ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wiil u tahriibay Dhawr iyo Toban Dal | Qaybtii Labaad - Kartida Bulshada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 มี.ค. 2019

ความคิดเห็น • 691

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 3 ปีที่แล้ว +10

    Brother anagaa reer somalia ah wlhi blhi tlhi nin kaa raganimo badan inuusan jirin Brother qabiil wixii soo qora waa nooca aan waligood hooyadood ka ag tagin 🙏🏾🙏🏾🙏🏾 I respect you bro from the bottom of my heart

  • @dariilahayiiguraac8976
    @dariilahayiiguraac8976 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allahu waa wiil dhalin yaro aah oo aad udeegen wa wil maskax fuurun waxay ku ciiyaren nustaqbalku hiigsanayay waa yartahay raga dadiisa ah oo siidas ay ugamuqato degenan iyo xeegmad iyo tanasul u cafinayo dhiki logeyistay marlabad Mansha allahu qurux

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +36

    He got emotional when he mentioned calling his mother from Muqdisho😥😥😥😥😥😥😥😥😥
    I felt his pain I swear to Allah
    The end he hold his tears back and bravely shown courage and strengthen
    Mashallah Huuno
    You can definitely still be a Dr and help your people

    • @abdirahmanise3824
      @abdirahmanise3824 5 ปีที่แล้ว +2

      Thank u for feeling bro beentaa maaha walee

    • @popfirex2059
      @popfirex2059 2 ปีที่แล้ว +1

      Adke weeye ninkan zxp

    • @cheese9865
      @cheese9865 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanise3824 are you the man in the interview?

  • @gouleittsheekhxareed1490
    @gouleittsheekhxareed1490 5 ปีที่แล้ว +35

    Qofka Hadalkiisa Kuugu Filan Intay Aqontiisu Tahay. Kalsooni Iyo Raali Ahaansho Ayaa Ka Muuqata.
    Waa Qiso Xanuun Badan Xaqiiq. Se Alle Ha Siiyo Insha allah Wax Ka Farxiya Oo Uu Ku Ilaawo Dhibatada Soo Martay.
    Ilaahay Qofku Jecelyahay Uunbu Imtixaama .:DxD

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 5 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi yarkaan aad ayuu u qalbi fcn u Samar badan yhy
    Wll wax ka qeyr badan Allaha Ku siiyo
    Guuleyso mustaqbal wangsn kuu rajeynaaaa

  • @dualedeol8803
    @dualedeol8803 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wallahi walaal waan kuladareemi karaa dhibkaas sobabtoo ah aniga laftigayga ayaa soo maray meeshas 2014 December wallahi safarkii iigu adkaa ayuu ahaa waxaan xirnaa more than a year waa markii labilaabayay celinta marka la isoo daayay aadbaan ulaqiirooday wallahi ragbadan oo asxaab aan nahay ayaa laceliyay qaar waydhinteen hadda allaha unaxariisto qaarna muqdisho iyo Jigjiga iyo Yurub ayay hadda joogaan aadbaan udareemayaa dhibka meeshaas nagasoo maray respect my brother you will achieve your goals inshallah brother

  • @abdixakiimjama8632
    @abdixakiimjama8632 5 ปีที่แล้ว +4

    Somali dhamaantiin waan idin salaamay salaan ka bacdi muraad baan leeyahee iisoo duceeya in ilaahay muraadkayga oosan isiiyo

  • @kooshinderi731
    @kooshinderi731 5 ปีที่แล้ว +22

    Waan ilmeeyey markuu kahadlay arimaha hooyada ilaahow Hooyo hacadaabin

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah nin aad iyo aad u caqli badan waliba samir badan insha Allah mustaqbal wngsn ayaad xaga Eebe aad ka heli. Waxkasta waa qadar Allah.

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 5 ปีที่แล้ว +41

    14:30 Hooyo iska waran Nabad
    Hooyo Muqdisho jooga
    Hooyo maxaad igu ciyaraysa. Really halkaa marku ka sheekaynayo waad dareemi karta sida qalbigiisu u ruxmayo Sxp You are Strong ....💯

    • @doordie481
      @doordie481 4 ปีที่แล้ว

      Salaam, walaal waan ka xumahay wixii indiin ku dhacay, laakiin adiga iyo dadka kula midka ah ee dhibaatada waaya arag u ah uma haboona hadalada qaar in ay ku hadlaan, sababtoo ah wadamada adduunka ee aad socdaalka ku martay ama aad qaxootiga ku hahaayd midnimo ayeey ku gaareen horumarkaas. Laakin adiga in ad kala fogeeyso umadda soomaaliyeed ee aad marna somaaliland wax ku raadisid marna soomaaliya sow lagama fiicna? Waxaan aniga is weeydiiyaa waxa idiinka qaldan, markeey tahay danaha gaarka ee shaqsiyeed somaliya ahaan bead u hadleeysaan, tan guud waxaad u tihiin reer somaaliland. Waxaa ila haboon inaad noqotaan ummad madaxeeda hal dhinac u xiirmo, laakin teydana anaa leh taadana kula lihi, arinkaas maaha wax wanaagsan. Meeqa dad ah oo reer koofur iyo reer waaqooyi ayaa magaca soomaali dartiis ayaa hargeysa iyo somaliland guud ahaan lagu dhibaa? Hadeey noqon lahayd degaan, wax barasho iyo socdaalka. Imisa ayaa xabsiyada ku jirta oo coldoon ka midyahay? Qofka mawaadinka ah waa inuu hal qadiyad leeyahay!!!!!, sorry to say that.

