Heestu waxay macna yeelataa markey run Ku saleysantahay , Marka la maqlo xasaney amaanayaan baaba la is leeyahay maxay tolow sheegidoonaan oo sowadan qaylo iyo music iyo been macno ma sameyso .
hada dadkaan ma in bada labixiyo ay raali kayihiin damiir xumadaan iyo dulinimadaan iyo bahdilkaan soomaali landeey garabkiina nahaye bada xagiina ka ilaaliya puntlandlaaneey dhiniciina ka illaaliya reerxamarow xamar ha idindeeqdo bada hobyo siiya itoobiya akhas
moriyaano lacag xasan soo siiyay waxba kama badali karaan xaqiiqda iyo dulmiga iyo boobka iyo arakicinta qabuur9 fagashada iyo Ethiopia in loo fooratsado dalka uu Ku hayo
Inaad fahamto waxa ka socda gudaha somalia waa muhiim blse I naad dhanka qabiilka ka egto waa waxa halkaa ina dhigay hasan wuxuu yahay amase sameyay waa waxaan cidna laga qarin karin
Inta aadan wax falaqeeyn af somaliga sobaro mc ha iska soo qaadane Kuwii bara kicinta maaha ee waa kuwii xasarad kicintana jecleed Wee yaan Ma dhaga jigtaa mase somali baadan aheen
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Tan baa shidan❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kuwa hestaqaaday iyo xassanba love aya usaaran
Haaaa dalkawaxasilay
Miskiin. Waa hees. Maseer loo. Qaaday. Jawaabna uma. Noqoto. Wuxuu. Yahay. Ayaa lagu. Tilmaamay. Xasan. Yaa. Dad bara kiciyay. Ayagaa. Isku. Jawaabay. Qabyaalada a. Iyageeykatimid
Hestan marhore ayey aheyd wax cusub keen qeylo dhaan wax sax ah ayey ka hadleysay tan jawaab maaha waa hees hore
Waa koox taageerta tuugnimada iyo khaayinimada Xasan Dhiiqo. Allah curtaan ka dhig, dulmi difaace
Viva team qayladhan sawir ka ay koodan bixnayan wa uu yahay dadka tabarta la curyanka dad ku digto oo ka adag iney yahin xasan tuug iyo kooxdisa
Tuug hees laguma difaacikaro lacagtii qabriyada ayaa xoogaalagasiiyay kaxishooda dadka
Waa Dameero Ciyaye Xasane Sujuuda hakacesheene waakaa kubka madaxa ku hayee Waa kaa Bakhtiga Usujuudaya
Waaw guul soomaalia hanalolaato viva doowlada❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Koxdii wajiyo xuntii xamar
Xasan dal xumeeyo iyo kuwa mooryaanta ee lacaga lagusoo adeegsado xaqiiqda maqarainkaraan.
Nuur malah waana been wxba kama jiro
Xasan waatuug alshaaba kuwaasina waa lamid
War waxaan hees maahan ee waa oohin
Xanuinka xasan iyo xamso ku hayo miyaaa?
Xasan shekh wa tuug wax ow xureyy n malhn
Xassan sheekh somali dacey cadunko dhane ba laka coqyahey inu xabalaha faqto wa moriyane
Tanaa shidan
Viva Dal Xoreeye ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qabyaaladii idin qaaday idinma dhigto,ilaahay ka cabdsada ma maanta baa Hassan iyo hamze amaan mudanyihiin,mida kale Hassan munaafuq hawiyow idinka unbuu idin barakiciyey ,dhulboobna idinku hayaa,calaacalkiinana TVga la taagan qabiil jecelaa
Kuwaan yay Waa Bari u tihiin wajiya constant qabiilka ah Waa Bari soomaali bay ahayd ee afar yaan wajiyo xun
Heestu waxay macna yeelataa markey run Ku saleysantahay , Marka la maqlo xasaney amaanayaan baaba la is leeyahay maxay tolow sheegidoonaan oo sowadan qaylo iyo music iyo been macno ma sameyso .
Iskumidba maahan taanqayladaan waxaxiqda .midkahadlaysa lkn taanwaiskahadal xaqiqdanakafog dalxaraashe allah naagaqabta
Guul Hassan sh best president of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💃💃💃🥷🥷🥷💪💪❤️❤️❤️❤️
Sxb, xabasiga badeeyda damaaciyey, xasan ka u saxiixay, iyo kan xasan difaacayaba iima kala roona.
