#TOOS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2020
  • #TOOS | Yaa Fashiliyay Inqilaabkii 1961? Qaybtii 2-aad
  • เพลง

ความคิดเห็น • 167

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +7

    illahay Caafimad sareecana haku siiyo aamiin yaarabi

  • @xuseenalayahdiik6712
    @xuseenalayahdiik6712 3 ปีที่แล้ว +17

    Ciise muuse indha adayg u daa
    Bal u fiirso odaygaayar inta jeer e ay sarkalkle isku dhaceen iyo sida uu iskaga celiyayba
    Ad adayga iyo waayo aragnimo ayuu isku darsaday cimri dharar iyo caafimad ban ku rajaynayna Abti
    General xasan yare 🙏

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhaartii wuu diiday inuu ciidanka lashaqeyayo wuu diiday qabyalad iyo cuqdaadbuu ku diday inqilaabkii isaga fashiliyay waa basas kadib markay dawladii uu kunoolaa dhacdayna emirate ayuu gacmaha hoos dhigtay oo uu magan galyo ka baryay waala xidhay waa labahdilay bassas

  • @adilosman6839
    @adilosman6839 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa berigaa ayaa habar awal qabyaalad iyo cuqdad ay haysay سبحان الله

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 ปีที่แล้ว +7

    Rag dhintaay oo aan isdifaci kariin baay ka shekay nayaan wiliba nin ahaan hassan kaayd allaah yaa raxma

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa taariikh in la sheego lagana reebo intii nool waa mihiim xag xun iyo xag wanaagsanba wey gali waa tariikh thanks all

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +4

    Wallahay odaygani waa rageedi,❤️ alle caafimaad hasiiyo ,iyo cimiri wanaagsan💯🙏

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdulkariim cashuur cabdalle oo laasqoray kasoo jeedeey Allaah yarxamo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +1

    Waya arag weeye ccimri dheer iyo caafimaad adero sidoo kale waxaan hambalyo u dirayaa wariye maxamed ilig o runtii ah nin yaqaan sida dadka lo waraysto guul iyo gobanimo hadana ad joogtid xamar o qabyaaladii Hargaysa tiilay adka xorowday

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa og siday wax u dhaceen

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu Akbar runtu allay taqaanaa illaahay na waa la hortagi cadaabna waa lagu guri Allow daalimiinta dabargoo yaa rabi adeer daacada weeye ❓❓❓❓❓❓kheyr allaah ha ku siiyo adeer run sheegaya kaas ayaan ka arkay

  • @ahmedmusa3350
    @ahmedmusa3350 3 ปีที่แล้ว +1

    Tariikh qaliy

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa khiyaamadii ugu weynayd

  • @faiselmuhumed6652
    @faiselmuhumed6652 3 ปีที่แล้ว +13

    Berbera hadii loo diri waayo nin ciisa muuse ah oo loo dabo maro macaal soomalilandta baa soconeyn, inqilaab ayaad sheegaysaaaye,dawladii Tuurba berberadaa bay ku fashilentay markii ay farofaraysay markaa hawshaa berbera reerka looma daba maro.

    • @mahdimaxamad8399
      @mahdimaxamad8399 ปีที่แล้ว

      Odaygaan ma ciise muusaa mise habaryoonis

    • @osmansise
      @osmansise 4 หลายเดือนก่อน

      Ciise Muuse Siday Habar yoonis iskaga ilaalinayeen Xataa Faqash bay u galeen Subxaan

  • @aishataani7369
    @aishataani7369 2 ปีที่แล้ว

    Odeyga waa sax warkiisa waa taariikh((hiloola maclim ayuu ahaa wasiirka gaashan dhiga))fashalkii colonel ciro ku dhacdey ayey suubiyeen

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว +6

    Isaaq waa habaryonis caqligoodu

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 ปีที่แล้ว +2

    Afkiina haka yeedho inaad inqilaab sameyseen 1961 warku haydin galo

  • @asmaomar7065
    @asmaomar7065 2 ปีที่แล้ว +5

    Fudayd kaa inagu badan sanad kahor midnimo ayaynu uqooqaynay iminkana haddana inqilaab ayaa laga hadlayaa dadku ma carruur baa ?sidan ummad laguma dhiqi karo xilkas ma nihin isaaqow Dib ha la isu xisaabiyo

    • @orobleh77
      @orobleh77 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa walaashey.

