Adduunka gabadhu waxay ugu jeceshahay nin halkan wax udiida!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @ckhadaraxmadkhaliif596
    @ckhadaraxmadkhaliif596 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallh tnx

  • @ismahandayib7561
    @ismahandayib7561 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhaladeey shukran ❤❤❤❤❤

  • @CadowkhalifDhakad-eh1ed
    @CadowkhalifDhakad-eh1ed ปีที่แล้ว +1

    Thanks my dear sister

  • @aziizamohamedaziizamohamed6972
    @aziizamohamedaziizamohamed6972 3 ปีที่แล้ว +5

    dhamaan mawduucyadaada waa kuwa isoo jiitay mahadsanid

  • @mohakr5461
    @mohakr5461 3 ปีที่แล้ว +3

    M.sh sharafeey cimigaaga rabbi hadheereeyo wll thanks

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah barnaamij aanan lahelin rag iyo dumarba faaiido badana no leh.dumarkaa badan iyaaa.

  • @dholacaddechannel7987
    @dholacaddechannel7987 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayan dhalad keep going sister tageero buuxda ayaaan kuu ahey qali🙏

  • @garaadhayraan1885
    @garaadhayraan1885 3 ปีที่แล้ว +17

    Qoftaan xiisaynta ka ilalin lahaa, waanba isla daawanaynaa ayaaney ina adeeere mxa xal ah😂

    • @sahalduale7531
      @sahalduale7531 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂 waa runta🤔

    • @jekesayidka405
      @jekesayidka405 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂 dee wa lagu fashiliyay dheh in aaad igu nicii doonta danayntaa

    • @shamilesmail
      @shamilesmail 3 ปีที่แล้ว +1

      Usheg oo ku dheh xiisaynta badan wan kaa ilaalinaya waanad maqalysa ku dheh si ay kula fahanto qorshaga 😅🤣

  • @AbdiMajiid-q5p
    @AbdiMajiid-q5p หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah xaqiiq weeye

  • @prettysihaam504
    @prettysihaam504 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waan ka helay channel kaan hore u soco xbbtiH❤🔥

  • @khadarsky967
    @khadarsky967 3 ปีที่แล้ว +7

    Runtii anigoon garanayn arintan cilmi nafsiga ah ayaan dareemi jiray hada waxyaabo badan ood ka dhawajisay

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +2

    Mowduucyadan aad bay u faaiido leeyihiin soo badi waan ka helee

  • @mohametidrs8703
    @mohametidrs8703 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa wlll ka diyaari 🙏 Wax badan ayaan ka faa idi karna

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my sister ayaan dhalad maw duucyo kale noo soo diyaari wlsha

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 ปีที่แล้ว +1

    Waa war fiican

  • @HodanIbrahim-fo3pd
    @HodanIbrahim-fo3pd ปีที่แล้ว +1

    Abayo wan ku tagera keep going ban ku leyahay 🎉🎉🎉

  • @laylamaxamed2306
    @laylamaxamed2306 3 ปีที่แล้ว +3

    guuleyso wllo mcny

  • @mohamed789_5
    @mohamed789_5 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan Dhalad ❤️

  • @cabdulahiyare8240
    @cabdulahiyare8240 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wax badan bau kafamy haa wan muqlo badan aad kaga soo hadash

  • @HAKIKfacts
    @HAKIKfacts 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wr wb ayan wllo masha allah horey u soco
    Haaa noso diyari mowduuca halka wax ee gabarta ninka haday u diido usan waligiis ka tagayn

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 24 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ayaaney waa Mawduuc fican lakin dumarka oo kaliya Maha inay necebyihiin danenta badan xad dhafka ee wa ila raga ninka gabadhu Haday aad u danayso way ka cararan

  • @AYuubCashuur-o2g
    @AYuubCashuur-o2g 3 ปีที่แล้ว +6

    GuulaYso wll Mcn❤💯

  • @deeqatusma8617
    @deeqatusma8617 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa abyo Soodiyaari Wax badan baan kafaaiidnay

  • @mrkhaire8694
    @mrkhaire8694 2 ปีที่แล้ว

    M.a wlshy shukran

  • @YaasirAadan-r8p
    @YaasirAadan-r8p 2 หลายเดือนก่อน

    Hubaal waa kuwo aa ladhacay muqaladada❤

  • @shucaybsayid9314
    @shucaybsayid9314 ปีที่แล้ว +2

    Azc wllshyi ayaan runti mow ducagan wxn is dhihi kara aniga ayabu igu socda runti inan ban lahadla inanta malinti odhan isma so wacno mahan mlinta sabtida moyane oo an kulano wigina halka mlinba is aragna inanta wxn wada sheekaysano hbenki .. isma so wacno malinti ila mahan habenki noyane 80:pm xiliga xiligisa unpan islahadalna mrkan wadahad layno mar wan is qabsana mrna wan wada faraxna mrkan wada faraxsanah nay waxay igu jawaabta Mel an kugu so hagago ayaan garan layahay oo wan kugu diyopa mrka adna mow ducaygipad tabatay wax badana waad I iftimisay wllshyi zharaf …kuwano kale ino sobadipan ku dhihi laha 🙏💯🙌

  • @xamsecabdulaahi3603
    @xamsecabdulaahi3603 ปีที่แล้ว

    Keep going my sister

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlshay alle ha ku xifdiyo barnaamjkaas kale ayaanu kaa sugaynaa

  • @KhàdijaMaxamuud-k6n
    @KhàdijaMaxamuud-k6n ปีที่แล้ว

    Haa wllo

  • @dhaayabilla7100
    @dhaayabilla7100 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo diyaar qali haaye mawduuca halka waxe ninka haday gabadhu u diido aanu waligii ka tagayn

