WARAYSIGA JENERAL MORGAN IYO SOCDAALKII SIYAAD BARRE EE HARGEYSA & WIXII UU KALA KULMAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2020
  • Qayb ka mid ah Barnaamij Taxane ah oo laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay.
    This video is a part of series produced for Educational and Historical Purposes only.

ความคิดเห็น • 193

  • @muusecabdilaahimuusecabdil9946
    @muusecabdilaahimuusecabdil9946 2 ปีที่แล้ว +20

    Yuhudi gadh dheer ilaahy muu ikaatuso alle nacdal haku ridi ciil qabe ayuu ahaa

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

      Bro iska cafi khalad waa dhacaa 🙏

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kaalay Garoowe ayuu joogaa boowe xaar xaar dhalay

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว +18

    Morgan xeryaha qaxoontiga kenya ayuu 31 sanadood ku jira caana boodhe ku cabda oo qamadi ku cuna sicilc buu ku jira qaxoonti ba idin danbaysay iyo on jareerta kenya idin bah dilan

    • @marsatemadhiiba3717
      @marsatemadhiiba3717 2 ปีที่แล้ว +4

      Nairobi ayuu ku raaxeysanayay maantana Garoowe ayuu fadhiyaa inkastoon aaminsanahay inuu yahay mujrim

    • @abdifatahmuridi8348
      @abdifatahmuridi8348 9 หลายเดือนก่อน

      Garoowe buu jiifas

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 4 หลายเดือนก่อน

      Labo sano ka hor buu imaan noo aha salaad makhrib

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto arag faqash

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 หลายเดือนก่อน +2

    Generale Gorman dalkaga difaacaysa libaax baa tahay well done 👍 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 หลายเดือนก่อน +2

    Xisab baa danbeyisa ee waxaba haisjilcin madhar madhar insh Allah walagu soqaban isn't Allah insh Allah kadab kadab dhagar qabe

  • @muzuuu123
    @muzuuu123 2 ปีที่แล้ว +21

    Tuug fashaq ah Allah faqash jahanama ha ku goro 🎭🔥🔥🔥🔥🔥

    • @fadumoabdiweli9184
      @fadumoabdiweli9184 2 ปีที่แล้ว +1

      Wabaaaaa xabalaha orod soqod fina abadan lafo sarsanow😅

    • @qadradool3618
      @qadradool3618 2 ปีที่แล้ว

      Adiga jano iyo naar adiga hesit ilaha hayo said bare wa ki ni wasay

    • @mohamedhossein1656
      @mohamedhossein1656 2 ปีที่แล้ว +1

      Naar iidoor lee u horeeya haday cid gelayso

    • @suhaybjuniar1008
      @suhaybjuniar1008 ปีที่แล้ว +2

      @@fadumoabdiweli9184 galadii ku dhashay Anna wasa teeda kale ani waxan suga dagaal aan galno si aan idiin adoonsano dhila ku dhashee

    • @suhaybjuniar1008
      @suhaybjuniar1008 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhossein1656 galo idinka aan ahayn miyaa jira

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ayaa kaa xisaabin

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว +3

    Naartaa allaa haakuuuguu fooogeeeyo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto aragtiid faqash ahaa

  • @skyman_0198
    @skyman_0198 2 ปีที่แล้ว +8

    Gacan ku dhiigle

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi ahaa iyo Ina kahin gamac kuu dhiglayaal 1994 kaa xun

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto ahaa gacan.kuu dhiiglee

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว +3

    Khaaayiinn shaabkiisaa xaasuuqay

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mujaahid difaacayeey dalkiisa ayuu ahaa oo cadawga Ethiopia iyo argagixisada SNM ka difaacayeey dhulka hooyo

    • @nor1056
      @nor1056 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohammedpalle5934maxa ka danbeyey inuu orod ku galo tuulada garoowe oo uu dirac xidho😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +3

    Warqadani iney jirto waxaa cadeynyaa Moorgan marku joogey qaybta 21 aad ee majeerteenka dago sida a buu yeeley waa burburshey dargadii iyo tuulyoonikii u dhaseexeey Ethopia iyo somaliya ee qaaybta 21 aad kolkaa fakarkiisa uun buu waqooyi la tagey 26 aad hadi qof danbi baadhis ah warqada lo dhibo waxuu eegayaa uun waxuu ka sameeyey dhulka majeerteen intaanu iman dhulaka Isaaq