    • @no1knows598
      @no1knows598 2 ปีที่แล้ว

      😂xaasidnimO dhexdeena ka jirtayba somalia ina gaysay

  • @saidabdulle4592
    @saidabdulle4592 2 ปีที่แล้ว +1

    Aun Cabdullahi-yuusuf Ayaa shegtay inuu isaga fishiliyey Inqilaabka

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan la yaabaa, Imaaraadka waxan u aragnaa ummad carbeed oo islaam oo walaalaheen ah. Haddana dagaal hoose ayey ku hayaan ummadda Soomaaliyeed. Aad baan ula yaabaa. Waa ummad Islaam sheeganaysa oo haddana muslimiintii kale burbur ku haya.

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 2 ปีที่แล้ว +4

    Han yaraaye odaygu! Bal dawlad dhan ayaa loo soo helinayaa markaasuu leeyahay Ciise Muuse maxaa ugu jira? Xataa raggii kale ee Habar awal ee u dhimanayey xoraynta dalkooda wuu arki waayey.
    Laakiin wuu helay abaalkeedii. 30 sano oo gumaysi, dullayn iyo liidid ah ayuu ka dheefay taladii seegtay maalinkaasi.
    Adeerkayoow Rabbi haku maamuuso wax kale kuma dhihi karnee.

    • @awdalaawiofficial4207
      @awdalaawiofficial4207 ปีที่แล้ว

      Ninyohow 30 ka sano iyo 30kan danbe kee laqaatay
      Kaas dad sharaf le ahyn kana qoxooti iyo ciil hhh

  • @maxamuudaxmedoday710
    @maxamuudaxmedoday710 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Cabdi Ilig, bacda-salaam. Weriye ayaad ku bannaan tahay.

  • @nasrodheer5554
    @nasrodheer5554 2 ปีที่แล้ว

    I luv rea

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว +3

    Habar awal si'wacan ayey ula shaqayn jirtay dawlada lkn waxaa lagu saliday dawladii niman la'yidhaahdo Garxajis, bal may sida habar awal basaasiin iska ahaadan oo waxa loogu balan qaado iska qaatan sida odaygan ciise muuse🤣
    Balse maanta kuwii ilaa xiligaa basaasinta ahaa ayaa garxajis ku sheega somaliwayn 🤣🤣
    Xataa SNM niman kaa waalan ee Garxajis ayaa ugu saraakiil badnaa oo dawladii dumiyey, niyow niman kaasi dhibaato iyo gobonimoba waa leeyihiin marka runta la'sheego.

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 ปีที่แล้ว +1

    MAY IYO LAAKIIN ISMA QABTAAN LABADAA EREY

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha'u naxariisto janada firdow hageeyo Aabahay muxumed Awr

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว

      AUN wall waan kaga tacsiyiynyaa aabaha janadaii alaha.keegyo Samir iyo Iiman alaha.kaasiiyo

    • @mahdimaxamad8399
      @mahdimaxamad8399 ปีที่แล้ว

      Odaygaan xasan ma isaaq baa mise gudibiirsi mise ciise

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi run buu sheegayaa subxaanallaah 😭😭😭😭 fiiro gaarah wariye ‼️‼️‼️‼️❓❓❓❓❓❓❓

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 ปีที่แล้ว +5

    Kaasina wuxuu ahaa laxdii fashilisay inqilaabkii xaar xaar dhalay

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph หลายเดือนก่อน

    Kabaa sheegey raga , wakii cali samatar lajoogey xamar 1990

  • @cabdikanixaamudabokor827
    @cabdikanixaamudabokor827 3 หลายเดือนก่อน

    Najaas

  • @kevinsaucy6657
    @kevinsaucy6657 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc aad baad umahadsantahey mr ilig waxaad barnamijkaga ku soo darta ama ku wariysataa SNM from Canada and also from Somaliland

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 3 ปีที่แล้ว +7

    Odaygani ma Ciise Muusaa waa reerku waa Laandheere wlhy😆

  • @nasrodheer5554
    @nasrodheer5554 2 ปีที่แล้ว

    I luv reality blse dhan kle wx weydii si loo helo ama loo gaadho xikmada. .

