Hal sifo oo ay ninka dumarka oo dhami ku jeclaadaan!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #ARDAAGEENA #Cilmi #Nafsi

ความคิดเห็น • 95

  • @caqli_kaabchannel2885
    @caqli_kaabchannel2885 3 ปีที่แล้ว +24

    Mid kamida waxyaabaHaan adegzado
    Aya aH
    Marka la idha maxad hayza ?
    Inaan zheego waxan hayo zida mobel iyo erifone maxad hayza adigu😂qofkuna wu qosla
    Wayo wuxu iga zugaYay inaan idha khayr
    Runti man fahanzanahyba inaay cilmi tahe wan adegzan jirun😂waar an furto.maxad lagu barTe cilmi qosolke sug😂

  • @abeezofficial4888
    @abeezofficial4888 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan hadii an awodi laha 1million bn kugarsin lahaa runtii.....wad uqalantaa.....

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 3 ปีที่แล้ว +11

    M.a waa qodob aad umuhiima
    Tusaale yar
    Baryahan danbe laguma Arko ?
    Ha Waxa lay sheegay in uu hebal
    Isgaad gaad igu hayo
    Wayo waxan haystay lacag 😅😁
    Mahadsanid Ayaan

  • @cadceedofficial5932
    @cadceedofficial5932 3 ปีที่แล้ว +9

    Gabadh cod kara baad tahay wlalo maasha alah✅👍

  • @egalnooh2004
    @egalnooh2004 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlaalo qaali fariid aad tahay caqli badan maasha allah

  • @zamirjama4604
    @zamirjama4604 3 ปีที่แล้ว +11

    Hmm aniga oo aan intaaba midna zamayn ayaan dadka ka qosliyaa
    Taas macnaheedu maaha faanayo se
    Waxaan Qabaa inay tahay hibo ilaahay koreeye bixiyo
    Markaa maaha wax la zamayn karoh ama wax yacnii wax la Iska keen keeni karoh
    Hmm waaa fikirkayga Ama waxa aan qabo
    Sida adiguba aad u keentay fikirkaaga

    • @zamirjama4604
      @zamirjama4604 3 ปีที่แล้ว

      @a b c d e f h g i j k l m n o p q r s t u vwxyz hmm maahee 😁

    • @zamirjama4604
      @zamirjama4604 3 ปีที่แล้ว

      @a b c d e f h g i j k l m n o p q r s t u vwxyz xgaa ku xanuunaysa wll alle haku caafiyee 😢😢

  • @wlltalyaani2697
    @wlltalyaani2697 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @mubarikkayse2592
    @mubarikkayse2592 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha alllah hore uh socoh

  • @khadarmohamedali
    @khadarmohamedali ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @abassmohamed3251
    @abassmohamed3251 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a wĺl Ayaan Horumar Wacan👍👏👏

    • @sahraaxmed1068
      @sahraaxmed1068 2 ปีที่แล้ว

      Wll ayaan gabadh miyaa, wll adiga oo iga raaliya walaahi wiil ayaan u haystay codkan!

  • @Abdiladhif_Anaa
    @Abdiladhif_Anaa 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw waa sax run ahaantii real story

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 3 ปีที่แล้ว +7

    Walshy ayaan dhalad horumar wanaagsan ❤❤😠🔥🔥

  • @user-st2yu1db6r
    @user-st2yu1db6r 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @ccasiisshowle3006
    @ccasiisshowle3006 3 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan dhalad runtii waxaa tahay gabadh caqli badan maasha Allah wax badan darastay noona faaidaysay laakiin fariid ma tihid sorry wan kaftamayaa Alle haku sharfo wll

  • @m.k.lmohamed6259
    @m.k.lmohamed6259 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wll hori usoco

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid

  • @charlesbabbge6965
    @charlesbabbge6965 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax wlshy runtii aad ban ugu faaiidney

  • @nasirosmanali7285
    @nasirosmanali7285 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice advice, congratulations.

