ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Hees xusid mudan AHUN Ustaad Daauud Ali Masxaf iyo Khadra Daahirba.
Yac dad waa galbadeyAlow unaxariiso anaga waan jecleen adna jecloow raboow
Anigu wali sidii baa Qalpigu Saafi kuu yahay🎶🎧❤❤❤❤
Hees miisaan culus weeye heestan bro, waa gar naqsi caadiya
@@SOMALIMUSICCULTURE Haa Sida leysku dhafsanayo Eryada wx la siisto laheyen wll
@badrudiin Nuur Aad iyo Aad sxb anigu heestan waxaan ugu jeclahay Erayada dhexraalka inta danbe ee tidhaahda " Waxbaa maad sameeyne, Isaseega Dunida Subax noolba joogtaa, ma dhamaato maantana maa dhamaato maantana" markaad intaasi maskaxdaada ku soo dhacdo sidii qof hurda ka soo kacey ayeey ku toosanaayaa waa erayo meel fog garaacaya iyo nolosha aadmaha Yaa salaam waa hees miisaan culus sxb sidaan hore u idhi
Mahadsanid SM&C.
AHUN abwaan singub
Aamiin aamiin yaa rab
Allaah ha u naxariisto labadaba insha Allaah
Wlhi heestan saan ujecelay malaha week kasta horta waa inay dhaga haygu maqlaan waliba abdiqaadir jubo waar anaa hees qaadilagayee cidii iga qaban lahayd ayan dhalanba malaha ilahayow haydin anon kazooo dhex muqan fanka sonaliyeed
Hees xusuus mudan
Aad Iyo Aad bro @Naasir Cabdi waa hees qiima badan
MATARE. FIi. KhAALQI. RAAxMA. WAA. MAXAY. KhALQI. RAXMAN waa. QAAWANE. Ko. HogaamiyaMagaca. Kofri AMA. DARIIQATO. KoFRIYa
Hees xusid mudan AHUN Ustaad Daauud Ali Masxaf iyo Khadra Daahirba.
Yac dad waa galbadey
Alow unaxariiso anaga waan jecleen adna jecloow raboow
Anigu wali sidii baa Qalpigu Saafi kuu yahay🎶🎧❤❤❤❤
Hees miisaan culus weeye heestan bro, waa gar naqsi caadiya
@@SOMALIMUSICCULTURE Haa Sida leysku dhafsanayo Eryada wx la siisto laheyen wll
@badrudiin Nuur Aad iyo Aad sxb anigu heestan waxaan ugu jeclahay Erayada dhexraalka inta danbe ee tidhaahda " Waxbaa maad sameeyne, Isaseega Dunida Subax noolba joogtaa, ma dhamaato maantana maa dhamaato maantana" markaad intaasi maskaxdaada ku soo dhacdo sidii qof hurda ka soo kacey ayeey ku toosanaayaa waa erayo meel fog garaacaya iyo nolosha aadmaha Yaa salaam waa hees miisaan culus sxb sidaan hore u idhi
Mahadsanid SM&C.
AHUN abwaan singub
Aamiin aamiin yaa rab
Allaah ha u naxariisto labadaba insha Allaah
Wlhi heestan saan ujecelay malaha week kasta horta waa inay dhaga haygu maqlaan waliba abdiqaadir jubo waar anaa hees qaadilagayee cidii iga qaban lahayd ayan dhalanba malaha ilahayow haydin anon kazooo dhex muqan fanka sonaliyeed
Hees xusuus mudan
Aad Iyo Aad bro @Naasir Cabdi waa hees qiima badan
MATARE. FIi. KhAALQI. RAAxMA. WAA. MAXAY. KhALQI. RAXMAN waa. QAAWANE. Ko. Hogaamiya
Magaca. Kofri AMA. DARIIQATO. KoFRIYa