7 Dumarka been inay sheegayso ku fahmi karta - calaamdaha beenta qofkaa la socotid ma qarin karo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 112

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +11

    Gabdhaha dhahaya ragga makaso hadashid micnha hadalka Ustaadka waa laga simanyahy
    Hadii dumar laga hadlaayo
    Raggana way noqonayaan ileen beenta la sheegaayo wa isla beentii Lee

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +13

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +15

    M.a ustaadi mahadsanid❤
    342k lee miyaa subscribe runtii 1m baa u qalantaa guulleyso our dear teacher🥰

    • @farhaanmohamed
      @farhaanmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

      Xqiiq wlhi ✅

    • @moeuptown5840
      @moeuptown5840 2 ปีที่แล้ว

      Brother ayub I got respect for you,big bro

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله كلام سليم استاذ ايوب مرسي

  • @abdinasirbuncune8477
    @abdinasirbuncune8477 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc bro all good.plz tell me what kind of books you do read as you already share in TH-cam book called productive muslim book which is quite good so share others which helps us.

    • @yasinjamal8212
      @yasinjamal8212 2 ปีที่แล้ว

      Üäääääääüääääää

    • @sonofadam7633
      @sonofadam7633 ปีที่แล้ว

      read the quran and its tafsiiir and big sheikhs books like ibnu qayim

  • @samaanbadaninamohamed1537
    @samaanbadaninamohamed1537 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaa ugu horeeya ayuubow lkn wali .a dhamaysan video ga wax badan waaan kaa faaiday thank u brother

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ustad ayub keep going

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad walahi runtaad sheegtay 💯💯👏👏

  • @munoyusuf3604
    @munoyusuf3604 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayuub wll qali ale hku xafido wax badan ka faide wlhi ❤️ bedel kher qaba alle hku siiyo 🤲🏻

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว

    Thank you our teacher

  • @abdisalanalfaalfa9064
    @abdisalanalfaalfa9064 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my brother

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad qali allh ku sharfo💖😊

  • @abdimajiidaliawale5319
    @abdimajiidaliawale5319 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @ladanmohamed4176
    @ladanmohamed4176 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdirizaakhabdullah1515
    @abdirizaakhabdullah1515 2 ปีที่แล้ว

    wan grty shukran big brother

  • @ladanmohamed4176
    @ladanmohamed4176 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 ปีที่แล้ว

    Wlh is the very teacher❤❤❤❤

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid ustaad keep going mahdsnid 💚 💯

  • @armaan7498
    @armaan7498 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhiirigaliyaha ugu wanagsan my self so Congra🌹❤ Ustaad Ayuub Thank u more

  • @cabdifataaxmuuse802
    @cabdifataaxmuuse802 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah nuurkaaga baxaaya hogaamiye ayub axmed cimri dherer iyo caafimaad qab ayaan kuu rajaynayaa akhil faadil alfa alfa mabruuk runtii nolosheena major changes ayaad ku samaysay we are dreaming big now bro keep going and never ever rest much love

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว

    Thank you bro

  • @Mr.Hoiwa123
    @Mr.Hoiwa123 2 ปีที่แล้ว +1

    USTAAD AYUP AXMAD.

  • @mohamedsuleimanqambi7871
    @mohamedsuleimanqambi7871 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro 🙏🙏💯💯

  • @libanali4881
    @libanali4881 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay ustad 🙏

  • @zamiirryuuzuf7206
    @zamiirryuuzuf7206 2 ปีที่แล้ว

    Indheer garad ayuub thnks

  • @Ahmed_Naaji43
    @Ahmed_Naaji43 2 ปีที่แล้ว

    Thnkis pro

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wllo.

  • @maameetamedia
    @maameetamedia 2 ปีที่แล้ว

    Teacher Ayuub

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว

    keep going wll ayuub

  • @caishabintuali4073
    @caishabintuali4073 2 ปีที่แล้ว

    Shukarn wll

  • @khaahagamer7312
    @khaahagamer7312 2 ปีที่แล้ว

    Thank u bro☺

  • @252soomali
    @252soomali 2 ปีที่แล้ว

    Allaha kusharfo macalin👏

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว

    Keep going brother 👍

  • @abdirashidalijilley6452
    @abdirashidalijilley6452 2 ปีที่แล้ว

    M.a thanks

  • @maameetamedia
    @maameetamedia 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @aminaabdi44
    @aminaabdi44 2 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @lkraankhadarclaahi7682
    @lkraankhadarclaahi7682 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ww wll maashaaallah bartaa kagahay

  • @fadumacabdulahi874
    @fadumacabdulahi874 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal ayuub xagee kala soo xariira arinbaa rabaa ina kula wadago waxan rajaynaa inaa farintayda arki donto insha allah

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wlo ayub💥

  • @suleimansra6856
    @suleimansra6856 2 ปีที่แล้ว

    THANKS

  • @gulledahmed5174
    @gulledahmed5174 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ayuub frst mahadsanid lkn zxb wllhi dhiragalintaada waan jeclahay nolosheydi oo dhan baa dhaqaajisee ilaahay haku dhaqaajiyo ustad