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว +1

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

    • @khalidmohamed3154
      @khalidmohamed3154 2 ปีที่แล้ว

      Ma Ogaadenki Ethopianka loo dhibeey ayaad tahaay😂😂😂✊🏾

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 ปีที่แล้ว +5

    ISAAQ WELIGOOD QABIIL IYO QABYAALAD KA DHAMMAAN MAAYAAN

    • @khadraabdirahman6791
      @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว +2

      Tagu wada isaaq laakiin waanad garayn.
      Qabyaaladuna waata hadaladaa kaa keenaytay..
      Adigu idma ogid sids wabyaaladu kuu hayso

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 ปีที่แล้ว +1

      Habar awal iyagaa hargeysa ubadan oo iska leh. Dagaalkii uu siyaad bare ku qaaday hargeysa dhibka ugu weyn reer kaas ayuu ku dhacay. Cidda kaliya ee maanta dooneysa in Soomaali kala go, do waa iyaga. Runtii wey ogyihiin inaan la aqoonsaneyn laakiin waa hagardaamo eey soomaali umaleegayaan. Soomaali waxaa la gudboon in reerkaas lala xaajoodo waayo qabiiladii kale ee la deganaa awood ayey ku muquuniyeen, gudabiirsi iyo dhulbahante warkoodba daa.

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว

      Waxa Xamar geeyey 1960kiiba waa qabyaaladda dhexdooda. Is nacaybka 2da habrood ayay ahayd, imikana way gayn doontaa Xamar.

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 2 ปีที่แล้ว

    Ankaftamee ileen jalajiga Socda Ee×Gadhxajis'&.habar Awal ileen Barigaas WeyJirtay Barigaas 1961?

  • @Pro-justice
    @Pro-justice 2 ปีที่แล้ว +1

    Hal sano kadib xoriyaddii mawaxaa jiray qiil iyo sabab gooni ugoosad loosameeyo.

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 ปีที่แล้ว

    Mudane wariye iska sax. Xasan sida uu kuu sheegay ka mid ma ahayn Inqilaabkii 1961-dii. Waa loo la yimid laakiin wuu diiday markuu arkay in ay qabiil ku salaysantahay. Halka aad ka leedahay “Xasan wuxu ka mid ahaa inqilaabkii”, waxa ka habboon in aad tiraahdid Xasan waxbuu ka ogaa qaban qaabadii inqilaabkii 61-dii.

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer darood ayaad tahay waxaad amaanta darood hawiya waliba micaarad ayaad ku tahay Walikaba ooy 😭😭😭

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaad eegto faallooyinka dadku qorayaan waxaa kuu soo baxaya in aanay kaba hadlin maxaa sababay inqilaabka in la sameeyo sannad kaliya ka dib xorriyaddii 1960...

  • @faiselmuhumed6652
    @faiselmuhumed6652 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkani waa laandheere ciisa muusaa,hadii cadkiisi la siin waayey dee hawshiisu sii watay waa saxsan yahay.

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว +1

      Meesha saraakiil hanleh baa soo abuubulay oo hindisay inqilaabka iska waalaga qayb galiyay oo aa loo sheegay Abdullahi congo ayaa usheegay oo wakan isagu qirayo qabyalad iyo cuqdadbuu galiyay imikana qabiilbuu urogayaa basas buu ahaa markii danabana emirate ayuu magangalyo waydistay oo gacanta hoos dhigtay dalacsin iyo hunguri yarbuu dhaafsaday qaranimadii lasoo celinayay markii danbe ee snm tu halgamaysayna emirate ka ayuu iska fadhiyay waa qof aan hanlayan inloo taliyo mooyee waslad quudhsi qaate

