MOHAMED ABDI WAARE- FARMAAJO WAXAA U HARAY HAL WAX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 780

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo wuxuu haystaa shacabka ♥️♥️♥️♥️

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 2 ปีที่แล้ว +4

    Waare waa uu la soo shaqeeyay FARMAAJO waana uu yaqaan waxa uu yahay ee kuwa indha la'aanta u taageera ha maqlaan. mid ka kheyr badan ALLE hanoogu badalo. Aamiin.

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว +3

    Madaxweyne maxamed cabdi waare walaahi wax baan kaa fa idnay khayr alaah ku siiyo aamiin yaa alaah

  • @beerlullafondation9608
    @beerlullafondation9608 2 ปีที่แล้ว +3

    Dr waare asaga oo kale waxuu u qalmaa Madaxweynaha Soomaaliyaad

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +3

    ( Balaayo alle ha ku ride ha iska joogo kol hadii tagistiisi iyo jogistisiiba dagaal sukeeye la galayo ) waare walahi waa ninka ugu caqli badan Somali o dhan very intelligent, alle ha ku barakeeyo

  • @qadarmohamedxidig2789
    @qadarmohamedxidig2789 2 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed abdi waare waa nin wax badan og xaqiiqatan silamida habdhaqanka n&n aad u arakay.

  • @haadihussein7525
    @haadihussein7525 2 ปีที่แล้ว +3

    Siyaasi wax og

  • @mustafaxmed9066
    @mustafaxmed9066 2 ปีที่แล้ว +12

    Habeenkaan 15-ka Shacbaan oo ka bilaabatay caawa Maqribkii Ilaa Iyo Berri Subax Uga Faa'ideysta Dikri, Duco iyo Is Cafin, Niyaddana aan Isku Furno si Alle noogu dambi dhaafo.
    Allaha Noo Barakeeyo Inta Ka Dhimman bishaan Shacbaan Oo Qeyr ha Innagu wada Gaarsiiyo bisha barakeysan ee Ramadaan.
    Inta la Xoreeyo Caawa Allaha nagu daro.🤲

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 2 ปีที่แล้ว +3

      Allahuma Aamiin Allah ha inoo aqbalo, cadowga sokeye iyo mid shisheeye ASW ha naga qabto bicidnilaah

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 2 ปีที่แล้ว +1

      Digri cibaado salaad alle bari lagu kali yeeley shacbaan 15keeda sxb fikir sax ma ahan waana bidco wax wax dib loogu soo daray Diinteena

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว +1

      Odaygan waah jawasistah u shaqeyah beshah calamkah hadu khayr leyahay wadankisah mu khiyamen

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 ปีที่แล้ว +6

    Mohamed abadi waare wa qabiir wax badan og wa qof wax ka yaqaan nidaamka dowladda wa aqoonyahan u baahan in laga faa"iidaysto
    Ayaanle husein abdi waxa kaa codsanaa inaad waraysi ka soo qaado professor Mohamed shikh osman jawaari
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha siiyo

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 ปีที่แล้ว +12

    Prof Waare Ex madaxweyne Hiirshable runta ayow sheega mar kaste lkn somalida runta ma jecelo. Prof Waare wa runtiis wax Somalia 🇸🇴 ka dhaco dooraasho laam dhiihi karo. Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin Keep going

  • @abdifitahosman2069
    @abdifitahosman2069 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle xitaa jwbaha qaar adaabe qosol lagaaga keenay Madaxweyne Waare Cajiib waaye runta ayuuuu abaaraaaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +15

    Mr waare khabiir weyn aniga oo aan dhagaysan baan like sii saaray, waare alle cafimaadka iyo cimriga u barakee

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 2 ปีที่แล้ว +3

    Mr Waare waaya arag wax badan og

  • @ahmedibraahim3750
    @ahmedibraahim3750 2 ปีที่แล้ว

    asc ayaale waa kugu hanbalyeenaa hanoolaato waa isha kaliya wararka laga helo hal wareesi xildhibaanada reer hiraan

