FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 7 ปีที่แล้ว +27

    Heestani waxay ka mid tahay heesaha fara ku tiriska ah ee ka jooga af somaligii saxa ahaa waxaan aad ugu mahad naqayaa abwaanka qoray heestan oo ku qotonta xigmadii ay lahaan jirtey umada somalidu

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 7 ปีที่แล้ว +33

    Runtii waa hees aad kaga qanci karto qof aad jeclayd oo kasta oo ku xumeeyey thanks farxiyo iyo abwaankii sameeyey iyo kii saaray laxanka dhamaan waan u mahad naqayaa

  • @xamda4668
    @xamda4668 3 ปีที่แล้ว +161

    ax walhi heesaha 😥farxiya tan ayan u jeclayhi ismuujiya 💔inta il al jecel ax😔 2017/ 2021💌💉

    • @mohamedabdi2564
      @mohamedabdi2564 2 ปีที่แล้ว

      Bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb ! Hhbbbhhhhbbbb bbbbbbbbby&bbbbbbb ! Bbbbbbbbbbbbbbbbbbbhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @mohamedabdi2564
      @mohamedabdi2564 2 ปีที่แล้ว

      Bbbbbbbhhbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbpbbbbbbbbbbbbbbhhhhhhhhhyyyyhh
      bbbbbbbbbbbbbbbbb
      Bbbhhhhhbbbbbbbbbbbbbbb

    • @mohamedabdi2564
      @mohamedabdi2564 2 ปีที่แล้ว

      Bbbbbbbbbbbbhhh y

    • @mohamedabdi2564
      @mohamedabdi2564 2 ปีที่แล้ว

      Bbbbbbbbbhhhhhuyyhhh

    • @mohamedabdi2564
      @mohamedabdi2564 2 ปีที่แล้ว +2

      Bbbbhhhhhhhhhhhhhhhhbbhhh

  • @shararaqays2485
    @shararaqays2485 6 ปีที่แล้ว +8

    Waligey afaar fanan Ayaan tagera dunidan waaa nimcan hillac,Farxiyo fiska, sahara Ali AUN cumar dhulle

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 7 ปีที่แล้ว +19

    😥😥abidkaa nabsiga sido ana samirka iidaa 😭😢marhoraaba nabsiga siiyey 🤗🤗queenta codka

  • @BishaarcabdulaahiAadan
    @BishaarcabdulaahiAadan 10 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waa Hubaa Dib ayaad usoo booqan doontaa waxaana soo celin doona fanaanka Bishaar_Ak ❤😂😂

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 4 ปีที่แล้ว +159

    Farxiyo Axmed Cadaawe codkeda macaan iyo Quruxba waan ladhacay. 🥰🙈

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +12

    Alla heestan waa jeclaa wllhi 2018 baan aad u dhegeYsan jiray mar aan jabuuti joogay xasuus qaali ah ban cawa xasuusteY wale 😪 heestan waa jeclahaY wllhi farxiya fiska boqorada hablaha fanka 👑 29JANUARY 2020

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว

      Berigaad madaxa commentayada ahayd. Salaamullah wll haddaad I aragto.

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 4 ปีที่แล้ว +7

    Bishii dhawr jeer baan heestan daawadaa sababta aañ u daawadaa waa jaaska Queen Tasha.Habeenkan 🍷 ayey dhawr koob ku Soo dhufatay kolley 😂😂

  • @zakariaabdiaden6832
    @zakariaabdiaden6832 5 ปีที่แล้ว +85

    Fiska inta tageerta 2019 bn dhegysn like hygla bakhylin

  • @fatuminaaqalanjadaanqebsam571
    @fatuminaaqalanjadaanqebsam571 4 ปีที่แล้ว +67

    Heestan 2017 ila 2019 ban dageysan jiray😅 nafta ku Samir San jiray 😭😭😭 Alxamdulillah hada qalbiga Alle I qabojiye I sahlo midan ku ilawo iso duceya ino Alle ka dhigo midkan nolosha qeybaha harsan wada jiri lahan🙏👩‍❤️‍💋‍👨💍🤴

    • @abdulkadirmohamud6341
      @abdulkadirmohamud6341 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo meel an kaala so xariiro iisheeg.

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 2 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo allaha qof fiican kusiiyo ragu ma wada fiicna manawada xuma allaha ku sahlo mid kugu deeqo nolosha dhan

    • @niciimaismacil5839
      @niciimaismacil5839 2 ปีที่แล้ว

      @@abdulkadirmohamud6341 .

