ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Ugu Dambeyn Waa Laqabtay | Ninkaan Kumanaan Dhalin Yara ah Ayuu Laayay .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 828

  • @hamlaa_ali3133
    @hamlaa_ali3133 ปีที่แล้ว +111

    All haka badbaadiyo umada muslimiinta
    Gaar ahaan somali maxamed 🤲😭😳

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +217

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +1

      @asad Saligga nabiga SCW hakutuugsanin. Billaahi calayk shacaairta islaamka iyo Muqadasaadka diinta yaan lagu tuugsanin. Asadkii layaqaanay hadaad tahay waa ayaandarro goormaad dhargee? Hadaad tahay qof yahaw qof magaca Asad hagio isticmaalayana waaba Tuugnimo iyo dambi wayn oo 2ba jibaaran..Subxaanallaah

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

    • @aslanay1646
      @aslanay1646 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

    • @ayeeyofarojanno
      @ayeeyofarojanno ปีที่แล้ว +2

      Alle ka Cabso wll Asad Hagio hadad Nabiga jeceshahay ku dayo like haku raadin naagaha qaaqaawan eed channelkaaga soo galinayso ka qaad

    • @Mohamed96036
      @Mohamed96036 ปีที่แล้ว +1

      Scw♥️

  • @malikjaanuu6870
    @malikjaanuu6870 ปีที่แล้ว +300

    Runtii wllkay siciid waxa nogu dambaysay 2009 ki marki udambesay wuxu galay libia raq iyo ruux na ila manta lamahayo meel u galay rerkayagi way ka samren lkn ani weli qalbigayga kama bixin 18 jir melahas ayu aha anna 4 ayan aha lkn weli qalbigayga kama go'in waxan rajeynaya malin uun in arko asago nool fadlan igu duceya in ilahay asago nool mar un nosoceliyo😭😭

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891
    @cabdisalaammaxamedsulubabd2891 ปีที่แล้ว +257

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 ปีที่แล้ว +16

    الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله

  • @ashrafjr1316
    @ashrafjr1316 ปีที่แล้ว +94

    Ku sali xabiibkeena muhamed [ scw❣️]

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 ปีที่แล้ว +62

    Wlhi ninkaan aabehe ayuu qabtay lkn lacag ayaa laga dhiibay Anoo yar ❤️❤️

    • @Avacado.A
      @Avacado.A ปีที่แล้ว

      Ma asigaa wejigiisa si wanaagsan u fiiri

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 ปีที่แล้ว +2

      @@Avacado.A mxuuu ka ogyhy miyaa xnuusan thy aabahy ayuu yiriye

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 ปีที่แล้ว +67

    Allah ha u naxriisto🤲 gabar walaashay ah baa ku dhimatay Tii kalana way ka badbaaday

    • @abdulaahiabdi5617
      @abdulaahiabdi5617 ปีที่แล้ว +5

      Allaaha unaxariisto wll

    • @updi896
      @updi896 ปีที่แล้ว +3

      Allah unaxariizto 🤲

    • @MohamudAadan
      @MohamudAadan ปีที่แล้ว

      Allah ya arxama 😪🤲🏼

    • @omarozil182
      @omarozil182 ปีที่แล้ว

      Allah ha u naxriisto 😭🤲

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 ปีที่แล้ว +2

      Allaah u naxariisto qabriga Ilaahey SWT ha u waasiciyo marti lajecelyahay Ilaahey SWT ha ha ka dhigo Jannatul Fardowsa Allaah ka warabiyo Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 ปีที่แล้ว +19

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Muhammad scw 💟💞 صلى الله عليه وسلم 💞💗

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 ปีที่แล้ว +44

    Xasuus ayaan galy manta markaan dawady muqaalkan 😢 Kidhani maan soomarin xerooyinkisa lakin waan dareemi karaa dhibkisa waxn garnyaa dadan sxbo nahy oo gacntisa ku baxy 😢 ani iyo dhalinyaro kalaba waxaa sidaas si leeg noosiciyay Ninkale oo magfaa 😭😭 waqti aan ilawi karin ayuu aha mar walba oo aan xasuusto waxan dhahaa Alhmduliallh 🤲🤲

    • @maankeymaankey5432
      @maankeymaankey5432 ปีที่แล้ว

      inaa baxaa rawaa hda mxa iledahy ilern wala qabty ninka

    • @hosainabdirisak
      @hosainabdirisak ปีที่แล้ว +1

      @@maankeymaankey5432 sxp tahrib majiro hada waalifkaa haqasaarin 20 kun laga qaada gurigaaga kusoo laabanee ama waa dhimanee wlhi dhalin yaro aan aqaano lasoo celiyay kuwana waa ladilay tahriib waa soo xirmay

