Liibiya Dadka Magafaha u Xareesan Oo live u Wareysanayo NAXDIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 646

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 4 ปีที่แล้ว +63

    Subxanallah Somali Melwalbo Wey Kudhiban Yihiin Illahow Ugargaar Dowlad Ugargarta Mahaystaan eh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zerkayze
    @zerkayze 5 ปีที่แล้ว +183

    Wllo wan ilmeyay wlhi markan ninka naxsristisa arkay inta ila darenty like saar 😟😢😢

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว +92

    Wuxuu yiri s.c.w :{hadalka ilaahay ugu jecelyahay waa afar: {subxaanal-laahi, walxamdulilaahi walaa ilaaha illal- laahu, wallaahu akbaru } kuma dhibayso midkasta ood ku billowdo

  • @hamsehasan8305
    @hamsehasan8305 5 ปีที่แล้ว +51

    Alxamdulilah alle ayaa mahdaas leh waxaan ka mid ahaa dadkas la warysanayo ee ciqaabtasi ka mauqato waxn halkan uga mahad celnayaa dhamaan dadkii noo soo duceeyay gaar ahaan walalky salmaan aad ayaad umahdsantihiin wxana idiin sheegayaa dhamaantaayadu inaan meeshas ka soo wada baxny oon yurub joogna alla mahadas leh alx😭❤️

    • @amalahmed2929
      @amalahmed2929 5 ปีที่แล้ว +1

      Alxmdu lilah

    • @nucmaanqaalid4311
      @nucmaanqaalid4311 4 ปีที่แล้ว +3

      Alxmudullh salman waxa weyn ayuu qabtey allh ba ufududeyey walky illhy ba mahads iska lleh walky waxa dhintey malhn soma ahn wll mcn ilhdl

    • @soomalidadhidananaakashida8008
      @soomalidadhidananaakashida8008 4 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdulilaah

    • @abdisalanabdullahi7449
      @abdisalanabdullahi7449 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxb ilasooxiriir waxbaan kuwaydiinayaa hadaad aragto commontigayga

    • @abdisalanabdullahi7449
      @abdisalanabdullahi7449 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb ilasooxiriir hadaad commantigayga aragtid adoo mahadsan

  • @hypocrisybasedonstupidity946
    @hypocrisybasedonstupidity946 4 ปีที่แล้ว +77

    Yaa allah ciil badanaa magafoow hadaan ku qaban lahaaa maalin walbo jirkaadan kis ka jari lahaa markaasaa silac kuku dili lahaa😣😣😖

    • @BeberisMaxed-wq9fm
      @BeberisMaxed-wq9fm 7 หลายเดือนก่อน

      Ciilku waxaa keenay danbiga aaynu galnay ee allaah aaynu unoqono

    • @muscabaxmed1048
      @muscabaxmed1048 6 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh

    • @CakashYare
      @CakashYare 4 หลายเดือนก่อน

      😂​@@muscabaxmed1048

  • @bashkayousuf6233
    @bashkayousuf6233 4 ปีที่แล้ว +18

    Walaahi waan ilmeeyay waxaan rabi raxmaanka ka baryayaa inuu dhalinyartaas dhibaatada haysato iyo dhamaan muslimiinta daafaha caalamka lagu dhibaateynayo inuu raxmaanka farajbkheyrleh ufuro dhibaatadana kasaaro aamiin

  • @hodancismaaciil4419
    @hodancismaaciil4419 2 ปีที่แล้ว +26

    Ilaahayow adaa raxmaana ooraxiimee ooqafuuree illahayow kafuro rbiyow raxmaan amiin amiin😭😭😭😢😥😓

