MASHAA ALLAAH ABWAANKA WAA KU SAXSANYAHSY SOMALIDU SUUGAANTA AAD BAY WAX UGU BARAARUJISAA XASAN QAYBYARA OO U TAQAN DAL XUREYE UMA AHA MADAXWENE SOMALIYA OO DHAN AYUU MADAXWEYNE U YAHAY KHALADAADKIISUNA AAD BUU U BADANYAHAY ABWANKA WAXAN KU LEEYAHAY. ALLAHYACIZZAK SOO BADI SUUGAANTA
Ahafid Allaha kuxafido Abwaanka waan kutagersanahay,Dhamaan madaxda Somaliyeyd DFS waa in Dhalalisha jirto.latusaleyo,Si lamid ah kuwa Mamulada waxa eey qabtaan wanaag ah waa lagu garab siin khaladkuna Sugaan ayaa lagu karbashi.Abwaan kuwa kale soo qabo.
16:54 Abwaanku run buu soo bandhigey. Dhego leer u duleela se wax ma maqlaan ee dalkeena diinteenna iyo dadkeenaba Allah hanaga badbaadiyo. cab.xafid iyo Abwaankuba waad mahadsan tihiin
kooxda qeylodhaan maxa lola yabaya waxa ay sheegeen waa wixi ay sheegeen xil abdirahman abdishakur , sharif sheikh, hassan Ali kheyre ragaas ayaga ah ma qabyaalad ayay ka ee heedhe war somaliyey run hala qaato Waxaan ka codsanayaa fananinta somaliya in ay badbaadiyaan dalka sidii kooxdi reer Soomaaliland ay muse bixi ugu badbaadiyeen Soomaaliland
Abwaanka heesta uu allifay waxay ka tarjumeeysaa waaqica maanta dalka uu marayoo .Soomaali waxaan usheegayaa dowladda qabiil malaha ee Soomaali weeyn bay u dhaxeysaa.Tolkeey waa ineeysan uqaadanin dhaliisha mid hawiyaha ku socoto ee waa xaqiiqda muuqata ee madaxweeynaheena ka muuqata.
Horta dadka ku waashtay saxan qabuuru so bixiyay Mawaysan aqoon u lahayn xanar bile waxay ahaan jirtay Xanar bili inay qabuuro ahayad hadana ay tahay meel dad dagan yahay Xamarbili markay qabuyraha ahaydna ma xasana kaso saaray waa adinka ku waashtay qabuuro ayaa laso fahay?
Xasan shiikh arinta bada ma fiicno sida no muuqata ee u wax u wado, laakin magalaada muqdisho amnigeeda ila gobalada dalka argagaxisdi iska joogtey wa dhameeye inkasto wali ey joogan meelo badan, guulwadeynta raqiiska ah ee xiligi farmaajo naga yareya reer nabar iyo naxdinow, dadka Ethiopia u kala cararaya iyo kuwa nagu so hogaamiyaba wa la wada ogyahayeℹ️
aad ayaan uga xumahay in uu yiraa puntalaan waa saxsantahay MW nahana waa qaldan yahay. walaalo ma nihin saa dhinac inaad u janjeerto baad tahay ee ka joog ogowna adna waa laguugu heesikaraa
hubsiimo halbaa la siista inaad hubsato bay aheed waxaa ku sheegee MW naha social media dadka kahadla run masheegaan maamul goboleedyada lugaha dadka soomaaliyeed iyo MW haka fuqaan ayaga ku heesa una sheega oo saxa saa ninka qaldan oo shisheeye isticmaalayaan waa waa kuwaas hadii daacad idinka tahay. ha godo hana nadhaafto kuwaas waa kuwa nala haray
Nacalad baa idinku taal ee madaxda ka fuqa maxaad farmaajo marku dadka letnayayey u aamusnaa dadka dhaliishisa u sheegi weyseen markiina adkeysts ooya ama ceytama qabiilka ha idinka saaro
Anigu waxan arka in mw xasan u yahay dhigteetar ku sarqaamay Madax weyne jacaayl .takale manta aduunka dadka xukuuma island iyo gaalba ciid Dan ka leh Dal dad iyo diin
W s heestu runtay ka hadashey runta maa ladiidaa waa wax muuqda abwaanku wuxuu ka alifey heesta shacabku waa marqaati nool dhulka bad iyo beri lama bixinkaro waa dhul soomaaliyed alllaa siiyey ma sii karo itoobiya amaanadii loo dhibay waa ku ceeb madax weynaha iyo kii kastoo bixiya soomaali wax ka dhexeeya cadow in loo danbeeyo maaha aaway dantii soomaaliya dhulkeeda bad beri cir lagu ilaalinaayey lagu difaacaayey dalalku heshiis waa galaan lakiin dhulkaada lagama kaftamo in la iibiyo warkaasi madaxweynaha eeb ayey ku tahay hadii uu run yahay