    • @SahroXasansheikh
      @SahroXasansheikh 9 หลายเดือนก่อน

      ​😢1000th 000⁰⁰and 0.3 10th my back back back back back back know I love love love 😅😢p0p009😊😊00990⁹0⁹0⁰⁰0ⁿ⁰me 0😊ppp0pp😅

    • @SahroXasansheikh
      @SahroXasansheikh 9 หลายเดือนก่อน

      ​😢1000th 000⁰⁰and 0.3 10th my back back back back back back know I love love love 😅😢p0p009😊😊00990⁹0⁹0⁰⁰0ⁿ⁰me 0😊ppp0pp😅

  • @diamondqasim4678
    @diamondqasim4678 2 ปีที่แล้ว +22

    Abidkaa nafsigaa sido after 4 years still waan daawadaa sun,20 march,2022 hadaad iga dambeyso waan ku salaamey

  • @naemaaden
    @naemaaden ปีที่แล้ว +3

    20/7/2023 maalin aan galey mudgi waxa dareemi kara qof wax jecel rabiyow marka hore adiga i jeclyaysiiyey qalbiga iiga masax rafaad ban waan marey team qalbi jab 😢😢 waxan soo booqan doona maalmo ka qurux badan maalmaha oo aan wax walba ilaabo 😢😢

  • @CocoAziiiz9838
    @CocoAziiiz9838 ปีที่แล้ว +11

    Abdikrem abidkaa nabsiga sido ana samirka iidaaa😭😢💔 noloshydii oo dham buu murug io oohin io inaan nolosha ka dhaho isababy abdulkarim😭😭😭

    • @AaminaHiraad
      @AaminaHiraad 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wll man 😢😢😢😢😢

    • @nasraali1212
      @nasraali1212 4 หลายเดือนก่อน +2

      Mid farxad aanad marwalba filayn ku siiya kugu duceeyay wallo

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 3 หลายเดือนก่อน

      Kokoseetahy wll

  • @HiboMohamed-w9f
    @HiboMohamed-w9f ปีที่แล้ว +2

    2021 farxadeedu waxy ahy mid u isga katalsho lkn 2022 ila 2023 isbadl iyo dhg xumo kamhnh tagayo gumeysinh madayo wale jecl aniga idaean 2017 ila 2919igu darneed midkan islah wad ku dageysa ayba ilmo ibaday war gabdhah sidas udhama jeclku wa baxriis mah gumeesi lkn go an ayb cwadab qadan si u afjaro jecl waclka xaranka ah ila anka dhinto ma gursanyo wayo wiilkasto hadi u ibadyo ciil😢😢😢😢😢😢

  • @hiposacad8527
    @hiposacad8527 2 ปีที่แล้ว +8

    Alleh waxaan uga baryaya inuuu inta uu noolyahay inuu silc ku dhamaysto aakhiran Alleh cadaabta geeyo yaa rabi iga aqbal ducadaa🤲😭😭😭

    • @farxiyoxasan5807
      @farxiyoxasan5807 2 ปีที่แล้ว

      Bismilah iska cafi taas ayaad ku ilowi kartaaye hadaad cafisoh waxa hubaal ah in adiga uu ku xasuusan doono inta uu
      Nool yahay

    • @shuwayrmoh5962
      @shuwayrmoh5962 2 ปีที่แล้ว

      Ala wlo kadaa oo iska cafi waa walaalkayo kle

    • @yasminmohames1922
      @yasminmohames1922 ปีที่แล้ว

      ax iska cafiifi ss wa aduun waxani

    • @hafsaali8802
      @hafsaali8802 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭sorry abyo

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว

      Xpp isagay caafi wnku soo laabtay 😢❤

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed5730 3 ปีที่แล้ว +18

    19/08/2021 listening 🎧 from Russia 🇷🇺
    Fiska what a legendary voice

    • @MM-rz1gu
      @MM-rz1gu 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk 31.8.2021 from switzerland

    • @tufaaxladan1455
      @tufaaxladan1455 3 ปีที่แล้ว

      11/10/2021 from Istanbul Turkey 😪

    • @abdirashiidmohamed5730
      @abdirashiidmohamed5730 3 ปีที่แล้ว

      @@tufaaxladan1455 waxaan kuu rajeyna nasiib wanaagsan, waxaana rajeynaa in aadan u dhageysaneysa Hestan dhacay laguu geystay dartii 😂

    • @MM-rz1gu
      @MM-rz1gu 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirashiidmohamed5730 kkkk iyo dhac ay iyadu gaysatay midna insha alaah ileen marbaa qofku murtida qoomamo dhegaystaaye😂

