Wareysi: Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay dagaalka Ethiopia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 278

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha alleh mustafe m Omar guuleyso from somaliland burco garabkaaga ayaan taaganahay

    • @mahamedaliaden2094
      @mahamedaliaden2094 3 ปีที่แล้ว

      00

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 3 ปีที่แล้ว

      Ragga nimada wan ku ogaa gobolkayga togdheer ee guulayso adiguna

    • @mandeqlivetv3790
      @mandeqlivetv3790 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigu ma taageeri karo nin dalkii amhara dejiyay shaqooyinkii badankoodiina u ogolaaday imaka axmaaradu goboladii sida jigjiga ,dhagaxbuur,qabridahar,goday intaba way degtay,,, ka sidaa ku faraxsan iyo ka aan ki farax sanayn ba waa dhibaato jirta odhaahda odhanaysa dadku waa wada axmaaro dhulkana axmaaraa iska leh ayaa kililka 5aad ka socota wax ba yaanu mustafe ku af gobasd san wada noolaansh awelba waala wada noolaa ee tani waa deegaamayn intii abiy iyo mustafe joogeen ayaana dhibaatadu timi

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 3 ปีที่แล้ว

      @@mandeqlivetv3790 marka wax aad aqoon u lahayn ama war ka hayn aad ka hadlaysid waa iska sidaada mala sheeko aad suuq ka ma qashay ayaad aaminsan tahay oo shirka la timi ee deg degu ma fiicne wax iska hubso

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 3 ปีที่แล้ว +23

    Tplf gabalkeeda wa dhacay deganka somalidana gobonimo iyo guul aan urajayiyaa marinkooda ayaana la marinayaa argagaxisada tplf

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว +15

    Geesi Madaxweyne xalaal ah. TPLF marna donimayno! May Allah protect and guide our people.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +23

    Shanta Somaaliya Guul🇸🇴💝💪

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

    • @fdama
      @fdama 3 ปีที่แล้ว

      Uff cala Somaliweyn.

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 3 ปีที่แล้ว +11

    Good job madaxwayne mustafe cagjar

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      DOQON BAAD TAHAY SOOMAALI KALA ADKAANWAYDAY

    • @saidhalane9567
      @saidhalane9567 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alihujaleh8627 go to school

  • @BarwaqoAbiib
    @BarwaqoAbiib ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤😊

  • @aliaafrica4160
    @aliaafrica4160 3 ปีที่แล้ว +8

    Nin rageed nin rageed dhalay horay usoco

  • @yb1576
    @yb1576 3 ปีที่แล้ว +14

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 3 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe waligaa somali hakala sariin. Somali miday. Horay uu waad. Haa noqon doqon eegaa dadkisaa. Waxad kaa shaqays ilalintaa dadka somaliyeed iyo dhuulka somaliyeed haa ogalaaan wac somali kaa hosayaa. Alle haa ku hanunsho Alle haa kugu asturo xilkaa. Thanks mudane mustafe

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 ปีที่แล้ว +3

    M/weyne geesi ah guuleyso.Hargeisa

  • @faysalabdilahi2394
    @faysalabdilahi2394 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh madaxweyne Mustafa guulayso

  • @equalrights7078
    @equalrights7078 3 ปีที่แล้ว +4

    Guuleyso mudane mustafe.. Soomaalidu waxaa hogaanka u qaban doonaa biseyl soyaasadeed..

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 3 ปีที่แล้ว +13

    maanshaaALLaah guulayso madaxwayne waa runtaa hadaan horownayba

  • @mustafemuxumed989
    @mustafemuxumed989 3 ปีที่แล้ว +8

    TPLF IYO ABIYE HA LA KALA SAFANINA EE MASIIRKIINA SOOMAALINIMO KA TASHADA

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyne Mustafe Hore uu soco

  • @cabdiz5945
    @cabdiz5945 3 ปีที่แล้ว +5

    Somali guul 🇸🇴💪

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      WAA KUGU SOO MAQAN YAHAY OO WAA SO DHAWYAHAY CABDI MAXMUUD CUMAR

  • @hanadaxmadnuur
    @hanadaxmadnuur 3 ปีที่แล้ว +2

    Axmarda jigjiga halaga saro Somalia
    Midaa kale mustafe cajiir waxa jiraa maa ahaan xarutaa qoleji wxa kaa jiraa firri iyo garbaa cisee ilahyow Somali gumeysiga Kadul qaad

