Heesta: Nabsi Baa Hiilin || Faadumo C. Kaahin - Maandeeq || Balwo Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @balwolyrics2780
    @balwolyrics2780  5 ปีที่แล้ว +29

    Waxa jira laba duubisood oo kale oo ay heestani leedahay, isla Maandeeq na qaadayso. Duubistan aannu soo galinnay ayaa ugu saafisan, laakiin hal beyd ayaa ka dhiman duubistan oo duubisaha kale ku jira. Cidda laxanka saartay xog kama aannnaa helin, haddii se aad hayso, daawade, waad nala wadaagi kartaa. Mahadsanidin.

    • @duceysaneofficiall7701
      @duceysaneofficiall7701 4 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsanthy Bro

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 2 ปีที่แล้ว

      Walaal laxanka abwaanka sameeyey aun cabdilahi diiriye cali sooraan ayaa iska leh isagaana sameeyey heesta waxa sooraan u caado ahayd heesaha uu sameeyo badankooda isagaa laxameeya weydii qolka kaydka radio hargeysa

    • @ALLAYAQAN
      @ALLAYAQAN ปีที่แล้ว

      LAXANKII MAXAMED SICIID GU'ROON-JIRE

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha naxariisto abwankii Sheekhii jilaagii daacigii weynaa ee Cabdilahi Diiriye Sooraan.

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 5 ปีที่แล้ว

      Arab,isaaq waxaanu Ka tagay 3 haPlood Oo yar yar

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sir__cmc isaga Allah ha u naxariistee iyo maandeeqba iyana cimri dheer iyo cibaado suuban Allah swt ha ugu deeqee

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 ปีที่แล้ว +3

    Alx cood waan u xisay hesihi qaramiga cawa ciida ramadan dhagaysnya

  • @haruunciise3385
    @haruunciise3385 4 ปีที่แล้ว +3

    waaw Axsan saawt mamo fadumo cabdilahi kaahin cimri dherer iyo cafimad iyo camal san

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 4 ปีที่แล้ว +3

    Cabqari,Abwaan, jilaa
    Abdilahi diiriye sooraan AUN. Codka. Faadumo Abdilahi kaahin mandeeq .

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 ปีที่แล้ว

    Waa heesihii bilawgii halganka markii dawladnimadii xamar ka hilaacday .
    Nabsibaa soo celin dawladnimadii 1963dii

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 2 ปีที่แล้ว +1

    Balwo lyrics. Thank u very much
    Fadlan iisii hel, " shantoo is weheshadayey wacnaydaa calan inay wadaagaaney wanaagsanaydaa."
    Mahadsanid

  • @cabdalleqablax4824
    @cabdalleqablax4824 5 ปีที่แล้ว +27

    Intii nabiga jecel, fadlan like ii saara. 🙏

    • @mohamoudsalah8171
      @mohamoudsalah8171 5 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw.Halkana ma joogtaa Facebook baad xoraysataye Ina Qablaxoow kkkkkk,

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 5 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saaray laakiin xujo ha ka dhigin walaalkeey waayo saliga nebiga dan baa noogu jirta

  • @caliileeye
    @caliileeye 5 ปีที่แล้ว +12

    Taladaan hindisaayey
    Een intaa hollanaayo
    Ee hortaydana taalla
    Halka aan ka arkaayo
    Hadi maysid fogaansho.
    Heersare.

  • @goobsanmediainc7163
    @goobsanmediainc7163 3 ปีที่แล้ว +3

    daruuryahay i hadhaysay,
    ee dushayda ku hoortay
    een haraad biyo waayay
    Raacdadaan higsanaayee
    Hadhsan waayay darteede
    Nabsi baa hiiliyee ii hagaajin hilinkee
    Abwaan Cabdullahi Diiriye Sooraay AUN

  • @Jamaal-YARE
    @Jamaal-YARE 4 ปีที่แล้ว +5

    Alla maxaan u ilmeeyaa markaan maqlo maamadaan codkeeda 😢😢😢😢😢😢

  • @sakariaadan3176
    @sakariaadan3176 4 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo cabdilaahi kaahin mandeeq xidigtii waaberi💖💖💖

  • @musemohamed7859
    @musemohamed7859 2 ปีที่แล้ว

    Ale haw naxariisto sheekh cabdillahi diiriye sooran mujisadii fanka iyo mucjisadii khaatimida wanagsan labadaba wuu lahaa

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +2

    أغنية في قمة الجمال والروعة ...... اطال الله عمرك فاظمة عبدالله مانديق

    • @abdirizakmd9711
      @abdirizakmd9711 2 ปีที่แล้ว

      محبي فن قرامي 👍👏

  • @BALIGUBADLETELEVISION
    @BALIGUBADLETELEVISION 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waa edaday Faadumo cabdillaahi laacibada waaberi

  • @XariirShxasanabdala
    @XariirShxasanabdala 11 หลายเดือนก่อน

    Allaah afkaa mago' o 'maandeeq 'heestani waxaa dhacda marka aan furto in aan ku biiso in kabadan 10jeer hadaan wakhti uhayo waxaan erayada heesta umacnaystaa inay kahadlayso aniga iyo arima ihoryaala oo ah kuwo aan ahayn jacal bal se kaduwan'(arrimaha an intaa hollanaayo ee hortaydana yaala halka aan ka arkaayo haad maysin fogaasho adiguye,)codkeeda maandeeq dareen kaan kunasiyaan kunasiyaa in badan!.caafimaadka alla hawdaayo.