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi ปีที่แล้ว +1

    شكرا أفكارك افضل وأروع قيمة عالية عالمي بين مجتمع

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 ปีที่แล้ว +1

    Wanka qosliya dumarka wana la kaftama lakin waxa jira hal dhib ah kaaso ah gabdhkasta oo an la kaftamao ama anka qosliyo si fudud ayay jacayil ugu dhaca dumarka !! Madama an marwo leeyahay wan iska dayay la kaftanka dadka oo dhan heer in u reerkaygu dumo

  • @dreamteam1789
    @dreamteam1789 3 ปีที่แล้ว +2

    Noolow oo guulayso sister 😘

  • @ahlanahmed8837
    @ahlanahmed8837 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sis

  • @khayrjecel4164
    @khayrjecel4164 3 ปีที่แล้ว +1

    Huuno qaali point muhima weeye tnkz

  • @afjanobeautychannel2583
    @afjanobeautychannel2583 3 ปีที่แล้ว +3

    Sister hore usoco

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 ปีที่แล้ว +1

    wll marka hore wad ku mahadsantahay barnaamijkan ee wll horey waxad uga soo hadashay sida dumarka ninka sifada ay kaga hesho ay tahay nin aan hadal badneyn yacni kaftankiisa yaryahay balse kan wuu kaga duwanyahay kii hore ee walal side la isu qabadsiinayaa adoo mahadsan bal ii yara jilci

  • @adaadagaymaanka8449
    @adaadagaymaanka8449 3 ปีที่แล้ว +1

    Inann qaaliyaad tahay abaayo ilaahay haku dhawro

  • @yusufcade5410
    @yusufcade5410 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay qayr allah kusiiyo walal wax kale badan ayan kaa sugeena sida gabar looga qosliyo ama lo farxad galiyi

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 3 ปีที่แล้ว +14

    Sifadani inagay xitaa ina anfacaysaa ka dumar ahaan si aynu rag u soo jidano🤣🤣

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว

      ha wlhi hadaan bilaabaya😂😁

  • @haldoormedia7126
    @haldoormedia7126 3 ปีที่แล้ว +1

    ARDAAGEENA hala gaarsiiyo 10k please intaan iida la gaadhin

  • @waxwalba1542
    @waxwalba1542 3 ปีที่แล้ว +3

    ayaaney cod kaa yare hoose xagaan kahelaa

  • @goldenfamkb5165
    @goldenfamkb5165 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alah ARDAAGEENA

  • @mohamedalto2013
    @mohamedalto2013 ปีที่แล้ว

    ALX Xaga dumar ka qoslinta shah ru Khan Ayaan ku Ahy

  • @AxmedCalicaydiidchanel
    @AxmedCalicaydiidchanel 7 หลายเดือนก่อน

    Podcast ayaan rabaa ee halkeen ka helaa

  • @akhlaaqsan2201
    @akhlaaqsan2201 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kareem huuno ayaan dhalad jamac nolow

  • @ASMA437
    @ASMA437 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo plz ka so hadal sida laku noqdo qoraa💐🖇

  • @caqlidahab7781
    @caqlidahab7781 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alah wlo hore usoco

  • @cumeezi
    @cumeezi 3 ปีที่แล้ว +2

    Asᴄ

  • @Y3a1
    @Y3a1 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan dhalad🥰

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 3 ปีที่แล้ว +1

    KEEP GOING WLLSHY

  • @AxmedMaxamedciise-dz5su
    @AxmedMaxamedciise-dz5su 3 หลายเดือนก่อน

    Ayaneyy ciyaarta mad nagadaysid wllo

  • @jannogala9295
    @jannogala9295 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlashay qaali waan kaa faaiday dumarkana kasoo diyaari mid

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalo🙏

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 3 ปีที่แล้ว +1

    Cod macaanida 💕

  • @khadranaaleeye6091
    @khadranaaleeye6091 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan kareem wall

  • @mohamethahmeth79
    @mohamethahmeth79 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligayba qof kama qoslin sheeko ila aan kill kilroy mahe

