Xulka Heesaha Sulfa ku luuqeeyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2013
  • 19 heesood oo sulfa ku luuqeeyo.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 238

  • @abrahamfarah3025
    @abrahamfarah3025 3 ปีที่แล้ว +24

    Growing up in mogadishu in 1980s this man made me appreciate my culture more than any other. He introduce me into richness of our culture. He was real unifier. first Pan somali. The man is real Somali. my daughter Jasmine five year old loves these songs. she asks more information about him that i can NOT answer. i feel ashame that i can provide what she needs about her background. please help!!!

  • @aliahmed-lb9ob
    @aliahmed-lb9ob 10 ปีที่แล้ว +14

    i so love sulfa's songs so much where are the good old days this was music
    somalia hanoolaato

  • @biiwayebaarubax7325
    @biiwayebaarubax7325 9 ปีที่แล้ว +6

    axsan fanaan wlhi xasuus nin gaarayo majiro sulfa nice song

  • @farhiomudei2829
    @farhiomudei2829 6 ปีที่แล้ว +7

    Eeda abaalaay maa ilmahaa lagu aaminaa aqalkaay hurisaayee ibliisaa la adeegtee uurjileec ma taqaanee abriswaayee ogaaweey alla iyo rasuul ma taqaane eedo

  • @joojjaam733
    @joojjaam733 6 ปีที่แล้ว +8

    Waaw amazing songs. Back old days. Muqdisho yaraaantenii wwwww

    • @sha-pj6qv
      @sha-pj6qv 9 หลายเดือนก่อน +1

      😊 3:09

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval3845 2 หลายเดือนก่อน

    Suxufi Feysal Abroone nolosheyda iyo tan reerkeygaba xaaskeya iyo carruurteyda dhammaan genetically and origin of our ancestors you tauht us a lot we love you i hope soon in Borame insha Allah

  • @IgadaaCiyarta-ui1lp
    @IgadaaCiyarta-ui1lp 10 หลายเดือนก่อน

    My village hodan, at siigale this man zulfa made us love our culture and folklore I remember we abundoned Michael Jackson, and shaft zulfa was our hero oh boy, curuba on Fridays at night . Oh my home somalia I cry for the beloved country

  • @zakihaji5815
    @zakihaji5815 7 ปีที่แล้ว +14

    heesta 19ka anoo dhiganayo high school cismaan geedi raage ayaa waxaa aroos iga casuumay yar aan isku galaas ahayn i remember aniga iyo gabar aan isku fiicnaynay ayaa waxaan ka qayb galnay arooskii oo ku wada ciyaarnay heestaan markuu arooskii dhamaaday oon sooo baxanay ciyaal xaafada dagaal na sii yeen maxaa yeelay sida gabadha u labisnayd bay si xun u arkeen oo na tuuryeyeen ilaynwaqtigaas way dan beeyeen xaafadaha qaarkood sdia wardhiiglay aniga waxaan dagnaa kpp oo waqtigas majirin caruur dadka tuuryeysa sida xaafadaha qaarkood

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว +6

    #2 oohin aa iga keentey dad dhintey aan walaalo aheyn oo aan isla qaadijir ney. Zulfe xusuus

  • @axmedbariis
    @axmedbariis 10 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus hore waay dhamaan heesaha zulfa wana ku mahadsayaha fanaan waa fanaaniintii hore

  • @omargoley8490
    @omargoley8490 10 ปีที่แล้ว +3

    cadi mahan hal hees oo xun kuma jirto wlhi waa qatar kuli sulfa cadi ma ahan

  • @maancabaas
    @maancabaas 9 ปีที่แล้ว +37

    Abdullaahi Mohamuud Jimcaale '' Zulfe '' Laacib wayn uu ahaa asagoo dhalinyaronimo magac meeshi ugu fiicneed maraayo inuu illahay raali galiyo ka doortay .

