Weerar Afka ah Oo uu Madaxweyne Biixi ku Qaaday Maxamuud Xaashi & Xirsi Cali Xaaji Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024
  • Weerar Afka ah Oo uu Madaxweyne Biixi Si Dadban ugu Qaaday Maxamuud Xaashi & Xirsi Cali Xaaji Xasan
    Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
    == DHAMAYS MEDIA PRO==
    === Our Channel: / dhamays ===
    Subscribe: bit.ly/2SHt54u
    Website: bit.ly/2SnLhBr
    Facebook: bit.ly/3bAlVrt
    Twitter: bit.ly/2OPlM9T
    Instagram: bit.ly/31MG7SF

ความคิดเห็น • 29

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan หลายเดือนก่อน +1

    Guuul kulmiye insha allaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @Dhamays
      @Dhamays  หลายเดือนก่อน

      Thnks

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน +1

    Car waalo😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 หลายเดือนก่อน +1

    Madexweynuhu cidna ma weerarin ee labadan tuug ee huwanta u adeega iyo xisbiga huwanta Wadani Hersi Huwan iyo Tuuga Ina Hashi ayuu si sarbeeb ah u sheegay waana runtii oo waxba kamuu sheegin laakiin waxay wadanka ku sameeyeen buugaag baa laga qori karayaa, maanta lacagtaa iminka ay dhawrka Sanadood wadanka ku waalayeen xagay ka keeneen waa la ogaa waxay ka shaqayn jireene eh.

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay ha xifdiyo madaxwaynaha adiyo qarankaba

  • @kareemabdullah2422
    @kareemabdullah2422 หลายเดือนก่อน

    Halgan SNM waxqabadka kaliiya kulmiye umadda la hor iimadoo 😂😂😂

  • @HRU20
    @HRU20 หลายเดือนก่อน

    XIRSI IYO MAXAMUUD XAASHI AYAA JIIF IYO GOOGBA U DIIDEY...
    CADHO IYO CUQDAD AYUU QARXAYAA...7 SANO OO FASHIL AH AYUU DALKA HORTAAGNAA...

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 หลายเดือนก่อน

    MUUSOOW SOMALILAND MAANTAWAA INAY ISKA KAAQABATAA INTAANAY BAA,BIN

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool หลายเดือนก่อน

    Somaliland Adigaa U Dhammeeyey Gorof Labo Maahan

    • @Dhamays
      @Dhamays  หลายเดือนก่อน +1

      Thnks

  • @awidfaisal1061
    @awidfaisal1061 หลายเดือนก่อน

    Isagaa kow ka ah inta layska qabanayo, col, qabyaalad, dal iibin. Intaba isagaa ku suntan !
    Waa yaabee inta uu sheegayba isagaa sameeyay lkn well waa loo sacbinayaa!! Allow adigaa khayr badan.

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 หลายเดือนก่อน

    Asc.waar ninkan wuxuu isoo xusuusiyaa afweyne , isagoo wadanka duminaya ayuu iska dhigi jiray ,inuu keligii wadani yahay, dadka kalena ay yihiin qaran dumis.
    M biixina kelugii baa qara.n ah, inta kalena waa qaran dumis.

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r หลายเดือนก่อน

    Waxba kumuu qaadin wuxuu sheegto ayuu sheegay ninkaa bilaaa siyasada ah ee jokar isugu yedhay

    • @Dhamays
      @Dhamays  หลายเดือนก่อน

      Thnks

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    MUWAADIN U CODEE QARANKAAGA

    • @Dhamays
      @Dhamays  หลายเดือนก่อน

      Thnks

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

    Dameer jaahil ah.
    Magaca Somaliland wuxu baxay 1400 ilaa 1480kii.
    Awdal ayuu ka jiray.
    1500 ilaa 1560 Somali oo dhsn ayuu gaadhay.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh หลายเดือนก่อน

      الله يهديك لأنك ضال
      BAADI BAAD TAHAYE ALLAH HA KU SOO HADEEYO

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน

    WAA NIN DADKIISA UDHAARANAYA

    • @Dhamays
      @Dhamays  หลายเดือนก่อน

      Thnks

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n หลายเดือนก่อน

    MUDANE MADAX WAYNE GOOJACADE IYO CIIDANKII QARANKA KAWARAN FARHAN BURCO

    • @Dhamays
      @Dhamays  หลายเดือนก่อน

      Thnks

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน +2

      Cirro, Xirsi iyo Gacan iibax weydii