Abiy iyo Xasan Sheekh oo mar kale ka hadlay xiisadda labada dal.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 144

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 11 หลายเดือนก่อน +7

    Congratulations Mr president Hassan Sheik Mahmoud keep it up good work 💯🥰💪

  • @AbdimalikAdam-y1y
    @AbdimalikAdam-y1y 11 หลายเดือนก่อน +11

    Somalia allow haybadii ay lahayd nosoceli Somali allhuma amiin

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 11 หลายเดือนก่อน +3

    Congratulations Mr prime Minister Masha Allah keep going 💯🥰💪

  • @Ugaska252
    @Ugaska252 11 หลายเดือนก่อน +3

    I wish Somalia success 🇸🇴

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 11 หลายเดือนก่อน +13

    Congratulations government of Somalia to both of you keep going 💯🥰💪💪

    • @sacida4554
      @sacida4554 11 หลายเดือนก่อน

      That’s my somalia 🇸🇴 👏👏👏

  • @hajiraali697
    @hajiraali697 10 หลายเดือนก่อน +2

    Bada cas reer somalilnd ayaa leh muuse biixi ayaana ka madaxa😂😂😂😂

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 11 หลายเดือนก่อน +1

    Voa the best news keep going 💯🥰💪

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopio iyo imarad Somalia 🇸🇴 walayo lawadas iyo kuwan kale ba ya la so dhaweysan wecelada😢

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedJamac-x7g
    @MaxamedJamac-x7g 5 วันที่ผ่านมา

    Axmed kayse😂❤ 2:32 1 😮

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mw xasan sheekh maxamuud waa hogaamiye dhab ah oo geesi ku dhac leh guul somaliya insha allaah

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 11 หลายเดือนก่อน

      Wll Md Xasan dhulkaa in labixiyo madiidana waxaana u daliila inuu ogolyahay inuu iyaga lafariisto oo uu isaga u saxiixo waxa aay doonayaan. Marka ninkan maahan nin daacad aay katahay inuu Itoobiya wadanka kadifaaco waxaana u daliila hdalada is khilaafsan ee uu ku kala hadlo khaasatan Marka uu lahadlayo saxaafada aan Afka Soomaaliga kuhadal. Waa nin daciifa oo aan qaadankarin tilaabooyinka saxda ah ee Ku haboon arinkan aadka u wayn. Ilaa hadana wadamada uu ku cararay maahan kuwa wax u qabankara haba ugu waynaato Masar oo iyaduba katanaasushay biyaheedii jeebkana ugu jirta wadanka uu Md Xasan jeebka ugu jira oo itoobiyaanka daba kawada.
      Marka waxba caadifad beena iyo xamaas aan waxba kajirin yeeyna naqaadin. Sida uu maanta u leeyahay waan lafariisaneeynaa ayuu baritona u orandoonaa waan heshiinay badiina waa u saxiixnay sababtoo ah wadadii sharciga ayeey soo martay. MD Xasan siyaasad xumidiisa ayaa waxanoo dhan keenay, daalim muusana inuu sidaa sameeyo isagaa gaarsiiyay walina maahan nin kabartay waxa uu sameeyay.

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heshiiska kama labaneyno ayuu yidhi Abiye Axmed intaas maxaad ugu dari weydey 😁

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 11 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Weriye Sandheere.

  • @MaxamedJamac-x7g
    @MaxamedJamac-x7g 5 วันที่ผ่านมา

    Axmed kayse😂❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 11 หลายเดือนก่อน +10

    We wonder if President Xassan Sheik considers the population of Somaliland herds belonging to Somalia. When he says we want Ethiopia to do business with us because the sea belongs to Somalia, where is the consideration of the people who are absent and self-managing for 32 years?

    • @MahdiHagi
      @MahdiHagi 11 หลายเดือนก่อน

      32 years of experience
      4.5 million people
      And somali politicians in the south think that our somaliland politicians can't take rational decisions.
      Somaliland hanoolato.

