CabdiSataar Xasan Cali - Waxaan la qaxay Maxamed Qanyare ilaa tuuladdi uu ku dhashay ee Derri

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 446

  • @Ftun1422
    @Ftun1422 8 หลายเดือนก่อน +42

    Mahadsanid CabdiSataar. Sidad abahey Maxamed Qanyare ujeclayd runtana ugasheegtay illaahay haku jeclado, Jazakalah qeyr

    • @caydiidsiciid2486
      @caydiidsiciid2486 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wll ma abaha ayuu ahaa qanyare

    • @yusufabdirisaaqabdullahi7747
      @yusufabdirisaaqabdullahi7747 8 หลายเดือนก่อน +1

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 8 หลายเดือนก่อน +2

      Aabaha mooryan hoogamiye kooxeed ah ayuu ahaa dhiig muslim daadiyay adigana xoolo xaaraan ah ayuu kugu soo koriyay fartuney

    • @Ftun1422
      @Ftun1422 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@aragsan6552​ada xaarami wax matare ah. Aabahay mataqanid weligana mad arkin ee afkaga mooryan haku soo tagan wax yahow aan xishoon

    • @Ftun1422
      @Ftun1422 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@aragsan6552​ Ada xaarami wax matare ah. Aabahay mataqanid weligana mad arkin ee afkaga mooryan haku soo tagan wax yahow aan xishoon.

  • @sidramrk
    @sidramrk 8 หลายเดือนก่อน +19

    Aderkey maxamed qanyare Allah u naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin waresigan o lama dhamo e qanyare inta rag ah o lasocotay waa lawada yaaqanaa e filinkiina eyes ayaa cunay e ka lexda marxuunka maxamed qanyare

    • @maxamedaxmedkulmiye1974
      @maxamedaxmedkulmiye1974 7 หลายเดือนก่อน

      😮😮😅😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😅😮😮😅😮😮😅😅 14:26 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 14:43 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😅😮😅😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮 16:04 😮😅😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😅😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅

    • @maxamedaxmedkulmiye1974
      @maxamedaxmedkulmiye1974 7 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😅😅😅😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😅😮😅😮😮😮😮😅 17:45 😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😅😅😮😮😮😮😮😅😅😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😅😮😅😮😮😮😅 18:27 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮 18:44 😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😅😮😮😅😮😮😅😅😮😅😮😮😮😮😮😅😮😮😅😮😅😮😮😮😅😮😮😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😅😅😮😮😅😮😮😅😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😮😮😮😮😮😮😅😅😮😮😮😮😮😮

    • @maxamedaxmedkulmiye1974
      @maxamedaxmedkulmiye1974 7 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😮😮😮😮😅😮😅😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😅😮😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaanle hal mar kale fursid cabdsitar waxaan jeceladay suasha ugu dambeysay sidu u cabdsitar ugu jawabay. Mahasanid ayaanle 😊❤❤❤❤❤❤❤ may allah bless you amin amin yaa rabbi jazzakallah kheiran

  • @Tabsiir
    @Tabsiir 8 หลายเดือนก่อน +19

    Allahu naxaristo adeerkey M qanyare

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 8 หลายเดือนก่อน

      Maya Maya kaas anigaa cadaabta Jahanamo kusoo arkey😊

    • @sucaadmaxamad1484
      @sucaadmaxamad1484 8 หลายเดือนก่อน

      Hogaamiye koo xeed buu ahaaa

    • @Tabsiir
      @Tabsiir 8 หลายเดือนก่อน

      @@sucaadmaxamad1484 masuul umadeed waye

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 8 หลายเดือนก่อน +22

    ALLAHA U NAXARIISTO MARXUUMKA MOHAMED QANYARE AFRAX AAMIIN YAARABIL CAALAMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa la yaableh ninkaan waxa uu ku leey yahay Somalia ayaan ku dhashay sidaas na af Somaliga gaja gaja buu ugu hadlayaa, aniga waa yaabe dadka sida ninkaan noociisa af Somaliga gaja gajada ugu hadlaayo muxuu yahay, ma Oromo af Somaliga bartay oo anaga shoow noo dhigaayo mise wax kale baa jiro??? Waar ninkaan yaa yaqaano inuu Somali yahay iyo inkale.