    • @zamzammohamed2823
      @zamzammohamed2823 2 ปีที่แล้ว

      From mugdisho rabiyow mel ka khyr bdn ii sahl 😢

  • @nimcobaryare4507
    @nimcobaryare4507 3 ปีที่แล้ว +1

    Samaaan ruux lo galaa abaal gud laka sugaa adaa i sidee samadaan ku geyoo kuu dhigay sallaanoo. Abidkaaaa nabsiga sido ana samirka ii daaa iii daaayeee🥰🥰 woow hees iyo bar fiska boqorada codka masha allah

  • @sayidegal2514
    @sayidegal2514 6 ปีที่แล้ว +4

    One of my favourite song faraxiya fiska musica waxa ku farayaraystay ahmed wali furinle. Lakiin heesta waxan ka daawan kari waayay tan walanee bood boodaysa

  • @aaminamaxamuud8348
    @aaminamaxamuud8348 6 ปีที่แล้ว +13

    Jecliyaa fiska allow ku dhawr wllo🇸🇴

  • @malaak1
    @malaak1 7 ปีที่แล้ว +19

    Love Love the woman who dancing next Fiska she is cool care free and enjoyed her dance some time people need to live on the moment and embrace life

  • @hamseosman7164
    @hamseosman7164 3 ปีที่แล้ว +2

    Queen tasha madaxyare ayay qabtaa
    Farxiya fiska qurux ayaad la dhimanaysaaa

  • @Mohedfanah
    @Mohedfanah 7 ปีที่แล้ว +4

    Aar queen tasha shaydamadii ayaa ku soo degay waaweyn baa ku jira kkkkkk
    Fiska boqorada codka amazing
    Waqal studio amazing video ayaad duubtay

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 7 ปีที่แล้ว +439

    😢😢wixii jaceyl dhaba somarey like iguqabta

    • @filsanfarhan7189
      @filsanfarhan7189 5 ปีที่แล้ว +2

      queen tasha qosal igu diloso 😂😂😂

    • @khadrahassan7894
      @khadrahassan7894 5 ปีที่แล้ว +4

      Rihanna Ruhii huuno anaysaan igu dhacday ilaa hada ayaan larafaadsanhy walaw aan sidii dhaMo

    • @adnanasir4160
      @adnanasir4160 4 ปีที่แล้ว +1

      Wn soomaray walee waliba ku dhibadan

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 4 ปีที่แล้ว +2

      Jacayl xanuun kiisa waa arkay alx wiilka asna hada waxuu idiidaba hada asna wuu ijeclaaday

    • @sahragacal5031
      @sahragacal5031 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcoshow1924 mabruuk

  • @robleali3958
    @robleali3958 2 ปีที่แล้ว +11

    Memorable song. This masterpiece song is remiscent of my sorrowful days. A time when life dealt me a great blow. My best friend-who was by then undergoing the scourge of love-and I used to turn up the pitch to soprano, lie on our backs and relish melody just to assauge the excruciating feelings that pervaded our vulnerable hearts. Time was tought for by then but never had we backed down. He kept hunging in their and today as i write this comment it's a memmory that i will never renounce.

    • @gadaffykelmal7040
      @gadaffykelmal7040 ปีที่แล้ว +2

      brother so happy to hear that at the end of the tunnel there was light. be blessed reading such comments makes me feel keep going. hello from Nairobi KENYA WALAL

    • @mohamedamir7386
      @mohamedamir7386 ปีที่แล้ว

      Keep your head up legend - good time always comes after tough times 👍🙏✅

  • @ugbaadcali4383
    @ugbaadcali4383 3 ปีที่แล้ว +2

    ax 😭1//9/21 wali dhagaysanaya wan dhagaysan jiray balse sanadkan ban sifiicin udaremay☝️oo igu dhacday

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 7 ปีที่แล้ว +243

    Queen Tasha walee wad iga qoslisay waxaad i xasuusisay kuyar oo dhooxa Hargeisa seexan jiray waxa la odhan jiray far iyo suul marku isbirtada cabo ayu sida u ciyaari jiray Queen Tasha