    • @AdanOmar-s1h
      @AdanOmar-s1h 11 หลายเดือนก่อน +3

      Somalia belongs to Somalis period 😮

    • @MahdiHagi
      @MahdiHagi 11 หลายเดือนก่อน

      @@AdanOmar-s1h Haye Ilhaan.
      Anagu somali manihine

    • @AdanOmar-s1h
      @AdanOmar-s1h 11 หลายเดือนก่อน +1

      Naayaa adigu oromo somali bartay ayaa tahay, hhh Wan kufahanay,

    • @adenogram
      @adenogram 11 หลายเดือนก่อน

      Let Ethiopia use Eritrea. The day that all land belonging to Somalis will have disappeared is the day Somalis will come to their senses. Somali has the right to defend it's territory. Somaliland wa gobol in Somalia. Wake up! You think all these "peace keeping forces" in Somalia are in Somalia for the benefit of Somalia??? Or the Somali people? Wake up! Wake up!

  • @WalbaashJama
    @WalbaashJama 11 หลายเดือนก่อน +1

    reer somaliland waxay dhaheen Xasan sheikh in asaga lala hadluu rabaa ee bada ma diidana isagaba afkiisa ka sheegaya hadda

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 11 หลายเดือนก่อน +4

    Noolow Xur-madle Xasan Sheekh hARGEYSA ayaan kaa soo salaamayaa halkaa ka wad Sharcidara tan ugu weyn

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

      Waa sidaa arinku waa somaali iyo xabashi

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 11 หลายเดือนก่อน +2

      Walhi ninkii xasan wu waashay adeer tani tagtay e duceeya
      Qadaad wayneey Hasan wa Nin dilaal u ooyaya waar muusow zaad iso tuur cadho dilaal ka kacday walay kaa tahay

    • @amnoali8348
      @amnoali8348 11 หลายเดือนก่อน

      😂😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 11 หลายเดือนก่อน

      @@King-lp1myorom😂😂😂 somalilan matihid dadkas dad dalkoda gato mahan imanka dhuuqsada ninkan walan ceshta sexiya

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 11 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 abii ciyar bdana
    walalo ayaa nhy ku yiri badiina waaku haminayaa

  • @IbraahimNaaib
    @IbraahimNaaib 4 หลายเดือนก่อน

    Halika celiyo musiibada hagooan Ethiopia 🇪🇹

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir3270 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dakad maha ee wa base military wariyee iska hubi hadalka

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaabl dhulka soomaaliya laga qaatay xagee ayuu ku yaalaa?

  • @Maxamed-ur2ej
    @Maxamed-ur2ej 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somaaliya Somaali Kaliya Ayaa Iska leh

  • @CabdiMohamed-i7g
    @CabdiMohamed-i7g หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @AbuukarBandaasow
    @AbuukarBandaasow 3 หลายเดือนก่อน

    Nosobadi wll😢

  • @mibrahim2407
    @mibrahim2407 11 หลายเดือนก่อน +1

    Okay

  • @AhmethMohameth-c6x
    @AhmethMohameth-c6x หลายเดือนก่อน

    Iska hadle waa soomaliland wana wadan gaara waana la aqoonsanayaa ama ooya ama cabaada idinka leewaaye

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 11 หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland. Itoobiya Waa run ma doonayaan in ay dagaal bad ku qaadato sidaas ayey Somaliland heshiisaka ula galeen. Xasan way og yihiin in aanu bada Somaliland maamulin . Guul iyo aqoonsi Kheyr leh Somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 11 หลายเดือนก่อน

    We are Somaliland madaxweynahayagu waa muuse biixi adiga iyo calanka buluuga ah aduunka ayaanu ugu neceb nahay

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 11 หลายเดือนก่อน

    Garxajis waa isaaq wadani , waa xisbi qaran, inaadeer
    Sidaa aad sheegtay, codkiisa, wax dooranaayo, qofku waa u xor ceebina ma jirto

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 11 หลายเดือนก่อน

    Intuu badiisii erateria siiyey ayuu rabaa in uu somali xoogo, erateria muu 120 million ee ku faanaayo ku qabsado