  • @abdallefarsamo1202
    @abdallefarsamo1202 3 ปีที่แล้ว +3

    Thnkz ayaan wxbdn ka faaiidnay

  • @hassenmacalin1320
    @hassenmacalin1320 6 หลายเดือนก่อน

    Haa soo diyaari

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 2 ปีที่แล้ว

    Caly ku salaam warax-tulaahi wabarakaatu

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaan from gobolka Ragga waa ku Wataa Inader Ayaan Dhaladey❤

    • @hamdakhader5294
      @hamdakhader5294 2 ปีที่แล้ว

      😝😝😝😝😝 what is the rag wax wayn haw arkin

  • @jekesayidka405
    @jekesayidka405 3 ปีที่แล้ว +2

    ileeen waxa ii walayba wa danaynta faraha badan inkastoon muqaalkan hortii ga aansaday inaan joojiyo danaynta faraha badan hadana wanka sii shidaaal qaatay oo wan yarayn danaynta thanks wll ayaan jamaceeeeey💪💪💪💪💪❤❤❤❤

  • @ladanlucky3480
    @ladanlucky3480 2 ปีที่แล้ว

    Haa ayan dhalad mowducan cagsigiisa noo soo gali queen 🥰

  • @sharmarkemaxamed909
    @sharmarkemaxamed909 3 ปีที่แล้ว +1

    M
    allah

  • @prettysihaam504
    @prettysihaam504 3 ปีที่แล้ว +2

    🔥

  • @khalidabdi870
    @khalidabdi870 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waan ku saxay huno mcn ayaan mahadsanid kun jeer

  • @mohameddeeqmire3104
    @mohameddeeqmire3104 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ayan dhalad wllo

  • @ayanarts7794
    @ayanarts7794 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa mawduuc yadan oo kale noo keen

  • @abassiadofficial1093
    @abassiadofficial1093 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc, Help me i need something like how can résoudre problème me and my girlfriend so, the reason is cannot understand eacher other. And also I love so much ?

    • @liltaaji5685
      @liltaaji5685 ปีที่แล้ว

      Af somaliga qoridiisa maku dhiiba

  • @ahmedabdi1991
    @ahmedabdi1991 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii been ma ahan waana waxaan u arkey practico thanks waxaana diyaar u ahy inaaan kafogaafo dhamaan waxaas dhan keep going wll mcne

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 ปีที่แล้ว

    Wll ifahan gabadh walpa way jeceshahy in la soo xidhidhiyo lkn mar ayey necebtahy qofka aanay rabin inuu la soo hadlo

  • @L.i.B.a.a.X.o
    @L.i.B.a.a.X.o ปีที่แล้ว +1

    Sister gabadho kaliya maha ee raguba wa caynka markad xisayso wuba ka carara ninku 😂

  • @jrjr5299
    @jrjr5299 2 ปีที่แล้ว

    Cabdulqaadir

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye 3 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @NastexoWarsame
    @NastexoWarsame 2 หลายเดือนก่อน

    Sas weye nin xiiso leh adunka igu nicbahay

  • @yarisowmaxamed3656
    @yarisowmaxamed3656 3 ปีที่แล้ว +2

    Midaas waa kaa diiday sawabtoo ah gabadha xaaskayga ah waa inaan xaka meeyaa gabar hadii xurnimo lasiiyo qadka ayay ka baxdaa

    • @abdirazakahmed4692
      @abdirazakahmed4692 8 หลายเดือนก่อน

      Xaaska ma ahan sxb ee waa mid aad xiriir ka leedihiin

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +2

    Back ground music naga yaree ama naga dhaaf

  • @mohomudfadhiyare3034
    @mohomudfadhiyare3034 2 หลายเดือนก่อน

    Runtii waa qaab cilminafisah lakin dumarka waa hadba waxand Barto dhaqankeen somaliyed waxa yidhi dumar idooda u dhaame afkaan ka hayso hadii kale ninka labad fiid cawlola tirsad u gee

  • @komkamal6322
    @komkamal6322 3 ปีที่แล้ว +2

    Haaa a mawduucyadaaa soo padi ayaan

  • @abdirahmanalihassas5032
    @abdirahmanalihassas5032 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanay waan Ku wadana Abaaye soobadi maw ducyadan macliamd
    waxi uduuban yihiin baad Tahee 👍💚

  • @aaminaxassan2785
    @aaminaxassan2785 2 ปีที่แล้ว

    Haaaa abaayo noosheeg si aaniu isku giijino

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 3 ปีที่แล้ว +2

    Music ganan naga badal plz😏

    • @hafza2135
      @hafza2135 3 ปีที่แล้ว +2

      haa sax waye abaayo naga badal

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 ปีที่แล้ว

    Dumarka somalida Malaha nocana wax jcyl diida lama arag dumarka adunkee 😁 dee gabadhu hadaney ku rabin way diidi karta callkaga iyo jcyl kagaba

  • @nasramahudin9229
    @nasramahudin9229 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa abayo noo soo diyari mowducas mhad sanid ❣

  • @hajiabadalah6258
    @hajiabadalah6258 3 ปีที่แล้ว +1

    gobonimo dhalad

  • @cabdulqaadirawilmohamed9534
    @cabdulqaadirawilmohamed9534 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 2 ปีที่แล้ว

    Maxaad xuriyad u taqaan? Haddaad Islam tahay adiga oo aan arrintan ka hadal ogow diintaadu waxa ay ka qabto. Hadalkan qoysas badan ayuu burburiyey