WAREYSI #1- MAXAMED CABDI WAARE- WAXA LEYSKU HAYSTO WAA MASIIRKA DALKA, MA' AHAN DOORASHO!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

ความคิดเห็น • 698

  • @Iazuz
    @Iazuz 3 ปีที่แล้ว +7

    Great interview .. great talk with Ex president MAXAMED CABDI WAARE

  • @hajibashir8357
    @hajibashir8357 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayaanle mahdsanid waliga umada Somaliyeed sida ugu adeeg❤❤🙏🇸🇴

  • @ismaelabdi5588
    @ismaelabdi5588 3 ปีที่แล้ว +5

    Interview aad u fiican waaye. President Waare waa in uu kamid noqdaa guddiyada dib u heshiisiinta markii lasameeyo.Thanks

    • @khadar0524
      @khadar0524 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax runtii ' sida uu noogu xog waramay' waa hadal meel loo raaceleh' insha allaah qeyr beey kudhamaandoontaa...

  • @M45_0
    @M45_0 3 ปีที่แล้ว +32

    Kuwi sida wadankena u curyaamiyay ayaa wli jooga, oo aan lala xisaabtamayn, sidaan ma mudneen inu ahado wadankeygu, xaq maha inyar oo qawlaysta inay mustaqbalkeega ku dheelan, iyo kuwa generation ka danbe. Wadankeygow inta dhiig somali jiro adiguna waad jiraysa oo hagaagaysa waliba. Long life 🇸🇴 Somalia🇸🇴

  • @QIShow
    @QIShow 3 ปีที่แล้ว +26

    Waraysigii ugu macaanaa ee aan ha noolaato ka daawaday over 2 years. Ninkan oo hadlay oo aan xigmad ku hadlin weli ma arkin

    • @sheekhhusen9857
      @sheekhhusen9857 3 ปีที่แล้ว +2

      Waare halagudaro ergada xalraadinta ummadda somaliyeed

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansha allah, waa nin oday ah oo waa arag ah, geesinimona u dheertahay Madax weyne Waare

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 3 ปีที่แล้ว +5

    Thank you very much mr
    Waare .l hope that u lead our country one day. Thank you again
    Mr

  • @abdiaziiz5381
    @abdiaziiz5381 3 ปีที่แล้ว +21

    Mw.waare waa ninka kaliya oo masuul Somali oo runta hadla.waana nin xigmad ku hadla.farmaajo ayaa amusiyey.waxuuna u qalmaa madaxweynaha somalia.ilaah ha ku dhowro.wereysigaga iyo hadalkaaga xikmada leg aad ayaan u jeclahay.cimri dheer.inshalaah...

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 ปีที่แล้ว

      Ada iyo ada Dr Waare

  • @koshinfarah9805
    @koshinfarah9805 3 ปีที่แล้ว +8

    Great interview really. Waare hadalkiisu waa isoo jiitay

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle barnaamijkaan hanoolaato aad ayoo u fiican yahay keep going brother

  • @yahyehaji9480
    @yahyehaji9480 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle wa mahadsan tahay .
    Mudane waare runti waa waayo arag , maantaan si fiican u bartay .
    Guuleeysta Ha noolaato team .
    💯👍🏿💝

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 3 ปีที่แล้ว +16

    Rabi Cimriga hakuubarakeeyo Mohammed Abdi Qof Runta Kudhiirada Wadanku Waa ubaahanyahay

    • @Abdishakorabdalla
      @Abdishakorabdalla 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll Keyow Subescribe isaar ❤❤

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 ปีที่แล้ว

      Dr Waare 👍

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva waare waa muwaadin daacad ah allaha xifdiyo tuugada ugu horeeyo farmaajo deni shiikh shariif axmed madooe lafta gareen iyo qoor qoor

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +25

    Aaaaaaaah wallaahi waan Calool Xumaaday Tuulo dhan oo Gaajo u dhimatay waxaasaa dawlad nimada noodiidan ilaa inkaaraa la kala galayee iyo Cuqubooyin Alloow Cuqubadaas naga Cafi Rabiyoow

  • @Jimcale4253
    @Jimcale4253 3 ปีที่แล้ว +19

    Wllhi in aanan garanayn muqalkan muqal igaga run sheegnimo badan
    There is no vacuum in the world
    SOOMAALIYEEY TASHADA

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว +13

    "Siyaasiinta Somali marka kursi xilka ka tegan Caqli saliim, ah yeeshaan..
    Xaqiiq badan inoo sheegay........