    • @yasminyusuf2834
      @yasminyusuf2834 10 หลายเดือนก่อน

      Waa iga ilmeysiiye 😢😢😢walal

  • @zakariyecabdinaasir1836
    @zakariyecabdinaasir1836 5 ปีที่แล้ว +187

    😭😭😭😭 war cuniga dhagaxa saaran lacag aan uaruurino

    • @MUUQAL251
      @MUUQAL251 5 หลายเดือนก่อน

      HADA 2024 LAMA RAA WLL
      TOLOW MAY BAXEEN

    • @cqaniclahi3532
      @cqaniclahi3532 4 หลายเดือนก่อน

      Meeshan aniga ku dhex jiro wll lkn hadda wan ka baxey Australia jooga​@@MUUQAL251

    • @maryuma____official2493
      @maryuma____official2493 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@MUUQAL251laga yaba baxe😢

  • @yusufsalat1636
    @yusufsalat1636 4 ปีที่แล้ว +33

    Xaa tahriib ku galiye yaa alaah 😭😭😭😭😭

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 4 ปีที่แล้ว +39

    ARAB WAAA CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 WLHI MAR AYAN KA JARI DOONA INSHALLAH

    • @FouadAhmedAli
      @FouadAhmedAli 6 หลายเดือนก่อน +3

      War jaamacadda carabta WAA inaynu ka baxnaa afka carabigana WAA in laga tir tiraa dalka. Afrikaan dhalad ah Baan nahay

  • @nafiso_nehaofficial2360
    @nafiso_nehaofficial2360 4 ปีที่แล้ว +13

    Ala xanun badana wiilasheni sidan aya lo galayaa illhayow fatax qer qabo uu bixii yarabii 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdishakureid795
    @abdishakureid795 4 ปีที่แล้ว +12

    Duco ayaaa ugu muhiimsan oo allena naga aqbalo illahaw cadawga gacantiisa ka badbaadi dhamaan umadaa ay haystaan الله اكبر

  • @hodanhassan893
    @hodanhassan893 4 ปีที่แล้ว +15

    wll wiilka soo duubaya khayr alle haku siiyo

  • @mrm2729
    @mrm2729 2 ปีที่แล้ว +20

    Abidkay sidaan qof ugu ooyay ugumaan ooyin 🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Umada aan ka dhashay ee soomaaliyeed maxay iiga oohiyaan markasta oo aan arko iyagoo magafe u xidhan 😭😭😭😭😭😭😭 walahi umada somaliyed dhamaantood wan jeclahay laakiin waan idiin baryaa tahriibka iska dhaafa 😭😭😭😭😭😭😭😭waan idin baryayaa 😭😭😭😭

    • @USAAMEMACALIN
      @USAAMEMACALIN หลายเดือนก่อน

      Hno mcn ani laftirkey tahriip isleh❤

  • @maslah345
    @maslah345 3 ปีที่แล้ว +11

    LAA ILAAHA ILALAAH WALEE QAYAAMO XISAAB AYAA JIRTO UMADA UMADA DHIBEYSA OO SAAN WAX UGALAAYO MASIIBO CIRKA IYO DHULKA ALLAHA UGA KEENO UMADA WAA DHIBEEN WEY SAXRIIRIYEEN

  • @bishaarcolow212
    @bishaarcolow212 2 ปีที่แล้ว +6

    Walal yalow hala iisoduceyo walalkey qali aya hada bada gelayo inow ilahay ka indo sabo wixii dibataysan inow cafiyo idin rajeyna aamin

    • @somali1-
      @somali1- ปีที่แล้ว

      Mabadbaadey walaal walalka

    • @UsaameDaahir-ig5kr
      @UsaameDaahir-ig5kr 3 หลายเดือนก่อน

      Ma noolyahay hda

  • @geneliabbe2849
    @geneliabbe2849 2 ปีที่แล้ว +5

    Haybad waxaad kuleedhahay Dhulkaaga Hooyo🇸🇴 Waana Lama Huraan Wlhi🇸🇴❣️❣️❣️

  • @hayatdagan5780
    @hayatdagan5780 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana allh wll ilahay haku barakeeyo walhi somalia inta dalka joogta iyo inta melaha kuxidhan waxba isma dhaman ilaahayoow somali u gargaar yaaarabi wll dadka udhexgala