    • @AsmaAsmaay
      @AsmaAsmaay หลายเดือนก่อน

      Masha allah waa wiil degen caqli badan alle nolasha hakuu hagaajo wl keep going

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah Waa kuu qorayd , smart 👍 Waxay qaateen Laaluush. Somali Embassy.

  • @hamsekaafi8949
    @hamsekaafi8949 5 ปีที่แล้ว +22

    WlHI Waa Nin Odeya Ninkani Lipaaax *Abdirahmaan Dalmar* Bro Mustaqbal Fcan Ayaan Ku rajeynayaa ❤

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 4 ปีที่แล้ว +1

      wll wiilkaas numberkiisa isoo sii wlhi wn la ilmeeyey

  • @hassandeeq193
    @hassandeeq193 3 หลายเดือนก่อน

    Videa wuxu isoo gaaray 2024 bisha may 2 wiilkaan taariikhdiisu waa taariikh xanuun badan dhibaatada soo maray alle hakugu badalo badal qayr qaba o ka farxiyo. somali waa somali

  • @hazaziyare9662
    @hazaziyare9662 5 ปีที่แล้ว +5

    wlh waa qiso xanun badan wx uu ka sheekaynayo c.raxmaa insha allah maalin uun way noqadoontaa inaga oo dal sharaf leh noqono

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdirahman: allah make him a plan……and this young man is a very strong mentally and physically………..as I can see , he’s happy and charm………. Cheerful and joyful while he’s speaking on the tv…….I do like abdirahman ………. “Waxaan la yaabanahay ilaa iyo iminka sida inankaasi u dhex- jibaaxey ilaa iyo 11 wadan oo caalamka ka mid ah” ………. “What a full of history about Abdirahman “

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 5 ปีที่แล้ว +16

    IlaaaHy baa risaaqada bixiyaH ilahyna wiillkan meel ka khayr badan buu gayn

  • @ismailhindi2953
    @ismailhindi2953 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa qiso lagu cimro qabto runti waxaas oo dhiba waxaa kugu kalifay doqon alle xil udhibay oon garanayn masuuliyadi loo igmaday
    Waxaan alle kaga baryaya inaad ku samiro ku cimro qadato nolol quruxbadan aad samaysato guulayso wllo❤️🙏🏻

  • @zackjacfar3724
    @zackjacfar3724 5 ปีที่แล้ว +4

    ABDIRAHMAN DALMAR you speak great heartbreaking waye wlhi when you call mom n said mom am in mugdisho 😓😓 what she feel only Allah knows 😑😑 am so sorry wll (no one knows about tomorrow except Allah swt I hope u bright future my brother and you will get another opportunities to develop your life and your family, Insh Allah waan sugeyna buuga aad qoreyso, mida kle If we are reeer koonfur am amaba reer xmr ninka reer waqooyga amaba isaaqa ah ee nala ceeshay un baa garan Nuuca aan nahay maybe shaqsiyad xun we jiraan lkn shacabka ama bulushada wlhi hormarkiina jclhy reer waqooyga one love our people.

  • @waayoarag7829
    @waayoarag7829 5 ปีที่แล้ว +10

    Waxan tegay yamen ,oman, suadiga, ethopia , sudan, liibiya, italy, germany ,france sweden ,belgium intaaso wadan safaarad somalia way ku takooraan dadka somalilander kaa wax ay haystaana waa calankii aanu ukeenay wilina sidaasay nasii haystaan nacala idinku taala qadadwayn

  • @LiveTikTokSomalipeople
    @LiveTikTokSomalipeople ปีที่แล้ว

    Ilahay badel khyr qaba haku siiyo iyo nolol wacan mustaqbal fcn

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 ปีที่แล้ว +56

    Dalkagad haybad ku leda hay East and west home is the best we love our country somaliland

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAH Ilaahay ha ku xafido Habo Cabdiraxmaan waa wiil nadiif ah oo somali iyo sld kalama saarin iska daaya labada dhanba uqtada

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 5 ปีที่แล้ว +9

    walalo aaD Baan oo guu riyaqay sheekadada runti waax run Ah yaadka haadashay oo waax jiira Ah EE Ilhaahey hakuu Xafiido Br0ther Ameen Ameen Ameen BaanKu LeeyaHay

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว +8

    Dhalinyaro somalilander ah oo dhul shisheeye jooga in loo diido xaqiisa waa ayaan darro in badan baan la yaabanaa dadka iga waa weyn ooo kasoo horjeeda somalinimadii lkn waaa wax jira oheeeeey oheeey soomaalaay silic ku nooleey oheeeeey 😭😭😭