    • @maankeymaankey5432
      @maankeymaankey5432 ปีที่แล้ว +1

      @@hosainabdirisak taliyoow adaa unhdsanthy wlhi intas ma ogeen manta adaa iga bad baadiyy lkn adi wliga ma tahribtey

    • @hosainabdirisak
      @hosainabdirisak ปีที่แล้ว +1

      @@maankeymaankey5432 Haa sxp lkn Wardheer meel ladhaho la iga soo celiyay aaba askar sawirkayga udiray lacag utuuray kuwo ila socday waa bexeen aniga la kontorolka la iga soo celiyay lacagtiina wa ii baqatay ayagana hada kubada isla dheelna wlhi 20 kun aygoo laga daadsaday anigana 85 $ Lee iga qasaartay
      Marka sxp haku fikirin waxaas wlhi marka dhalinyaradaas hadaa wareesatid hada waa kanexee wa lasoo silciyaya maba xumee lacagna waa laga diirtay Xaafadoodi kusoo laabteen

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@hosainabdirisakaduu hada xagee joogta lpx

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +107

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ❤

  • @fadxiyacabdi6954
    @fadxiyacabdi6954 ปีที่แล้ว +30

    Walhi aad ayan ugu farxay anaa so maray ninkan xitaa waxan aqaan ninkii somaliga ahaa e la shaqasan jiray oo manta yurub inala jooga Walhi xasus aad u xanun badan ayaan galay markan arkay wajigisa xarantaa balse waa alxamdulilah hadu ilahay ha qabtay u madii😭😭😭😭😭🥺

    • @hussainsalim8210
      @hussainsalim8210 ปีที่แล้ว +1

      Huuno sanadke soo martay

    • @Hussein3737
      @Hussein3737 ปีที่แล้ว +10

      ninka soomaliga ee hada yurub jooga dacwee hala xukumee

    • @omarabdullahi9804
      @omarabdullahi9804 ปีที่แล้ว +3

      Ninka soomaaliga ah hadii aad taqaano maad dacweeysid, mise isku qabiil baad tihiin oo ma rabtid in la maxkameeyo ama laxiro

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 ปีที่แล้ว +4

      Kan Soomaaliga ee la shaqeysan jiray walaal waa danbiile ee ciidanka Amniga ee wadankuu joogo u sheeg waa xaaraami kale.

    • @fadxiyacabdi6954
      @fadxiyacabdi6954 ปีที่แล้ว +1

      @@hussainsalim8210 waxan so maray 2017

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f ปีที่แล้ว +18

    Ilaahay ayaan kamagan galaynaa tahriib iyo wax nagu sababa inaan tahriibno
    Ilaahay madaxda ha inoo hagaajiyo
    Ilaahay awooda ha inoosoo caliyo🤲

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 ปีที่แล้ว +13

    نسل الله العفووالعافيةفى الدنيا والاءخرة

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 ปีที่แล้ว +62

    الله ينفعك في علمك وبارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء يا عمر ♥

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 ปีที่แล้ว +51

    Waaa arin farxad leh dilaaayow dil ayaa ku danbeeya xaqa waa uu soo daahirsama hadanbeyo ama haso deg dego💯

  • @ibrahimhassan9320
    @ibrahimhassan9320 ปีที่แล้ว +16

    2016 bishii 6 ayaa so maray sabarata waa saldhiga ugu weynn magafayasha somali ayaa ka buuxan wlhi 9000 ayaa eega baxday saxiibo badan ayan ku wayay bada hami fog ayey lahayeen lkn toodii ayaa dhamatay rabi haunaxariisto alx hada France jogaa rajadeydii inta bdan wan rumeyay alx

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 ปีที่แล้ว +23

    ayyy manta ana first eh ogonsho my fv youtuber keep going wllkey role modelka dhalin yarada❤️🥺❤️❤️

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 ปีที่แล้ว

      Muuqaalkaan afka somaliga ayuu kubaxaayaa wanna luuqad somaliyeed. Hadiiba aad fahmeyso waxa lasheegaayo sababta aad luuqad kale ugu soo qoreyso maxay tahay

  • @marcobutudgb4128
    @marcobutudgb4128 ปีที่แล้ว +20

    Alxamdulliha manta marka maqlay ugu dambeynti xaramigi magafaHa ah wa la qabtaY aad ayan ugu farxay 4sano ka hoor ninkasu amaar u nixiyay waxan ku wayay saxpiibkay kolna walalkay 😪 alleh ha u naxaristo