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 5 ปีที่แล้ว +8

    Subhanalah waxaan waa cawaan muslim nala sheeganayaan ya allah dadkeyga u gargaar

    • @binoof1324
      @binoof1324 5 ปีที่แล้ว +1

      Slc walaal howl culus ayaad qabatay adiga iyo wiilka kale ee liibiya joogaba wuxuu yahayba
      Waxaan ku talin lahaa in aan wax lacaga lasiin ayadoon go aan wada jira aan meel lala dhigin hadii kale waxaa dhacee in masaakiintaa aad dilka u saa idi saan dhibkana ku sii bato maalinba vidio cusub iyo jirdil culus la soo dhigo meeshaan
      Heahiis guud oo degdega oo masaakiintaa lagu badnaadinaa ha laga shaqeeyo
      Wixii soomaliya oo liibiyaanka u sahla in ay soomali sidaa u galaana maalin waa laga goyn doonaa kuwo horana waa ay arkeen oo wadama kale waa lagu maxkamadeeyay wayna ku xiranyihiin ninkii umada intii dadaalkiisa la garab istaaga ilaahayna waa ka ajarsiin taariikhdana waa qoraysaa?

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 4 ปีที่แล้ว +14

    Allow dad kaan unaxariiso ganah fasaxa gacanta cadow ka aamiin aamiin aamiin ducada waa dhankiinah 💛💛👍👍💯💯💯⚽🖐

  • @yaasirmaxamed4656
    @yaasirmaxamed4656 4 ปีที่แล้ว +8

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun war inaan Somalia magafe kafurano qofwalba oo carab ah aan sidaan ugalno ayaa wacan

  • @hosainabdirisak
    @hosainabdirisak 10 หลายเดือนก่อน +9

    6 years ago 😢
    Hada malaga war haaya cunugaas dhagaxa saaran Yaa garanaya😢😢😢

    • @Abdirizaq565
      @Abdirizaq565 10 หลายเดือนก่อน

      Wlhi muuqalkan mar hora arkey hada xaaladisa allahu aclam inu Baxay u Badi

    • @hosainabdirisak
      @hosainabdirisak 10 หลายเดือนก่อน

      @@Abdirizaq565 Haa sxp ilaahay baa dhibkaas dhaafiyay Majiro Qof ilaa xiligaas joogaya magafaha dadka marku lacag kawaayo Asaga iska fasaxaya

    • @FahmoMaxamed-b3m
      @FahmoMaxamed-b3m 4 หลายเดือนก่อน

      my toos wa dila ​@@hosainabdirisak

    • @UsaameDaahir-ig5kr
      @UsaameDaahir-ig5kr 3 หลายเดือนก่อน

      ​@hosainabdirisak walaga yabaa

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 4 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah indhihi weyba i casadeen wlhi sidan u ilmeynayey war somali maxamedow sidani mey ino dambeysy ilahay ka cabdao kuwa joogow ka tusala qata umadiina war kuwa maqanow wa u soo taraa umadina dhiban iyo kuwa wax haystow allah aya gargar badane wixi karantiina u tara walalhiin.
    Talow imika ma laga soo saray dhibanayashaa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @yusraaden9598
    @yusraaden9598 4 ปีที่แล้ว +16

    Naxaris daranaaa libiyanku subxanallah

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 6 ปีที่แล้ว +27

    لا اله الا الله محمد رسول الله و لا حول و لا قوه الا بالله علي العظيم

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 ปีที่แล้ว +18

    Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @jijojijo2908
    @jijojijo2908 5 ปีที่แล้ว +24

    Subxanallah allah alahu akabar somaliyey intada qabiil iyo qurun ku jirtaan caruurti cadow ayaa cunaayo allah ha caafiyo kuwii dhibkaan ukeenay wadankeena wale akhira wxabaa idin yaalo

  • @abiazizahmed2808
    @abiazizahmed2808 3 ปีที่แล้ว +18

    حسبي الله ونعم الوكيل لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم سبحان الله العظيم رب العرش العظيم الحمد لله رب العالمين على النعم