    • @ODEYTUURLEH
      @ODEYTUURLEH 3 ปีที่แล้ว +1

      Lol ma ila aragtey baahi u ka shekena asigana wu baqi raba

    • @omaralijarmal5389
      @omaralijarmal5389 3 ปีที่แล้ว

      waa su,aasha aan farta u taagtay Sxbow ☝🏾

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 3 ปีที่แล้ว +17

    Cabdi waare wuxuu istaahilaa in dib u heshisiinta somaliya in loo dhiibo waayo waa nin cilmigeeda leh.

    • @adenmursal170
      @adenmursal170 3 ปีที่แล้ว +1

      Kheyr allaha ku siiyo waad asiibtey ee intuu noolyahay halaga faaiideysto

    • @mohamedabdullahiosman2380
      @mohamedabdullahiosman2380 3 ปีที่แล้ว

      Xanta qaswadayaasha waxaa cadeyay waara sheekad waa waxaay tahay macnaaheyda ina Somalia gacan shasheeya aysan ka bixin

    • @kennedycornermuse3283
      @kennedycornermuse3283 3 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely waad asiibtay, halo dhìbo waare dibu heshiisiinta

    • @ahmgcis9042
      @ahmgcis9042 3 ปีที่แล้ว +1

      U are right

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahi waa halyey waligay ma arag nin saas runta utaabankaro.
      Aqoon dheer uma lihi laakiin waa Hogaamiye cilmi u leh dhibka na haysta!!

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 ปีที่แล้ว +15

    Waare waa waxgarad ee cimrigiisu ha waaro. Maansha'allah sidaas ma moodeyn.

  • @eagel143
    @eagel143 3 ปีที่แล้ว +21

    Thanks ayaalne I was waiting this interview

  • @ktm7117
    @ktm7117 3 ปีที่แล้ว +1

    Www Waare waa Oday Somaliyeed oo waaya arak ah. Neef people like him 💯🙏🏾🙏🏾

  • @AbdifetahIOmar-zd6gh
    @AbdifetahIOmar-zd6gh 3 ปีที่แล้ว +5

    Hanoolato was mahadsantihin Ayaanle barnamijyada xiisadaha Badan Ed and soo diyariso Malmahan Caadi ma Ahan howsha meesha Karsii wad

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 3 ปีที่แล้ว +11

    Wallee waare waa hadlay haddii wax lagu waano qaadan, somalina waa siduu u sheegaye waxaan xaqiiq ahayn laguma walaaleyn karo.
    Caawa ka horow DR. Waare maba aanan aqoonin.

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahi ninkaan aqoon uma lihi laakiin waa Halyey

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 3 ปีที่แล้ว +1

      Mansha allah, Waare oo kale ayaa dadka iyo dalku u baahan yahay. Uma lihi aqoon aan ahayn in aan Tv. Ka daawan jiray markuu madaxweynaha Hir Shabelle ahaa. Illahow ku xafid

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanmohameddirie2043 hiirshable hormar ayow garsiin lahay lkn Somalia ayow ka dhashay oo rabiin qof aqoon leeh, dacaada ah, runt sheeg ah

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Mr ayaanle
    You are good Somali man
    really. and thank you again

  • @NuhShogun
    @NuhShogun 3 ปีที่แล้ว +14

    This was insightful... great interview!

  • @maryansiyaad2135
    @maryansiyaad2135 3 ปีที่แล้ว +18

    Waxaan u mahad celinayaa teamka ha noolaato weriye ayaanle xuseen sida xaqiiqooyinka iyo dhacdooyinka feerka ah uu inoogu soo daayo wllal halkaa ka sii wad barnaamijka ha noolaato .