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 2 ปีที่แล้ว

      Muxu ka faaiday sowtii faqash idin wastay idinkoo nool

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 2 ปีที่แล้ว

    Odeygani xasan yare difaaca ayuu xidhay sidi wax dhaceena inuu wadda xasuusan yahay ayuu u muuqdaa

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin rageed odaygani
    Geesi Geesi dhalay
    Shoow reerbaa inqilaabka rabey
    In loo fuliyo dabadeed oo dabadeed
    Ay iska wada qabsadaan
    DANM Shit

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว +1

    Cawil odeyga la yiraa hadalkiisu lama qaadan karo , waa min aan warkiisa lagu kalsoonaan karin Lkn ninkan waa loo qaateen.

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 2 ปีที่แล้ว

    QARAN JAB

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @aishataani7369
    @aishataani7369 2 ปีที่แล้ว

    Inqalaabka markuu fashilmey cidinkii koofur hargeesa lakeeney ceeden kii yaraa hargeesa waxaa la geeyey mogodisho odega rumeesta

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว +2

    Odaygu sax buu ahaa waayo arintaasi ilaa haday taagan tahay reer hebel baa naqabsanaya. Dagaalkii tuur lagu qaaday ee burco berbera iyo hargaysa ka dhacay fikirkaa odaygu ku hadlaayo ayaa ilaa hada taagan.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 ปีที่แล้ว

    Ma 1961 ayaa Harti waqooyi laga tashadey?
    Sida odeygani u hadlayo
    Cajiiib

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 6 หลายเดือนก่อน

      Harti waqooyi maxaa la dhahaa nimmankani danta deegaankooda ayey u dagaalamayeen waqooyi wax la dhahana majiraan ee waqooyi galbeed iyo waqooyi bari ayaa jira midna mid ooma taliyo"

  • @rizack_jalato
    @rizack_jalato ปีที่แล้ว

    Legend lkn Ka badbaaday shiqolkii Hasan keyd iyo congo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    General Da'ud Abdule Hirsi Aun Aamiin Oo Ciidanka Xooga Somaliyeed Heyste Markaas. General Kii Ugu Horeeye Somalia Ahaa Xiligaas Aa Hargeysa Tagay . Ayadoo Gacan Lagu Haayo Dadkii Isku Daye In Qilaabka, Wuxuu Dhahay Mar Dembe Ha Sameynina, Waxaa Asaga Ku Xigay Siyaad Bare Haduu Asaga Heysan Lahaa Awoodaas Qoorta Uuka Jari Lahaa . Dadkii In Qilaabka Isku Daye .

    • @saeednoor5625
      @saeednoor5625 ปีที่แล้ว

      War Mahaysid sxb waxaad dhagaysataa wareysiga Congo iyo cawil markii inqilaabka ka fashilmay oo la qabtey muqdisha aya lageeyey oo maxkamad la saarey waxa maxkamda ku markhaanti furey general daud ciidankana asaga ayaa ka saarey markii danbe maxamed siyaad waa ninka markii muqdisho lageeyey ayagoo jeebeysan xabsiga intu ugu tagey amrey in jeebada laga furo maadama ay saraakiil yihin danbina aana lagu cadayn oo sifiican loola dhaqmo dhagayso waxa ka sheekeynaya cawil iyo congo

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 2 ปีที่แล้ว

    NINKAN WAA CADYAHAY HADALKIISU NIN RUN SHEEGAYA AYUU U EGYAHAY .
    WAANA DAACAD . ILLAAHAY Ha xifdiyo.

  • @jibrilmattan3052
    @jibrilmattan3052 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaan Ka Fahmay waraysigan inuu ninkani uu yahay ninka fashiliyey inqilaabka

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 ปีที่แล้ว

    Kii snm na goormay sheegayaan fashilkay ku wadeen

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa faaideen umaddi waat kala dirteen aaqro seeg ayaa tihiin naartan weey idiin sugeey

  • @ismaeljjj1986
    @ismaeljjj1986 2 ปีที่แล้ว

    Waa ninkii fashiliyey inqilaabkii 1961, ragbuu balan lagalay misana ku balan furay.