    • @Yuuri5
      @Yuuri5 3 ปีที่แล้ว

      اخي كيف اتواصل معاهم ؟؟

  • @ifkaofficialcomxffcxfg5408
    @ifkaofficialcomxffcxfg5408 4 ปีที่แล้ว +20

    Ax walhi hoyo ban ahay wan damqaday walhi ilaheyow caafi😭😭😭😭

  • @faysalabdigelle6787
    @faysalabdigelle6787 4 ปีที่แล้ว +8

    inaalilaahi wa ina ilaahi raajicuun waan ilmeeyay

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 4 ปีที่แล้ว +8

    Hatii laka soo gaarin dadkan wallhi meshay ku dhaman nayaan wlhi 😰😰😰😥😥😥😥😥😰😰😰😥😥😥😰😰😰😥😥😥😥😥😰😰😰😰😰😰😥😥😥😥🕎

  • @cescophvlogs7839
    @cescophvlogs7839 4 ปีที่แล้ว +7

    WaLaalahu muzliminta ah haloo so duceeyo wllo 😭

  • @cabduqaadircumarxasanmanut4818
    @cabduqaadircumarxasanmanut4818 5 ปีที่แล้ว +15

    Wan fiirsan waayay wll waayo halkaas waxaa iiga maqan hooyadeey i dhashay wan seexan waayay hooyo ayaan la ahay mudo ka badan 10sano wlhi yaa allah ilaahayoow u gargaar umadeeyna yaa rabi
    Ciid allaala cidii warbixin ii heeysa waxeey igala soo xiriiri karta barteeyda facebooga oo ah
    /Cabduqaadir nadaara /

  • @xaliimoyuusuf1486
    @xaliimoyuusuf1486 4 ปีที่แล้ว +18

    😭😭😭😭😭Yaaa Allah u gar gaar umadaada 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo2514 4 ปีที่แล้ว +23

    This video make me cry I swear 😢😭

  • @nacimohuseein6674
    @nacimohuseein6674 4 ปีที่แล้ว +4

    Ina lilah waina ilahey rajucuun wlh waniska oye ilahayow ugar gar muslimta😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 4 หลายเดือนก่อน +1

    SubxaAllah SubxaAllah Allahu Akbar subxaAllah ilhey ha ugargar maskiin somaliya 😭😭😭😭😭

  • @ukjestoleofficial6055
    @ukjestoleofficial6055 3 ปีที่แล้ว +7

    Laa illaha ilalaha,ilalah,muxamadurasululah,scw wiilka soomaliga oo,arintan fududeyay aan udoceno maskiinka baxarweyn ayuukujira walahi

  • @naaniinaanii8670
    @naaniinaanii8670 4 ปีที่แล้ว +6

    War bastarka qemihi an ku ogaa wuba ka badiye lacagta aniga 1500 uu iga qatay an ila hada Ka samrin insha Allah qof libiyan malintan yurub xitaa ku arko wlhi Wan ku baxa waa balan

    • @solekhashuwa
      @solekhashuwa 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣 Ku bax wacalada

  • @zukhracabdilahi3450
    @zukhracabdilahi3450 4 ปีที่แล้ว +10

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭wall dalkeena maxa inaga kaxeeyay allehow usahal yaa rabi

  • @somalidvlotterywinners5941
    @somalidvlotterywinners5941 4 ปีที่แล้ว +12

    Laailaaha ila laah wlh waan la murugooday
    Allow ka soo saar Cadowgaas 🤲🤲🤲

  • @ukjestoleofficial6055
    @ukjestoleofficial6055 3 ปีที่แล้ว +3

    Adigana illahey qeer hakusiiyo wll qofkaafican waligey ma,arkin sidii walalka kuladhashay okale ayat ugunaxday aniga xittaa waan ooyay

