heestii wacad 2013 ubax fahmo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 ปีที่แล้ว +356

    12/07/2023 Ayaan hestan so radiyay xalado jira awgood 😢😢 Wlalayal iso duceya
    Hadad iga danbeyso wll like iisaar

    • @thomasDelaney-bn8vu
      @thomasDelaney-bn8vu ปีที่แล้ว +10

      Sxb ilahay hakaasaaro muqalda waqtiga hora ah ban sidan iskaga kormeera comentskoda marka slmn sxb 🖐️👍

    • @salmamalabo1787
      @salmamalabo1787 ปีที่แล้ว +2

      @@thomasDelaney-bn8vu❤

    • @marwaahmeth6871
      @marwaahmeth6871 ปีที่แล้ว +4

      28/7/2023 laba wacad dhexyalna mid uun buu ku weynye
      Alle ha inaga wada saaro dhibka hno 😭🥺

    • @salmamalabo1787
      @salmamalabo1787 ปีที่แล้ว

      @@marwaahmeth6871😭😭ilhy hynaga saro

    • @sharafibrahim3364
      @sharafibrahim3364 ปีที่แล้ว +1

      kula mid wllkyoow

  • @HabiboXasan-iw4wq
    @HabiboXasan-iw4wq ปีที่แล้ว +159

    Geyaan kle ma waayinee
    Jeceylbaa lawiiqmee❣🥺
    Heestaan waa heesta aan heesaha ugu jeclahy waxaana dhageysanayaa habeen jimco baxeyso Sabrina ay soo galeyso saacaduna waa saq dhexe habeenimo taariikhduna waa 6/ October/2023 waxana dhageysanayaa anoo aad umurugeysan😒 waana oynaayo😭waayo kii aan ifka ugu jeclaa baa meel cidlo ah igaga tagey waxan rajeynaya comentigan inaan usoo laabto aan faraxsan I.a🥰💯

    • @Gajiijeh
      @Gajiijeh ปีที่แล้ว +6

      Wad heli gayaanka walal samir 👸🏼

    • @HabiboXasan-iw4wq
      @HabiboXasan-iw4wq ปีที่แล้ว +1

      @@Gajiijeh insha Allah wll

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว +6

      ​​@@HabiboXasan-iw4wqBaayo mar ku dage ilaahay ha dago laba jeerse haddii lagu dago waa doqoniimo. Markan 2aad aad uga taxadar qofkaad xidhiidh la samaynayso qalbigaagu waa muraayad ha u ogolaan in lagu dheelo oo la iska jabiyo marwalba. Khayr inshaa'allaah dhammaanteen heartbroken waa soo noqonay

    • @KawsarCabdikariim
      @KawsarCabdikariim 11 หลายเดือนก่อน

      Waad heli

    • @kalsoniahmed8356
      @kalsoniahmed8356 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @abokorcabdi5853
    @abokorcabdi5853 ปีที่แล้ว +68

    Taariikhdu waa thu,19 oct 2023 gabadhii iigu horaysee jacaylka i bartay illaa imkka wada soconaa mudo sanad ah meelaha bar isoo duceeya in aanu nasiibku iga xumaan comment waan ku soo laaban doonaa anoo inta kasii faraxxsan like ii saar si aaan u soo xasuusto.

    • @mohamedhaybeali
      @mohamedhaybeali 10 หลายเดือนก่อน +2

      mxn idiiin rajaynayaaa guuul

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hada jaceylkiina ma guulaystay wllo

    • @zuualfatupe1560
      @zuualfatupe1560 5 วันที่ผ่านมา

      Legendnow mxaa kuu hagagee zxb

  • @HanadZeed
    @HanadZeed 8 หลายเดือนก่อน +40

    Heestan waxan dhageysan jirey waqti ay kasoo wareegtey 7 sano anoo ciyaala iskuul ah ayaan gabadh is jeclaaney waxaanan sheeekeysaneyn mudo 5 sano ah kadib waxan ku heshiiney guur waanan is kaxeysaney iyada xaafadoodu waxa ay aheyd xaafad lacag leh ana waxan ahaa agoon dan yar ah 😢 kadib gabadhi markan bil wada nooleyn ee aan kuuliga u gali jirey ayaa leyga kaxeeyey oo la igu idhi wanu soo hoyneynaa ee soo celi waqtigaas oo ay uur laheyd 😢 kadib waan waayey meel ay martey waana laga kaxeeyey magaaladii aabana maan laheyn adeerna maan laheyn maalinkasta waxaan tegi jirey xaafadoodii waxaana ley odhan jirey ma joogto 😢 sidii anoo u leh ayaa la idhi waa la qalaya oo ilmihii ayaaa lagu qalayaaa anagoon sideed bilood is arag markaan qolkii ugu galey ayaa leygu idhi wey nabad qabtaa iska tag waan ka tegi kari waayey markan arkey gabadheydii iyo ilamaheygii ilintaan ceshan waayey waan ku dhegey ddadkii oo iwada arkaya 😢 wllhi isman ogeyn kadib markii dhaqterka laga soo saarey ayey igu tidhi ifur anoon wax aan ku sameeyey aaney jirin kadib waan moraal jabey milatarga ayaan galey ilaa imikana aan ku jiraa alx 😢 Intaad weedh i damqadiYo igu tidhi war ii daran ana wada jirkeeniYo wadeY uun danteene gaYaan kaLe ma waaYine jaceYl baan La wiiqmeY

    • @SuhaibmohamedSuhaip67
      @SuhaibmohamedSuhaip67 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb walhi isku mid baynu nahay balse waxaas o dhan nin rag ah bad u tahay
      Aduunkana way ka dhacaan waxaa iyo wax ka daran ba
      Balse waxa an kula talin laha in aad noloshada dhisato oo ad milatarga ka baxdo oo aad meel iska soo saarto..

    • @RahmaHassan-mo9kp
      @RahmaHassan-mo9kp 6 หลายเดือนก่อน

      😭😭

    • @XYZStory9
      @XYZStory9 5 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢💔💔💔wllllHi wn ku xumahey

    • @XYZStory9
      @XYZStory9 5 หลายเดือนก่อน

      Badel khayr qepa ilaahey kusii😢😢

    • @mulkimaxamed551
      @mulkimaxamed551 5 หลายเดือนก่อน

      Oh sorry qalbiga Alle ku qabojiyo 😢

  • @mohamedhaybeali
    @mohamedhaybeali 10 หลายเดือนก่อน +13

    Alx waligay ma arag nolol adag wxn kudhashay baadiye caano io nolol qurxoon io caafimaad wxn magaalo soo galay 207diii wxn kudhex koray xafadanada oo nolol dhexe iskaga jirta 2021 kii baa noloshaydii isbadashay markii aan jeclaaday gabadh inkasta oo dhanka jeebka aana xumayn hadana gabadhii aad baan ujeclaaday ugu dabayntiina waa laguur saday aniguna wadankii wnka haajiray oo prosses baan iiga socday maraykanka Alx wn shaqeeyaa oo qoyskayga intii aan afrika aankaga imid anigaa masuulka ah lkn qalbigayga kama gu'in qofkaan jeclaaa farxad la'aantuna dhankaas oo kali ah bay iga haysaa inta kale lkn Alx alle wuu iidhamaystiray wxn aamin sanahay in noloshu marna ayna 10 gaadhayn oo marnaba warwar aduun uuna dhamaaan😢