  • @hamseofficial
    @hamseofficial 5 ปีที่แล้ว +37

    Qaybta sadexaad?? Biyo is hordhiga waa waraysi dheer runtii

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว +21

    QISO CAJIIBA,,, Mar hadii AAD kasoo badbaadey Nin nasiib badan ayaad tahay ,,, SOUTH AMERICA,,, NIMANKII, CARTEL
    Haduu ka badbaadey,, oo dalkiisii lagu soo celiyay isagoo Nabada ALXAMDULILA,,,WAXAAD TAHAY NIN QALBI ADAG OO IIMAANKIISU #BUUXO , #BE STRONG MY BROTHER,, QURBE WAXBA MAYAALAAN,,,,,,ragu waa sadex,,, nooc,, 1-uur Ku ciroole, 2-Adin Ku ciroole, 3-Madax Ku ciroole,,,,
    Sxb waxaad tahay ((ADIN KU CIROOLE,,))), waayo araga,,,,👍👍noloshu waa kaca Kuf,, khayr ayaa kuugu XIGA#WALAAL habeen kaama tegin,

    • @warsameapdulallahi1527
      @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว

      Zxp nimanka cartel maxa ula jeedo gang miya

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว

      @@warsameapdulallahi1527 ,,haa walal waa MAFIA,, DADKA GOOGOOYA OO KA GANACSADA,,jirkooda,,,waxay iibiyaan DRUGS,, AMA MAANDOORIYAASHA, NOOC KASTA,,, waana #LATINO,,,,ilaa Colombia 🇸🇻mexico,,ayey ka QADHAABTAAN,,,, ISBAAROOYIN,, ayey leeyihiin,, dadka meherada leh sida alshabaab oo kale ayey #LACAG baada ka qaadaan,, lagama sheekeen karo,,, sxb

    • @warsameapdulallahi1527
      @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว

      @@kaareburburiyeHaa macquul noi Hadan kula kaftamo adiga wadada rafka waad soo jeexday si ay ila thay if possible Balo waa dhibaato ileen maafiyo nuucan aya jiro alah muslim haka badbaadiyo ee mesha ay joogan marayo meel walba shufto aya jogto

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว

      @@warsameapdulallahi1527 ,,lol may sxb XOGTAA AYAAN HAYAA GOBOLKA CALIFORNIA ayaan deganaan jirey hada ka hor,, waxaan arkey dad kasoo BADBAADEY,, #ANIGU wakhti hore ayaan imi 🇺🇸 berigaas lama aqoon,, KHADKAN

    • @warsameapdulallahi1527
      @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว

      @@kaareburburiye ha dabcan wan daremay Nio Sida Aad xog ogaal u tahay ama xogta rasmiga Aad hayso Thank you

  • @nafisaibrahim9665
    @nafisaibrahim9665 5 ปีที่แล้ว +16

    C/raxmaan wll nin adag ayaad tahay wll waxaan kaa codsanayaa in aad buug ka qorto story waayo waa safar cajiiba anigu waxaan joogaa turkey waxaan ku socday giriiga to yurub to America lakiin hada waan ka tanaasulay markaan qisada dhagaystay wll buga dhawaan Soo Saar ilàhay nolol ka fican ha kuugu badalo hawbixan waa aduunyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allah. Ilaahow wadankeena nabad noogu dhig. Aamiin yaa Rabbi

  • @suhufboy2738
    @suhufboy2738 5 ปีที่แล้ว +16

    32 wadan baan tagay caalamka
    5 khaarad ee aduunka 3 baan tagay Socdaalku waa waayo arag nimo awoowe ❤️✌️

    • @najmamahamed9390
      @najmamahamed9390 3 ปีที่แล้ว

      dad qar aya bila micniya lkn wiilkan aadyan uga xumahy caolshoda ushaystaya sha kalumiyey mustaqblkiisa horumarka ayey udiidayen almaxy nadhahan wan idinjecelanhy hadana ay nagatogtan curadad dalka wax usosarilaha wale qofki nabsigalaa wu hela wataa idinhysa ee aduso jidan shacbkina an waxpa galbsan wllhi wy ig go antahay aniga inan somliya lalmidobo wyo wadnkayga isagoo nabada ayan kudhashy kunasobarbary illhy ay idinkala xisabtamay waxyalhd nogysanysan 30ka sane sosocda umlaynmayo iny nabd helysan intaad xasidnimada kujirtan

    • @husseindaahir8749
      @husseindaahir8749 2 ปีที่แล้ว

      Waxa laga yaaba inaad visa ku tagtay adigu lkn ninka ragga ee la werysanya jab ayuu ku tagay isku midna ma noqon kartan

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 5 ปีที่แล้ว +2

    SOMALILANDER adigoo ah ha baryin wadan kale kaliya wadankaaga ka fikir sidii loo aqoonsan lahaa si aad sharaf u yeelato 💪💪

  • @haajiosmaan1062
    @haajiosmaan1062 5 ปีที่แล้ว +19

    Waxan ilaahey kuugu baryayaa incha allah mustaqpalka inad somaliland madaxweyne kanoqotid incha allah