    • @ikraamabdiasis995
      @ikraamabdiasis995 7 ปีที่แล้ว +6

      Jihaan Jibril KAL IYO LAAB BAAD IGA QOSLISAY malaha iyaduna wey so cabtay 😅😅😅😃😃

    • @almaslv3134
      @almaslv3134 7 ปีที่แล้ว +1

      Jihaan Jibril kkkkkkkkkkkkkkkkkkk marka cabto way walata Allah ha so haadeyo

    • @halabuurcarte8639
      @halabuurcarte8639 7 ปีที่แล้ว +2

      Jihaan Jibril hjjj ciyaar xumada wy iga qoslisay wllh wll

    • @cabdiraxmaansaleebaan7539
      @cabdiraxmaansaleebaan7539 7 ปีที่แล้ว +2

      Jihaan Jibril kkkkkkkkk walee waa tabtiisii sidii wiilyar oo isbiirto cabay

    • @saiddalmar6015
      @saiddalmar6015 7 ปีที่แล้ว +1

      Jihaan Jibril wlhy kal iyo laab ayd iga qoslisay suuxe
      naagtaas is walaaqideeda way lay diiday sidi lax qufac hayo ayay iska gariiraysa

  • @keyseawiljama4908
    @keyseawiljama4908 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa 8. Maarso 2021. Malinta haweenka aduunka!👑 Hees khatar ah, eeg quruxda hablaheena, dhaaskuna kaba daran🤎

  • @GoljanoCity-nq4ri
    @GoljanoCity-nq4ri ปีที่แล้ว +16

    Tariikh 10/5/2023 Malin Arbaca ah baan heestan dhagaysanaya waxaan dhaxda ooga Jira waxbarasho Exam baa igu soo food leh Rabi haa igu guuleeyo Amiin waxaana dareemaya cidlo Aad u xoogan waayo family baan Ka soo maqanahy in mudo ah Waxana Ka fikiraya Nolosha siday noqon doonta marka schoolka bogto balse Allah Waxan Ka Rajaynaya Nolol qurux badan iyo mustaqal ifaya Noloshu idin ma xumayso saxbyal🌹

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      Guleyso wllo🥰🤍

    • @garaadgaabbashka4299
      @garaadgaabbashka4299 ปีที่แล้ว +1

    • @garaadgaabbashka4299
      @garaadgaabbashka4299 ปีที่แล้ว +1

      Ana waxaan daawanayaa maanta oo taariiqdu tahay 23/6/2023 waxaan joogaa galmudug 😮

    • @maamanafisa4753
      @maamanafisa4753 ปีที่แล้ว

      AnBa sxb sidoo waxaan ku rajaynayaa Mustaqbal wanagsan

    • @shacayb.73
      @shacayb.73 ปีที่แล้ว

      Yaa naladaawanaya Aniga siyo zxb key c anaasir

  • @HodonAbees-dw7rz
    @HodonAbees-dw7rz ปีที่แล้ว +1

    Ax hees xasuus igu leeh 😢2017💔Ila 2018 bishi 2 wxan aha qof an aduun iyo akhiro kla ogayn oh jceylow alx 😢

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan wxn soo booqday mar kle 2022 bisha 10 alxm anigoo faraxsan alle hanoo siyaadiyo farxada 😍😍💖💖💋💋

  • @maxamedjaamactaakow1789
    @maxamedjaamactaakow1789 3 ปีที่แล้ว +2

    Xusuua aanan iloobin bey ii leedahay wllhi

  • @sadrisiman4711
    @sadrisiman4711 2 ปีที่แล้ว +33

    2022 February 17 malin Thursday ah still Amazing songs 🎵😍

  • @hoodoibrahim7729
    @hoodoibrahim7729 5 ปีที่แล้ว +1

    Queen nataasha waad iga kentaa alle ha ku dhowre ana samirka iida fiska

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 ปีที่แล้ว +4

    Wadanahaan Ku seexsho shaaqadhkaa ilaashee abidkaa nabsiga Sido ana Samuels iidaa

  • @ChamaalMuuse
    @ChamaalMuuse ปีที่แล้ว +1

    Abidka nabsiga sido ana samirka idaa wxn ibaxaysa 30/7/2023 hapen axadi so gelayso 4:20daqiiqo

  • @ayssr3302
    @ayssr3302 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa jooga maanta 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣farxiya m’y favorite song ana samirka idaa ❤️💜🧡💛

  • @waxwaalan6026
    @waxwaalan6026 4 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylkii iigu horeeyay waxaan uqaaday farxiya fiska
    Balse calafkaa iyana nin kale orideeda ka dhigay ana kalinimo
    iidooray love you anyway queen farxiya fiska😙😚😗

  • @kawtherable
    @kawtherable 6 ปีที่แล้ว +9

    The girl in the blue jacket stole the show, good job girl, keep up the dance and style