  • @Ruweyda4455
    @Ruweyda4455 2 ปีที่แล้ว

    Cwa anaa ugu horeyo😊😇

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 ปีที่แล้ว +3

    Suaal ban haysta halken kaga soo qora walaal 👏👏👏👏

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +3

      Instagram ka

    • @abdifatahabdullahiabdidahi7695
      @abdifatahabdullahiabdidahi7695 2 ปีที่แล้ว

      Halkaan Ku qor si aan u wada ogaano laga yaabee inaan Jawaabta anagu ku siino Walaalkeena Ayuub keliya waxaa uusameeyaa cilmi baaris plse waxba kuma amase nama dheera ee su'aasha public ka dhig haday adagtahayna isaga la wadaag Walaal ayuub
      MAHADSANID

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 2 ปีที่แล้ว

    Afirst one

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 ปีที่แล้ว +7

    Walaal adigu gabdha unbad kahadashaa wiilasha kasooohadal bilaaa caleeeg anagaaa rabna inaaan raga wxka ogaaano 🥹🥹🥹🥹🥹

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +1

      Vedio yo badan uuka hadlaa jiree Dib ufiiri channel kiida

  • @sucaadaqaasimibraahim1323
    @sucaadaqaasimibraahim1323 2 ปีที่แล้ว

    Saxiix 💯💯

  • @camera2735
    @camera2735 8 หลายเดือนก่อน

    Waa sax 100 100

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +6

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭😭😭

  • @dj5d182
    @dj5d182 ปีที่แล้ว

    Tnz legend

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 ปีที่แล้ว +1

    NUS WAA SAX. NUSNA WAA QIYAASTAADA

  • @zakiphotogrphst9943
    @zakiphotogrphst9943 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlaaahi ayuubow wxabdan baan kaa fakiray

  • @zahariaabdirizaq6249
    @zahariaabdirizaq6249 2 ปีที่แล้ว

    Hagag shb

  • @zahrahussein6386
    @zahrahussein6386 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll❤️❤️adigo Raliya Ragana noso Samee Dumarka uu badatayee 🥺🥺

  • @shaakabinushaaka6166
    @shaakabinushaaka6166 2 ปีที่แล้ว

    Thnks wll

  • @maryanali7725
    @maryanali7725 2 ปีที่แล้ว

    🥰🙏

  • @zaki8899
    @zaki8899 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub Wll fariin baan Instagramka kaga soo diray iso jawaab wll in badan baan ku sugayey

  • @calixoor8373
    @calixoor8373 2 ปีที่แล้ว

    Ayub markasta dumarka aya kaso hadasha. Ninmaki aya kaluqafa badan

  • @mayamiisan4846
    @mayamiisan4846 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll qodobmihim iyad ka hadashey hadi an hoore u maqlilaha waxa Baden iyan ka faidilaha😊😊

  • @mohameddeeqmire3104
    @mohameddeeqmire3104 2 ปีที่แล้ว

    qofka geesiga runta kama gabado lkn sxp gabadhu 5ninbay isku wadi karta lkn ninku ma awodo wllo

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuubo tell ka la qarinayo am la xirayo weynu aragnaa lkn waxan aminsanahay in wax qarinayo waan arkey dumar uu la sheekeysanayo wey ishibta markan wax weydiiyana uu is careeysiya gabar baa si qaas u sheekeystan markan weydiiyeyna wuxu igu yiri haa wax baa inga dhexeeyo maxad kale oo i weydiineysa waan iskaga amusey danahayga ayaan ka raacadey maxad igula talin la hayad mahadsanid wll qaali

  • @sacdiyasakariya9444
    @sacdiyasakariya9444 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayubow waxaan maqlaa inta badan raga iyo dumarka marka lays bar bar dhigo waxaa qiyaano badan dumarka
    Adi meehe qof kale oo aan ka maqlay raga qiyaano badan majiro

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhhh, waa lagu kala duwanyahay hadba dhinacyada laysku qiyaameeyo,e
      Laysma dhaammo

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 2 ปีที่แล้ว +3

    Inbadan sameeyay 😆🤣

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +1

    Balwad aad igu reebtey berigii
    Beerkeyga googoo,aysey

  • @browser7074
    @browser7074 2 ปีที่แล้ว

    Macalin Hal sual Ayan raba inaan kuweytiyo wayo vedio hori uso gilise TH-camka Aya aha dumarka sualaha badan lamaweytiyo macnaxa yaad hariir lasoyelati misne maxaad kukalatagteen wayo waxad uekani aad igudahti nin tuxuun badan hatana kuadkey aanba arki hoya maxa jira ilaa ay kushegto ninki hore waxay kukala tageen macalin jawab tagtag ah plzzzzz
    WABILLAHI towfiq.