  • @mohamedabdirahman8011
    @mohamedabdirahman8011 3 ปีที่แล้ว +5

    Wareysi kafican abadkey madageysanin
    Waxan jeclani lahay lagasi bahiyo warfafinta dan sithi lowatha dagesto.🙏🏻🙏🏻 thanks ayanle for your effort may God bless you.

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 ปีที่แล้ว +19

    " *DAGAAL QABIIL WAA DHAMAADAY, QOF SOMALIYA OO DAGAAL QABIIL Appetite U HAAYO MA JIRO* "
    MADAXWAYNIHII HORE EE HIRSHABEELE MUDANE WAARE

    • @abdikadirhassanabdullahi5399
      @abdikadirhassanabdullahi5399 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah waare waa ruugcadaa wax garad ah waxbadanna u soo joogay ifiyana wax badan

    • @abdikadirhassanabdullahi5399
      @abdikadirhassanabdullahi5399 3 ปีที่แล้ว +2

      Makulatahay masul in loo baahanyahay gudi dib u heshiisin heer qaran ah min saylac ilaa raaskiyamboni

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirhassanabdullahi5399 Saylac cid isma haystaan!

    • @aliyadigriyow4455
      @aliyadigriyow4455 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirhassanabdullahi5399 haa waloban y
      ahay diib u heshisiin dhamaan umada somaliyed illahay bagooda burcad hasomariyo 🤲🤲🤲🤲

    • @musaarbush572
      @musaarbush572 3 ปีที่แล้ว

      Dagaaal qabiil sidiisaba xiiiso kuma yimaaado ee daruuufo ayaa sababa .. marna hadey dhalato sabab qabiil la.isu dilo ... meeel laga qabto maleh.

  • @calixasanalihappy7201
    @calixasanalihappy7201 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Waare khayr allah siiyee runta kama war warweego sidiisaba.

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali 3 ปีที่แล้ว +16

    Hanoolaato aad baan ubogaadinayaa. Waraysi cajiiba oo aad loogu baahanyhy bay nala wadaagtaa.

  • @ibrahimaden4081
    @ibrahimaden4081 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks for all quality insightful high profile interviews!

  • @abdimajiidali5526
    @abdimajiidali5526 3 ปีที่แล้ว

    Waraysi aad iyo aad uqiimo badan thnks hamoolaato

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii intii Aan Siyaasi Arkayay Waa siyaasigii ugu Daacadsana ugu Fahfaahin badnaa ugu Qalbi Furnaa
    Sxb Ayaanle Barnaaj Kale ka Soo Samee
    From Somalland Hargeisa

    • @Abdishakorabdalla
      @Abdishakorabdalla 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll keyow Subescribe isaar ❤❤

    • @calixasan5171
      @calixasan5171 3 ปีที่แล้ว

      Hanoolado wixi dhacay waa la ogyahay lakiin master waare waarkiisa very nice

  • @munirkh
    @munirkh 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahlan wasahlan mudane waare. Cimri dherer iyo cafimaad qab inshalah ayaan kuu rajeeneyaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว

    Cali mahdi allaha u naxariistee wuxuu yiri inta dawlad goboleed jiro dawlad noqonmayso

  • @reallycoolguy121
    @reallycoolguy121 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks, man for the quality content. I like the balance and objectivity. Keep it up.

  • @mowlidmohamedisse1656
    @mowlidmohamedisse1656 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax hadii aan tashan weyno waa naloo talin. Madaxweyne waare waa haldoor somaliyeed lagana dhaxlayo waaya aragnimo iyo xilkasnimo somaliyeed. #Hanoolaato.

  • @zakariayahye1
    @zakariayahye1 3 ปีที่แล้ว

    AYAANLE, Wali Runta waan ka fognahey. DALKAANA GACANTA soomaaliya uguma jiro. QABIILKA IYO 4.5 Beenta jecliyaa, what beautiful, justice powersharing

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanlle aad iyo aad ayaan ugu xiranahey barnaamijyadada

  • @Moalimow
    @Moalimow 3 ปีที่แล้ว +4

    Xalaqad aad u muhim ah, mahadsanid Ayaanle , Md waare_na Allaha daayo , waa mid kamida shakhsiyaad ka naadirka ah.