    • @Ahmed_-_Halista
      @Ahmed_-_Halista 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@audijooyjoy7976information ka uu hayo iyo name and data oromo miyaaaa 😂😂

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@audijooyjoy7976af somaliga kan aad ku hadasho oo keliya miyaad moodey. Sooma ogid deegaan kasto lahjad u gooni ah inuu leeyahay. Mida kale somalinimadisa ma adigaa u goaaminaayo.

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 8 หลายเดือนก่อน

      @@sucdiosman8337 Eelay iyo Oromo, Soomaali uma aqaano sababto ah luqadoda waa isku mid lama fahmi karo, Eelayda waa itoobiyan soo dhumay oo SOMALIA ku dhex warersan balayo tugsi

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 8 หลายเดือนก่อน +9

    Greatly and good interview ayaanle iyo abdisataar

  • @abshirali313
    @abshirali313 8 หลายเดือนก่อน +12

    Allaha u naxariisto Maxamed Qanyare Afrax

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha u naxariisto. Adeerkeey maxamed qanyare afrax.

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaanle iyo hanolaato wareysi xiiso badan thanks walal from hargeisa

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 8 หลายเดือนก่อน +2

      Maxa ka taqaan waxa laga Sheekeynayo adoo reer Hargeysa 😂😂😂

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@esmaderiya9229waa qoslay wlhi 😂 see waxyeeshy 😂
      xaafada raaderka iyo xeroyinka markii la sheego wuu ku wareera looguna sii daro deri, jowhar,balcad, ceelbuur iyo tiyeeglow 😂
      Maxay tahay waxan uu dhahaa kkkkk

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@esmaderiya9229rer hargeysa soo soomaali Maha mideda kale qabqablayashan ragii abuurey oo dowladiii kacaanka ridey soo rag rer waqoyiya machan.

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@esmaderiya9229hargeisa qaxoonti ayuu ku joogaa deyniile ayuu kasoo qaxay

  • @mraazaa
    @mraazaa 8 หลายเดือนก่อน +4

    Muuse suudi, Cabdi Qeydiid iyo dhamaan waxii hogaamiyo kooxeed ahaa soo wareyso. Hanoolaato mahadsanid

    • @abdik9002
      @abdik9002 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtiis wiilkan wan joogay meesha sh. Hoose

  • @Ahlu___kheyr
    @Ahlu___kheyr 7 หลายเดือนก่อน +2

    Derri waa dagmadeyda allow guuley❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤

  • @WardaDaahir-t5k
    @WardaDaahir-t5k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdisatar illahay caqliga Haku barakeeyo

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waa wax fiican si daacad ah in looga hadlo wixii dhacay sidey dib noogu soo noqon. Waxaa Dalka ka kacay Jabhado Jabhadii qaar baa Shacabkii beegsaday oo Dalka burburkiisiina ku suntan sida USC Fadlan umadda usoo gudbi. Shukran.

    • @MohamedAli-ew4xb
      @MohamedAli-ew4xb 8 หลายเดือนก่อน +1

      What about kuwii xukunka isku dhajiyay oo shaar dowladeed dadka kuleen jiray boo guryaha kala bixi jiray oo ayaga waxaas soo ma dhalin dadkii xaqooda udirika ahaa inkastoo laftirkooda wax bdn qaldeen lkn waxaas dhan masuuliyadooda waxaa qaadaayo kuwa shaar dowladood umada ku xasuuqay

    • @kanxgdgsa
      @kanxgdgsa 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa dalka burburiyey ninkii xukun la wada lahaa boobey ee haddana yiri ka degi maa. Orodkiina qoxooti Nigeria ugu dhintey.

    • @SomaliPeaceAssociation
      @SomaliPeaceAssociation 8 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa ciidan u ahaa kuwii ceyrsaday. Yaa shacabka xasuuqay kuwii u shaqeen jiray Dowladdaa. Runta waa la isku cafiyaa. Shukran.

    • @kanxgdgsa
      @kanxgdgsa 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@SomaliPeaceAssociation Hadalkaagan dambe garsoor iyo caddaalad baa ka muuqata. Waynu isla wada waalannay ee Ilaahay waddanka haynoo wanaajiyo.

    • @SomaliPeaceAssociation
      @SomaliPeaceAssociation 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin Aamiin ALLaha Dalka noo wada Hagaajo ALLaahumma Aamiin annana dadaal baa lanaga rabaa Insha ALLaah iyo Isjaceel, isutur iyo isgacan qabad Insha ALLaah. Shukran.