    • @abdi1502
      @abdi1502 2 หลายเดือนก่อน

      General morgan waa geesi

  • @Fatima-gc4po
    @Fatima-gc4po ปีที่แล้ว +4

    Geesi wadankiisa usoo shaqeeyey guulayso adeer

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว

    Waaa inooo caadaalaadaa aalee

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 5 หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin fashtu marka ay s.n.m. is helaan fulayaal bay ahaayeen goobjoog ayaan ahaa

    • @MohamedElmi-ly1dv
      @MohamedElmi-ly1dv หลายเดือนก่อน

      😂😂 musa judaan miya ku shegay

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 หลายเดือนก่อน

    SSDF iyo SNM maxeey Ethiopia u soo raaceen waagaas. Hadana Somaliland iyo Puntland Ethiopia soo raceen oo degakad ama bad baan siineynaa bey lee yihiin. Weligood cadow raac bey ahaayeen

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว

    Guuudii baaqsaatay

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq gumeyso ayaad is lahayd, lkn maxaa kaala kulmay ‼️

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว

    Naaraa yaahaan aaloow maaan aarkooo ilaaahaa ayaaan koolbbaa in yar kaagaa gooosaaan laahaaa

  • @dhaqaneadan60
    @dhaqaneadan60 2 ปีที่แล้ว +1

    Laandheere janeral morgan

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa yuhuudi morgan aan masab ahayn

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto faqash arag

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 หลายเดือนก่อน +1

    Snm rag rag dhalayba helay faqshti iyo huwanti somalida isku sheegesay meedkodi dubten geeesiyadi snm idinku malnay ilahay ka sakow hadaden dhiigina no dhubin manta manu jiri lahen

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan rajaynayaa moorgan inuu kudhinto qacan ta jamhuriyada somaliland sidaas

  • @saidburale8208
    @saidburale8208 2 ปีที่แล้ว +4

    Majeerteen isaq way Waseen wlhi hhhhh majeerteen inaga caqli iyo siyasad badan yaan lagu daalin

    • @laylasuruur5769
      @laylasuruur5769 2 ปีที่แล้ว +1

      majeerteen mey caqli badneyen awood ey kusoo galaan ayey waayeen waanakuwii isasoodhiibey eecafis weydiisteen dameeri isku haleyn ayey hooyadeed dabada uga nuugtaa

    • @saidburale8208
      @saidburale8208 2 ปีที่แล้ว

      @@laylasuruur5769 doqon adi naag dhilo ah baad tahay yaa wax Ku waydiinayaa horta aduunkaba naag baad Ka tahay jikadada Ka shaqyso booyaysayahay hhhhhh

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 2 ปีที่แล้ว

      Hoyadaaa pay wazeen

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal ปีที่แล้ว

      Hooyadaa usheeg jilicsan yahay

    • @user-mu8vq7xy1x
      @user-mu8vq7xy1x หลายเดือนก่อน

      Dirac baa looga yaqana slanta mayla socotaa🤣😂

  • @nimcomohamed4333
    @nimcomohamed4333 2 ปีที่แล้ว +2

    Naarta ale hkugu fogeeyo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto faqash naartaa hala geeyo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 9 หลายเดือนก่อน

    Badag was good person

  • @maxamedsiciid7553
    @maxamedsiciid7553 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul wiilkeni g.morgan from hartinimo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +3

    Moorgan warqada waa dafiriyaa ma qof ba aodhnyaa waa aniga

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 ปีที่แล้ว

      Waa macquul inay SNM faafisay waraaqda waliba saas bay u badan tahay
      SNM waaa mujrimiin malaaig ha moodin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      @@saacidomar8752 taarkhiida Dib loma qoro in warqadaa qorey isaaq buu kala qaaybiye oo yadhi qarnaa waa kaba qaad siyaad barre iyo qaar xaq u dirir snm

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi uu dafaray 1994 kii

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdullahiomarali5241habar awale waxay ahayeen faqash

