Baro Say Lacagta u Shaqeyso || Rich Dad Poor Dad || Q-3aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Linkiga sheerxirfad:
    sheerxirfad.com/
    Facebooga Nagala Soco Page-kan:
    / abdiwalikhalif22
    *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

ความคิดเห็น • 157

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim ปีที่แล้ว +18

    1. Ilaahay baaa mahad leh noo sahlay isgaadhsiinta,
    Ilaahay ka sakow waxaan u mahad celinayaa wll cabdiweli dhan walba waad naga dhistaa, aad baan ugu faraxsanahay inaan haysanno dhalinyaro jidka horumarka noo tilmaanta,
    Shukran wlll💯👋

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว +2

    This guy things western haram mentality will enrich you subhanallah. Islam shows rhe way to halal wealth. Rich Dad poor dad i read 15 years ago, it promotes haram way of making money.

  • @Cnazirmoha
    @Cnazirmoha ปีที่แล้ว +1

    Ustaad qaabkaad noogu soo gudbay mowduuca aad ayay usaraysa tayadeedu jasakallh

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @abdllasalad7320
    @abdllasalad7320 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah wallahay barnaamikaan wax badan baa ka faaidey ustaad abduwali khaliif ilaahay hakaa abaal mariyo qaabkaad usoo gudbisey waa qaab aad u sareeya

  • @NuuradinAdam-ho5oo
    @NuuradinAdam-ho5oo 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku mahadsan tahay dadaalka aad noo samaysey Ustaad.

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah ustaadi wax badan noo faa idaysay na bartay aqoon dhinac kasta ah ustaadi Alle haku barakeeyo

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakumallah kheiran maclin.

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 ปีที่แล้ว +3

    Lasoo dhaqso sheekh 👍 allaha ku xifdiyi e

  • @abdisalanmohamed8682
    @abdisalanmohamed8682 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahadsan tahay wllo, waxan ka codsanayaa inad taxanaha noo sii wadid. 🙏🏾

  • @cismanjawari991
    @cismanjawari991 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid Ustaad waxaan ku talin lahaa plate form ka
    Sheer xirfad Inaad ka dhigtaan
    (Xirfad wadaag)
    Sababto ah share waxay macno ahaan noqon kartaa wadaag
    Sidaas baana ku talin lahaa aad ba u mahadsan tihin

  • @maxameddubad5635
    @maxameddubad5635 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo Aad ayaad u mahadsanthy walaalo allah haku barakeeyo waxaa i haystay dhibaatada aad ka sheekaysay waana ka faaiidaystay thanks alot

  • @abdinuurmohamed1976
    @abdinuurmohamed1976 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Ustad Khalif Barakow

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad abdiwali khaliif jazakallah ustaad ❤ dadaalkaga iyo waqtiga adgalisay mawduucan muhiimka ah

  • @Mohamuoud
    @Mohamuoud ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid wll ; Liability = Qaan ... in business language , ereyga qaan macnayaal kalena waa loo isticmaalaa meela kale .

    • @khadrakahin6394
      @khadrakahin6394 ปีที่แล้ว

      Liability = Dayn

    • @Mohamuoud
      @Mohamuoud ปีที่แล้ว +1

      @@khadrakahin6394 Debt = Dayn

  • @ahmedkuuuz-sj5gg
    @ahmedkuuuz-sj5gg ปีที่แล้ว

    Thanks ugas

  • @yacquubmhyacquubmh3089
    @yacquubmhyacquubmh3089 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah shukran ustaadka

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad u mhdsantay wll alle haku barakeeyo Wll big respect my brother allaya cisak wll abdi wali wlo

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 ปีที่แล้ว

    Waan mahadsantahay in badan

  • @updirahmanahmad
    @updirahmanahmad ปีที่แล้ว

    wlhi si saax ayan ufahmay 🎉❤

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 ปีที่แล้ว

    Ustad noos soo badi inshallah 🥰

  • @sowdoahmed7767
    @sowdoahmed7767 ปีที่แล้ว

    Nosoo badi ustaad

  • @Ayubisha22
    @Ayubisha22 ปีที่แล้ว

    Mahadsyngty m.a
    In reality wax badan baan kafaa iidey

  • @abdullahihersimohamedahmed8810
    @abdullahihersimohamedahmed8810 5 หลายเดือนก่อน

    waxaan ku leeyahay mahadsanid ustaad Abdiwali wax weyn ayaan kaa faaiiday run ahaantii waxaan ku leeyahay markale mahadsanid