❤❤❤❤dala xureya❤❤❤
MISKIiN. IYAGAABA XASAN TILMAAMAAYA. OO HADUUBA. DADKI. BARA KICIYAY. TAAS. JAWAAB MAAHEE LANOQDA. HEESTII. HORE. XASAN WUXUU SAMEEYA AYEEY. KASHEEKEEYNEEYSAY. TANA. WAXAA LADHIHI. KARAA. WAA BURAANBUR. IGUDBI HADALKEEYGA❤❤❤❤
Tilmaantiisi oo an waxbo kamaqneen weeyey inta ilaqabto ismuujiya😂😂😂😂😂😂
Xasantuugnoolaaw😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dalcoreye❤
Heestooda Xasane Baysheegayaane ilayne asagaaba meelkasta madaxa foorarinaya asagaa Gaalkaliita dhunkanaya oofoorsanaya
Ilaahay baa mahad leh
Dhaadhaan allaah kaa dhig .
Ma aha koox malaa waa kuwa lacagta xabaalaha loo xaraashay
Viva team qaylodhan
Heestaan waa Hees Shidan Guulayso Mudane Dal Xoreeye Xassan Shiekh ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🎉🎉🎉
Waxaana la aaminsanyahay dharka aad xirantihiin in dhulkii ladhacay iyo canshuurtii la qaaday ay tahay , kkkkkkkkk runa maheli karaan sorry heesabaradkow Xolo ladhacay Laguma farxo ..
Xsan xabaaluhuu beeso kasameeyaa
Xasan xabaalqode tuug rabi kafurtsy
dalxoreeye ❤❤❤❤❤😂🎉
HAWIYE IMISAY XASAN DHIB TIISA QARIN KARAAN ⁉️ MARBA MARKA KA DAMBAYSA BUUBA KASII DARAYAA😡‼️
💪💪💪💪💪💪🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Hassan shikaa❤❤❤❤
Waxba kuma hayaan fallen ku shubo
Maskiin masha dowlad kama jirto mar hora balagu kalatagay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qabiil inta ladifaacayo
Hormar iyo nabad hasheegin
Qof wadankii cadow ka iibanayo
Ayey difaacayaan
Wadankan soomaaliya cidii laheyd
Hala baadigoobo
Maxay hoboladii butlan ugu jawaabi waayeen
Waa madhax wax lagadan karo maleh
Heestan wax alaale waxaan ka’fahmay majirto. Dhiiqo wey dhaaftay tani. Dhiiqadii ay sheegi jireen weeye. Music iyo daasado isku dhacaya uunbaan maqlaynaa.
AYNU KUWADA SALINO NABIGEENA SHARAFTA PDAN MUXAMED SCW NNKH WLALAYAAL
Ici fR et surtout Somalie land et Israël 🇮🇱 et i😂
Alla beeneey kunahay lagu xanto lagu xasuusta kahoreyso xasan xajiin iyo xamza dabaal yaa kaxumaanasyo kuwa kaqeyr badan Allaha inoo keeno
Big different this is not song it’s deserved to delete from TH-cam
Désolé ici c’est fR 😂❤❤
Lacagbaa heeseysa yahuu
hada dadkaan ma in bada labixiyo ay raali kayihiin damiir xumadaan iyo dulinimadaan iyo bahdilkaan soomaali landeey garabkiina nahaye bada xagiina ka ilaaliya puntlandlaaneey dhiniciina ka illaaliya reerxamarow xamar ha idindeeqdo bada hobyo siiya itoobiya akhas
Dalxureeye xasan tan amaanta
Hassan lamayaabani oo waatuug madax weyne noqday lakiin waxaan layabanahay kuwaan leh hees baan kudifaceynas tuuga nimadiisa midhaa lacagtuu qabuuraha ayaa qaar laga siiyey walee wayaab.
