Aamusnaanta | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @JiheeyeYT
    @JiheeyeYT 6 ปีที่แล้ว +578

    KU Sali Nabiga S.C.W. ﷺ

  • @kunsports2144
    @kunsports2144 6 ปีที่แล้ว +314

    Hadaad in badan Hadasho
    Waxad taqaan ayad ku hadleysa,
    Balse hadad dhageysato in badan
    wax aadan aqoon ayad baraneysaa.
    Intii ifahantay wey faa'idey🤗✔

    • @argsan3782
      @argsan3782 5 ปีที่แล้ว +3

      Moe nor manshallah amazing

    • @hiiskaali299
      @hiiskaali299 5 ปีที่แล้ว +1

      M.sha Allah

    • @kunsports2144
      @kunsports2144 5 ปีที่แล้ว

      @@argsan3782 shukran sis

    • @kunsports2144
      @kunsports2144 5 ปีที่แล้ว

      @@hiiskaali299 waad mahad santahay wll

    • @fahimaabbdi7114
      @fahimaabbdi7114 5 ปีที่แล้ว +1

      Moe nor

  • @qabaryoole9694
    @qabaryoole9694 6 ปีที่แล้ว +74

    Moalim omar inshar tnx bro waxaan kmid ahay kuwad silsiladaha kajajabiso waxaa tahay dhiirigaliye nafsadeed,maskaxed. Dhalinta somaliyed way kugu faaideen
    Kampala ayaaan kaa soo salaamayaa ustaad

    • @abdirahmanashire7534
      @abdirahmanashire7534 6 ปีที่แล้ว

      Hhahhahh silsiladaha kuwa haray *alla* hanaga jajabiyo

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 6 ปีที่แล้ว +531

    ileen xigmada waxey iga timi amusnanta an amusanahay inta amusan ilya like

  • @wiilhoog9153
    @wiilhoog9153 6 ปีที่แล้ว +45

    *عن أبي هريرة رضي الله تعالى عنه قال*
    *قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:*
    *"من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أو ليسكت "*

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +12

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
    (من كان يؤمنبـالله واليوم الآخر، فليقل خيرا أو ليصمت)

  • @yazeedabubakar9986
    @yazeedabubakar9986 6 ปีที่แล้ว +208

    Waa Jimcihi 5 Oo Aan Ugu Horeyo Wlhi Omar Allah Ku Parakeyo Wll

  • @aahmed1259
    @aahmed1259 3 ปีที่แล้ว +15

    ‏رحم الله من إهداء عيوني
    ‏من كان يؤمن بالله واليوم الخير فليقل خيرا أو اليأس موت ‏
    ❤️❤️❤️❤️❤️صلى الله عليه وسلم

  • @issemohamedahmed8548
    @issemohamedahmed8548 6 ปีที่แล้ว +192

    Omar inshaar dartiis wixii igadambeeya like

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 6 ปีที่แล้ว +27

    masha Allah waa barnaamij qiima badan markasta walaal cumar inshar waad ku mahadsanthy casharada muhiimka ee aad noogu soo gudbiso kanaalka ogaansho

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +39

    2 years Kadib Ayan Halkan Ku So noqoday 🥰
    11:22 Xigmadu Waxay ka Timid Amuznanta Cajib

  • @axmedxaafidcade6469
    @axmedxaafidcade6469 6 ปีที่แล้ว +22

    Omar wll intaas ani waan isku arky waayo ma hdl bdni waan aamusnaan bdnhy mashaa allh aqlikeeka mrksta wuu ii siyaada alx lilaah tnx omar

  • @ceynicanabqurux4815
    @ceynicanabqurux4815 6 ปีที่แล้ว +149

    3 minutes 100 comments ilaahey hkuu siyaadiyo

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 4 ปีที่แล้ว +8

    thank u so much 5mawduuc een ugu jecelahay mawadicdada ayuu kamid yhy kani Aamusnaanta,Socodka , minimalism,self education,doorashada buugta aad akhriyayso..