    • @khalidjama1218
      @khalidjama1218 4 ปีที่แล้ว

      Wacle

    • @sadiyaahmed3820
      @sadiyaahmed3820 4 ปีที่แล้ว

      Laakiin angu waxaan arkay in ay qofkast a ayay cadaynata in aad soomaali tahay dadka saas Bay udhibaan

  • @baresuldaan9812
    @baresuldaan9812 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ninkan wa libaax imikana isha allah wax san ayan kaga rejaynynaa wadankaga hooyo. Khashinka ku xasidayna ilahay melkale ka siin

  • @matchdayhighlights7674
    @matchdayhighlights7674 5 ปีที่แล้ว +6

    Dadku waa isku xaq
    Reer waqooyigu iyo reer koonfurku waa isku xuquuq
    Dadka reeer somaliland waxaan u sheegaya in ay san jirin qof qof ka sareeyaa
    Cabdiraxmaan waa nin geesi ah legend ah'Waayo arag ah

  • @jayjay201023
    @jayjay201023 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah don't worry brother in this world you see everything be positive and move on may Allah bless thank you

  • @mohamedcaabi7958
    @mohamedcaabi7958 8 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay naarta haku fogeeyo ninkaa sidaa dadka u galay😢😢😢😢

  • @badriyamohamed7303
    @badriyamohamed7303 5 ปีที่แล้ว +3

    insha allah waxaan rajay nayaa in ad buug ka qor to nolashaada waa history waan kuso ducaynayaa wax qayrqaba waad hili

  • @mic806
    @mic806 2 ปีที่แล้ว +5

    I am from mugdisho and I agree bro.
    Forgot about Somalia or Somaliland, we are one (Somalian)
    Thank you so much

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +1

      No bro somalia is a region than somaliland is the country

    • @cliftonbright8161
      @cliftonbright8161 2 ปีที่แล้ว

      B

  • @fatumaahmed4002
    @fatumaahmed4002 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlky wxd ku faraxdo oonad kanixin waligaa cimri dheraad iyo horta cafimadka aad hada qabto rabi insha allaah haku raajiyo wllo farxad kaaa maydha wixii kuso marayna rabi hakusiiyo wllo insha allaaah

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb7903 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay idankis alle hakugu bedelo waxka khayrbadan oodku faraxdo in shaa Allah walalo hadad badqabto intasa waxlo dhiga jirin.

  • @husseindaahir8749
    @husseindaahir8749 2 ปีที่แล้ว +1

    He is 💪strong man walhi kuwa mustqablka ka burburiyay waxaan rajanyaa inay iyguna mustqabal la,aan noqdan ha is dhiibin brother wad guulsan doonta

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waa nin waayo arag ah aqoon iyo maskax balaadhni ay ugu darsantay. Keep going jaalle.

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว +6

    Haah igadaa sxb hayxasuusin,
    2013 aniga oo jooga safaarada soomaalida ee sanca ayaan waxaan kusoo galay gabadh loodiiday passport-kii soomaaliga waliba wallaahi waxa lagu idhi somaliland baad sheegataane iyada baasaboor hakusiiso!!! Maalintaas ayaan anigu nacay soomaali koonfureed

    • @saynabahmed4306
      @saynabahmed4306 5 ปีที่แล้ว

      Zhp walaHy WiiLkaN Waa Nin adaG isagoo niyaD jabka intaa leeG ku dhacaY ayaaN hadana wax Dhaawaca maskaxdiizu gaadhin kuwii La zocdaY Qaar ayaa waashaY waxaNi passabort Aa u sababa aHa Ax walaHy Hamiguu laHaa ee laga baabiiyey iyo safarkiiza khatarta badana ee laga zoo celiyey Somalia soomaliland waa walaaleheen leeyiHiin Zaana wey zameYnaya calanka blue Lama tusi karo iLaaHeyna ima hoos geeyo yidhi 😔

    • @Xaajidigaalemedia
      @Xaajidigaalemedia 5 ปีที่แล้ว +1

      Reer somaliya wixii aabahood Siyaad Kama weynaanyaan waligood inaan Mardanbe kubiirnana dagaal ayaan kaxignaa qudhunka

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว

    Rag ciil cadaab ka dooray baa la yidhi waxaa soo dhibaata ah Abdirahman iyo in badan oo la mida waxa ku kalifay safaarada Somalia ee dalka Masar safaarada waxan leeyahay Alle ka baqa oo cadaalad u sameeya dhalinyarada aad xilka u haysaan sinaan u muujiga dhilanta na waxan kula talinayaa inay Allah ku xirnaadaan wax walba ood waydo na ha quusanina noloshu mar unbaa heer laga gaadhaa Abdirahman waxan ku leeyahay qasaaro ma joogtid waxaad u soo noqotay walidiintaadi iyo wadan kaagii oo shalayba aad wax u soo baranaysay maantana wax walbaad ku soo biidhin kartaa Imaankagu waa uu sareeyaa masha allah alle ha kuu siyaadsho wllo