  • @yoonkaxaajiofficial2656
    @yoonkaxaajiofficial2656 ปีที่แล้ว +18

    wlhi wa cajiib wadadas 2012 ayaa sokalay alxamdulilaah Allah ayaa igaso bad badiyey lkn Somali tahriib ma dhafan 2021 2022 iyo 2023 tahriib marekan iyo iyo kanada oo rafad ah ayey bilaweyn wadanka Allah ha ino nawadeyo 🤲🤲🤲🤲

    • @sumayaamiin3640
      @sumayaamiin3640 ปีที่แล้ว

      Abowe kan sas uma adka Ana bixi raba hda 😢

    • @ahmedcade5139
      @ahmedcade5139 ปีที่แล้ว

      @@sumayaamiin3640 walaal dalkaaga joog aniga tahriib 2008 ki soo maray 8 qof baa agteyda ku dhimatay waa nolol aad xun

    • @sumayaamiin3640
      @sumayaamiin3640 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedcade5139🥺😭abowe dalk jogis male shaqo la,aanba ka jirta marka iso duce un

    • @ahmedcade5139
      @ahmedcade5139 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayaamiin3640 ilahay ha ku fududeeyo walaal

    • @user-sw6th2hk2y
      @user-sw6th2hk2y 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@sumayaamiin3640alla walaal. hatagin dhibteeda wallaahi lama adkaysankaro

  • @Mooyan186
    @Mooyan186 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan in loo tago yaa kalifay sow maaha awoowayaasheen iyo aabayaasheen iyagaa kadembi badan oo intaasoo dhalinyaro ah mustaqbalkooda ku ciyaaray , mida kale Kidane habtemariem naag uu isaga kufsaday majirto laakiin soomaalida la shaqaysataa kufsada ani abaal baan u hayaa waayo dal bilaa mustaqbal ah buu igasoo kaxeeyey maantana nolol fiican baanku haystaa dal shisheeye .
    Merci Kidane

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 ปีที่แล้ว

      Asagaba uma dhalan liibiya waa ajanib

    • @shufeyrhore2422
      @shufeyrhore2422 ปีที่แล้ว +1

      Alla Nadal liita maxaa tahay. Ninkan aad amaaneyso rag iyo dumar baa ku maqan waana eey eey dhalay

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy ปีที่แล้ว

      @@shufeyrhore2422 hadalkeyga haku galo , ani ninkaan yaa u kaday caruurteena sowmaaha siyaasadeena calool u shaqaysiga ah maaha ?

  • @abdillahiali4128
    @abdillahiali4128 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha u naxaristo dhamaan musliminta xijiraysa kadib n'a hoos imanaysa ninkaas waliid la dhahayo

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +9

    Wa kidane wuxuw tuubo bira wajiga igala dhacay ilaaheey haku cadabo aduun iyo akhiro kumana cafin dono 😭😭

    • @mariamedia2460
      @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +1

      @@mohaabdi11 hhhhhhh wlh waqti laso dhafay bey aheyd lkn Nin xun buw ahaa

    • @elmanmohamed118
      @elmanmohamed118 ปีที่แล้ว +1

      @@mariamedia2460 geesiyad ayad tahy nolsha WA halgan raaxoda macankeda waxa garan Kara cidi dhibka so dhadhamisa dhibtadi uku gaystay liibya aad Kaso martay inta nooshahay Alle raaxo hakugu badalo aakhirona jannadi fardowsa wll asna xabsi daain nolol silac leh intu noolnahy aakhirona cadaab insha'Allah wll

    • @Kadranura
      @Kadranura ปีที่แล้ว

      Yaaa bisinka ilaahey ba qofkasta uga aaraya najaska xun mnta ayuu wajahayaaa cadaabtuu umada ilaahey cadaaabey

  • @yasirabdirzk4638
    @yasirabdirzk4638 ปีที่แล้ว +16

    Allaha uNaxariisto wllkaY baaa kudhintaY liibiYa 😢😢

    • @user-hv1pf7hn2e
      @user-hv1pf7hn2e 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin Allah unxaristo

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show ปีที่แล้ว +14

    Runtii rer yurub manta waqtiga igu xumay ayey wajaheysa dhaqan xumada subxalllah umada somaliyed dhibka in ay ka baxan gacantoda ku jira culumada somaliyed waxa ka sugeyna in ay furan page nolosha cusub ee somaliye insha Allah

  • @zhaficinurciiltire7124
    @zhaficinurciiltire7124 ปีที่แล้ว +35

    Kidane wa eratariyan wuxu ka shaqeyn jiray magalada binu walid waxana u dhimatay daradi somali badan waana so maray 😢😢😢 2017 Alhamdulilah hada waxan joga uk 🇬🇧

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 ปีที่แล้ว

      lkn qeebta somalida nin somaliya baa heestay mise wuu ka sareeya

    • @Fatkaboy7
      @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว

      Ani xata sxb abdi risak iyo midkii kle lacagta inaga qadi jirey

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 ปีที่แล้ว

      @@Fatkaboy7 wll dad somali ah miyaa lashaqesto magafe

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 ปีที่แล้ว

      Walid kii ku dhagana MiyA hada Biniwalid so martay?