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว

    yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 2 ปีที่แล้ว

    Oday

  • @orobleh77
    @orobleh77 2 ปีที่แล้ว +1

    Reerka Isaaq waa dad aad ufudud. Isaaq dad dulman kuma aheyn Somalia. Jaggo kasto Isaaq, Somalia wey kasoo qabteen, kaliyeh midda aan aheyn Madaxweynaha. Saddex Wasaarad, Isaaq 90% ayaagga hestay xilliggi dowladdii Civilka: Ministry of Foreing Affairs, Ministry of Informatio and Minister of Education.

    • @awshan571
      @awshan571 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂omar faqash, tumakugu tiri ma hooyada , 🇸🇴 somalia iminka kuwa jooga maxaa xil logu dhiibiwaayay,💯 adeer waan naqaan dhaqanka faqashta 😂 ilmada yaxaaska iska daa 💯

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 2 ปีที่แล้ว +3

    1960 kii may ahayn wakhti isaaq lasii kala qaybiyo odaygu halkaa malaa wuu ku khaldanaa

  • @nasrodheer5554
    @nasrodheer5554 2 ปีที่แล้ว

    I love reality, dhanka kalana waraysa markaa un baanu xikmaf

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 2 ปีที่แล้ว +1

    Sayeere gaas baan ahaa oo mushahar baan qaadanayay iyo waxan ku soo baxaan waayay isma qabanayso ugaas

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +2

      maadan fahmine waa lagu kala yaacay wuxuu kawadaa dowladii weydhacday 1991 iyo ilaaa 1992 wuxuu kuboxo maan haysan buudhahay 1993 baa laysoo noolyey oo Hargeysa qabiilo isku dilayaaan
      Markaad wax dhegeysanayso hadalka waa ladhuuxaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeer somalinimo ayaa ka muuqata laakiin gaalnimo waxaad wadeen iyo umad dhamayseen ogaada tahriib ayaad ku dhameyseen ❓❓❓❓❓❓❓‼️‼️‼️‼️‼️‼️❣️❣️❣️❣️❣️❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว

      Somaliland wa anaga so ceshenay o gacantayada ku hayna nabad iyo barwaaqona ku nool idinkuna qarax al-Shabaab iyo abaaro idin madhisay 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว

      Habar awal si'wacan ayey ula shaqayn jirtay dawlada lkn waxaa lagu saliday dawladii niman la'yidhaahdo Garxajis, bal may sida habar awal basaasiin iska ahaadan oo waxa loogu balan qaado iska qaatan sida odaygan habar awal🤣
      Balse maanta kuwii ilaa xiligaa basaasinta ahaa ayaa garxajis ku sheega somaliwayn 🤣🤣
      Xataa SNM niman kaa waalan ee Garxajis ayaa ugu saraakiil badnaa oo dawladii dumiyey, niyow niman kaasi dhibaato iyo gobonimoba waa leeyihiin marka runta la'sheego.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

    Ninkani wuu ka macquulsanaa wixii meesha yaacayey oo dhan

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Calan iyo lacag magac lis Ma way diyo inqilab

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 ปีที่แล้ว

    Bal dadka ay leeyiin eeg waxba isu tiin waligewn baynaan wax inaga dhaxayneyn

  • @sikaawe
    @sikaawe 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxba kumaad hadlin oday!😁🤣😁🤣

  • @birtol7583
    @birtol7583 2 ปีที่แล้ว

    Dadkan cudurka garxajiska halaga gubo. Somalilandta ay kudhololaan baa lasoo celin lahaa waqti hore, laakiin madaxdu waa garxajis baa kaga daran wax kasta.

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa ninkii fashiliyey Somaliland

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

    Cawil wuu sheegay in fudaydkii Xasan-kayd dhibta keenay

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @fesalfarah4368
    @fesalfarah4368 2 ปีที่แล้ว +1

    Aday nacasa oo daniihii rer waqoyi kashifay

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku cadaab dadkiisuu basaasay waa munaafaq

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 2 ปีที่แล้ว

      HORE XAN BAA U JIRTEY HADDASE WUXUU JENERAL XASAN CADDEEYEY IN INQILAABKU AHAA MID REER GOONI GAAR U AHAA OO AY DOONAYEEN INAY DALKA LA WAREEGAAN!!!!!!!