  • @mohamedabdirazack4853
    @mohamedabdirazack4853 5 ปีที่แล้ว +17

    Saab tv wiilkaan aad buu u caqli badanyahay waa dalmar waxaa ka muuqata kalsooni
    Lkn wariyaha kabadala ama su alaaha kasoo hagaajiya oo su aalo muhiim u ah bulshada ka faa iidaysanysa usoo dhiiba

    • @khadarabdidhere1424
      @khadarabdidhere1424 5 ปีที่แล้ว

      Waaa runtaaa libaax cabdi salan hereri ayuu u bahan yahay

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 5 ปีที่แล้ว +9

    walal ilahay waxan kaga baryaya inad aakhiriyo adunba guulaysato ilahay wadankaga kugu dajiyo aabaha iyo hooyadana aad qalbiga u dajiso oo abaalkay kuu soo galen aad u gudo janada waxay ku jirta raligalinta ilahsy iyo walidkaga

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye ducaysane alle haw naxariisto walaal qiima badan buu ahaa 🤲

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn 9 หลายเดือนก่อน

    Abdirahmanowww gesi ba tahay wllo nabad io nolol ayan ku rajaynaya I.. a 😢🤴🏽❤️🥺

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 5 ปีที่แล้ว +4

    ilaahow calanka buluugaa baahidiisa intaan nolol ku arki lahaa dhimasho diin iYo sharaf iYo farxad iiga muuqataan kaa barYaaYaa ilaahow calanka towxiidkaaga leh hoostiisa igu dil ama igu doori Laakiin baahi calan buluugaan kaa magan galaY

  • @drshafsaabdihashi1690
    @drshafsaabdihashi1690 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah mashallah wlky c/raxmaan waa nin adag niyadiisa raacin dhulkale dhulkiisa kufaraxsan iyo gobalkii geesiyiinta Togdheer kasoojeeda nin kasoo jeedaa cayaar cayaar maaha halyay dalmar guulayso

  • @khadroabdirahman9341
    @khadroabdirahman9341 5 ปีที่แล้ว +17

    masha Allaah wa wiil geesiya Alle waxan kaga barayay inu wax khayr qaaba burco hakugu siiyo

  • @kaabafaraah6175
    @kaabafaraah6175 5 ปีที่แล้ว +11

    Wll wlhy socdaal dheer somarty mustaqbal wnagsan iyo nolol farxadle ku rajaynayaaaa insha allah

  • @rashidadan8274
    @rashidadan8274 5 ปีที่แล้ว +9

    Manshaa Allah, I have enjoyed every second of this Interview. ABDULRAHMAN..my dear brother,. I WOULD ENCOURAGE YOU TO HAVE an ambition beyond than Somaliland. Your voice speaks for itself your entire ethic of Somali people no matter where they are NEED A PERSON LIKE YOU. I wish you all the best of luck with whatever you pursue in your life and May ALLAH(S.w) make things easy for all of us.

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 4 ปีที่แล้ว

    Allah yacizak, waa nin qiimo badan oo garanayaha waxa soomaalinimada iyo wadaniyadu tahay. Ilaahay khayr ha ku siiyo.

  • @shushunuura5051
    @shushunuura5051 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhib qof intaas oo qarash iyo waqtii ah ka baxay in hamigii uu lahaa wayo
    Alhamdulillah see waxuu yimid dhulkiisiii hooyo intaasnna cashar ha u noqoto oo maanta macaanka dhulkiisa iyo isago cafimad qaba in u yimid ha ku xamdiyo
    Tan somali iyo somaliland ku hayanna somaliland wax la dhaho ma jirte somalinimadiina ku jooga aduunka yuurub Africa Asia carab somalinimo wax aan ku joogin ma arkin somalinimo baan arkay umadyahay caruurta cuqdada ka daya..........waxaan xaq u lahaynna inaga isku keenay sabaabto ah waxaynu u sacab tunna tuug aan nafteena wax inogu oolle. Safarad kuma qod qodee caqligaga ku qod qoday

  • @khadijoaden6958
    @khadijoaden6958 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaaa alaaah wiiil aqli iyo waayo aragnimo leh .oo imaan leh ilahay talo saartay ilahay badal khayr qabo haku siiyo

  • @sayd5301
    @sayd5301 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭hooyo waa nolosha aduunka allow u naxariso hooyo iyo walidkeenba intii dhimatay😭😭😭

  • @jamalismail2568
    @jamalismail2568 5 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa Allaah abdiraxmaan ciise aadan indr nin waayo arag ah baa tahay

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 ปีที่แล้ว +2

    SXB Wlahi Legend Baad Nolosha Waxbadan Soo Arkay Macaan iyo qadhaadh Insha Allah Nasiibkaga Waad Heli mar uun Nin Ragana Waa Kii Markasta Dhabar Adayga Waqtiga Intiisa wacnaa Waa ku soo Mari Doona marnaba ha niyad Jabin 👍🏽👍🏽