  • @naasircabdilahi-ee7tj
    @naasircabdilahi-ee7tj ปีที่แล้ว

    Hapeenkii isu kaya danbeysay aan wada dhagaysanaaynay ayadaba gacanteda ku gaysay ilahay haku nacariisto samiira cali jamac 🥹

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 6 ปีที่แล้ว +21

    Nabsiga sido ana samirka iidaaya maba ka daalo heestan sideeda oo kale hadad mar kaste dawato likta saar fiska queen 👏👏👌

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla wa markad jeclaato doqon aan fahmeyn dareenkaga

  • @nawaliman544
    @nawaliman544 7 ปีที่แล้ว +12

    queen fiska hurmuudka fanka last 7 years woooooooooow😘😘😘😘😘😘

  • @liibaanxasan2809
    @liibaanxasan2809 7 ปีที่แล้ว +1

    Khamriga cab baan is lahaa lkn naagtan waalan ayan u nacay sidaas inan u walaaqmo ma doonaayo thanks sida aad waalida noo bartay wax xuni haku arkaano heestiba way naga bahdishay

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +8

    Subxanalah subxanalaah o kaaly maxa helay tanyareed moodi in koronto kudhagantahy na isdaji balaaya dhacdy o maanyba hoosta waxkaxidhnyn sowta wax walbo muujisay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @princessjoury1096
    @princessjoury1096 3 ปีที่แล้ว +1

    Nafsigana sido Abidka nafsiga sido Ana zamirka idaa Ax🥺🥺🥺🥺🥺💔💔💔🥺🥺🥺🥺🥺

  • @tatowbashir9883
    @tatowbashir9883 6 ปีที่แล้ว +22

    Much respect to Fiska and Shoutout to lady at the right.dancing like no one is watching.She left all she got on the stage😂😂.loved her energy💪👊👌.

  • @MaalinDhoof
    @MaalinDhoof 2 หลายเดือนก่อน

    7years kadib 10 ,10 2024 ayaan weli dawanyaa hestaan xasuus gaara ayey igu ledahay 2019 Ayaan xasuustaaa inaa sidan ookle udhageysan jiray qof aan xiligaa jeclaa oo iga dhaqaqday meel cidlo ah 😭😭😭 xasuuuuuus😭😭😭

  • @enganasaliyariisoow5359
    @enganasaliyariisoow5359 7 ปีที่แล้ว +11

    First view like saar viva sheiqaal hh hees shidan

  • @Sinay_Village
    @Sinay_Village 2 ปีที่แล้ว +1

    31/12/2022 Happy new year 2023🎉🎉
    1:40 Habeenimo Cyprus Larnaca 🇨🇾

  • @yacqubabdilahi3946
    @yacqubabdilahi3946 7 ปีที่แล้ว +15

    Heestaba Waxa I Macaanisay Quen Tasha ❤

  • @moha6850
    @moha6850 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax kastoo macaan waxaa kamacaan QuRanka kariimka

  • @itsamina5844
    @itsamina5844 7 ปีที่แล้ว +389

    Aniga samir idaa ilaa queen tasha video iga qastay inta ilaqabta like aan isku raacno

    • @shukriajama3167
      @shukriajama3167 7 ปีที่แล้ว +1

      Amina Saled 😂😂 qoftan Queen natasha ladhahooyo janisba nama sineyso aan sowtu raxma ku daawano

    • @queenofqueens7152
      @queenofqueens7152 6 ปีที่แล้ว

      Amina Saled 😂😂😂😂

    • @iliasdulken3465
      @iliasdulken3465 6 ปีที่แล้ว +3

      Amina Saled walee queen videga may kastay ba tidhaahdaba, hadikadib inaan dhagaha uun kadhagaysto hessaha fiska oonan daawan ayaa ihaysa. Allaha noo so qabojiyo queen waa gabadh somliyeede. InschaAllah

    • @crisaaqjabir3466
      @crisaaqjabir3466 6 ปีที่แล้ว

      Shukria Jama

    • @fatxisheekh8050
      @fatxisheekh8050 6 ปีที่แล้ว +1

      Amina Saled w
      Wawww

  • @MaxamedCisman-iq9bi
    @MaxamedCisman-iq9bi 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah my Queen 👑 👑 👑 fiska fiska fananad an tagero Masha Allah dhan walba kadhamstiran boqorada codka quruxdii fanka guleyso Alla cadowgada kuma jabsho guleyso nolashuna kuma xumeyso