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 8 หลายเดือนก่อน +4

    Allha unaxariisto

  • @shijo2055
    @shijo2055 8 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ifiyoaqiro2555
      @ifiyoaqiro2555 8 หลายเดือนก่อน +1

      Nacaladii ilaahay ayaa kudhacday Somalia

    • @Keydka
      @Keydka 8 หลายเดือนก่อน +1

      Is'ilaali, adiga kkkkkk

    • @shijo2055
      @shijo2055 8 หลายเดือนก่อน

      @@ifiyoaqiro2555 ( يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنْفُسِهِمْ لا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ ) يقول: لا تيأسوا من رحمتي, 🤲😢

    • @SomaliPeaceAssociation
      @SomaliPeaceAssociation 8 หลายเดือนก่อน +1

      آمين آمين اللهم آمين. شكرا.

    • @SomaliPeaceAssociation
      @SomaliPeaceAssociation 8 หลายเดือนก่อน +1

      آمين آمين اللهم آمين. شكرا.

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 8 หลายเดือนก่อน +12

    Waa barnaamij aad iyo aad muhiim u ah. Xusuusin Shariifka waxaa la doortay January 31-keedii 2009 ee lama dooran dhammaadkii sanadkaasi.

    • @mohamedibrow6597
      @mohamedibrow6597 8 หลายเดือนก่อน

      Doorshadaasi uu tilmaamay waa midowgii maxaakiimta, laakiin bishii labaad ee sanadkaas itoobiyaan ayaa xamar ka talinayey.

  • @aaziyajiciir2019
    @aaziyajiciir2019 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alllah

  • @abdirahmanmursal5509
    @abdirahmanmursal5509 8 หลายเดือนก่อน

    Walaalow na daa!!!!!! Mashaqayneyso!!! Aan is Fahano maryooley!!’

  • @abdirahmanabdilahi4493
    @abdirahmanabdilahi4493 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u Naxariista Qanyare ' Geesi Itoobiyaanka Neceb ayuu ahaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 8 หลายเดือนก่อน +17

    Qanyare afrax allah ha unaxariisto 😢

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 8 หลายเดือนก่อน

    Intii dhimatay Allah ha u naxariisto🙏

  • @mahadcartan7442
    @mahadcartan7442 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto adeerkey maxamed qayare afraxe

  • @cawaaleofficial5930
    @cawaaleofficial5930 หลายเดือนก่อน

    allhunaxariisto aderkey mohamed qanyare afrax ligansi ka tagye

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 8 หลายเดือนก่อน +2

    Adoonkaas alle ilaahay ha u naxariisto dambigiisana ha dhaafo balse aaqiro waraa jiraa iyo xisaab tolow ayaanlena ma meel ba day buu ku soo koray weysaga wareysiguusu xumaanta dadka ku faafiya oo ku raaxeysta alow sahal

  • @abdisalam6804
    @abdisalam6804 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allha u naxaristo m. Qanyare

  • @mohamedalijama31
    @mohamedalijama31 8 หลายเดือนก่อน +18

    WAREYSIGU WAA LIITAA!!

    • @ifiyoaqiro2555
      @ifiyoaqiro2555 8 หลายเดือนก่อน +2

      Adigey kulatahay

    • @nasteehomahamed1112
      @nasteehomahamed1112 8 หลายเดือนก่อน +3

      Murursade naceeba ka buuxa warka wuu so gabina

  • @aymanxasan2833
    @aymanxasan2833 8 หลายเดือนก่อน +2

    Prat 2

  • @Moha-AkVlogs-j1j
    @Moha-AkVlogs-j1j 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dugsi shanaad hada wa lagabadalay kwrn IFIS ladhaha
    Xadeydii aan kusokoray masha allah

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto qanyare

  • @AxmedJigjiga
    @AxmedJigjiga 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla yarahma geesi qaran buu ahaa

  • @Boosh-dz5rx
    @Boosh-dz5rx 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto qanyare lpx

  • @HassanAhmed-wj6dg
    @HassanAhmed-wj6dg 5 หลายเดือนก่อน

    Maxamed qanyare alle ha unaxaristo waxuu ahaa boqor somaliyed.