    • @Nash018
      @Nash018 8 หลายเดือนก่อน

      Sorry wlal😢

    • @zuualfatupe1560
      @zuualfatupe1560 5 วันที่ผ่านมา

      qalbiigaa Allaha kuqabijiiYo zxb

  • @Khalid-wl5mp
    @Khalid-wl5mp 9 หลายเดือนก่อน +28

    Heestan waxay dawo u noqotay boqolaaan qof oooo dhaawac iyo walaac ku sugnaa habeen madaw
    Halka ay ay qaar maanta iil ku jiraan caradana ka hooseeyaan (alaha u naxariistee)😢😢😢
    Qaarna ay heleen qaybkamida dadkii ay aawadood heestan u dhagaysanayeeen calafna u yeesheen jacyladoodiii ❤😊
    Qaar klena ay ciyaalbadan leeyihiiin ooy nolosha ku raaxaysten dhawac yadiina kasoo kabteeen😊😊😊
    Halka ay qaar klena wali caashaqa u cadiban yihiin 😢
    Iyo qaar ay qisadooduba hada is qorayso
    Dhamaaantiinba salaani korkiina ha ahaato culimadii caashaqaaay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamoudabdinour3199
    @mohamoudabdinour3199 4 หลายเดือนก่อน +10

    Heestan wxn ku dhagaysta safar 2023 ilaa fardhidin aniga io Darawalku markii aynu sheekada ku daalnay ayuu heestan geegay qiso ka qabsatyna wuu iiga sheekeyy , runtii markan heestan maqlo safarkii io waqtigii wacnaa ban soo xasuusta oh nostalgia 😊

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 5 ปีที่แล้ว +108

    Maanta oo ay tahay 11/09/2019 maalin arbaca ah i soo duceeya Maanta waxaan rabaa inan qaato go'aankii ugu danbeeyey 😭😭😢😢 jcyl xanuunkiisa waan ka Daalay wllhi😭😭 nasiipkaaga waad heli ana kayga waan sugi qof samraa Ma waayeeee😢😢

    • @kawsarkawsar6413
      @kawsarkawsar6413 3 ปีที่แล้ว +3

      2 sno ka dib wn rajynyaa ind gulysty gaclo

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว +2

      xbbti jacaylki ku ciil ma ilbaxaday anagu maanta na haystaaye😭😭sanad kasta ma noo murugaa yaab aragne💔💔😭

    • @asmaabdi4698
      @asmaabdi4698 3 ปีที่แล้ว +5

      @@lunibark9978 Haa wllhi alhamdullilah malintaan hadalka soo qorayey inta xidhiidh kii laygaga baxay ayaan dhawr bilood ooyey alhamdullilah after two years inuu noolyahay inuu jiraba ma kala aqaani xidhiidh danbena dib uma samaynin adina ilahay qalbiga ha kuu qaboojiyo

    • @asmaabdi4698
      @asmaabdi4698 3 ปีที่แล้ว +4

      @@kawsarkawsar6413 Haa wllhi gacalo malintaa waan gubanayey waan ooyey waxaan bilo dhan ooyo hada waan ka maydhay labada sanan xidhiidh danbe ma samaynin waxanan galay sanadadii ugu faraxa badanaa nolosha

    • @kawsarcumar7513
      @kawsarcumar7513 2 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti anigu imka xaldii bn mrayaa gon wn qaaty se wn ka jogi la ahy xisihii iyo dreen incsnima qadaya ina bogsnyo rajaad igalisy

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 4 ปีที่แล้ว +89

    cawa waa Habeenkii jacaylka tariikhduna waa 14/2/2020 sacaduna 1:24 wana jimce heestana wn so boqday🙏❤❤❤
    fanandeena ubax daahir fahmo💋🥰🙏

  • @amiirasiciid9359
    @amiirasiciid9359 11 หลายเดือนก่อน +64

    2024 inta ila hada dhagaysanaysa😢😢

    • @MaahirJoao
      @MaahirJoao 9 หลายเดือนก่อน

      Mxaa hada soo doontey😂

    • @zeddysaleh19
      @zeddysaleh19 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @IgaalAdamAmin
      @IgaalAdamAmin 7 หลายเดือนก่อน

      😍

  • @Qalpiwanaag2217
    @Qalpiwanaag2217 ปีที่แล้ว +127

    Waxan Markle so booqday heestan iyadoo eey tahay habeen qamiis so galeyso tariiqduna tahay 26/4/2023 anigoo xalad kale iska ah ax waxwalpo walaga gudba I.a 😢😢rapiyoow farxad aan dhamaad leheen isii amiinta ii raaciya hadaad aragto 😢😢

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 ปีที่แล้ว +1

      Zaabiriin apdi fitaah Amin farxad allah kusiyo abayo iyo waxa jeceshay o qeyr kugu jiro niyada qeyr usheg cules kasta fudud aya xiga insha allah xabibti ina is barana donaya mela kala so xariiro iso qor guuleyso abayo macan

    • @AbdiraxmaanAsensio
      @AbdiraxmaanAsensio ปีที่แล้ว +1

      Jacaylku waa wax jira be Srong apyo Lpo jeer ku guul daraystay ilaa Hada mahelin qof ila gacan qabta Steel your Time sister😥❤️

    • @cureejacabdi7264
      @cureejacabdi7264 ปีที่แล้ว +1

      Amiin abyo😢

    • @mursalmohamoud3420
      @mursalmohamoud3420 ปีที่แล้ว +1

      Aamin wll dhamanten.

    • @Abdiwahidyaasiinfaarah
      @Abdiwahidyaasiinfaarah ปีที่แล้ว

      ​@@AbdiraxmaanAsensio I.a U Got Pro Be strong Life is better than this time 🥰🤲💪

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 6 หลายเดือนก่อน +9

    Taariikhdu waa cajiib wllhi😢2016/ilaa/2019 dhamaad kiisi ayay wehel ii ahayd 😢my first love alxmdulillah Ka bogsaday oo waxaan helay qof gob iyo nasab ah

  • @sihaamfaysal369
    @sihaamfaysal369 ปีที่แล้ว +27

    Waan ka saari doona qalbigaga maanta malin ahyn waad ka qomamyn doonta🥺😭dhawaca aad igaysatay💔Isha allha waxa aad heli doonta dhawaca aad igaysatay xanuunkiisa🥺😭Isha allha waxa aan heli doona mid xanuunka aan soomaray I ilawsiiya Isha allha 🥺

    • @gamess6641
      @gamess6641 ปีที่แล้ว +1

      Is adke yriizteyda

    • @ikriita
      @ikriita ปีที่แล้ว

      sorry wll😂

    • @mezoutozil7278
      @mezoutozil7278 11 หลายเดือนก่อน

      Incha Allah wllo Alle qalbiga hakaaga reebo 😢

    • @_afardhaan8250
      @_afardhaan8250 4 หลายเดือนก่อน

      Inahshalh😭💔

  • @mubarikmk-i2s
    @mubarikmk-i2s 9 หลายเดือนก่อน +16

    Heestan dareen gaaray igu leeh dahay waxan dip us00 b00qday habeen ramadaana habeenkii ugu danpeeyey 00 saacaduna tahay 11;03 bishuna tahay 8/4/2024 anoo werwer iy0 wacaal qaba hadad iga danpeyz0 heestan mcn dareenka gaar ka ah wadata soo booqato like ii zaar please wLal😭🙏

  • @off2025
    @off2025 ปีที่แล้ว +14

    Ubax Fahmo
    3/dec/2023 Axad
    11:00 Habeenimo.
    Anaa kuu warwarayoo
    wayaahaga doonee
    Ma adaa war ig hela
    i weydiiya ruux kale
    waxa aan ku suganahay
    Waase caadadiisoo
    Jacaylkaa waxsaarka le
    Laba wacad dhexyaalana
    Mid uunbuu Ku weynyee
    Ku walaacin Mayee
    Nasiibkaaga waad heli
    Ana kayga waan sugi
    Qof Samraa ma waayee
    Intaad Weedh i damaqdiyo
    Igu tiri War ii daran
    Anna wada jirkeeniyo
    Waday uun danteenee
    Wana taagtay kugu idhi
    Gayaan kale Ma waayine
    Jacaylbaan la wiiqmee
    Ma wakhtaa ikaa baday
    Caqligaad ka weyntee
    Ku walaacin Mayee
    Nasiibkaaga waad Heli
    Anna kayga waan sugi
    Qof Samraa ma waayee💔💔💔