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤🎉

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah madaxwayne dhamaantiin guul baan idiin de all somali galbeed

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 ปีที่แล้ว +4

    Madaxweyne laynagamah adkaanayo
    Marnabah madaxweyne ma ogolin isdhiibis inagama xoog roona inagama maskax badna cabdi iley iyo afartiisii dabodhilif ri, gees kama ridi karaan

    • @rahmamohamed1239
      @rahmamohamed1239 3 ปีที่แล้ว

      Maan sha alaah madaxweene ninrageed inagaa usareena wixii aan garanweenana gacanteenu kuqaban idna inagama adkaankarto

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc VOA Ma sha Allah
    Mudane Madaxweyne
    Mustafa Guuleysu Somali
    State Guul iyo Somli weynba .

  • @guuleedmahdi2775
    @guuleedmahdi2775 3 ปีที่แล้ว +2

    madaxwaynahayaga waan salaamayaa laakiin maraykanka iyo tblf waatuug

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva mudane mustafe

  • @Aziz34888
    @Aziz34888 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waata labaad abay ma ah qof dadka udhexeya nin waliba markaas waa inuu degaankiisa difaacda

  • @andualemsemachew1607
    @andualemsemachew1607 3 ปีที่แล้ว

    mustefe is our prime minister next ....loading

  • @Abwaan-Aayatulle
    @Abwaan-Aayatulle 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweynaha waa wadanaaa

  • @amirailoveyou
    @amirailoveyou 6 หลายเดือนก่อน

    Moussa adosh madaxwaina 8:35 haygowwadguulaysay 8:35 gaygii

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah guul madax wayne

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @maxamedtt1233
    @maxamedtt1233 3 ปีที่แล้ว +5

    Doqon maahee waa xiniinya cadde soomaalida itoobiya alle usoo diray adigaa saaxiib xaarweyne ah oo doonaya guskii tigrayga

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 3 ปีที่แล้ว

      Aqlaaqda hagaaji fikirkaaga. Adaa iska leh. Lkn xogaa ceeb

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 ปีที่แล้ว

    Gesi dalay ilahay hakuxafido guleyso MADAHWEINE Cagchar

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 3 ปีที่แล้ว +2

    #From #Hargaysa wxa kale oo aan #Ethopia ku arkay dhaqan ah #kaa #Fiicni Deeganada #Oromada #Tikrayga iyo Guud ahaan 9 qoomiyadood ee ethopia mid khayradkisa lala leeyahay oo aan ka #Somalida ahayni ma jiro yacni xaga shaqalaha wxad arkaysa shaqale badan oo #Qomiyadaha kale ah oo #Deganka #somalida jooga somaliduna meelaha kale way adagtay sidad xafiisyada deeganada kale ugu aragtaa markasad #Madaxwayne lee dahay wax aan saluugno wali ma hayno Haa waa Run oo #Xilka aad hayso ee wareegtada ah hadad ku qanacdo oo aad u aragto dhaxal aan ka waregayn hankaguna inta uu Noqdo wx #Saluug ahi ma jiro lkn inta aad hoos u eegto #Bahdilada #somalida haysata adigu go'aan Qaado siduu Doono how adkadee adigu Noqo bini aadan waxna diidi kara waxna Dooni kara

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 3 ปีที่แล้ว +3

    Famaajo wuu diyaargaroobay ciidankiina wuu keeney xaduuda difaaci lahaa jigjiga

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 3 ปีที่แล้ว

      Farmaajo ciidan asagaba heysan o Ugandan army qolka jiifka ku so hubsadan habeenki

  • @ramlamohamed6196
    @ramlamohamed6196 2 ปีที่แล้ว +2

    Dawlad gobaleedka ethopia❌
    Dawlad gobaleedka dalka somalia✅

    • @tesfanshyoutube3814
      @tesfanshyoutube3814 2 ปีที่แล้ว

      🇪🇹🤗🐅💪🏼

    • @hbq6184
      @hbq6184 ปีที่แล้ว

      Waad riyonaysa waligedba maay noqon Somalia ee sheeko caruurta mesha Kala taag.

    • @HamseApdirahman-i1i
      @HamseApdirahman-i1i 6 หลายเดือนก่อน

      🇪🇷🇸🇴​@@tesfanshyoutube3814

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 3 ปีที่แล้ว +3

    Tigrean-TDF an Amhara redical NaftanYaa bass of ethnic Federalism so Amharaa radical Amhara they don't have A Choice?