  • @ummuayman867
    @ummuayman867 3 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid wll warisiiga quruxda bdn ❤🙏

  • @yahyaabdi5616
    @yahyaabdi5616 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you waare

  • @asaed5707
    @asaed5707 3 ปีที่แล้ว

    Run buu ka hadlay aqoonyahkeena iyo waayo arageena waa in la dhagaystaa. Meel fog buu ka hadlay road map fiicana buu Somalia tusay oo lagu heli karo nabad iyo is aamin. Thanks madaxwayne waare

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +9

    Mahamed Cabdi Waare waa warkiisa wax fiican ayaan nooga soo baxay.

    • @hassanmohamed1392
      @hassanmohamed1392 3 ปีที่แล้ว

      Lppppppp

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      DULI ALA KUBADMAGACAAGII AYAAD DISHAY MAGACII XAWAALE AYAAD DISHAY KABAQAAD FARMAAJO AYAAD NOQOTAY

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 Farmaajo wa nin gursi jecel haddi waare lacuno ka waran. Nafkisa ayuu kale fakadey.

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว +2

    Let's first go vote for federalism or unitary, let people vote then go for election of government simple.

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 3 ปีที่แล้ว

      Very good idea , beside Somali people didn’t vote federalism, international community chose it for us

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว

      @@umimohamed2323 totally agree, its Ethiopia to be more specific. You know what I don't understand even when the say people elected us and we people want federalism and borders between somalia. I want to be free and enjoy my country, speak same language and have same religion. Time to give the power to people and not tribal leaders.

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr Waare please isku so sharax Madaxweyne Somalia 🇸🇴 dalka iyo dadka aya ku bahan. Qof adi camal aya uu qalma inow hoogamiyo Somalia weyne

  • @abdi699
    @abdi699 3 ปีที่แล้ว

    Asc Mr. Ware waa qof waxgarad ah, oo aan uu bahanay inuu wax weyn uu ka qabto wadanka masha Allah

  • @makalaango
    @makalaango 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan qoslisay walaahi wifi federaldiid kkkkkk waare funny wasye

  • @omarhusseen4501
    @omarhusseen4501 3 ปีที่แล้ว

    Thnks MUDANE maxamed cabdi waare

  • @zabahbashiirupdyllahi8084
    @zabahbashiirupdyllahi8084 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa arin xanun ah allow amuraha sahal

  • @roobleabdirahmanmohamud7039
    @roobleabdirahmanmohamud7039 3 ปีที่แล้ว +4

    Ha Noolaato Waraysiyo dalka Anfacaya ban kaaga baranay wadanka allha Noo hagaajiyo Farmajana sharkisa ilahy somalidas masakinta haka qabto Waa ku khaldamen inay doorteen

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 3 ปีที่แล้ว

    Waraysigii ugu xiisaha badnaa.

  • @7siifu272
    @7siifu272 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa daruuri ah in aan xalay dhalay la iska dhiganee dadkii dalka dambiga ka galay qirtaan, dambi dhaaf umadda ka dalbaan shacabkuna ay xumaan dambe ee dad kula safan dadkii la xasuuqay guryahoodiina laga baro kiciyay la baadi goobo loo hoydo masaamax laga dalbo iyo ALLe Subxaanahu Watacaalaa loo wada noqdo. Wallaahu Aclam. Shukran.

  • @haydar378
    @haydar378 3 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations approaching 100k milestone 🙌

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 ปีที่แล้ว +1

      thanks

    • @haydar378
      @haydar378 3 ปีที่แล้ว +1

      You are welcome.. waa u qalantaa 100k subscriptions iyo ka badan

  • @abubakardhabar7323
    @abubakardhabar7323 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah maskax cafimad leh ayan kaa fahmey mudane allah xaqa hakugu sugo

  • @mohamedjama6882
    @mohamedjama6882 3 ปีที่แล้ว

    Nin walbo oo siyaasi hore ah maanta walaac badan ayuu ka muujinaya dowlada manta jogta, sababtu waa fursadihii isbad-badelka siyaasiyiinta ayaa god ku dhacay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso wariye ayaanle iyo ex madaxweyne waare.