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว +5

    Berbera 1961 habaryoonis ayaa ka atoorayn jirtey ciisa muuse 4 xamaalbaa ka joogee maxaa laguugu dirayaa

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 2 ปีที่แล้ว

      1961kii,HY ma reer magaal bay lahaayeen waxaan moodayey inay adhyahooda iska raacdaanew.Marka laga reebo in yaroo Muuse Carre ah.

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว

    Cismaan shuruugan gurguurta 😂✍🏾

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 ปีที่แล้ว

    Old furt

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS 2 ปีที่แล้ว

    Basaaskii fashiliyey inqilaab dhan

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว +4

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @ddaa5400
    @ddaa5400 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti waad fashilantay iligna uu iscadeeyey

  • @user-mv3mj2qq9x
    @user-mv3mj2qq9x 7 หลายเดือนก่อน

    Cawil. Magaly

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 2 ปีที่แล้ว +3

    Libaax libaax dhaley weeye ninkani oo nin ragged ah Rijaal...
    Lix nin oo ciise Muuse ah oo saraakiila ayaa joogey oo ciidamo haysta .. Afar nin oo isku reer ahi inqilaabka haysku koobaan Timir lafbaa ku jirta because isweydii sababta ay iyagu isugu koobayeen maxey aheyd ?
    Maxey saraakiisha kale uga qeyb gelin waayeen?
    Wallah odeygani waa fariid run sheeg ah..
    Viva Somaliland

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 ปีที่แล้ว +3

    Ciil qabe ciilqabe dhalay ilaahay ayqa kaala xisaabtami khiyaanadaa aad samaysay intii ka dan baysay wixii dhacay qaybaad ka tay

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว +2

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 2 ปีที่แล้ว +1

    Munaafaq

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 ปีที่แล้ว +3

    Odaygan qabiil baa ku qafilan

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar Alle ka baqa odaygan run buu ka hadlay. Hadalkiisa iyo dareenkiisa ayaad ka garaneysaa.
    1. Khaldka wuxu ahaa qorshaha inqilaabka oo aan dhamaystirneyn.
    2. Ganacsato barnaamijka ku lug lahaa, oo maalgelinaysay.
    3. Xasan Kayd oo madax adkaa oo odegan ka diiday fikradihii uu soo jeediyey.

  • @user-mi8wf8gy5h
    @user-mi8wf8gy5h 2 ปีที่แล้ว

    Asc marka hore waadmahad santahay waraysi xambaarsan xog balaadhan ayaad noo soo gudbisay marka labaad wariyuhu waxa uu ilaaliyaa afka waraysigu kubaxayo Adna af qalaad ayaad soo dhex galinaysaa

  • @birtol7583
    @birtol7583 2 ปีที่แล้ว

    Cabdilahi yuusuf baba sheegay inuu odaygani basaasay ragga.

  • @engasadaxmed7861
    @engasadaxmed7861 2 ปีที่แล้ว

    Waa kaa ilaahay cibaaro kaa soo saaray ee kansarka kugu riday

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 ปีที่แล้ว +2

    Odaygan waa khaayin qabyaalad raba inuu wax qaybsado waqtigaas imaanka lagaa qaad

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan kayd ayaa khaladka ugu weyn galay waayo in uu odaygan toogtuu ahaa ama xidho oo inqilaabkaba odaygan laga bilaabo

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 2 ปีที่แล้ว

      Odaygani isagaa qaldanaa. Inuu Xasan Kayd toogtaa bay ahayd oo fashilinta isaga ka bilaabaa.