  • @tesfanshyoutube3814
    @tesfanshyoutube3814 2 ปีที่แล้ว

    Mustafa Mohammed love you🇪🇹🇪🇹🤴🏼🖤💪🏼💪🏼💪🏼

  • @maxamedtt1233
    @maxamedtt1233 3 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso ogaadeen ayaa doonaya inay gumaysigii ku noqdaan oo adimada ku qabanaya ha u joojin somali oo dhan ayaa kula socotee deg gaashaamo santarka haye bari garanuugle bali jano coodanle baalidhaye habuura habarjeclo isku kay halee oo hore usoco diid gumaysigii tblf

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah somali damiir leh weeye

  • @Zakariahayd
    @Zakariahayd 2 ปีที่แล้ว +2

    waxan bilaa dhiiga xaq umalahan inuu dadkeena madax inoo ahaado war dhull keeni wa walawada qaatay o oromo ayaa wada qadatay nacala beentada iyo nabad galyada ad sheegaysana kutaal wax bilaa dhiiga kahor ma aanan arag war nabada ad sheegeyso aaway tuli guuleed ma oromaa leh oo maarara ma oroma leh ilaahay idinki hoog inta ad ku daawanayso reer tuli guuleed iyada oromo kusoo duushay oo dhulkoodi laqaadanayo war cagjarow ismuuji oo dadkaaga uhiili hadii ad ithiopia adan dadkaaga ad hogaaminayso adan waxba uqaban karin jowxo udhiib xilka nacalaa adigiyo bidaartadaba kuyaale war aaway dhiigi wllahi madax wayne cabdi maxamuud cumar ilay ayaa boqol kiiba boqol kadhiig diiran war cagjarow gus jilicsan iyo xukun itaal daran labaduba waxbo maqabtaan dhiig ha daato o haladhamaado inta dhulkayga duulan laguyahay walee qoriga madhigo gari koompe gobonimo ayuu kadoor biday inaan orom iga liita dabada udhaqo xaq baanan ku dagaalami intay nafi igu jirto idinkuna ama dumar ahaada oo oromo iyo ethiopia ha idin qabto o uur uyeesha kadibna ilmo oromo udhala waa kolay ma arko somaali isku tashanaysa ilaan majirte

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesi Geesi Dhalay madaxweynaha Somali State mudane Mustade Cagjar hore Usoco Somaliweyn Ayaa Ku Garab Taagan midnimo Somaliyed wakugu Garab Taaganahay mudane Cagjar

  • @cooffle2
    @cooffle2 3 ปีที่แล้ว +4

    Voa.
    Maxaad dagaalanka canfartu ku barakicisay gobolka Siti wax uga weyddiin weydeen?

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN... ..

  • @rahmamohamed1239
    @rahmamohamed1239 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha alaah madaxweene mustafe inagaa usareena deegaanka itoobiya gaar ahaan deegaaka soomaalidana inagaa xukuna wixii aangaran weeno ee imaka iyo siyaasada xukumada kahoryimaada gacan ayaan uqabaneenaa

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 3 ปีที่แล้ว +2

    Abiy Ahmad & Dhargi & Mustafe Cagjar & PP DOWn DOWn DOWn

  • @mohamedahmednour4982
    @mohamedahmednour4982 3 ปีที่แล้ว +1

    saysan saamayn ujirin Dadkii soo qaxay oo ethiopian oo dhan leh ayaa jigjiga kusoo qulqulaya kamana war haysid xuduudaha degaankaaga ma faan unbaad hayn madaxwayne Runta usoo dhaadhacdee waynu is ognahay intena Deegaan keena jooga

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 3 ปีที่แล้ว

    Guulaysta ilaahayna ha idin garab galo iska riixa canfartaba way mari waayeene sutida u qabta Soomaaliduna meel ha uga soo wada jeestaan mustafe waan taageersanahay nooloow mustafe cagjar

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 3 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe marku leyahay dad aya nabad galiyo xumi ka wada deganka waxu xalalaysanaya inu dad kaso hor jeda siyasada xun e fikirka Axmarada e u wato cida kaso hor jedsata inu dhib ogu gaysto horayna dhib badan ayu dad khas ah u gaystay marka wa in sharciga LA hor kena Mustafe Cagjar iyo kuwa kale e danbiga ka galay dadka shacabka iyo cidanka deganka insha Allah

