HEESTA - NABSI - MUSLIMO QAASIM OFFICIAL VIDEO 2014

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @haldhaadumar3511
    @haldhaadumar3511 6 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxa Dareemi kara Qofkii wax jecladay Ee Hadana Qalbiga laga Jabiyay sidayda ax Yaaa Hees
    Ragoow Gabdhaha Ha ka oohisiinina

  • @nimcosharafabdi7378
    @nimcosharafabdi7378 7 ปีที่แล้ว +15

    waa run nin naagta jecel ee unaxariisata doqon ayee moodeen walee ninoo kuuma naxariisto

    • @fn6812
      @fn6812 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Sharaf Abdi 🤣🤣🤣🤣

    • @FadumoHassan-b8u
      @FadumoHassan-b8u 8 หลายเดือนก่อน

      Faadumo xasan maxamuud

    • @FadumoHassan-b8u
      @FadumoHassan-b8u 8 หลายเดือนก่อน

      Nimcasharaf Abdi waakusalaamay

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 2 ปีที่แล้ว

    Heestan aney i quseysaa cml iska dheh i love it

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel 5 ปีที่แล้ว

    MUSLIMO QAASIN HILOWLE
    wlhi waa hees dareen leh qoys fanka somalia looga danbeeyo ayay ka dhalatay MUSLIMO

  • @shukraanabdi1476
    @shukraanabdi1476 5 ปีที่แล้ว +7

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥 wlhi wan oye 2019 yailaadawanayo

  • @abdirahmansaed42
    @abdirahmansaed42 7 ปีที่แล้ว +5

    heestan wlahi waa hees ka waramaysa waayahayga gaarka ah.
    inaanaabisee garo
    inaan kaaga tagay nabad
    Nolol aan wadagniyo
    soo noqod lahayno
    Nabsi baasi meel yaal.

  • @fadan8735
    @fadan8735 9 ปีที่แล้ว +3

    Great voice. Great artist. Great song and music.

  • @saadawaaw7368
    @saadawaaw7368 8 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaw waxaasa hees ah ragna nagta jeceelbeey inta badani neceebyahiiin

  • @qadraqali1916
    @qadraqali1916 6 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqde ka hadashay runtiii 😢😢😢ragow dumarka fahma

  • @sadaamahmed9334
    @sadaamahmed9334 8 ปีที่แล้ว +4

    wllhi waa hees dareen wadata waana qiso dhab ah

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 ปีที่แล้ว

    Aleyleh unayfeersal waxan is idhan jiray miyay udaayan heestan oo barmamusha yaa kadaaya📺😍🤣🤣🤣🤣28/12/2013

  • @sadaamahmed9334
    @sadaamahmed9334 8 ปีที่แล้ว

    mnsha Allah wllhi waa hees aan inaba caadi ahayn Muslim qaasim hilowle hooyada fanka soomaaliyeed salaan sare

  • @fadumaa.kariinmaxamed893
    @fadumaa.kariinmaxamed893 2 ปีที่แล้ว

    8sano ka hor dhib ima haysan walashey ayaa dhageysan jirtay la yaabi jiray ani maanta ayaan so mutestay dhageysanayaa qofki xanuun daremaayo ayaa fahmi karo😭😭

  • @hafzamahamedmudan3202
    @hafzamahamedmudan3202 7 ปีที่แล้ว +1

    😓😓😢😢😰😰 wlhi way itaabnysaa hestan anun baa jecla nbd noll raaxno wacn inaan kusimagane naxris imadn hayn. Way ooway

  • @faysaaxmed6795
    @faysaaxmed6795 5 ปีที่แล้ว +1

    😰😰😰 Naxariis ba imaad hayne
    😢😢😢Ragna nagta jecel bay inta badani neceb yihin

  • @naiimoabdi7818
    @naiimoabdi7818 8 ปีที่แล้ว +2

    nimco eebe keeniyo inanyahoow nasiibaa isku keen naqeeyoo nina iiga kaa dhigay wlh waa hees qiiro leh

    • @faayaden8943
      @faayaden8943 6 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq ninka naagta jecel ayuu doqon moodaa walaahi

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 4 ปีที่แล้ว +1

    6sano xidhiidha dhagaysanayaa lkn ima khusayso balse laxanka iyo erayada isoo jiitay.

  • @cakoodhanaf5166
    @cakoodhanaf5166 8 ปีที่แล้ว +1

    axsan calayk muslimo qasim sxbtay qaaliaya waa i daren galisaa hestadan

  • @2jaboisak761
    @2jaboisak761 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waan raadinaayay haddan helay wlhi

    • @abdiali8082
      @abdiali8082 6 ปีที่แล้ว +1

      Salman Isak Anna hadan kuhelay

    • @2jaboisak761
      @2jaboisak761 6 ปีที่แล้ว

      ismahaan cumar waa si wanaagsan 😂😂

    • @abdiali8082
      @abdiali8082 6 ปีที่แล้ว

      Salman Isak hhhhhhh hye hye

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah
    Allaah waxa jeceshahay
    Ha kusiiyo insha allah

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen 3 หลายเดือนก่อน

    Ileen naar qabaw
    Necaw macaan ma leh
    Ragna naagta jecel bay
    Inta badan ay neceb yihiin
    Misna nacas u moodaan
    Walahi waa run
    Aan arkay

  • @sacdiyaxaaji7705
    @sacdiyaxaaji7705 8 ปีที่แล้ว +2

    way itaabaty wa hees qiiiro le ah

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 5 ปีที่แล้ว

    Bismillaahi raxmaani raxiim walahay way habaartay

  • @ayaanlesaamiya177
    @ayaanlesaamiya177 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw hadii ay dhimty unaxariiso hadii ay nioshahayna caafimadka usiyaadi

    • @2jaboisak761
      @2jaboisak761 6 ปีที่แล้ว +1

      ayaanle Saamiya wey nooshahay

  • @ayaanlesaamiya177
    @ayaanlesaamiya177 6 ปีที่แล้ว +1

    Fananad qaliya runtii from (s.land) fadumo qasim hilawle

  • @manaxxaji3447
    @manaxxaji3447 8 ปีที่แล้ว

    xaqiiqdii waxaas ayaa hees lagaa dhahaa

  • @cabdaleaxmed7566
    @cabdaleaxmed7566 8 ปีที่แล้ว +1

    waa qiiro muslimo wala

  • @qadraquen6669
    @qadraquen6669 4 ปีที่แล้ว

    wale heestan aniga iqusees 😢😭😭

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 3 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️

  • @sacadcarab4245
    @sacadcarab4245 5 ปีที่แล้ว

    wataa heesi

  • @rasiinkayse635
    @rasiinkayse635 7 ปีที่แล้ว

    hees dareen dhaba ah

  • @rawaanali8090
    @rawaanali8090 8 ปีที่แล้ว

    waa hees runta taabanaysa

  • @naahidali5077
    @naahidali5077 5 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @ikrmali1179
    @ikrmali1179 7 ปีที่แล้ว

    wwwwwwwwwwwww wanka helay hestan

  • @gameover6017
    @gameover6017 8 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @cakoodhanaf5166
    @cakoodhanaf5166 8 ปีที่แล้ว

    axsan calayk muslimo qasim sxbtay qaaliaya waa i daren galisaa hestadan

  • @aminafarah4398
    @aminafarah4398 7 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @qadroabdiabdullahi1047
    @qadroabdiabdullahi1047 8 ปีที่แล้ว

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