  • @alikoapdy2283
    @alikoapdy2283 5 ปีที่แล้ว +11

    ilaah ha idinka badbaadiyo insh Allah

  • @axmedsanag3818
    @axmedsanag3818 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi San u ilmeynayey indhihi icasaday😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ruweydamxmed2844
    @ruweydamxmed2844 5 ปีที่แล้ว +18

    War farmajo aaaaaaaaaaway lailaha ilalahu wardadkan waxuqabo udane farmajo dadkan adeeykubahanyihin dadkan somaliyeed farmajo

  • @cismaanabshir7106
    @cismaanabshir7106 4 ปีที่แล้ว +8

    Alah waa dhib saan walhi asxpy caawiya alaah ilaah hacaawiyo

  • @safhs
    @safhs 5 ปีที่แล้ว +7

    war waxan wax la daawankaro ms aha ina lilah wa ina ileyhi rajicuun wa maxay waxan ala ya rabi

  • @ukjestoleofficial6055
    @ukjestoleofficial6055 3 ปีที่แล้ว +7

    Waĺahi masakinkan baxar ayuu kujira😪😪😭😭😭😭😭😭😭

  • @sacdiyosubanabubakar7029
    @sacdiyosubanabubakar7029 6 ปีที่แล้ว +4

    😫😫😫😫😫😫Allow ugargaaar umada somaliyeed wlhi waaa naxdin qadar rabi kUdhacdey waxba uma qawan garno awoda alle iska leh wan u duceyneynaa insha allah wey liwanayaaan Allowbu gargar adiga qafuur raxiim naxriiis badan amiiin allahuma allah wlhi waaa murugo

  • @sacdiyozeytun5685
    @sacdiyozeytun5685 4 ปีที่แล้ว +2

    Inailahi waa ina ilahi rajacun ilahayow rabiyow ugar gar umadeyna

  • @hamdiaden2351
    @hamdiaden2351 4 ปีที่แล้ว +5

    Allow Somali dibka ka sar adiga wayn oo wacid ah yaa rabi

  • @ibrahimmaxamed8430
    @ibrahimmaxamed8430 6 หลายเดือนก่อน

    bil ramadaan lagu jiraa ilaahayow u gargaar😢

  • @maxamadcumarxasandhoolcade3215
    @maxamadcumarxasandhoolcade3215 4 ปีที่แล้ว +17

    si kasto hanoqotee waxaan somali ugu baaqaa in la sameeyo 20 sanoo baadi goob ah oo ku saabsan dadka dunida nooga maqan

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 ปีที่แล้ว +8

    ilahay haa kaa sosaro dhaamaan dhaliinta meesha kujira

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว +2

    inaali llaah wainaa ileeyhi raajicuun alla indha xuma badanaa rabiyow ugar maskiinta dhibaateysan war somliyeey dahriibka isgadaaya rabigiini idin abuurtay ka baqa ee ku kalsonda dalkiina hooyo😰😰🥺😰😰😰😰😰😰

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow liibiyaan qaxootiya mar uun I tus

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah yaa rabbi dhalinyaradeena inta badan waxy kuu dhamadeen badda murug weynaa sorry 😭😭😭😭

  • @abdullahimursal8098
    @abdullahimursal8098 5 ปีที่แล้ว +5

    alaahu akbar.alaahu akbar alaahu akbar ilaahow idiin gargaar.

  • @aishasimanchannel3799
    @aishasimanchannel3799 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow musiibo rabaani ha idinku dhacdo liibiya muslimka waad dhibteen

  • @FouadAhmedAli
    @FouadAhmedAli 6 หลายเดือนก่อน +1

    Libya waligeed Nabad heli mayso Inshallah Amiin

  • @salmaibrahim123
    @salmaibrahim123 10 หลายเดือนก่อน +3

    Shekada qalbi kadib inta Video daabanaya 😢😢

  • @cazuuzaz3212
    @cazuuzaz3212 5 ปีที่แล้ว +14

    Subxana'Allah 😥😥😥

  • @axmedsanag3818
    @axmedsanag3818 4 ปีที่แล้ว +5

    Alle gacanta cadoga haynika sosaro wilka dhagaxa lasaray lacgta an u uririno😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yusufraulking4786
    @yusufraulking4786 4 ปีที่แล้ว +15

