ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2020
  • GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN

ความคิดเห็น • 453

  • @abdihakiim_04
    @abdihakiim_04 3 ปีที่แล้ว +95

    Maasha alah wll Ayup.Axmed....Qofka Kowad Ahey...pin🥰

    • @nimcokhadar5838
      @nimcokhadar5838 3 ปีที่แล้ว +2

      WAlaalo wiilasha hanagu dirin walaal

    • @ilovealnasiixamedia1466
      @ilovealnasiixamedia1466 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcokhadar5838 hhhhh 😂😂😂

    • @princesspalqisa2423
      @princesspalqisa2423 3 ปีที่แล้ว +2

      Maya qofka inu dhibatoda mahn wiil iyo gabarba wan ku tagersnahy

    • @abdihakiim_04
      @abdihakiim_04 3 ปีที่แล้ว

      @@princesspalqisa2423 adiga Jaceylka Maxad ka Amisan Tahey??

  • @zuuzanabdalla5872
    @zuuzanabdalla5872 3 ปีที่แล้ว +71

    اللهم لا تجعل قلبي ان يتعلق احد او شئ يؤلمه اللهم اجعل قلبي ان يتعلق بك وحدك
    Hadi ad ku celclido ducadan qalbigaga xanunka daremya ilahyaba dejinaya
    1.akhris badan
    2.xili hore sexasho
    3.cibado badan
    4.quran akhris
    5.wax cusub in naftada kuso kordhisid
    6.in naftada dhirigelisid
    7.gudahaga wax ku jira iyo xanunka ad daremeyso aad qarisid cidna la wadagin.
    Wey anfici donta qof walbo marxladan ku jira

    • @zakariabaashe9214
      @zakariabaashe9214 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll

    • @ibraahimsaalaxx.xassan7014
      @ibraahimsaalaxx.xassan7014 3 ปีที่แล้ว

      Ducadan yaa soo weriyey walaal

    • @zuuzanabdalla5872
      @zuuzanabdalla5872 3 ปีที่แล้ว +2

      Cid so warisay ma jirto lkn qof walba xalada uu ku sugaynyahay ayunba alle ka baryaa inu u badalo waxi manfac leh wllaha inad la qeybsato dhibi kuma jirto

    • @omermawlit4310
      @omermawlit4310 3 ปีที่แล้ว

      Thnks wlll

    • @alieid229
      @alieid229 2 ปีที่แล้ว

      Waan kula qatay horan u sameeyay wanan kazo cafi maday

  • @hanicadey6081
    @hanicadey6081 3 ปีที่แล้ว +52

    Macalin Ragga kaliya mahaysato Arintaan waa qof kastoo kaligii wax jacel marka si wada jir ah talada noo siiii

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 3 ปีที่แล้ว +30

    Ax. Rabbi nagama dhigo, namana tuso dadka dareeenka dadka kale ku dheela ee farxad u arka dhibka iyo qofka jecel. Selaamaat.....Rabbi quluubta dad badan ha u daaweeyo.

  • @ubaidmohameddahir4874
    @ubaidmohameddahir4874 3 ปีที่แล้ว +30

    Jacaylku waa 50% iyo 50% cidna adoon uma tihid waan kaa qoray✍✍✍
    walaal waa waano dhaxal gal ah aadbuu ii taabtay hadalkaan guuleyso libaax👌👌

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 3 ปีที่แล้ว +18

    Zuhsubow Raggii waad nagudirte howshu sidaa maaaha waxaajira waqtiyo aan isbadalno e noodulqaata xilligaaas kamaturjumeyso inaanan jecleeyn e waa waqti go’an e aaan dooneyn hadal iyo kulanba lkn qofkii caqli leh baanafahmikara team lovers ❤️❤️❤️

