Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalkii Canfarta Iyo Soomaalida ee Galbeedka Siti.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 42

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 ปีที่แล้ว +2

    Sababta Tigray ey ugu babac dhigtay ciidamada Ethiopia waa hubka ee soomaaliyey hub urursada, Geerida marbey nolosha dhaantaa.

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah soomaalida dawladii itoobiyaa la dagaalamaysa illahay haka qabto aamiin

    • @ismailmire1753
      @ismailmire1753 2 ปีที่แล้ว

      Salaam, Please ,tell me jama the Ethiopia regime is in the grave ,why you sfraid

  • @ismailmire1753
    @ismailmire1753 2 ปีที่แล้ว

    Salaam, excellent news and moral

  • @jaamaccabdixasan47
    @jaamaccabdixasan47 2 ปีที่แล้ว

    Jaamac galad anaga ayaan u sheegeynaa Rw abi axmed inuu u hiiliy cafarta

  • @mucaadladiye3835
    @mucaadladiye3835 4 หลายเดือนก่อน

    Warah waxbaa anagaa lanagamaa adkaann ma danyer baa tahay zxp ethopiya da dhan anaguu wan wasayna hadanuu Somali nahay Ciise iyo ogaden ayaa ku filan somali kle wax nomaa qabate Pro

  • @nabiihaaburaas
    @nabiihaaburaas ปีที่แล้ว

    Maxmad cj

  • @user-rs4uz8if6q
    @user-rs4uz8if6q หลายเดือนก่อน

    Daalin batahya

  • @TheBarni114
    @TheBarni114 2 ปีที่แล้ว

    Warar sugan ugu imoow Halkan

  • @abdullahijanuune4116
    @abdullahijanuune4116 2 ปีที่แล้ว

    Salaam..kadib
    Saaxiiba Yaal
    Afka Ku Jebiya
    Gaala Madowda

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaamac dadka u sheeg Canfar waxaa loo wadaa illaa Saylac iyo lughaya si Itoobiya bad u hesho.

  • @aaboawke4054
    @aaboawke4054 2 ปีที่แล้ว

    MW Mustafe innu si degdega ugu diro ciidanka hadi u somali yahay oo damirleh.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 ปีที่แล้ว

    Ma awalbaadkasugaysay itiibiya hiilo

  • @mucaadladiye3835
    @mucaadladiye3835 4 หลายเดือนก่อน

    Badaw dheh cafariga uun

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 2 ปีที่แล้ว

    Calal xaqiiq qof ( madaxweyne) kaligii xorriyad iyo horumar shacab ma xaqiijin karo haddii aayan muwaadiniintiisa taageerin oo aayan dooneynin inay la halgamaan si loo gaaro madaxbanaani , xorriyad buuxda, nabad iyo horumar dhankadta ah

  • @mohamedfundi769
    @mohamedfundi769 2 ปีที่แล้ว

    A

  • @aminamuntz3867
    @aminamuntz3867 2 ปีที่แล้ว

    asc waa runta masogaljiriin dankiilo cadaytii iyo cundufo garbo ciise wakhatigii cabdi ile

  • @veriterlogique5376
    @veriterlogique5376 2 ปีที่แล้ว

    somaliyeey isku soo baxaa dagaal iyo dhimashoo maanta waa xaaq

  • @jamajama2401
    @jamajama2401 2 ปีที่แล้ว

    SOOMALIDA WAXEEY TIRAAH " CADOW GAAGA CADOW GIISA WAA SAAXIBKA" WAA LA GO'AA TPLF WAXEEY SOOMALIDA KU SAMEYSEY...SOOMALIDA HA LA SHAQEYSTAAN TDF/TPLF MARARKA QAAR DANTAADA MAQAAR EEY AYAA LOOGU SEEXDAN...