  • @ismailbashka4284
    @ismailbashka4284 7 ปีที่แล้ว +319

    Inta Dheesha Queen Tasha Neceeb
    Like haa Ila dafiiin

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 7 ปีที่แล้ว +3

    farxiya fiska abwaano kaso jeeda somalia ma haysato,
    hargeysa kaalay heeso wadka dhargi big respect fiska

    • @wiilkarermuqdisho3564
      @wiilkarermuqdisho3564 6 ปีที่แล้ว +1

      hussein handule . Gabar Reer Hargeysa ah..ma Weyseen

    • @aisha665
      @aisha665 6 ปีที่แล้ว

      hhhh Jawaab Fiican Ayaad Siisay,Farxiya Abwaan Fiican Hadeeysan Heysan See Halkaan Kuso Gaartay,Isaaqland Iska Hadalka Ayaan Ku Nacay.

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 4 ปีที่แล้ว +5

    Abidka Nabsiga sido ana samirka idaa😭😭😭😭😭💔

  • @hassanmohamednor263
    @hassanmohamednor263 5 ปีที่แล้ว +6

    Nafsigaa sido abad kaa nafsiga sido ana samirka iidaa 2019 yaa dawanayo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +9

    Queen Taasha boqorada ciLaajka 2020 Yaa ila dawanayo 😂😂

  • @samracaydarus4508
    @samracaydarus4508 7 ปีที่แล้ว

    Bismilaah naagtaan siilka lafta leh bismilah say u cayareyso iyo musikada isma lahn bal.xay isla waashaa bismilah laaan laf dheh laan lafta

  • @opiooiopiooi1065
    @opiooiopiooi1065 4 ปีที่แล้ว +4

    I love you you are the best... from Las canood

  • @TimoCade-ct7hf
    @TimoCade-ct7hf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cumar Aw.jamac caynab erayadiisi legend kii waynaaa🎉🎉

  • @abdiwaahid1593
    @abdiwaahid1593 6 ปีที่แล้ว +4

    Fiska boqorada codka hees aan caadi ahayn WAQAL STUDIO LEGEND OF RECORDINGS

  • @Xeeefo12345
    @Xeeefo12345 6 หลายเดือนก่อน

    Qu,een TaaSha HeesTa way qurxisey wlle magic dance. Farxiyo boqorada codka ALLAH haku daayo. ❤

  • @geenyodhoodi8663
    @geenyodhoodi8663 6 ปีที่แล้ว +6

    Wn zigto kuman jabine ....
    Ana zamirka iiidaaa😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @salahhassan3397
    @salahhassan3397 5 ปีที่แล้ว

    Queen tasha waxaan la yaapay farxiyo fizka iska dapo qor qorta Nin beerka ka tumo mala waaye oo kareepo qoftaan

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 5 ปีที่แล้ว +11

    Heestan maxa dhageystey marka kala tagney qofka aan noloshay u hibeyey garan waye qiimaheyga hadana wa kana nolol fican ku noolahay qof walbo nafsi laga galo guul ayu gaara hadana manta i cafi walal ayu taganyahy aniga wa cafiyey lkn marnaba salka dhulka dhigi mayo anigana wa ka family buuxo ban ahay heestan anigo murgeysan wa dhageysan jirey hadana anigo faraxsan adun wa kaa

    • @Nalkcadee
      @Nalkcadee 7 หลายเดือนก่อน

      Ma isqabteen abaayo Allah kuu barakeeyo ❤❤❤

  • @cmcqabiirsports8760
    @cmcqabiirsports8760 6 ปีที่แล้ว

    sax aley lehe heestii aan rabay hada uun bay qaaday fiska iftiinkii fanka vee baan kugu salaamay

  • @lifewithmariam6814
    @lifewithmariam6814 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 cidii firsanesa like dhac iku sii 😭😭

  • @asmaahmed7052
    @asmaahmed7052 2 ปีที่แล้ว +2

    abidkaa nabsiga sidoo
    ana samirka iidaye 😥
    09/06/22 6:50pm

  • @kichwaful
    @kichwaful 7 ปีที่แล้ว +10

    Hadaan Somali nahnay, Maxaan ugu mashqulnaa dadka. Queen Tasha Aduunkeeda ku jirtaa. Haniga bashasha qofta. Hadaan necebtahay videoka maro iska Saar.