    Ilahow ka sar dadka mesha ku dhipataY saN😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ixsaanaxmed8153
    @ixsaanaxmed8153 4 ปีที่แล้ว +3

    Allhu akbar allhu akbar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 4 ปีที่แล้ว +5

    Thanks brother 👍 don't wory

    • @adanibrahim6004
      @adanibrahim6004 2 ปีที่แล้ว

      ilàaaho rabiyo raxmano ugargaar

  • @muhuboabdulahi4601
    @muhuboabdulahi4601 5 ปีที่แล้ว +6

    subxanalla hillahow xaqa nawada tuus yaa rabi

  • @quenbella6617
    @quenbella6617 3 ปีที่แล้ว +5

    Walahi waan ilmeeye 😭😭😭😭

  • @iqraahussein5987
    @iqraahussein5987 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilahyow ugargar I.a😭😭😭

  • @amiiramohamed5019
    @amiiramohamed5019 3 ปีที่แล้ว +3

    Allh ha u gargaaro

  • @noqoadoonilahay3609
    @noqoadoonilahay3609 3 ปีที่แล้ว +12

    wllhi si dhab ah ayan u ooyay 😥😥😥😥

  • @maryansheikh2085
    @maryansheikh2085 5 ปีที่แล้ว +22

    Balayo idinku dhacday mexey sas ugu galeen calol xuma bdnaaaaaaaa 😭😭😭😭

  • @شيخعبدرشيدعليصوفي
    @شيخعبدرشيدعليصوفي 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi waa ku jiray kuwaa Lakin hadda new silan baa joga alx walhi dalkina iska joga anaga ka waya aragnay wayo Marka hore waxaa ka fakaray yurub Marka damebena goorma dhimanay marakaa alx dalkiina wax dhaama la waa yurub markaa adid baa naad xitaa amni helay wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @quenziman79
      @quenziman79 ปีที่แล้ว

      Wllo inan tahriibo rabaa wxsna inn maro diyr u ahay hdna i..a inn bxo raba ilhy hy amnsado

    • @BULSHOKAAPE
      @BULSHOKAAPE ปีที่แล้ว +1

      ​@@quenziman79 Wlashey Ka Joog 😢

    • @genrichyagoda715
      @genrichyagoda715 ปีที่แล้ว

      @@quenziman79 xageed joogta aniga ku guursan oo wax ku siin🎉

  • @haniqueenibrahim7651
    @haniqueenibrahim7651 4 ปีที่แล้ว +3

    Wll igu soo duceeya walashay oo cadawga gacanta ugu jirta

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 2 ปีที่แล้ว +1

      Illahay maka so samato saaray wll

  • @ilkacaczeoffical7082
    @ilkacaczeoffical7082 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow How umadaahaa dhibta kasaar Aday Awoodaa tahaye🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hayti8085
    @hayti8085 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalh ya rabi ilayahow ugar gar ya allh Walhi Wan ilmeyey ax😢😭🥺🥺

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi 8 หลายเดือนก่อน

    Waa d mahasantaahaye waallaal somalidou ha guurmatoo

  • @abdicasiis2510
    @abdicasiis2510 5 ปีที่แล้ว +5

    Cabdiraxmaan cabdishakuur kufiicnaa in dhagax lasaaro carabta isagaa jecel

  • @seynab5
    @seynab5 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow kasoo saar aamiin aamiin

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 4 ปีที่แล้ว +12

    Habeen walbo xabad mu si daayo 😡😡😥😥😥doqnka Somaliga sheganaaya

    • @nimcocabdi5692
      @nimcocabdi5692 4 ปีที่แล้ว +3

      Hadu sidayo
      Isaga ladiyala
      Wlo wlhi wa ninrageed
      Illahay haw gargaaro
      Aamiin