    • @flower-vu6lp
      @flower-vu6lp 7 ปีที่แล้ว +3

      maan cabaas + walaaloow sidaad ugu abtirisey ayaaba cajiib ah oo masidaas baad u taqaan

    • @ahmedabdulkadir6976
      @ahmedabdulkadir6976 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaab

    • @nasrokiinchannel5087
      @nasrokiinchannel5087 5 ปีที่แล้ว

      Maan cabaas heesta #4aad iga soo dhis eeboow

    • @maancabaas6343
      @maancabaas6343 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/kKIsAE-gov8/w-d-xo.html

  • @siyaadmustaf5054
    @siyaadmustaf5054 3 ปีที่แล้ว +2

    1986 anigoo dhar jaale ah fasalka lixaad Waxaan Hal Mar wada jeclaaday Sadex qof, Waa Zulfa,, Mickel Jacson Iyo Actorkii reer hindiya Mithun specially Disco Dance Intaa Waxa Soo Raacay LIon rich, Waa Xauusta Waxa dhihi Jiray shabshabloow shuunka quraanka, Waa lay sixi jiray No shuun, Shiin Waaaye, , Waqtigaan Waxa U Aqaana Aniga{Diifaana Barifaaana)

  • @fadumoabdi7130
    @fadumoabdi7130 10 ปีที่แล้ว +8

    Fulfa caadi Mahan lakin Allah waxan kabarya sudu sulfa ooga to bad Keenay heesaha ine fananiinta oo dhan oga tubad kenaan khasan wa dada ween

    • @mmdbasha334
      @mmdbasha334 4 ปีที่แล้ว +1

      OMG waa xasus iyo xamar

  • @gudooncali1026
    @gudooncali1026 6 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah waayo waayo fanaaniinta had a jooto codkan oo kale Malaya heli karaa was Maya

  • @abdibilleabdi1837
    @abdibilleabdi1837 7 ปีที่แล้ว +3

    wwwwww axsan Heeso mcn ah wlhi zulfa waan ka helay heesaha caadi ma ahin

    • @butacodhiif3772
      @butacodhiif3772 7 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi bille cabdi +ha loo duceeyo sulfa waa xanuunsan yahay

  • @Pea857
    @Pea857 3 หลายเดือนก่อน

    2024 xeebta Liido ku dhahesanoya iyaah 1979 AA igubdanbesay , Long time

  • @mulkimael7589
    @mulkimael7589 10 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha iyagoon go goneen noo soo dhig...waa mahadsanid aboowe/abaayo

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 10 ปีที่แล้ว +36

    Xasuus waa Heesihii waagii aan dhexda xira jiray, anoo OOkiyaalo Raybon iyo funaanad lacoste ku kaabeynaa walkman dhegaha iigu jiro aan Casa di italia, Shabele, Cafe nazionale ilaa Coreco del sud ku kaabeen jiray. Abuu dagaal sokeeye waxaas maxee ka ogyihiin he

    • @akozil7074
      @akozil7074 8 ปีที่แล้ว +3

      Wish I wasn't born sometimes😭

    • @mahamedabdalla4163
      @mahamedabdalla4163 7 ปีที่แล้ว +1

      del sude lol

    • @mohamedfarahmire4287
      @mohamedfarahmire4287 7 ปีที่แล้ว +2

      kkkkkkkkkkkkkkkkkk...isku kaarto ayaan sxb...Shinema chentrale & bilardigii saldhiigga affarirdood ka soo horjeeday & Carwada ISBIG AAD ILLOOWDAY...SXB....CISHAHANA ARBACA RUKUN...KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.SCWW...ORIGINAL KISIMA.

    • @mariza101_
      @mariza101_ 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Farah Mire lol

    • @abubakaryasin3230
      @abubakaryasin3230 6 ปีที่แล้ว +1

      Feker.jacayal

  • @Fathiaidiris
    @Fathiaidiris 2 ปีที่แล้ว

    يا قلبي انا. احلى اغاني زلفا. أسطورة

  • @HolaFarh
    @HolaFarh 5 หลายเดือนก่อน

    Xasuuus Waayo late 80s Zulfa greatest hits.

  • @Pea857
    @Pea857 3 หลายเดือนก่อน

    Halkan waxa ila fadhida gabar qaalinah oo 1983 curubo isku ken dan besay maanta iyo liido iyo xasuus

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 3 ปีที่แล้ว +1

    Good old days. Beri samaad waa badnaa ee nolol baa ka badatay

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว +1

    Zulfa somali legend

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 10 ปีที่แล้ว +6

    haaa wlh mafia sxbkeyga xusus weeye oo qaali ah

  • @hanadkasoomaali9529
    @hanadkasoomaali9529 10 ปีที่แล้ว +2

    Naagtii jaceylkeey ila soo waddooyee wadkiisaa galay kii weerihaayeeeeeeeeee

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus iyo xamar sulfa ilaayow kuu naxariiso