  • @PuntlnadNow24
    @PuntlnadNow24 3 ปีที่แล้ว +1

    Xog-ogaaal Mr Waare✋

  • @bilewarsame3895
    @bilewarsame3895 3 ปีที่แล้ว +1

    Waraysi qiimahiisa leh.
    Ayaale dadka wax tarka leh casuum sida Odaygaan oo kale taarikhdana ku fadhiya.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +1

    Masiirkiinu waa Qabri maxaad illahay la hortegi doontaan wixii hore ee dhacayna waa laydin.waydiindoonaa

  • @mudanegarane
    @mudanegarane 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha’Allah waxaan marka hore umahadcelinayaa Weriye sare Ayaanle oo ah nin had iyo goorba inoo soo tabiya arimo muhiim ah iyo xaqiiq ah. Waxaa iiga muuqata inuu yahay nin qibrad uleh hawsha uu hayo. Marka 2aad waxaan sidoo kale
    Umahadcelinayaa Mudane Ware oo inala wadaagay xog badan iyo hadalo qiimo badan oo isugu jira dhacdoocin hore oo xanuun badan oo loo baahnaa iyo weliba dardaaran ku filan madaxda iyo dhamaan shacab weynaha soomaaliyeed. Ugu dambayn aniguna waxaan ugu baaqayaa umada soomaaliyeed ineey isu tanaasulaan oo dadka iyo dalka kasamata bixiyaan xiligan adag ee lagu jiro.

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Run waatan. Somaliyoow.
    Think very good waryaa

  • @gaaleef
    @gaaleef 3 ปีที่แล้ว +5

    Warasigaani wuxuu kashifey in Farmaajo doonayo inuu federalka baabi iyo oo kaligi talis noqdo, Deni iyo Madoobana doonayaan inay federal systemka badbaadiyaan. everybody now sees the elephant in Villa Somalia, and it is Farmaajo, a man with a very poor leadership coupled dictatorial tendency.

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waa waraysi xiiso badan

  • @mrjamac
    @mrjamac 3 ปีที่แล้ว

    allow dalka dib danbe ha ugu celin qax iyo dhibaato danbe wala soo arkee dhibkiisa

  • @ahmedbihi145
    @ahmedbihi145 3 ปีที่แล้ว

    Wariye hanoolato wad mahad santahay sida aad xalka somalia aad uradiso siyaasigu in uu ranta baa xal ah oo ilahay loolabto oo la iscafiyo baa xal ah noolow ayanlow

  • @FahadIbrahim-zh4sv
    @FahadIbrahim-zh4sv 10 วันที่ผ่านมา

    Thnx

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 3 ปีที่แล้ว +1

    Magaca "Hanoolaato" ee aad qaadatay iyo barnaamijyadaadu waa is leeyihiin. Thanks Ayaanle for the great interviews and history you have been sharing.

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed5472 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha noolaato waxaa kawadaa qaranimada hadhimato

    • @maxedcirro4512
      @maxedcirro4512 3 ปีที่แล้ว

      You're a bullshit idiot what qaran you talking about qaranka wxaa kahoreeyaa in xasuuqii wadanka kadhacay meel lasaaro jaahilaw aamus hadadan wxba ogayn

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwaynihii hore Cabdi Waare waa oday Soomaliyeed oo nabadoon ah

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 ปีที่แล้ว

    Waa Sababta ilaa hadda ugu taaganey aniga oo joogin muqdisho. In ummada la badbaadiyo.

  • @sakariyemohammed3102
    @sakariyemohammed3102 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 ปีที่แล้ว +6

    Wallaahi qalbi jabbay nugurideen

  • @jamadahir3286
    @jamadahir3286 3 ปีที่แล้ว +1

    nin siyaasadda somalia wax ka og,oo aftahan ah waaaye WAARE!!!!