  • @aweisabdikarimshire2732
    @aweisabdikarimshire2732 5 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaanti Waa Qiso sheeko iyo Dhacdo Laga Sameen karo Musalsalaad.
    waxa inka codsanaa Saab Tv in yarkaas idinkoo mahadsan In Wiilkas Cinwankisa aan kala Xariiro isoo radisaan hadaa hysan indinkoo mahadsan

  • @asiomahamed1227
    @asiomahamed1227 5 ปีที่แล้ว +9

    Hadku mawada xuma ee inta xun baa kacod dheeraaday
    Waa dhibaatada dawlad la aanta alle hanoo naxariisto

  • @bileawil6095
    @bileawil6095 5 ปีที่แล้ว +7

    14:00 hooyo maxad iigu ciyaaraysa axay ax kama xuman inuu wiilkeedii wadankiisi yimid lkn bal dhanka kale ka eeg iyadu mustaqbal iyo hamigiisa u raadinysa inuu kuso hungoobo rajadii uu rajaynayay.

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 5 ปีที่แล้ว +23

    waa in dawlada somalia magdhaw iyo dubu dajin siisaa dadkaa dhibta badan soomaray

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh meeel qarax kharibay baad leedahy wax ka qabato

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว

      Dib udajin kama rabaan oo dhulkooday joogaan lkn waxay kaqasaariyeen inay siiyaan way fududahay lkn masiinaayaane Ethiopia bay hiil iyo hoo uga dhigaan muwaadiniintaan dhibkoodu uma muuqdo

    • @kevintrass5747
      @kevintrass5747 5 ปีที่แล้ว

      Orod aduu sii dee maskaxdaa ku taagane dal burburey bad wax bixi ledahay

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว

      @@kevintrass5747 bro dalka waa burbursanyahay lkn dhaqaalihii Bankiyada iyo accountiyada madaxduu kabuuxaa. Marka waa wax fudud. Maxaa ileedahy dowlada Somalida dadka aysoo celisay oo aan gaareyn 200 oo qof bay waxay u awoodi waysay xoogaa midwalba dhowr kun oo ay qaybsadaan. Aqligu hashaqeeyo muwaadinka dhibkiisu wadaniga uu xanuujinaayo intaas waa wax lagu qadeeyo markay shiraayaan.

    • @kevintrass5747
      @kevintrass5747 5 ปีที่แล้ว

      @@blamemenotreligion2225
      Dal Burburey dadkiisi baanahay bro Qabyaalad ba lafta inaga gashey

  • @monamohmet8870
    @monamohmet8870 7 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto weriyaha

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 ปีที่แล้ว +14

    don't worry inshallah bright future is ahead of you well educated man

    • @reo9475
      @reo9475 5 ปีที่แล้ว

      Mandeeq Ahmed
      Inshallah I felt his paint and disappointments wallahi
      😥😥😥

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlahi qaybtii horena waan soo daawaday wiiilkan qiso cajiiiba buu soo maray waa waayo arag aqli iyo daganaan baa ka muqata lanbarkiiisa hadii laygu caaawinkaro abowe plze ila so xiriiir sabiiha2001@gmail.com wa gmailkayga hadaad akhriso qoraalkaygan maalin un

  • @jamaguled4916
    @jamaguled4916 5 ปีที่แล้ว +1

    Runtii markuu ka waramayo qiisada yar ee dhex martay isaga iyo hooyadii waxay ka hadlaysaa dareen gar ah kaas oo ay hooyadu qalbigeeda waxyaabo badan iiska waydiisay
    Zxp Alxm maanta mar hadii aad nabad qabto illahay ayaa mahad iska leh waxad tahay waayo arag dhamaystiran Incha allh waxan illahay ku waydiinayaa nolol farxad leh 💯🙏🙏🙏

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 5 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waa legend ninkaan aduun oo dhan lug soomariyay, sxb qisadaadu way idamqisay, farxad iyo hurmaraad halkaa kabilowdaan kurajaynayaa, waana kusoboqandoonaa inshaa allah.

  • @abdishakurawowga1255
    @abdishakurawowga1255 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle waxkhyleh hakugubedelo riyooyinkaagina waa sidoodii waxbo hka bedelin maalin uun bey kuu hagagey insha Allah cmw

  • @zamioapdi5640
    @zamioapdi5640 ปีที่แล้ว

    Alle hakuunaxariisto wllo ducaysane😰👏

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 ปีที่แล้ว +4

    mashallah guulayso very intelligent man👍👍👏👏👏👌👌👌

  • @ahzaapjr4145
    @ahzaapjr4145 5 ปีที่แล้ว +3

    Igawlee waa nin adag
    Ragna baisu kashekeya dumarna badhaadhohoda boqor illahay 😍👌

  • @naturalbeautychannel2891
    @naturalbeautychannel2891 5 ปีที่แล้ว +1

    Wale inuu nasab yahay dhib kastoo loogaystay misna hadalkiisu waa xigmad iyo inuu booriyo ummada somaliyeed u are our hero bro