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว +1

      Wll qofka Germany jogo UK dhalasho miyu ka heli kara mise wado lomaro mataqana

  • @Jezki11
    @Jezki11 ปีที่แล้ว +38

    Ninkan wiil adeer kay dhalay buu qabtay kabacdiina suu ujirdilaayey ayuu cunto la'aan udhintay🥺💔

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว +4

      Ina lilahi wa inailahi rajucun wll Allah unaxaristo wll samir iman Allah niga siyo
      Aniga wilyar qarabo nahy ila hada walal yhy 2sano kudhawad iney dilen iyo inakle wax war ah kama heyno

    • @malabey197
      @malabey197 ปีที่แล้ว +3

      Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun ILAHAY ha u naxariisto kitaabkiisa midigta ALLAH haka siiyo aamiin aamiin aamiin

    • @user-zh6fz5oj1q
      @user-zh6fz5oj1q หลายเดือนก่อน

      Abyo kidan xiradisa gaajo iyo nadafad laan majirin lkn si buu xasid uahaay 😢😢 ana Libya jooga ila hada 😢😢

  • @Fekradmaal
    @Fekradmaal ปีที่แล้ว +3

    Xerada binuwaliid waan soo maray waxaan joogay mudo bil ka yar tiroba waxaan xasuustaa sadexwiil iyo gabadh ku dhintay waxa jiray mid uga masuul ahaa xeryaha oo ereteriyaan asna ahaa wuxu maalinwalba la bixi jiray gabadh
    Axmaq aad u naxariis daran buu ahaa alle ha cadaabee

  • @abwaanmoha
    @abwaanmoha ปีที่แล้ว +18

    Waa run oo tahriibka ugu badani hada wuxuu ka jiraa Europe anigan kula hadlayaa waxaan joogaa Germany Frankfurt insha Allah mar uun inaan baxo xagaa iyo america ayaan rabaa ee iisoo duceeya 😕 horaa waxa loo yidhi raga socodku waa u door haduu mowdku daayo ilaahay farash qayr qaba ha ina siiyo

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว

      Wll tahrib kale hagalin wadada hadey risk tahey aniga hada wllo nahy Germany kusugan xaga iyo UK ayu rabey inu using modo marka wadadi sahlo magarankari UK iyo US??

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 ปีที่แล้ว +2

      Maahmaahdaas baa idin waashay

    • @maankeymaankey5432
      @maankeymaankey5432 ปีที่แล้ว

      Wasoo socdaa nio😂

    • @xasanmaquusteofficial5145
      @xasanmaquusteofficial5145 ปีที่แล้ว

      Aniga waxey iga tagan tahay Mar uun yurub yaa ku geeyo adiga neh waa kasii tahriiwe.miya war sxb hada pasaboor heysato America caadi aya u aadi karta maxa ku walayo

    • @mohamedsalimiin5441
      @mohamedsalimiin5441 ปีที่แล้ว

      @@xasanmaquusteofficial5145 sxb yurub waxba mayaalaan soomaalida yurub joogta ayaa yurub kudhiban walaahi gaajo waaye qaarada yurub xitaa Somalida yurub joogta yurub ayay kasii tahriibayaan ayagoo usocda Canada ama America

  • @FOCUSONYOURTIME
    @FOCUSONYOURTIME ปีที่แล้ว +5

    M.a Allah wll ilahy hakubarakeeyo side wanaagsan ee nogu caddesay xaqiiqda we viva @ogaansho

  • @Yislim91
    @Yislim91 ปีที่แล้ว +10

    Thanks ustaad ❤️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +13

    .﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱...

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +61

    Keeps goings my brothers Omar inshar another's levels ogansho interests 💯👍💪😄😆

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +3

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

    • @mastermind.405
      @mastermind.405 ปีที่แล้ว +1

      @@m.k.7788 🤣🤣🤣

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 ปีที่แล้ว

      @@m.k.7788 English kiisa xitaa qalad aaka buuxo. Muu luuqadiisa nooleeyo

    • @AbdiYusuf-nm5ue
      @AbdiYusuf-nm5ue 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@poorindiansanddogsarenotal1276Wuu saxan yahay Ingiriiskiisa. Absolutely sax waaye.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 ปีที่แล้ว +1

    Thanks OGAANSHO, ماشاء الله.