  • @hanadkasoomaali9529
    @hanadkasoomaali9529 10 ปีที่แล้ว +1

    Old Kaambo Amxaaro (C/Casiis) I missed you so much..1980sssssssss

  • @mulkimael7589
    @mulkimael7589 10 ปีที่แล้ว +10

    Old Shingaani I miss you soo much I know you will not come back :(

    • @flower-vu6lp
      @flower-vu6lp 7 ปีที่แล้ว +1

      Mulki Malika sulfa ma degin weligiis shibis wuxuu weligiis deganaa wardhiigley

    • @mulkimael7589
      @mulkimael7589 7 ปีที่แล้ว +5

      Aniga ma dhihin Shingaani uu deganaa. Heesaheeygii aan Shingaani ku dhageeysan jirey aan ka hadlooyaa

    • @aliahmed867
      @aliahmed867 5 ปีที่แล้ว

      Mulki Malika long time I haven't seen you or heard from you. I hope you are doing great in life.

    • @abdulrazakabduljalil664
      @abdulrazakabduljalil664 5 ปีที่แล้ว

      Dadkii hore sorry

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว

      Zulfa wardhigley ku soo koray lakin yaa ii sheegi karo meeshu ku dhashtay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

    Waa dadaashay laakii 11 album oo uu lahaa 4 ka mid ah ayaad soo qaadatay. Waxaadba ilowday albamkii kabanka ahaa iyo kii ay 4 ta hees ee xatraawi u alifay zulfe ay ku jireen.

  • @Tapswapoficial
    @Tapswapoficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Like inta dhagesid 2019

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 8 ปีที่แล้ว

    iyadaa kaganee waxbaa aan karinee,God bless you brother,nostalgia aa i heyso.

    • @user-re4en2id9l
      @user-re4en2id9l 6 ปีที่แล้ว

      Axmed Ali 👆👎👍☝👊✋✌✊👌👇👉👋👏👐

  • @hanadkasoomaali9529
    @hanadkasoomaali9529 10 ปีที่แล้ว +1

    All are good but these are unique (the 2nd, 4th 7th 9th 10th 11th 12th 13th 17th 18th 19th )
    But Simply the 13th - Isoo haadee- and the 19th Nabsigii wuu iga wareegay are the best - ..!!

  • @maadey
    @maadey 6 ปีที่แล้ว +1

    LBchannel..thanks for reminding the good old days...I used to go Mogadishu during the summer. Thanks bro.Eedo abaalay baan hada maqlaaya. you are the one bro.

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 ปีที่แล้ว +2

      Bashir Nur Waad mahadsantahay sxb.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 7 หลายเดือนก่อน

    Ain't this all about Nostalgia

  • @birculus5538
    @birculus5538 10 ปีที่แล้ว +3

    XAMAR ALL DAY

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว

    mye best deeqa aramidaadii

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta 14 naf jacayl haleeley waxaa Horay u qaaday Hibo Nuuro from Waabari legend

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 3 ปีที่แล้ว

      Heesaha Sulfa qaar badan oo horay loo qaaday baa ku jira. Waa fanaankii ugu horeeyay ee bililiqada heesaha bilaabay. Naf Jacayl Haleelay, Deeqa, Jacaylka wad baan lahaa, Bilaney and many more

  • @darmaangeedi8328
    @darmaangeedi8328 10 ปีที่แล้ว

    sulfa xusuus ayuu waqtii wayuu ina soo xasuusiyay xamar cade shibis iyo shangaani iyo hodan iyo holwadaag yaaqshiid iyo kaaraan ..........

  • @yosuf7333
    @yosuf7333 7 ปีที่แล้ว

    this song ben ma,ahn khuf kuu dhibo ma gulesanayo

  • @farhiomudei2829
    @farhiomudei2829 6 ปีที่แล้ว +1

    Eedo abaalaay maa ilmahaa lagu aaminaa waa runtiis eedo waa qumayo #8 ayeey ku soo gashaa

    • @farhiomudei2829
      @farhiomudei2829 6 ปีที่แล้ว

      Aqalkaay hurisaayee ibliisaa la adeegtee uur jileec ma taqaanee abris waaye ogaawee ala iyo rasuul ma taqaan eedo allow eedo ilmaheeyga ha u geeyin

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว

    Isn't This nostalgic 😢

  • @LBchannel
    @LBchannel  10 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantahay sxb. maan fahansanayn inaanu asagii ahayn. Dhibaatadaas ayay leedahay markay dadku ku luuqeeyaan hees aanay lahayn. Thanks for the correction.