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 2 หลายเดือนก่อน +1

    Diricii iyo googaradii aad xidhaty ka warran maanta 😂

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว +4

    Xeryaha qaxoontiga kenya ayay 31 sanadood ku jjran hoog ba u sugnaday kkkkk kaakuume dhadhaab kenyaati jareer ah ba guumaysta kaakuume ayay qamadi iyo saliid lagu suuya oo shuban ku dhacay morgan xeryahas ayuu ku jira 31 fool xumo ayuu ku noolyahay kaakuume

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 2 ปีที่แล้ว +2

      Beenta mahaa xarood waay jabeen

    • @zeekawepoi1873
      @zeekawepoi1873 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@MohamedAhmed-zn9jc hoyda 21 sano lawasayay oo cuqdad darod ina qado sabab uthy nacalad kugu dhacday adiga

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto faqash cidanka haystaa

  • @user-yv4vd4ih7g
    @user-yv4vd4ih7g หลายเดือนก่อน

    Ma adaa difaacay sow tii caydiid la idiin keenay markaa wax tari weydeen

  • @Adde12
    @Adde12 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqo fiican buu waqooyi ka qabtay mujaahidku

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 หลายเดือนก่อน

    Bismilaahi waxaa dalkeena soo maray inkaar qabayaal waar dalkiina kufara adkaada yaab

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว

    Moorgaan allee naartaa haaguu foogeeeyo moorgaaan waaleee

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 หลายเดือนก่อน

    Jalaabiibka dumarka ayuu hargeysa kaga baxay markii uu muqdisho tagayna fulaynimo awgii cabdi bile ayaa loo bixiyeey xaga oraadka

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 วันที่ผ่านมา

    idor waxay so kaxaysten xabashi matanah oromoh bay watan kk

  • @cheyyene
    @cheyyene 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkiisa siduu kuu sheegayo Nabad ayuu idinla jeclaa, wuuna dedaaley oo Xasilooni iyo is faham ayuu sameeyay 2dii sano ee uu joogey. Jabahadiina SNM ayaa soo gashey magaalooyinkiina oo dadkiina dishey.

  • @user-vr3vj7od8z
    @user-vr3vj7od8z 11 หลายเดือนก่อน

    Jananka waxa dilay walaslksy wa xa la odhan jirsy candi xashi guray

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 2 หลายเดือนก่อน

    2 jaahil Siyad barre iyo guleed ayaa wada Tashaday.

  • @hodanaxmednuur2858
    @hodanaxmednuur2858 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadharabi dushaada ha ahaato

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

    Habar awale baa kuu dawarsaad waa naa laa dilay

    • @Cirguje1
      @Cirguje1 2 หลายเดือนก่อน

      Habar Awal ma hooyadaa bay kugu hor waseen ma kuwan 2024 uu haysta inay xoroobeen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      @@Cirguje1 hooydaa waa dadkii racay faqash buule kuu dhalay adiga

    • @Cirguje1
      @Cirguje1 2 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk garac faqash ah baa cid ku sheegta faqash, garacdii faqashtu kaga baxsatay Hargaysa baad tahay ee aabahaa ma heshay weli

    • @Cirguje1
      @Cirguje1 2 หลายเดือนก่อน

      Ina dhilo Munaafaqadda meel kale la tag garac waa garac uun

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      @@Cirguje1 buule kuu dhalay garac adiga ahaa faqash hooydaa racaday

  • @naasirsomali4786
    @naasirsomali4786 2 หลายเดือนก่อน

    ragaasi Uma qalmin in ay dalka xukumaan

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 5 หลายเดือนก่อน +4

    Cabdiraxman jamac bare siyaad Barre iyo isaga waa isku ilma Barre wadajir ayey uhaysteen dawlada xaqdarrada inaa leeg bal eeg saw wax shiyiin may ahayn.