  • @mohamedosmansheikh5426
    @mohamedosmansheikh5426 6 ปีที่แล้ว +308

    Thnks my dear brother ❤❤❤
    {Omar inshaar} You're my hero ❤❤👋👋👋 TH-cam markaan soo galo waxn raadiya chanelkaaga in vedio aad so gelisay iyo inkale❤❤❤❤❤

    • @juustoarshe4069
      @juustoarshe4069 6 ปีที่แล้ว +8

      Mohamed osman syb walhy aniguba habeen kasta waxaan daawadaa omar inshar ogaansho channelka iyo channelka dadweynaha. Xili kasta waan eegaa in wax cusub jiraan

    • @mohamedosmansheikh5426
      @mohamedosmansheikh5426 6 ปีที่แล้ว +7

      {Eng Mursalinda arshe}
      Haa Omar inshaar waxn iigu baaqaya in ugu yaraan 2 isbuuc kadib in ugu soo geliyo 1 vedio kaliya

    • @mcnalimohamed5480
      @mcnalimohamed5480 6 ปีที่แล้ว +3

      Thanks shukran

    • @juustoarshe4069
      @juustoarshe4069 6 ปีที่แล้ว +3

      @@mohamedosmansheikh5426 waaayo maalin kasta inuu soo geliyo ayaa wacan

    • @mcnalimohamed5480
      @mcnalimohamed5480 6 ปีที่แล้ว +2

      Hello

  • @deqalulamohamed6735
    @deqalulamohamed6735 5 ปีที่แล้ว +71

    U voice is so soothing ❤️❤️❤️❤️

    • @ogaansho
      @ogaansho  5 ปีที่แล้ว +35

      Thanks Dear ❤

    • @FiANBulle
      @FiANBulle 4 หลายเดือนก่อน +2

      Gumaroow wax badan ayaan kafaiday wlahii madhsanid wlalkeyow​@@ogaansho

  • @fahamkanolosha
    @fahamkanolosha 6 ปีที่แล้ว +39

    Masha Allah mahadsanid wll
    Amusnaanta anaba leygu caaya

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +36

    Anigu waxaan yaraan taydii ahaan jiray qof aamusan dadkuna waxay igu xaman jireen amaa doqonimuu la aamusan yahay ama xigmad markaan 15 gaadhay waxaan noqday gabayaa xataa maah maah maaho cusub alifa

  • @mohamedshibrahim9454
    @mohamedshibrahim9454 6 ปีที่แล้ว +35

    Masha'Allah walaal, Janaalkaaga faaido badan baan koror sanaa markastoo aan furno. Jazakallah

  • @mohameddaroor1303
    @mohameddaroor1303 5 ปีที่แล้ว +59

    There is English wisdom which says "silence is golden

    • @iki2743
      @iki2743 3 ปีที่แล้ว +1

      السكوت من الذهب

    • @daarulkhayr8403
      @daarulkhayr8403 2 ปีที่แล้ว +1

      Wali ma nooshahay

    • @mohamedyosuf310
      @mohamedyosuf310 ปีที่แล้ว +1

      @@daarulkhayr8403 oo miyuu dhintay🥺🥺😂

  • @adleyaremedia4k751
    @adleyaremedia4k751 6 ปีที่แล้ว +54

    Cumar waad mahadsan tahay , waad noo FAA'iidaysay

    • @tiktokshorts..7451
      @tiktokshorts..7451 5 ปีที่แล้ว

      future carab Walalkey subscribe igu sadaqeyso ilahay dartisa

    • @adleyaremedia4k751
      @adleyaremedia4k751 5 ปีที่แล้ว

      Waan ku sameeyay

    • @tiktokshorts..7451
      @tiktokshorts..7451 5 ปีที่แล้ว

      future carab Shukran JazkAllah abooowe boqoshada ilahay ku sharafo sida ii sharaftay

  • @munamaxamed5742
    @munamaxamed5742 6 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah allaha ku sharfo wA sharfanthy cumar wllky runti barmijyadaada aad ayn u jclhy waxaba lagu moodaa markaa hadleyso qofka hadalkaga dhageysanaya inaba si toos ah ula hadleyso ama adigoo la joogo o kle allaha ku dhowro wllky wn kugu faanaa hadaan rer xamar nahay runti❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Zaak-Ciin
    @Zaak-Ciin 6 ปีที่แล้ว +32

    mzh Allah Zhp Omar ilaahay haku daaayo Cimriga laha ku barakeeeyo zxp

  • @iqrabashiir5436
    @iqrabashiir5436 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ustaad mahdsanid allhana ku barakeeyo runtii aamusnaanta waa shey ficn inta badan dadkan aqaan ee guulaha gaaray waa dad usaaxiba aamusnaanta

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 6 ปีที่แล้ว +48

    Ogaansho channel cidaY ila tagar sanay please like and love👍❤️

  • @channelintashidan1031
    @channelintashidan1031 6 ปีที่แล้ว +19

    Mash Allah walahi waa fakrad fican mahadanid wll cumar

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 6 ปีที่แล้ว +57

    Aamusnaata anaa Arkey hadaa 1 saac aamustid waxaad hlleysaaa degenaansho firfircooni

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว +17

    Masha’Allah video full of wisdom...