  • @cajiipmedia9478
    @cajiipmedia9478 3 ปีที่แล้ว +1

    ARDAAGEENA 👀💥

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah ayaan dhalad ale ha ku dhawuro

  • @updyfatahibrahim5493
    @updyfatahibrahim5493 3 ปีที่แล้ว

    Cho allh

  • @adeegsameofficial6789
    @adeegsameofficial6789 3 ปีที่แล้ว

    Ayaan Dhalad-Ardaageena

  • @adeecatimojilic9559
    @adeecatimojilic9559 3 ปีที่แล้ว

    Respect you

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllshy ayaan waa arin iska caadiya

  • @maxamedxasan6945
    @maxamedxasan6945 2 ปีที่แล้ว

    Macklimada ayaan dhalad allahakusharfo

  • @culimosheekh2553
    @culimosheekh2553 3 ปีที่แล้ว

    Hoyga cilmi nafsiga ardaagena

  • @zuruwy1913
    @zuruwy1913 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka oo TH-cam ka isticmala komeentiga qofka ay rabin ma iska tirtiri karan mise shirkada ka tirtirta

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 wax kasta maa layska odhanaya dee adigu masax

  • @taajiroali1366
    @taajiroali1366 3 ปีที่แล้ว

    Yaa zalaam

  • @dhudicali4422
    @dhudicali4422 3 ปีที่แล้ว

    👍👍

  • @hibadaqalbiga2629
    @hibadaqalbiga2629 3 ปีที่แล้ว

    Waaw❣

  • @adeecatimojilic9559
    @adeecatimojilic9559 3 ปีที่แล้ว

    Ardaagena 🙏

  • @maahirmedia4551
    @maahirmedia4551 3 ปีที่แล้ว

    Wlahi wlo qaali abaal baad nagu leedahay maalin kasta cashar cusub baan kaa barnaa

  • @mohomudfadhiyare3034
    @mohomudfadhiyare3034 19 วันที่ผ่านมา

    Way jiraan markaan numberka yeedhinoo Inna waxa loo fadhiy ka dhigo si lama filaan ayaay dumarku isku eegan

  • @kaderali3056
    @kaderali3056 3 ปีที่แล้ว

    Fariid yar

  • @wlljanagale4366
    @wlljanagale4366 3 ปีที่แล้ว

    My sister talo Ayan kadoonayaa gabar Ayan jeclahay ayadana wee i jeceshahay mana iishega Neeso markaa usheegto zxiibtinimo rabaa idhahee ayadoo ijecel hadane iske indho tiree ilatali hee sister

  • @abdallefarsamo1202
    @abdallefarsamo1202 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll ayaan dhalad

  • @HaniIssack-px4tc
    @HaniIssack-px4tc ปีที่แล้ว

    Sax wlhi

  • @HadiaMohamed-qr1nn
    @HadiaMohamed-qr1nn 5 หลายเดือนก่อน

    bugaagtu ma dugsibaa😂

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว

    Wcz ayaan horay usoco
    Wll waxaa tahy inan aad uwangsn

  • @aloolwanaag7522
    @aloolwanaag7522 3 ปีที่แล้ว +1

    👂jecliyaa codkaaga macaan ee dagan

  • @aymanismail8868
    @aymanismail8868 3 ปีที่แล้ว

    😊guulayso huuno

  • @mustafexasan1699
    @mustafexasan1699 3 ปีที่แล้ว

    Meesha riwaayad malajiaa

  • @xigmadmedia777
    @xigmadmedia777 3 ปีที่แล้ว

    Yaa zalaam🧠

  • @maxamedibraahimxuseen4638
    @maxamedibraahimxuseen4638 3 ปีที่แล้ว

    boqorada shukaansiga

  • @asalburco4581
    @asalburco4581 3 ปีที่แล้ว

    Wlashay qaali noolow

  • @haldoormedia7126
    @haldoormedia7126 3 ปีที่แล้ว

    ❤✅💚😘

  • @cumarnuur474
    @cumarnuur474 3 ปีที่แล้ว

    Ilaa hada ayan u bahanahayba cid noo garanaysa dabee cadayda krn aqonba iskumalihine