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +53

    Abaheyga sanadki markoo ahaay 2014 ayuu dhintay asagoo yurub u tahribaayo asagoo marayo libiya😭😭 saxaraha ayuu ku dhintay kadib markuu magafe qabsaday ma aqan wuxuu ku sameyay sun miyuu siiyay muu dilay muu ka nixiyay qaajo muu ku dilay sun muu ku duray ma aqan su alahaas ilaa hada wan is weydinayaaa maskaxdeyda gerida wiil la socday ayaa ii sheegay inoo gacantisa ku duugay😭😭😭😭😭

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +4

      😭😭😭😭😭😭😭
      Cumaroow waaad iga oysiyay maxaa isoo xasuusisay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 ปีที่แล้ว +8

      amba wll hoooyadeybaaa kudhimatey meeshaaasi 2006 Alle ha unaxariiistee la'aanteedna abaarweeyi mrkaa dhalinta hdda haka joogan go'aaankaasi wllhi xtaa gaajo hdey dalkiii ugu dhimanayaanba dhulkeenaa wx lagu yha at least fakir iyo wx soo saar baa layeelan karaa seh tahriib xal maaha Ilaaahey ha badbaadiyo inta kudhibaateysan adna wllo aabahaa. Alle ha unxriiisto

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว +1

      Ina lialhi wa ina lilahi rajicun wll Allah unaxaristo Abe sabir iman Allah niga siyo

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcabdiraxmaan6398 wan ka xumhy wll allaha u naxaristo ninkaas waa cadow wlh quf walba og inuu umadena laayay

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว

      @@janogashoamatalaah7764 allaha u naxariisto wan ka xumhy wlh wll wadankena wax dhaamo la waa

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +6

    Aad baan uga helaa warbixinadada wanaagsan xaqiiqda ah🥰👍

  • @ayaanbashiir3722
    @ayaanbashiir3722 ปีที่แล้ว +22

    Allha ha unaxariisto abti gay ayaa ku dhintay 😢😢😢😢😢😢🤲

  • @ab_di252
    @ab_di252 ปีที่แล้ว +5

    Ogaansho Waan ku salaamay
    Wali labo nin aya dhiman in la qabto
    Waliid Iyo afawarqi
    Inshallah kuwaan waalaso qaban
    Xareda binu waliid ayey 3 nin ku haysan jireen

    • @user-zh6fz5oj1q
      @user-zh6fz5oj1q หลายเดือนก่อน

      Afawarqi waa eey Ethiopia ayuuna jooga ila hada 😢

  • @ayuubka-Xuux
    @ayuubka-Xuux ปีที่แล้ว +21

    Waa ina salaamy inta commentigeyga aqrisy

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 ปีที่แล้ว +5

    Wll omar first veiws

  • @awba2344
    @awba2344 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah Tabarakallah brother

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +5

    Màsha allah ogaansho wall dar ilaahay ayn ku jeclhy allow ku xifddi ♥️ wllkay abaalkaga ma gudi karo

  • @abdirahmanmo12
    @abdirahmanmo12 ปีที่แล้ว +15

    Ninkan magaciisu waa gidaane binu waaliid ayaaa ugu caan saneed xeyaha uu haystay qaar kamida aan somarayna waxuu ku haystay kufra agteeda meel ladhaho tasubra halkaas aniga iyo somaali badan ayaa lagu haystay kuwo badan oon qiyaasi karina dhimashadooda goob joog ayaa u ahaa hase ahaate meshaas waxaa naloga qaaday lacag dhan ilaa 8500 dollar 💵 kudhawaad ilaa 500 iyo kabadan marki lacagta nalaga qaaday safar ayaa nalo diyaariyay kadin ninkale ayuu naga ibiyay anagana waa laydin dhacay ayaa nalagu qacniyay isla binu waliid xeradiisa agteeda ayaa lacag labaad nalooga qaaday maanta se alxamdulinaah intu kudhimatay alleh haw naxariisto samir iyo imaan walidkood Haka siiyo walahi markan magaciisa maqlay dadkii mesha igula jiray ayaa sowada xasuustay allah haydin guuleeyo hadaad noshihiin amiin

