BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 5AAD GEN JAMAC YARE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @ahmedwarfaa3541
    @ahmedwarfaa3541 9 หลายเดือนก่อน

    ale ha u naxariisto ameen yaa rabi

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha U naxaRiisto halyeey Jen. Jaamac Maxamed Qaalib, If there is a patriot among the Somali people Gen. Ghalib is at the top of the list. Jananku wuxu ku geeriyooday waddaNka JabbuuTi 26-kii April 2022, wax aana lagu aaSay DegaanKa Hargeysa, xabaaLaha Toon.😢

  • @maxamedsuugaan7354
    @maxamedsuugaan7354 7 ปีที่แล้ว +5

    jananku waa nin qalbigiisu saafiyahay qiyaano iyo laqdabo aan looga baran allow ku dhowr runta qof sidaaan oo kale aaan ka ganban waaa yartahay runtii

  • @aajamac2247
    @aajamac2247 7 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 7 ปีที่แล้ว +2

    General jaamac Maxamed qaalib masuul karaamo leh

  • @ahmedmedhassan387
    @ahmedmedhassan387 7 ปีที่แล้ว +3

    generale djama mohamed qaalib nolow abti

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 7 ปีที่แล้ว +2

    waa xogfiican aad noo soo tabiseen qolaaca siyaasada somalida ku jiray mudo badan welinah taagan .

    • @abdihafidabdulahi725
      @abdihafidabdulahi725 7 ปีที่แล้ว

      Odaygan waxuu ahaa basaas wayn waa ragii reer waqooyiga dhabarka katoogtay oorganiska

  • @arbacshow8243
    @arbacshow8243 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay haku dhowro adeero Jamac Yare oo cimriga iyo caafimadka illaahay haku siyaadiyo

    • @saaddaud3882
      @saaddaud3882 7 ปีที่แล้ว

      ader jaamac kkkkk

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 ปีที่แล้ว

      +Saad Daud 😂😂😂😂😂 kani adeer ilaahay noogama dhigo

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      @@maxbuubyare6791 waa adeerkayo

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      @@maxbuubyare6791
      Aderr runta miyaad ku mergataa?
      Akhiro ayaa war jiraa!

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    general jaama yare run oo sheegaya

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay naxariistiisa janno haka waraabiyo 🤲

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa iminka maan fahmin deegaanka uu ka soo jeedo jaamac yare

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa cidagale waa reer hargiesa

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 2 ปีที่แล้ว

      Waa ciidgale alla ha u naxariiste
      Lkn kusoo dhexkoray reer abtiyaashii oo ah wersangeli cumar

  • @mohamedjamaahmed1501
    @mohamedjamaahmed1501 5 ปีที่แล้ว +3

    odaygu waa nin somalinimo
    amin san
    sharcina yaqaan ah
    runtii

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +1

    Saab TV tariikhdii kacaan ka Afweyne maxaad uga reebteen waraysiga

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว +4

    Inaa lillaahi waa inaa ilayhi raajicuun odaygu xurguf yar oo mar dhex martay isaga iyo nin dhintay buu weli goconayaa.
    Alla cuqdad xumaa

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 8 หลายเดือนก่อน

      Ina cigaalbaa Cudur iyo Cuqdad qabay labada, maxuu kasheegay ee cuqdad kaaga muuqata, Waabu ka aamusee,Ma xurgufbay ahayd mise doqoniimo iyo cudur adeerkaa qabay bay ahayd, Dalka haysku iman waa lagu xidhayaa ninkii ugu digay ee warqada udiray ayuu ina cigaal warqadii siyaad u keenay, balkawaran doqoniimadaa, xidhbuuyidhi siyaad bare jaamacna sidaas ayuu ku xidhay

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 2 ปีที่แล้ว

    Codka saafi maaha waayo musug badan baa ku furan.ee barnaamijka musiga ka yaree.

