ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SIDEE KU GARTAA QOFKA II QALMA ᴴᴰ┇Ayub Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2021
  • Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
    SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
    -----------------------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    / ayub.axmed
    www.tiktok.com...
    #AyubAxmed #DhiirigalintaGuurka

ความคิดเห็น • 202

  • @shukriomaryusuf2887
    @shukriomaryusuf2887 3 ปีที่แล้ว +48

    Alloow Cimrigaaga dheeree wllkey ayuub .aniga ahaan waxaad ii thy qofka kaliya ee ii wax sheega !Geerida haku ilowdo

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว +13

      Alla wllshy qaali Allaha ku sharfo aduun guulayso aakhirona janno ayaan Alle kuu weydiinayaa Aamiin yaa rabb!

    • @fartuunxasan5271
      @fartuunxasan5271 2 ปีที่แล้ว

      Wll maxaakugarankaraainuuninkan,ijecelyahay wllsidhaqsoleh,igagasoojawaabwllplz🙏🏻🙏🙏🏻🙏🙏🏻

    • @batuulasaid6921
      @batuulasaid6921 2 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia ústaad ayuub axmed khyr bdn eebe hagu siiyo

  • @aliyaadem4387
    @aliyaadem4387 3 ปีที่แล้ว +21

    Mawduuc loo bahna jasaka laah wll misaanka xasanadka rabi hakugu daro

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว +106

    Hadad Qabto xanun commanti akhriska la dhaho ood isla midkan akhrinayso Like Iskaga Qabo😂😂

    • @monam4602
      @monam4602 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣waa igaadey noh

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Mubadik
      @Mubadik 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣

    • @HafsaCali-fo8rb
      @HafsaCali-fo8rb ปีที่แล้ว

      maba dayn karo😂😂😂😂

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣💥

  • @faatinchanal4616
    @faatinchanal4616 3 ปีที่แล้ว +21

    Wllky niyadaa kaaaga duceeyaa الله يحميك🌹🌹🌹

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 3 ปีที่แล้ว +14

    Malinba malin ka danbeyso barnamij an jeckahay🙏 kanna wa mid an jeclaystayba wad mahadsantahay walalsare sharaf korkaaa ha ahaato.🤝

  • @adontiallah4202
    @adontiallah4202 3 ปีที่แล้ว +6

    Wax badan onaga qarsonay ayad daha kaqaday ajar iyo xasanad allah haku siyo sidad nogu faidaysay ayub axmed wa mahad santahay

  • @ifisocabdi1938
    @ifisocabdi1938 3 ปีที่แล้ว +21

    الله يسعد قلبك

  • @jafarbadri104
    @jafarbadri104 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاالله ايوب احمد اقرا قرا ن سراة الفاته الا السورت الناس maashaallh akhriska quraanka kariimka bady obolleessa Kiya ka muslimaa fayyaadey qarai
    isamey apilcetion quraanka kariimka ah

  • @truelovesky8922
    @truelovesky8922 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh Wn ka Faaida Jazakallah khayr 🥰👍💯

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh tabarakalah wllky ayuub alle cimriga iyo caqliga haku barakeeyo waxatahy my role model

  • @Aamei7
    @Aamei7 3 ปีที่แล้ว +14

    9:42wllhi aniga runti qof walpo aan xirir layeelanayo inta badan waxan ka fiiriyaa xiriirka uu ilaahey la lee yahy iyo kan waalidkiis wayo qof aan intiistaba xariirkood wanaajin aniga ima wanaajinAyo xitan waxan jeclahy rag iyo dumar qofkuu doono marka ugu horeeyo waxan raadiyaa iskaagoo salaaad tukanaayo in aan arko ileen qof xariirka ilaahey jaray xariirka keeyga ma wanaajineye inuu iyo qayaano iyo inuu i dhaawaco mooye

    • @Zaki_bin_Zaki
      @Zaki_bin_Zaki 2 ปีที่แล้ว

      What's app ma,isticmaashaa?

  • @fatminamohamed3143
    @fatminamohamed3143 3 ปีที่แล้ว +9

    May Allah increase you in knowledge and goodness.