  • @wiilhoog9153
    @wiilhoog9153 6 ปีที่แล้ว +11

    *وقال الفضيل بن عياض*
    *شيئان يقسيان القلب كثرة الكلام وكثرة الأكل*

  • @cabdiraxmaancoowl7484
    @cabdiraxmaancoowl7484 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll cumar inshaar jasaakalaah

  • @ilwaaddeeqsan6106
    @ilwaaddeeqsan6106 6 ปีที่แล้ว +36

    I can wait walaahi maanta Thanks brother

  • @Suldaan11
    @Suldaan11 6 ปีที่แล้ว +8

    كنت أبحث عن الكثير من الأشياء ، لكني لم أفهم الكثير ، شكراً لك يا أخي ، موضوع الصمت😍😍
    horey usoco ✌✌✌✌

  • @barwaaniby999
    @barwaaniby999 6 ปีที่แล้ว +17

    Thanks so much Teacher
    Love channel an jeclahay
    Inta iLA jacel like isara

  • @cabdifitaax2236
    @cabdifitaax2236 ปีที่แล้ว +1

    4 sano kadib ayaan nasiib uyeeshay daawashada veidogaan qiimaha badan sharaf iyo karaamo ciso iyo wanaag kunoolow💯💯💯💯💯💯
    Omar inshar

  • @intifaactube4853
    @intifaactube4853 6 ปีที่แล้ว +26

    masha alllah jasakalaah alla haku dhowroh wll shrfn

  • @keyfladan508
    @keyfladan508 6 ปีที่แล้ว +16

    thank you bro ilaahey amuurahada hagu saqiro aadunyo iyo aakhiraba

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว +1

      Subscrbe iisr wllo qli wxba ka dhbi nayse

    • @keyfladan508
      @keyfladan508 6 ปีที่แล้ว

      @@daaddalyrics8282 oky wlky

  • @axlaammohhamed1073
    @axlaammohhamed1073 6 ปีที่แล้ว +22

    Alle caqligaag ha Ku siyaadsho

  • @shaficiabdibiite4705
    @shaficiabdibiite4705 6 ปีที่แล้ว +2

    ملا يشكر ابن آدم لا يشكر هم الله. Mahadsanid inbadan cilmi barako leh ayaan kuu rajeynayaa.

  • @fataxabdilaahiahmedamin2984
    @fataxabdilaahiahmedamin2984 6 ปีที่แล้ว +17

    masha allaah wllkay omar inshaar allaha kuu bara keeyo cimriga

  • @ENGMohamoudAAbdi
    @ENGMohamoudAAbdi 5 ปีที่แล้ว

    OGAANSHO Waaad ku mahadsan tihiin, Barnaamijkan. Lakiin somali ayuu Anfacaya Maadama Somali dad Hadal Badan Yihiin, DAD AWOODII HADAL LAGA GALIYEY,, Alle hanagu Anfaco Amin

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 6 ปีที่แล้ว +32

    anigaaba aamusan mar walpa machallh my teacher yutube omaar inshar

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh shukran abwe mowliid wanaagsan mowliidkii nabigana wadhalayay in siirada nabiga scw in noosoogudbisaan kaasugeynaa

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 6 ปีที่แล้ว +31

    Ogaasho wllhi barnamijo ka sii badn wn ka sugaynaaa masha allah

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 6 ปีที่แล้ว +2

    thanks walal waad ku amaanantahay waxyaalaha wanaagsan ood inoo rukuntay allaah haku sharfo

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 ปีที่แล้ว +19

    Daganaanta amusnaan lagu helo ee waxa lagu hela digriga alle

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว +1

      aaamuska laga hadlayo ayaan filayaa in aanad fahmin wlo.

  • @abdibasiddolaal6671
    @abdibasiddolaal6671 6 ปีที่แล้ว +12

    Thanks brother omar inshar you bring us incredible lessons

  • @JohnAbruzi1
    @JohnAbruzi1 6 ปีที่แล้ว +65

    Keep going nin ka kaliya ee Aan ka la socdo youtube

    • @体育频道-h1b
      @体育频道-h1b 6 ปีที่แล้ว

      Walalka subscribe iisaar plz ❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @kheyriyowanaag7295
    @kheyriyowanaag7295 6 ปีที่แล้ว

    Wuu icajabiyay Wlal Shukrn in badan
    Inta Badan Moowduucyadaada Aad iyo Aad Ayay Xiiso Uyeelihiin Alle haku barakeeyo.