RA'YIGIINA KA DHIIBTA ABWAANKU HEESTA KHIYAANO QARAN WAXA UU U ALIFAY XILLIGA AY KUSOO BEEGMATAY IYO MIRAHA HEESTA IYO JAWAABTIISA
FADLAN RA'YIGIINA SALIIMKA AH KA DHIIBTA
😊😅😮😢
@@BRITSOMALITV jareerkii sanka waynaa maantana mid cudur sida ayuu waraysanahayaa oo abwaan ugu yeerahayaa kkkkkk
Masha allah Abwaan waad mahad santahay xasan dal xaraashe iyo kooxda xaraash qaran heesa usoo badiya
Sxb Kan ma ahan Abwaan Waa Qabyaaladiiste Waa Baac Faataale
Abwaanku barteedii buu dhigay mahadsanid abwaan
Waa hees kuhaboon wakhtiga laqaaday wuuna ku mahadsan yahay abwaanku
Thank u
Run baad ka sheegtay
Masha allah abwaana 1000 jeer baan u mahad celinayaa yeyr alla siiyo lkn shacabka wey dhaga layihiin aaway somalinimo bararuga oo kakacawaa sax heesta xiligii ugu habooneyd bey ku soo aadiyeen mahadasidiin abwaanka iyo kooxda heesta ku bararujiyey shacabka somaliyed ❤🎉❤🎉
xasan sheekh hala caayo famaajana noo amaana qaranimaa na deeqdana noo raaciya
MASHAA ALLAAH ABWAANKA WAA KU SAXSANYAHSY SOMALIDU SUUGAANTA AAD BAY WAX UGU BARAARUJISAA XASAN QAYBYARA OO U TAQAN DAL XUREYE UMA AHA MADAXWENE SOMALIYA OO DHAN AYUU MADAXWEYNE U YAHAY KHALADAADKIISUNA AAD BUU U BADANYAHAY
ABWANKA WAXAN KU LEEYAHAY. ALLAHYACIZZAK SOO BADI SUUGAANTA
Ahafid Allaha kuxafido Abwaanka waan kutagersanahay,Dhamaan madaxda Somaliyeyd DFS waa in Dhalalisha jirto.latusaleyo,Si lamid ah kuwa Mamulada waxa eey qabtaan wanaag ah waa lagu garab siin khaladkuna Sugaan ayaa lagu karbashi.Abwaan kuwa kale soo qabo.
Asc hesstan sax sax sax❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍
16:54 Abwaanku run buu soo bandhigey. Dhego leer u duleela se wax ma maqlaan ee dalkeena diinteenna iyo dadkeenaba Allah hanaga badbaadiyo.
cab.xafid iyo Abwaankuba waad mahadsan tihiin
Heestan kooxda qeylodhaan sida ay somalida ugu farxeen waxas ka dareemay karta barta tiktoka sida loga faafiy
Adigu waajibkaagii waad kasoobaxday anagana waajib ayaan leenahay waanan gudanaynaa from awdal
Mashallah weey ku saxanyihin kuwana waxey yihin Soomali iyo inti wax garad axna weey arkaan
Heestu waxa jiray sheegatay waa saxanyahay abwaanku
Abwanku wuu mahadsanyahay waxayna kusoo aaday xiligeedi
kooxda qeylodhaan maxa lola yabaya waxa ay sheegeen waa wixi ay sheegeen xil abdirahman abdishakur , sharif sheikh, hassan Ali kheyre ragaas ayaga ah ma qabyaalad ayay ka ee heedhe war somaliyey run hala qaato
Waxaan ka codsanayaa fananinta somaliya in ay badbaadiyaan dalka sidii kooxdi reer Soomaaliland ay muse bixi ugu badbaadiyeen Soomaaliland
NOOLOW WALAAL WAXBA KUMA SEEGIN WAKHTIGEEDII OO MUQADAS AH AYAAD QAADAY, ILLAAHOW ABWAANIIN HANOOWAAYIN, WAXAD DHIGTAY HALKII AYDHIGEEN XIDIGAHA GEESKU MUUSE BIIXI BALSE DADKA MUDULOOD ALLAHA SOO HANUUNIYO WAXAYBA LEEYIHIIN QAAR BARAHA BULSHADA KA NACNACLEEYAA WAA QABYAALAD WAA INDHOOLAYAAL ABWAANKUNA MASHEEGIN WAXANAN XASAN SAMAYN LAAKIIN WAXAN FILAYAA WAA DILAALIINTA XASAN SHEEKH MAXAMUD WAAYO WAAN ARAGNAA OOHINTA HOOYOOYINKA XAMAR JOOGA ILLAA XABAALIHII.