  • @shukriomar8393
    @shukriomar8393 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh Ptivacygeega haku xadgudbin lagu dhaha 🤣🤣🤣kuwaas legenyaal waa iga yaabiyeen qofna wax ma qariyo ilaa ay jiraan Wax uun

  • @qaaliibraahim6054
    @qaaliibraahim6054 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow marne wiil nogama shekeysid micnaha ma ragle kagu xiran ba lagu yiri🤣

  • @maameetamedia
    @maameetamedia 2 ปีที่แล้ว

    Wana gabadh mustaqbal laga rabey mudani 2 sano maxaad ilaa talineysaa

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +1

    AYUUB AXMED CHANNEL COMING SOON 400 SUBSCRIB

  • @cabdishakurshkaa4688
    @cabdishakurshkaa4688 2 ปีที่แล้ว

    Bro waad kumahadsanthy waxbdan baa kaa qaatay

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 2 ปีที่แล้ว +3

    10:10 waxa so hadal qaday privacy kawrn hadii aad gabar garoob guursto ninkeeda hore wixii dhexmary Ina weydiso miya so privacygeda maaha

    • @mohaadan2927
      @mohaadan2927 2 ปีที่แล้ว +2

      qodobkad qalad fahantay bro
      garoobtu madama aysomartay ninkale maaha privacy sbbto iyada waxay isked uledahay ayaa ah privacy blse wala lamaanaye ha weydin suashas..
      weydii iyada nafteda waxa u ah privacyga anla xidhiidhlahayn qofkale..

    • @mohaadan2927
      @mohaadan2927 2 ปีที่แล้ว

      @sawda hassan sidas maha privacy means waa sir hoose...
      sirtuna goorhore ama hadada lajoogo ama mustaqbalka sosocda midku donaba hanoqdee waa sir ama privacy..
      bal siqoto dheer ufahan plz wll..

    • @Maryama_cabdillahi
      @Maryama_cabdillahi 2 ปีที่แล้ว +2

      Wllo Waxan ku Quseyn waqtigaba layskagama lumiyo.
      Maxad ka su'aali ninkeedi hore wixii dhex maray?
      Ileen nin iyo naagtiis wixii dhex Mari lahaa unbaa dhex marayee

    • @mohaadan2927
      @mohaadan2927 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Maryama_cabdillahi abti naga qabe ada dumarow qodqodku waa ceeb xata diiniyan ama caqliyan

  • @iqromustaf1442
    @iqromustaf1442 2 ปีที่แล้ว

    Abowe qoraan soo dob

  • @maameetamedia
    @maameetamedia 2 ปีที่แล้ว

    Suaal qof balan kula galey balanta waa balan islaami ah kana baxey maxaa lagu sameenkaraa

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin umada balado sidaa u eheeed wllhi isbadal weyn ayaa ku helay

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +10

      Adigu maxaad qabataa aniga waaba la i gartaye!!?

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayuubaxmedmedia sxb ani kuma caayin waxiii lagaaga bartay soo gudbi ayaan ku dhahay tala ayay iga eheed hadii aad dhibsatay rali noqo lkn wanaagii aan kaaga baranay inaad noo wada unbaan rabay aniga hadii ay kula xumaatay waanadeydu cafis ani waana ayay iga eheed

    • @Zahruush
      @Zahruush 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdulahidubad2018 ee hda wax xun muu shegay marka wllk

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 ปีที่แล้ว

    Lkn dhanka dumarka ayad ubadisa xumanta

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว

      Ragga meelaha aan kaga hadlay maadan arag malaha wll
      th-cam.com/video/e3ogBU29jpU/w-d-xo.html

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +4

    Saaxibow maxaaad dumar iyo rag dumar iyo rag ugu waalatay
    Aaaway arinkii aan kaaga baranay oo ahaa umada inaad dhiira galisa maxaa usu badashay sxb sey wax ujiraan
    Wax ayaan kaaa faaiidi jirnay lkn hada marka aad kuwaalatay dumar rag dumar rag dumat rag waan kaa niya jabnay sxb la noqo is badalkaaga

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +17

      Wixii aan ku anfacin iska daa wixii kalena ka faa'iidayso qofkana lama caayo......si ka wanaagsan sidaas ayaad wax u oran kartaa mahadsanid.

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 2 ปีที่แล้ว

      SOMALI XOOG BADANAA💪🤣🤣

  • @jawharomaxamuudmaxamed1946
    @jawharomaxamuudmaxamed1946 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumarka Lee maka hadleysaa wll🤔nimanka aawey

    • @alihassanhussain905
      @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

      Abayo ragana wala mid rag lo dumarba way quseyan dumar gaar uma aha ok

  • @hift8440
    @hift8440 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayuub axmed anigu waxan kamid ahy tagyeradada waxan raba arin muhiim ah inan kagala hadlo fadlan xage kagala so xiriira Instagram kaga ima so boxooyo arintane waa muhiim plz iso jawab

    • @zapaax
      @zapaax 2 ปีที่แล้ว +1

      No sheeg bro😌😂

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +7

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭😭😭