  • @abokormaxamed8782
    @abokormaxamed8782 6 ปีที่แล้ว +27

    Cumar waantijaabiyay oo buuqa aduunkaan ugu necebahy oo markaan asxaabtaydu buuqaan waan iskaga dhexbaxaa. aad baad umahadsanthy cumar topica waxkahadlaan sugayay

  • @abdinormohamed2173
    @abdinormohamed2173 6 ปีที่แล้ว +1

    Maanta wlhi qodob iga farxiya ishegtay waxa is dhihi jiray maxa u aamusantahy dadka wa hadlayan lkn markan arkay wlh wa farxay 3 jeerna wa ku so cesh ceshtay video ga جزاك الله خيرا

  • @zackjoseph8272
    @zackjoseph8272 6 ปีที่แล้ว +23

    Allaha kaa jazaai siiiyo wll omar inshaar ❤️❤️❤️💕💓😘

  • @abdirahmanekofficial1913
    @abdirahmanekofficial1913 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid my dear bro si wacan aad wallahaaga ugu fikirayso una soo jeedinayso wax yaabo nolashooda ka saacida ALLH Ajar ha kaasimo wall mcn

  • @walaalowofficial9536
    @walaalowofficial9536 6 ปีที่แล้ว +78

    Maanta first anigaa ah like ha ila dhaafina

    • @tiktokshorts..7451
      @tiktokshorts..7451 5 ปีที่แล้ว

      C.rahiin Shaafici Walalkey subscribe isaar ilahay dartisa

    • @walaalowofficial9536
      @walaalowofficial9536 5 ปีที่แล้ว

      @@tiktokshorts..7451 ma janaalkan ayaan saaraa subscribeka mise mid kale waaye

    • @tiktokshorts..7451
      @tiktokshorts..7451 5 ปีที่แล้ว

      C.rahiin Shaafici kaan Walalkey

  • @salahadam273
    @salahadam273 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLAH.
    Xaqiiqdii wax badan ayaan ka faa'idey kanaalkan, nolosheydana wax badan ayuu ka badeley.
    Waxaan rajeyneyaa in dad badan ay ka faa'ideystaan.
    Thanks OMAR.

  • @alphabinalpha7592
    @alphabinalpha7592 6 ปีที่แล้ว +13

    Wallhi waa sidee Mudane Farmajo uu adeegsanayo sababta oo ah hadii uu ladudlaha mucaradka ay dhiib kinlaheed mashllh waa na kheyr viva Nabad iyo Nolol

    • @ayuobapdiweli1621
      @ayuobapdiweli1621 6 ปีที่แล้ว +1

      FarMaaJo FariDnimo Lama Aamusana Wlhi NacasniMada iYo iimanLa AanTa AamusiYaY Waana WarapE Kaso AamusnaanTa Kugu CuNaYa😈

    • @abdirahmanabdikarem7416
      @abdirahmanabdikarem7416 6 ปีที่แล้ว +2

      *Nabad iYo NoloL*

    • @sihamabdirahman9091
      @sihamabdirahman9091 5 ปีที่แล้ว

      @@ayuobapdiweli1621 subxaanalaah walle aqiro xisaab baa taala

  • @roblesaadaq5213
    @roblesaadaq5213 6 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshar bro waad ku mahadsan tahay sida aad noogu diyariso muqalada wax ku oolka ah marlabad mahadsanid

  • @ahmedabdinur9363
    @ahmedabdinur9363 6 ปีที่แล้ว +11

    I am first on like i am elatarian and i love these pictures big respect somalian people

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว +1

      Ahmedabdinurgelle1234 Jeelediiriye776 keep going bro ❤️❤️👍👍

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 3 ปีที่แล้ว +2

    اذ تم عقل المرء قل كلامه* وايقن بحمق المرء ان كان مكثرا.
    Aamusnaantu wa Wax qaali ah.❤💯

  • @mohamedadem1413
    @mohamedadem1413 6 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله جزاك الله خير يا أخي الكريم الله يعطيك العافية 😍 ❤ 💙 💚 💚 💛 💜

  • @kaamilkaamil7094
    @kaamilkaamil7094 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا على هذا الموضوع المفيد
    M.a

  • @xuseenfaatix5200
    @xuseenfaatix5200 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah I satisfied this golden audio thank you very much.