  • @youngtooky122
    @youngtooky122 3 ปีที่แล้ว +4

    ربي يوفق و يسعدك ي ايوب❤️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh Allah ustad ayub alle hakuxafdiyo

  • @zakialcadala1258
    @zakialcadala1258 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal ayub wax badan kaa faa'iiday walaal rabbi miisaankaga hakuugu daro amin

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaarakallah ustaad ayuub axmed baarakallahu fiik allaha haku xafido

  • @lakiladan7238
    @lakiladan7238 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi xaqiiqda ayaad ka.hadashay alle ha ku xafido nolosha waxbadan aayad ka taqana rabi ha ku dhowro😍

  • @abokorcabdilaahi3744
    @abokorcabdilaahi3744 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllky Talooyinkaaga Waan Ku Liibanaya ماشاء الله شكرا يا أخي الفاضل

  • @mawliidcarab5646
    @mawliidcarab5646 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Wall ayuub tagerobuxdan ku ahay wallo alle Haku sharfo

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Jasakallh wllo ayuub

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaaash Allah 🥰🥰🥰🥰🥰 abousutite amazing omg wlhy thank you soo mach my 😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waa dhaaamaanto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allah kheyr wll these wisdom words

  • @rasmiaadan7406
    @rasmiaadan7406 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar waatalo qiimabadan Rabi hakuubarakeyo wllo

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee ayubow wll wax badan ayan kaa faiday ilahey haku xafido

  • @abdirisakaxmed8203
    @abdirisakaxmed8203 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Walaal Waa Wax Lugu Faraxo Mahadsanid In Badan

  • @umuruweydaumuruweyda8616
    @umuruweydaumuruweyda8616 3 ปีที่แล้ว +2

    Suhayb wallo ilahay caqliga iyo xoga haku barakeyo wllo🥰

  • @kourechakourecha3126
    @kourechakourecha3126 ปีที่แล้ว

    Masha alah wll alaha ku xafido walahi wax runa ayaad ka hadasha runta rabiba kugu jecel

  • @babyboool
    @babyboool 3 ปีที่แล้ว +10

    Azc wll ayuub
    Wax Ayaan Rapaa In aan Ana kugula Taliyo
    Wxay Tahy wll
    Video'skaga waxa aad u yeeshaa intro wx La Dhaho
    Waxan weeye Loogo aad Leedahy ama Magacag aMa Janalka Magaciisa in aad Vidoe kasTa ku bilawdo
    Tallo wll
    Insha allaH wxaa kuu Rajaynayaa Hormar inTa ka sii wayn in aad ka gaadho channelka🥰🙏☝️

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 3 ปีที่แล้ว +11

    gabdhaha badanaa waxaa indho tiro jaceylka oo ka qariya xaqiiqda saxda ee ninka ey doranayaan hadhowbaa waxaa arkeysa tiyo ku haysa ragu waa wada xunyihiin. rag fcn ma jiraan ragaan weji maleh ee ku daneystaa

  • @umakhaalid4275
    @umakhaalid4275 3 ปีที่แล้ว

    Man sha allhaa allha ku xafida aqli saliim ah ayaa ledahy allha kuu barakeyo aboow

  • @ayaan4286
    @ayaan4286 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh ustaaad ayuub Axmed
    Alle haku sharfo

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰Masha allah wax badan ayaan kaa faa’iiday mahadsanid wllalkey.

  • @nadiifoali3518
    @nadiifoali3518 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal ayuub hurdo la,aan bay igurideen videoyadadu kama daalo walhi mashallah tabarakallah Allah adi iyo waalidkaba Jannan idiin weydiiyey

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid illaahay hakaa abaal mariyo

  • @xamdaxasan7640
    @xamdaxasan7640 3 ปีที่แล้ว +7

    Qof lama.baran karo taasna aniga ayaa ku qasaaray waayo wiil waxaan la shekeysan jiray sujayadu mar kasto hor taalo oo salada ilaalinaya markan is guursanayne inow kaligis soo xasuusto iska daaye aniga ayaa ku tuugi jiray asow iga diidi jiray gurigeynina saas ayow ku dumay marka illahey haleyska talo saarto qof lama baran karee

    • @Zaki_bin_Zaki
      @Zaki_bin_Zaki 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wllhi what's app ma,isticmaashaa?

  • @nimcizaleebaan9682
    @nimcizaleebaan9682 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc macalin ani run ahaanti macalinkeyga guusha igu dhiiri galiya aya thy illahy ha ku xifdiy0 maclin

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waaxaqiiq illaaheey haku sharfo🤲 🌷🤴🌷

  • @mohamedasad7301
    @mohamedasad7301 3 ปีที่แล้ว

    ManshAllah Walal shartiiga ayaa ku quruxbdnthy

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah mowduc lawadasugayay Shukran ustd

  • @isirali4091
    @isirali4091 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaxfiduka ustaaad

  • @halimaabdulle3232
    @halimaabdulle3232 3 ปีที่แล้ว

    Mnshlh Dr Ayub Jazakallh ,walal xage kala so xiriira wan jeclhy barnaamijyadaada inaad talo qaas i siiso i baahna

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah Ustaad Maalinba Maalinta Ka Danbeysa Waxaad Nala Wadaagtaa Muuqaalo Dhinac Kasta Ka Tayeesan ALLE KU XAFIDO USTAAAD

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr

  • @dahabibrahim2371
    @dahabibrahim2371 ปีที่แล้ว

    Allah kuxifdiyo wll qali

  • @hodangaasmohamed2921
    @hodangaasmohamed2921 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ajar iyo xasaanad haka siiyo.