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 ปีที่แล้ว

    Aslaamu cayleekumo waraxma tulaahi waa barakaatu yaa ustada

  • @mohamedgibi7620
    @mohamedgibi7620 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad aad baa ula dhacay hab tanintaada iyo daadaal wacan iyo miro dhal hor keh kuu rajeenayaa

  • @libanmumin3173
    @libanmumin3173 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah. Brief and straight to the point 👉 🙏

  • @CabdigalladAbsullhi
    @CabdigalladAbsullhi 8 หลายเดือนก่อน

    Msh allaaha ❤

  • @profcawiye8402
    @profcawiye8402 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi Qayebta 4aad Ayaan ka Sugayna Ilahay Khayer Haku Siiyo Wax badan ayaan ka Faiday Marwalbana Waan kugu Xirahay

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad 100%

  • @horeusocod5377
    @horeusocod5377 ปีที่แล้ว

    Shukran ustad

  • @khadrakahin6394
    @khadrakahin6394 ปีที่แล้ว +1

    Liability= Dayn= Qaan

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 ปีที่แล้ว +3

    JAZAKALLAH 🙏👑♥️🔥

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyr ustaad

  • @fatumashire3406
    @fatumashire3406 ปีที่แล้ว

    Maashallah baarakallah thanks

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Shukran ustaadow

  • @OdayAbdirahmaan-yi6dr
    @OdayAbdirahmaan-yi6dr ปีที่แล้ว +1

    Illaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro akhii wakhtiga iyo dadaalka aad galiseyba

  • @MaxamedQoordheere-md7bz
    @MaxamedQoordheere-md7bz ปีที่แล้ว +2

    Kharash garayn ayaa la dhihi karaa liability

  • @Abdifatahsheikhmustaf
    @Abdifatahsheikhmustaf ปีที่แล้ว

    Wajibaad

  • @catoshdreamboy8590
    @catoshdreamboy8590 ปีที่แล้ว

    Asc wll abdi wali aad ayad ugu mahad santahy sida fikradaha wanagsan nogu soo gudbisan shukran

  • @SakariyeRuush
    @SakariyeRuush ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo wll abdiwali khaliif

  • @guledtarey3364
    @guledtarey3364 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad.

  • @cabdullaahiaxmadcawke4177
    @cabdullaahiaxmadcawke4177 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb wad no gaidaysy

  • @Arxamhd
    @Arxamhd ปีที่แล้ว

    Thankz ustaad

  • @mohamedhussen6780
    @mohamedhussen6780 ปีที่แล้ว

    Thnx ustaad

  • @cismaanmaxamuud8525
    @cismaanmaxamuud8525 ปีที่แล้ว

    Shurkn uatd video qimo badan

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kheyr ustaad mahdsanid

  • @hamzasaid2
    @hamzasaid2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @abdiazizadem6054
    @abdiazizadem6054 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @mucurashmucuraj3177
    @mucurashmucuraj3177 ปีที่แล้ว

    Video gaan wuu iga soo dahay 10 sano kahor u bahnaa inaa dawado🥹

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 ปีที่แล้ว

      Oo hada ma ka faidaysatid

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin.

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 ปีที่แล้ว

    MANSHA allah wllo thanks

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad kan markuu dhamaado booga atomic habits noogu xiji❤

  • @cabdiaskar4440
    @cabdiaskar4440 ปีที่แล้ว

    Sharfanid Ustaad ❤

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad abdiwali ❤

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio ปีที่แล้ว

    Thanks sir

  • @abdalaaamir5901
    @abdalaaamir5901 10 หลายเดือนก่อน +1

    liabilities waa kharashaad expenses

  • @haajiabdishire27
    @haajiabdishire27 ปีที่แล้ว

    Upp magaciisa oo aan xirfad ku baran karo

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh ปีที่แล้ว

    Soo wad qaybaha kale

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 ปีที่แล้ว

    Buuga noo dhamee macalin

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 ปีที่แล้ว

    Mahaddanid ustaad

  • @ahmedkuuuz-sj5gg
    @ahmedkuuuz-sj5gg ปีที่แล้ว

    I am in chapter 4 keep on ustadii

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @crisaaqcaalin5012
    @crisaaqcaalin5012 ปีที่แล้ว