Wajiya xuntaan yaaba yaqaan waabari qabiilka ma ahayne magac kale la baxa
Heesba mayqanaa kuwaan
Kuwan fadlan ku shubo waye xasan aye dabada u dhaqan qeylo dhan wa qabyld
Farmajo ayuu jilayaa
Hees jawaab manoqonayso waa hadal
Qayla dhaan ayaaa kafiican wixiinu waa oohin 😂 😂
Tii Kale Xaawo Degan iyo Muraayo aa ka fiican tan, ama tan Nimcaan hilaac
moriyaano lacag xasan soo siiyay waxba kama badali karaan xaqiiqda iyo dulmiga iyo boobka iyo arakicinta qabuur9 fagashada iyo Ethiopia in loo fooratsado dalka uu Ku hayo
Voleur pleure
Dadka xabaalaha kuhaayo siyaad bare ma ahayn if iyo aqiro yaa bixiyay siyaad bare
Xasan iyagaa ku markhaati furay baasaasnimadiisa iyo tuugnimadiisa sirta dalka hada abiy buu ugudbiyee ka reeba
XASAN DAL XARAASHE XASAN XABAALO FAGTE XASAN TUUG XADAN BILIQO XASAN CIYAAL WEERO XASAN MOORYAN AMAAANTA XAGEE UGA KEENEYSAAN DULIGA QAA,INU WADANKA
Warxasan asaagaa u halgamay gobaladoodhan ala halagabaqo wuu kudhaacwacamay xitaa
DALXOREEYE ❤❤❤❤
Pointy 5 ba tahay Naso Xassan Sheekh jaceel kama rabo Xassan Sheekh ka dhamoo
Haa
Inaad fahamto waxa ka socda gudaha somalia waa muhiim blse I naad dhanka qabiilka ka egto waa waxa halkaa ina dhigay hasan wuxuu yahay amase sameyay waa waxaan cidna laga qarin karin
Subxaanallah, Xasan maxaa lagu amaana?
Qabiil ayaa lagu amaanaaya garguurte.
Soomaaliya waxay ku socotaa kala googog garguurte sabab u yahay.
Miyaanu kabaqayn bargains dagdaga in ilaah kurido ninku
Inta aadan wax falaqeeyn af somaliga sobaro mc ha iska soo qaadane
Kuwii bara kicinta maaha ee waa kuwii xasarad kicintana jecleed
Wee yaan
Ma dhaga jigtaa mase somali baadan aheen
Tan
Heesey..xaal qaado xassan dhiiqo dalkeena iyo dadkeenaba ceebeyey oromada gacmaha ka shumiyey shacabka somaliyed barakiciyey. Maxaa lagu faaniya tuuga aboorka. Wadnaha ha istaago
Xasan baqti usujuude tuug tuug kale jirin.
Been badanaa ciid idhaha isaga shubaysaashacabka xalay oynaayay saw hawiye ma ahayn😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
🥱🎤🎶👎👎👎👎😭😱😭 This song is for money I know money talks 💰🎤🎶💰🎤🎶💰😎❓️❎️
Wiilyar oodhalinyaraa tahay yaan qabyaalada laguugu darin
Wax ay hayaan ayaaba jirin Wax ay og yihiin ayaa jirin waa Kushubo waaye gebi-gooda ee Zakiyo wax kale falaan qeyb Sxb!.😂😂😂😂😂😂
Way iska ciyeen sidii dameeri hii
😂😂😂😂
Kkkkkkkķ
Sxb wee ila saxantahay
Huf waxba kamafahmin
Qabyaaladu wax ha idiin tattoo
Cadceed sacab laguma dado waa dhiiqo
Xassan wa nabur cancer qu ah somali lojoojine mayo Waka Badi iyo bariki qu xarashey
Waa Dhiiqo heestaasi urasa oo loogu diganayo hooyinkii guryohooda cafta lageyliye marka waa uraaso
Kkkkkkkkk. Taas oohin. Waaye. Waxeeyna. Timaamaayan. Waa. Xasn. Oo waqtigaan. Iyagaa. Bara kiciyay. Shacabki.
Cadceed sacab laguma dadi karo waa dhiiqo
Laaguma daafacikaro
HEESINA WAA FACT IYO WAX RUNNA HEESINA WAA SHIMBIRAYOHOW HEESA ,AMA NINBA CEESAANTII CEEL KEEN .MACNO BADANI KUMA JIRO XASSAN HEESTA LAGU AMMAANAYO WAA DHIIQO .MASAAKIIN.
Ciyaalasuuq baa heesaya
Waxa luku daka hadlaya mamooyinki guriyaha laka tumiyay
Hassan Sheekh haa dowen he sold Somali
Xasan dal xaraashe 👎👎👎