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah. Runbaad sheegtay.
    Anu kan Nolosha Laqayb san lahaa Pointiga ugu weyn waa Inuu yaqaan cilmiga diinta soo nabartay.
    Hadu doono Yuusan qurux badnaan ,yuusan Maal haysan bishardi waa inu Aqoon diin leeyahay.

    • @thechannelofflims5999
      @thechannelofflims5999 3 ปีที่แล้ว

      Dabcan waa si wnagsan wllo qofku hduu diinta ka dhisan yahy xirirka rabigiina wanagsanyay waxa kle waa iska cadi waa lagu qadankara dhib mleh

  • @abdulkaadirhassan2793
    @abdulkaadirhassan2793 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام.
    Ustaad suheyb allah haku xafido meelo muhiim ayaa noo taabatay runtii aniga ahaan wuxuu ii ahaa kuwii igu saameynta lahaa vidoegaan markle waxaan kuleeyahay ustaad allah haku dhowro.
    Mahadsanidiin soomaali weyn

  • @nawaaldhalad6895
    @nawaaldhalad6895 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa thy dhiirigaliyaha kaliyee aan kuxiranhy badanaa❤💯

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah ayuub alle ha ku xafido alle dartis aya ku jclhay alle ha ku jcldo walaalkey ❤❤❤❤

  • @bushrachannel3721
    @bushrachannel3721 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahay haku barakeyo wall

  • @sucadjeylani1587
    @sucadjeylani1587 3 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah

  • @aasiyoxasan5944
    @aasiyoxasan5944 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah ilahay haku barakeeyo wll

  • @nasrehofarah5215
    @nasrehofarah5215 2 ปีที่แล้ว

    Ilhy khyr ha ku siiyo wllky

  • @cabdirahmanrabiic8884
    @cabdirahmanrabiic8884 3 ปีที่แล้ว +2

    Suhayb sajid horay uu sooco wllky qali adun iyo akharaba alle kuma tuso wax ku dhiiba

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 2 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم ❤

    • @saabiriinmohamed36
      @saabiriinmohamed36 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku sharfo labada daaroodba wll

  • @safaqaasim4036
    @safaqaasim4036 2 ปีที่แล้ว +2

    Markasta oo aan TH-cam Ka soo galo channel kaga soo boqoda kalsooni io niyad Sami ban darema mahdsantay wlky

  • @canabmahamedmahdi3871
    @canabmahamedmahdi3871 3 ปีที่แล้ว

    masha allllah ustd ayuuuub caqligagaga allllaha kuuuubarakeeyo
    I am first person

  • @laylaxasan8232
    @laylaxasan8232 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله الله يحفظك يا اخي

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp 2 ปีที่แล้ว

    Wxn ku guda jiraa daawashada vdg-ga oo wali ma aanan dhameysan hadana qodobka aan baahida u qabay Ayn Ka dhex helay sidaas darteed legend caqliga Alle hakuu barakeeyo🤲

  • @sucaadoqaasimibrahim3150
    @sucaadoqaasimibrahim3150 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمةالله وبركاة

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 ปีที่แล้ว

    Tusaale muhiim ah na siisey jazakallah

  • @umakhaalid4275
    @umakhaalid4275 3 ปีที่แล้ว

    Asc aboowe man sha allhaa waa sax walahi

  • @princess-oy2ft
    @princess-oy2ft 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ustaad wan hysta qofkaz Ani alx Allah idhafe

  • @AishaAbdihakim-zv4hd
    @AishaAbdihakim-zv4hd ปีที่แล้ว

    Horar usoco wad isku kalson tahy mashallah👍

  • @humeyramohames
    @humeyramohames ปีที่แล้ว

    JzkAllahu kheyra wll ayuub😢❤

  • @user-yx8mz2wg6k
    @user-yx8mz2wg6k 4 หลายเดือนก่อน

    Asc. Sheekadaas. Waatan. Ay ubahantay somalidu. Run ayaad kasheesaah. Waxaana. Kuleeyahay. Mahadsanid

  • @shortdua6406
    @shortdua6406 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Allah haku xafido wllo

  • @anabosman3444
    @anabosman3444 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah Allaha ku xifdiyo

  • @zahrahssn7362
    @zahrahssn7362 2 ปีที่แล้ว

    شكراً اخي غالي 🌹🌹💯♥️

  • @keyfmohamed873
    @keyfmohamed873 3 ปีที่แล้ว +5

    Macalinkeyga An kufanow wan kusalamay please cadsigan iitixgali wa nasogalisa sida ilmaha garad koda lokordhiyo Ama kor logu qado please 😪