  • @guuleedmahdi2775
    @guuleedmahdi2775 3 ปีที่แล้ว +1

    dhamaan soomaalidu waxay aad unaceen maraykan iyo tblf meeshanna waa codka maraykanka waankaxumahay in madaxwaynuhu idaacaddaa waraysi siiyo waameel maraykan ku adeegto

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 3 ปีที่แล้ว +1

    Doqonkan madaxwayne ku sheega AH iyo kuwii ka horeeyayba labaduba wax jira maha kan cadow buu noo tagerrayaa cadawgaaso ah axmaaro iyo abiye oo ay dabada u dhaqaan kuwii ka horeeyayna cadow sahlan buu ahaa marka kani madaxwayna kusheega ah wax ba yuun xabashi naga dhaadhiciine waa maan gaab maan gaab dhalay oo cadawad wllkii oo la dilay soomalida maserkeedi u gacan galiyay cadowgii ugu xuma ee somaliyeed untuu nacnacda hayo oo xarka ka maydhayo axmaaro muu samiga somalidu kuleedahay itoobiya soo dhiciyo war waa laydin wasi doona adi iyo abiyi wiixii.idin tageersanba ee

  • @amirailoveyou
    @amirailoveyou 6 หลายเดือนก่อน

    Moussa cadosh m w dd s guulayso mustafa maxamud

  • @Halane.81
    @Halane.81 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa la kala adkan hakaa sarto "aderow olalihii nabaded ee aad saxada ku soo gashay ku joog" ama koley xabsi abey xabsi la yirahdo waa la furaa oo tigrey igama talo yaro anigan

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso madaxweyne, tplf down👇👇👇

  • @garaadamiin2058
    @garaadamiin2058 3 ปีที่แล้ว

    V .A waan idin taageraa

  • @Daaq-i5b
    @Daaq-i5b 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 3 ปีที่แล้ว +1

    #From #Hargaysa waxan maQlay in aan Qof #Somali ahi Noqon karayn #madaxwayne ama #Raysalwasaare labada #Mansab ee ugu sareeya #Ethopia ee arinka maxa kaaga yaala wxuunbad Dadaysaane imika warkaaga Cadayso Hadow ethopia haday is raacdo wxuunbay ku yeedhine

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 3 ปีที่แล้ว +1

    Shisheeye kalkaal weeyaan xil jacayl baa ilaa halkaa gaadhsiisay

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 3 ปีที่แล้ว +1

    midkaan waa dulli damiir lahayn tiir uu qof meelka taagtay waxbo muu dhaamo canfar na malinkasta ayay dadkiisa laynaysaa asagana amxaarada uu jigjiga damaca kaga jiro ayuu leeyahay waan u dhimanaynaa oon difaacaynaa waa Somaali halkaasu ka keenag ducfi nimada welibo ogaaden

  • @sali6052
    @sali6052 3 ปีที่แล้ว

    Madax waynaha waa raacsanay mudane guul

  • @allaahuakbar6047
    @allaahuakbar6047 3 ปีที่แล้ว +3

    Mafsin cagjar ilahay waxan ka baryaya inu nadhafiyo wa khain wadankisa khayamay Wa Nin axmaaro udaba dhaqaya kwrn wuxu kahadlaya axmaro iyo tigrey is dagalaya ayu kahadlaya canfarta ayaa qabsatay laba magalo dadki dagana xasuqday oo ila hada la aasin wa garabciise iyo iyo sonkoor oo gobolka siti ka tirsan ilahay haku cadabo mafsinow khainyahaw

    • @akh8501
      @akh8501 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin

    • @aliaafrica4160
      @aliaafrica4160 3 ปีที่แล้ว +2

      Caqliga iyo aqoon mid uun ku hadal jaahilyahow

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aliaafrica4160
      War canfartu dadka ay laaysay dhulka somalida laqabsaday muu kahadla waxuu sheegayo Maxay tahay

  • @yb1576
    @yb1576 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalahi wabixamdihi subxanalahil cadiim

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 ปีที่แล้ว

    WHY SOMALI COMMUNITY NOT TO BE CONTROLLED ETHOPIA OR NOT TO BE LEADER .....