  • @asmatahir1848
    @asmatahir1848 ปีที่แล้ว +29

    Heestan manta oo Axad ah baan dib uso radiyay 26/2/2023 ilahy wxn waydista mar walba inuu Nasiibka ii hagajiyo waayo jacylka anigi Nasiiba kuma lihimar walba waa Guul daraystaa😭😭insha khyr badan baan rajaynayaa waan idin salamay mucashaqiinta meesha farimaha quruxda badan soo qoraysa salama🖐🖐🖐

    • @zamuukeinan1187
      @zamuukeinan1187 ปีที่แล้ว +1

      Insha waad heli nasibka aniba kula mid baan ahay wana heli dona nasibkena 😢😢😢😢

    • @dahabo4215
      @dahabo4215 ปีที่แล้ว +1

      Anigne mat oo ah arbaco /30 m5 /2023 🥺😢💔💔

    • @Najma-s6r
      @Najma-s6r ปีที่แล้ว

      alE nasiBka hynO wcnEyO🥺💔

  • @daalochennal4382
    @daalochennal4382 2 ปีที่แล้ว +67

    16/2/2022 habeen khamiis ah heestan soo raadiyey xaalad jirta awgeed ii soo duceeya wllo inaan nasiibkayga helo 😭😭😭😭😭😭

  • @CadnaanMuuse
    @CadnaanMuuse 10 หลายเดือนก่อน +5

    11 Sano wakhti foG heestan abtigey ayaa igu ag dhageysan jirey micnaheedana maan aqoon barigaan waan yaraa Lkn hada 2024/02/11 february maalin Axada wakhtiga 11:56 qiimahay leedahay waan aqaana😢😢😢❤

  • @omerchire2079
    @omerchire2079 5 ปีที่แล้ว +41

    Xasuus dheer ayey igelisey hargiesa xafada 150 qoftan wada dhegaysan jirney wxy joogta Holland ana canada ala muxuu wakhtigu ordayaa 2013

  • @eidfarah2151
    @eidfarah2151 2 ปีที่แล้ว +27

    26/12/2022 Malin Isniina Heestan ayu xalay iso diray Odaygaygu inanko isku yara xanaqsan sidasban uso raadiyay heestan 😭❤️ wlhi wan jecelay Xaajigayga ilaahow Hanaka kaxayn ❤️❤️🥰🥰😭😭

    • @zirmubarak7025
      @zirmubarak7025 ปีที่แล้ว

      Heestan cawa ayaa laso diray 29/1/2023 wana markii igu horaysey ee aan dhagaysanayo gabadha iso dirtay waxay iishegtay inay sanad dhagaysaysey nasiibka ay ku ducaysatay inuu aniga uga dhigo amiinta iso raaci😢❤

  • @Farham_Osman
    @Farham_Osman ปีที่แล้ว +23

    Wan slaamaya jiilka iga dambeya gaar ahaan kuwa dhashay 2023/11/11/10:24 habeenimo ee soo gali doona internet ka 20 sano kadib iyo jiilka 40 ka ilaa 2070 hadan kaa horeeyo isoo duce bro and sis.😊❤

    • @ZuuzaanSaacid
      @ZuuzaanSaacid 10 หลายเดือนก่อน

      😢💔😫

    • @apdirashidrashka5895
      @apdirashidrashka5895 7 หลายเดือนก่อน +2

      Bro and sis waxa looga jeedo aan usi fasiro bro brother ama walal, sister walashy iso duceeya hada ka horeyo Insh Alh Allh cimri dherr weydisna

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid waxaan ahay jiilka 2023 dhashay😂

  • @abuqasim1316
    @abuqasim1316 3 ปีที่แล้ว +40

    Heestan inaan xasuus ugu reebto ayaan doonayaa jacayl aan inbadan ismooganayn oo aan dib u hantiyey maanta oo ay ku beegnayd 2022 -1-1.
    Bal waan eegayaa wakhtiga iyo sida mawjadaha calafku u rogmadaan iyo inaan qoftaa wada joogno oo is calfano iyo wakhtiga iyo duruufuhu nakala geeyaan.
    Salaama 1:09👏

  • @safiyaabdi8979
    @safiyaabdi8979 2 ปีที่แล้ว +69

    28/12/2022 💔😢 hbn arbaco baxeyso khamiis so galeyso wxan rajeyna nasiibkeyga ina helo aduunka wxan ugu jclhy ina hooyo noqdo 🤰🤱👨‍🍼😭😢 2023 sanad kheryr leh alle ha iiga dhigo

    • @axmedcumar6756
      @axmedcumar6756 ปีที่แล้ว +4

      Waa heli doontaa wll mid ku qalma inshlaah

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ilaahay hakuu rumeeyo

    • @safiyaabdi8979
      @safiyaabdi8979 ปีที่แล้ว

      @@axmedcumar6756 mhdsanid wll🙏

    • @mursalmohamoud3420
      @mursalmohamoud3420 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah wll wad helaysa qofkaga.

    • @MunoAbdale
      @MunoAbdale ปีที่แล้ว

      Insha Allah abayo wad noqon hooyo alaha ku siiyo kuwo kaa farxiyo

  • @Khalid-wl5mp
    @Khalid-wl5mp 9 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan tv ayaan ciyaalnimadii ka daawan jiray 😂xasuus😅
    Lkn maanta waxaan u dhagaysanayaa dhaawac iyo kalinimo iyo diciifnimo qalbigayga soo gaadhay iyo niyad jabaan kala kulmay maxkamada jacylka caawanaqalbigaygu wuxuu u heelan yahay inaan helo qoftii dhaawac yadeyda dhayi lahyd
    Dhib ooo dhana aan ku ilaawi lahaaaaaaaaaaa waxaan rajaynayaa inaan comment gaan dib u akhrisan doono aniga iyo dhakhtarada iyo marwada aan aan rajaynayo mustaqbalka ee xaaskayga noqon doonta ensha allah 3:20 19 march
    Salaaman salaaaman awliyadiii jacaylkaaaay iyo inta la bukta caashaqaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamud173
    @mohamedmohamud173 3 ปีที่แล้ว +6

    Laba wacad dhexyaalana mid uunbu kuweyn yee , ku walaacin mayee nasiibkaaga waad heli ana kayga waan sugi qof samraa ma waaye
    Qalbi dhawacmay wuu dhib badanyahay

  • @maxamedaxmedxasan8256
    @maxamedaxmedxasan8256 9 วันที่ผ่านมา +1

    Hestan Waxaa Dhageysanayaa Habeen Jimco Soo Galeyso 27/12/2024 02:21 habeenimo
    Weli jaceylkii aan waayay ayan dareemayaa weyna iga tagtay ilaah amarkiis kama xumi noloshuna in aaney xumeyn ayaan u rajeynayaa qofkeygii hore habeeno badan waan dhageystay waana dhageysan doonaa insha allah 😢😢

  • @bossfolyareey2619
    @bossfolyareey2619 11 หลายเดือนก่อน +9

    Iminka waa 2024, sanadkan waxaan rajeynaya in dad badan qalbiyadooda ay bogsadeen, fadlan ka taxadara jacelka 100% ah oo ka dhigo 50% si maalinta aad weyso aad uga maaranto jaceylkaasi.