  • @abirishnews
    @abirishnews 11 หลายเดือนก่อน

    Not to Somalia, but to negotiations Because she came to conquer Somalia It is sincere to support al-Shabaab. Ethiopian army is now in Somalia But he is waiting for the Somali people If the Ethiopian army withdraws from Somalia Al-Shabaab will destroy the Somali government. 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 😂😂😂😂

  • @xaaji-lo9jy
    @xaaji-lo9jy 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash wale ma bixin kortid dhulkayags

  • @habibakediye3364
    @habibakediye3364 11 หลายเดือนก่อน

    Abiy ahmed wadankiisa dhibka haysto ha xalisto somalia ku qafiifay

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 25 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa xaadir ooramada

  • @adenogram
    @adenogram 11 หลายเดือนก่อน

    If I were in Hassan sh. Mahmud shoes, I'd never let Ethiopia use Somalias Waterfront. Never even have a discussion with them. Ethiopia doesn't want to use its breakaway region Eritrea but wants to distabilize Somalia. Who does Abiy think he is? What has he done for Somalia? Any external force in somalia claiming to be there for peacekeeping mission are snakes! They are only there for their interest. Many countries are working to distabilize Somalia.

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 11 หลายเดือนก่อน +1

    ....Waxna bixinkara .....
    Maxaad bixin nacasow
    Badda somaliya hoyadana ma bixin kartid
    Qof bixin kara badda somaliya ma jiro......

    • @nadiifoxuseen7151
      @nadiifoxuseen7151 11 หลายเดือนก่อน

      Kkkk haduu abahaa xasan bixineen muuse haabaan miyaa bixinaya nacas

  • @geesigadifaacasoomaaligalb1302
    @geesigadifaacasoomaaligalb1302 11 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya waa in aan burburino hadii joojin waydo dhibaatada ay ku hayso jiritaanka JFS IYO MADAX BANAANIDA DHULEED

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 11 หลายเดือนก่อน +5

    Badda ma hooyadaabaa leh? Badda reer Somaliland baa leh cid kalena waxba laga waydiin maayo

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

      Ariinku waa sharafka soomali wax somaliland la yirahdana waxey la mid yihin ethiopia waana lis raacin

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@AbdiShakur-f1s😂😂😂adeer riyo so jeed bal somaliyada aad shegaysa halkay ka shaqaysa?
      Villa somalia aya laga aqoonsanyahy somaland safiirka itobia e villa somalia jooga waydiiya Farqiga u dhexeeya somalia iyo jamhuuriyda barakaysan!

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

      @@King-lp1my 😀😀somaliland maba qoseeyo arinkaan waxu u dhexeeya somalia🇸🇴 iyo ethiopia
      Somalilan kaliya waa halka lagu hardamayo

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

      @@King-lp1my 😀😀somaliland maba qoseeyo arinkaan waxu u dhexeeya somalia🇸🇴 iyo ethiopia
      Somalilan kaliya waa halka lagu hardamayo

    • @salmanyare9243
      @salmanyare9243 11 หลายเดือนก่อน

      Lakin besha isaaq malahan laa soco

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 11 หลายเดือนก่อน

    ((((Somalia waa mid))) 2024ka Laga ma yeelayo 1 reer oo isaaq ah inuu Mapka 7 gooyo .

  • @munirkh
    @munirkh 11 หลายเดือนก่อน

    Somaliya waxa sidaa u galley waa munaafaqada iyo xaasidnimada ay u qabaan Somaliland Waa dad ehel u ah guuldarada iyo beenta mana hagagayaan waligood intey Lugaha is hayaaan.