    • @maarisaali523
      @maarisaali523 4 ปีที่แล้ว +1

      Dadka wey tirsan yihiin sidii Xoolaha cml

  • @muqiibsaban947
    @muqiibsaban947 6 ปีที่แล้ว +37

    wlhi anaa kujiray lkn hada mnsha allh jarmalka ayaan jooga yaa ila xidhiidhaya

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 4 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢. Enaguna qabiil qabiil isucunaynaa dadkeenina. Sidii xoolihii meel lagu xeraystay

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 4 ปีที่แล้ว +7

    ما شا ء الله

  • @sahalsulubibrahim2389
    @sahalsulubibrahim2389 5 ปีที่แล้ว +1

    subxaaanalah allow u gar gaaar umadaas dowlada soomaliya waxan unaleyna wey arkeysa waxa meesha kadhacaya

  • @xasansiidi1169
    @xasansiidi1169 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaha kasoo badbaadiyo

  • @CumaraxmadA
    @CumaraxmadA 7 หลายเดือนก่อน

    Dadkaygoow mar un waa inkasaari doonaa inshaa

  • @munozaki8921
    @munozaki8921 4 ปีที่แล้ว +2

    Laaxola walla quwata illa billaha😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱.inaalillahi wainaa illehi rajacuna,

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว +12

    Inalilah rajouroun i hope the become free salman do the best

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo waa murajiyeyen jooga ma maqal wlhi wan naxay allah ha bad badiyo

  • @hanimohammed4720
    @hanimohammed4720 5 ปีที่แล้ว +2

    Kan hadloya waa muqalas waa khatar INSHALLAH ILLAHA BAA IDINLA XISAABTIMI DOONA NAGA DHAAFA MURUGADA EE DADKAAS DHAN MEESHA WAXAA GEEYEY AYAGA

  • @farahliiban6266
    @farahliiban6266 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahayo u yasir subxanalaah yaa rabi ilahay faraj kayr qaba u fur

  • @hibonuuro4007
    @hibonuuro4007 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi wn qiroday marka la weydii wadankinii ma ledin celinaa haa bee ku wada oyeen wilka wareysana xatee wu oyey wlhi wa arin murug leh😭😭😭😭

  • @fariixacabdi3158
    @fariixacabdi3158 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow ugar gar wllhi waan oyeey😭😭😭

  • @asmomohamed7702
    @asmomohamed7702 6 หลายเดือนก่อน

    Ihy inda ku dhimatay ilhy ha unaxaristo

  • @شيخعبدرشيدعليصوفي
    @شيخعبدرشيدعليصوفي 2 ปีที่แล้ว

    2021 alx xoriyad somlia ilhy ha unaxariisto wlhi

  • @sahroatooresahroatoore9654
    @sahroatooresahroatoore9654 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc.walal waxaa iga Mahan oo la yiraahad cabdiraaxman axmed cismaan ee ii waydii

  • @munamuuse8649
    @munamuuse8649 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Waan ilmeeyay😭😭😭😭😭😭😭

  • @عنحبالاهليانامااتوبا
    @عنحبالاهليانامااتوبا 5 ปีที่แล้ว +9

    الله يكون بعونكم ويفك اثركم

  • @mamaxaashi6358
    @mamaxaashi6358 3 ปีที่แล้ว +5

    inaalilaah wainailahi rajacuun 😥

  • @aaminacabdullaahi5877
    @aaminacabdullaahi5877 5 ปีที่แล้ว +4

    wlh blh aniga cw lajogi waye urxumo aya la ooye somaliyeey waad aragtan dhibka meel kasta idinka heesto cadowgina aya aad ubatay somaliyeey meelkasta aadku dhibeysantohin allh ha idin saqaro wllh aad baa ujiraracoday oyihinta wiilka marka arkay aya iscelin waye wll salaman ajar iyo xasanad allh haka siyo adna inta udamqatay dadka alllh ha idila jiro kuligina