  • @ahmedabdinasir
    @ahmedabdinasir ปีที่แล้ว +16

    Bani waliid waan Soo maray 5bil ayaan kujiray Lkn cumarow wlhi ninkaan xerdaiisa ayanba dhihi jirnay dadka kujira nasiib badanaa 😧 waxan kujiray xero uu lahaa Khaliifa xaftar oo Uu masuul uga ahaa nin Cali buur layiraahdo oo Abgaal ahaa oo aanan waligay arag nin ka naxariis daran waxa uuna ciidameeyay furuuq iyo jiri uu kamid ahaa ismaaciilki talyaaniga lagu xiray iyo rag badano yurub soo galay ilaahay waxan karajaynaya Cali buur inuu ila kulmiyo maxkamad ma anaaba lasugi kara cadcad baan ujarjari lahaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 ปีที่แล้ว

      🤣🤣 majarjari lahayd walhi waa iyaqoslisay

    • @queenliza596
      @queenliza596 ปีที่แล้ว +1

      Lacag maladaqaday walal

    • @abdifatahgerman3429
      @abdifatahgerman3429 ปีที่แล้ว +3

      Ana wn soo maray Cali buur xeradiisa 2017 😂😂 makaroone badan baan halkaa ku soo dilay😂😂

    • @ahmedabdinasir
      @ahmedabdinasir ปีที่แล้ว +4

      @@abdifatahgerman3429 adigu waxad somartay midii cusbayd ee markii hore lacagta doonta bas lagu bixin jiray waxan ukala naqanay khaliifa 1 khaliifa 2 iyo khaliifa 3 marka 2016 wixi kadanbeyay waxa lo waregay khalifa 3 wali madan arag midii aadan qoraxda arkayn ee banii adantinimaduba kaa guuraysay hadad 2 bil joogto

    • @ahmedabdinasir
      @ahmedabdinasir ปีที่แล้ว +4

      @@queenliza596 lacag malaga qaday maxad kawada? Hadaysan lacag iga qadayn ma sawir bay ila galayeen waxa la isku dilayaa saw lacag mahan

  • @fawziabdi9
    @fawziabdi9 ปีที่แล้ว +20

    Markaan soo xasuuso waan iska ooyaah ninkaan dadkiisa ayaan ahaa waan ka fakadey alx Waana noolahy maanty dadkii ila fakadey waa oo diley maanty waan ku farxey markii la qabty dad badn ayuu horteena ku diley dad asxaabtyda ah oo aan ilaawi karin inta aan noolhy 😭😭😭😭

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 ปีที่แล้ว +3

      Ax sorry qalbiga alle hku qabojiyo

    • @saaam6896
      @saaam6896 ปีที่แล้ว

      Ma waxad ku jirtay group ki 23 muqdisho la dhihi jiray habiilyo kujiren

    • @mawlemagan
      @mawlemagan ปีที่แล้ว

      Waxaan kugula talin lahaa meel kasta oo lagu maxkamadeynayo inaad tagto kuna mudacdi.

    • @maankeymaankey5432
      @maankeymaankey5432 ปีที่แล้ว

      fakasho orod cml ina lagu so qabto cmlaaa

  • @shavieqajifyare6409
    @shavieqajifyare6409 ปีที่แล้ว +1

    Danbi waaye inaad dhahdo magafe magafe waa Allah wax kale Ku sheeg ustaad

  • @fatimamohamed7620
    @fatimamohamed7620 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan meeshiisa anigaa soo maray waa cadab yar dadka somalidana aad ayaa logu ciqaaba xitaa salada inay tukadan loo diida alhamdulilah hadii lasoo qabtay🤲🏻

  • @faaiido252
    @faaiido252 ปีที่แล้ว +2

    WALEE KUGU FAANAA INAAN KUBARTAY 2018 BOSS KEEP UP THE GOOD WORK_THANKS

  • @saciidcumar8440
    @saciidcumar8440 ปีที่แล้ว +6

    Aniga asxaab badan ayaa igaga dhimatay xerooyinkiisa lkn alle wuu igasoo badbaadiyey alxm 🤲

  • @khalidabdi1001
    @khalidabdi1001 ปีที่แล้ว +5

    Alxm ilahy ayaa mahad iska leh hadii la qabtaY mujrimki waynaa ninkaa Aniga ayaa xeradiisa soo maray dadka Gaajo ayuu ku Dili jiraY marrka qofka la ciqaabaYo wuxu samaY jiraY inta laba diblo loo xidho ayaa biyo lagu RushaYn jiraY markaY naftu qabato ayaa tuumbo lala dhici jiraY wali way igu sii yalla tumboyinki uu igu dhuftaY hadda arki lahaa ilka ayaa ku GooGosan lahaa ninkan mid kale oo ka sii darran ayaa jiraY oo walid li yidhaah waa ninkii keenaY qofku haduu lacagta hore u Bixin waayo intuu qofka laba diblo xidho oo cadceeda loo dhigo ayaa dhaparka lagga saari jiraY jaaajur ninkaana Insha alllah waxa rajaYnaYaa in la soo qabto