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul cagjar Guul farmajo

  • @RoblehHassan-dw3kp
    @RoblehHassan-dw3kp 3 หลายเดือนก่อน

    War deg deg macha alla

  • @amiinmaxamuud5351
    @amiinmaxamuud5351 3 ปีที่แล้ว +3

    waa fulay waana tuug waalan meel uu kubaxsan karro ha raadsadoo

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad iska hadashay

  • @cabdijaamac2733
    @cabdijaamac2733 3 ปีที่แล้ว +1

    minkii xun amxar ama tigree ama oromo ay keento ugu dameen wa laxiraayaa nin keesan jiray mid bedala aya kensanayamid ay iyagu madaxwene ku magacaban waayo dadka soomali iyagu waxba madortan talana kuma leh dalkoda

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 ปีที่แล้ว +3

    mansha allaah horaa loo soconayaa
    Madexwene

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee inankani in uu geesi yahay.

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 3 ปีที่แล้ว

    *MADAXWEYNE GUULEYSO. AAMIIN*

  • @Salamin77
    @Salamin77 3 ปีที่แล้ว +2

    TIgree waa dad arxan daran

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul Eedo Mustafe

  • @ahmednaji2022
    @ahmednaji2022 2 ปีที่แล้ว +2

    Uma qalmo madaxwayene wa bila dhig male ficil ee haladhaadhiciyo

  • @cabdifaaid3502
    @cabdifaaid3502 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalinimo dhimatay buu ku sii dhegen yahay tii waynad ayaa gobolo u kala dhaqaaqday waabase kulika 5aad oo qaniilooyin aan is ogolayni ku nool yihiin ha ku riyoonina in ogaadeen dambe kililka 5aad ka taliyo

  • @mohamedahmednour4982
    @mohamedahmednour4982 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa Runtaa waala kala adkaan ee ku adkayso hadalkaaga TPLF dhibkeeda aragnay Axmaaro Oo 70sano ina guumaysan jirtay maxaad udifaacaysaa oo aad isu hilmaaminaysaa war ina Cagjarow waynu isnaqane Dadka Somaliyed Beenta kadaa

  • @horumariyohiigsi5974
    @horumariyohiigsi5974 3 ปีที่แล้ว +1

    GUULAYSO MUDANE CAGRAJ GEESI AAN GABAN

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 3 ปีที่แล้ว +1

    It's time to pivot an Punched All decorator in the hon Of Africa ok Goodbye Jaaw Abiye and mustefe

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 ปีที่แล้ว

    Qorshuhu waxuu yahy’ hadii TBLF awooda la wareegto in meesha looga kala tagayo; ha is maamusho

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 3 ปีที่แล้ว +2

    Idaacada "Uncle Ben" war xumo tashiil ugu imoow!

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 3 ปีที่แล้ว

      Bukaan socod Urkaga ka hadlshay xoolo foqol xoolo!

  • @princesakihashi8255
    @princesakihashi8255 3 ปีที่แล้ว

    excellence madaxwayne mustafe

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Guul awoow Musdafe. Ku adjeyso go’aankaas, shacabka Soomaaliyeedna walaalee. Dhan walba ka diyaar garooba. Raashin badan iyo dawooyin kaydasada. Duco iyo khayr baan kugu ogahay awood.

  • @maxamednuur9254
    @maxamednuur9254 3 ปีที่แล้ว +1

    Voa.waa.alshabaab

  • @aliaafrica4160
    @aliaafrica4160 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa kuudiiday inaad isticmaasho boqolaalka magac ee deegaanku keeyahy sida soomaali galbeed ,ogaadeeia ,DDS inta aad leedahy soomalida Ethiopia 🇪🇹

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 3 ปีที่แล้ว +1

    Munafaqa mustafe Cagjar Ahmaro o 100 sano xasuq Ku haysay umada somaliyed ayu wata o u u adega e shacabka isaga racsan xagebu joga cid rabta INA. Cagjar ma jirto Mustafe Cagjar DOWn DOWn DOWn wa nin cadifad iyo uqdad ka buxdo o buka DOWn insha Allah

    • @abdirahmanabdi7306
      @abdirahmanabdi7306 3 ปีที่แล้ว

      Dee orod qori qaadho o Tplf u hiili

    • @mahadabdi9629
      @mahadabdi9629 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanabdi7306 adigu Axmaro u hili cid ad ka qali badantahay ma jiryo kuwa ad wadato adiga iyo INA. Cagjar cid ka xun ma jirto

    • @abdirahmanabdi7306
      @abdirahmanabdi7306 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadabdi9629 Meles waa noolyahay kuwa daho bad u egtahay orod Abaha Caisho Ilay xabsiga kasoo daah