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw ha nooto
    Waraysiga Ware wa mid dhaxagal u noqonkara umada Somaliyed .wa dignin wa taariikh wa talo aad u qiima badan ,wa aqoon iyo waayo aragnimo oo aanan runti ku arag somalida maanta joogta
    Somaliyee aan hadalkiisa qaymayno oo aan wax ku qaadano?
    Isaga iyo dadka sidiisa u fakaraya ayaa maanta qaranka ka badbaadin kara hoga uu ku siidhacayo hadii rabi idmo ee taladiisa iyo tusaalihiisa dad madaxda doonaya ha qaateen.Ilaah tawfiiqda ha ina waafajiyo

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว +9

    Aad iyo aad baan ugu raaxeeystaa wareeysiyada waare, Abdirahman Abdishakuur, iyo Sanbalooshe

    • @Yuki-fx7sk
      @Yuki-fx7sk 2 ปีที่แล้ว

      siyaasiinta xanaaqsan

    • @Uus998
      @Uus998 2 ปีที่แล้ว

      @@Yuki-fx7sk oo maxaa helay rabaan

  • @abdullahihindi4751
    @abdullahihindi4751 2 ปีที่แล้ว +8

    Mohamed abdi waare siyaasiga kaliya runta aanka cabsan wlh wanku wataa ayanle husein wankugu bogaadinaa fakarkaaga wngsan iyo bulshada waxa ka dahsoon aad soo bandhigte

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 2 ปีที่แล้ว +2

    Waryaa hanagu habaaring intaas in la yiraahdo hanoojoogo kaasu Walal

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 ปีที่แล้ว +2

    Waare waa qof bisal oo ruug cadaa ah. Waa nin aad u fahsan dhaqanka iyo siyaasada wax badan ka tilmaamay.
    Runta oo lasheegay waa wanaag iyo hurukac.

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 ปีที่แล้ว +26

    Ayanale waa mahadsantahay inad soo keento madaxweyne waare lagama xiiso Dhici karo wareysigisa mashallah hanoolaato

  • @khalidabdi2072
    @khalidabdi2072 2 ปีที่แล้ว +3

    Great interview Waare For president

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 ปีที่แล้ว +3

    Chanel kan hanoolaato maahee waa ha dhimato waxaana daawada oo ku xidhan xirran dadka cadowga ah ee jecel ineysan somaliya dib u soo noolaan,waana Chanel lagu macneyn karo ha dhimato 😭😭😭😭😭😭

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว +9

    Wax badan oo muhiim ah in la fahmo ayuu noo bidhaamiyay madaxweyne Waare. Mahadsanid Ayaanle.

  • @gaalkacyohobyo7841
    @gaalkacyohobyo7841 2 ปีที่แล้ว +5

    ODAY WARE MA OGA INLAMARAYO 2022 DOQ CIRO LEH SOMALIA MEELXUN AYAY GEYEEN, ODAYASHA WAA TUUGO, DHALAN YADA AYAA WADANKAN HAJINAYSA OW WARE WAQTIGIINA WAAD QADATEEN WAAN KA XUMA AHAY,

    • @mohamedhaajibaari8723
      @mohamedhaajibaari8723 2 ปีที่แล้ว

      Oo Farmaajo maa dhalin yaraa? Asi iyo waare waa isku fac 60 gii dhashay.

  • @naasirjama3042
    @naasirjama3042 2 ปีที่แล้ว +6

    1saac iyo 17 minutes oo ah DOOM and GLOOM wax positive uu sheegay ma jirto.anigu waxaan aaminsanahay In xukumad la badelo Soomali for at least 10 sano ma aha.
    Democracy baa dadka qaarkood waxay nooga dhigayaan in ay tahay angels.

