BARNAAMIJKA SOOYAAL MARTIDA GEN JAMAC YARE QAYBTII 1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha unaxariisto caawa ayuu ku geeryooday wadanka jabuuti. 26 April 2022 habeenkii 26aad ee bisha ramadaan.

  • @raamaale5
    @raamaale5 7 ปีที่แล้ว +5

    jamac yare allah haku xafido oo cimriga hakuu dheereeyo kana shaqee dhismaha qarankaad udhalatey JSL.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว +2

    Jamac yare wadani somaliyeed masha allah

  • @jimaalemohamuud2078
    @jimaalemohamuud2078 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend wlhi same time

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaa u wanaagsanaa Gen. Jaamac Mohamed Qaĺib inuu Somaliland oo arladiisa ahayd ku nagaado, may ahayn inuu Xamar tago oo Abdirahmaan Ahmad Aĺi iyo Ismail Buubaa Hurre iyo waxay Federaldka ku dooneyn M Ibrahim Egal ayaa ku dirqiyay oo wuxuu doonayay inuu dib u mideeyo Somaliland iyo Somalia isna uu ka noqdo Ra'iisal Wasaare taasuu Ismail Buubaa Hurre ogaaday kolkaasuu A/Rahman Ahmad Aĺi ugu tagay Ĺondon arrintiina u sheegay, sidaasay ku goosteen inay ka gaadhaan intaanay so shaac bixin oo ay ku keenayn Federalka Gen. Jaamac M Qalib kulamuu socon oo wuxuu ka mid ahaa Golaha Xeer Dejinta reeraha Somaliland soo xuleen. Waxaa laga yaabaa inay dad badani dhibsadaan amba ay ka xanaaqaan, layskuma af lagaadoode waa lays qanciyaa, diyaarna waa loo yahay hadday taasi timaado, bahaĺ qabyaaladaa ina waashay oo qayrkeen inaga reebtay!!!.

    • @rashidhassan6859
      @rashidhassan6859 2 ปีที่แล้ว

      JEEGAANAY INA CIGAAL, CARTE IYO SILAANYO
      XAMAR WAA DOONEEYEEN EE SHACABKAA AYAA DIIDAAN.
      MARKA KADAA CHARATER ASSASIBATIONKA HALYEEYGA

    • @ahaiban1
      @ahaiban1 2 ปีที่แล้ว

      @@rashidhassan6859
      Yaad ku leedahay jeeganay, ku noqo waxaanu soo qortay,

    • @rashidhassan6859
      @rashidhassan6859 2 ปีที่แล้ว

      @@ahaiban1 GENANKU RAYIGIISA BUU HADLAY

    • @ahaiban1
      @ahaiban1 2 ปีที่แล้ว

      @@rashidhassan6859
      Generaĺ Jaamac Mohamed Ghaalib, Isku reer baanu nahay, ciidagale wuxuu ku maahmaahay amba odhaan hal-qabsiimo noqotay oo ah: ( halkuu ciidagale ku jabaayo beerloox baa jooga. Beerloox waa Ghaalib)!!!.

  • @abdiazizmohamed646
    @abdiazizmohamed646 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle habarakeeyo general jaamac runtii waa maktabad dhan oo loo baahanyay in laga faaiidaysto

  • @ibrahimzadha4897
    @ibrahimzadha4897 7 ปีที่แล้ว +7

    cimriga ilaahay hakuu barakeeyo geesi Tusaalaad aniga ii Tahaye ( jaamac maxamed Qaalib )

    • @zosharifloha5940
      @zosharifloha5940 6 ปีที่แล้ว

      hooyda silkedi ba duliya xayawanyiaw

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      @@zosharifloha5940 stubiod qaraca

  • @cabdijibaarxuseen413
    @cabdijibaarxuseen413 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahy cimriga haku dheeereyo

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 ปีที่แล้ว

    Rabi hakuu Naxariisto genaral jaamac yare

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 7 ปีที่แล้ว +5

    Geesi jaamac yare

  • @jamadirie9695
    @jamadirie9695 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gen jamaac yare alle cimrigaaga hakuu barakeeyo

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 ปีที่แล้ว

    Adeerkey qaali ilaahey hakuu naxariisto, amen amen

  • @wazgoin6926
    @wazgoin6926 5 ปีที่แล้ว +3

    Odayigu waa fariid.

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto jeneral jaamac yare

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 5 ปีที่แล้ว +2

    Geesi qarankaaga somaliyeed haka daalin adeero

  • @galladfaarax1679
    @galladfaarax1679 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @mohmedhusein9577
    @mohmedhusein9577 ปีที่แล้ว

    Ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo jaamac maxed gaalib

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 2 ปีที่แล้ว

    Waa taariikh aad umacaan
    Qaybtii 2 aad aaway

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x หลายเดือนก่อน

    Hooyo hooyo 😂😂😂😂

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadduu wax garad jiro, waa Jaamac M Qaalib

  • @saidmo5990
    @saidmo5990 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkk teeb ilaa janan guud

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 5 ปีที่แล้ว +1

    Geesi geesi dhalay

  • @AMA-Online
    @AMA-Online 7 ปีที่แล้ว +7

    SaabTV xaggee ayuu hadda ku nool yahay Jaamac yare? In muddo ah warkiisa maan maqlin.

    • @arbacshow8243
      @arbacshow8243 7 ปีที่แล้ว +2

      Xamar ayuu jogaa

    • @arbacshow8243
      @arbacshow8243 7 ปีที่แล้ว +1

      wax siyaasad ahna kuma lug lah oo waa qirsanyahay qaranimada JSL

    • @ahmedbarre4360
      @ahmedbarre4360 7 ปีที่แล้ว

      A.M.A #muqdisho ayuu ku nool yahay

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 7 ปีที่แล้ว +1

      muqdisho ku nool yahay weliba isku xaafad aaan aheyn keligiis ayaa gaari yar iska wadan jiray oo arki jiray.

    • @abdikanisaid3107
      @abdikanisaid3107 6 ปีที่แล้ว +1

      Muqdisho ayu hadda ku nool ayahy wuxuna wax ka bara jamacada city University madada somali political history.

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว +1

    Wareysigaa waxaa kharibay badda oo ku dhaw

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 ปีที่แล้ว

    Microphone kan maba shaqaynays muxu dadka ka walaya wariyaha?

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 5 ปีที่แล้ว +1

    Iyo umadada

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 ปีที่แล้ว

    Microphone kan maba shaqaynays muxu dadka ka walaya wariyaha

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 2 ปีที่แล้ว

    Jaamac faqash

  • @suhurmusa2503
    @suhurmusa2503 2 ปีที่แล้ว

    Alle jano fardousa ha kugu casuumo.

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan.biya maal miyaa

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 4 ปีที่แล้ว +1

      May waa ciidagale

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว +1

      @@keysejama5286 biya maal iyo isaaq ma walaalo.baa

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 3 ปีที่แล้ว

      @Kobciye biya maal iyo isaaq walaalo miyaa

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 3 ปีที่แล้ว

      @Kobciye mid biyo maal.ah Ayaa igu dhahay isaaq baan wada dhalanay

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว +1

      @Kobciye maahe waa ciidagale reer buurale

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 ปีที่แล้ว

    Microphone kan maba shaqaynays muxu dadka ka walaya wariyaha?

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 ปีที่แล้ว

    Microphone kan maba shaqaynays muxu dadka ka walaya wariyaha?