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 10 ปีที่แล้ว +4

    dadka daa,in uumeee dabcigooda halmaahinee kiidarajeesidaaba kuu daran aaaaaaaaaaaax beeeeen maahan waleeeee zulfa mashaAllah

  • @Kingfilog1
    @Kingfilog1 10 หลายเดือนก่อน

    cajiib cajiib cajiib heesahiisa waxaan ku matalo mahayo

  • @adinilove
    @adinilove 10 ปีที่แล้ว +1

    My friend I need the complete tracks.... Pls pls pls

  • @LBchannel
    @LBchannel  10 ปีที่แล้ว +3

    My friend I don't have the time to upload all of them. Most of these songs are available in the internet. Tell me which song you need and I will direct you to website where you can find it. If we can not find a song I will upload it for you from my own archives.

  • @luciarayaan1233
    @luciarayaan1233 8 ปีที่แล้ว +1

    niceee sulfa

  • @cumarcabdi2995
    @cumarcabdi2995 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa fanaan

  • @abdulrazakabduljalil664
    @abdulrazakabduljalil664 5 ปีที่แล้ว +1

    Wardhiigleey legend

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +1

      Bro Zulfa ma xamar ayuu ku dhashtay mise Mudug ama Galgaduud?

    • @abdulrazakabduljalil664
      @abdulrazakabduljalil664 5 ปีที่แล้ว

      @@diiriyeahmed6699 Ciyaal Wardhiigley waaye

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 ปีที่แล้ว +1

    2 I like it heesta 2 maxaa ka dhahaaa iii sheegaaa

  • @nassermahmoud6903
    @nassermahmoud6903 10 ปีที่แล้ว +1

    Shibis i miss u much

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @patientenraadzeeland8192
    @patientenraadzeeland8192 8 ปีที่แล้ว

    aad baan uga helaa heesaha sufa
    \

  • @Wonderful-adventures
    @Wonderful-adventures 6 ปีที่แล้ว +2

    xusus adaga maalmihi aan luminay

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqtiga guga baadiyo baan tagi jirnay reerka baadiyo suufi ayuu ahaa markaas qaarkusookoray baan meel iskukunolen oo badiyaha sifican uyaqano xoolahod lo iyo ari beero markas geelan jeclen waxana kagadan jirnay canahis safreyda magaalada hadaa hadaa tagin sida geeleda oo ciyara cakiskeda kuwan utagno oo xadreyo sida soodhaweynta dagmoyinka aniga sidey ila ahed hadana quran iyo amaan nabi afkod ahaa oo dhawaqa ukala badalna shakiga oon sida dagmo uqaatay sida taabashada wadajirka yar iyo weeyn faham oo aangaraneyn hadana inaan wax kale oogabadalneyn qaawnan dheel balse xadren hees manoqon karto iska dhaadhiciyay oo maalin danbe leetusay gabar yar cad sidii carab ooy dhashay ina adertey ceel xeebta kuyal oo kor laga garanayo iyana ogtahay ehel inaan nahay laakin isasoodhax galin aad dad iskujecel oohadana laf yar baa nahay gabadhi magaced aabahed qabilked waaiska weydiiyaa guud ahaan balse kalamasari karo waxay dhahday tuni adeerkey galool madacis aabaheyna gedkale oon garaneyn tii ibartay baa weydiyay waa magacyo geed oo adag sida birta magacoda kusami yahay yaab sida aykudhashay baan weydiiyay iney meher xaday taas caadi banuarki jiray meher xad balse darajo sidi dable ookale iney kunolan donto dhabar adegi doonto urajeyay balse cidii baatiri sidii laguu mahriyay inoosheg iyo cidii kumehrisay waxaa leygu wareejiyay ceelka biyaha laga cabo waxasna waala aqriyay waan ilaway wixii la aqriyay balse cidiis baalotagay axsan inoosameya hadii sidas meher utaqaanin wax nii mehersan majiran hadana niigu ma mehrineyno hadii cunugas dhasho gabadhas naga soodonta iyana waa idiin ilaalineyna cunugas gabadhenana haniiga nabad gasho famiilya tuni bey ahaayen reerkas gabadha dhalay magalada indhahaa ka calimeysaa sida xayawanadka ladhaqdo hadii dooro cusub lasoogado kuwii hore wey kawiyan anigana sidas ookale baadiyo keeleydan kabaqi jiray tooreyda xooga usha ciyartood matagi jirin

