😮LA TALIYE AYAAN KA AHAY KAMANA MID IHI IYO GUURE IYO XASAN SHEKH SXB AYAANU NAHAY HADA KA HORNA QABIIL KALE AYAAD AHAYDEEN DHAN UUN ISKUGU BAYDH NIN CUNAHA LA QABTAY AMA XAAR AMA DHUUS IS CADEE 😮
KOOXDA WAABARI WAX LA YIDHAA MA JIRTO, KOOXDAASI WAA HAL REER OO XASSAN U SHAQEEYA NOO DAAYA DHEH MAGACA WAABARI. KOOXDA QAYLADHAAN OO CODKOODA KU CIBAADAYSTEY MAANSHAA ALLAH WALEE QAYLADHAAN WAA RAGEEDII. GEESIYAAL.
XILIGAY XAALADA DALKU XUN TAHAY EE AY DOWLAD XUNI JOOGTO WAA LOO HEESAYAA. QAYLADHAAN KEEP GOING HORE U SOCDA. SOOMAALI ABAAL WAYN BAY IDIIN HAYSAA THANKS LOT.
Ina adeerkiis ma waxa xadan dhiiqo falaayo miyuu falayma dhul buu boobaayay ma xabaaluu iibinaayay xasan ceebta ka qabta hadaad ka naxeysaan masaakiinta ka qabta
Xasan mahamud laguna sheepishly madaxweyne.hasan was najis national dually.somaliyana gacantiisay ku baxaysaa hadaan lagan qaban. Woman odhanayn alle ha u naxariisto handling uu caawa solo toosi waayo
ninka xabalaha gadana ee tuuga ah qabyaladaysta ah odaygan dalbahale ee cuqubadu ku dhacday odaygan mesha la soo fadhiya madax waynihu waa awoowgay maxaa naga galay haduu awoow u yahay war waxan mesha kala tag xassan juudan finish way u dhamatay taarikhda ayay gashay xabalo gata imaan laawe
Xasan nacas baad tahay qalbi dhagax waxaa ka daran 1000 qof ee guryahooda laga jajabinaayo maalin kasta ooynaayo dhulboob iyo guryo dhac lama soo koobi karo
Can shuur muu bixiyaa asaga? Canshuurta dadka asaaba qaatee, teeda kale wadanka waa federal goboka uu ka soo jeedo ma canshuur bay bixiyaan? 😅 Gobolka gedo shacabka waxaa ku dhibaayeeyo Ethopian canshuur na uga qaado wadan kooda kuwaas muxuu ugu doodi waayey markuu ku mash quulaayo muqdisho kuwa degan dhulalka danta guud
Walaahi aqliga nimankaan waa 000000 qabyaalad un bey yaqaaniin farmaajo ma dhul ayuu boobay ma dad ayuu barakiciyay ma wadankii ayuu gatay ma gabdhihii ayuu gatay
Waar moryane grub hirab hassan cade waa tuug waa dad biladabir ah fananita u hiliyey hoyoyinka hawiye xamar kadhex baroranaya ee hassan dhiqo iyo tuugta dhig yacaabada ah fananita u damqaday kuwa qabilaynaya ma hassan dhiqo ba kaxiiga kuwan u baraqiciyey 4 qof u moryankan wariyaha sheeganaya heestu wa xadis mata lobahna qalbidhagah ciida afdubtay moryanta muqdisho ba ethiopia u dhibay ayaako farmajo shirqolayey somalie oo dhan ba og in farmajo wax talaba ah kuma lahayn kuwa muqdisho shacbiga baraqicinaya qalbidhagah waa hal qof ee away wadanki somaliyed mata cadow bay moryane hassan ka xarashtay
Odaygan maskaxdisa bolol wye😂😂kooxda waberi shabab ha uhesan bu leyahy asaga waba wadaniye mxa udide inu shabb uheso oo u xasan ugu hesaya😂teda kale marke hes shire xasan ceynayan wa cibado lkn mark waberi u jwbn wa danbi😂😂ar oday walan iga dheh
Jostle waa fanaan haduu khamri cabo hadii kale isagey u taal maad qabataan tuugaan umada xoolaheedii boobaaya maad xabaalaha ka celisaan mise kuligiin tuugaa tihii iyo awlaadu tuugo
Geesi guul insha Allah somaliya guul insha Allah ❤❤❤
Waa. Istaaholaah. Xasan. Sh. Waxwalba
hooyadaa maakuu sheegtay faqash bastar aa tahay oo dhilonimo lagu dhalay
