhere gurigina hortisa buurka shabele loo dagayay banoni ku dhelayo kkkk

    • @abdirahmankablow3438
      @abdirahmankablow3438 ปีที่แล้ว

      @@fuwaascabdala9068 war ninkaan yaa waaye?🤣

  • @fahamshorts6548
    @fahamshorts6548 3 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib ahaa hees aad umacaan
    Thanks 🙏 is the best song

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 3 ปีที่แล้ว +11

    Fikraddii iyo erayadii abwaan C/Qaadir Nuuraani 1986.
    Waana ruwaayadii ugu dambeysey Sulfe ka heesey.

    • @abdiasiis1054
      @abdiasiis1054 3 ปีที่แล้ว +1

      Saxib adiga zulfa ma aragtey

    • @sanweyne100
      @sanweyne100 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiasiis1054
      Haa sxb

    • @abdiasiis1054
      @abdiasiis1054 3 ปีที่แล้ว

      Xiligas imas jir baad ahed nin ceynke buu ahaa isefey walaal mahadsanid

    • @sanweyne100
      @sanweyne100 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiasiis1054
      Sxb dhowr iyo jir baan ahaa.
      Nin aad iyo aad u af gaaban xishood badan oo aan isla weyneyn buu ahaa.
      Salaadda maqrib baan xasuustaa inuu mar na tujiyey masjidkii yaraa ee Tiyaatarka ku dhex yiiley.
      Nin Xamar aad iyo aad ugu caan baxay buu ahaa lkn dadka Music iyo Ruwaayadaha gala keliya ay wejigiisa yaqaaneen buu ahaa.

    • @abdiasiis1054
      @abdiasiis1054 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsan tahay

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤wa hees xasuus ah shiib iska dhah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 3 ปีที่แล้ว +6

    Also starring: Luul Jeylaani Luula and Cabdullaahi Jeeri. “Maxaa keenay maseerka” 1986 Iftiin band hits

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 2 ปีที่แล้ว +11

    Zulfa best Somali singer hands down

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 11 หลายเดือนก่อน +1

      Gabar gurigeena joogi jirtay oo qadada kariso ku qorneyd ayaa aad u jecleyd heesihiisa. Hadduu u shidneen hees Sulfa qado lama karin jirin guriga ama qado dhadhan la' karin jirtay.
      Sanadkii 1987 ayee Sacuudiga aaday oo ilaa hadda degantahay. Taloow Sacuudiga ma isku arkeen fanaanka.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +3

    Allayaacizak SXB QARAARE keep going 🤩🤩

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid Eng Qaraare best song

  • @abdulrazakabduljalil664
    @abdulrazakabduljalil664 2 ปีที่แล้ว +38

    Wardhiigley aan soo xasuusanaa heestaan iyo guri cariish ah oo daashka uu dhax yaalo Ashuun biyo iyo Jiimbaar, guriga waxaa ka soo carfaayo foox.

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilahy wadanke nabadee

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk

    • @abdishakuurhassan9116
      @abdishakuurhassan9116 2 ปีที่แล้ว +1

      Adulrazak abduljalil runti waxbadan ayaadba xasuusataa

    • @abdirahmankablow3438
      @abdirahmankablow3438 ปีที่แล้ว +1

      ❤👌

    • @zeydahusni527
      @zeydahusni527 ปีที่แล้ว +3

      Ciyaal warta ashuun iyo mulimuli gii maauxiistey oo luubaata lagushidi jirey diriska viva ciyaal bakaro ❤❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 หลายเดือนก่อน

    Iftin Band +JUBBA Night Club Good Remembered

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasus gaar ah ayay igalisay heestan thanks 🥰👍👍👍

  • @ahmedtaatiko4938
    @ahmedtaatiko4938 3 ปีที่แล้ว +6

    Thanks qaraare music

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax alla yaa cisak heestan yaa lyrics qoraal ahaan ii helikaro thanks❤

  • @diini235
    @diini235 7 หลายเดือนก่อน +2

    The gold voice ❤❤❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢😢xasuuus national teather moqdisho ❤🇸🇴🇸🇴

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว +7

    Xasuus aan la ilmeeyay ❤😢

    • @abdiasiis1054
      @abdiasiis1054 11 หลายเดือนก่อน

      Niyada haraaracin

    • @maxamedahmed2813
      @maxamedahmed2813 2 หลายเดือนก่อน

      Alle kulaa miit ban ahay Aax waqti

  • @sahroxuseen9941
    @sahroxuseen9941 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xasuus tiyaatarki i iyo cajalad rikoor aan ka dhageysan jiray iyo gurigeeni suuq bacaad iyo waxyaabo badan ayaan soo xasuustaa markaan heeskaan dhageysan jiray

  • @Fatuush2022
    @Fatuush2022 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan xasuusta waxa daganen xamar jadiid waxaa dhagesan jiray walallkey iga weynaa

  • @ilhaancabdi4338
    @ilhaancabdi4338 2 ปีที่แล้ว +5

    Jeex iiguyaalee jiritaanka nolosheyda kajarmeyininaa tahayee anjalaafkadhowrnee waayo waayo

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuusteydaan iskaga noolaanaa aduunyo urtooy ❤❤❤❤

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 ปีที่แล้ว +2

    Heeskaan waxasuustaa. Asoo jiifo jinbaa ee atriisha u imaane Marsala oo heeskaan qaadaa xasuus

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Zulfa nin cajiib ahaa ... zulfa where ever you are ilahay haku xafido 🙏ustaad 0:44 🙏🙏