  • @HaliimaMohammedweheliye
    @HaliimaMohammedweheliye ปีที่แล้ว +32

    Heestan inay jirto hadda ogaan laha wnso raadsan lahaa wllhi qalpigeyga ka hadashay labo wacad dhax yaalo mid uu ku weynyahay😢13/9/2023 habeen khamiis ah jacaylooow💔

    • @sacadxikmaawi3585
      @sacadxikmaawi3585 ปีที่แล้ว

      Heestu way jirtay waligedbe 2013 ee ma jiilkii dambad ahayd😂

    • @AmiishaMohamoud
      @AmiishaMohamoud 10 หลายเดือนก่อน

      Wase caadadso jcylkaa wxasarka leh😢

  • @imaqlaa
    @imaqlaa 10 หลายเดือนก่อน +3

    2024 ma jiraa dad daawanaaya ❤

    • @lazio66
      @lazio66 10 หลายเดือนก่อน +1

      12 habeenimo meel baadiye ah

  • @abdiladiiftotti5903
    @abdiladiiftotti5903 7 ปีที่แล้ว +164

    Heez qlia inta jcylku hayow like ta ha iloopina 😂💜

    • @mjfilms6265
      @mjfilms6265 5 ปีที่แล้ว

      Ana keyga wan sugi qof smra mawaye wale warun heesbay ugoshay

    • @xamsexariir5033
      @xamsexariir5033 5 ปีที่แล้ว

      HHH

    • @dahegarad4353
      @dahegarad4353 4 ปีที่แล้ว

      Hestan nin lahayo unbah dhagayste🤣🤣

  • @amiiraabdilahi2709
    @amiiraabdilahi2709 4 ปีที่แล้ว +14

    Kama daalo heestan wiil an jecely oon iga war hayn ayaan markasta radiiya inuu nabad qabiiyo in kle wlhi 😥2020 6

  • @yasincagayare532
    @yasincagayare532 ปีที่แล้ว +5

    Wakhti ay 10 sano ka soo wareegeen ayaan heestan ka maqli jiray tvga anoo ciyaala.
    Heestan waxaan u dhagaysnyaa caawa inaan xasuusto ciyaalnimadii.
    23/oct/2023

  • @asmaclqani8641
    @asmaclqani8641 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa hees qalbiga taabanaysa Dadka Fariimahooduna waa wada qiiro illhy qalbiga how qaboojiyo
    Alxm anigu 7/9/ 2017 ayaan wiil xiriir samaysanay ilaa hada oo taariikhtu tahy 31/12/ 2022 oo aan qoraalkan qoraayo wan isjecelnahy 🥰weligiina hadal qalbigeyga dhawacay imuu oran❤dadka qalbi jabayna illhy quluubta how qaboojiyo kuwii isjecel ee daacada isu ah illhy riyadooda how rumeeyo🤲🏼

    • @ccasiiscumar5786
      @ccasiiscumar5786 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin aamiin ❤❤❤

    • @Queen_mrt
      @Queen_mrt 2 หลายเดือนก่อน +1

      M.a ilaahey hakuu dhawro😢❤

    • @beanladen5726
      @beanladen5726 หลายเดือนก่อน +1

      Asmaay adiga IYO Wiilkii Xaguu Idin maraaya Wacdkii idin dhaxyaalay

    • @AsmaAbdikani-z2k
      @AsmaAbdikani-z2k 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@beanladen5726Alxm wll weli xiriirkena sidii bu uqurux badantahy m.a .

    • @AsmaAbdikani-z2k
      @AsmaAbdikani-z2k 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@beanladen5726 Alxm wll weli sidii bu u qurux badanyahy m.a

  • @hanasead3914
    @hanasead3914 6 ปีที่แล้ว +56

    Heestan wixi xasuusta halkan farta saar 2019

  • @ahmedmo5810
    @ahmedmo5810 4 ปีที่แล้ว +85

    This song literally reopen my old recovered wounds, I was in hurt years ago but managed to leave the problem behind and keep forward and I won it. Alhamdoulillah 👐

    • @daalodaawoquruxda4399
      @daalodaawoquruxda4399 4 ปีที่แล้ว +5

      Good idea leave behind all the problems keep it up

    • @ahmedmo5810
      @ahmedmo5810 4 ปีที่แล้ว +1

      @@daalodaawoquruxda4399 to my surprise, she came back to me after 7 years of separation asking united again, I don't know what to do.

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedmo5810 broh don’t accept her relationship again the opportunity is once forgot all her mimores only don’t delete even delete your recyclin bin

    • @queencalwiyah135
      @queencalwiyah135 2 ปีที่แล้ว

      🥺

    • @yaxyeadam862
      @yaxyeadam862 2 ปีที่แล้ว

      @@queencalwiyah135 🥺

  • @apdyaziizboodhle803
    @apdyaziizboodhle803 4 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waa heesta aan heesha ugu jeclahay waxan dhagaysnaya haben isniin baxayso salsana so galayso wakhtigu waa 1:20 habenimo taarikhduna waa 27 August 2024
    Ku walaci maye nasibkaga wad heli 😢 ana kayga wan sugu qof samra ma waye
    Walahi waxan darenakayga ku cabiro ma garanayo wayo qalpiga culayska daremaya wayo qofkan noloshayda u hipeyay aya wayay oo si cad ii dhahay idaa 😢alx lakin mar walpa hada anina dhibka ku wari mayo waxan rajaynaya ano intan ka fican inan dib uguso labto commentegan i.a iyadana nolosheda alle u qurxiyo san u jecla kabadn qof u jecel ay hesho oo xalala awlad bariya alle siiyo walidkedna alle janada geeyo iyadana alle barakeyo qofad jeceshay markad hibayso xanun ay leday lakin hadad farax san thy adu waa ok @ahlaam Hussien 😢

  • @ikaranjokar7808
    @ikaranjokar7808 6 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi been mashegaye iminkada markan maqlo heystan waan oya wiil aad ijecla ayaa heesta idari jiracay maran kulano aniguna maan jeclen marku iga tagay ayaan jecladay marka hestani waxay kamid tahy hasustu maxamed clraxmen igag tagay 😢😢😢😢😢😢

  • @HaniApdlee
    @HaniApdlee 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxa dib uguso noqode 2024/9/27 mlin jimca ah😢waxay ahayd xili aad igu xun oo murugtu daris ila noqote 😭hal waano iga qata qof wlibo qof ku jecel ilaasho waayo sanadkan majiro qof dacada lama helayo😢gabar kasto wlashey ahn waxan odhanaya wliga nin sxb haka dhigan hana soo dhaweysan😢🙏

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 2 ปีที่แล้ว +12

    Laba wacad dhex yalaan mid unbu ku wayenyee
    04/12/2022
    Bishii ugu danbyse sanka
    Wayaha iska badan
    😔😥

    • @abdifataaxomar9908
      @abdifataaxomar9908 2 ปีที่แล้ว +1

      isku bil ayan nahay anigaba waa bishii iigu xanuun badnayd xanuunkan ma dareemin xitaa dhimashadi xubno kamida qoyskayga

    • @najaxnayruoz76
      @najaxnayruoz76 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifataaxomar9908 aduunka xanuun wlb dawo ama kinin waa lo helah lkn qalbiga wali lama hayoh 😥

    • @abokormoh5087
      @abokormoh5087 11 หลายเดือนก่อน

      Setahay wll hada 🥺?