Waa kumahadsan yahay abwaanka hogotuskiisa iyo qaabka uu wax udhigay waana wakhti aad loogu baahnaa qeylo dhaan dhinac ey noqotoba
Aad ayuu u mahad san yahay abwaanka sameeyey heestan .
Heestu waxay ka hadlaysaa waaqico jira hada iyo xaalada uu hassan shekh wadanka galiyey.
Hambalyo
Heesta waqtiigii ku xaboonayd aya lagu qaaday.
Abdihafiid Sxb Abwaaan Buuq dhaliye dheh ninkaaan 1:13
Abwaanka heesta uu allifay waxay ka tarjumeeysaa waaqica maanta dalka uu marayoo .Soomaali waxaan usheegayaa dowladda qabiil malaha ee Soomaali weeyn bay u dhaxeysaa.Tolkeey waa ineeysan uqaadanin dhaliisha mid hawiyaha ku socoto ee waa xaqiiqda muuqata ee madaxweeynaheena ka muuqata.
Liite qsbyaladi dilatay in aad wareysato sumacaada ayay dileysaaa
Heesta waa ataak tani maaha dhaliil
Ahafidow Rajab Dayib Ordoqaan waxa uu muqda nin dabino qarson Somalida oo.ahayd Dal shacabka Somaliyeyd eey kukal soonayed balse u dhaqamay Immaradka oo kale oo.ah Dalka Somalida in eey xasilin loo igmaday.
Waa ku saxanyeeen waqeeyda tagaan la hadleeen Xasan kalmar jaclo ninkaas
Masha alla gulayso
ASC ABDIXAFIID ADIGA FARMAAJO AYAA KAA DHAGUUXAYO EE SIDAAN ISKU DHAAN
War.sax.ah.ayey.ka.hadashay
Mw xasan wuxu mw farmaajo ku mucaaradayay ayu sameeynaaya wayo kursiiga ayu rabay e Dan Dal iyo dad Uma dhaliilin
Koox dan iyo Abwaankuba dhan baY ka raran Yihiin xaqiiqatan
Land Cruiser gado soo bari gelleey ayaan soo xasuustey
Somali way galbatay ilahay ayaa u maqan ka kaca qabyalad way dhaftay iyo iscunkini
Wcs walalkey cabdihafid Masha allhhh ❤ lkn heesta waayku saxanyiihn xassan wax u sameynyo le laga haadlaya waa sax xxx
Waxaan joogaa awdal boorama dhalìishu waa waxfiica waa in waxlagabarto from awdal
Wa dhanka qabyaalada
ANIGU NIN DIR AH AYAAN AHAY OO REER BORAMA AH. UMADA SOOMAALIYEED INTII CAQLI LEH AYAANA KUUGARAABAYSA NACAS DANLAY AHSE LA DHAGAYSAN MAAYO WAATOOSIN AAN QABIIL IYO QURIN AHAYN SOOMAALI QALBI SAAFIYA LAKAALAYA MISE KUWA MAANTA XASAN TAAGEERSANOOW SIDAABAD WANAAGA DAWLADNIMO U TAQAAN
Wa he's macno xanbarsan
Qabyaladiiste liita in aad wareysato waxeey noo cadeynee in aad la mid tahay
Adiga waxa ka hadlinaya saw qabyaalad maaha maxadse ku haysta abwanka iyo wariyaha ma khalad bay shegen
War.asn.dhihiwaayey.ayad.nodhaden
Yaa kacdoonka lagu sameeynaa yaase sameynaa war dalkaan dadkii u dhimanaayay oo difaacanaayay ayaa talada hadda haaya garoowe iyo deni ku kaca oo kacdoon halkaas kasameeya
Maalin kaso hees madaxwena hawiyo 14 ok
Farmajo hees majirin ader siyaasi ku aragne gorop mafiyo noo somali somalibaaleh madaxwene
Xasan waqti halasiyo 4 xaq ayuu u leyahay noo dhaliil dowlad ayaa nadeeqo iyo wanaag aan ka aragno muqdisho maanta nabada alxamdulilah alle hanuu siyadiyo
Waa hees saxa laakiin maamulgoboleedyada ayaa meesha kamaqan