  • @cabdiaska8484
    @cabdiaska8484 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah team hanolato ayaanle Hussein abdi wariye wadani ah guul ayaan ku rajeyna ❤

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 2 ปีที่แล้ว +5

    Great interview kudos to Ayaanle and Hanoolaato team whatever it costs Farmaajo must kick out from the office.

  • @malagomalago6763
    @malagomalago6763 2 ปีที่แล้ว +4

    Mudane madaxweeyne isa soo sharax

  • @nuuraddow1869
    @nuuraddow1869 2 ปีที่แล้ว +3

    President Waare my role model guuleso

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 2 ปีที่แล้ว +1

    Awaare iyo Omar Abdirashid waaa leader

  • @xamardaye
    @xamardaye 2 ปีที่แล้ว +17

    This is a much needed interview. Thank you President and Ayaanle

  • @IIheekeeychannel143
    @IIheekeeychannel143 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend waare

  • @abdulabdifarah8400
    @abdulabdifarah8400 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Cabdi Waare aad baan u jeclaa waraysiyada uu bixiyo lakiin maanta alif baan ka jaray.

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 2 ปีที่แล้ว

    Acw waare fadlan waxa sheeceey sid Or si eey taariikh u noQoto . Wazn ku salaamay (.abdiwahab)

  • @garyaqaanqarandoon4453
    @garyaqaanqarandoon4453 2 ปีที่แล้ว +3

    MD Waare waa nin wax badan og runtii, hanoolaato iyo Wariye Ayaanle wakhtiga ayaa ku xusi doono.

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah madaxweyne waare runtuu iftiimiyay. Mahadsanid ayaanle

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 2 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo Ilaahay hana dhaafsho wadanka wuu kharibay Badal khayr qaba inshaa allaah

  • @mohamedabdulkadir8180
    @mohamedabdulkadir8180 2 ปีที่แล้ว +3

    Waayo arag hadlay

  • @alisaney4339
    @alisaney4339 2 ปีที่แล้ว +3

    God job bro

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 ปีที่แล้ว +16

    waare waa mudane wax badan og balse waqtiga ka hiiley, ayaanle mahadsanid wareysiyada qiimaha badan aad qaadid nabadeey!

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa runtiis ex M/weyne Waare hadi Cadaalad ay tahay taas waa un la siiya Kuraasta sare 2daas beelood

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mymesqad9819 haa waare waqtiga ayaa kahiiliyey waa rugcadaa mudan in lagu badalo booska uu fadhiyo madaxweyne ku sheegan jiran ee madaxtooyada mooda guriga hooyadiis

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 2 ปีที่แล้ว +1

      @@johnahmedgeli9655
      Waryah,ebyoloh,hacayin
      Madaxweynah,waxuuh,
      Iskuh,dhajinayo,kursih,majirtoh,ee,waxuuh,sogayah,intah,u,imanayo,madaxweyneh
      Badalah,ee,dorashuh,kuh
      Yimid,dorashunah,kubixin
      Hadih,ladoran,wuuh,tagin
      Hadih,ladortanah,waa
      Madaxweynihiih,somaliyah
      ee,waxabah,kuh,hanjabin
      Filah,somaliya,waxah,iskaleh,had,bah,madaxweynih
      Ladortoh
      ,ee,mahan,meley,layih,khabil
      Waa,mal,u,dhaxeysah,
      Madaxdah,dowladah,

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 2 ปีที่แล้ว +1

      habiibo ali walaal raali noqo hadii aad xanaaqdeyafsomali maku baraa sida loo qoro?🤣🤣

    • @amiinyare4608
      @amiinyare4608 2 ปีที่แล้ว

      @@johnahmedgeli9655 ku caawi si ay Af Somali fcn uso qorto reernima madax martee.

  • @mohamedm.5792
    @mohamedm.5792 2 ปีที่แล้ว +14

    Thanks Hanalaato. Ilaaheey Somaaliya ha usoo diro adoon ka cabsada oo sharafta wadankaas soo celiya.