  • @seithtaariikh
    @seithtaariikh 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan dhageysanayaa 17jun 2024 01:57 waa shaq dhexe
    Laba wacad dhexyaalana midun buu kuweyn yahee axya hees
    Waxan la.soo.jeedo waa go aan nafteyda cawana waxan qadanaya go aan raganimo inuu.guuLeysta rajeynaha well come back

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 4 หลายเดือนก่อน +4

    Geyaan kle ma wayine jacayl ban la wiiqme
    Xalay oo ugu danbysayba laba xidhidh layso bandhigty wlhi asga darti ban u dayay oo an idhi xidhidh ban leyahay wad mahdNtihin
    Isna waxu raboba wan u sameyay
    Si anu cidna ugu bahan lkn maxu igu anaal guday aflagaado io abaal ka dhac malin walba hadalao qalpiga xanun jinaya in badan aniga oo sqqdhexe so jeda wan oyay ilhyna wu I jeda nabsigyga alle ha tuso meshu ku ordayana has oo arkay
    Sanado badan oo xidhidh ah qof wangsan bu aha lkn gadal buka xumaday marku hanti yeshay Ana an waxkasta ugu sabry 💔😭iga danbeyow qof duruf hawgu samrin hadi kle abaalkaga wad heli

    • @UmalkhayrNuur-pv4vr
      @UmalkhayrNuur-pv4vr 26 วันที่ผ่านมา

      Ilhy qlpiga ha kaga rebO waLashEy😢😭😭

  • @omarsalah6107
    @omarsalah6107 11 หลายเดือนก่อน +74

    Who is here 2024 kiss my comment

    • @A.A.A045
      @A.A.A045 8 หลายเดือนก่อน +8

      Am here bro , i would have kissed your comment but am not gay😂😂

    • @aniisaduale1210
      @aniisaduale1210 7 หลายเดือนก่อน +5

      Us us us asalada abaha sacyahow sucu dhalay

    • @dr.abdirahman3068
      @dr.abdirahman3068 6 หลายเดือนก่อน

      @@aniisaduale1210hhhhhh. Sumalyahow sumalku dhaly 😂

    • @SalmaAyax-po8fk
      @SalmaAyax-po8fk 6 หลายเดือนก่อน

      😂😭😭😭​@@A.A.A045

    • @HakimShorts956
      @HakimShorts956 6 หลายเดือนก่อน +1

      Khaniis 😂🏃🏾

  • @mutaasmaxed3332
    @mutaasmaxed3332 ปีที่แล้ว +10

    5/3/2023 nasiibkaga wad heshaY AnaH kayga wan heli qoF samRa Ma waaye 💔💔😪 tariikh Noloshada Xanuun ku ReebtaY Allow isii Farxad ina ilowsiii 😭😭😭😭😭😭😭🤲

  • @ZainabHassan-r4n
    @ZainabHassan-r4n 11 หลายเดือนก่อน +1

    heestan waxan maqlay 6/7/2020 oo malin sabti ah malintas waxan bartay heesha ubax fahmo oon jecelahay inan mar walba iska dhagaysa ubax 😢❤

  • @aminaheibe3749
    @aminaheibe3749 7 ปีที่แล้ว +18

    ANA ku warwarayo wayaha doon mada war iga hela i waydiiya ruux kale 😭waxan ku sugan wase caadiso jacelka wax saarka leh labo wacad Dhex yalan mid uun ku wayn ku walacin maye nasiibkaga ☘️☘️☘️Waad helin ANA kayga Waan sugi qof samra ma waye🙌 inta weedh i tamaqdaye igu tiri war i daran 💔💔

    • @husseinabdi5864
      @husseinabdi5864 7 ปีที่แล้ว

      Amina . Alle ha isku sakhiro intii isjecel 😢😢

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 ปีที่แล้ว

      Amina heibe Niyada qeyr usheg wad ka bixi mal maha adag abayo insha allah guuleyso sharafey wankuso duceyna insha allah illah bari saqdhexe habenimo inta so kacdo shansano ka dib maxa iska badalay noloshada abayo hadi aad noshahay farxad ku nolow hada dhimatayna allah ku naxariisto manta reply kuso galay 2023 bisha 5naad 20keda

  • @safiyomuumin4236
    @safiyomuumin4236 ปีที่แล้ว +4

    ninkeyga mustaqbalka anaa ku war warayoo wayahaaga doone ma adaa war iga hela iweydiiya ruux kle waxa aa ku suganhy😢😢😢plz so duceye kaas in alle keeno hbn walba ka fikirahe❤😂😢✊️

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      Mucjiso!😂😂😂 anuu ila joogaa😂😂😂😂😂😂

  • @abdirehmansudais2113
    @abdirehmansudais2113 ปีที่แล้ว +22

    Can't stop listening this song, I love it with out reason even if it is not concerns me💔

  • @Mohaziofficial
    @Mohaziofficial 10 หลายเดือนก่อน +2

    21/2/2024 1:32 duhurnimo arbaco ah is mujiya somaliyey 😢😊

  • @nimcogamadiiid9304
    @nimcogamadiiid9304 7 ปีที่แล้ว +50

    Ayaa kale oo dhagaysanaya heestan 2018

    • @nimcosagal7990
      @nimcosagal7990 7 ปีที่แล้ว

      Nimco Gamadiiid ANiga hppt

    • @mojamac585
      @mojamac585 7 ปีที่แล้ว

      Nimco Sagal
      ana kula dawanayaa malaah waa INA wada hayaa sagaleey

    • @jaamac15
      @jaamac15 6 ปีที่แล้ว

      Inader waanku salaamayaa inaadeer tayeeey

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว

      2021 10 28keeda dhagatsa #7:24 habeen jimce ah heestaan ano jacayl aqoon jecla lkn maanta waan la liinta😭😭💔

    • @abokormoh5087
      @abokormoh5087 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@lunibark9978sethy wll hada ?

  • @MaaidoJaamac
    @MaaidoJaamac 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maxaan geestan anoo oyaaya dhagaysan jiray ramadaankii mrkii kii aanjeclaa cudla igagadhaqaaqay lkn alx hadda maqofbaa macala mazasuusto glb khamiisaad sacadu 5:16 dhagaysanaaya wasecadadiso jcylka wax saarkleh laba wacad dgexyaalnada mid un kuwayahee😢

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 ปีที่แล้ว +4

    Habeen khamiis baxday oo jimce soo galayso xiliguna yahay saq barkii 7/July/2023 ayaan dhagaysanayaa heestaan oo aan tiktok kusoo arkay aadna moodo inay anigaba iga hadlayso halkaan haddaan is iraahdo kusoo qor qisadaada waxay qaadanaysaa wakhti iyo labo sano ka hor inaan dib u laabto se ma samayn doono wax walbana laabta bay ku jiri doonaan waana aduun oo waa laga bixin insha Allah.
    Waan soo noqon dhowr sano ka dib iyo anoo noloshu isku kay badashay ❤️

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allah yacizak hees tan caawa anoo cirka marayo ayaa dhagay sanayaa far qaada iyo dhalo khamriya i ag yaala allow khaatimada khayr noogu dhamee 1/3/2024 hapeen jimco soo galayo ٢١/٨/١٤٤٥ ee hijriga kubeegan allahu akbar❤

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +19

    Labo wacad dhexyaalana ❤ mid un buu kuwayn yahay😔

  • @munoali219
    @munoali219 10 หลายเดือนก่อน +2

    wllhi dadka qar in la jeclado Maha 🙄malinta sidhab wax ujeclato u diyar garow bahdil 😏naftada ood ilowdo 22/12/2023 laga ma yaabo inaa iloowo 😢

  • @saadaq326
    @saadaq326 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxe adeed 2014 wxaan ku qiilenay magalada galkacyo anako koox badan ah waxa so gashay hesihi aan ku mar qameenay hestaan waxaan ku ceshanay tiro 10 jeer kabadan ilaa marka danbe aan waxnay ubax fahmo oo canbaar dhan umahad celineenay waxe ii so dhawesay gabadhi 7sano aan sugaayay hadey qoralkey aragto ubax inee iso xasusata laga yaba

  • @happyqueen5158
    @happyqueen5158 2 ปีที่แล้ว +4

    🥺Lawa wacad daxyalana mid un bu mu wenyhy ku walacin maye nasibkaga wa heli ane keyga wa suugi🥺🥺ax ilahow qalbi i qaboji😫😫😫😫😫💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @richghost8153
    @richghost8153 ปีที่แล้ว +52

    Who’s here in 2023 y’all kiss my comment.