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co 6 หลายเดือนก่อน +1

      WAQTIYADA AAD NINKLE BARATAAN 💯 😂😂😂😂😂

  • @Spazyfn
    @Spazyfn 2 ปีที่แล้ว +20

    Wlahi this vid saved me. I like this girl we been talking for view months. Laakin she keep texting late and not answering the calls. I watch another video just like this, I took break from her didn’t text or call for 3 days, Walahi she called and said “what happened why didn’t call me or text” I just told her I got busy with life . Every since that day now I text her when she text and only answer her calls cuz I know if I call her she won’t probably pickup cuz she busy and I don’t want to look needy. the best tip for the boys is give her couple days if she doesn’t call you or text you about what happened Wlahi I would just say move on there is plenty fish in the ocean.

  • @armashow329
    @armashow329 3 ปีที่แล้ว +65

    This is What I'm Feeling Right now I like Your Advice and I will do it THANK you for Your time 🙏

    • @Layla6793
      @Layla6793 3 ปีที่แล้ว +11

      Marka u horeysa badal magaca kuu saaran Walaal. Ta labaad ogow qofka ku jeceli marnaba kuuma quudho wixii ku dhibaaya ee kala bax faraha Ilaahay waxaan kaaga baryayaa badal khayr qaba Walaal
      Midna ogow Caashaqa calafkaa ka wayn oo ogow tii Ilaahay kuu qorey iyadaba ha ahaatee mar uun bay ku hor iman.

    • @armashow329
      @armashow329 3 ปีที่แล้ว

      Walal Waad Mahadsan Tahy lkn Maxan U badalaa Magaca Max Jiro isheg

    • @Layla6793
      @Layla6793 3 ปีที่แล้ว

      @@armashow329 Walaal qaali
      Wali ma garan karo wiil iyo gabdh mid aad tagay sobtuna waa magaca. Talabaad waxaan u qaatey inaad u jeedo wofkaad jeceshahay
      Walaal ha u qaadan xumaan hadalkeyga
      Marnaba

    • @armashow329
      @armashow329 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Layla6793 Mahadsanid Walal Xumaan Uma Arko Hadalkaaga wanaag Moyee tan Magacana Waan Rajeyna Inaan Ka xal U Heli Doono

    • @kingsb962
      @kingsb962 3 ปีที่แล้ว

      Good lucky and more you advice you Adia

  • @heider1239
    @heider1239 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks Ustad
    Fikirkaaga xigmadeysan alaha kugu xifdiyo
    Jizakallah 👏👏🙏🙏

  • @ilyazahmed5559
    @ilyazahmed5559 3 ปีที่แล้ว +33

    Wlhi beenta mahan sxb anaa horay usoo arkay arinkaan dumarka laga daba carartid ka sii cararee lee 😥 ugu danbayti go aan ka aqaatay inaan si ay iila dhaqanto ula dhaqmo kadib way iga tagti

  • @abdiqadiromer8440
    @abdiqadiromer8440 3 ปีที่แล้ว +5

    One of the most Amazing and best advice for my life Thanks inbadan Ayoub well done sir

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe8498 3 ปีที่แล้ว +3

    Al-ustaad ayuub mahadsinid hadalkaagu waa sax 100% keep going our teacher

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 3 ปีที่แล้ว +20

    Wax ka foolxun malaha inaad waqti ku lumiso qof aan ku rabin ama kaa sii jeeda dhadhanka xiriirku waa wada heynta labada dhinac

  • @maryamhayle1911
    @maryamhayle1911 3 ปีที่แล้ว +36

    suhaybow xaga gabdhaha waligaa u dabacsanow ayagaa masaakiine hanagu dirin raga 🤣🤣🤣🤣mahadi dushaadu ha ahaato bro