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ahayn kaliya ilma adeer ee waxay ahaayen walaalo isku hooya ah wax iyaga dhaamayna lawaa waayo dalku amni buu ahaa Caafimaad bilaash ah iyo waxbarasho lacag la’aan ah beey Soomaali haysatay iyo shaqo abuur maxaa lahayaa maanta Xassan Shiikh ba gabadhiisi Jihaan ayaa ah wasiirka arimaha dibadda ee dadban

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +1

      Taani baasto faqash kaa joogaa hargeysa

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 2 หลายเดือนก่อน

      Asc waa isku hooyo waana ilmadeer ruma

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufwarsame4219 Maa taani baasto faqashkaa ahaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

    Askarta xukunka Boobtey ee afweyene dantiisa waxey aheyd in la hashiiso snm xagey xabashida la hashiinayso kolkaa dagaal ma dhaceen

  • @youngeelmi1351
    @youngeelmi1351 หลายเดือนก่อน

    Libaax ayuu ahaa walaahi Ethiopia waa gaas waa la jab8yay

  • @deqaabdi7328
    @deqaabdi7328 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah kuma naxariito beenale

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 2 หลายเดือนก่อน

    Maxay.usoconwayday.hadaysidaas.ahayd

  • @user-ce8dj8id4z
    @user-ce8dj8id4z หลายเดือนก่อน

    Gaboose waa kaba qaadkii Ina siyaad barre.

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 2 หลายเดือนก่อน

    Halkaad Malabka ku ogeyd mas ma kaa qaniinoo miciyaha ma kula helay ⁉️

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 วันที่ผ่านมา

    Hada habeenkata jeelalka aya

  • @sakariyeaxmed6732
    @sakariyeaxmed6732 ปีที่แล้ว

    Taas ayaaa caaqligaa kuu dhoow xaaqiiqo ayui kuu taaaliiyay caqlii caafiimaad qaabaa ayuuu kuuu taaalayay

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani walahi qabiil malaha ahi moorgan lakiin hadalkiisa waxbadan baa iiga baxay xaqiiqo baan maqlay awal dad baa la laahyay uun baan maqlay lakiin labada dhinac waa in la maqlo Maya hal dhinac uun

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      Moorgan maad taqanaa in uu qabo gabdh afweyen dhaley mid kale ciidmada qaranaka waxey aheyd iney difaacan wadanak maay aheeyn iney difaacn nin wadanka xoog ku qabsadey afweyen cid ma doooran dlawadii la doorteyna waa ridey wana wada xidhey Cabirashidan isga ka danbeeyey

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 afku ku go yee dadka dhinday nay naasdooda looguma yeero diin la aan baa ku haysee Baro diinda wax yahoow wareersan

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 wax iga quseeya waxuu qabo majiraan asgay udaala maxaa kaa quseeya adi miyuu ku guursan alaaa qaldan walan oo marqansan oo cuqdadaysan uma xumid

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      Hadlaka macaan baad rumaysananysaa Asakrtu iyada ciyaareys marna dlawada xukun adaga marna xukun fuduud mida akle mabada uu u dagaalmeyy maxuu ahaa sow inuu illayo xukunka siyad baree yaa doortey siyaad Barre

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY KU SOO QABAY BEENAALE MOORGAN ADUUNKANA DHUUMAALAYSO AAKHIRONA ILLAHAY KU CADAAB

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 3 หลายเดือนก่อน

      Morgan ma dhuumaaleysto waa laan dheere Majeerteen ah baayo Garoowe ayuu joogaa u imoow

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 5 หลายเดือนก่อน

    Wixii gugaaga ahaa weeyi faqashtu

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani wanaagbuu nala doonayay
    Maanta ka hor maan dhagaysan

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +1

      Morgan baa Rabay in isaaq aad u kaco oo dowlada rido odaygiina wuu asminay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      Maskiin wanaag kulma rabin shacabkii snm noqdey cadaadskii u Gaani saarey awgeed si snm u dhaawoco xoogiisa buu waxaa u sameynaayey waa waxii dalwadu soo fartey oo tadhi iska dhig nin tdadka jacey'
      waa sidaa police marka police ku geeyo station mida waxuu matalaya a in kula jiro si fiican bu wax ku waydinyaa midna waxu ka a dhigiya a danbiile oo hanjaabduu kugu badinyaa waa rieaaayda adddunaka

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      wanaag doonyaey maxuu ahaa waxu udifaaceyey nin xukunka boobey oo la yidhaa siyad barre oo yadhi wadanka kaligey baa leh cida i diidnaa waa dil