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 7 ปีที่แล้ว +1

    q.4aad is missing

  • @J0L3D
    @J0L3D 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtii 6aad iyo 7aad idinkama hayno television ka saabtv

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    SEENYOW HILIBKU MUU DIIROW WUU KU HORFADHIYAA

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    Seenyow ma indr kaa oo muusa biixay ayayd mucaarad ku tahay hoy

  • @adancm3250
    @adancm3250 7 ปีที่แล้ว +2

    bariido balaadhan SAAB TV , waad ku mahadsantihiin soo tabinta sooyaalkan mudan in la keydiyo , si waxaan ka codsan lahaa inay soo galiyaan Q 4 , mahadsanidin.

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 2 ปีที่แล้ว

    Godka. Allow. Ku. Jannee Farxaan.buu. Ahaaa

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 5 ปีที่แล้ว +1

    Generaal jaamac maxamed qaalib si cilmiyaysan ayuu u hadlayaa maaha sida kuwa beenta sheega ee faana.

  • @sulthanruth1231
    @sulthanruth1231 7 ปีที่แล้ว +3

    odaygu ant Somaliland weeye

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว

    Odaygu wuu daacad hadlay, askarina wuu ahaa.

  • @aajamac2247
    @aajamac2247 7 ปีที่แล้ว

    Odey taariikh haya

  • @mahamedabdiqadir7596
    @mahamedabdiqadir7596 5 ปีที่แล้ว +4

    Odayga Waa kii uu xaaji c/waraabe ku yidhi beeshu Waa somaliland. Adiguna adoo dibadaha wareeegaya ayaa la arki. Waana tii sidaa u dhacday

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      Jaamac yare ayaanu tageersanahey dhul somaliyeed ayuu jooga

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      @@caashaqalbi882
      Generalku ma adiga iyo aniga keliya difaacayna. Ogow hore mar ayeynu isugu dhacnay. Dee ceeb kumaan oran lakin mar hadaad Generalka libaaxa ah oo runta badan ka socotid dhinacaaga waa ahay

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 ปีที่แล้ว

      Nin sharaf leh ayuu ahaa gen jamac alayarxamu aamiin

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 6 ปีที่แล้ว +2

    odaygu waa kasoo hor jeeda saraakishii iyo siyasiyiintii kasoo jeeday somaliland
    ilaa imika wuxuu kasoo horjeeda jiritanka somaliland waa munaafaq cuqdadi uurka u jiifto

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 ปีที่แล้ว +2

      weligeenba waxaas ayaa inagu dhexjirey wllo
      somaliya waxa igaga daran odeygan

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      Geesi weeyi

  • @warancade1600
    @warancade1600 7 ปีที่แล้ว +3

    cawil yare oo runta ku sheegay buugiisa in jaamac yare basaas ahaa ayuu ka cabanaya kkkkkkkk
    cigaal xitaa xurgufti uu dhaxeeysay ayuu ils hada qoconaya
    waa sababti uu dagaalka sokeeye uu abaabulay 1994
    marki cigaal AUN madaxweeynaha somaliland loo doortay 1993
    cuqdad xuma odaygu

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 6 ปีที่แล้ว +1

      Jaamac yare basaas muu ahayne cawilbaa basaas ahaa waligiiba.

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว +1

      Fariid weeyi geesiya

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +2

      @@بكاه.الزمان
      General Jama M Qalib waa ninkii xabashada iyo cadowga Somaliyeed jailka ka buuxiyey. Waa nin professional ah oo career u ku soo dedaalay ku shaqaynayey. Nin aqoon leh oo qabyaalad iyo qashin ka dheer. Waxgarad iyo aqoon yahan Somaliyeed. Allah cimriga ha u dheerayo.

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdi7061
      Waa tabtaas walaal. Aamiin.

  • @sheekhubaladka8744
    @sheekhubaladka8744 4 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaa waxa ka eden xun man arag

  • @mahadabdilahi1127
    @mahadabdilahi1127 7 ปีที่แล้ว +3

    Odaygu waligiiba Anti-Somaliland buu ahaa.