Xasan Sheekh Maxamood hawiye nimo ayaa ku nacay sidaas iska dheh
Mashruuca lacag ku soo qaatay ayaa joogo Kenya iyo Ethiopia Somali suju iyo ugaadenkii Ethiopia oo Axmed madoowe wakiil ka ah laakiin looma joojinayo
Xasan waa istaahila waana tuug illahay hanaga qabto tuug tuug
Is not easy CIIDANKA PUNTLAND 5 D waa somali muwaadin ha GUUL 🇸🇴🇸🇱🙏
hees hal maalin laga joogo ooo somali dhan kii karbaashtay qabyaaladiina la fahmay aa calaacal yootube la soo fadhiisateen
qaylo dhaan is not easy ❤❤❤
Xasan waa baasabuur walaahi waarun hawiyewaa baasa abuur
Yaa dhiibay Sanbaloolshe iyo Fido baa. Waa baad Abuur
Wariyuhu waabilaa cadaalad wariyuhu wuucadifaysanyahay abwaankaa kasaxan
Wariye maahin kan waa jaahil unprofessional wariye ah dhe dhexaatnimada waxaakaga weeyn Qabyaalada waala yaqaanaa ninkaan waanin aat uwasaqeeysan caan waaye laakin waxaakaqaldan Qofka Asiga kayeelay inuu wareesto
DALXOREYE alaha barakeeyo reer xamar hadaanahay qaraxii waanka reysanay muqdisho Waanabad Alxamdulilaah cadawga alaha naga qabto
Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa munaafiqiinita baa dhiibeye oo farmaajo ku hafaraya oo munaafaqa waya ku haboono yihiin waxa loogu heesena waa wuxuu sameeye maada qarin kareyesan misi fulayanima ku difaacayasan inka shacabaka sidaa u baabinaya badii iyo berigiina iibisadeye hooyo cashuurutu kaqaaday ugu faanaya caruurutaya jaamacado kabaxa guruyaha aan dhisitaya waxabo kamageli kaa cida difaacayasa waa manaxayaal calooshoda keliya u shaqeeseta war sidii shacabka iyo dalka u baabinayo ciidamadi u xasuuqaya maanta soomaaliya meele kasato uu daba kushiday mayadin dhibiweyedey marka mooroyanka heeso loo qaada markay idin dhibayaso ufu🥹
Waa xildhibaan gobah magaciisu hajiro
War haxijin abwanka Hasan wa xarga goste
.ayaga.iyo.xasanba.waa.labo.duli.ayagu.fanaaniin.maahan.xasana.madaxweyne.maahan.hoga.qab.yaalada
Asc 😎hal qof iyo dalkii oo dhan god ku dhacay in laga hadlo miyeyna xaq aheyn soomaalaay mise dalku in lagalo hadlo ama heys lagu cabiro 🫵🌎🫵
Qayla dhaan waa hees dhaba runta taabanaysa
Saxiix
Dalxoreeye mudane madaxweyne xasan sheekh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dalxureeye beeel intoow yaalaa dalka laxureeyay inkaar Qabto jaahilat ah Qabyaaladii ku Qaaday kuma dhigto
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa runta ee allow
Xassan cade isma bedelo qabiilaystehhhhhh
😮LA TALIYE AYAAN KA AHAY KAMANA MID IHI
IYO GUURE IYO XASAN SHEKH SXB AYAANU NAHAY
HADA KA HORNA QABIIL KALE AYAAD AHAYDEEN
DHAN UUN ISKUGU BAYDH
NIN CUNAHA LA QABTAY AMA XAAR AMA DHUUS
IS CADEE 😮
reer qaylo dhaan waa wax fiican maahan
Faanaaniintu umadeey u hadlaan hees bayna ku soo ban dhigaan qori iyo dagaal ma wadaan dowlada iyo madaxwaynaha waa la dhaliili karaa👍👍👍
Waxba yan abwanka la xagxagan wuxu shegay oo dhan waa run
That is true that is fact✅🌎
Xasan cadow waa run waxa lasheegay oodhan
Dalxoreeye allah xafido 🤲🏼
Bal sheeg wax uu xoreeyey inuu dalkii god ku ridey mooyee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂way isilaaween inay ahasyeen xaskii Isaac
Wasax midas koox qabiilkushaqeya❤❤❤❤❤❤❤❤
🫏kaas Culusow qoorta halajabiyo!