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 8 หลายเดือนก่อน

    hanoolato hurdadha kakac ❤❤❤

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed qanyare Ebbe ha u naxariisto

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 8 หลายเดือนก่อน +7

    Allaha unaxariisto qabrigiisana allaha uwaasiciyo
    Geesi maxamad qanyare afrax

  • @Keydka
    @Keydka 8 หลายเดือนก่อน +3

    Part 2 , thanks [ ! ]

  • @Ubaxnimco
    @Ubaxnimco 8 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAAH U NAXARIISTO ODAYGAA,,WAX KALE KA SHAQAYSO EHELU QABUURKA MAA KA LEEXATID ILAAH AA IRSAAQAD KUU HAAYO AFAARAHA QOYSKA KA LEEXO

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxaristo

  • @abdirisaq3350
    @abdirisaq3350 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alha unaxrsto Ader Qanyare

  • @abdullahihassan2791
    @abdullahihassan2791 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allow abtigega unaxaresto ❤

  • @calideeq4265
    @calideeq4265 8 หลายเดือนก่อน +5

    Nin wax badan oog. Waayo arag daa yar. ABDISATAR XASAN CALI

  • @mahadaweis9180
    @mahadaweis9180 8 หลายเดือนก่อน +3

    Part 2 ninkan legend waaye nin wax badan og

  • @mohamedtimacade5282
    @mohamedtimacade5282 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hanoolaato xigmadii waa ka dhamaatay

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 8 หลายเดือนก่อน

    Taariiq badanbuu inoo bayaaniyay
    Walaal Abdizatar xog ogaal utahay arimo muhiim ah✅

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 8 หลายเดือนก่อน +8

    Hanoolaato inuu hurdaysanyahay ma moodaa maanta? 😊!!!!
    Muxuu waraysiga u jaray asagoo meel fiican maraya!

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 8 หลายเดือนก่อน

    C sataaar illah haku xafido nin caaaqil ah tahay

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma arko nin dhahayo illah hakajaziyo dhibki ay geystey lakiin nasib wanag illah wa cadallad wana kajazinkaraa wana cafinkaraaa

  • @kassimahmed3207
    @kassimahmed3207 8 หลายเดือนก่อน +4

    Asc Walaal
    Ayaanle nin maqaam Leh oo dad maqaam Leh xog kasoo gudbiya tahay waxaa iga waano ah ninkaan oo kale wareesigiisa inaadan soo gudbin inshalah. Wax aan ka faaidnay malaha waqtiga uu Naga lumiye.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 8 หลายเดือนก่อน

      Yaa kugu qasbay inaad daawato

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan 8 หลายเดือนก่อน

    Cunno kariye wayn, maashaa allaah.

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 8 หลายเดือนก่อน +5

    Deyniile Murusade Qanyare Mareykana Ka Qeyliyay Tolkii liga beeray❤

    • @abdulaahixasan1900
      @abdulaahixasan1900 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saciido-j2d
    @saciido-j2d 7 หลายเดือนก่อน

    magaalada moqdisho nabadeeda wa kaso shaqeyay alaha unaxariisto

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 8 หลายเดือนก่อน

    Wallee qaadun qeyr leh matihid

  • @NuuneAliCiize
    @NuuneAliCiize 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 8 หลายเดือนก่อน +3

    Eelay oo dhan wax quality leh ma ahan

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 8 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaa u cayneesaa edeb daradaada

    • @bonfire7803
      @bonfire7803 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdallamohamed5941 eelay in ad tahay sida ad u kululatay ayan ka gartay Somalia imbarresment ayad ku tihin eelay bilaa nasab

    • @bonfire7803
      @bonfire7803 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdallamohamed5941 eelay 6 gobol tuugsi u joogo uma xumid ee cuntada ha lagugu tijaabiyo raali ayad ku tahay wax na lagama qaban karo

  • @MohamedHassan-b2k8p
    @MohamedHassan-b2k8p 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkan warkiisa waan dhuuxay ugu 90% warkiisa waa run

  • @ramadaanyare723
    @ramadaanyare723 8 หลายเดือนก่อน

    Alla yaraxma qanyare

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 8 หลายเดือนก่อน +7

    Xataa Prof M. Ingris kanaa ka benbadan

    • @_xordage
      @_xordage 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhhhh

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 7 หลายเดือนก่อน

    Arinka. Somaliya. Ilaahay baa. Haya

  • @sayidaxmed1655
    @sayidaxmed1655 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaanle Jaajuus waaye.