  • @abshirbarrow4273
    @abshirbarrow4273 6 ปีที่แล้ว +1

    jida costa

  • @somaliclassicsongs1497
    @somaliclassicsongs1497 9 ปีที่แล้ว +2

    15

  • @gabrieldhore5391
    @gabrieldhore5391 5 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam

  • @khalidelmi8731
    @khalidelmi8731 10 ปีที่แล้ว +1

    Sxb heesta hore ee sulfa iyada oo dhameestiran noosoo gali kii ...darajeeya... thnkz LB

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 ปีที่แล้ว +1

      Sxb heesta #1 youtube way ku jirtaa ciwaankuna waa: Zulfa Daadba Daadkii Ka Weyn (Lyrics)

  • @anwaryassin2826
    @anwaryassin2826 10 หลายเดือนก่อน

    Full songs, please!

  • @cabdisalaan7882
    @cabdisalaan7882 7 ปีที่แล้ว +1

    sulka alfanan

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴 🇺🇸🇨🇦

  • @farhiyojafar3244
    @farhiyojafar3244 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaaaaaw

  • @muxudiinaxmed2034
    @muxudiinaxmed2034 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka daa in abuuray dabcigood hal maahanee dadka kaaad darajaydaa kuugu daran dabin kuu dhigaaye 2020 yaa ila dhagaysanaayo

  • @sahrafarah5841
    @sahrafarah5841 7 ปีที่แล้ว +1

    xasuus maansha Alh #12 aa igu fiicned asaa dhan

  • @fajacalafarxaan5457
    @fajacalafarxaan5457 10 ปีที่แล้ว

    zulfa axsan fanaaan eysh qiyaaasak thxx BAHDA LB

  • @sanwayayhghhh2157
    @sanwayayhghhh2157 7 ปีที่แล้ว

    walal waxan idinka codsanaya hestii maskin wamargede plaesa

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed 9 ปีที่แล้ว

    DADKA DAA'IN UUMAY DABCIGOODA HAL MAAHIN KII DARAJEESIDAABA KUU DARANEE DIBIN KUU DHIGAAYE ALLAA YAA CIZAK ZUILFA LONG TIME AA IIGU DANBEESAY HEESTAAN AAN DHAGEESTO LB CHANNEL THANKS FOR YOUR SHARING

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 ปีที่แล้ว +1

      You are welcome sxb.

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 9 ปีที่แล้ว +1

      ***** Si fiican baad yeeshay suldaan. Mahadsanid.

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 ปีที่แล้ว +1

      nabadraadshe Adigaa mudan suldaan.

    • @boodka3
      @boodka3 5 ปีที่แล้ว

      Daacad leysku doortoo laysdaryeelo waayee danta laysku gaaro daawo nooma ahee nooma ahee deeq lee laraacee daadba daadkii kaweyn waa laduulaa waayo waayo

  • @lkoopnope9153
    @lkoopnope9153 6 ปีที่แล้ว

    #5 soo gali sxb

  • @notifications8569
    @notifications8569 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali’ dhagaysanaysa hees soomaali hadana english falcelin kusamaynayaa 😂😂 afsomali kusoo qora shucuurtiinaa

  • @ibramhdn3223
    @ibramhdn3223 10 ปีที่แล้ว

    Sulfa heeso xul ah

  • @adesh8227
    @adesh8227 7 ปีที่แล้ว +4

    fadlan igu caawiya heesta 8 mgceda qfki yaqano plz

    • @zakihaji5815
      @zakihaji5815 7 ปีที่แล้ว +3

      yarka klkaha cass hadii aan qaldamin heesta maga ceeda waa eedo oo ku luqeeyey zulfa iyo baasto fadlan hadii eedo ku xumaysana iska ilow maxaa yeelay eedo waa imtixaan caruurta lagu diray adigana ka dig too now caruurtaada in aadan badin eedo

  • @shoobaayofficial8593
    @shoobaayofficial8593 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesta #2 magaceda ha lee shego plz

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว +1

    Yo

  • @abdihanad7317
    @abdihanad7317 8 ปีที่แล้ว

    ax yaa sulfa

  • @sadaqelmi9143
    @sadaqelmi9143 3 ปีที่แล้ว

    please heesta 2 igu cawiye magaceda hadad taqanan mahadsanidiin

  • @adinilove
    @adinilove 10 ปีที่แล้ว

    I don't anyone has quite the collection

  • @mohamednoorhirsi6713
    @mohamednoorhirsi6713 6 ปีที่แล้ว

    #5 halkee ka hela sxb TH-cam waka wayay cadifitax yare iyo jeylaani bis arka sulfa ma arko