    liability somali ahaan waa QAAN

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 ปีที่แล้ว

    Wcs, wll mahadsanid

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 ปีที่แล้ว

    Wamahad santahay ustaad

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 ปีที่แล้ว

    Saddx jiir ayan akhristay books 📚 ❤ walina waan iska jecelahy thanks

  • @SIIII___2024
    @SIIII___2024 28 วันที่ผ่านมา

    Deyn lagugu lee yhy. Ayaa,laga wadaa

  • @Kaatun_Official
    @Kaatun_Official ปีที่แล้ว

    Ustaad halkii bil hal qeyb baad nala wadaagtaa fadlan soo dej deji qeybaha

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 ปีที่แล้ว

    Waan kaa faa idaystay 12:37 AM ayaan dhamaystay

  • @Cj.media17
    @Cj.media17 ปีที่แล้ว

    Laibilities somali ahaan waa qaan

  • @AbdilahiKhadar-p9n
    @AbdilahiKhadar-p9n ปีที่แล้ว

    Liabities waxay noqoneysaa afsomaali deyn ama wuu amaahday waan amaahiyay amaah

  • @hepme137
    @hepme137 ปีที่แล้ว

    Macalin waxa kaso hadasha
    "Tarikhda cashuuraha iyo awooda iskashatooyinka (Corpirations)

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 ปีที่แล้ว

    Kufataalid. Tabcasho.

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 ปีที่แล้ว

    waan kusalaamay Wllky adiwali

  • @cabdiaskar4440
    @cabdiaskar4440 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @myfxBook-r9q
    @myfxBook-r9q ปีที่แล้ว

    muuqaalka 4aad so dadaji wlll

  • @abdihassanibrahim9913
    @abdihassanibrahim9913 ปีที่แล้ว

    Qarashadkaa ka baxayoo liability 3:10

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 ปีที่แล้ว

    Msh

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 ปีที่แล้ว +1

    Al muhim wax income kuu samayanaya lacagtaada gali

  • @mohamedhassan-qr7gk
    @mohamedhassan-qr7gk ปีที่แล้ว

    Liabilities= xaalufin , kicin

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaan nuugu soo xigsiisa buuga the richest man of babil hadaad wakhti u hesho insha allahu ❤

  • @gulledmostapha3064
    @gulledmostapha3064 ปีที่แล้ว

    Aad ayad umahadsan tahay wll sida fican ee nagu soo gudbisay mawduucan qaliga ah adiga alla haka abalmariyo
    Waxan qabay sual ah dhalinyarada income iska yar uu soo galo side ayay assets ku samaysan karan maxan ka mid ah oo ay asset ahan u samaysan karaan mahdsanid

  • @abdalajama5466
    @abdalajama5466 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad

  • @anshaxaalin7281
    @anshaxaalin7281 ปีที่แล้ว

    laibility - dayn ama qaan

  • @makarana4344
    @makarana4344 ปีที่แล้ว

    Liabilaty : waa deen

  • @maxtaawiabuudariif8112
    @maxtaawiabuudariif8112 ปีที่แล้ว

    Liabilities means: is obligation or debt
    Dayn, Amaah, Qaan waa eray bixin isku mida

  • @abdulbaasidsaciidabdulrahm8161
    @abdulbaasidsaciidabdulrahm8161 ปีที่แล้ว

    إلتزامات=Ballan Qadaadiyaasha

  • @bukharicabdiqadir2774
    @bukharicabdiqadir2774 ปีที่แล้ว

    Maxaa ustaadow inaad xaliso waxaa ka horeysa inaad hesho lacagtiiba

  • @asax464
    @asax464 ปีที่แล้ว

    Hula ayaa ku haye halkan kalaso xidhiidh

  • @omarismail4226
    @omarismail4226 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ! Mahadsanid, Kalimada liability waxay leedhay micnooyin badan lkn halkan waxaa loola jeedaa bay Ila tahay debt taas af Somaaliga ku noqonaysa Deyn

  • @muxyadiinbashiir8902
    @muxyadiinbashiir8902 ปีที่แล้ว

    Qaan sheegasho

  • @shucaybchannel
    @shucaybchannel ปีที่แล้ว

    Liability waa waajibaad kaaaga

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

    Liabilities Macnaha udhaw waa waajibaad

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee ปีที่แล้ว

    Deen/qaan bay nadhixi jireen macalimiintena

  • @mahamudmahamed6860
    @mahamudmahamed6860 ปีที่แล้ว

    Liabilities: qaan

  • @cabaasiskabullo8572
    @cabaasiskabullo8572 ปีที่แล้ว

    Wllll qaybta 4aad so dadaji

  • @abdikariimmohammedahmed3883
    @abdikariimmohammedahmed3883 ปีที่แล้ว +1

    Haka niyo jabin ustaad ha yaraato inta ku daawanaysaa hadana waa intii yarayd ee rabtay inay si fiican u weelayso arinkan mahadsanid

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo c/wali qaybta yuu yahay, wax manoga iftiimin kara?😂😂😂 asago raali ah.