    • @mahadabdi9629
      @mahadabdi9629 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanabdi7306 Abaha Axmar xun o damer ah ayu aha INA. Cagjar dhulka aya lagu jidi adiguna waxi ad waliga ahan jirtay ayad noqon adigana Hoyada waxa lagaga dhalay mijin jad ah o ay Ku tumatay waligana adiga iyo awowga nolol iyo magac ma yelan marka hadi ad nocas tahay waxba kuma qaban karo ilmo xaran Lita o uqdad qaba ayad tahay wadna LA dhiman wayo cid ad wax Ku yeli karto ma jirto gun gun dhashay o wecel ah ayad tahay

  • @mohamedahmednour4982
    @mohamedahmednour4982 3 ปีที่แล้ว +1

    Afhayeenkii Adan maxa looga qaaday markii dhulka Canfarta aad siiseen Ceebtiina

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 3 ปีที่แล้ว +1

    Wakaa doqonkii ogaadeen sii dabayshadaye
    Tplf oo ciidankii Ethiopia cuntay
    Ayuu leeyahay waan iska celin
    Waxa lahubaa in sidii cabdi ilay
    Bohol Ethiopia kadhexqidan uu ku danbayndoono
    Waa lahubaa
    Waayo futadiisaa buuhoodle kamuuqata
    Muxuu iska celin
    Kani shacabkiisuu u xoogbadanyahay sidii cabdi ilaygii cadawga ahaa
    Waligeedba lama arag nin ogaadeena oo caqli leh
    Wuxu kufarxilahaa in onlf iyo shacabkiisa baabii lagu yidhaahdo
    Taasbuu kufarxilahaa
    Waana tuu kuhanjabayo
    Qashinku

    • @ahmedabdullahimohamed1001
      @ahmedabdullahimohamed1001 3 ปีที่แล้ว

      Ogaden wuxuu ku sharafan yahay inuu yahay qabiilka kaliya ee awooda inuu 100 milyan oo itoobiya iska dhiciyo
      Idinku mar walba noo soo raaca gaaladaas oo jidadka naga xidha hiilin idinkama rabnee dhibkiinna dhibkiinna maha deysta

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali intay iyagu isku maqanyihiin,
      ayaa dhulkooda la qaatay.

    • @ibrahimhassan1747
      @ibrahimhassan1747 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedabdullahimohamed1001car bal hala,idin arkee hacararina
      Oo cagaha dhulka ku haya
      Oo isku daya inaad tplf iska dhicisaan
      Waa runtaada oo hiilimaad hadalkiisaba daa oo masugaysaan
      Wadana la,idinka xidhimaayo
      Lkn waxan hubaa in hadh ay naagaha idinka qaadayaan tplf meel aad degtaana inaad difaaxlcdaan hadalkeedaba daa
      Oo haku riyoon
      Waad ogtahayoo dad laguumaysto ayaad ahaydeen wiligiimba
      Hubna mahaysataan oo waa la,ogyahay
      Askartiina eke foti 7 ayey kuhubaysanyiin waxaana lootababaray inay maatidooda iyo shacabkooda kulaayaan
      Lkn ragga idinku soosocdaa waxay dawladii Ethiopia ku burnuriyeen ayey wataan
      Kkk markaa xaaladiinu waa xamareey futada igeli
      Waxa la,arki doonaa raggiina oo dharka dumarka xidhay

    • @ahmedabdullahimohamed1001
      @ahmedabdullahimohamed1001 3 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhassan1747 hadal badan waxba tari maayo xaasid nimaduna ma fiicna 27 sano tplf oo itoobiya oo dhan wadata markaan meel saarney in somalida aan ehelka moodeyney noogu tageen ma shaki baa ka jira War tplf dhaafe alle mooyee cid na liicin ma jirto hadaaf yartahay ooda na aqoon dul qaado waad na barane nabad galiyo

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahimhassan1747 adiga wax noqo mise qof ma tihid inad ogadenow heyso moyen takale aniga onba mucaradna aha mu xafidna aha ee adigo sug kulba meshan madaxa ku galino kkkkk

  • @akliluzerihun7483
    @akliluzerihun7483 3 ปีที่แล้ว

    run run run Arabia dogy run run dogy run run

  • @ale85
    @ale85 3 ปีที่แล้ว +2

    Maamulka dabadhilifka ah en ka jira dhulka somaaligalbeed
    Waan difaaci dopnamn habashi

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 3 ปีที่แล้ว +1

    My ka faaideestaan.oo aykgoan

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @jamasoliman5717
    @jamasoliman5717 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe muxumug Cumar waad ku fashion tay Kalinga ee iscasil sababta waa mar dhulkii oo Canfar xoog ku qaadatay iyo weliba af duub joogta oo aadan ka hadlay Jigjiga oo xabashidii la wareegtay oo aadan ka hadlay oo qaar kood musharax yihiin soomaalidana kili
    N male lloma ogala in ay iska sharaxaan.