  • @dadiralihassanshakti5010
    @dadiralihassanshakti5010 4 ปีที่แล้ว

    8/9

  • @abassabuudir6694
    @abassabuudir6694 10 ปีที่แล้ว +1

    bro waxaan jeclahay dhamaan waa wada saxday marka laga reebo geedi shaamboow balse wadadaashay ALL most waana mahadsantahay thanks xusuus ,com barisamaaadkii haa lakiinse halmid ogoow heesaha sulfa kuwa ugu caansan waa geedi shaamboow ninka hada qaadayo maaha sulfa origenal waxaan jeclahay in aad fahansantahay bro marlabaad waad mahadsantahay

  • @lkoopnope9153
    @lkoopnope9153 6 ปีที่แล้ว +1

    #5

  • @mariamsufi1309
    @mariamsufi1309 8 ปีที่แล้ว

    All Time Xasuus Old is gold

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 ปีที่แล้ว +2

    aaaaaaaaaaaaaah waayo waayo....kkkkkkkkkkkkkkkkkk...isku kaarto ayaan sxb...Shinema chentrale & bilardigii saldhiigga affarirdood ka soo horjeeday & Carwada ISBIG AAD ILLOOWDAY...SXB....CISHAHANA ARBACA RUKUN...KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.SCWW...ORIGINAL KISIMA.

    • @sarahmohamed8874
      @sarahmohamed8874 6 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @basbaashassan61
    @basbaashassan61 10 ปีที่แล้ว

    waaaaw zulfa

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 ปีที่แล้ว +1

    watahay ma faqashba marka juba

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 หลายเดือนก่อน

    Adunyooy laba albaaley urtoy xasuusteeydaan iskaga nolahay

  • @samirareda4426
    @samirareda4426 9 ปีที่แล้ว +1

    #11

  • @maxamedyare2141
    @maxamedyare2141 8 ปีที่แล้ว

    #19

  • @m.omarkw
    @m.omarkw 9 ปีที่แล้ว

    Heesta ilaaha amar ween oo awood lahee maxa leh fanaanka caanka ah lkn qof walbo garaneen axmed tarabsho anaana haayo video asiga oo qaadaya heeataas waagii 60 meeyadi

  • @abdimajidabdullahi5878
    @abdimajidabdullahi5878 9 ปีที่แล้ว +1

    #5 please

  • @basbaashassan61
    @basbaashassan61 10 ปีที่แล้ว

    zulfa niin culus waye 1111111111222333456745r7554458411

  • @howaali3396
    @howaali3396 3 ปีที่แล้ว

    Zulfa

  • @hype00091
    @hype00091 10 ปีที่แล้ว

    what is name of #6 plz

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 ปีที่แล้ว

      It's called DEEQA. Here is the link in youtube. deeqa sulfa

  • @muxsinasad5082
    @muxsinasad5082 6 ปีที่แล้ว +1

    12

  • @maxaakaagalay1
    @maxaakaagalay1 10 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay sxb

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan sxb.

    • @cawilcumar3856
      @cawilcumar3856 10 ปีที่แล้ว

      sulfa احلي صوت

  • @softyboy3809
    @softyboy3809 9 ปีที่แล้ว

    Samatar

  • @adinilove
    @adinilove 10 ปีที่แล้ว +1

    I meant I don't think...

  • @suraj905
    @suraj905 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa iisheegi karo Magaca heesta 2aad?

    • @cabbas30
      @cabbas30 6 ปีที่แล้ว +1

      Suuraj Hamza:
      Wiiro wiiro

  • @kananhashi8078
    @kananhashi8078 4 ปีที่แล้ว

    LB sxb ii waran heeska # 5 wali waa kaasugaayey still busy mathey

    • @LBchannel
      @LBchannel  4 ปีที่แล้ว

      kanan hashi saaxiib waa illaahay mahadii. Haa weli mashquul Ayaan ahay heesta #5 hadaad doonayso internetka Ayaan meel ka helay halkan guji ---->>>> www.nomadlyrics.com/song/875

    • @kananhashi8078
      @kananhashi8078 4 ปีที่แล้ว

      LB thanks so much sxb