  • @issaomar6367
    @issaomar6367 2 ปีที่แล้ว +15

    Hanoolato iyo ayaanle hore usocda madaxweyne WAARE WAA GEESI ALLAHA XAFIDO

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 2 ปีที่แล้ว +1

    Do we believe waare today or yesterday?

  • @higlaalemedia5534
    @higlaalemedia5534 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato nolalal dheer

  • @ibrahimgabose7953
    @ibrahimgabose7953 2 ปีที่แล้ว +6

    Absolutely right person waan wataa ninkan

  • @smhassan1000
    @smhassan1000 2 ปีที่แล้ว +14

    excellent interview of well informed Somali Wiseman by learned Journalist-Good job Ayaanle. You're one the few Somali Heros of 21st century

  • @MIMU米姆
    @MIMU米姆 2 ปีที่แล้ว +3

    Waare is back. Waare Waa aqoonyahan wax badan og. Hanoolato guuleesta adingana

    • @fnw8688
      @fnw8688 2 ปีที่แล้ว +1

      Somali runta ma raba wa leeska indha diira wax kaste lkn runta aya ah Somalia wax ka socodo Doorasho laguma tiilmami karo

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Ayaanle geesi wadani ah waxaad jeceshahay Allaha kuu fududeeyo
    Oo ay ugu horayso shaqada aad Daljaaga iyo Dadkaaga u hayso nabad iyo horumar
    Guul Geesi.
    Waare waa nin aragti dheer oo leh siyaasad baaxad dheer iyo hogaamin
    Wanaagsan.(🇸🇴Soomaali Ha Noolaato🇸🇴)
    🇸🇴🙏👍 Soomaali Ha Israacdo))🇸🇴🙏👍)

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +25

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir❣💞💖

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 2 ปีที่แล้ว +1

    Afkay kaga soo hartay

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 ปีที่แล้ว +3

    FARMAAJO NIN LAMIDA LAMIDA SOMALIYA MADAXWYNE KAMANOQON
    MASHALAAH 95% SHACABKA TAGERSAN GUUL IYO GOBANIMO.

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      Dhiladii ku dhashay ayaa farmajo mujri. Jecel

    • @mohamedhashi5492
      @mohamedhashi5492 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakisse4277
      DADKA WAA XOR EE FIKRAD DADA SOO QOR HADII QOF SHACABKA FARMAAJO TAGERSANYIHIIN
      WAA MAXAY CAYDA. THE SYLISH PRESIDENT OF SOMALIA WEL RESPECTED AROUND THE WORLD IS FARMAAJO SO WHAT.

  • @zeinabmohamud2808
    @zeinabmohamud2808 2 ปีที่แล้ว +5

    Maahmaah soomaaliyeed: lax dhukan abaar moog.

    • @hassanhaji9618
      @hassanhaji9618 2 ปีที่แล้ว

      Waraysiga xaaladaha ee uu ka hadlo madaxwayne Waare waan sugaaaa!!

  • @yacquubomar7513
    @yacquubomar7513 2 ปีที่แล้ว +2

    horey usoco imboow ayanle xusen abdi

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 2 ปีที่แล้ว +1

    MW Mohamed Waare, waa xog-ogaal yaqiinsan wixii dalka iyo dadka Soomaaliyeed!

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 2 ปีที่แล้ว +1

    Dowladnimada waxayba ku bilaabataa sidaan iyo siyaroo kasiiwanaagsan oo lagudaro waxbadan ayaa laga fahmi karaa Mohamed Abdi Waare waraysigiisa waxbadana waa laga,dheefayaa waa hadii Somalinimo jiritaankeeda iyo dowladnimadeeda karabo aad iyo aad ayaan ugu mahadsan tahay Ayaanle Waraysigaan cajiibka ah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +1

    Misaanka xasanaadka Allah ha idiinku daro Dr maxamed Waare iyo Wariye Ayaanle waraysi qiimabadan oo muhiim u ah umada somaaliyeed.