  • @abshirali313
    @abshirali313 8 หลายเดือนก่อน +1

    H noolaato

  • @MaazinBro
    @MaazinBro 8 หลายเดือนก่อน +1

    faaan badanaaa

  • @afitaaxronaldo7954
    @afitaaxronaldo7954 8 หลายเดือนก่อน

    Lkn wuxuu ka tagay in diri oo kula shiray odayaal murusade oo ku dhahay murusadoow dhulkiina difaacda ama waxaad arki doonta adinkoo ka haray umada oo diyaarado nigula duqeeyn doono 😢waana dhacday legend maxamed qanyare ❤😮

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 8 หลายเดือนก่อน +3

    This guy is a celebrity of his own , but nevertheless he got what he wanted , truly Advertised.
    Truly he had quite experience of his time .

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 8 หลายเดือนก่อน

    C.Sataar Reer Daamyeerey waaye

  • @maxamedali1382
    @maxamedali1382 8 หลายเดือนก่อน

    kan lkn waa elaay

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana Allah markaa ma somalibuu muhiim u ahaa mise Gaalo😂😂😂😂😂
    ALLAH ayaa mujaahidiin u soo diray oo Bursatay❤❤❤

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir 8 หลายเดือนก่อน +1

      Markaabuu FARMAJO caayaa isagoo xoolo xaaraana

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 8 หลายเดือนก่อน

    Waa wadan waraabaha
    La siiyey
    Ciil badanaa
    Aaway Aqligiidii

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 8 หลายเดือนก่อน

    Hanolato wan somanahay ha i dambajin

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 8 หลายเดือนก่อน +6

    Waa.runtiis.mareykan.asagaa.tagera.shabaab.lakin.mareykan.iyo.shabaab.iyo.cadawga.soomaali.alle.haqabto.qabasho.daran

  • @faham6920
    @faham6920 8 หลายเดือนก่อน

    Xoolaa tahay abdisatar

  • @hassanmuktaar1198
    @hassanmuktaar1198 8 หลายเดือนก่อน

    Ha noolaato inaad ka wareysato maba aha

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 8 หลายเดือนก่อน

    Euro 1

  • @mushtaaqproduction
    @mushtaaqproduction 8 หลายเดือนก่อน

    Qan yare waxa ka hureyay bashiir raage

  • @cabdishakuursaalaween6209
    @cabdishakuursaalaween6209 8 หลายเดือนก่อน

    Odasoomakiyed caqli usaaxiba ayuu aha aragti fogna leh maxamad khanyare afrax alaha unaxaristo ayaan lenahy

  • @aadamosman4641
    @aadamosman4641 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maraykan haduu xal haayo 20 Sano meeshoow joogey maxaliyey mise waaa ku fashilmey kkkk
    Xall Alle Ayaan haayo
    Ee ilaahoow umadan soomaaliyeed
    Xall deg deg ah ukeen
    Adigey Arintaada kaf iyo nuun tahay Aamiin

    • @mohametdacar6568
      @mohametdacar6568 8 หลายเดือนก่อน

      Maraykanku isaga filmkan ka danbeeya❤

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 8 หลายเดือนก่อน

    Haawey xikmad yaraa

  • @hassanmuktaar1198
    @hassanmuktaar1198 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle interview gan happy kuma aha fiiriya wijigiisa

  • @DoctorAhmedYusuf
    @DoctorAhmedYusuf 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan umaleyna abdisatar inu wareeysiga wax badan hadlo inu rabay lakiin ayaanle aya gabagabeeye 😂

    • @kmimibram1280
      @kmimibram1280 8 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅muxuu Ka hadlaaa waxba ma hayo ninkaan wareysigii ugu liitay hanoolato

  • @qadarbile7040
    @qadarbile7040 8 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA U NAXARIISTO MARXUUMKA MAXAMED QANYARE AFRAX

  • @AbdiAden-o8k
    @AbdiAden-o8k 8 หลายเดือนก่อน

    Waan yaraa ku halaa

  • @mowlidshale5790
    @mowlidshale5790 8 หลายเดือนก่อน +22

    Gacaan maris part2

  • @TimmyJilk
    @TimmyJilk 8 หลายเดือนก่อน

    Qanyare allaha unaxaristo waxan Ku amanaya Malin uu nin Oday ah iyo gaarigisaa eey so afduubteen nimanka moryana ayago raba iney u aargudaan nin murusade ah oo baaburey ah oo ey afduubteen aadba uyara lkn ma ilaawin hadalkisi malintas uu dhahay ragu raga ka aargutaan ee marasta madilaan ayuu yiri