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 3 ปีที่แล้ว +3

      Maanta Ayub wiilashii buu nagu soo jafay🤣🤣

    • @ilovealnasiixamedia1466
      @ilovealnasiixamedia1466 3 ปีที่แล้ว +2

      Saxwaye yaah HHH 😂😂

    • @abuuramla
      @abuuramla 3 ปีที่แล้ว +3

      Kuwa doqomada ah weeye kuwa boorka laga kicinaayo eee kuwa gobta ah wligoodba gob beey ahaayeen ooo dani waxeey ugu jirin horey ka gartaaan danahoodeeyna ka raacdaan adinkana hdaa gabdho thiin idiinma fcno mid sakaraad ah oo markuu fashilmo is dhiibaayo

    • @youngtaawul5323
      @youngtaawul5323 3 ปีที่แล้ว +1

      Mya mya joog joog wlh waqtigaan la jooga dadka ugu dhaawaca badan waa raga

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว +19

      😂😂😂raali noqda

  • @shucaybabdirashiid4452
    @shucaybabdirashiid4452 3 ปีที่แล้ว +21

    Never chase two things Love And women instead chase your dreams 😊👌🥰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah baraka, Tabaaraka Allah. Wonderful 👏 👏 👏

  • @suldanbisharmireali4852
    @suldanbisharmireali4852 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof walbo siduu kuula dhaqmo ayaa loola dhaqmaa sax wll aad iyo aad ayad u mhd santahay wll 🙏👑🙏👑🙏👑

  • @Aragsanahned1558
    @Aragsanahned1558 3 ปีที่แล้ว +3

    Ha sax Thanks, usheg iney naftoda jecladan marka hore👌🏽

  • @ayanabdinasir3436
    @ayanabdinasir3436 3 ปีที่แล้ว +12

    😁😁😁😁😁😁😁
    M.a Raga manta talo wax ku ool ah baad siisy Allah ku xifdyo
    Ma fiicno rag iyo dumarbo in qof bil Aadam ah ood shaly bartay ay nolashada qatar u gasho ama aad farxd ku weydo
    (Qofkaad Adigu weydy Asne Aduu ku waayey) markasto waa inad ilaashataa qiimaha naftaada

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah talooyin wax tar leh runtii baad ustaad nala wadaagtay muqaalkan min bilow ilaa dhamad siniyadaan udaawaday thanks 👏

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 2 หลายเดือนก่อน

    Ayuubow qof ilmeeynayo uma maleeynayo gabar ku raaxeysaneysaa ineey jirtaa gabdha dhan ha isku wada qaadin subxaanalah tan ku raaxeysaneyso waa midaan nabsi ka cabsaneeyn

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Ayuub Mar walba xaqiiqo ayuu ka haddlaa.

  • @q.abdullahi9950
    @q.abdullahi9950 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi this is what I’m feeling right now😢 Gabdh Aan Aad ujeclaa ayaa Ilaa fahmi la’santahy Jacylka Aan uu qabo Waqti iyo Wax walbani Wanku baaxshaay

  • @mahamudali1462
    @mahamudali1462 3 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allah dhammaan waxa aad ka sheekeeynyso waa wax dhab ah, laakiin go, aan qaadashad ayaa Nagu adag, m

  • @user-uq6lh1id5l
    @user-uq6lh1id5l 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaah baa mahad leh sheeko dumar wax waqti ah uma helo waayo shaqooyinkeyga uun baa iga badan waan layaabaa ragga waqtigooda haasaawaha ku lumiyo

    • @inawadaad7000
      @inawadaad7000 3 ปีที่แล้ว

      😅

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว

      ninkasta waa maalintiisaa iska sug maalintaada kollay dumar lagama maarmee😂😂

    • @aishacuud0411
      @aishacuud0411 3 ปีที่แล้ว

      masha allaah waasida saxda ah markaad janis uheshana habka sharcigaa umar wabilaahi towfiiq

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ayuub Allah hakuxiftiyo tii gabdhaha kasohadal adoo raaliya mahadsanid