  • @alisharif310
    @alisharif310 3 ปีที่แล้ว

    Caqligii Dani iyo Dantiisii kusalaysnayd in Xasan Shiikh Madaxweyne noqdo si uu Raysalwasaare Dani Unnoqduu Caddeeyey , Waayo Afka Dani ayaa ah Saamilay waa inay Shirka kaqayb qaadataan oo Macneheedu Yahay Xasan hadduusan joogin Tagimaayo , Ayaanlow haddana Runta lagamaraystee Madoobiyo Dani Soomaali iska dhaafe kuway matalaan Dan umahayaan waadna Ogtahay arkina doontaa , Inshaa Allaah , Tawfiiqdana Allaha Nawaafajjiyo , Aamiin , Martigaaga sharafta lehna waan kuraacsanahay Runtiyo Hufnaantuu kugula wadaagay Barnaamijkaan Qiimaha badan , Waadna kumahadsantahay , Waxaanna kamid ahay Soomaalida kuxiran Hannoolaato oo Wacyi galin u'ah Ummadda Soomaaliyeed meelay joogtaba , Mahadsanid .

  • @mustafaadams790
    @mustafaadams790 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah! War runta qarxi sidee doontaba ha uqaraaraatee...waa in sheeko baraaleeyda joojinaa oo aynu runta wajahno si dalka loo dabiibo xal kama dambees ahna loo gaaro.

  • @mohamedhilowle3384
    @mohamedhilowle3384 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan oo run ahaa iiga muuqada hadalka Waare, Waxaanse layaaba Dadka Madaxda ah marka xilka ka dagaan muu caqliga kusoo noqda waa yaabe, Ninkaan waxaa uu ka mid ahaa system-ka hadda dhisan.

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa ninkaan farmaajo ah iyo timkisa dadkan runta ma rabaan

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 3 ปีที่แล้ว

    Wareysi miisaankiisa leh m.Waare Masuul nabada uzaaxiib ah allah ku dhowro..

  • @AhmedHussein-br3vi
    @AhmedHussein-br3vi 3 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsanyahay mudanaha adigane ayaanle aadban kaga mahadcelinaa wakhtigaaga iyo xoggahaga. Ilaahay xal ha ukeeno waddankena.

  • @abdirahmanmuse601
    @abdirahmanmuse601 3 ปีที่แล้ว +1

    MADAXWEYNE WAARE DIB U HESHIISINTA SOMALIYA HALOO DHIIBO

  • @kaltoumahmed8241
    @kaltoumahmed8241 3 ปีที่แล้ว +1

    Wixii tegay teg, waxa jooga na waa wax jooga waxa soo socdana ilaahay baa ku shuqul lehe ilaahay dalka ha inoo islaaxiyo

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa is haya raggii dhiihga Somaliyeed oo millions ah daadiyey, iyo dad raba in dawlad Somaliyeed la helo. Somalia ka wayn Banaadir iyo Galmudug

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 3 ปีที่แล้ว

      Saxiib waxa hada isku dhagan oo siyasada isku heesto Galmudug iyo Banadir kumaba jireen e maxaad u bar tilmamesatay, waxa isku dhagan waa Farmajo dhinac ah iyo Dani, Ahmed madoobe oo dhinac ah

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +1

    Ina siyaad wuxuu yiri caydiid naftaydaan uga baqayaa laakiin cabdulaahi yuusuf dalka in uu itoobiya ku daaraan uga baqayaa dani in ay gaalo xukuntaa u roon

  • @rashidfikki1724
    @rashidfikki1724 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaye arag waare👍

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 ปีที่แล้ว +1

    Dani iyo madoobe kama hadlaan dan ay soomaali leedahay iyo dib u heshiisiin waa niman ah dilaaliin
    Dawlado ajinabi ah