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 2 ปีที่แล้ว

      Hasan kayd ma waxa kaliya uu ku kolsoona hy kaliya? Muxu talada ula qayb san waayeey saraakishii reer Sheikh isxaaq oo dhan. Kolay kolsooni daro ayaa jirtay. Lixle wuxu la tashanayeey reerko dhan, sidasay qorshuhu ugu toosay

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 ปีที่แล้ว

    Waa bakhti odeygani muu aheyn nin garanaaya waxa ragakale garanaayey habadiido waxey rabeen nimakakale laakiin wuu jaajuusey ragaasi waxey rabeen somaliland oo waqtigaa qabashadeedu habooneyd odeygani xataa dib uxoreyntii xamar ayuu iskaga dhibaateysnaa

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 8 หลายเดือนก่อน

    Imaan laawe wèye somaliland inay bilAA aqoonsi ahaato adiga u sabab ah qabyaalad baad ka fikiraysay kunka cudur ee kugu dhacayba waa abàalkaa

  • @hodankariye
    @hodankariye 2 ปีที่แล้ว +1

    Habaryonis ayaad munaafaqiin ahaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +1

      Reerka ugu liita ee ugu fulaysan waa habar awal Sidan maqlay
      Mujahid lixle habar yoonis ayuu aha

    • @hodankariye
      @hodankariye 2 ปีที่แล้ว

      @@Suhayb1_4 mid qudhah ayaad ku faantaan lixleh habar awal Waxaan kuu tirin 106 mushaajid

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa lax hadlaysa

  • @salehalimohamed2672
    @salehalimohamed2672 2 ปีที่แล้ว

    1988 iyada oo faqashtu mumadda reer shiikh isaxaaq gumaadaya oo ku garaacaya diyaarado iyo madaafiic ayaa fulayga ahi xamar kasoo baxay waxa uu ucararay jabuuti, dabadeedna waxa uu u cararay imaaraadka. hooyadaa was waxad tahay fuley fuley dhalay.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว

    Hassan Kayd iyo Ibrahim Koongo intay ku hadidayaan inay ku dillaan baa ficnad aad in yaro sharafa yeelatide. walaahi magacii habar awalbaa ii uraya sida maydka.

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว +2

      Kuwa inqilaabka hargaysa kudhintayba habarAwalbay ahaayeen ninka sarkaalka operationka hargaysa kudagaalamay ee kudhintay ina Ckariin Caabi la odhan jirey nin Sacad Muuse ayuu ahaa balse odaygani waa shaqsi wuxuu istusayna isagay gaar uahayd reerka dusha ha uga bixin

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 2 ปีที่แล้ว

    Aaba nacasnimada ka was 1988 oo aad ogeydeen sidii waqooyi loo galayey ayuu Afweyne iyo cali samater futada u leefayey.

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 ปีที่แล้ว

      Waxa maanta taagan ayuu garanayay.

  • @nabiilosman6368
    @nabiilosman6368 3 ปีที่แล้ว

    OdaygNi wa ciise muuse waana xasiid wlhy kamu faidin 61 fashilkii u samyey wakaa qirya inuu 40 sano cagta hoosteeda kujiray

    • @abdirisaqmahmoud8230
      @abdirisaqmahmoud8230 3 ปีที่แล้ว

      @@abdisalansiyad7735 🥰

    • @nagaadjama3312
      @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว

      Shekada ninki fahmaya fahmayee
      Odeygu wuxu cadryey inanay sheeko bisil ahayn laguna fududaday
      Cawil sidasu waraysiga ku shegayiyo odeyga Axmed Congo labaduba fudayd bay shegrn

  • @maxamedaadanmaxamed3518
    @maxamedaadanmaxamed3518 2 ปีที่แล้ว

    Xaasid cuqdad qaba ayaad ahayd reerbaa wadaan ayay kaga dhegtay

  • @abdilahidahir5609
    @abdilahidahir5609 3 ปีที่แล้ว +7

    🤣🤣 show ciise muse xaasidnimo lagu sheego waa run balo idinla fool xumaatay dawlad dhan baa loosoo celinaya misuu qabiil ka sheekayn

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 2 ปีที่แล้ว +2

      Show HY qabyaalada lagu sheegaa waa run. Dal dhan baa la soo celinayaa markaasay Afar nin oo HY ahi isku koobeen.

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 2 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky waad iga qoslisay 🤣🤣🤣 waa runtaa qaranka saraakishii kale reerku away