  • @nuurdiinaaqilchannel385
    @nuurdiinaaqilchannel385 3 ปีที่แล้ว

    Wll wxaa jirta gawar aan is jecelnahy wey madax adagthy marark qaarna si kutalagal ah ayey ii dhahdaa hadalo aan dhibsanaayo markan ka xanaaqana rali galin kama soo bixiso aniga unba iska cafiyo runti dabcigan wxey bilowday kadib markey ogaatay inan si dhaba ujeclahy Markan usheego iney qaldantahy wey igu qeylisaa lkn hada qalad wen ayey iga gashy wan kala aamusanhy mudo 4 beri ah mark mxn sameya wll talo isii blz Ayaan wlshey jwb ayan kaa sugayaa alle haku xafido

    • @jaamacsaleebaan6944
      @jaamacsaleebaan6944 3 ปีที่แล้ว

      sideedaba naagtu hadaanay jacaylkeeda kutusin kaaga lama tuso is adkee hala hadlin markaas ayay ogaandoontaa qiima haaga

    • @RJ22536
      @RJ22536 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll marka hore illhy qalbiga haku qabojiyo qof wax jecel ma howlyara
      Taladaydu waa mid wlltinimo ah
      Qof aan qiimahaga garaney ha isku dhul dhigin kaliyelo iska indha tir ayada ku iman dontee haday so dhaqaqin qalbiga xejiso o xirfada aad jecled baro isku mashquuli illh isku xidh gorwalba .

    • @nuurdiinaaqilchannel385
      @nuurdiinaaqilchannel385 3 ปีที่แล้ว +1

      Waadku Mahadsanthy Wll Qaali Talada Aad Isiisay Teda Kale Sida Aad Noo Garab Taagan Tahy Alle Adna Hakuu Garab Taagnaado Aduun Iyo Aakhiro Wxaana Kamid Ahy Taagerahaga

    • @carufcabas
      @carufcabas 10 หลายเดือนก่อน

      Nio dumar Loma Jilco Ee Nin RaGa Aya tahe Go an Ka Qado oo Faraha ka qad ilaHyna ku xidhnow Murugada Xalkedu wa Masajidka iyo quran aqriska I.a

  • @yarisowmaxamed3656
    @yarisowmaxamed3656 3 ปีที่แล้ว

    Laakiin majecli inaan dumar lakaftamo sawabtoo ah dumar waa caruur

    • @fadumoxassan5054
      @fadumoxassan5054 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂Hye waa caruur iska dhaaf hab guursan

    • @Fodcade-Forever
      @Fodcade-Forever 3 ปีที่แล้ว +1

      Hada ayaad kaftameysaa 😅

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 3 ปีที่แล้ว

    Ani sida badan wax kuqosla bajiska tusale ahan qofba dukan yimid waxu dhahay sxb canaha meqo waye . Waxaladhahay wa 20$ marka su dhahay 19$ma mala sikaraa kadib ado mesha jogay ayaa dhahday maya 15$ ayaa lasii karaa kkkkk

  • @caqiiboahmed358
    @caqiiboahmed358 3 ปีที่แล้ว

    Caqliga ale ku baladhi wloooy

  • @faizaosman3336
    @faizaosman3336 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 ปีที่แล้ว

    Wanka qosliya dumarka wana la kaftama lakin waxa jira hal dhib ah kaaso ah gabdhkasta oo an la kaftamao ama anka qosliyo si fudud ayay jacayil ugu dhaca dumarka !! Madama an marwo leeyahay wan iska dayay la kaftanka dadka oo dhan heer in u reerkaygu dumo

  • @HaniIssack-px4tc
    @HaniIssack-px4tc ปีที่แล้ว

    Sax wlhi