  • @Khadarhaybekhadarhaybe
    @Khadarhaybekhadarhaybe 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan 2013 ayaa ugu
    Horaysay maqalkeeda maaantana 2020 Allo khaatumad khayr nugu khatim

  • @SmilingAnteater-dt7dy
    @SmilingAnteater-dt7dy 11 หลายเดือนก่อน +6

    Muna baashe cige diiriye ayaa heestan dhagaysan jirtay anigoo yar 😢mantana aniga dhagaysanaya ilaahay niman noo qalma hana siiyo aniga iyo munaba❤sln sare munaay ,31/1/2024

  • @mohamedhaybeali
    @mohamedhaybeali 10 หลายเดือนก่อน

    xasuuus wlhi nasiiibkeedii waheshay ana ugu dabayn kaygii wan helay oo manta wxn ahay xaasle iyadana sidoo kle wadankiii ay joogtay oo jigjiga ahaa wnka soo tagay wxna jooga usa🇺🇸 lkn aad baan ujecelahay

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 5 หลายเดือนก่อน +3

    2/ 8/ 2024 1: 21 ayaan soo raadiyay xalaad jiirta awgeed 😭😭 qofka iga dabeya iiso duuceya

  • @IfrahMahamud-f3s
    @IfrahMahamud-f3s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan waxan dhageysanaya anigo said u murugsan wali said u ilmeynayo waa malin jimca ah oo waa waqti galabnimo ah sacaduna ay thy 5:25 oo galabnimo ah tarikhdana ay thy 18/October bisha 10 /2024 waxan waye qofkan adunka ugu jecla wuxuna iga baxay balantii aheyd waligay kuma cidlen dono waliba axdi Ben ah ayu ila galay plse ugu danben wuxu noqday mid manta mel cidla ah inu iga dhaqaqo waliba ano u bahan oo leh anaa ku rabo nolol Ben ah bu I tusay rajo Ben ah buu I galiyey qalbigayga ayuu ku ciyaray ana waxan ahay mid jeceyl wali kama quusan oo wan sugaya malintay noqoto 😢💔🥺🫂😢 waxan ahay qof wali rajo ka qabto asaga 😢🥺

  • @axmedcali2285
    @axmedcali2285 7 หลายเดือนก่อน +8

    Maalintay soo baxday heestu ilaa maanta 7, jun, 2024waan sugaynaa nasiibkeeni😂

  • @marwaahmeth6871
    @marwaahmeth6871 ปีที่แล้ว +7

    28/7/2023 wase cadadiso jacelka wax saarka leh
    Horanti sanadkan waxan jecladey wiil iga jooga magalada muqdisho oo ay markas is kaya bartey gabadh aan Internet iska baraney wiilki waan jecladey is a wuxu I jilayey jacel ila aan gaafhey heer aan aaxbarashadi uga hadho si marku jamacada io shaqada ka nasanayo ula hadlo waxan wada socnaba malinbu stauska soo sartey gabadh foolneysa kadibna waa weydiyey kadibu igu idhi waa habo yar malmo ka dib waxna ogadey in uu leyey xaas kle markan weydiyey wuxu igu jawabey kaliya waan ku xisaneya 💔😭🥺 malinta wixi ka dnabeye firashak kama kicin ila hada la joogo allow waxan ku weydistey farxad waarta io guur xalaal ah o qiyaano ka dheer🤲😭😭

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +12

    Xasuusaha qaar waan dhola cadayna jacayl aan u qabno kabacdina waan murugoona xiiso aan u qabno kuwa inala wadaagey qadhaadha ayaamuhu macaana xasuusu 😭😭😭
    16/8/2021 12:30 maalin khamisa ah

  • @maazimhanad7428
    @maazimhanad7428 2 ปีที่แล้ว +4

    Heesta noloshayda ku saabsan thu jacayl dartii la wiiqmee jacaylkeed 🎈
    Jacaylkeedgii inkasto aan jeclaa ♥️ hadana calaf ba nakal geeyey ♥️ 2013 sanad dhawaca ♥️ lkn calafka ka wanaagsan imika waxan haysta qof aan jecelahay ♥️ waana xaaskayga qaaliga ah ♥️ horteed waxan jeclaa inantaa ♥️imika reer leedhay farxad ku noolow ♥️ nasiibkaada wa heli ♥️ ana kayga waan sugi ♥️ farxad halahu noolada ♥️ kuwa manta jacaylku hayo ha niyad jabin ♥️ calafkina halaysaa ♥️

  • @saciidabdi355
    @saciidabdi355 ปีที่แล้ว +7

    Heesta wa heestan hesaha ugu jeclhy waxay ka hadalysa Qof ku jecle inaan la qiyaamin
    Erayda heesta
    Kuwalac ermaanyey
    Nasiibkaaga wad heli
    Ana kayga waan sugi
    Qof samraa ma waaye
    Malin jimco ah 3 /2/2023 xasuus
    Waliga Qof qalbiga haka dhawicin 🥰

    • @_afardhaan8250
      @_afardhaan8250 4 หลายเดือนก่อน

      Ana layga dhawacay 😭💔💔waxan dhvysanaya malin jimce

  • @abokorabokor1841
    @abokorabokor1841 2 หลายเดือนก่อน

    Saacadu waa 20:35 heestan ayaan soo xasuustay oo aan dhagaysan jiray 2011 hadana waa 9,oct,2024 waana xili aan qayilaayo axyaa hees

  • @zumayomaxamed6443
    @zumayomaxamed6443 ปีที่แล้ว +9

    Still 2023/February/6 walhi xanuun aad udaran daremaya qofkan jeclaa waan isfahmi waynay mana aqano sabbta go.aan kama qaadan karo iso duceya 🙏🏻😭

    • @luulcaday1931
      @luulcaday1931 6 หลายเดือนก่อน

      Ma ilowday hadda abaa madama 1 sano laga joogo

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 ปีที่แล้ว +4

    Wa markii 3aad ee ana jaceyl dartiis uoyayo aniga dhana wxn noqdaya qof nolosha ka dhacaya sidii khamriile ahaya ilaahayow waqtiga ii wanaji wxa iga maqana ma aqano wana iska oyaya un ya rapiii🤲🥺

    • @maxamed4626
      @maxamed4626 11 หลายเดือนก่อน

      Wll adoo raaliya qur aanka iyo baryada ilaahay badso wax kasta way fududaana yaan insha allah

  • @Samirbadan-r2
    @Samirbadan-r2 7 หลายเดือนก่อน +4

    Caawa wa habeen khamiisa tarikhduna ay tahay 6/6/2024 wana habeen iyo maalinba darema ruux an naftayda uhibeyay qalbigayga ragodhan dartii udayay uyasay udiiday ugafogaaday ragodhan balanti jacaylka dhawray wn isjeclanay mudobadan wa iskudhacnay hadana wn heshinay💔blse manta ilamaha inan iskusolabanayno ilahayba og eed ba dhakada laigasaray😭anan kamudnen wu igugafay balanti jacaylki wa beniyay wu igafogaday wu aflagadeyay wu igudigtay wlhy 💔🥲hadana ruuxan jecladay bu aha jacayl kalsoni wakhti adag banlaso qatay garab u aha dumarodhan bu igalasobaxay blse wxwlba waxa igagadaran xumantadu igutilmaamay😭 shakiga blse habena kumasexan inan khayamo jacayl kalsoni wxwlba wn siyay asagana wuxu igubadalay aflagado iyo waxan uga qalmin jacayl bdn wu isiyay hadana xumantedun bu radin😭💔🥲bal igaso duceya wlalayal hadusan khyr i ahen inu ilaahay qlbiga igamasaxo nabsi ayan kureebay xanunkan marayo wu maridona malinmalmaha kamida😭💔

    • @drsifrah8081
      @drsifrah8081 7 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey hakuu fududeeyo amuurahaaga wllo😢 farxad badan iney murugadan kaaga dambeyso bn kuugu duceynaya ❤