  • @KamalSheikh-r6c
    @KamalSheikh-r6c 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qufkiy 2024 daawandhowna haiysoo dhuciyo wlla yaaal❤❤

  • @AliHassan-mr1qr
    @AliHassan-mr1qr 6 ปีที่แล้ว +6

    wax bdn baa ka faaide mawduucn mhdsnd ogaansho💯💯

  • @abshirshekeye1132
    @abshirshekeye1132 6 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allh
    Mahadsanid wll Cumar
    Wax badan ayaan ka faaidney mowduuca iyo xikmadaada intaba

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 ปีที่แล้ว +35

    af dabolan wa dahab so silence good

  • @C.risaaqYonis-xy8lr
    @C.risaaqYonis-xy8lr 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya nabiga scw ❤

  • @Qisas.Media10
    @Qisas.Media10 6 ปีที่แล้ว +7

    anyway thanks teacher

  • @maxamuudcalilbrahim8132
    @maxamuudcalilbrahim8132 6 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkayga cumar inshaar wlhy hadal aan dhoho ma garanayo sababtoo ah waxaa thy qof ilhy xikmad iyo caqli iyo garasho ku duugay ilahy ha kuu siyaadiyo
    Fikradaada waan kugu raacay ❤❤ mahadsanid Wll cumar

  • @sadiaallhaaji9232
    @sadiaallhaaji9232 6 ปีที่แล้ว +20

    M Allah JazakllH mClNka NolosHa😍

  • @zamzaahmed
    @zamzaahmed 6 ปีที่แล้ว

    Omar Wll Allah haku dhowr akhiri iyo aduunba waxa thy qof laga dhaxlo figrado badan msha Allah

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 6 ปีที่แล้ว +10

    Omar Shukran Akhii 👍xaqiiqdi Aad Ayaan ku tagaraa Proh Waxad thy TH-camr ka kaliya Aan jeclahay barnamijyadiis Akhii hore Usocoh Waxan Ahay tagerahada Waxiidka Ah 👌

    • @bezaanicadeh2684
      @bezaanicadeh2684 5 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid wlal cilmi iyo aqoon Ku canbaxy

  • @somaliboy2828
    @somaliboy2828 6 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar alle haku barakeyo waan kaga mahad naqayaa juhdigada mahadasanid

  • @cabdiibrahim5159
    @cabdiibrahim5159 6 ปีที่แล้ว +20

    TH-cam ogaansho la'aanted ma iidhadhamaayo mahadsanid ogaansho

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 6 ปีที่แล้ว +2

    Walalkay Cumar inshaar allaha Ku xifdiyo walale muwduuc faaidoyin leh ayaa nala wadaagtaa

  • @mohamedabdihussein3304
    @mohamedabdihussein3304 6 ปีที่แล้ว +27

    cumar cimrigaa ha raago sxb

    • @apdallaalan828
      @apdallaalan828 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll subiscripe idheh please

  • @salmaanhaajiahmed9947
    @salmaanhaajiahmed9947 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu khayr saaxiib omar inshaar, alle hakaa abaal mariyo..

  • @talowacan1769
    @talowacan1769 6 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah tabarakallah walalkey ilah ado kale hano badiyo alle haka abal mariyo cimrigaga alle haku barakeyo alle darti an kujeclahay

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      Subscrbe iisr wllo qli

    • @talowacan1769
      @talowacan1769 6 ปีที่แล้ว

      @@daaddalyrics8282 waa kusara ana isar

  • @khaalidbosskah3855
    @khaalidbosskah3855 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wlaaal
    Alhamdulillah haddalka badan wax maran buu kaa dhigaya ilhy haku sharfo Ustaaad.

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 6 ปีที่แล้ว +7

    TH-cam kan cawa igu horeysa si toos ahna wan uguso biiray video gan waxaa iso share gareyey curadki hooyadey alle hey dayo sxp iso dhaweya like isaara iyo 😍 👍

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah
    mahadsanid Ustaad
    jazakallahu khayr Al jazaa
    Hormar wacan 👍💯👏

  • @rahmacibar1193
    @rahmacibar1193 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah walalke omar shukran

  • @fatimajama4127
    @fatimajama4127 5 ปีที่แล้ว

    من لزم الصلاة على النبي
    كفي همه وغفر دنبه
    صلي على رسول الله

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว +22

    Runtii qof aamusan ayaan ahay lkn dad badan ayaan isugu dhacney aamusnanta darteed
    Markan guriga joogoba iyo markaan maqnahayba wn aamusanahy
    Wakhtiyada aan hadlo waa wakhtiyo koooban
    Aamusnaanta xanuun ayaan uhaysan jirey runtiii