  • @xasancr1507
    @xasancr1507 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro for sharing the best song

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 3 ปีที่แล้ว +4

    Waayo waayo dahab waaye

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaraare thanks

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh 3 ปีที่แล้ว +4

    waan soo jibaaxe juq iyo jab dhaaxee waaye. jab badan aa soo maray aa laga wadaa

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว +4

    Ain't this all about nostalgia back to 80s 😍😍😍😍😍

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep Going QARAARE THANKS BROTHER 🥰♥️♥️♥️

  • @neehaanuur2644
    @neehaanuur2644 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa keenay maseerka
    Best riwaayad cabdulqaadir
    Nuurani fikradiisa iyo erayadiisa

  • @libanfarah4011
    @libanfarah4011 2 ปีที่แล้ว

    Woow aduuyo waaye Xasuus

  • @KhadarGarat-dt1qc
    @KhadarGarat-dt1qc ปีที่แล้ว +2

    Wakhti fiicnaa dad fiicnaa masoo laabmayo wakhtigaas dahabiga ahaa

  • @maxamadcabdulaahi45
    @maxamadcabdulaahi45 ปีที่แล้ว

    Xasuus dheer ayaan galaa markaan maqlo
    Jiilaal la loogee ama Jeex iigu yaal.
    Inaba Caadi ma aheeyn ( KOOXDA IFTIN BAND)
    Zulf waqtigaan waqti ayeey ahayd.
    Balse inaad ka dhaaftaan ayaa wanaagsan.
    Maadaamo asiga uu ka hadlay in la dhaafo heesa hiisa

  • @samadoon4388
    @samadoon4388 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa usoo joogey xasuus marnaba la iloowi karin jaceyla iba qabto hadan maqlo heesta amaba heesihiisa qof aan jeclahayna oo ila wadana ma haayo inta dhageysanayo heestan illahow waqtiga soo celi maba soo noqonayo

    • @faisaladam8225
      @faisaladam8225 2 ปีที่แล้ว

      Waqti aad u qurux badan ayaa na soo maray

    • @samadoon4388
      @samadoon4388 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad saxiib

  • @shamsaweheliye2521
    @shamsaweheliye2521 2 ปีที่แล้ว +4

    Hees iyo bar jeex igu yale 😭

  • @shamsaweheliye2521
    @shamsaweheliye2521 2 ปีที่แล้ว +1

    Yasalam xasuus 😫🥰1987

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 8 หลายเดือนก่อน

    CABDULAHI ZULFA WEEYE JEERI MAAHAN

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181 2 ปีที่แล้ว +1

    Alow ku caafi Sulfa Fanaan Wayn

  • @queenliyah5162
    @queenliyah5162 2 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 3 หลายเดือนก่อน

    heesaha sulfa soo badi

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @chilling1634
    @chilling1634 2 ปีที่แล้ว

    Sulfa is indeed Legend

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181 2 ปีที่แล้ว

    C.Sulfa Aloow Caafimaad Sii

  • @rukiabtidoon8604
    @rukiabtidoon8604 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa kuu sheegayahee waan aa ladhahaa heeso

  • @faadumomaslax6610
    @faadumomaslax6610 ปีที่แล้ว

    Marsha alah

  • @aaminocabdi7222
    @aaminocabdi7222 2 ปีที่แล้ว

    Wow ciisag

  • @SaadaqNuurwarsameSaadaq
    @SaadaqNuurwarsameSaadaq ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉wow

  • @shiinoshiino7421
    @shiinoshiino7421 2 ปีที่แล้ว

    Ahdad ijeceshahau wal kom

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 3 ปีที่แล้ว +2

    Jiilaal la joogaad
    Janaad iiga yeeshee
    Maxaa ku xiga saaxiibayaal

    • @jelani4011
      @jelani4011 3 ปีที่แล้ว +4

      Jiilaal aanlataahaayaad
      Janaad iiga yeeshee
      Ilaajiibi hee jiilkaan
      Adaan kuu jareeyee
      Jaadba jaadaa
      laga jeclaystaa
      jaanba jaanteed
      way jersataayee
      jiifka ka joogsee
      wan ku soo jarmaadayee
      Jeex iigu yaaleey
      Jiritaanka nolosheeyde
      Kajarmeeynin aa tahayee
      Aan jaaraax ka dhowree
      Aan soo jibaxee
      Juq iyo jab dhaaxee
      jiilkan jiilkiis waan
      Kula jiraahee
      Jiifka ka joogsee
      wan ku soo jarmaadaye

    • @yasinmohamed3666
      @yasinmohamed3666 3 ปีที่แล้ว +2

      Ila jiibi hee Jiilkaan adaan kuu Jeheeyee.jaadba jaadaa laga jacleestaa jaanba jaanteed way Jar sataa ee jifka ka toosee waan kuu soo Jarmaadayee.. Jeex igu yaalaa aa jiritaankii Noloshayda ka jermeenin aa tahaye.

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👌❤⚘

  • @RAAmIIALI
    @RAAmIIALI ปีที่แล้ว

    See u

  • @kaafikaahiye3780
    @kaafikaahiye3780 ปีที่แล้ว

    A❤

  • @maxamadyaslam5757
    @maxamadyaslam5757 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤😮😮😮

  • @sahroxuseen9941
    @sahroxuseen9941 7 หลายเดือนก่อน

    Zulfa ma dhinty mise waa nool yhy

  • @idirismaxamuud3547
    @idirismaxamuud3547 ปีที่แล้ว

    P