  • @hassansiidow8115
    @hassansiidow8115 ปีที่แล้ว +7

    14/8/2023 habeen axad sii bexeeso isniin so galeeso heestan dawanaya yaa iga danbeeyo😊❤

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 4 ปีที่แล้ว +12

    heestan aniga oo bilaa camala ayaan hayriyada hargeiza ku dhagayztay qizada heestana waxa iiga zheekeeyey sxbkey AXMED CABDI IZMAACIIL oo aanu markaas baaga muudo izla ahayn. imikana aniga iyo sxbkey waan zhaqayzanaa 5zanno ka dib maanta ayaan mar kale dhagayzanayaa .... aduunyo

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +1

      Zhp maanta anigaa bilaa camala ayaan hargeisa ku dhagaysanaya
      16/9/2021 12:35 maalin khamisa ah

  • @RooreMediaProduction
    @RooreMediaProduction 5 ปีที่แล้ว +15

    3 bizhi 10 2019 habeen 11:29 ayaan heestaan dhagzanyaa mar xalda aan ku cabriyo awagdee😢

  • @idirismessi1026
    @idirismessi1026 7 ปีที่แล้ว +28

    Best song ubax fahmo
    2018 ya ila dawanaya

    • @abdinasiromar7947
      @abdinasiromar7947 7 ปีที่แล้ว +1

      war ma Leo ba ninkan hesta ila dawanaya 2018 hhhh

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 8 ปีที่แล้ว +50

    ciyalkan english ta jajabiniya luqadoodina ka fanaya ader heesta waa somali ee melaha la donta english tina
    ubax fahma inan qaliys nolow cod muqal iyo qurux raba ku dhameyee

    • @nololwcn2658
      @nololwcn2658 7 ปีที่แล้ว

      shukran wllo waan jecelhy taageeraha fanaanadan aadbaad ugu mahadsantahy

    • @khalidcabdi2772
      @khalidcabdi2772 5 ปีที่แล้ว +1

      maasha alllh

  • @Ifrahitafamous
    @Ifrahitafamous 3 ปีที่แล้ว +5

    Wxn daawanaya 2021 haben sabtiya 9:57 waliba anigo qalbi jab dareemaya😪😪😪😪

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว

      Dareen aan hada ku jiro ayay ka hadlisa alla jacayl xanuun badana
      16/9/2021 12:44 maalin khamisa ah

  • @Sir-apdrzak
    @Sir-apdrzak 2 ปีที่แล้ว +22

    Can't stop to listen this song for no reason❤️🤦🏻 Hats off maamo ubax✊🏻

    • @nuurahmed9897
      @nuurahmed9897 2 ปีที่แล้ว

      Song his wife this left 😭

  • @hamzeabdillaahihusseinalza894
    @hamzeabdillaahihusseinalza894 9 ปีที่แล้ว +9

    woooooooooooooooow masha allah waa hees aad iyo aad u macaan aad iyo aad ayaanu ugu hambalyaynaynaa fanaanadayada ee ubax fahmo

    • @katraabdiaziz354
      @katraabdiaziz354 8 ปีที่แล้ว +1

      xamze raja

    • @ramlohaybe9807
      @ramlohaybe9807 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaaaaw waa hees aad umacan Allaw kudaa ubax fahmo

  • @AyaanAhmed-dm5dy
    @AyaanAhmed-dm5dy 7 หลายเดือนก่อน +2

    16 /5/2024 malin khamiis ah sacadu tahay 10:10 heestaan waxa jira wiil aan feecboka iskabaranay barasho io hdalo badan wan is dhaafzany markaaz aniga waxan uqaby qofkaygii saxda inu yahay oo jcyl io danaan faro badan isiiyay ayaa ana intu kalan umijiyay walow ay aniga xagayga wax jecel ladhoho an uhayn kadib labo bilood marka isla soconay bu igu yiri waxan rabaa inaan isguurzano oo si qarsoodiya isku guurzano oo aad cidna aadan ushegin hadhow anago wadajir ah ban shegaynaa waayo aniga waxan usucdaa sanbiyo waa waa inuso shaqeynayaa marka aan ku merxado si nin kle igakaa guurzan ani waxan ahy qofku jecel kadib waxan iri aniga wan kusi jogaya ninkle majire inuso sheqeyo wagaaz rerkayga iga sodono wuu iga so horjeestay calacalbu igalay show ninku waa nin wax dabcazan ani ma ogi marku saas idhahay aniga wan dabcay oo jecel baa igalay wan ogalaaday waxan iri wan kaso fikiraya hayo dhahay mudo labo malibood buu iqabtay aniga filan waa io waxay igu noqotay walwal io walbahaar baan qaday oo labada balimood cunto may iga dagin go,aana waam qadan waya ileen beer wax jecelban haye kadib aniga inta ilahay baryay baa iri rabiyow hadu shar iwado iga qabo 😭💔 ugu danbayn waan yeelay inaan ismaherzano aniga io isga labo magalood ban kala jognay kadib arintii markaan yelay bu yimid magaladan jogay kadib maherkiiba dhacay ano farxad io xabzi labadab igu jirto oo hadow waxa imaan doono kawalwalayo kadib labo malibod isla jognay kadib isagii wuu tagat oo xagaaz io zanbiyo aaday jacayl io daryeel io danayn badan baan siya isaguna isiyay wlikii aan saas ujeclaa oo haduuu khadka kamaqan yahay aan ohin afka furan jiray ayuu wiilkii isbadal io kagaabziin kadaremay sidii hore uila sohadlijiray kagaabztay ana wan kagaabzaty ano isleh ha ucalacalin oo wali rajo sugbaan ahay lkn waxan sabeyan la ahay inaa ifazax dhoho oo aan warqadayda kaqaato ayaan hada rabaa balse gabdhah walwalhayo iga danbeyo oo qoraalkan arko waxan ushegay inaad iska ilaalizan nin qudbo siro kula yimaado intaad ka fogaataan waa iga talo wlhi 😭🙏😭😭😭😭
    Kuwalaci maaye nasiibkaaga waad heli 😭💔
    0

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 5 ปีที่แล้ว +14

    20/11/2019
    1:27 Saq dhexe 😥😥😥
    Ku walaacin mayee Nasiibkaaga waad heli
    Anna keyga waan sugi Qof samra
    Ma waayee 😥😥😥

  • @ishraqali9671
    @ishraqali9671 5 ปีที่แล้ว +30

    2019
    inta ila daawnysa like iisaar❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +4

    Ma adaa war iga hela iweydiiya ruux kale waxa aan ku suganahay>>>> qof aadan adba ku weyneyn adna yuu kugu weynaan dhankaaga very easy very simple noloshu uma baahna murugo iyo welwel haddii kale way ku kufsan

  • @Aadanjoore7017
    @Aadanjoore7017 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mushaakil iyo dhibaato jacayl iguma dhicin hadanna heestan waan jeclahay.❤ waan dhaystaa

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg ปีที่แล้ว +4

    17/9/2023. Waxan jooga Dalka Greece 🇬🇷 ciyaal hargeisa ahay. Wan jeclaa inan iska joogno lakiin marka qiimaha la garan waayo wad ka tagin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid ปีที่แล้ว

      Farxad khyr iyo hormar kuu rajaynyaa wll anigaba wan usoo socdaa giriigg

    • @idirisadde
      @idirisadde ปีที่แล้ว

      Xagee joogtiin saaxibayaal imka

  • @AmiiraBurhan
    @AmiiraBurhan หลายเดือนก่อน

    Waa idin salamyaa dadka dawana 2024 waxana rajaynayaa in aad ficantihiin😢❤

  • @Yousufdeeq
    @Yousufdeeq 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi xasuus waayo waayo 😓
    Heestan anigoo aan aqoon ayaan waxa ii dirtay gabadh xamda la dhaho ma ilaawo wlhi xamda macalimadydii jacayl ka 😓
    ilaa hada waan dhagaystaa kama daalo 2020
    Intii dareen ❤️ u dhagaysta ☝️👍🙏
    Intii jacayl da

  • @rithwanmohamett1261
    @rithwanmohamett1261 2 ปีที่แล้ว +7

    13 aprl 2021 ayan is baraneyy
    12th May 2022🥲
    Ma qiyasi karro jacaylka aan daremayyo، wxana u sabab ah xiisaha faraha badan io kala foganshaha dhexdenna timid
    Nin boqor ah ban jeclahay ilahay calafka ha igudaro
    Waxaan rajaynayabMar un inan arko ubadkena!

