Baro Budgeting Lacagta, Credit Credit ka, iyo Sida Interest/Ribada la Iskaga iLaaliyo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @juniornight7789
    @juniornight7789 ปีที่แล้ว +5

    Shaqo wacan ayaa aad umada u haysaan balse, ereyada Ingiriisiga ah ee aad isla fahmaysaan ama umada garnaysaa ay fahmayso in aad inta aan garaneyn aad Afsoomaali ugu sheegtaan.

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว +4

    Muuqaalkan ilaa 2dii duhurnimo ayan sugayey, Masha allah arimaha internet aad ayan u xiiseeya🖤👍

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaalo Abdirahman. You're really doing great work. We appreciate.

  • @naxariisstudio65
    @naxariisstudio65 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for bringing such highly qualified experts like Abdiwali on your platform. Thanks again bro!

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  ปีที่แล้ว

      Thank you for the encouraging words. ❤️🙏🏿

    • @rahma-pp3yy
      @rahma-pp3yy ปีที่แล้ว

      Asc

    • @rahma-pp3yy
      @rahma-pp3yy ปีที่แล้ว

      ​@@AbdiAarPodcast❤

  • @mukeeyle
    @mukeeyle ปีที่แล้ว

    Thanks alot brother waad ku mahad tahay faaidoyinka aad noo soo gudbisid

  • @AbdihakinAbtidon
    @AbdihakinAbtidon ปีที่แล้ว +3

    Muuuqaal Tix galin mudan

  • @AbdihakinAbtidon
    @AbdihakinAbtidon ปีที่แล้ว +2

    Alleh haku sharfo wll

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 ปีที่แล้ว +2

    Waan sugu kari la'aa inta uu muuqaalku ku jiray premiering ka
    Thanks Ustad : C.aar & walalkaa kaleba

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidin walalayaal banking and finance baan soo baraty dhawan ka walin jabiye aqonbana isiyadisen shukran

  • @thanos7626
    @thanos7626 ปีที่แล้ว

    Thanks brother abdi , it's a great speech and very informative keep going you've all my supports abdi ❤️❤️.

  • @somalichanells771
    @somalichanells771 ปีที่แล้ว +1

    Qaab waraysigaaga wll maalin walba horumar ba samaynaysa ....try your best Masha allah

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn ปีที่แล้ว

    Guul

  • @arufai6379
    @arufai6379 ปีที่แล้ว

    Sax waaye masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @thewariah
    @thewariah ปีที่แล้ว

    Walaalay ribada yaa loo bareerin

  • @abubakarmukhtar2024
    @abubakarmukhtar2024 8 หลายเดือนก่อน

    Wareeysigaan qeebtiisa 2aad aaway

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 หลายเดือนก่อน

    Anigu ma inaan dayn qaate noqdaan unoolahy marka waaban shaqa tagayaa wixi isoo gala maan kala qorsheeysto ,kumana fakarayo weligeey inaan dayn qaato oo hadhoow ribo baxsho,sheeko worshe gaalaad uun baan halkaan uga jeedaa!

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว

    War muuqaalkan sugi kari la'haybe, waxan rajaynayaa inuu muuqaalbdheer noqon doono♥

  • @FarxiyaMaxmamud
    @FarxiyaMaxmamud ปีที่แล้ว

    Lacag