Friday iyo faido saving 8 months inoo dhamaday Alhamdullilah👏👏. Waa maxay soo boodo??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #dhiirigelin #budget #savings #intentionalliving

ความคิดเห็น • 43

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  17 วันที่ผ่านมา +5

    Asw, waa idin salamay my people sidee tihiin, malin khair qabta ayan idin rajayn iyo nimco Allah iyo cafimad. Love u all❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin xabiibtii jzklq ❤your video masha Allah waa talo wanagsan weeye qaaliyeey thanks for sharing keep up good work

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 17 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walashay qaliyeey wankuxiisay walahi baryahan wan bukay ani iyo caruurtiba Alx hadalkaaga wankutamariya Ale hanokaadayo qalbi❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  16 วันที่ผ่านมา

      Ws wr wb, alla bisinka habibti sorry ma xanunsateen, ilahow idin caafi oo cafimad kamila idin sii macanto. Thanks macanto I missed you. ❤️❤️❤️❤️

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wan ku salamay walaal qali. Masha’allah nosame WhatsApp grupp, ado mahadsan ❤❤❤ Aad ayaad kaga faaiiday, ilahay abalkaga jano haka diigo❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  16 วันที่ผ่านมา

      Waa ka qaday habibti Insha Allah qaali, masha allah macanto inaa wax ka faiday Allah yaa barik. Thanks qaali❤️❤️

  • @nasraerad6939
    @nasraerad6939 17 วันที่ผ่านมา +1

    Asc masha allah mahasanid abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaAbdi-e7q
    @HamdaAbdi-e7q 14 วันที่ผ่านมา +1

    maasha Allahrabbi ha ku barakeeyo naadiya snapkan cod ku soo dhigaya insha allah

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 17 วันที่ผ่านมา +2

    Waligey ma maqlin sooboodo xabiibtii this is first time qali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  17 วันที่ผ่านมา

      Me too marka igu horeysay somaligu waa no ya badan yahay. Lol, thanks qaali❤️❤️

    • @hm-vs7kd
      @hm-vs7kd 14 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      Qofkii ugu horeyay oo kusoo qoro sooboodo aniga buu ahaa😊

    • @hm-vs7kd
      @hm-vs7kd 14 วันที่ผ่านมา

      Sooboodo: waa arin aadan kutala gilin oo si kadis ah kuugu oo koroda.

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 17 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo what,s up noo sameey mida kale ayaantan waxaa bilaabey wixi bisha aan dhigo kaliya kuma ekaado wixi kale aan helo ayaan kusii daraa soo qalad ma,ahan mase waan kusii dari karaa?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  16 วันที่ผ่านมา

      Insha Allah macanto, masha allah waa wax ficaan qalad mahaa, wax kasto ku soo noqday ku dar hadanad marka wax kale oo aad wax uu ururin jiriin. Sii ficaan bad samayn masha Allah ilahow ku barakeeyo Hambalyo 👏👏. Thanks ❤️❤️❤️

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 17 วันที่ผ่านมา +1

    Noo samee.whats uppka insha allah

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs jazakhalahu kheera uqtii ❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 17 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaa Gulayso Qalbi ❤❤❤❤

  • @RahmomohamedAli
    @RahmomohamedAli 17 วันที่ผ่านมา +1

    Shukran xabiibti ❤❤❤❤❤

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 17 วันที่ผ่านมา +1

    Shilinkan meel dhiigo waan ka dabo tagaya yab

  • @YasAbokar
    @YasAbokar 5 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal dharka ciyaalkaneh

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 วันที่ผ่านมา

      Macanto caruurta sharkoda xataa, waa uu budget gareyn waxan loo bahnayna waa iska qubay an ama dad siin. Bill walba hada wax meel uu dhigto ilmaha easy ku noqon. Thanks qaali❤️❤️

    • @YasAbokar
      @YasAbokar 2 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 yacni 3 baaijookto sadaxda bilwalbo dhar Ahaan meeqa udhigaa

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 17 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha alllah jazaakilahu khayran sis wax badan baan kaa faaiday horay u soco

  • @XamdaApdi-p6p
    @XamdaApdi-p6p 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @AllTrendingtopics2024
    @AllTrendingtopics2024 10 วันที่ผ่านมา +1

    Snapchat kaaga magici huuno

  • @zamzamabdilahi7887
    @zamzamabdilahi7887 17 วันที่ผ่านมา +1

    What's app Ka qaali

    • @khadrhassan8724
      @khadrhassan8724 17 วันที่ผ่านมา +1

      Ma whatsUpp baa jira sis

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  17 วันที่ผ่านมา

      Mid dad aan Somali ahayn aan kula jiiro, lakiin mid inaga ah hada rabtan inoo samayn oo isku dhiirigelino Insha Allah. Thanks ❤️❤️