Hadii kale heesaha halkaas kawada:
th-cam.com/users/shortsjPLgnVNgRgg?si=7oV0lw4-AXVdAe3i
Galadagaalka!
🫏 baas abuura oo Xinjiro liqayaashii usujuudahaya 😳
wax xiqdi iyo xumaan dilootay baa tahay maxaad ka qaadi kartaa dalxoreeye
inaad oyso mahane awood ma lihid
@ naa aamus oo xishood!
th-cam.com/users/shortsN95zq8I2uKE?si=HPOxr4-3J7xWhRJB
Adiga iska gurguuro laakiin Adigoo Orom usujuudey yaanan ku’arkin😂
Ee. Ay. Usoopaataan. Pof. Saxan. Iyo. Pof khaldsn
KOOXDA WAABARI WAX LA YIDHAA MA JIRTO, KOOXDAASI WAA HAL REER OO XASSAN U SHAQEEYA NOO DAAYA DHEH MAGACA WAABARI.
KOOXDA QAYLADHAAN OO CODKOODA KU CIBAADAYSTEY MAANSHAA ALLAH WALEE QAYLADHAAN WAA RAGEEDII. GEESIYAAL.
Waa loo jawaaba fanaaniinta qaranka ayaya difaacan
Xasan waa tuug ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Share
Haaa waa runta ee allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay
Weri. Yaazhu. Hayskadaayeen. Iskulika. Parsoon
Ninkaan waa qabiliiste fanaan ma aho
Waa Khaatumo in , Beenale ah
💯✅💯✅🦁🦁🦁❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🙌👋💪🏼🥛🎉
Beenbeey sheegeen waana xaasid qaraxa inow muqdisho kusocdey rabeen
Haddii lagu dhihi jiray waxa ka muuqda hoos u dhig hadaad ahayd birmade waxa noqotay baas abuur xasaasiyad ma keenteen
XILIGAY XAALADA DALKU XUN TAHAY EE AY DOWLAD XUNI JOOGTO WAA LOO HEESAYAA. QAYLADHAAN KEEP GOING HORE U SOCDA.
SOOMAALI ABAAL WAYN BAY IDIIN HAYSAA THANKS LOT.
Qabiiliiste xidhibaan rabo ayaatahay lakii helimeysi qaainyahay
Xasan waa belaayo
Waa beenaaleoo
Waa baahanoo
Waa bililqaystoo
Waa boob iyo dhacooo
😂❤
Hawiye waa qadh muunn
Dad dhan ha caayin dad fiican iyo dad xunba waa kujiraan
intaad dalxoreeye aflagaado ula bareertay mawaxaad rabtaa inaad naga iibiso jawaabtii wa lagu siiyey DADKANI BERLAXAWSI DIID
Waa sax markaas ina adeerkiis baa joogey
Ina adeerkiis ma waxa xadan dhiiqo falaayo miyuu falayma dhul buu boobaayay ma xabaaluu iibinaayay xasan ceebta ka qabta hadaad ka naxeysaan masaakiinta ka qabta
Gurguurte waa Tuug
Kaan wariyeha ah baa qabyalad cad haysa Somalia waa wadan dhibana u aha qabyaalad 😂😂😂😂😂😂😂😂
Heesta qabyaalad dhaan anaga hawiye kursi uma ogolin kursiga nin aan daarood aheen kuma fiicno waa wareey qelo dhaan
5 sano oo xaarmaajo joogay xagee jirteen markii qalbi dhagax la dhiibay?