  • @khadraahmed1199
    @khadraahmed1199 5 ปีที่แล้ว +3

    Oh waan ka xuumayah waxa Oda Sha iyo siiyayasita Somaliyeed

  • @warsameapdulallahi1527
    @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin soo jabay oo dhul mareen ah oo geesi ah nolosho waayo aragnimo uleh allah aya mahadleh Isaka nabad qabo dhulka Hoyo in uu Hada joogo run ahan dhulka hooyo meel ku dhaamto ma leh Mahadsanid barnaamijka Aad nalawadaagtay

  • @samatartv
    @samatartv 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib lambarkaaga ii soo qor wariyaha naga jiidhay burcaan kuugu iman mar insha toos inaankuu arko ayaan jeclaaday

    • @sayd5301
      @sayd5301 3 ปีที่แล้ว

      ma inad xagaas u socdaasho ayaad niyada ku haysaa sxp

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 5 ปีที่แล้ว +17

    😢😢😢sorry walal kuma necbi Somaliland waan jeclahay dadka sidaa idiin galay alha so qabto xaq waxa uledihin waxan xaq ulenahay
    Ogow walale maxuma safaradaha dhan lkn ogow kuwa xuna wajiran sida adshegtayna tan talyaniga wad uayden mana xuma side okale wax xuna wa jiran wax ficana wajiran

  • @abdulazizmohamed2280
    @abdulazizmohamed2280 5 ปีที่แล้ว +2

    wilhi inankan wn ka naxay aad waliba lkn mar hdi u joogo dalki hoyadi wa asal msha allh wlcm mar labad wll abdirahman . lkn waxd tahy nin aad u qalbi adag oo latin america wa khatar ah maray msha allh mar hdi anad wxpa ku arag .

  • @mustaphaaar9734
    @mustaphaaar9734 5 ปีที่แล้ว +4

    Mncha allah Apdirahman alla yaxurmak wll qliya weye runtii

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibaato wayn weeye in dhanyarteeni somaliyed loodido waxay xaqa ulahayen iyagoo lagutironayo inay yihiin reer somaliland ree somaliland wa dadkena wa dhigena dhnayartas mustaqbalka lahayd ee lasoceshayna ee lagusoceshay wadan ay katageen horta qofki arinta kashaqeyy alle aya xisabin doona insha allah wilkanina wa qof wayo arag noqday nolosha cashiradedina sqaty blse insha allah wax kaqayr badan ban kurajayniua wll

  • @xamdixilkas5510
    @xamdixilkas5510 5 ปีที่แล้ว +8

    Wiilkan wa wiil fcn manta biri aya kafcnandonto wll

  • @setproduction706
    @setproduction706 5 ปีที่แล้ว

    Ahmed saxiib dalmar si wacan u wareeso marka xigto aad wareesaneeso su allo ku haboon weydii tnkz dabcan ninkan wlh waa geesi kartid leh

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 5 ปีที่แล้ว +3

    Abdiraxmaan waa Halyey Qaran wuxu mudan yahay in Burco taalo dalxiis looga dhiso dhacdooyinka xanuunka badan ee cabdirahmaan siiba kuwa safaradaha waa xaqiiqo jirta

  • @mohance7635
    @mohance7635 2 ปีที่แล้ว

    Dadka wx daawaday meesan somali ahen wa mxy ingiriskan laso wada qorayo wxn noqonay bulsho nafsiyan u jabtey allaa noomaqan😢😢😢

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +11

    gabadh qurabaha joogta oo wiilkan soo qaada loo bahan yahay oo u hiilisa hadan xas ahayn walahay waan samayn lahaa waa geesi la ciiilay faqash ilahay ha dhibo waay dhibeen wiilkan

    • @ninkasaqdadhexewaxcunafara4375
      @ninkasaqdadhexewaxcunafara4375 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 dee iska fur ka ku qaba fursada haka faaidaystee

    • @libanmohamed4517
      @libanmohamed4517 5 ปีที่แล้ว +1

      Muntaz Issa waad ku mahadsan tahay sidaad ugu damqatay 😍

    • @samawadechannel7590
      @samawadechannel7590 5 ปีที่แล้ว

      Warunta wllo mumtas u hawlgal wiilkaas sidii inan fiicn halka jogta ugu so heli lahayd ana ku so helaya wiilkee

    • @nihamqurux3267
      @nihamqurux3267 5 ปีที่แล้ว

      Ninka saqda dhexe wax cuna Farai hhhhhhh

  • @abdirashidsalah1957
    @abdirashidsalah1957 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah aya mahadleh hadaba Nabaad qabto walal Dal shisheya wa musiibe wayo araag aya tahay
    Never give up

  • @abdisegulle570
    @abdisegulle570 5 ปีที่แล้ว +10

    Buga so sarisid bisha julay
    Sida jaliyada qurbaha jogta ugla socoto fadlan numberkaga nogusoqor commentiyda qadrna wa jira

  • @yacnick
    @yacnick 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaahay Ninkan wuu iga qiireysiiyey.
    Waa nin adayg reer burco ah.