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw หลายเดือนก่อน

    Sawtii logu magacdaray cabdibile orad yahana

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 ปีที่แล้ว +1

    Diraac isago gashaan buu Hargeisa kagabaxaay fulley xaar weyn

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Taani baasto faqash joogaa hargeysa

  • @halimaabdisalam1570
    @halimaabdisalam1570 2 ปีที่แล้ว +4

    Cimriga ilhy haku barakeeeyo

    • @cumarcali941
      @cumarcali941 2 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @allahmahadle1330
      @allahmahadle1330 2 ปีที่แล้ว +4

      Alle kuma naxariisto

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +4

      Aad ha u gaboobo waliba wuu isaasiqi ciil buu ku noolyahay iyo bah dilaad xataa dhakhtar dibada Ah in uu tago Kuma dhaco kiiniya iyuu ku meeraystaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nasyadeuanyeong8707 ma dhuusad ku toogan maydkiisoo banaan yaala uma tegi kartaan markuu tv kasoo baxo ayaad wada ooydaane meel kastana wuu tagaa waa nin laandheere ah kana xishooda ragii dumarka u keeni jiray ayaa intaa maagayee

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049
      Akhas maalinbuu yidhi waan dagaalami oo intuu alaybaday ciidan kala baxay Gerd balaadh tagay tii ka raacay isoo dhaawacay oo waliba ay kirada goosatay baa hargaysa la keenay intaa wixii ka dambeeyay wuu xarooday waxan loo bixiyay mooge oobloola jeedo in SNM ay hargaysa dhanwalba ka joogtay markii dagaalku dhacayba waxa la sheegay in uu sheekhafa Iska dhigay oo uu Indho shareertay hadana waaba asaasakh oo wuxu ugooga tuxun suge

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 2 หลายเดือนก่อน

    Aac ninkan waxa loo magacaabay wasaaradii arimaha dibada 1977
    Markii laga qaaday auh cumar carte qaalib
    Intii danbe ilaa qabtii ninkan wasiir ka ahaa ar8maha d8bada

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 ปีที่แล้ว +8

    Dhagar qabe ilaahay kuuma danbi dhaafo

    • @saciidgamadiid9922
      @saciidgamadiid9922 2 ปีที่แล้ว +1

      (إن الله غفور رحيم)👆

    • @cumarcali941
      @cumarcali941 2 ปีที่แล้ว

      War dambi dhaaf cid ku waydiin mayso wuxuu iyiri habaar la igu kariwaayay ha igu karaama seegin

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Dagalkii 1994 kaa xumaa

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 หลายเดือนก่อน

    XUMAANI MA JIRTO MIYAA ? AAN MAANTA TAN TAAGAN KA AHAYN ? TII HORE MIYAA XUMAAN AHAYD ? MAANTA HAWADA SARAAN MARNEY MIYAA??? OO HORUMAR BAAN GAARNEY MIYAA??.

    • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
      @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay 2 หลายเดือนก่อน

      Dabcan, dabkuu shiday murtadkii Siyaad Barre ayaa weli la damin kari laayahay.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 วันที่ผ่านมา

    Hooyadi siiLka diidale anakawasay😂

  • @cumarcali941
    @cumarcali941 2 ปีที่แล้ว +4

    Geesi Geesi dhalay oo iidoor iyo hawiyeha huurada weyn cagta mariyay. Aduun iyo aakhiro ilaahay ha kuu karaameeyo

    • @abdimst86
      @abdimst86 2 ปีที่แล้ว +4

      Dagaalka idinkaa bilaabay. Mantana waydinkaa edeta yeeshay

    • @iglanyusuf7346
      @iglanyusuf7346 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin

    • @jirfe
      @jirfe 2 ปีที่แล้ว +4

      Morgan weligii dagaal kuma guulaaysan bare hiiraale ayaa kismaanyo ka baacsaday hargeisa 1988 wuu ka cararay dagaalkii Ethiopia xitaa kama qaayb gelin markaa wxuu kamid ahaa ragii derejada laayskaga taxay because ina siyaad bare ayuu qabay daarood mahamed abdulle hasan ayaa isku deyey inuu isaaq diin ugu soo dhuunto sida alshabaab aakhirkii ina abdulle hasan iimey ayaay kaneeco ku dishey ina siyaad barena musqul nageria ku taal buu ku dhex dhintay waqooyi danbena anagaa u talinayna hawiyihiinaa soomaalinimo been ah ku beerlaxaawsada laakiin no more midnimo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 9 หลายเดือนก่อน

