Officail Video Nabsi 2014

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Erayadii & Laxnkii iyo Codkii Xiis Cabdi Madar
    Music Bella ,Dricated By Aabdullahi Aaltoos

ความคิดเห็น • 190

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nabsiguna ma daahee...
    Ogow Doorey noqotaba doorka iyo kaymaha waa kugeen daraadey😢Naxariis dushooda ha ahaato kuwa wax jecel ee aan helin Qof u qalma qalbigooda❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 ปีที่แล้ว +101

    Jaceyl Nacayaa Allow Qalbiga ii Qabooji yaa dhageysanaya 2020

  • @kokokoko-qp5fx
    @kokokoko-qp5fx 4 ปีที่แล้ว +24

    Inta balanta loga baxay on 1 ka ahay ani farta soo taga allh wadnaha no qabojiyo badal qeer qabo insha allh 🤲

  • @xilkascabdullahi2836
    @xilkascabdullahi2836 ปีที่แล้ว +7

    Dawo malaha wlhi jclku qofka jeclatana wu ku dilaya bila sbb❣️😭 6/5/2023 bandhageysnaya 😢

  • @Munadagen2
    @Munadagen2 7 ปีที่แล้ว +22

    Dalka iyo dibadaba dugsi taan u moodey duulkale iga raacdee danteeydii u seegee dunyadeydii dhamaatey duur cidlaa ka jogaa caadi maha arayada🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @sadamyussuf1984
    @sadamyussuf1984 2 ปีที่แล้ว +6

    Listening currently now at Phoenix Arizona USA 🇺🇸 ❤ I really love this song 😢 September 07/2022

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 5 ปีที่แล้ว +26

    Who’s watching 2020💔💔

  • @Research-k7x
    @Research-k7x ปีที่แล้ว +3

    20/August/2023 Sunday 10:35 AM Mogadishu-Somalia-Location- Bakaro feeling 😢😢❤

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 6 ปีที่แล้ว +32

    Omg 😻,,heestan love ku ahay mudaan baadi goobkeeda ku jiray,, iku soo qabtay, like 👉😅 2018,,s taabso 👍like

  • @faliscadey229
    @faliscadey229 4 ปีที่แล้ว +11

    Caaadi Ma Ahan 24 January 2020 Inta Dhageysatay Love igu Qabta

  • @farduusabdikarin8681
    @farduusabdikarin8681 2 ปีที่แล้ว +5

    2021 baan ka taagay kibir qof ijecela aniga hada jacel baan la nolahay al nabsi dhib badana😪😪

    • @Safakhalet
      @Safakhalet ปีที่แล้ว

      Kula mid baan ahay walshay shalaytadeenii aan haysan lahayn jacayladeeniii 😭😭😭

  • @Caydid66
    @Caydid66 4 ปีที่แล้ว +7

    Walee heestaan inmudaaa ayaan raadin jiray Maanta 09-02-2020 ayaan helay Cajiin

  • @mahat-keeyow7633
    @mahat-keeyow7633 4 ปีที่แล้ว +14

    2020 hadaaa dagaaysanaayo like maxaaa koo diida 👍

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho ปีที่แล้ว +4

    CAJIIB! laba qof oo sidoodu isagu wannagsan uu baa dhexmaraya jacayl ama mid ka mida wannaagyada uu qofkaasi leeyahay uu cashaaq u galaya. Qofka hadduu xumaan lahaa qofka muu jecelaaden. Balse markad jecelaado ayuun baa qofkiiba is badelay. Marmarsiiyo iyo kii aad taqaana maahaba. Waxaad mooda in wax la jecelaado iyo in la caloowo inay qaraabo yihiin. 😥

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 3 ปีที่แล้ว +3

    Caku jaceell kali kugu noqday .... allow inta jacell la dhiban qalbiga u daji aaamin aaamin .....waxii is jecelna isku daaaa ........mi one n only love mari xp ....Malaga yaabaa in aaaad aragto qoraalkaaan ......kuu xiiisay

  • @XamseMahamed
    @XamseMahamed 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ani waxan dhagystaya 2024 jecelku wuxu ku ciyaara dadka wangsan 💔💔💔

  • @sahradagan217
    @sahradagan217 8 ปีที่แล้ว +12

    nice song inaba caadi ma ahan waxaad mooda ineey leygu tala galay
    dawo ma leh jeceylku naftu ruuxeeey doontoo daryeeli waaayeee!!!