  • @abdihakiim_04
    @abdihakiim_04 3 ปีที่แล้ว +25

    Side Lo Garta Qofka Sida Dhapta Ah Kujecel Macalin Ayup....Jwb🥰

  • @IfraaxIfka-mq7sj
    @IfraaxIfka-mq7sj วันที่ผ่านมา

    Wll mahadsnid kawrn qofka markad 3 bari wada hadashan ku dhahyo wn ku jeclhy hadana ad wayso

  • @ridadarmanikar5544
    @ridadarmanikar5544 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii aad ayan ujeclahay dhiirgalinta nafta walahi allah haku xafido waa duceysan tahay xikmadaahaga maasha allah

  • @yaasiinjaamac7643
    @yaasiinjaamac7643 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you teacher wlhy wa taalo mihiim ah hada wixi ka danbeya wan ka fejignonayaa insha Allah

  • @dahiryussuf1566
    @dahiryussuf1566 หลายเดือนก่อน

    thanks ayub w/laahi I have seen this recently

  • @ladantoxow5967
    @ladantoxow5967 3 ปีที่แล้ว

    Suheyb ragga ha nagu dirin Allah aya xishoodka nobadiyey raggana illahy ba gesinama siyey anaga ma dhihi karno hebalow wan ka helay balse dumarka islamka iney ragga aygaa lahadlan kadib isfaham ama isfahn la an wey iman kartaa

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 3 ปีที่แล้ว +6

    Wakhti haboon ayd soo galisey clipkn mnsh allaH aadba ugu mhd santahay

  • @zakariemohamed3454
    @zakariemohamed3454 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ayuub thnks
    Nin wax badan ogbaad tahay xaqiiqdi keep going brother

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير الجزاء شكرا ولال

  • @mahadahmed9669
    @mahadahmed9669 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh wll wllhi video tayaleh soo duubtaa maalin dhawayd ayaan dhagaystay video aad leedahay mid kamid wllhi maalintaa ayaan jeclaaday video yadaada wll imika xitaa wllhi markasta oon soogalo waxaan raadshaa ama fiiriyaa inaad video soo dhigtay wll waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo badisho video waliba halka dhiiri galinta wll allaha Ku dhowra 👏

  • @apdirahmanmha4957
    @apdirahmanmha4957 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks pro aad ayaan kuu taageeraa keep going

  • @caish3987
    @caish3987 3 ปีที่แล้ว +3

    ✋👀
    Gabarey adba ha isku dhejin.ninka jeceshahay.
    🌻Hello🌻
    Farintan lab iyo dhedig way khuseysaa👀✋

  • @user-fd8pj5ch7z
    @user-fd8pj5ch7z 3 หลายเดือนก่อน

    Ma allah teacher ariin inaan kalatashado rabaa ee ila tali

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 3 ปีที่แล้ว +2

    Absoloutly waan ka helay wlh muuqaalkaan waana arin i qabsatay runtii aad iyo aad wlh

  • @yunishassanabshir1529
    @yunishassanabshir1529 3 ปีที่แล้ว +1

    Walah this is what am feeling right now..🙏
    Talo intas ba igu filan thanks ugaas

  • @mascuudozil9200
    @mascuudozil9200 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha Allah dhiiri gaiye ustaad full respect 🙏

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa Allah ilaahey haku xifdiyo, it is beautiful advice

  • @rahminabeauty639
    @rahminabeauty639 3 ปีที่แล้ว +5

    Saxib aniga kulahadlo yey igudacde waxwalba na goanka❤️✨💯

  • @farhanweli
    @farhanweli 3 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahadsantahay suheyb
    Waa xaqiiq mowduucan ad ka hadleyso

  • @abdiwahabinayonisabib1571
    @abdiwahabinayonisabib1571 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha alllah dear bro full respect ku hyaa ayoub alle haku xafido wxylo badan ka faidee intaan ku xidhanhy janalkaga

  • @AdanCali-gf6ry
    @AdanCali-gf6ry 4 วันที่ผ่านมา

    Thanks Bro

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallah Khair Ustaat Ayuub. Mahadsanid.