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 11 หลายเดือนก่อน

    xasan wax aan uga digayaa xitaa in uu ka hadalo haduu uu sharciyad heysto waa in uu dalka oo dhan ka bixiyaa itoobiyaa haduu yahay ciidamad iyo oromada. dalka dhooban

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 25 วันที่ผ่านมา

    Oo maxay muuse biix cabdi lagu haystay😂😂😂😂😂😂

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 11 หลายเดือนก่อน

    Anigo muwadin somaliyeed aya dhahayo ethiopia saan ayaay bad kuledahay mar hadi xasan sheekh iyo aduunka wada hadal kuu baqayan aniga miya walan mise sababto ah xuduud aya wadahadal lagu baqa redsea oo ethiopia border 100 km uu jirta aya laa leyahay wada hadal aniga waxan qaba hadi ethiopia bad laga ii jarayo berbera haa laga ii jaro sanad sanad no military zone only business dakadas sida kenya mombasa uganda maa jogan lakin ganacsato uganda aya alab kaa soo dagsato

  • @MaxamedJamac-x7g
    @MaxamedJamac-x7g 5 วันที่ผ่านมา

    Caaas😢 1 😮

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 11 หลายเดือนก่อน

    Awal waxan u haystay in xasan shiikh diidan yahay in Muuse biix Ethiopia bada ka kireeyo, laakiin waa yaabay markuu cadeeyay in xasan shiikh inaanu diidanayn in itoobiya bad hesho. Yaab!

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 11 หลายเดือนก่อน

    Hadaalka madaxweynaha waa ( isoo mara oo gaaban).

  • @BaabkaSheekh-fr4vy
    @BaabkaSheekh-fr4vy 11 หลายเดือนก่อน

    M/weyne xasanow ithopia naga fogey,hadda wad ka adkaatey lkn heshiis cusub halagelin

  • @MaxamedJamac-x7g
    @MaxamedJamac-x7g 5 วันที่ผ่านมา

    Warki waa been💘🚔🤘

  • @SagalAbdi-r8x
    @SagalAbdi-r8x 2 หลายเดือนก่อน

    Xawyaan

  • @mahadfanan1066
    @mahadfanan1066 11 หลายเดือนก่อน

    Kan wariyaha ayaaba oromo ah umalayay kulaha badda cas dheh badda Somalia mase amerikan ayad isku malaysa

  • @KhasuuKhasuun
    @KhasuuKhasuun 2 หลายเดือนก่อน

    What are Wyatt Somalia Ethiopia Wellwood

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 11 หลายเดือนก่อน

    Hayaa Abi iyo Xasan markii hore ba wey is ogaayeen LKN Xasan ayaa heshiiska looga baxay!
    Sidaas darteey ayuu u qaylineyaa Xasan

  • @alialigas9639
    @alialigas9639 11 หลายเดือนก่อน

    Mr. President Hassan Sheikh you will not be giving an inch or negotiating off Somali waters with Ethiopia. Maybe to talk about moving Ethiopian military from our Ogadeenia region.

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 11 หลายเดือนก่อน

      Ogaden should free themselves then we can do something. Most Ogaden in Ethiopia are Dabadhilif traitors who they cannot trust

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

      Yes

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 11 หลายเดือนก่อน

    Qayb Dhulkeeda Ka Mid Ah Horta Isgu Ma Tagi Kartaa Dhulkan U Ku Khafiifay xasanoow Biyo Cab Waad Xiiqdee

  • @CaptainAligalad
    @CaptainAligalad 8 หลายเดือนก่อน

    Jihaada

  • @Slma-y3w
    @Slma-y3w 4 หลายเดือนก่อน

    Itobiyaanka waa losheegay somalida hadal macaan iyo qosol ayaa waxloga dhacay lugu dhahay marka iska jira

  • @mohameddahir2112
    @mohameddahir2112 10 หลายเดือนก่อน

    Xasan isaga doonaya somaliland inuu ibsado

  • @AxmedCali-j3g
    @AxmedCali-j3g 10 หลายเดือนก่อน

    Marabano.waxase.ee.naga.jojii.itobiiyo

  • @CheerfulBanyanTree-ze4ds
    @CheerfulBanyanTree-ze4ds 10 หลายเดือนก่อน

    Hassan come toconduct drama!
    He should respect the hose country and AU security principle!
    He remind us Gadafi😂
    He never come to disscuss on othere issue he comes to do a dra that has been drafted by al sis(Egypt)