Abwaan xaal ha khaato dadkan khabtaladu dishay wa la bartay no more wadani
Hees waqtigeedii timid baan u aragnaa murtibadan malahan balse waqtiga qeyma uyeelaya tuugada in banaanka lakeeno wassax
Qarannimo ma daaroodbaa yaqaan
Xiligii. Kuhaboona ayay kusoo. Aaday. Abwaankuna. Isha. Ayuu kariday.
Falaaru.gilgolasho.kaagama.horto.kooxdan.xasan.waa.tuug
Hestu wasax
Kooxdaan.waa.bilayaal
Abwaan waad saxantahay laakiin dhibaatada waxaa keenay dawlad goboleedyada axmed madoobe dani iyo muuse biixi
Abwaan maaha kani
Daaaroood waa dayuuuus
Horta dadka ku waashtay saxan qabuuru so bixiyay
Mawaysan aqoon u lahayn xanar bile waxay ahaan jirtay
Xanar bili inay qabuuro ahayad hadana ay tahay meel dad dagan yahay
Xamarbili markay qabuyraha ahaydna ma xasana kaso saaray waa adinka ku waashtay qabuuro ayaa laso fahay?
War.xasan.dalkii.o.dhan.ayuu.sebsatay
Adiga waajibkaaga waa ka soo baxaday qubxiga kuwu jiraad sheegtau lkn lkn aniga teena waa inaan ciyaartiini fahanay qarannimo mar dhimeyso marna soo noolaaneyso
Heestan waxay I xasuussay heestii LAND CRUsER
Xasan shiikh arinta bada ma fiicno sida no muuqata ee u wax u wado, laakin magalaada muqdisho amnigeeda ila gobalada dalka argagaxisdi iska joogtey wa dhameeye inkasto wali ey joogan meelo badan, guulwadeynta raqiiska ah ee xiligi farmaajo naga yareya reer nabar iyo naxdinow, dadka Ethiopia u kala cararaya iyo kuwa nagu so hogaamiyaba wa la wada ogyahayeℹ️
aad ayaan uga xumahay in uu yiraa puntalaan waa saxsantahay MW nahana waa qaldan yahay. walaalo ma nihin saa dhinac inaad u janjeerto baad tahay ee ka joog ogowna adna waa laguugu heesikaraa
Yaa kaa yeelay qaranimada Xasan bis lagu caaynaayo no qaacle
Sharaf a Alha ka qaado
Waxa qaylinaya dad an damir lahayn sida xasan tuug fanan gulayso
Haweye way ogaayeen
Abwaan ma aha waa qabyaladeysta yaal wuxu sheguu waayaa y
Idinku shalay sow ma aydaan lahayn farmajow villada soo bax maanta xasan ayaa badi iyo berrigiba xarashayee villada ka soo bax idinkaan idiin daynay
Heesata run maha hada run sheegayaso shababa ayaad wadanka dhibey ayaad la qeyabasen laheyad marka faraa kuugu goden
Hhhh laba an islahayn haysa saarine qabyaladdada ka hadal,
Heestu run maha iyo shabab mu ka Hadlo isma qabanayso
hubsiimo halbaa la siista inaad hubsato bay aheed waxaa ku sheegee MW naha social media dadka kahadla run masheegaan maamul goboleedyada lugaha dadka soomaaliyeed iyo MW haka fuqaan ayaga ku heesa una sheega oo saxa saa ninka qaldan oo shisheeye isticmaalayaan waa waa kuwaas hadii daacad idinka tahay. ha godo hana nadhaafto kuwaas waa kuwa nala haray
Iskumeel.magasho.indhaliil.&aamaan.meelwada.galaan
Istaahil joker 2025🤣
Heetani runta ayey ka hadashay dadka Somaliyeedna runta ma jecla 😢
Heestu waa qabyaaladeysantahay
Waxad raabtay dhiigii ree mudisho iyo qarixii?