    • @nuraali6419
      @nuraali6419 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaas waxaa dheer dadkii la nola ee belaha yar yar aha ayeey cunen oo bobeen deni wuxuu rabaa in la dhiso garacad wayo bosaso deeqa waxaa ibsaday maxamud salebaan hadana wuxuu rabaa in dhuul uu dhuul uu leyahay ka dhisto tikaad weyn waa in hal qof weligii nolado dadka kalena raciyaad ahadaan somaliyey hurdada ka kaca oo heryada federalka ee lagu hoos dhumanayo iska rida hadii kale wadadii habaar walid ayaa idin sugeysa again

  • @lovemyselfbeerlipaah2865
    @lovemyselfbeerlipaah2865 3 ปีที่แล้ว +5

    Farmajo waa in somali iska qabato hadii kale meshan meel xun ayu somali dhigi doono

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว +1

      Yada oo. Muqdisho dagaal ka dhicin.. Allow nadhaafi

  • @igalhussein5675
    @igalhussein5675 3 ปีที่แล้ว +4

    Wa nasib daro qof masul so noqday inu u hadlo sidi qof jahiil ah, anigo oo xiil ka qaban dalkeyga 🇩🇯 oo hadana mucaarad ku ah Ismail Omar Gelleh aya marnaba sida sheikhan uga hadlayo dalkiisa uga hadleyn “ Wa nasib daro heysata Reer koonfur “ Axmad-Madow aya niin wanaagsan aye leyihin ( Funny)

    • @abdimajiid614
      @abdimajiid614 3 ปีที่แล้ว +1

      hadaana saaan looga hadlin miyaa la fiirsa lahaay ilaaa uu ka bur buraaayo , jabuuti waxay ila tahay in ay soo marayso waayihii ziyaad

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan waaa xor lkn adu hdad hdasho ismcil ba ku cuniya mrka xor ma tihid

    • @igalhussein5675
      @igalhussein5675 3 ปีที่แล้ว

      @@sakadaadhigaofficialtv1952 inaader anaka niin aya na heysta wa runta lakiin naceybka niinka u hayo dalkayga war ana wanaagsaneyn uga sheegi mayo, Muqdisho aya joogay 2-bilood Masha Allah waxa dareemay Soomaalinimo & xorniimo an ku dareemin dalkayga marnaba xornimadu iga yeersin mayso wax an dalkayga ku xumeyo

    • @igalhussein5675
      @igalhussein5675 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdimajiid614 wan kugu racsanahey inaader Djibouti iney ku jirto waqti adag oo qoys u taliyo lakin uma bahna lab-lakac & niinkan kursiga dhiig kaga kacso, hora lo yiri Niin-Weyn & umuliso side wax u ogyihiin uma sheegan waxba la xeriya marka ka hadleysiid dalkaga

    • @abdimajiid614
      @abdimajiid614 3 ปีที่แล้ว

      @@igalhussein5675 jabuuti wali may bur burin oo isma dilin marka waa runtaaa wax ay ilaashato ayay haysataaa waana in ay ku fikirtaaa in aysan is dilin ee ay si nabad ah isu xurayso , lkn inagu waan is dilnay waanan is laynay waan is barakicinay raadkeedi ayaana wali naga muuqda , cudurkii aaan sababtiisa saas isugu samaynay meeshii aan ku aragno sow inaan ka dhiidhino maahan!?, tan kale hadii koox talo haysto sida qaldan ee ay wax u wadaan la sheego dalka ceeb uma ahan ee waa u dawo.

  • @wehelie555
    @wehelie555 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Mr. Ayaanle. Ha noolaato. Waa Barnaamij aad u fiican sidaa kusii wad. Balse waxaan jeclaan lahaa inaad ku dartid Barnaamijyadadaada. Sida Barnaamijyadii Hodan Naaleeye oo ahaa dadka Soomaaliyeed ee guuleystay sida aqoon ama dhaqaale inaa soo bandhigtid oo aad wareysatid. Mahadsanid.