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya inta ay leedahay ayaa dayacan maxaa nadaba dhigay

  • @adannur4755
    @adannur4755 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fuly waa cabsida miya abiy, viva dowladina guul iyo hourmar

  • @imanibrahim6877
    @imanibrahim6877 11 หลายเดือนก่อน +4

    Wado toosan soomara maxaa loljeda haa iyo maya wada socda ayaan arkaa

  • @mukhtaarmukho484
    @mukhtaarmukho484 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gurguurte ilaahay umada kaa qabay

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 11 หลายเดือนก่อน

    Heshiis xitaa wax ku siin mayno munaafaq hasan dhiiqo hadalkiisa waa dulinim9

  • @KawsarIdiris-q7e
    @KawsarIdiris-q7e 11 หลายเดือนก่อน

    xasan warkiisu macado laakiin abiy axmed waacadaystay

  • @SleepyAirboat-px5bf
    @SleepyAirboat-px5bf 11 หลายเดือนก่อน

    Aleeu nagaqba itobiya

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 11 หลายเดือนก่อน

    gaalka walaal ma nihin wax I naga dhaxey waa cadaawad oo kaliya waligiisa afka ha maceysto waji nama dhaxeyo

  • @nuroshire
    @nuroshire 10 หลายเดือนก่อน

    Hi

  • @khadarsomali9497
    @khadarsomali9497 11 หลายเดือนก่อน

    Sababta aan uwda hadlayno waa maxay Seen ooga wada hadalnaa

    • @qalidaxmad8716
      @qalidaxmad8716 11 หลายเดือนก่อน

      Waxaaga ka wada hadleenaa aaku qanceeynaa kwrn😢, ma noolinbwallee.

  • @FarhanDacad
    @FarhanDacad 11 หลายเดือนก่อน

    Bad ayan siinaya miyu leyahay wada hadalka waa mxay uu shegaayo

  • @silverloola726
    @silverloola726 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan inuu asago gado bada ayuurabaa, Hasan damaac

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 11 หลายเดือนก่อน

    RW.ABII AXMED BADA SOMALI SI FUDUD AYUU U HELA SOMALI AYAGOO NOOL AYABA DHINTEEN 32 SANO AYAA IS DHAMEYEN.

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 11 หลายเดือนก่อน

    *WAXAA LAYAAB AH IN **#IDAACAD_WEYN** ay FASILI kari waydo ama **#BEEN** kashegto Hadalkii **#ABY_AHMED** kaasoo **#HANJABAAD** UBADNAA ilaa CIIDA ayuu kahadlay marka VOA dadka SOOMALIYEED hadalka UFASIR WA INTAS SHAQADIINU HADII KALE ISKA DHAAFA*

  • @AbdirahmanJeylani-r6m
    @AbdirahmanJeylani-r6m 11 หลายเดือนก่อน

    war kan bentisa iga dhaf 1000kuman shacabka ayee xasuqen cidinka Ethiopia umad somaliyed dhigoda ayee dadiyen marke xafad waberi so galen shacabka somaliyed guriyaha aye ugalijiren qorta ayee ka jarjiren mida miya ilawa

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 11 หลายเดือนก่อน

    Waar ninkan Hassan sheekh waa dawakh sanyahay Adeer anaga hanookeenin

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 11 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is not Somalila 😂😂😂😂😂😂so stop drama and crying Somalila 😂😂😂

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waan hubaa in ethiopia aan dagaal uga adagnahay hadi lees fara saaro hal guuto iyo macawisley aya ku filan

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 11 หลายเดือนก่อน

    Tani waa wax qosol wlhy 😂 Mr. President Somaliland kuuma codayn , lacagtaadu meesha kuma shaqaynayso, dhaqaalahooda iyo danta ay halkaas Somaliland is not your job to decide

  • @richman-u8m
    @richman-u8m 11 หลายเดือนก่อน

    walaalo ma ninhin yuu nanabin gaalka

  • @mohammedomar9299
    @mohammedomar9299 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer Ethopie waxbo isku manihi waxna hanogo darin