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 ปีที่แล้ว

    waa , run dallka / austria 🇦🇹 jooga muhimada aan ka le yahayna waa inan horey uga sii socda mar haa hayan baan la qabsaday iyo in ay tahay nolloshu safar sahayduna diin tahay rajaduna jano ay ii tahay marna waxaaba ii cadaatay in eruope tan u soo socday sidii wabi gudhay oo kala ay xaldeedu marayso ) nikaa waa gacan ku dhiigle saxa illhay umda wuxuu ku soo sameyay in laeg oo kabadan haka jaro cidhiidhi nafsiyaded ayan alle uga baryayaa iyo ciqaab aan dhamaan 🥺

  • @apsomali
    @apsomali ปีที่แล้ว +3

    Walahi Ninka wan Aqana 2017 libiya xeradisa ku jiray lkn Alhamdu lilah Ilahay aya iga so badbadiyay waxa jira mid kalo ka weyn isagana waxa la dhaha walid wa ethipian

  • @ahmethbulshaawichanell3361
    @ahmethbulshaawichanell3361 ปีที่แล้ว +4

    Omar inshaaR guulayso Zxb

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +5

    Maashallaah walal cumar keep going 800k coming soon inshallaah waa u qalantaa ilaa 1m k

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll cumar

  • @hanadahmed6322
    @hanadahmed6322 ปีที่แล้ว

    Alle hau naxaristo inti ku dhimatay

  • @realog2022
    @realog2022 ปีที่แล้ว +6

    Horto marka hore waxaa ubsheegaa dadka soomaliyeed magaca magafe waa qalad
    Ilaahay baa eh magafe
    Bini aadam woo gafaa 🥺🥺

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 ปีที่แล้ว

      Ereyga 2 macne ayu leeyaha bro.

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 ปีที่แล้ว

      Kelmada magafe hadaad si khafiifa ugu dhawaaqdo way ka duwantahay sida aad u fahantey

  • @ibraahinxasan2760
    @ibraahinxasan2760 ปีที่แล้ว +2

    Keep up cumar inshaar

  • @user-Muminmohamedosman
    @user-Muminmohamedosman ปีที่แล้ว +1

    شكرا من القلب

  • @abbesomaliyed7894
    @abbesomaliyed7894 ปีที่แล้ว

    Ad iyo ad walahi waa wax jiro inta shegtay

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah tii ilaahayna way udanbeysaa salalaahu calayhi wasalam

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 ปีที่แล้ว +1

    Thnks huuuno ❤❤❤ 2016 soo maray Qof soo maray unbaa Dareeml

  • @nasiibwacan1262
    @nasiibwacan1262 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb cumar

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akbar

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan soomaray binwaliid
    Waa jixiimada aduunka 😢
    I can’t even imagine dhibka yaala wax aan ku tilmaamo

  • @_zeynuu
    @_zeynuu ปีที่แล้ว +6

    maanta anaa uhoreeyo🤗

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 ปีที่แล้ว +23

    Alxmdulilaah maba tahribin inta dhib ku hysta allaha ka badbaadiyo lkn hada ma liibiya loo tahriba waa waqti xune 😳

  • @hodanalo4213
    @hodanalo4213 ปีที่แล้ว +1

    Aniga xeryooyinkiisa waan soo maray alleHna waa ka soo muujiyay xaqiisi

    • @lihaaxwaye
      @lihaaxwaye ปีที่แล้ว

      Abaayo Runta sheeg maxa lagugu sameeyay🙄

  • @mustafcoisemustafcoise2756
    @mustafcoisemustafcoise2756 ปีที่แล้ว +3

    Wanku salaamay cumar inshaar

  • @xafsaxayaati6950
    @xafsaxayaati6950 ปีที่แล้ว +3

    Europe waxaa kadaran oo ka nolal xun somaaliya jamacado wada dhameynayay guryaha lafadhiyaa waxaa noga sii daran amni xumo ilhy hanaga saaro wadankaan anagoo tahriibin dhalinyaro hdda nahay wakudhibanhy muqdisho 😥🤲

  • @Maxamsdibraahim
    @Maxamsdibraahim 10 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq 😢😢😢

  • @ugbaadcabdifataax1445
    @ugbaadcabdifataax1445 ปีที่แล้ว +6

    Dadbaa ninkaan u arki doona legend ama ninlagu dayan karo maadaamoo interpolku arintiisa faraha lasoo galay waar wuxuu sameeyay aan eegno iyo naxariis daradiisa