  • @user-rs4uz8if6q
    @user-rs4uz8if6q หลายเดือนก่อน

    🐈‍⬛🤑

  • @guhaad1842
    @guhaad1842 2 ปีที่แล้ว

    War canfartu waa dawlee jigjiga haday inoodayeen ayan ayan joognaaye nagadaaye

  • @cabdulahibadal5227
    @cabdulahibadal5227 2 ปีที่แล้ว

    Hada candhufo waxaa lakenay milatariga itobiya galabta waxayna dheheen dib ugura cidanka liyuga ee somalida

  • @maxamedsheekhcabdilaahimax5038
    @maxamedsheekhcabdilaahimax5038 2 ปีที่แล้ว

    M mustafe wuu qalanyahay

  • @xasannuur2367
    @xasannuur2367 2 ปีที่แล้ว

    maxaadbeen usheegi goorta dhulka laqaaty waa wakhtigii abdi ilay

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 2 หลายเดือนก่อน

    Dadaala ogul gadha somalie Afar ayey ni adkan abi ahmaed hadu hor bodayo oo u somalie u jeedo ha ka kama fadnika kul somalida galbed

  • @veriterlogique5376
    @veriterlogique5376 2 ปีที่แล้ว

    waxaa nii sheegeyaa niin walbo somali ah dds waxba kama jiroo luugta ayeey etoobia inoo haysaa shacaabka dds iyo somali dhamaanteed huubka haa la khatooo dagaal baa inoo balan ah war dagaal uu soo baxaa runtii wa taas

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว

    10 sano kaddib Amxaaro bad ayey helaysaa

  • @mustafcadani5168
    @mustafcadani5168 2 ปีที่แล้ว

    Waa lasiiyay iyo qof canfariya ma imankarin bal is qabadsii waxan oo meedhan ayaa raba dadka inay wax usheegaan

  • @abukarabdi6773
    @abukarabdi6773 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaa jamac wa nin wax baad oog wanka warkiisa ku xidhanahy

  • @Bareh607
    @Bareh607 2 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/7eX_iOLIpBs/w-d-xo.html
    Lafududaaa

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว

    nacaskaan Jabuuti haysta wuxuu ku dhadhay Garbociise muu dadka caawiyo ama Gaalka Abey ah muu lahadlo.

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 ปีที่แล้ว

      Walaal si daban baa loo caawin karaa, ninkaasi Jabouti jooga ma doonayo in hub u meesha geeyo, waayo wuxu ka baqayaa in isaga lagula soo jeedsado. Waxa habboon in walaalaha soomaaliyeed hub u gudbiyaan, gasiin iyo wixii kale ee la heli karo si hoose loogu gudbiyo.

    • @jiifcaaqildulmidiid4139
      @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว

      @@larsmartin3314
      Lars Martin waa runtaa oo anigaba ciil iyo cadho ayaa iga keenay laakiin xasuusnow Canfar waxaa loo illaa Ashaca 5 sano kaddib waa Saylac Amxaarkana markaas ayuu toos u imaan.

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 ปีที่แล้ว

      @@jiifcaaqildulmidiid4139 wllo waa run awoowyaasheen waxay yidhaahdeen : ” ninkii seexdaa sicii dibi dhalay” Soomaalidu waayadii danbe waxay waxay ku walaftay ”colaadda sokeeyaha” taasina waxay ina dhaxalsiisay kala qoqobnaan aan laga waaqsan. Haruub daatay caanaha hanbada ayaa la qaban jiraye, aynu fadhiga ka kacno oo aynu u istaagno daafaca dhulkeenna, haddii kale nin qoyani biyo iskama dhawree, ha la qaato dhulkeenna, inana aynu daaduunka cayreed la dibad wareegno! Dooqa mar walba inaga ayaa iska leh, ma aha mid sidaas ka adag. Mahadsanid!

  • @ibnabide2510
    @ibnabide2510 2 ปีที่แล้ว

    Jaamac Galad Aad baan utaageera

  • @dolahilowle9290
    @dolahilowle9290 2 ปีที่แล้ว

    Somalida haiskashato dagalka halagalo shacab iyo liyu wabo anagane waidin karabistageyna

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 ปีที่แล้ว

    Somali waxaa la gudboon in ey hub urusadaan, maanta hubka Ethiopia banaanka ayuu yaallaa waa ine ka faa'iideystaan hubka banaanka yaal

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamac galadow weerar ayaad ku heysaa adeerkey cagjar dhulkaan aad waaya daan danbe u dagalameysid ee galbeedka siti Ninka bixiyey maxaad uga hadli weeysay ilaayn waanu is ognahaye Abdi ilaay oo kaba qaad tigray ahaa ayaa bixiyey waadna ogtahay marka ina adeer adigo marna ka hadlaayo mujrimkii bixiyey kuma aanan arag