  • @abdullahiaraaye5857
    @abdullahiaraaye5857 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan qaybta ugu saraysa ka saaranahay dabaq ku yaalla xeebaha somalia mid kamid ah, marki sedexaad ayaan ku ceshanayaa heesta, waa 11:12pm hirka biyaha bada ayaa garaacaya dabaqa aan saaranaahy qaybtiisa hoose anna kor ayaan ka daawanayaa doomaha iyo maraakiibta maraya bada, kaligay ayaan meel fadhiyaa, alx howlaha aduunyada ayaan naftayda kala sheekeysanayaa waxayna i siinaysaa jawaabo lagu qanci karo, ilaahay waxaan ka baryaa inuu dalkeena Somalia nabad nooga yeelo.

  • @baaruudyuusufahmed2409
    @baaruudyuusufahmed2409 ปีที่แล้ว

    Wah wah

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +1

    Mama Faadumo C. Kaahin codkeedu cod kuma jiro. Eebbe ha ku dhowro.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka waxaa sameeyey sooraan ilaahay ha u naxaristee

  • @ALLAYAQAN
    @ALLAYAQAN ปีที่แล้ว

    LAXANKII MAXAMED SICIID GU'ROON-JIRE

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว

    Waxaasaa hees layidhaa waaaw

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    wayno iswada radinayna

  • @AbdiRahman-ko5wj
    @AbdiRahman-ko5wj 9 หลายเดือนก่อน

    ERAYADII AUN CABDULAAI DIIIRIYE CALI SOORAAN CODKII BAXSANAA FANAANADA FAADUMO CADULAAHI KAAHIN MAANDEEQ

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 4 ปีที่แล้ว

    Below zhp heesaha safarada ayaan aad u dhagysataa hanbalyo

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 4 ปีที่แล้ว

    FANTASTIC !!!

  • @sacadguntigaab2957
    @sacadguntigaab2957 4 ปีที่แล้ว

    Xasuus safar oo hbn dhan qaatay ayay heestani nagu socotay

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 2 ปีที่แล้ว

    Walaal heesta waxa laxanka saarey abwaankii sameeyey cabdillahi diiriye cali sooraan waxa u caado ahayd aun badanka heesaha uu sameeyo inuu laxanka saaro weydii radio hargeysa qolka kaydka

  • @abdidahirahmed4923
    @abdidahirahmed4923 4 ปีที่แล้ว

    Axsan sawt eeshcaalq hees waxy taabanaysa meel fog
    Sida laxanka iyo music isu raacayana ka si daranba

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 4 ปีที่แล้ว

    Maandeeq❤️

  • @sayidomer7043
    @sayidomer7043 4 ปีที่แล้ว +2

    "Hilinka"macnihii iisheega??

    • @balwolyrics2780
      @balwolyrics2780  4 ปีที่แล้ว +5

      Waddo/dariiq ama jid weeye.

    • @sayidomer7043
      @sayidomer7043 4 ปีที่แล้ว +1

      Waad ku mahadsanthy wllo 👍

  • @hooshbanadir221
    @hooshbanadir221 5 ปีที่แล้ว

    Balwo Lyrics aad baad u mahadsantahay

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    waxa hubala in Aad tihin macaliminti konka ilahay ukomatalay anaguna ya nan noqon kowo fahmi waya qaabka ilahay u ugu talagay idinkona hanoqonina ko aqonto ay hoganka uqabato

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 ปีที่แล้ว

    oh sorry my heart
    not everyone we love will be for us
    noy everyone we love is good for us
    we might meet those weve always dreamed of
    and not find no love with them
    sometimes we see love but it doesnt see us
    sometimes love meets us doesnt reconize us and walks away
    sometimes loves comes and leaves us if it never came
    OFTEN love leaves us but its hurting never leaves

  • @dunidaheesaha1128
    @dunidaheesaha1128 5 ปีที่แล้ว

    🎻✌😍

  • @mohamoudsalah8171
    @mohamoudsalah8171 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tihiin lkn codsi dhowr heesood mar soo wada geliya hadba xabbada naga dhaafa sxbayaal.

  • @gobaad6561
    @gobaad6561 4 ปีที่แล้ว

    .

  • @gobaad6561
    @gobaad6561 4 ปีที่แล้ว

    .

  • @gobaad6561
    @gobaad6561 4 ปีที่แล้ว

    .