  • @cabdisalaanxasan2276
    @cabdisalaanxasan2276 3 ปีที่แล้ว

    Inta xanuunsan Allah hacafiyo aaniin yaarabbi

  • @honeysharif3521
    @honeysharif3521 ปีที่แล้ว

    الله يخليك

  • @nasraibraahim2531
    @nasraibraahim2531 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @suzanismail9860
    @suzanismail9860 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahansantahahay Thanks a lot.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰🙏

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @becalm992
    @becalm992 3 ปีที่แล้ว

    ALLE HAKU XAFIDO 🤲

  • @adeshm.m1638
    @adeshm.m1638 3 ปีที่แล้ว

    hore usoco walal i like your videos

  • @rahmoabdi3186
    @rahmoabdi3186 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah my bilongs nuurkaga baxaya😍

  • @maariishmaxamed5511
    @maariishmaxamed5511 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah jasaakalaah

  • @aaminasiciid6689
    @aaminasiciid6689 ปีที่แล้ว

    Ayuub wll.qofka marku xiriir nalaga dhexeeyo sideen u ogaan rabaa maadama aanan gurigiisa joogin aanan ogayn waalidkisa aanan lajoogin isaga iyo waalidkisaba iyo Asxaptisab ilayn lamajoogee

  • @Raxmaxuseen45627
    @Raxmaxuseen45627 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco wllo

  • @ruuncaliaadan8644
    @ruuncaliaadan8644 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah alaah yaxafadka

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wrwb wll Ayuub' waxanu Aragnay Qof Diinta & Sunadii kamuqato o anu ku lagu Dortay Xiriirku Allah la leyahay Bulshadu ku dhexjiray'na ku Amaanto lkn. Markii Gurigii laysugu yimi Eber ah. Mudo ila shansano Samirka inta la egka hadana Gurigii inuu Bur'buro Xal noqotay. Taa maxad ka ledahay Dorashadas o ka Qaldamay wll Rayigada waa i Muhiim insha Allah. 👈
    Jazakallaah khayr wll. ☝️☝️

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว

      Waan ka soo jawaabi wllo su’aashaan

  • @MKJORDANK
    @MKJORDANK 2 ปีที่แล้ว

    Manshlh

  • @abwaancaato0fficial998
    @abwaancaato0fficial998 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah xaqiiq

  • @muxudiindoofilmaxamed1257
    @muxudiindoofilmaxamed1257 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha selection person are processing way

  • @adamissa2349
    @adamissa2349 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa tahy maclinka nolsha mustqbalka nolow ustaad❤❤

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin aa shukaansi isku raacdeen oo markaa isla so socoteen wiil kale oo Somali ah ku fiiriyay hadana maseeray. Ayuuboow Kaas maxaa laga sameyaa in kastoo go'aan laga gaaray. Qof asoo ku qabin maseeraayo ilaah guri nooma geeyo waa bahdil iyo abuse aan dhamaan. May Allah protect all women 🤲

  • @haniqueen4195
    @haniqueen4195 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 3 ปีที่แล้ว +1

    Samankan Social media La iska barta usstaad Waana adkaanesa Qofka inaa Deeply saas ugu ogaato
    Dabeecadahan waa kuwo xeel dheer
    Allah ku sharfo ustaaad🙏🙏

  • @mustafexasan3011
    @mustafexasan3011 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hore usoco

  • @cabdiqanisaciid8174
    @cabdiqanisaciid8174 3 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher

  • @iamqureesh4206
    @iamqureesh4206 3 ปีที่แล้ว +5

    Asalamu Caleykum Abti/Walal
    Waxan Raba Inaan Kula Hadlo Xageyn
    Kala So Xariraa Mahadsanid🙏

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว +5

      Instagram ayub axmed wllo

    • @wllxusni613
      @wllxusni613 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll ayuub nambarkaga isoo qor adigoo rali ah in aan wax kula wadaga rabaa

    • @ayannaupdi7408
      @ayannaupdi7408 3 ปีที่แล้ว +1

      @@wllxusni613
      Hhh maad walan tahay markaa
      sawka ciwaan kuusoo qoraya suu
      numberkisa meshan usoo galin

  • @nasrocabdi6180
    @nasrocabdi6180 3 ปีที่แล้ว

    Alaha ku xafido walalo

  • @jamalnuurcabdiraxman4282
    @jamalnuurcabdiraxman4282 3 ปีที่แล้ว

    M.a.ayuub.axmed.wll..

  • @maxamedbishar235
    @maxamedbishar235 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allah horay usoco hee

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo xaqiiqdu waa saas Aad shegtey