  • @abdirisaaqiise141
    @abdirisaaqiise141 4 ปีที่แล้ว +6

    Prof ka ayaa 2020 dawanaa yaa iga danbeeyo isi soo muujiyo

  • @sagalsagalmahad748
    @sagalsagalmahad748 7 ปีที่แล้ว +605

    Queen tasha dhesheda iyo qeeb xumideda anba nacay inta dhesha quen tasha neceb like ha igu shubaan

    • @rayaanwarsame6330
      @rayaanwarsame6330 7 ปีที่แล้ว +3

      Wale wakula nacay xabadi adunka eyba isku hesata

    • @sagalsagalmahad748
      @sagalsagalmahad748 7 ปีที่แล้ว +6

      Hhhhhhhhhhhhhh darteda an maqal uga dhigay heztan

    • @ubahcabdulahi3234
      @ubahcabdulahi3234 7 ปีที่แล้ว

      Wlhi aniga kula neceeb qumayo ku qadatay dheh

    • @sagalqalanjo1035
      @sagalqalanjo1035 7 ปีที่แล้ว

      Nio Queen tazha TagEr izkaDa InaDer

    • @Korneeylafqaloocshe
      @Korneeylafqaloocshe 7 ปีที่แล้ว

      war walaahi hadaan 30000 like ku saari karo waan kuu saari lahaa midaa aaba iga soo booday heestii dhameed waa qastay xataa hadeey musicga fahmeeyso maxaa kaa halaabi lahaa ush

  • @khayriyazaciid5481
    @khayriyazaciid5481 ปีที่แล้ว +3

    Abidka nafsiga sido ana samirka idaye😢💔

  • @ameliasvlogfam450
    @ameliasvlogfam450 7 ปีที่แล้ว +51

    Abidka nabsiga sido ana samirka ii daa hadii lagu dhaho maxaa ka xanuun badan

  • @mabsuudabdi7253
    @mabsuudabdi7253 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaa allhaa heestani waxay kaso maxatay abwaan cumar aw jaamac caynab abwaan culus o misan leh weeye

  • @lovealwaysgood515
    @lovealwaysgood515 7 ปีที่แล้ว +369

    Qofka queen Tasha iska dhexe arkey like 😂😂😂

    • @mankayare4663
      @mankayare4663 7 ปีที่แล้ว +3

      cajiib cajab yare

    • @umuyusrahassan4531
      @umuyusrahassan4531 7 ปีที่แล้ว

      cajiib cajab 😂😂😂😂😂

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว

      meesha ayeyb shidaaye

    • @safaadam1005
      @safaadam1005 6 ปีที่แล้ว

      Queen fiska nolow

    • @hothenjama4109
      @hothenjama4109 6 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🤣☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @fadumiinaxasan8717
    @fadumiinaxasan8717 7 ปีที่แล้ว +2

    innaba caadi ma ahan heesta wey itaabatay kal iilaap wali fiska alh ku jclhy xabiibti fananad la hurikarin baa thy ilhy haku dhaafo

  • @kuughaansahadevan3034
    @kuughaansahadevan3034 6 ปีที่แล้ว +50

    I don't understand but i love somalian songs. So peaceful..

    • @alielmi839
      @alielmi839 2 ปีที่แล้ว

      J

    • @saedismail2339
      @saedismail2339 2 ปีที่แล้ว +2

      If you not understand songs somali tell the reason that you support

    • @azranada1648
      @azranada1648 2 ปีที่แล้ว

      @@alielmi839 😊

    • @cizzudiinake6692
      @cizzudiinake6692 ปีที่แล้ว

      Who are you wllo
      Reer hargeisa mafabman miya do are created language 😂😂

  • @apdirahmanMohamed22
    @apdirahmanMohamed22 3 ปีที่แล้ว +1

    14/1/2022 Ayaan Dawanayaa Heestaan Dareen Gooniya ayey Leedahay

  • @kairdon4353
    @kairdon4353 7 ปีที่แล้ว +12

    farxya fiska waa fanaadda ugu horaysa fanaaniinta maanta soomalidu leeddahay meelkasto oo loojo.
    cod haday noqoto.jeesti.musik.wagabadh dhanhahay fankeegu. Anigu aad iyo baan u xiiseeyaa heesa heega. Noolaw fiska....

    • @kairdon4353
      @kairdon4353 7 ปีที่แล้ว

      funny de inoubliable et les inégalée fathia fiska...

