Waxaan necebahey hadalka qofka la wareysanayo laga boobo sida abiib iimaan iyo dul yar iyo iyagiibaa waydiinaya hadana jawaabaya bal tabdheh Marxuun daauud na Alle ha janeeyo aamiin
Ta dul yar baan kaga yaabay c kariim jiir bu nafta kaga keenay inta uu suaal waydiiyo hadana isagii ka dafaya hdlka oo boobaya, taxanaha uu jiir ka duubay halkas ban kaga haray wlhi.
Codka original ka ah ee bilaa mixer ka ah waakan dabiicaga ah waligiina isma badalo mnshalah cod dahabiya daud cali mahdi MUSXAF allah hakuu naxariisto, I miss my home hargaisa ❤️
Alle ha unaxariisto cabqarigii kamaniistihii iyo laxamaystihiii DAUD ALI MAHDI (MASXAF) Illaahay ayaa nagu simay inaan soo gaadhno rugcadaagii fanka soomaaliyeed
@@xasan.jaamac aamiin waa asal, wariyayaashii la arki jiray aqoonta uu u leeyahay fan isaga 50 sano ka wayn malayn maysid waana Hal abuur isaga laftiisu sidaa ma ula socotaa ? ilaa taariikhdii walaalo hargeysa ayuu hayaa waraysiyadiisa kale daawo ee abwaano badan iyo fanaaniintii waabari.
Somaliland Tayda Maya walaal ma ogayn inuu Eebbe ku mannaystay hibada curinta. Layaabse iguma aha oo waa nin suugaanta marka uu ka warramayo aan la ashqaraaro sida uu ugu faradhuudhuuban yahay waayaha uu soo maran fanka Soomaaliyeed. Waa tiir nool oo u baahan in la ogaado isaga iyo kuwa kale oo kollay ammintay hoydaan uun la halyeeyayn doono. Magan Allee sxb.
Allara raxmaa Daauud cali masxaf . geerida waa xaq lakiin wa nin magac ku lahaa laxanka somali oo dhan hadii la qiyaso laxaxanka uu saaro heesaha koley waxuu aah yahey number one kolkaa dhimashadisa iyo ta cawke oo ahaa laaay raxmee waryisha number one keeda maxaa geeridooda kak dhigey jigjiga iyadoo tii alla jirto tolow ma sun xabshi baa jirtaa
shucayb mohamed shucayb mohamed Daauud Jiim Jaango Ilka jiir Xasan garayd Waa reer koonfur Cid laxan uga fiican ma ii sheegi kartaa? Fanka qabyaaladda ka daaya reer waqooyoyow.
Duuliye Sare waa Reer Mudug Maxaa ka wadaa?kkkkkk Labadii lixdan ki midowday ayaa la dhhaa Koofur iyo Waqooyi. Mudug labadaas midee ka mid tahay? Koonfur waa u diidaye Waqooyi miyaa laguu sheegay.
Jiim Sheikh Muumin Iyo Da'Ud Ali Masxaf wa labadii nin ee an laxankoda jclaa Da'ud Naxariista jano alla haka warabiyo Jiim Adne Cimriga haku raajiyo
Waxaan necebahey hadalka qofka la wareysanayo laga boobo sida abiib iimaan iyo dul yar iyo iyagiibaa waydiinaya hadana jawaabaya bal tabdheh Marxuun daauud na Alle ha janeeyo aamiin
Ta dul yar baan kaga yaabay c kariim jiir bu nafta kaga keenay inta uu suaal waydiiyo hadana isagii ka dafaya hdlka oo boobaya, taxanaha uu jiir ka duubay halkas ban kaga haray wlhi.