  • @mohamedosmanadan3606
    @mohamedosmanadan3606 8 ปีที่แล้ว +40

    DAWA MALEH JACEYL KUYE
    NAFTA RUUXEY DOONTAAY
    UUDAR YEELI WAAYEE
    QALBIGU DIRAAYOO
    NIYADU KA DAGAAYOO
    MIDAB KAADU DOORSHA
    DABEELAHA XAGAAGIYO
    ANOO DEERA DHABIN YADA
    DEEQOOY DARAADA
    CIRKA IGU DARUURA
    NABSIGUNA MADAAHE
    OGOOW DOOREY NOQOTABA
    DOORKA IYO KEEYMAHA
    WUU KUGEEN DARAADEY
    👿😈😈👿👿👿👿👿👿👿👿👿

  • @hawaluulabdiali
    @hawaluulabdiali ปีที่แล้ว +2

    Ogow goorey noqotaba duurka iyo keymaha wuku geyn daraadey 😢

  • @axmedcabdiqadiraden9468
    @axmedcabdiqadiraden9468 ปีที่แล้ว +1

    Jaceyl soo socday mudoo 8 sanadood iyo 9 bilood ah baa 6dii November 2022 soo dhamaaday
    Iyada iga Mey taginee calafkaa iciilay

  • @ahmedbadar8324
    @ahmedbadar8324 9 ปีที่แล้ว +4

    waa hees aan caadi ahayn islamarkana leh dareen gaar ah"Al Fanaan Xiis ina cabdi Madar aad ayaad u cod macaan tahay horay u sii wad"waxaan ku talinayaa in mar waliba aad raadiso miro macaan oo kuwan la mid ah ;thanks

  • @yusufhajimudey6678
    @yusufhajimudey6678 7 ปีที่แล้ว +11

    heestaan waa hees xaqiiqada dhabta ah ka hadleyso waa hees soo jiidasho leh.

  • @akhyaar11
    @akhyaar11 ปีที่แล้ว +1

    Listening first time on 10 October 2023 coming 2024 emotional song 😢😮🎉

  • @nimcobile754
    @nimcobile754 4 ปีที่แล้ว +4

    Axya hees wlhi nabsigu waa halis yaa ila dhagysanya 2020 liek isara

  • @fardowsoabdulkadir5384
    @fardowsoabdulkadir5384 ปีที่แล้ว

    Hestan waxan dhagey san jiray 2019 Nin keyga aan dunida ugu jeclahy baa la igu diray anigane si xaddhaaf ah baan ujeclaa mar walbe farxadisa baan ka fakari jiray war kisa war aan aheen mayeli jirin heer waxan garan aan nafteyda ilobo waxan kala taknay aniga oo qalbiga ka gubanayo

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 ปีที่แล้ว

      Wan ku ragaynaya qof sidad u jecleyd ku jeceel Huno

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 29 วันที่ผ่านมา

    Nabsi ban isaga baqaya wlhi
    Qof aan si kibira uga tagay misna 10 jeer ka badan Iga baryey inaa uso labto marki danbena iska tagay ban hada u xiisay online kısan dawada xaalad wlba aan kujiro qalbigeyga kama baxo xita hadan 1000 qof kudhex Jiro. Talow ma nabsi baa ihaya😢💔

  • @ilhaanibraahim8182
    @ilhaanibraahim8182 4 ปีที่แล้ว +4

    Axyaa hees xasuus 2015 😥😥😥😭

  • @naajiaangeofficials5788
    @naajiaangeofficials5788 4 ปีที่แล้ว +5

    All mxan radshay hestna

  • @huddahmohaa6924
    @huddahmohaa6924 3 ปีที่แล้ว +3

    Who's here with me 2021

  • @hanimohamed8674
    @hanimohamed8674 5 ปีที่แล้ว +14

    2019 qofki dhakesanayo hestan like haa so saro ❤❤❤

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 3 ปีที่แล้ว +4

    Taariikh aaan ilaawi karin .......28- 05- 2020... maalinkii iigu danbaysay mari xp ..kadip kulankii xigay ... 23-06-2021 .......ruuxaan dumar ka doorty 😭😭😭😭 allow adaan ku tala saaartay .... jacelllow wajiyo badnidaa