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 11 หลายเดือนก่อน

    Jaziiradaha 7 ah ee saylac ayaa la rabaa Gaal amxaar ah inuu Qamri kucabo waaaka ka diidnay. Muse amxaar.
    Ciidanka bada somalia ayaa waligood shaah ku cabi jiray:

    • @Ayyubahmed930
      @Ayyubahmed930 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 ❤❤ somalia somalia ubaa leh

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 11 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is not Somalia, abiy ahmed iyo xasan sheekh way usiman yihiin somaliland labaduba waxay kayihiin ajaanib, marwalbana Ethiopia iyo somaliland way isu hiilin doonaan hddii cadawga islamka ee somalia daandaansiga jojin waydo alle dhulka haka tirtiree, gabi ahaanba somalia waxay noqon doontaa dhul Ethiopia leedahay

  • @abdulghanihassan3837
    @abdulghanihassan3837 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk kulahaa dhulkaasi waa dhul somaliyeed, meel dadkii lahaa utashadeen oo weliba ayagu maamushaan, buu Ethiopia ugu hanjabayaa inaanu u'ogolaandoonin, war illayn waalli waatanookale, isagoon imankarin oo more than 30 years kasoo agwareegin, isaguun xataa maahee dhamaan wixii katalinjiray dawlad kusheega, lagu hongoobay, ee kondurta somaliaya, qofku markuu hurdo ayaa qaaliba inuu axlaam, ama riyo arko, lkn kani isagoo soojeeda ayuu riyoonayaa ahahhaha

  • @FarxiyoCqaadir-e4g
    @FarxiyoCqaadir-e4g 28 วันที่ผ่านมา

    Waxn yaa xil u dhipi jiray🤨😒

  • @AxmedCali-j3g
    @AxmedCali-j3g 10 หลายเดือนก่อน

    Asc.waxaase.majiran.waxaase.ee.jojii.malin.iyo.habene.marabano.marnaba.anaga.waligenan.darisi.ayan.ahana.marabano.mrnababe

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 11 หลายเดือนก่อน +1

    Bakaraha lagu garacaya hoobiye, Walaweyn qadhmuun.

  • @JamaJamaa-f2e
    @JamaJamaa-f2e 11 หลายเดือนก่อน

    WAA TUUUUUUUUG WEYN ETHIOPIAN KA WAA IN LAGA HORTAGAA INTEY GOORIGOORI TAHAY.... DHUL SOOMALIYED AYAA ETHIOPIA KU MAQAN WAANA IN LAGA SOO CELIYAA... TEEDAKALE XASAN SHIIKHOW SOOMALIDA WAXEEY TIRAAH NIMAAN SHANTADA KAA REEBIN SHARCI KAAMA REEBO, SIDA UGU DHAQSAHA BADAN HA LOO DHISO CIIDAN BAD OO TAYO LEH HA LA SOO IIBIYO AMA DEEN HA LAGU SOO QADO MARKIIBTA DAGAALKA, HA LA DHISO SALDHIGYO CIDAN BAD 6 GAARAYO RAASKANBOONI ILAA SEYLAC....ADUUNKA MAANTA AAN JOOGNO SHARCI KAMA SHAQEEYO.. XASANOW DHAAF SHAQADA NGO NIMADA XABASHIDA WAXEY KU SOO DUUSHEY DHULKA SOOMALIYA

  • @ShariifCllaahi
    @ShariifCllaahi 10 หลายเดือนก่อน

    Hishiisku Maqasabaa marka meey is dajiyaan

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 11 หลายเดือนก่อน

    Dagaal waa qiyaano itoobiyana taas ayeey damacsan tahay. Somaliya haiska jirto marnaba yeysan aaminin af macaaneysiga. Marnaba itoobiya yaan laga leeyin taako dhulkeena kamida iney lawareegto.
    Cadow soojireena ayeey itoobiya noo tahay

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 11 หลายเดือนก่อน

    Xaar Weyne. Caac.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 11 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh caafimaadkiisa maskaxda ha la baadho psychotic buu u mooqdaa intii qacdii Djibouti ka denbaysay !

