Sheekh Adan-siira oo ka Farxiyay Cabdikariim Axmed Mooge

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Sheekh Adan-siiro & Madaxtooyada Somaliland == Dhamays Media Production ==
    === Our Channel: / dhamaystv ===
    Subscribe: bit.ly/2SHt54u
    Website: bit.ly/2SnLhBr
    Facebook: bit.ly/3bAlVrt
    Twitter: bit.ly/2OPlM9T
    Instagram: bit.ly/31MG7SF

ความคิดเห็น • 26

  • @alisayid4018
    @alisayid4018 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto awoowgey Sh.aadan siiro

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 2 ปีที่แล้ว +1

    ILaahay. Ha. U naxariisto. Sheekha. Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @jamaabdirahman8511
    @jamaabdirahman8511 4 หลายเดือนก่อน

    Maaantaba wuu inaga hooseeya Allah yarxama

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow ku naxariiso! Qof muslim ah oo allah yaqaan ah oo cilmi iyo caqliba leh buu ahaa.

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto sheekha

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 3 ปีที่แล้ว

    maasha allaah c/kariin isgarabtaaga

  • @mohamedfaarax7885
    @mohamedfaarax7885 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @abdulfarah2237
    @abdulfarah2237 3 ปีที่แล้ว +2

    S
    More info on

  • @AMCAmc-qw1zz
    @AMCAmc-qw1zz 4 หลายเดือนก่อน

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qadroaxmed2461
    @qadroaxmed2461 2 ปีที่แล้ว

    اللهم مرحم

  • @raygalofficial
    @raygalofficial 3 ปีที่แล้ว +3

    Inshalah Erdogan ka somaliland wuu noqonayaa

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa kala soocan adanoow

  • @qalbigasaaxiibkiitheemossi4119
    @qalbigasaaxiibkiitheemossi4119 3 ปีที่แล้ว

    MzhollaH c.krem guul insholla

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 2 ปีที่แล้ว

    Allow kunxriso😢

  • @MohammedMohammed-se2pp
    @MohammedMohammed-se2pp 3 ปีที่แล้ว

    Sheeqa wuu wanaagsanyahay lkn yasida reeraha ha iska daayo diintu waa loo simanyahay Sababtoo ah dad ku ma kala sareeyaan labadan nina kama xigo SOMALILAND

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhow ma halkaasaad ka fadgudisay
    Muse hadaanad raacsanayn ma kuraastii reerkana isagaa u nacda 10 kursi reer Ku meeyo

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    xillogii MAXAMED SIYAAD BARRE, Ambaashatoorada SOOMAALIYA u fadhiya dibadda saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa.
    yaa dillay JACEELKAASI ?

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 3 ปีที่แล้ว

    ma.adiga midaynaya hargeisa.adanow ma ninkaagii.lahaa sidee nuux ismail u noqon waayay madaxwayne ma ninkaga.xusein.abokor kala qaybinaya ee jibrill.abokor iyo xusein abokor kala qaybinaya.ayaa hargeisa.midayn.kara hoo baaruud.adnow waan kaa fahanay

    • @nuurdiin8868
      @nuurdiin8868 3 ปีที่แล้ว

      Hanbalyohanbalyomaayirclkariimxilkaalĺehakugugarabgalo

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 3 ปีที่แล้ว

    cabdi karim maxaa laguu mideyneya wadanka cabdi karim isaga iska daaye abihii ba carrurtii hargeysa ku dhalatee c karin wa ciyaal casimatu hargeysa cidna kama xigtoo shekhow shekadii nuux ismaciilka ha kenin faras magalaha