  • @kheyrfidiyemedia6352
    @kheyrfidiyemedia6352 ปีที่แล้ว +3

    Alle ayaa ku mahadsan qabashada sheydaanka aduunka

  • @asmahassan7347
    @asmahassan7347 ปีที่แล้ว +1

    Wan kaxumahay Abaayo walkaa siciid Ala ha idiisoo Nabad celiyo AAmiin Aamiin Yaarabi waan kaxumahay

  • @abdisalanmuhumad9566
    @abdisalanmuhumad9566 ปีที่แล้ว +3

    Wll oamr inshaar waan kutaagera ❤ barneemijyo fiican ayaad samay saa pro horay usoco

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay Ku inkaar 🥺

  • @abdalle_0.1
    @abdalle_0.1 ปีที่แล้ว +23

    Allow noo dambi dhaaf🥺🤲

  • @AbdirihmanAbdirisaaq
    @AbdirihmanAbdirisaaq 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 yaa daawanayo😊😅

  • @kamal171
    @kamal171 ปีที่แล้ว +2

    Mareykan isaga xata waa kadhamatay e wadankiina imansada

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @user-mo3ox6rw2q
    @user-mo3ox6rw2q ปีที่แล้ว +3

    Walla ko Sali nabiga ❤️❤️❤️scw

  • @faisalmahamud9140
    @faisalmahamud9140 ปีที่แล้ว +1

    Ana soo maray Xerada magafahan

  • @salmoyuusuf6241
    @salmoyuusuf6241 ปีที่แล้ว +1

    Alx maanta waan kufarxay markan maqalay magafe waa laqabty dhibwayn bay aheed oo umada haysatay waan aqaanaa dad badn oo uu dilay kuwa kabaxsaday iyo gabdho heesta ilmo uu dhalay oo yurub jooga. Omar wadmahadsanthy walall arinta farxada leh oo aanalasocodsisay

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 ปีที่แล้ว +3

    Good job prather omer inshar pin iku qabo plz codsi waye wlhi 😥❤👍👏🙏🙏

  • @abshirbarre
    @abshirbarre ปีที่แล้ว +1

    Thankz shp

  • @abdifatahyusuf2829
    @abdifatahyusuf2829 ปีที่แล้ว

    Jaaa soo maray xareasii abdalle ajidabia meel ka xumayd may jirin 2015 dad badan oon garanayo ayaa ku dhibtay xafadoiduna may ogayn 😢markii danbe xaradii doonta laga soo raaci jiray ee uu haystay mid la odhan jiray Abdicasis

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walal omar inshar
    Warbxintan aad nala wadagtay waa runta sxb yurub waxbo mayalayn aniga
    Hada 8 sano ayaan jooga sanadwalba wadan baan iska dhiiba bal in lagu qabilo bila ka dabna waxay dhahan wadanka

  • @hamzeismailhuseen
    @hamzeismailhuseen ปีที่แล้ว +6

    Wllhi waan soo maray xooshkiisa 😢

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 ปีที่แล้ว

    Cumarow Alla ha ku barkweyo waan ku la so cadaa

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar ปีที่แล้ว +4

    Ilahay Ha u gargaaro soomaalida

  • @asmahassan7347
    @asmahassan7347 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Cumar

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 ปีที่แล้ว +2

    Yurub allaah ima geeyo waa necbHay wlhi ilmahana waa lagu dafaaa

  • @somalimediaproduction143
    @somalimediaproduction143 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxaristo aderkay mohamed cawil

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah hadi la qaabtay kuwa kalena ilahay ha kashiifo wale kumana kuun oi qof ayaa ku maqan tuugan wale wa ruun yurub waxba ma yaalo imikana cuntoyinka qaar cayaayan iyo wasaq ayaa lagu daraya biisha soo soocta dalka germalka wa iska baaha caadi aah dhalinyarta somaliyeed wadankiina jooga

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +6

    AAN ARAGNOOH INTA JECEL NABIGEENA SCW SCW SCW

  • @maxamuudabdi2890
    @maxamuudabdi2890 ปีที่แล้ว

    xaqiiq weeye ilahayow dhalin yarada hafahamsii

  • @hamsegamer6672
    @hamsegamer6672 ปีที่แล้ว

    Wallahi nin kan waan arkay ana soo tahribay ul bu nala dhici jiray

  • @halimah5923
    @halimah5923 ปีที่แล้ว +2

    Waa ilaahay mahadiis wlhy nin kaas wuxuu ahaa daalim wayn ilaahay ku cadaab muxuu dad cadaabay

  • @caliabdi9641
    @caliabdi9641 ปีที่แล้ว +6

    Yaa allah nabad noogu dhig dhulkeyna hooyo ..