    • @ubadaragsan8006
      @ubadaragsan8006 ปีที่แล้ว +1

      Sorry wall mcn jcl waa xaasid iyo xanun

    • @karanaden9741
      @karanaden9741 ปีที่แล้ว

      ​@@ubadaragsan8006 haaaa walee

  • @mohamedkanyare4519
    @mohamedkanyare4519 2 ปีที่แล้ว +3

    2021-2022 ya Ila degasanayo jclkeyda Safi qaali

  • @SudciHasan-ov3vp
    @SudciHasan-ov3vp ปีที่แล้ว +2

    Ader mcn he's my uncle my dad's cousin 😊

  • @TheQorahay
    @TheQorahay 10 ปีที่แล้ว +10

    Al fanaan Xiis Abdi Madar Fanaanka qarniga inaba caadi maaha more videos

    • @yasminliban2780
      @yasminliban2780 5 ปีที่แล้ว +1

      Ana qof an jeclaa qof kale ika racy 😭😭 wan is ka sigaana isodiceeya dawa malh jaclku ye naf ta rux ey tonta udar yeele waye hees tan mar walba wan ku cesh cesh taa

    • @kokokoko-qp5fx
      @kokokoko-qp5fx 4 ปีที่แล้ว

      @@yasminliban2780 xbbty 1sano ka dip mad heshay jclkagi

  • @khadarjamac8235
    @khadarjamac8235 4 ปีที่แล้ว +3

    Caawa ay tahay fri,18 sep 2020 ma ilaawi doono wayo waxan so xasuustay wakhti aan so wada marnay hadana duul kale iga raacdee😭😭xasuus

  • @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
    @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf ปีที่แล้ว +1

    Al fanan cabdi madar legend umba garan karo keep up

  • @farxiyomaxamed5989
    @farxiyomaxamed5989 ปีที่แล้ว +1

    Ya dhageysanaayo 2023

  • @bushaaromaxmuudkeefle6902
    @bushaaromaxmuudkeefle6902 ปีที่แล้ว

    Qof baan ka tagay 18/12/2022 lkn maanta ayaan dareemay jecelku wuxuu yahay wlhy😢😢😢😢😢

  • @queniqruuja2773
    @queniqruuja2773 ปีที่แล้ว

    Nabsiguna ma daaahee ogoow doreey noqotaba duurka iyo keymaha wuu ku geyn daraadeey
    😢😢😢😢

  • @sadamsuleiman2362
    @sadamsuleiman2362 4 ปีที่แล้ว +2

    Aax aax aax am feeling it. Nabsiguna ma dahee ogoww goor ay noqotaba.......

  • @sahaljellehasaan5490
    @sahaljellehasaan5490 2 ปีที่แล้ว +1

    hestan ila hada wan iska jeclahay tan 2015 🥰🌹

  • @fahiimalales728
    @fahiimalales728 10 ปีที่แล้ว +1

    Dawo maleh jcylkuye nafta ruuxey donta ku daryeeli weyde waaaaaaw inab caadi ma ahn heest nabsi lkn qofki gala maalin wa ka so baxayaa ha walwalin fanan xiis abdi madar

  • @abdikariimahmedadan1449
    @abdikariimahmedadan1449 9 ปีที่แล้ว +24

    Heestaan dadka inta badan sifiican uma fahan sano balse waa hees taabsneyso dareyn rasmi ah oo kuqotomo nolosha aan hada ku noolnahay iyo dadka hada dunida kunool iyo jeceyl kooda ayey taabaneysaa si kastaba waa hees aan aniga jeclahy

  • @sadamadanyussuf6879
    @sadamadanyussuf6879 4 ปีที่แล้ว

    Tariqda oo manta oo aytahay 07-10-2020 anigo kusugan dalka mareykanka ayan dageysanaya cawa xasuus hore galay runti dareen dhab ah ayey leedahay heestan

  • @nimcoqaliif3436
    @nimcoqaliif3436 9 ปีที่แล้ว +5

    Very nice song my dhiiga xiis abdi madar

  • @nimcocabdi613
    @nimcocabdi613 3 ปีที่แล้ว +4

    Hestaan mrka so wareero baan dhagesta
    Intii ila mid ah like 👍 iku qawo
    😥😢😓😰

  • @abdirisaqun6015
    @abdirisaqun6015 10 ปีที่แล้ว +8

    waa alfanan xiis abd madar

    • @nalkaahmed8336
      @nalkaahmed8336 8 ปีที่แล้ว

      tolow ma aniga ayoow iga hadlaa

  • @m.hannad_6709
    @m.hannad_6709 2 หลายเดือนก่อน

    Gobaadeey. Kolley aniggoon rabin inaad iga tagto ayaad go'aansatay inaad tagtee waxaan kuu rajaynayaa, maskax deggan, nafsad xor ah, qalbi nabad ah, iyo indho aan ilmeyn. Noolikulantee.💔❤️‍🩹😭
    26/july/2024 9:57 habeenimo.