Inlaga doodo maaha xasan cade runta indha ayad ka dabolaneysa waxa jiro inad dafirto maaha kooda heesta waqtigeeda ayey ku soo beegeen wey mahadsan yihiin kooxda iyo abwaana sameeyey heesta somaliya ha israacdo
sangub qabiiliiste uu ahaa national theatre in loo diido waa qasab umul tuug oo kenya ka yimid garoon kii eng yariisow aa loo diiday inuu ka qudbeeyo
Ma asaagaaba hadlaayo
Xasan mahamud laguna sheepishly madaxweyne.hasan was najis national dually.somaliyana gacantiisay ku baxaysaa hadaan lagan qaban. Woman odhanayn alle ha u naxariisto handling uu caawa solo toosi waayo
war beenta iska dhaafa somali wey dhimatay xasan sheeq ayaa dhaawac tiray oo sifiican u dhameestiray
ninka xabalaha gadana ee tuuga ah qabyaladaysta ah odaygan dalbahale ee cuqubadu ku dhacday odaygan mesha la soo fadhiya madax waynihu waa awoowgay maxaa naga galay haduu awoow u yahay war waxan mesha kala tag xassan juudan finish way u dhamatay taarikhda ayay gashay
xabalo gata imaan laawe
War xasancadow reermuqdisho qabyalad beey kukeenen xasansh e manta dalkii seeyahay xagee geeyey xasan sh talo badbaadin keenna godku ride ee
xaaarmaajo 4 dekad uu u saxiixay ethiopia waana ka amausteen faqash cuqdadeysan aa tihiin
su'aasha lagu weydiiye waa maxaa qalbi dhagax hees ugu soo sameyn weydeen ileen hadaba joogle hospital uuku jiraa ma aha nin hees sameeyo
Daarood dharka ayuu dhigtay daba dhilif ayeey noqdeen mid nimada soomaliya raali ka ma aha qabiil qabiil
Qabyaaladii ku qaadaa kuma dhigo
jooqle weli hospital uuku jiraa heesna waa soo qaadeen faraqa u dhaxeeya maxoo yahay
Xasan nacas baad tahay qalbi dhagax waxaa ka daran 1000 qof ee guryahooda laga jajabinaayo maalin kasta ooynaayo dhulboob iyo guryo dhac lama soo koobi karo
Qabyaalad dhaan wawareey
Can shuur muu bixiyaa asaga? Canshuurta dadka asaaba qaatee, teeda kale wadanka waa federal goboka uu ka soo jeedo ma canshuur bay bixiyaan? 😅 Gobolka gedo shacabka waxaa ku dhibaayeeyo Ethopian canshuur na uga qaado wadan kooda kuwaas muxuu ugu doodi waayey markuu ku mash quulaayo muqdisho kuwa degan dhulalka danta guud
qaraxii zoobe waak aamusteen idinkoo cudur hawiye niigu dhacay
Kooxda waabari qaranka ayay difaac daa
Walaahi aqliga nimankaan waa 000000 qabyaalad un bey yaqaaniin farmaajo ma dhul ayuu boobay ma dad ayuu barakiciyay ma wadankii ayuu gatay ma gabdhihii ayuu gatay
Oo. Pof. Kale. Loodusaaraan
Xasan cade geeesi xayawaankaan runta usheeg qabiileysan
War hedheh MA wax qalad ayu ushegay
Waa qabyaalad CAD waxa aad sameyseen ee hadda rasligelin bixiya waadna ceebowdeen runtii cabdi shire hadal kuumafurno iyo dood
Maykucadeeyaan pofka. Paldan. Denbigiisa
Odayga aqli xuma dadka iyo madaxda ya daran in la cayo 90jir dhiman dhiman eh darod ugu imaw