    • @maxamedxasan6230
      @maxamedxasan6230 5 ปีที่แล้ว

      waaw waa kabaxsatay walh lakin khayamayoso moogi waxad kala kulmi doonto

  • @JeyJakta
    @JeyJakta ปีที่แล้ว

    tankis fanadena farxiyo fiska waa qof cod mcn oo na taqano sida nolasha logu hadlo weliba arimaha jeceylka ❤❤❤❤❤

    • @JeyJakta
      @JeyJakta ปีที่แล้ว

      Malin tariqta tahay /30/9/2023 AYANTA NA SABTI🎉🎉🎉🎉🎉 HAMBIYO HAMBALIYO

  • @mohabalakii599
    @mohabalakii599 7 ปีที่แล้ว +95

    Viva farxiya fiska inta jecel like

  • @variidomohamett
    @variidomohamett 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abidkaa nabsiga sido ana samirka iidaa

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 4 ปีที่แล้ว +13

    Hi 2021😂

  • @maalimhusseinhusseinabdi218
    @maalimhusseinhusseinabdi218 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta iladaawadeyso 2021 like dhac igusiii

  • @CHEAPDUCK
    @CHEAPDUCK 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees walba commentigeda eegay qof walba jacayl ba ihaya buu leyahay wax sidii cilmi iyo hodan dhintayna lama hayo
    Wlahay anigana jacayl wan daremay lkn markan is ilawsiyey wanka ladnadey ugu dambayntii lkn waxan is iri kani jacayl maha maadaama aadan u dhiman😭♥️♥️

    • @siciidck6272
      @siciidck6272 ปีที่แล้ว

      Yaaa

    • @Sicidnasir
      @Sicidnasir ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @haashimmohamed66
      @haashimmohamed66 ปีที่แล้ว

      Anigaaa inyar ujirsaday ina Ader quraan baa leygulatacaalay mooyeee ish

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 ปีที่แล้ว

    25.8.2023 baan dhagaysanayey maalintii aan snm dhulka la jaray khaatumana gobalkeedii huunada ka saartay ❤❤❤❤

  • @madaxeymediam.m4090
    @madaxeymediam.m4090 4 ปีที่แล้ว +7

    Wxii 2020 daawanysaay like talk ha ila dhafin

  • @sagalcabdi4076
    @sagalcabdi4076 3 ปีที่แล้ว

    7/9/2021 ayan dawanayaaa wa hes shidan inaba cadimhn🥰🥰🥰

  • @gorgortv9486
    @gorgortv9486 5 ปีที่แล้ว +13

    Queen Taasha inta taageersan oo jecel dheesheda like saara

  • @CrashiidCumar-l2q
    @CrashiidCumar-l2q ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤inaantasi siday isu ruxdhoban ka helaaa

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 6 ปีที่แล้ว +3

    codka iyo fananada iyo laxanka is the best ,,, keep it up you all ,, cheers.......

  • @Glowing-Glam
    @Glowing-Glam 6 ปีที่แล้ว

    Queen tasha tixiri miyaa kudhex jiraa,is walaaqeda ayaan kahelay.

  • @zakigacal
    @zakigacal 7 ปีที่แล้ว +121

    queen taasha design ka musiga iyo falonteer ka dheesha alaha kula garab galo xilka aad isku magacawday ee bulshadune kugu dhibsatay.

    • @kaderismail4151
      @kaderismail4151 7 ปีที่แล้ว +1

      farax gacal hhhhhhhh

    • @malmo4235
      @malmo4235 7 ปีที่แล้ว +1

      farax gacal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @lovealwaysgood515
      @lovealwaysgood515 7 ปีที่แล้ว +1

      farax gacal 😂😂😂😂

    • @indhauronindhauron7158
      @indhauronindhauron7158 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhh

    • @zakigacal
      @zakigacal 7 ปีที่แล้ว

      +Khaatumo Girl_99 amiin ta maad u raacisaan miskiinta hhh

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta Way Mcn tahy lkn Naagtan Qaawan baan Unacay 😎

  • @muzamuhumed3824
    @muzamuhumed3824 3 ปีที่แล้ว +4

    Maalintaa ilaa maanta waan daawadaa waxaana iga qoslisay shimbirtaa waalan ee bood bodaysa

  • @samiiramohamed3633
    @samiiramohamed3633 6 หลายเดือนก่อน +1

    Samadan ku geeyo kuu dhigay salanoo daruuraha ku saaro adiguna sin saraad ii dhigtoo waan sigte kuman jabine iga danbeeyow cidna ha aaminin😢😢

  • @salmanurmaxamed2188
    @salmanurmaxamed2188 3 ปีที่แล้ว +6

    Adigana nabsiga sido anigana samirka iidaa😭💔

  • @mohamedamir7386
    @mohamedamir7386 6 วันที่ผ่านมา

    23/12/2024 - Hees u qalanta in lagu sii siyaadiyo sanadkan sii dhamanaaya - 🎉🎉🎉