  • @solocamper3324
    @solocamper3324 4 ปีที่แล้ว

    First time aan arko heestan waana la dhacay

  • @omarduuliye7474
    @omarduuliye7474 4 ปีที่แล้ว

    jaceel guushiisa iyo dhaawaciisa yaa badan?

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 ปีที่แล้ว

    Jaceylka la sheego sabool baan ahay sababta wx i jecel waan arkaa boqolal balse wx aan jeclaado wali ma arkin

  • @hanad5354
    @hanad5354 7 ปีที่แล้ว +17

    Fucking love ❤️ ❤️👈🏿 sidan unecbahy

  • @umucabdimalik7676
    @umucabdimalik7676 5 ปีที่แล้ว +6

    M.a heestan saan uradinayaya caawa ayaan helay abwankaan yaaya qaaan ila radiya wlhi ereyada iyo music wey isku dhela tiran yihiin codkaa kasii mc

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 10 หลายเดือนก่อน +1

    *markle ayaan soo booqday heestan iga danbeeyow like igu qabo* 💔💔💔💔🤕🤕🤕😴 *1/December/2023*

  • @deeqaahmed9954
    @deeqaahmed9954 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 ayan dhageysanaya

  • @abdilove3162
    @abdilove3162 3 ปีที่แล้ว +11

    Still my cousin song never to old 2021

  • @faraxahmed8619
    @faraxahmed8619 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax sehetan anig ayee ifasireysa thanks m.a cood ayaa ku dhamaday

  • @ciiiseducaysane6063
    @ciiiseducaysane6063 8 ปีที่แล้ว +10

    Ninkaani Anigu Aqoon shaqsiyan ah uma lihi lkn wxn uqirayaa in uu Baddali Karo fannaanteenni hore sida TUBEEC'Cigaal'Samatar'moha mooge'Abdi tahliil'jubba'digfeer'salax Qaasin'mohamed Carraale'shooli'Qalinle'cumar dhuule & dhammaan Hooballadii Berisamaadkii

  • @faizacaynaanshe6800
    @faizacaynaanshe6800 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax wa dhab wlhi qalbiguka dilaa wuku doriyaa marky dadku kugu ciyaran nabsi baase jira anna wa egayaa dadbadn halkuu dhigo

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 2 ปีที่แล้ว

    I'm watching right now.

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 2 ปีที่แล้ว +2

    *Heestii darty Loo smaeye 🥲😥*

  • @sadiaali3496
    @sadiaali3496 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😔💔dawo male jacylku beeen maha anaa taa dhadhmiyay dawo male jcylku 😔

  • @shugrinur9563
    @shugrinur9563 6 ปีที่แล้ว +5

    Thanks Al fanaan

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 I’m watching

  • @manaabdalla5020
    @manaabdalla5020 4 ปีที่แล้ว +1

    Alleylehe anu qalbiga iga dilay axaxaxax😭😭😭

  • @husseinibrahimmohammed7697
    @husseinibrahimmohammed7697 6 ปีที่แล้ว +6

    Qalbiguu dilayoo midhibkaag doorshaa fuck love

  • @ayushabdirahmam7542
    @ayushabdirahmam7542 4 ปีที่แล้ว +2

    Cawda u qalbigyga jaby sonigan la ilmeyY😢😭

  • @khatramohamed916
    @khatramohamed916 2 ปีที่แล้ว +1

    16 January

  • @aminaistaahil5173
    @aminaistaahil5173 4 ปีที่แล้ว +1

    Who's watching 2020💔💕

    • @october7723
      @october7723 4 ปีที่แล้ว

      Weli waye 2020 bil Malmo kaso haray hhhhhhh

    • @aminaistaahil5173
      @aminaistaahil5173 4 ปีที่แล้ว

      @@october7723 hhhh waika 2020 soma aha

  • @noorsalat2504
    @noorsalat2504 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waqtiyal bdn aan radhinay wa hees iso jiidhitay

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 ปีที่แล้ว

    Jecel nacala ku taal yaa dagesanaayo 2023

  • @yasirarafat6975
    @yasirarafat6975 ปีที่แล้ว

    2/7/2023😢😢

  • @deeqahajji1929
    @deeqahajji1929 7 ปีที่แล้ว +6

    who is watching this song in march 2017👍👍👌👌

    • @aaliyaamaahir8296
      @aaliyaamaahir8296 7 ปีที่แล้ว

      deeqa hajji meeee 💟💟💟👋👋👋👌👌

    • @bayotowiilqaran5330
      @bayotowiilqaran5330 6 ปีที่แล้ว

      2017 laga soo tag hhhh 2018 Tue October bay mareysaaa still listening this love song