    Why your government kill badag

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 2 ปีที่แล้ว

    Geesi dalkiisa daafacy

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahid Morgan guuleeyso

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale. Afweyne qaadka wuxuu umadda Somaliland kagubay 1983 kana meesha wuxuu yimid 1986

  • @iskrowdee6531
    @iskrowdee6531 3 ปีที่แล้ว

    intersting que 6:57 but why thoo due to answer why they have to treat us way to goood

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 2 หลายเดือนก่อน

    Mac sukar 👍
    Viva Ethiopia ❤

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 หลายเดือนก่อน

    General morgan hero of Somalia❤

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 ปีที่แล้ว

    Bal gaboosahan eega weligiiba nin iska daba socday 🤣🤣🤣🤣😁 Horta muxu taraa?

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal ปีที่แล้ว

      Waa daba dhilif😁 maantana muuse biixi ayuu Eygiisii yahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Horta arag taani baasto faqashahaa

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 2 หลายเดือนก่อน

    Si xun u dhimo ILAAHAY idankii 😡

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer abtigay isaaq jaadka Bay ka xanaqeen miyaa ok

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      Maya abti jaadka wax ka xun baa lagu hayeye waxa la yadhi xukunka waxba kuma lahidin 1960 ilaa 1991 hadana abati ka goseynbaa

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 lakiin ogoow cidamadii sarakiishii kuwii diyaradaha ciidamada wadi jiray induba isaaq bay ubadnayeen inkasdoo waxa dhacay walaahi anan raali ka ahayn hadan waxaa fiican in laga gudbo ilyn dadkii barigas ba dhamade ee moorgan baa ka haray asga uun kolay

    • @abdirisak.paylio5495
      @abdirisak.paylio5495 11 หลายเดือนก่อน

      Dhilo xarood

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdirisak.paylio5495 dhilay iidoor

    • @zeekawepoi1873
      @zeekawepoi1873 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirisak.paylio5495 darod hoyda bay wasen ma xishotit ncla kudhly kk

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ! bandoo iyo balllaayoba adigaa bilaabay ‼️

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c ปีที่แล้ว +1

    Wadani geesi ah halyeey Morgan

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 3 หลายเดือนก่อน

      Geesiyow xaal qaado kan aad leedahay waa geesi waligii dagaal kumuu guulaysan 😂😂😂.

  • @ahmedomar3778
    @ahmedomar3778 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 siyaasadaadii ma inaad dirac xidhato ayay ku danbaysay morganow! Noo wad sheekada beenta ah.

    • @zeekawepoi1873
      @zeekawepoi1873 6 หลายเดือนก่อน

      Aabaha kaxisho wanhuba asaga kudhly caasiyahaw

  • @Animeeditz832
    @Animeeditz832 2 ปีที่แล้ว +8

    ALLAH HA KU CADAABO,

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣 adi ma jano iyo cadab sameyy

    • @cumarcali941
      @cumarcali941 2 ปีที่แล้ว +1

      Awoowgaa iyo aabahaana allaha naaro

    • @iglanyusuf7346
      @iglanyusuf7346 2 ปีที่แล้ว

      Nin bila danbi lama cadabo

    • @caaqilproduction2300
      @caaqilproduction2300 2 ปีที่แล้ว

      Naarta allaha ku geliyo adiga

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +2

      @@caaqilproduction2300
      Morgan meeshuu galo ayaanu kuugu ducaynay booska ilaahay uxumay MID ay kuu noqotoba kula rafiiq sadkuu helo bi idmillaah haduu yahay shaqi Ama saciid

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 3 ปีที่แล้ว +6

    Beenale ilaahay ka goay

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma Jabhad bad moooday dawlad bay ahayde

    • @jackmorgan9998
      @jackmorgan9998 3 ปีที่แล้ว

      Pro trick: you can watch series at Kaldrostream. I've been using them for watching all kinds of movies during the lockdown.

    • @georgecason9627
      @georgecason9627 3 ปีที่แล้ว

      @Jack Morgan yea, have been using kaldroStream for months myself :D