DEG DEG: DAGAALKA FARMAAJO & MD X/SHEEKH OO MEEL CULUS GAARAY & XAALKA OO MEEL LAMA FILAAN AH GAARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin วันที่ผ่านมา +2

    Waa ka faa'iideysteen ceebaha aan xishodka iyo naxariista aan laheyn ee xasan .

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ garguurte umadda allah ka qabto walaalow warka noosoo badi fadlan

  • @IbadoMohamed-s6l
    @IbadoMohamed-s6l วันที่ผ่านมา +2

    wadanku badbaado buu u baahan yahay xasan wadanka halaga qabto soomaaliyeey

  • @halimaalinur6152
    @halimaalinur6152 วันที่ผ่านมา +2

    Asc hasan sh ilaahey hanaga qabto waa nin jiran qabna malah. Ii maan kuu la yahay heestana waa hees sax ah oo ka hadleysa qaranimada wanadka. Maasha allaah

  • @IbadoMohamed-s6l
    @IbadoMohamed-s6l วันที่ผ่านมา +1

    waa hees wadani ah

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา +1

    SHARE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา +1

    LIKED

  • @muusecalicabdulle9618
    @muusecalicabdulle9618 วันที่ผ่านมา +3

    GUUL DARO AYUU KU DHACAY XASAN

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา +1

    LIKEDSS

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา +1

    LIVESS

  • @IbrahimYacin000
    @IbrahimYacin000 วันที่ผ่านมา +1

    Halaga bada xasan etobiya

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd วันที่ผ่านมา +1

    Xasan xaraash guul daro iyo ceeb ayaa ka raacday tagistii itoobiya, guul daro xun ayaa ku dhacday, waa qaa,in aan wadani ahayn, aniga waxaan kula talin lahaa in uu
    Iscasilo.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 วันที่ผ่านมา +1

    Garguurte guuldare ayuu ku dhacay iimaan beelaha

  • @abdirisaaqbarre1815
    @abdirisaaqbarre1815 วันที่ผ่านมา +1

    Qeyla dhaan waa Qabyaliista yaal laguma tilmaami karo Hobolo soomaaliyeed

  • @hassanjaffara4322
    @hassanjaffara4322 วันที่ผ่านมา +1

    Xoogaa dollar lagasooqaadey wadandoonaya burburka dalka ayuu ku,iibsadey intajoogta barlamaanka umada iyo dalkaba

  • @hassanjaffara4322
    @hassanjaffara4322 วันที่ผ่านมา +1

    Wariyuhu wadabadhilif,,,,

  • @hassanjaffara4322
    @hassanjaffara4322 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia idinka ogol inay wadankaqabsadaan siiba H W

  • @shariifmalin768
    @shariifmalin768 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka sheegatada ah iyo wixii la halmaale waxba ma sheegeeyso,dameer aad dusha ka fuusho dhuusadiisu mexeey kaa dhibe

  • @YusufHassan-hf6jw
    @YusufHassan-hf6jw วันที่ผ่านมา +1

    Waxla yirahdo nabad iyo nlol Miya jirto

  • @abdiazizmohamud
    @abdiazizmohamud วันที่ผ่านมา +1

    Wa alalax

  • @ezuballer23
    @ezuballer23 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Adeer xassan WuuNa bahdilay Ee Allaah Madaxweyne Dhaama Hanoo Keeno Xassan madaxweyne Nooma Ahan illaa dadka shacabka codeyaan 10 more yrs waxuu galaxy galaxy Qayano Qaran

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา

    LEGETA

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l วันที่ผ่านมา +2

    Hawiyoow ma xamar dhexdeeda Ayuu Farmaajo kaa
    Caayayaa Ax Ax

  • @hassanjaffara4322
    @hassanjaffara4322 วันที่ผ่านมา

    Hassan tooksade' cidnamadooran'meelnakamataliyo'cidna' umataliyo'
    Jubakand,iyo putland,iyo somalilandba, matagikaro, xamarna 50 kilometer madhaafikaro,
    Magaca,somaliya,ayuu kutooksadaa, dhibka dalka shacabka oogatagidoono,
    Yaxalindoona!!!!!!?????

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา +1

    LIVE

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej วันที่ผ่านมา

    Somaliye.xasan.sheq.waa.nin.udagah.ismacil.jabutih.
    Markah.isgah.amarah.xasan.sheq
    Oo.u.sodhibah.lacagtah.sixirkah
    Lasokhariyey.oo.raboh.inlasiyo
    Umadah.siyey.uhantiyo.somaliya
    Buh.rabah.ismacil.jabutih.oo.ey
    Umakhalan.hadalkah.xasan.sheq
    Ooy.kamar.khatan.dowlad.kushaga
    Kadhisan.xamar.uraboh.iniuh.ku
    Wadah.sixiro.mamul..goboladah
    Iyo.xildhibanadabah.sih.lodortoh
    Xasan.dal.xarasheh.mar.labad
    Bah.lokenay.lacagtah.sixirkah.laguh.soh.akhiriyey.khafkih.lasiyanah.
    Sih.uguh.dabah.sajudah.xasan.oo
    Makhaloh.hadalkisah
    Markah.lacagtah.sixirkah.laguh
    Soh.akhariyey.waa.run.oo.hadah
    Waxa.lasoh.kheybiyey.rer.hiran
    Cinkodih.iyo.odoyadibah.oo.laguh
    Amusiyey.wanah.hilmamen.ragodih.laguh.xasukhay.ceel.baraf.oo
    Walawadah.amusiyey.hiranah
    Dowladih.bah.lawaragtay.oo.ka
    Talisah.gobol.kastanah.sidas.burabah.inuuh.usiyo.lacagtah.sixir.lagu
    Sokhariyey.bukuwasicinayah
    Xasan.sheq.talatas.waxa.sosiyey
    Ismacil.cumar.celah.oo.yirih.dalka
    Sixir.kukhabsoh.oo.uwasicih.lacag
    Sixir.ah.siyey.kuwadah.racan.umadah.somaliyed.kuligod.ood.kuntid
    Dalkah.somaliya.intad.kadhimaneysid.iyaganah.odomey.kunokhonayan.ragah.goboladah.madaxdah.u.ah
    Markah.somaliye.khurankah.aqristah.lacagtanah.sixirkah.ah.hakhadaninah.sidas.bad.kubadbadaysan
    Oo.sixir.kuh.khurankah.buriyah.ee
    Rabigay.sharkah.ismacil.iyo.xasan
    Dokhon.dhinac.hadinkah.marsiyo
    Umadah.somaliyeeday.
    Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa ninjiran

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา

    SHORTS

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin วันที่ผ่านมา

    Xuseen naftirkiisu qaladaad wuu ka galay wadan oo wadanku in uu liico way ka qeyb qaateen reer jooqle oo jahilnimadooda iyo sinji naceybkoodu sabab u yahay .