  • @nagaadahmed5540
    @nagaadahmed5540 3 ปีที่แล้ว

    Thanks Ustaad Ayuub Ahmed balse anigana talo wan kaa sugaynaaa jazaka lahu khyr

  • @fariihachannelcom3448
    @fariihachannelcom3448 2 ปีที่แล้ว

    Mashlah fakradas wakugu raacsanahay lkin gabdha latali qofka intu kuixtaramayo ixtraan lkin NAFTAda inadulyso wakhald qofkulamida isubahdisho waa arin aad ufolxun qof caaqila usan kudhaqmin

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayuub wll mawduuc fican baad ka hadashay lkn arinkan inamda iyo hablahaba waa ka dhaxaysaa waayo anayba igu dhacdey oo lkn markaan arkay waanba ka tashay inta aad sheegtay baan ku mashquuliyey naftayda waana guulaystay alxamdulilah jacaylkana waxaan ogadey inuu ahaa danaysi ee anu dhab ahayn waxayna igu dhacdey taasi markii hore ayaa jacayl lay tusay mudo kadibna is badal ayaa yimi waxaan u sheegaya qofwalba oo qoraalkayga arka noloshu waa hadaba sidaa ka dhigato hays dayicinina hana ka daba ordina qof wakhti idn ka luminaya lkn aan waxba is lahayn khasatan gabdhaha

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 2 ปีที่แล้ว

    Waligay qof dumar ah ma baryin wallahay

  • @xusenducale4132
    @xusenducale4132 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll your advice makes me happy sxb runtii nice Bro

  • @bile6736
    @bile6736 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you so much life coach😍👏🏻

  • @nimcoabdirahman979
    @nimcoabdirahman979 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal ayuub dhirigaliye masha allah jaskumulahu khyrn wllky

  • @tahachouaib1547
    @tahachouaib1547 2 ปีที่แล้ว +2

    Realy this is what i'm feeling walahi waa xaaqiq bro

  • @abdisamedxuseen7271
    @abdisamedxuseen7271 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllkey allaha Ku barakeeyo runtii hadalkaada Waa mid wanagsan waana kugu raacsanahay Aniga

  • @alimohamed68
    @alimohamed68 ปีที่แล้ว

    Mashallah sxb taas aney iguu dhacdey 10 sanoo kaa hoor waaa ariin jiirta inkaston markii danbee kaa marmey ruunti

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre417 3 ปีที่แล้ว +2

    First one video gii igu horeyey ee Aan noqdo qofka ugu horeya comment bixinyo wa 2021

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 3 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah wllkey Allaha garashada io cilmiga haku daayo Pro 👍

  • @salahahmedsomow4637
    @salahahmedsomow4637 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan aad kaaga mahadcelinayaa juhdiga si adag aad ugu bixineyso isbedelka nolasheena ALLAH kaa abaal mariyo ajarne kaa siiyo guuleyso. Si khaas ah waa uu ii quseeyay mowdiicani runtii mahadsanid ♥️♥️🙏🙏

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah wlhi kama dalo dhiragalintada mahadsanid wll ❤❤🤗🤗🤗

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 3 ปีที่แล้ว +1

    Inchallah waxan ragaynayaa inaad dhibka noca ah ee gabdho qarkod haystaa kaso hadashid

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax Thanks wll Qali Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰🙏

  • @idileabshir2977
    @idileabshir2977 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha’Allah tabarak’Allah brother well advise I hope the brothers take your advice
    Jazakha’Allah khayr brother

  • @somali-artist
    @somali-artist 3 ปีที่แล้ว

    waxan daawan joray muuqaaladaada lkn , maanta wekigaaga ayaa maanta arkay ✅🤞💪🕶 waanku aamin sanahay sxb