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 ปีที่แล้ว

      Rithwan mohamett M.a abayo allah ku guleyo 1sano ka hor ayad so qortay farintan calaf allah kugu daro qofka jeceshahay farinteyda hada aragto wakusalama abayo macan allah isku kena kena idinko nabad qaba ruxa is jecelaten ubad qeyr qaba aad ku indha dogsatan allah idin siiyo abayo macan

  • @caishadhameystiran-jf8dg
    @caishadhameystiran-jf8dg ปีที่แล้ว +3

    Waa haweyn arbaca sogaleysoh tariikhda 18 oct 2023 saqdhaxe sacadu waa 01 :10😢 waqtigaan iyo heystaba xalda aan kusuganhay ayaa sababay inan sacan sogaro iyo inan soboqda heystaan dareyn keygah kahadleysaa😢 go an kama qatana asna isma tosiyo wuu furaxsanyhy waliba la anteyn waxuu joga xebta warshiiq asi iyo asxabtiis ana baroor baa lajifaa 😢 maxaan darta danbiile ahay 😭 adna danahaga kucad 😢 dhibmalahan wax walba walaga bixiy 😢 waxan kabaqayaa ano tashtay inaa sidan karabay aad noqotoh rabigey waxan kabaryaa ina indho xumadaas arag😢 afka ilaa iyo qalbiga nin asga rali kama ahan inan lahadla saase thy isma fahntid 😢 raboow igar gaar😭🤲

    • @cabaasbadsha7410
      @cabaasbadsha7410 ปีที่แล้ว

      iska adkeyso apayo raggu kala duwaneh

    • @naimojamal1870
      @naimojamal1870 ปีที่แล้ว

      abyo salad tuko oo ilhy bari oo dheh ilhw xiriirkn khayr iigu jirin sida ugu soo dhow iiga soo gabagabee hdii klna ilhow qalbigiisa jacayl xad dhaaf iigali

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      Miskiin! Naa la isma dhibo hadduu ku nacay adba nac oo block meel walba ka saar. Ha umurugoon qof aanad ku waynayn dhankiisa

    • @caishadhameystiran-jf8dg
      @caishadhameystiran-jf8dg ปีที่แล้ว

      ​@@cabaasbadsha7410bweh taladada waqaty mudo 3 malin la antiis ban jifta kana kacaa I.a tan kasii marantana Allah iga dhigo 🤲🤲🤲

    • @caishadhameystiran-jf8dg
      @caishadhameystiran-jf8dg ปีที่แล้ว

      ​@@Naagnool124hye tlisoh igu hley

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 5 ปีที่แล้ว +15

    Fahmo maamo qurux badaN inta igu raacsan liketa

  • @mulkimohamed5536
    @mulkimohamed5536 3 ปีที่แล้ว +6

    2019 ilaa 2021 ayan dhagaysanaaa hestan samayn weyn ayay igu ledahay ax jacayl xanuun badanaa naftada markey nafkale ubahantahay nolasha farxad maleh sikasto oo waxkasta uheysatid 😰😰😰😰😰kuwalacin mayee nasiibkaga wad heli ana keyga wan sugi labo wacad dhexyaal mid unbuu kuweynyahay 😭😭😭♥️

    • @qweeninash9120
      @qweeninash9120 3 ปีที่แล้ว +3

      😭😭💔😭💔😭💔💔😭💔😭

  • @SaacidMohamud8
    @SaacidMohamud8 ปีที่แล้ว +2

    Caweys ahaan ayaan usoo booqday halkani, habeen Khamiis soogaleydo, taariikhdu waa 14.12.2023. Heestani, waxey dib ii jaleecisay inan eynu isku fahmi weynay waayaha dunida inagoo wax isu heenana kala tagnay. Kala tageynii kadib 2sano ayaan laxarriiray kalbarka sanadkani (bishii Juun), hadaneh isbuuc inagoon wada hadlin ayeynu isku dhacnay.
    Qalbigu waxuu leeyahay: Nasiib wacan ayaan kuurajeynaa "Sagal."

  • @maxamedclahi-i9g
    @maxamedclahi-i9g 3 หลายเดือนก่อน

    hestan xasus mugwayin bay iguledahay gabadh an isjeclnahay Ayaa isodirtay 21,8 .2019.ana waxan joga buuhoodle AYANA galkacayo gabadh majertena
    ale hay daye hadana waba xaskaga an adka ujeclahay xata indhahayga wanka jeclahay Masha alah way ilaso dadashaay mcn ale hayka xafido raxma Hasan maxamud xaashi ❤❤❤inta calafkidi sosocdo waxan leyahay samra sxb wadheli insha alah ax ax ax setan qalbigay tabanasa 2024 yilaso boqday sxb ragu isma cile 🎉🎉

  • @suheebsergo317
    @suheebsergo317 3 ปีที่แล้ว +15

    Laba wacad dhexyaalna
    Mid uun bu ku weynyahee
    Still watching in 2021 💔

  • @NaimaAbshir-gz6lz
    @NaimaAbshir-gz6lz 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mudo 4sano ah ban dhaawac la noolahay iso duceeya hadaad iga dambaysan😭😭😭💔💔💔💔

  • @shiinezubeer6512
    @shiinezubeer6512 8 ปีที่แล้ว +7

    niCe soNg wlhi
    waaan ka helY
    h33stan jeclaaY3
    laba wacad dhaxyaaLana miD uUnpu ku wayn yahy
    ubax fahmo alleh keep for ever aamin
    axyaa h333335

  • @afgaabjk9097
    @afgaabjk9097 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inta 2024 soo raadisay alleh haydin sakhiro waxaad tabanaysaaan😢

    • @zeynabxasan2593
      @zeynabxasan2593 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin adna sido kle wll

  • @khadarlipaax6652
    @khadarlipaax6652 ปีที่แล้ว +9

    Caawa 2 i ndhood iskuma keenin aniyo ragkale oo badaniba suuqii ugu waynaa wajaale ayaa naga gubtay hantidii dadka somaliyeed davaa dhameeyay naftoodiina dagaalo ayaa dhameeyay yaa allh umada somaliyeed u gargaar aamin

    • @Opthirahman-Mohamudd
      @Opthirahman-Mohamudd 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hestan iyo suuqa gubttay maxaa izka galay Eader 😂❤

    • @MaxamedSicid-z5d
      @MaxamedSicid-z5d 4 หลายเดือนก่อน

      ​@Opthirahman-Mohamudd qac😂

    • @yool2176
      @yool2176 2 หลายเดือนก่อน

      Bedel khair qaba walaal from Sool

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 11 หลายเดือนก่อน

    Heesaha qiirada ah ee socday 2009 ilaa 2014 wlhy dhmntod wn xiiseeyah ❤ agteyda ayey qimo wayn ku leeyihin❤😢❤❤

  • @nusaymachannelilyaas6175
    @nusaymachannelilyaas6175 7 ปีที่แล้ว +5

    ma wakhtaa ikaa baday aqligad kawayntee ezh cala midho fahmo gabadh qaliya alle haku dhawro