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc ayaan loow waad ku mahadsan tahay wlaal waare si fiican ayuu u hadley wuuna ku mahadsan yahay waligeey siyaasi xaalada dhabta ah saan u taabanaayo ma arag,wadankii haloo turo Subxaanaa Laaah wixii lasoo Marey ilaahey ayaa ogaa aniga xamar waxaan isagasoo tagey dagaalkii raangeriska kadib aduunyo xamar carwo idko,savoya center waa sartii ku dhaganeyd wasaarada maaliyada carwooyin maashaa Allaah,Qurux Bilicdii xamar aduunyo iyo in dad badan la laayey waxaase i taabtey Tuulo dhan oo wada dhinteen gaajo darteed 😭😭 ilaaheey ha u naxariisto Yaaa Allaah Yaarabi waxa wadankeenii aanka Dhisan la,nahay ilaahoow naga qabo Aaamiin Yaarabi
    Mahadsanid Ayaanle
    From Switzerland

  • @amirsharif9122
    @amirsharif9122 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan waare la yiraahdo iyo qofkasta oo ah siyaasi Somaliyeed waa cadow kalkaal. Somalia wexey u baahantahay SYL2 ka xoreeya Siyaasiyiintan caada qaatayaasha ah. Ninkan waare la yiraahdo iyo kuwa la midka ah mey hadlaan markey xafiiska joogaan. Hadda yaa wax ka dhageysanaayo asaga iyo kuwa wareysanaayo waa isku mid Insha Allah somalia xor bey dib u noqondoontaa

  • @ayaanlejaamac8451
    @ayaanlejaamac8451 3 ปีที่แล้ว

    Danbigaaga Allah hadhaafo
    RUNSHEEG IGA DHEH
    WALI MAAN ARAG QAF RUNKASHEEGA WAXA JIRA

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 ปีที่แล้ว +1

    Good interview
    USA

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah madaxweyne waare swnagsa ayuu uhadlay masha Allah

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 3 ปีที่แล้ว +5

    Hanoolaato shaqo wacan baa heysaa

  • @mctech9639
    @mctech9639 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah waa Oday Somaliyeed oo wax badan og. aniga waxan dhihi lahaa hogaamiye yaasha Somalida hala tashteen Awaare.

  • @dhaahiroyare6807
    @dhaahiroyare6807 2 ปีที่แล้ว

    Meshi jogtay wad ka tagtay wr warsigi la yelatay sida ximada leh ee suaasha &jabaabta ximadesan ayaale xidigaha dhaftay meshada ka wad🏳

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ruun ma rabno federalka waxaa no dhisay Ethiopian oo ma rabno ,45

  • @ashrafhabarway4849
    @ashrafhabarway4849 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cabdi ware💪🇸🇴❤

  • @goodhealthygoodhealthy8213
    @goodhealthygoodhealthy8213 3 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato
    M/abdi waare wareysigan aad la yeelatay dad badan ayan sugaayay oo xiiso u qabay inaad kaga wareesato wax yaabihii uu usoo jogay ee qarsoonaa iyo qaladadkii dhacay dowladii hore ee farmaajo iyo maamul goboleedyada siday wax u dhex mareen waxan sugeenay inuu noqdo wareeysi ku saabsan qudbadii dani ee garoowe uu ku fashilay farmaajo mooge dictator inaad nooga faaidayso oo suaalo ka waydiiso hagar daamooyinkii dowladii hore ee farmaajo ay u geesatay shacabka soomaaliyeed laakiin wareeysiga uma dhicin sida loogu rajo weenaa inaad siro qarsoonaa suaalo ka weeydiiso

  • @mahamedcabdulkadir167
    @mahamedcabdulkadir167 3 ปีที่แล้ว +1

    Inadeerka ayuu ahaa ninki soomaaliya qayaanay oo Jabuti marki 1991 oo xil dhaafsaday mustaqbalki Dalka marki laysku baabayna yiri Cali garleh Caydiidna garley.

  • @nunow2722
    @nunow2722 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc, gratulerer med 100 tusen abonnenter.

    • @AG-208
      @AG-208 3 ปีที่แล้ว

      Wcs. De fleste somaler skjønner ikke hva du har skrevet heheh