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 8 หลายเดือนก่อน

    Ben badana berka caro ku goysay alaha u naxariisto walalkey

    • @haldoormedia6355
      @haldoormedia6355 8 หลายเดือนก่อน

      Sahro wilkan iyo maxamed qanyare waxa Eey isu yihin mataqana Horta adiga

  • @ilhaancabdiraxiim8633
    @ilhaancabdiraxiim8633 8 หลายเดือนก่อน

    WaraabaHa waaaguus macaaanyiHiiiin😢

  • @LCDBRANDHOME
    @LCDBRANDHOME 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi waan ka xumahay in shacabka somaliyeed kooga siyaasiga iyo ka shacabkaba ah in in badan oo kamid ah ayna war ka ahayne waxay kudhex jiraaan, hadan si kale udhigo masrixiyada ama flimka aw matalayo anan war kahayne sida wiilkano kale. Hadanan cashir kabarana waxyabahii kadhacay dalka hadaan cashir kabarani waynana waxaan kusii dhex jiri doona mugdi iyo ciyaartas.

  • @abdirizakrg
    @abdirizakrg 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waraysigii iigu qosolka badnaa 😂😂😂😢

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 8 หลายเดือนก่อน +5

    Somali kuli wada shisheeyey uwada shaqeeyaan xoogaa shilimaan ah ayey dalkii siisteen!!

  • @shukridirie8518
    @shukridirie8518 8 หลายเดือนก่อน

    Willkaan waa sax maraykanka ay ku xirantahay xalka Somalia.

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wax ku dhex jiro malahane Ee part 2 hanagu soo dayn ❌

  • @saacidfeysal6396
    @saacidfeysal6396 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhy waa nin wax badan u soo joogay

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cunta dhadhaminta ayuu ku dheeraaday.

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 8 หลายเดือนก่อน

    QANYARE, MUUSE SUUDI, CUMAR FINISH, CABDIRASHIID ALQAYTE, BASHIIR RAAGE.....MAGACYADAAD YADAANTAYDII AYAAN AAD UMAQLI JIRAY QAAR KALENA WAAN ILAABAY, WAQTIGAAN KAHADLAYANA WAA 2003..2006

    • @mohahanad8870
      @mohahanad8870 8 หลายเดือนก่อน

      Isman caato abdiqeybdiid nuur daqle garam gaaram dabageed dalka nimankaan aan wada sheegnaa halaageen

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohahanad8870 niyow midkale wuu jiray la odhan jiray axmed dheere mise cali dheeruu ahaa waan ilaabay sxb

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayanlow nagamadan xiishoon

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 8 หลายเดือนก่อน

    Maxamud itoobiya wuu necbaa waligii .wuxuuna nin hal adag saxiibtinimadana iyo dad la naqankana ku fiican . ilaahay ha u naxariisto

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 8 หลายเดือนก่อน

    IN LAMASAAFURIYO KHAWAARIJTA WAA KUSAXNAAY MAXAMED QANYARE WALOW HADA LALAAYEY MADAXDOODI BALSE WELI WAXAY NOOGA TAGEEN RAAD XUN WELINA SIITAAGAN

  • @zizuofficial2441
    @zizuofficial2441 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wa waresigi ugu liitay ugu benta badna oo an waligey arko😊

    • @JEGO.512
      @JEGO.512 8 หลายเดือนก่อน

      wlh waa run aniga u joogay inta uu sheegay tolkiisane kamid ah qanyre AUN marka adiga oo kle oo waxbo garaneen tuulo ku kor ah qofne kuma weeydiineydo run iyo been, waxaani waa wax dhacay o taariikhda gashay inuu noolyhay miyaad mooday hhhhh waxbo ha nixnixin.

  • @abdikafaarabdirahman6069
    @abdikafaarabdirahman6069 8 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato Waa wareeigii ugu liitay ee an wayhaan araky

  • @abdulaahixasan1900
    @abdulaahixasan1900 7 หลายเดือนก่อน

    Bismilaahi kan been badanaa