  • @Yutube_shortz
    @Yutube_shortz ปีที่แล้ว

    Former president Mohamed Abdi Waare.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 ปีที่แล้ว +3

    waare waligaa waar

  • @mohamedjaliilmuumin4582
    @mohamedjaliilmuumin4582 2 ปีที่แล้ว +2

    M.W WAARE waa nin cod kar aha oo wax badan oo wadanka ka socdo xog ogaal u aha

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi5369 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cumar Cabdirashiid waa xalka maanta badbaado u noqon kara Soomaaliya Ayaanle, waa ra''yigaya' !

  • @rujaalhassan1912
    @rujaalhassan1912 2 ปีที่แล้ว +7

    NINKAAN WAA ODAY SOOMAALIYEED, MASHA ALLAH

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah X.MD H SH waare waa libaax hadalkiisa kama dhargo ayaanle ninkan marwalbo noo casum

  • @BakerZz
    @BakerZz 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah thanks information

  • @sultanabdirahim4045
    @sultanabdirahim4045 2 ปีที่แล้ว +16

    Great man I like the way he explained

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +2

    wareysigaan bal aan dhamaystirto insha dhexda buu ii marayaaye

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 2 ปีที่แล้ว +15

    Masterpiece! The most important interview. Why? It provided foods for thought for futureSomalia!

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa geesi waxgarad ah

  • @abdirahimsh
    @abdirahimsh 2 ปีที่แล้ว

    Best interview on Somalia...

  • @bakarlove9798
    @bakarlove9798 2 ปีที่แล้ว +3

    Best somali youtuber

  • @abdiahm9184
    @abdiahm9184 2 ปีที่แล้ว

    Labo mooryaan baa isheshey

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaqo wacan brother

  • @abdirahmanahmed8040
    @abdirahmanahmed8040 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa runtiis

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +10

    Waare waa rijaal 💯waanku wataa mudane ✅🙏

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 2 ปีที่แล้ว +3

    Madaxweyne xasaan shiikh mahamuud ayaa idiin shegay farmajo waxuu yahay

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 ปีที่แล้ว

    walee rag nima ma heefarmaajo waalagugu qasaare waare jir joog xilkasbaa yahey illaahey ha noo kaa daaye keydbaa tahey

  • @shuremofficial8570
    @shuremofficial8570 2 ปีที่แล้ว +2

    Xikmadi oo qof ah

  • @StrawberryNuke_
    @StrawberryNuke_ 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllh Abti waxa tahay siyaasi way

  • @mamasomaliyeed8202
    @mamasomaliyeed8202 2 ปีที่แล้ว +5

    Maansha alaah waare waa ninka aan ka gaban runta soomaalida runbuu usheegey dhibta halkey kajirtey taabtey qosol leh kan ookale lagama daalo noolaada ayaanle iyo madaxweyne cabdi waare horey usocda guul insha alaah

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 2 ปีที่แล้ว +4

    thank you Ayaanle

  • @maxamedcabdi7769
    @maxamedcabdi7769 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore asc bahda hanoolaato
    galmad yar oo dardaaran,ah mudane ayaanle huseen abdi muuqaalada aad sameeyso maalmahaan danbo codka waa hooseeyaa ee dib yeeysan unoqon

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +36

    Great interview thanks ayaanle Hussain for your honest and effort this your program media we love it the story most revealed true and transparency democraticsm our country at all us, most important part of human mind and daily activities is to speak freely.
    those who understood constitutional and political concepts most speak to true the nothing then true.

    • @yayaabdi
      @yayaabdi 2 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely 💯..we need more young leadership like Brother ayaanle.. masha Allah . And every citizen should had to exercise freedom of speech and conference.

    • @abukids2176
      @abukids2176 2 ปีที่แล้ว +1

      Mana anaa Moodey mise waasuu usheegay Mudena Waare (Qarankii Farmaajo wuxuu katuurey Qumayo Tuur.