    • @nimcocabdullahi9422
      @nimcocabdullahi9422 5 ปีที่แล้ว +2

      Wll waa dadka nocyadooda ha u bixin

    • @hamdijamaali9346
      @hamdijamaali9346 5 ปีที่แล้ว

      Ugaas Qablan erayga qablan qof qeylo badan baa la dhahaa😂😂

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdijamaali9346
      Hhhhhh malaha dee waa Qabqable kaas ayaa ladhihi karaa mid rabshad badan
      Lkn ani waa Qablan😂😂😂😂😂😂😂

    • @hamdijamaali9346
      @hamdijamaali9346 5 ปีที่แล้ว

      Ugaas Qablan anaku qablan qofka qaylada badan ayan dhahnaa 😂😂😂😂😂

    • @khadarmaxamed6797
      @khadarmaxamed6797 5 ปีที่แล้ว

      zaa ku wad zxpo

  • @herowhitelion5564
    @herowhitelion5564 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you .. ogaansho
    Tnx........👏👏👏👏

  • @waxkororsochanel9821
    @waxkororsochanel9821 6 ปีที่แล้ว +26

    Wadmahadsan tahay sxpow chennelkada wan ku cusbahay magacaaga neh makasaaye barasho wanagsan AK adiga neh

    • @ahmedhassanhussein6985
      @ahmedhassanhussein6985 6 ปีที่แล้ว

      Omar ayaa la dhahaa Macalinka

    • @yuukeycadde9689
      @yuukeycadde9689 6 ปีที่แล้ว

      Nasiib ayaa leedahey wllo maashaa Allah

    • @yuukeycadde9689
      @yuukeycadde9689 6 ปีที่แล้ว

      Hadii attt chanelkan aat ku soo biirtey wax walbo intaaa ka heleee wllo

    • @abu9591
      @abu9591 6 ปีที่แล้ว

      Mashaalla

  • @CqaniMoha-c2w
    @CqaniMoha-c2w หลายเดือนก่อน

    اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed 6 ปีที่แล้ว +6

    Thanks good job insh all you reach your hope

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa umahadsantahay wllo
    Cumar sida quruxda badan Ee Aad
    Noola socodsiso barnaamijyada
    Qiimaha leh #OGAANSHO 💖

  • @cumarahmed4223
    @cumarahmed4223 6 ปีที่แล้ว +4

    Macha allah jazaa kallah kheyr groupka ogaansho

  • @heavyman2306
    @heavyman2306 6 ปีที่แล้ว

    Thnks alot wa marki iku horeysay aan dhageystay aniga ol ways amusan dadkana waxey I heystan doqon thnks

  • @aaminaaamina5689
    @aaminaaamina5689 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa ku mahadsandahay cumar inshaar barnaamijkaan horay osoco

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      Subscrbe iisr wllo wxba ka dhbi mayse

  • @sahalciltireh1498
    @sahalciltireh1498 6 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid macalin ale ha ku sharafo

  • @alixashi5091
    @alixashi5091 6 ปีที่แล้ว +4

    maanta anaa ugusoo horeeya asxabey
    ogaansho wapsayd aan ahyn anu ma dhagaysto mana fahmo kuwa kale inta badan wll horay usoco insha allah

  • @abdallasuge5210
    @abdallasuge5210 6 ปีที่แล้ว

    masha allah mahadsanid
    xadiis ayaba aha “wax khyr le ku hadal ama iska amu”
    sidokle xikmad ayaa ahayd “qofkii wax badan og, inbadan ma hadlo”

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 5 ปีที่แล้ว +3

    Barakow wL Cumar inshaar

  • @nasroalimohamed7047
    @nasroalimohamed7047 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh alla haa ku xifdiyo jazakallah kheyra akhi omar

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 ปีที่แล้ว +6

    M.a wlhi aad ayan uga hela videoyadiina #barakallah

  • @garaadsame5398
    @garaadsame5398 6 ปีที่แล้ว

    Omar inshar waad mahadsantahay ustaad sida fcn ee aad noogu faaidayso

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walalken omar irshad hadalka maalaayacniga waxaa fcn qofka aamusan

  • @yaamuslim9923
    @yaamuslim9923 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله cumar inshaar wad noo faaaideysey alle hakaa abaal mariyo