  • @sma7464
    @sma7464 5 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa xaqiiq jirta in dadka reer somaliland ay si xun ula dhaqman oo anayba igu dhacday lakiin wa laga baxaya wayna iman dontaa wakhti dhaw Inshalaah

  • @dalhasaid4513
    @dalhasaid4513 ปีที่แล้ว

    Wll c/raxmaan waxaasi waa imtixaan ilaahayna wuxuu imtixaama qof uu khayr la doonay
    Umadda soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan dhibtaan ookle way la kulmaan
    I.n shay walba wuxuu ku noqonayaa asalkiisa
    كل شيء يرجع الي أصله والصوماليون يرجعون الي مقامه و هيبته

  • @dhaqannooleeye5459
    @dhaqannooleeye5459 5 ปีที่แล้ว +7

    am very sorry for that, if you're correspondent don't ask such a harsh history, because u can just see how disappointed he is, am just request that somali guy never give up there is no permanent situation, don't look your past, go a head, you will get what allah wrote for you.

  • @cawiljiyo5578
    @cawiljiyo5578 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdirahmaan QaYptiza zaddexaad Wll zo daYa wlhi ninkani waa WaYa arag allh RiYooYinkii ha U rumeeYE

  • @abdikanimohamedadan9085
    @abdikanimohamedadan9085 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq da,daada iyo dalalka aad martay aad ayey ukala fog yihiin balse Allah ayaa idinla jeclaaday dalkiinii hooyo inshlh sxb adiga iyo masuuliyiinta kaleba waxaan u rajaynayaa arsaaqad waasac ah oo xalaal ah ayaan ilaah idiinka baryaynaa sxb sare inshlh

  • @ZACKTHEKING87
    @ZACKTHEKING87 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭 ar azxp aad baa ugu xumahy in mustaqbalkaga ay qalbi jab ku dhamaday

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade453 5 ปีที่แล้ว +14

    Geesi geesi dhalay Abdirahamn waxa xiise wayn igu hysa qabybta 3aaad

  • @wayel6515
    @wayel6515 5 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxaan hada kunoolahay wadanka south africa waxaana qorshaynayaa in aan maro wadada sxpkeey maray wax walbono ma firsho qofka hamigiisa ku fashilmo ee waxaan firinayaa inta badan ee ka badbaday insh allah ducada igu soo kaba

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 5 ปีที่แล้ว +5

    somalida akhlaqda ka xun badidoda waayo wax khayr leh kuma hadlan ila mid ehlujano ah mooye ilahay hayna soo wada hadeyo adabta wanagsan bulshada ayay ka tarjumaysa

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb7903 5 ปีที่แล้ว +10

    Hadalkaagu waa dhab aniga qaahira joogay. Walahi waxan xasuustaa ilyaas dhibtu no gaysatay ilaahay haka abaal Mariyo. Reer muqdisho isku WADA mid maaha lakin Ilyaas waa nin cuqdadaysan.

    • @abdishakuurdaahir7214
      @abdishakuurdaahir7214 5 ปีที่แล้ว

      Apayo mcn sorry wa wxa mid uurka cuqdad ka qabo sa wx qaldan ninka xilga udhiibay alle aya ka abaal marin walalayaal

    • @ladiifabintb7903
      @ladiifabintb7903 5 ปีที่แล้ว

      Isagu wuxu kayahay secretary markas waa nin macluumadkiyo dhan haya. Marka waa yaab walalo.

    • @abdishakuurdaahir7214
      @abdishakuurdaahir7214 5 ปีที่แล้ว

      Walashey maalin uun wu ka shalaayi cadalad darada u uma somaliyed ku dhex wada lknse marnana shaqsi wuxu geestay walalihin ha unicine dadku wa dadkeeni mid calosha ka xanunsnan ba kala dilaya

    • @ladiifabintb7903
      @ladiifabintb7903 5 ปีที่แล้ว

      @@abdishakuurdaahir7214 walal runti qofxun isaga naftisa uxun oo ima saamayso waan eega un. ilaahayna waakala xisaabtamaya. Waxa kalo jirtey islaan scolarshipka iibsan jirtey qaarna garasho ahaan losiinayey. Waxay ilaaween qof ayka daacad ahayd waxbarashadu oo duruuf haysato hadana ardayda mustaqbalkoda kuciyaaray. Wayka shalaynayan walal wixi sida yeelay.

    • @abdishakuurdaahir7214
      @abdishakuurdaahir7214 5 ปีที่แล้ว

      @@ladiifabintb7903 runti wy ka shalaayi donan dhalinyaro ba jira wxbarashada daacad u ah misna aanan cawinad hesan lkn alle ya la xisabtamaya

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 5 ปีที่แล้ว +3

    Wareyi
    Ahmed Heis Abdi
    Shaqo Wacan Bro Waad Soo Baxdaye

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 6 หลายเดือนก่อน

    Dad xun ayaa helay wllhy runtii wn fahmayaa nin dhalinyaro ah oo naftisa nolol wacan ubiimeeyay oo lasoo celiyay

  • @somalilab8848
    @somalilab8848 5 ปีที่แล้ว +25

    Sxb ma tidhahdiid inta isaaq ah ayaa lo diida aniga ka mids dadka hadaa loo diiiday

    • @ugaaska1436
      @ugaaska1436 5 ปีที่แล้ว

      Kkk ar maxad kahadli