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansho allh Qof wngsan oo maskax leh ayaa tahy alla yahfidak waxan ku xidhnahy wn ka faaiday chanel kaga keep going wll🙏🙏inyar talo wll jimta gal jidhka dhis Mansho allh aaad bad ugu shidnanaysa imikaba wax ka dhiman malaha

  • @riyadismail9521
    @riyadismail9521 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allha ayub axmed aniga way igu dhacday zhp lkn imika waxa waan ka qaatay zhp

  • @ramadanmohamed5803
    @ramadanmohamed5803 3 ปีที่แล้ว +1

    Machallah Allah cilmiga kugu anfaco wll ayuub 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @cumarcashuur3201
    @cumarcashuur3201 9 หลายเดือนก่อน

    thanks bro

  • @shaaficisalaan1765
    @shaaficisalaan1765 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow waxan rabaa inaad awoodaydii ila soo celisaan, gabadh baa tartiib tartiib qalbigayga u qaadatay😭

  • @abdi1527
    @abdi1527 2 ปีที่แล้ว

    M.a macalin wad noo faidaysee alle haku xafido wlhi qof walba cashirkaga dhagaysta hubal wax bu kala bixi nafsadisana iska badal wu ku samayni

  • @mussowfantastic7956
    @mussowfantastic7956 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wllow mahadsanit..I learnt alot from you sxb God bless you

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahad santahay

  • @abdiazizbarremohamed7147
    @abdiazizbarremohamed7147 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend i support you

  • @omaribraahim6472
    @omaribraahim6472 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ayuub axmed hore usoco wax badan ayad nosoo gudbisaa talooyin sxb allaah ku xifdiyo

  • @ahmednuur8002
    @ahmednuur8002 3 ปีที่แล้ว +1

    shukrn xaqiiq waxaad ka hadashay xaalad aaan maanta kujiro waxbadan ayaa kaa faaideeystey eee shukrn macaliN👌

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 2 ปีที่แล้ว

    Wa sax wana run naag lama baryo wa daciifnimo
    Hal naag ah in ay dhalinyaradu isku koobto ma ahaan 100 gabdhood shukansadan weye sasax
    Naagta ad guursato wa sax ku koobnow jacloow
    Jacayilka runta ah wa ka guurka ka dambeya kan ka horeya wa khiyaali !!!

  • @filsankaarshe7472
    @filsankaarshe7472 3 ปีที่แล้ว +6

    Meel kasto sey utlaa lola yaala rag io dumarba naftda ixtraaam siii ayda aya ka mudan jcyl io kolkolin

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Haaaa wlhy waaa runtaaa waxaagadaratan wlhy wllo

  • @user-vs4nz3hq9q
    @user-vs4nz3hq9q 11 หลายเดือนก่อน

    أحسنت النشر بارك الله فيك يا حبيبي

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid qof daciif ah cidne marabto wiilasha miyaa rabo gabadh daba orodo waa may wiilasha ha uhiilin wall

    • @mansoorabdull3907
      @mansoorabdull3907 3 ปีที่แล้ว

      Hiilis ma ahane xaqiiq buu kahadle. Wiilasha dhibaateysan buu tala siiye. Maad kaxuntahay adiga?

  • @cabdiqaniiid4737
    @cabdiqaniiid4737 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxbyal anigu waxaan inugu darilahaa
    💦 qof kastaa meeqaam ha kuu joogo oo halku ku dhigo dhig, haduu kor kuuqaadey kor u qaad.
    Almuhim qof kastaa halku kaa mudan yahay istaaji.
    Sxb AHMED SAAJID AAD BAAD U MAHAD SAN TAHAY WANAAGA AAD MARKASTA AAD U HEELAN TAHAY INAAD NALA WATAAGTID .

  • @osama6333
    @osama6333 3 ปีที่แล้ว +1

    keep ging farax yal badan wad qawatay

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 ปีที่แล้ว

    Thank you very much my dear brother, you always treate our emotions with bravely.