Kacaca muxuu na dhihi waayay waagii farmaajo
Farmajo ma bad ayuu😂 gate mise iibshe mise waxa tahay nin qabiil madax marte 😢😊😂
Kkkkkk iga daa ciyaarta sxbayaaal masaajidka ciyaarta ka daaya hawiye turub baray filimkaan horaa u firsanay😂mar kale iyo geem cusub😢
Sxb kooxa Waa koox qabiol ku dhisan
Hees!
War ragoow qoryaha qaata oo Oromada baalaha halaga rifo!
Hadii kale:
th-cam.com/users/shortsjPLgnVNgRgg?si=7oV0lw4-AXVdAe3i
Hees kulahaa!
Gala Dagaalka!😮
asaga adigaaba kadaran mise midbaatihin
Suaalo jelecsanaa abdihafid
Marka Shacuurtaadu Qaraxyadii Muqdisho ka dhici jiray ma dareemeynin miyaa?, kkkkkkkk....kkkkkkkk.
Waa qabileyste caad sumacada ha iska dhumin abixafiid dalxorwye adiga guri kama gadan
Si ka geyso gabey iyo geerkar calaalka ah waa lugu fahmay no qaran lagu qaraabto oo madaxdeena loo caayo si isigt nacayb Xasan dhilalkuma heysid er waa isirnacayb iyo munaafaqnimo hadii kle farmaajihii qaldhagax gaday oo amaanka muqdish farah ka bixiyey aad dhiili lahay mar ama ooy ama qosal Xasan waa dalxoorey nagaan rabno uu amaankeena noo sugay oo qarax iyo caburiska raysanay
Asc wr wbr abdixafiid wof aan aad u qadarini ayaad tahay lkn please hanagu so dhisin wax an dhageysi is tahilin
Runtu way qaraartahay laakiin lagama maarmaan
😅😅😅 beenlow
In uu soo caanbaxo
Tii farmaajo kuguma soo dhicin miyaa
ogow sixun wax u sheeg sixir waaka daran yahay
Heestan runta ayay ka hadlaysaa waa saas❤❤❤❤❤❤❤
abyaladiiste 70 jir ah waligey ma arag markuu farmajo jogey waligod ma mucaradin 1400 lagu dilay soobe iyo 2 bdii sano uu ku darsadey qabiladii uu isku direy sida Hirshabele uu qolo u sad badiyey kama aysan hadal, hada maxa keenay waa Hawiye naceyb
Nacalad baa idinku taal ee madaxda ka fuqa maxaad farmaajo marku dadka letnayayey u aamusnaa dadka dhaliishisa u sheegi weyseen markiina adkeysts ooya ama ceytama qabiilka ha idinka saaro
Wariye sare Abwaanku xaq buu u leeyahay fikirkiisa inuu cabiro kooxduna waa ku sax santahay heesta Xasan dhiiqo ayuu lugaha kula jiraa waa in la iftiimiyo
Tusaale markii bad vaadu qaran oo hawiye ah markii ay la dagaalamaysay farmaajo dadkii durbaanka tumayay oo lahaa farmaajo qaranka halaga bad baadiyo waa mareexaane madaxtooyada haloogu daato ayaa hadana leh maxaa heestaan loo qaaday timihiinu isku dhinac ha u xiirmaan
Heesta maanta waxa jira ayey ka hadashay dadka u qaatay inay heestu qabyaalad tahayna waxbaan dhahayaa dadka dhibta haysato waa qof hooyo, ah walaal ah, habaryar ah, marka hadaan loo jiir nixin ama dadka qaladka ku jira loo iftiimin taasi waa laga roon yahay.
Xaqa iyo badilka illaahay waa noo kala cadeeyey. Heestanina waa xaq 💯✅👌
WAA waaqici heestu