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkane ninkii ugu nacasansaaa
    Cagjar xaar weyn Gacanta TPLF BU KU jirtaa #TPLF kusoo socotaa

    • @hassanm8166
      @hassanm8166 3 ปีที่แล้ว +3

      Waar nacas ayaad tahay akhlaaq xun ee dadka sharafta leh ha caayin wasakhyahow. Mida kale dadka reer Awdal ee aad magacoodu ku shaqaysanayso jooji bahal yahow bilaa akhlaaqdii. Reer Awdal waa gob ah. Dadkana ma caayaayan ee haku soo gaban reer Awdal waa lagu ogyahay in aad reer Hargaysa tahaye. Edeb yeelo. Hadii kale badheeh oo magacaaga iyo halka aad ka soo jeedo sheego.

  • @husseinhussein6074
    @husseinhussein6074 3 ปีที่แล้ว +1

    waa ba nin wajaqsan kulahaa cid wax noo yeedhin mayso sow imikaba abey iyo amxaaro uma yeedhiso afka uu ku hadlayaaba waa kii amxaarada

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 3 ปีที่แล้ว +1

    Si fcn ayuu u hadlay tplf waa kuwii xasuuqay somali

  • @HalimoDu
    @HalimoDu ปีที่แล้ว

    Kkkkk the girl you🫀

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala Xiliyada Qaar kood iSu Ekaa Xiligan Okale AUGUST 2018 Xilka lagatury CABDI ileyCMC hada Now GoodbyeJaaw Abiye regime and MustefeCagjar on Ubixiyey MustefeAxmaar Man'ta To'day;?

  • @AbibAbdihalac
    @AbibAbdihalac 4 หลายเดือนก่อน

    Wararka cusub ethiopia 9,10,2025

  • @macalinkhaliifdiiriye1597
    @macalinkhaliifdiiriye1597 3 ปีที่แล้ว +1

    Muhiimadu waa isku tiirsanaada idinku hadad hal dad noqotan ethopia idinkaba xukamaya ka faa idaysta wakhtiga iyo mustaqbalkina danbe hadii kale wad garanaysan waxa idin danbeeya magacaygu waa galayr dhanto mudug

  • @Hassanhussein1-t
    @Hassanhussein1-t 3 ปีที่แล้ว +2

    Canfartan Somalida babiisay ayu Mel saari lahay

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m ปีที่แล้ว

    Ok Ok

  • @aliaahmad8990
    @aliaahmad8990 3 ปีที่แล้ว

    Guul somalida deegaanka waxaan layaabanay kuwa weli gumaysigii iyo dulinimadii Sidaba socday.
    Anigu deegaanka somalida mana dego waxna iima galaan lkn waxaan kufaraxsnhay inay gumaysigii kabaxeen oo nabad iyo degenaansho iyo xoriyad kaamili kajirto

    • @sakinaskytv9604
      @sakinaskytv9604 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/xxQSgBBjaBM/w-d-xo.html

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 3 ปีที่แล้ว +1

    afhayeenka amxaarada adiga dabadhilif ah viva TDF waa dad diidan dulmiga

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 ปีที่แล้ว

    Somali state + canfar + oromo they need units to fight Tplf

  • @maxamuudxaaji4627
    @maxamuudxaaji4627 3 ปีที่แล้ว

    Mudhane madhaxweyne somaliya ayeey fariinteyda kaaga imaneysaa Mudhane madhaxweyne waan ku tagersanahay from hirshaweyle dagaal hadow dhoco garabkada wlhi ayaan ku dhartayee waan imaanayaa hadii oo soo gaaro galbeed ka somaliyeed asal xakh daro ayee kuqabsadeen ii aduunka oo nooga hiiliyay lkn kalkaan 2dal kama midnaqaneysaan ama ayaga ayaa kumeysaneynaa ama gooni isku taag ayaad noqoneysaan