  • @Kinghuska
    @Kinghuska 3 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely i agree with you bro great content best advice ever

  • @axmadyuusuf7345
    @axmadyuusuf7345 3 ปีที่แล้ว

    Thnks wll qali qalbiga idajisay aqli iga maqna ishegtay🤩🤳👈

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +1

    Qifkaad jeceshahy wakhti sii au kuugu soo xiisan.. ha ku dhaganaan jacayl ka ha ka badbadin

    • @najiibmaxamed2034
      @najiibmaxamed2034 3 ปีที่แล้ว

      Aad & Aad taasa ka maqan dadkan....☝️

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll allaha ku barakeeyo

  • @OsmaanBashircabdiOsmaanBashirc
    @OsmaanBashircabdiOsmaanBashirc 3 หลายเดือนก่อน

    Marka nolasha aya ah ina iska nolaato hadu jacelka uu lisku nacaa wana run

  • @abdulrahmanmussa8618
    @abdulrahmanmussa8618 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco zxp dirigalintana aad bad ku mahadsanthy

  • @nihaaalcumar4754
    @nihaaalcumar4754 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi benta mhn nin oyna mustaqbal mba lgu amini karo wa nin jilcan ad adken

  • @Naske14
    @Naske14 7 หลายเดือนก่อน

    Absolutely 💯 agree 👍

  • @abdiaziizomer2333
    @abdiaziizomer2333 3 ปีที่แล้ว +1

    I download this video. Naftaada ku mashquul waa wixii iigu fiicna een qabto mudo 10 cisha imika, kabacdi hoog badan.

  • @HabiibZakaria
    @HabiibZakaria 3 ปีที่แล้ว +1

    Tešekkü ederim ayub

  • @ahmedamir1780
    @ahmedamir1780 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allah br Ayuub waarun

  • @baxsanqaali3892
    @baxsanqaali3892 3 ปีที่แล้ว

    Thank u ayoub very much plz kaso hadal ragana iyo sidi aan u ilaabi lahayn

  • @abdimire4752
    @abdimire4752 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Maanta aniga ayay ihaysatay Lkn maanta wa qaatay taladada

  • @lqjr7848
    @lqjr7848 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaaah jazaka allahu wlhi runta ayaaad ka hadashay arintaaan hada ayey iheysatàa blse Sida aad sheegeysid ayaaan sameeeeye oo Iyadii dhan faraha ayaaan la qaaaday mana isoo raaadsan anina ma raaadsan inkastoo wali aaan jeclahy blse Alx Sidii hore ma ihi oo cunada laga go'aaaye la ilmeynaaaye La calaaaacalaaye Right now I'm strong wlhi Alx adiga Keep goin' ayaaan ku leeeeyahay

  • @ilovealnasiixamedia1466
    @ilovealnasiixamedia1466 3 ปีที่แล้ว +6

    Ayuboow dadka maad usheegtit inoowsan wanagsaneen xirirka guurka ka horeeya
    Ey iska yareeyaàn

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว +6

      qof walbaa waaa muslim waana wada ogyihiin waana dad waaweyn wixii haboon iyo wixii kalena way kala og yihiinwaa qasab inay kollay labada qof wada hadlaan ma jirtaa maanta gabar aan lala hadal oo la iska guursado aad bay u yar tahay dhabtii

    • @sahrahussein815
      @sahrahussein815 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayuubaxmedmediaasc.walalkeey.waxbadan.ankafaiday.runtii..wanakugu.xeranahay..subax.walbo.wan.sugaa.vidiyowgaga..kamo.dali.inan.kuiraa.mahadsanid..sahra.form.uk

    • @caishadayib
      @caishadayib 3 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia wa runta nin xikmd bdn ba thy m.a allh ku xifdio

    • @ilovealnasiixamedia1466
      @ilovealnasiixamedia1466 3 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia haa Lkn jecel Ka sanadada lawadadeeyo oo lajilaayo sagaashanka ayaan kahadlaayaa aniga 👆