qiso laga arka aqrinta suratul baqarah oo lalazimey logana cafimaday sixir iyo il iyoexasad oodhan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 24

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 20 วันที่ผ่านมา

    Amiiiin Amiiiin

  • @HodanFarxaan-e3o
    @HodanFarxaan-e3o 10 วันที่ผ่านมา

    M.n

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Qayran. Baraka Allah fiika Amiin walaalo.

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t 6 หลายเดือนก่อน

    Maryan Allaha cafimad buuxo Allah caafiyo.shifaa',,unlas yuqaadirahuu saqaman Amiin Allahuma Baarik Amiin ❤

  • @ubaxnoor3610
    @ubaxnoor3610 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah ❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abayo ❤❤❤😊

  • @demanhassan5042
    @demanhassan5042 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤

  • @user-uv3fc1mx1m
    @user-uv3fc1mx1m 8 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran abayo

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t 6 หลายเดือนก่อน

    Allahayoo caafii

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 11 หลายเดือนก่อน

    Goodaado ma qorotadaa abyo

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga suratu baqaa wan aqrinjaraa but aad ban u dhibsanaya inaan sii wadoi talefan ka isku mashquliya sa n u aqrinin oo isku ashquliyaa

  • @shamsahusseinshamsahussein339
    @shamsahusseinshamsahussein339 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo aniga magaran karo lakin wlhi riyo layab leeeh ayan kuriyode waha kamid ax sida nyanyurta iyo bahalo kale oo an garan karin oo idab cersanayo anigane a leyahay acudhubilahi iyo bismilah marki an labadas yirahdo wey iga harayan subhnlh markas ayey gabar asahab nahay aya idahayo surutul jiin aqri anigane afkeyga uu kari waye 😢😢

    • @naimabare
      @naimabare 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo aqri suratuk jini markaasoojeedo suratuk baqarana aqri

  • @naturechannel8026
    @naturechannel8026 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo albaqra ayaa akhriyaaa lkn mararka qaar waxa ka baqaa iney iga khaldanto xarakada waaa ka welwelaaa

  • @barni5847
    @barni5847 11 หลายเดือนก่อน

    Walalo anigu waxaan akhrinaya suratu baqra 3 sano masha allah waan ku faadiy

  • @rahmoali2790
    @rahmoali2790 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wall aniga surah al baqarah waan isku kariwaayay inaan akhriyo iisoo duceeya in ilahay ii fudaydiyo

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 11 หลายเดือนก่อน +2

      Allaha kuu fududeeyo abaayo anaa saas ahaa lkn Hada Alxmdulilah Allaha wuu iisaqiray waxaa samaysaa ku ducayso Allow ii saqir akhrinteeda midakale waxaa samysaa 5ta wakhti ee salaada waxaa akhrisaa 10 page waayo suurada Waa 48 page 4 salaadood Waa 10 page halka salaad oo dhimana 8page ku aqri waxaa arkaysaa adoo awooda oo waliba raba akhrinteeda

    • @naturechannel8026
      @naturechannel8026 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@zamuuaden8991 abayo group isku dhiiro galino noo samee

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@naturechannel8026sisters group kaas hadii la sameeyo please noo share ah Jazaka'Allah Jannah

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 11 หลายเดือนก่อน

      @@naturechannel8026
      Abaayo sharfeey aniga ma lihi channel abaayada chanelka haday noo samynayso group Waa arkin fiican waana ku jiraa