Xasan cade caawo wuu is cadeeyay wuxuu yiri xiligii farmaajo oo uu dalku burburay waa been xiligaas dalku wuu soo kabtay lkn waxaan oo baaba ah majirin qalbi dhagaxna cidii dhiibtay haday jogaan waana sanbaloolshe ee xil loo magacabay abwaan ama xildhibaan xasan caawo waa ataag ee iska jir hana moodin nin dhex dhexaad ah ma aha dhex dhexaad waa dhinac
Wariye xasan adigaa qabyaaladiisto ah adiga ma hawiyaad tahay markastuu dhibka shacabka bato fanaaniinta way ka heesaan farmaajo iyo qayrana waxay ahaayeen niman dalka dhisaayay
faqash cuqdadeysan waaye heestii jawaabta aa dhibtay bastar dheh aan diin laheyn
Wal dhaaliili daawulada hadayi dhaliilayi leedahayi
Kkkk ninkan ma jiran yahay
HEESTAASI WAA SAX
😮JOOKHLE AYAA XANUUNSADAY HA KU MEERAYSAN EE KA JAWAAB SU,SASHA FARMAJO MAXAAD UUGA HEESI WAYDAY XUMAANTIISA MUNAAFAQADU WAA CUDUR
ILA MEERAYSO AYUU HAYAA WAXBA HA QARIN EE SHEEG WAXA AAD AAD OGTAHAY BEENAALE AYAAD TAHAY WALAAHI MUNAAFAQ AH ILAA IMIKA WAX CADAYN AH MA HAYSID😮
Waar moryane grub hirab hassan cade waa tuug waa dad biladabir ah fananita u hiliyey hoyoyinka hawiye xamar kadhex baroranaya ee hassan dhiqo iyo tuugta dhig yacaabada ah fananita u damqaday kuwa qabilaynaya ma hassan dhiqo ba kaxiiga kuwan u baraqiciyey 4 qof u moryankan wariyaha sheeganaya heestu wa xadis mata lobahna qalbidhagah ciida afdubtay moryanta muqdisho ba ethiopia u dhibay ayaako farmajo shirqolayey somalie oo dhan ba og in farmajo wax talaba ah kuma lahayn kuwa muqdisho shacbiga baraqicinaya qalbidhagah waa hal qof ee away wadanki somaliyed mata cadow bay moryane hassan ka xarashtay
faqash bastar aa tahay su'aashii lagu weydiiye waadka leexatay 5 tii sano ee xaarmaajo joogay maxaa hees usoo qaadi weydeen ineen dembiyada aad aragtay uu galay
Qaylodhan qabiil aya layidha koxda
Ma garnaqsiba?
faqash ku dhalay was oo been badan su'aasha lagu weydiiye ka jawaab 5 sano xagee jirteen aalagu weydiiye xaarmaajo joogay
Odaygan maskaxdisa bolol wye😂😂kooxda waberi shabab ha uhesan bu leyahy asaga waba wadaniye mxa udide inu shabb uheso oo u xasan ugu hesaya😂teda kale marke hes shire xasan ceynayan wa cibado lkn mark waberi u jwbn wa danbi😂😂ar oday walan iga dheh
jooqle waa qamri cab somali wada taqaan hanooga dhigin nin sheekh ah
Jostle waa fanaan haduu khamri cabo hadii kale isagey u taal maad qabataan tuugaan umada xoolaheedii boobaaya maad xabaalaha ka celisaan mise kuligiin tuugaa tihii iyo awlaadu tuugo
Joqle wa Halsey boskisina wabanan yahay
Xasan cadowga ka har reerka
Banaanada kuwa ka caytama wareysigoda hanagu daalanina
Tvga sn booraankaladhacdee
colaada yaa abuuran
hadaa qabiil ku caaysaan dalxureeye faqash dhan aa loo jawaabaa weliba ku dhibtay oo gaalada ahaa bastar xaaraami ah aa tahay aan xishoon
Adigu somalidiid xun baad tahay itoopiyaad futada u dhaqdaane maxaa somali kaa galay 👉🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️