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 11 หลายเดือนก่อน

    Wadada aad saxda ku sheegaysid madaxwayne kusheeg.. waa tee Somaliland ayay dhulkeeda bad ka doonaysaaye ma bixin karaa dhulka Somaliland gurguurte. 😂😂😂😂 Waa Maya dhulka Somaliland goorma ayaa ugu danbeysay cagtiisa oo uu dhigo. Maxaad beenta isugu sheegaysaan.. kkkkkk

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 11 หลายเดือนก่อน

    Maranba ithopia kama noqonayso ma nacasbaa somaliland baa wax walba u difaacaysa horomarkeeda waana runtii xaq ayuu u leeyahay in uu la shaqeeyo somaliland waana horomar ay gaadhay somaliland guul u welcome abiiiy hasan waa nin waalan meel aanu iman maamulim ayuu u dagalamayaa waligaaba adaa daalaya keen waxaas iala hayso soodaa qaramada midoobay haina soodhex gasho xataa haday dagaal noqoto lkn waxaad ugaataa dhawaan ay la dhameyno heshiiska waana la ictiraafayaa oo lagu dhawaaqyaa maxaad ka qaban kartaa way kuu dhamatay nacalaa wajiga xun kaaga yaal iyo gun kaa tahaybee magaladiisii baa qaraxyo ka dhacayaan markasoo rabaa dhul somaliland ka taliso inuu yidhahado waan dagaalamayaa is waydii in somaliland ka horeyso dagaalkaad la galayso kabadi aduunku ku ugaan doono fashilkaaga wuu dhamaaday walhii quus taagnow waligaaba reer somalilanow xagjir wada noqda dhamantiinba anigu already xagjir baan ahay somali wayn wax layidhaahdo majirto haku daalin meeshaad dagto uun ilaasho kolayba alshabaab ayaa ku talisee ileene❤ ilovit ithopia ❤❤❤❤

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 11 หลายเดือนก่อน

      Somaliland maxey tahay sow kuwi qabaailka dhulmahante hubkii iyo cidanki kala wareegeen adeer cida is heysa waa somalia🇸🇴 iyo ethiopia somaliland xisaabta kuma jirto

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 11 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiShakur-f1s dagaalka aad sheegayso inaad ithopia ku qaado waxa ka horeysa inaad somaliland soonarto horta miyaad ilowsan tahay taasi bilaash Kuma imanaysid somaliland dhimasho ayaa ka soohoreyso ugow

  • @CapitanoPusquets
    @CapitanoPusquets 11 หลายเดือนก่อน

    Ni. Dalkagi kuso duulay aya ledahy wan laheshiinynaa wali duli war dagal ku dhawaq anaga u dhimnyna dhulke dhalti lahyd ahe duli

  • @Ayyubahmed930
    @Ayyubahmed930 11 หลายเดือนก่อน

    Wadada somara maxa ladhaha ethopia wax una hayno ninkan jileca bdN maxe thy qid rwa inuu wadankgii bobo ma heshiis lagalena wax laga xumado waye

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 11 หลายเดือนก่อน

    War somalia aqil malahan miya malin walbo abey ahmed aya dhahayo cidamadeena aya somali kuu dhimanayo suasha waxa waye askari ethiopia somali in uu joga asaga aya kuu faraxsan bisho kun dollar ayuu qata alle yaa dhaho birito baxa geeri ayaay uu tahay sababto ah hadi dalkisa kulabto musharka 100 dollar 😂

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye 3 หลายเดือนก่อน

    Waa been wada hadal laga galo dalka somaliya bad iyo bariba waa khiyano kharan

  • @Osob_5
    @Osob_5 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkk

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Xassan sheekh waxba madhaamo Ilhaan ma qirsana sharafta horumarka iyo jirikaan Soomaaliland Alla Cawsana