    • @mohamudliibaan3468
      @mohamudliibaan3468 5 ปีที่แล้ว

      December 2018 still watching 👌😍

    • @xiskaal24
      @xiskaal24 4 ปีที่แล้ว

      2020 😆😆

  • @hiisabdi2585
    @hiisabdi2585 2 ปีที่แล้ว

    Yaawaye fanaankaan

  • @landhere10
    @landhere10 2 ปีที่แล้ว +1

    11/2/2022 Wixi kadanbeyo ruxi dawaneyo like daac kosii

  • @SalimKhan-ff3gy
    @SalimKhan-ff3gy 2 ปีที่แล้ว +2

    Wili hdaa dagesaneyso like saar 😭😭

  • @Yasir-abdrisak
    @Yasir-abdrisak 3 ปีที่แล้ว +1

    Duulkale ayay iga raacdoo
    Dantaydi useegayo ma duur cidlan ka jooga😀

  • @MJZACK_
    @MJZACK_ 4 ปีที่แล้ว

    steel wan dhegatsan heestan 2021

  • @lixkaroninahassanlixakaron5737
    @lixkaroninahassanlixakaron5737 5 ปีที่แล้ว +2

    2019😭😭

  • @mohamedabdi9257
    @mohamedabdi9257 7 ปีที่แล้ว +1

    codkiisaa ayaan kahelaa fanaankan

  • @SalimoSiman10
    @SalimoSiman10 5 หลายเดือนก่อน

    Fanankn mgacii

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi 11 หลายเดือนก่อน

    18/11/2023 😭

  • @abdikaficadawe3519
    @abdikaficadawe3519 5 ปีที่แล้ว +1

    Ben mahan ogow gorey noqotaba wukugen daradey lkn makugu desanayo

  • @nasramohamed4368
    @nasramohamed4368 ปีที่แล้ว

    Qalbigu dilayo😥🫀

  • @dirirofficial1781
    @dirirofficial1781 2 ปีที่แล้ว

    2021 yaa ila dhageste Like inta iga dambeso Hes qiiro leh

  • @abdisalanaxmedjelle5495
    @abdisalanaxmedjelle5495 7 ปีที่แล้ว +2

    Wwww xusuuus jaceyl aya kly 👌✌

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Hadaan adigu xayirnayin duunyo waasahal inaad dib utabcato isfuro ayaanu kudhamanay😭😂🤣🤗😋😊

  • @abdikaficadawe3519
    @abdikaficadawe3519 5 ปีที่แล้ว +1

    Jacel xaasid ma wayoo wayaab

  • @abdikarimfarah5522
    @abdikarimfarah5522 8 หลายเดือนก่อน

    Ciyal 2024 from tiktok 😂hi 👋

  • @nimcobile754
    @nimcobile754 4 ปีที่แล้ว +2

    Xanun badana jacacylku😭

  • @drakeahmed1965
    @drakeahmed1965 9 ปีที่แล้ว +2

    Inaba cadi ma'ahan abtigay qali ah

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 6 ปีที่แล้ว +2

    Hestan sa uradinaye iga tag dheh

  • @abdidigale2032
    @abdidigale2032 ปีที่แล้ว

    2023 who watching

  • @bashkaaden3735
    @bashkaaden3735 7 ปีที่แล้ว +2

    dabaylaha xagaagigiyo anuudayra dhaafyada deeqooy daraadaa cirku igudulhooraa

  • @nimobilleomar2864
    @nimobilleomar2864 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhagaysanaya 24/2/2020

    • @hiisabdi2585
      @hiisabdi2585 2 ปีที่แล้ว

      Adiga adma udhageeysatay

  • @ahmeysokor784
    @ahmeysokor784 4 ปีที่แล้ว

    Hadad kadashey dageysatay isoqaba nacas yahow\yaheey

  • @ahmedaden3465
    @ahmedaden3465 4 หลายเดือนก่อน

    Fanaankaan magiciis? Qofkii yaqaan ha ila wadaago.

  • @MahaddoollerDooller
    @MahaddoollerDooller 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees daren xubarsan

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 2 ปีที่แล้ว

    Caash calaa sood ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maryanahmed3646
    @maryanahmed3646 7 ปีที่แล้ว +1

    Cadi ma ahan hestan