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 2 ปีที่แล้ว +2

      This guy waare is hypo-critic when he was in power he did nothing for the people from hirshabeele ,

    • @yayaabdi
      @yayaabdi 2 ปีที่แล้ว

      We

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah, Madaxweyne Waare falanqeyntiisa waa xaqiiqda dhabta ah ee dalka taal. Waana nin si daacad ah arimaha dalka uga hadla.

  • @naaneeysh.samsam2558
    @naaneeysh.samsam2558 2 ปีที่แล้ว +3

    Hanoolaato wmahadsantahay newska. Mashallah

  • @wizzkaliil874
    @wizzkaliil874 2 ปีที่แล้ว +4

    The only legend Dr waare keep upp

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali wali rag baa jooga. Waare aqoontiisa ha laga faa’ideysto

  • @shakivfarah9468
    @shakivfarah9468 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi I love this guy waare

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah Mr waare

  • @massadmoallimhj2738
    @massadmoallimhj2738 2 ปีที่แล้ว +4

    Kheyr badan ALLAH heydinkuugu bedelo Adiga iyo MW Waare. Waxey noo ahayd Iftiimin Caqligeenii, Maskaxdeenii, qofnimadeennii, dadnimadeenii, iyo nolosheeniba. Fadlan noo soo badi, ALLAH have anfaco.

  • @yusufismail7885
    @yusufismail7885 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa masuul ka ah xulista Baarlamaanka , ma madaxweune Farmaajo ayaa Mas'Jul ka ah mise ragii waare saaxiibadiis fadhiyaan weeyaan

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc viva7up shaqsi wax og yeeeeelli mayo sax

  • @hassb.a.8937
    @hassb.a.8937 2 ปีที่แล้ว +2

    Please bring FARAH MAALIM .......

  • @alihaji653
    @alihaji653 2 ปีที่แล้ว

    Mr. Ayaanle wll marwalba waxaad ka sheekaysaa xumaanta nabad iyo nolol.
    Ma weyday wax wanaaga oo aad ka sheegtid?

  • @mohamedabdiaden3602
    @mohamedabdiaden3602 2 ปีที่แล้ว +1

    Wali ma arag adigoo wanaaga soomaaaliya ka hadlaayo .Nairobi soomaali maaha ee Mogadishu imaaw oo wareeyso cidi aad rabto.Mucaaradka waxa dumiya haa wareeysanin maalin kasta.Somalia qof uma istaagayso hormar ayaa kajiro dadka jooga way kuqanacsanyahiin sida ay wax usocdaan.

  • @aweisabdulleali2666
    @aweisabdulleali2666 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle waad inaga qastay su,aashii kaftanka sxb (Maxaa faaido ugu jirta Farmajo in lakala adkaado?)

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +14

    Waakan waare #SOMALI_WISDOM_MAN

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 2 ปีที่แล้ว +8

    Subxanallaah Wanaaga Allaah hayna tuso damuu wixii jira ee wanaaga ku dafirayaa?

  • @yasinabdullahimalin4076
    @yasinabdullahimalin4076 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Ayaanle adiga iyo hanolaato waxaa inoo tihiin Iftin waqti fican inoosoo baxay.
    Mida kale asiga shaqsi ahaa Siyaasiyinta soomaaliyeed waxan 100%tagersanahay oo aan kudaydaa Mudane Madaxweyne Mohamed Abdi Waare.
    Waa qalbi kahadal oo naxariis iyo damqadho umuujinayo dadkiisa soomaali iyo dalkiisa hodanka ah.
    Allow idin dhoor.

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 ปีที่แล้ว +1

    Framajo Madaxaa looga jiraa. Fahad yasiin ayaa ibtalo ku riday Faramaajo.

  • @aliabdi6769
    @aliabdi6769 2 ปีที่แล้ว +2

    Way saxan yihiin wayo wadanku wax wanaagsan ma so marin dhalinyaradu wa firsh marka odaysha halaga taquluso

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว +7

    Ikraan tahliil, waa in ay cadaalad hesho.