😂😂😂😂😂
AYUP PAKISTAN
Daa'uud Cali masxaf alloow kuh naxariiso. Fannaanimo, laxan, kaban, iyo akhlaaq ayuu isku darsaday waana tiir ka mid ah tiirar gitaarka Soomaalida
Daaud alaah yaa raxma tiir kamida tiirka fanka somalida janatul fardaws alah haku abaal mario
Alle ha u naxariisto intii dhimatay kabanku waa faham gooniya 🎻🔥❤️
rag badan buu keenay A.U.N daa'uud cali masxaf
Rabi Naxrizti Jano Hka WraaBiYo Wuxu Aha Fan Dhmayz Tiran
Dauud Ali Mahdi
daud Ali iyo inta fananin ah ilahay ha unaxaristo
Daa'uud cali masxaf rabbi swt janatul fardawsa ha ku geeyo dambigaagana ha dhaafo
Ilaahay naxariistiijano haka warabiyo daud cali masxaf
Alle ha u naxariiisto daaud
Codka original ka ah ee bilaa mixer ka ah waakan dabiicaga ah waligiina isma badalo mnshalah cod dahabiya daud cali mahdi MUSXAF allah hakuu naxariisto, I miss my home hargaisa ❤️
Hadduu ka dhalan lahaa qabiiladan laabta garaaca,aad baa loo xusi lahaa.Waa nin jareer weyn ah reerka ilaah u dhib yareeyey musiga,laakiin Soomaali xaqirto.Alleh ha u naxariisto isaga iyo inta Soomaali dulman.
Ismail Jama walaal, run baad sheegtay, aad iyo aad baa loo bah dilaa dadkan. Waana dadka ugu shaqada badan oo waa xalaal quudato.
Saxiib maxaad saa uleedahay soo tii ilaa london la geeyay oo waliba ilaa madaxtooyada jabuuti lagu casumay
Qadaad Wayn ayaa xaqirta
Nin wyn ayaa fanka ka baxay bal eeg sida uu keenay xudeydi iyo cumar dhuule iyo salax qasim wa iga yaabiyey All yarxama intii dhimatay
Cumar dhuule codkiisa iyo daud farqi uma dhexeeyo
Allah unaxariisto labadabo.
Alaha unaxariisto daud ali masxaf meeshu ka tagay waa banan tahay umada somaliyeed iyo fankaba
Ilahay naxaristii jano haka warabiyo janatul fardawasana ha galiyo fanaanka daauud cali masxaf
AllaH Ha kuu Raxmado ........
BoosweYn Baad soomalida Ka taaknaYde ......
Oo ileyn Andiqadir juba heestan wuu bililiqeystey ee Daa'uud masxaf baa lahaa.😮
Ilaaahay Jannaatul Fardawsa ha ka waraabiyo. Aaaaaaaaamiin.
allow kuu naxariiso aamiin
Rabbi naxariisti jano haka waraabiyi legend da,uud cali masxaf
Alllha unaxariisto daauud cali masxaf illhay qabriga ha unuuro
daud aun /qarshe cuudka/oudka kamanka daud somali the best
legend alle ha unaxariiisto
Alle ha unaxariisto cabqarigii kamaniistihii iyo laxamaystihiii DAUD ALI MAHDI (MASXAF)
Illaahay ayaa nagu simay inaan soo gaadhno rugcadaagii fanka soomaaliyeed
Legend my allah take him to janatuall fardowasa. Ameen
RIP sir this guy is real technician bravo
Alle ninku legensanaayee waxa layaabay sida uu keenay kabanka saalax qaasim iyo cumar dhuule
naxariistii janno alaha geeyo aamiin
Allh u naxariisto daauud masxaf
Rabbi haw naxariisto daa,uud cali masxaf
Allah yaa raxma daa uud ollow qabriga ku wasici
Wlhi heesta cumar dhuule waa keenay allaha u naxariisto
Heesta cumardhule malaha daad uud masxafbaleh oo ninkan qadayo ah
Da uud cali mahdi ayaa iska leh heesta isaga iyo khadra Daahir Cige
Heesta oo qaadaayo asi iyo khadra in ey thy waan ogahay asxaabta ee waxaan ka hadlaa heesta oo kabanka ku tumaayo
Daud ama david alaa yarxam hees buu la qaaday faadumo cabdulaahi maandeeq
Khadra dahirna wuu la qaday heesti calaf
Allaha unaxariisto Aamiin
Sanadkii 2012 buu hees aan midhaheeda laha uu laxanka saaray illahay baan naxariis uga rajaynaya.
Intaasi waa intii yarayd miyaa? Iska dhehda
@@somalilandtayda3765 mudane miyaynu is naqana? Miyad se garanaysa waxa aan ka hadlayo?
@@kalilrage8873 mudane heesta natus laxakisa aad u sareeya daaud
@@kalilrage8873 noo sheeg heesta aad leedahay
Magaceed heesta oo laxanka oo kuu saaray sxb
😭😭😭illahay ha unaxaaristo marxun dacuud cali masxaf 06:08:2020
Aalow u naxariiso daadu iyo jim ba rag qiimo badan allow u naxariiso
WAXAAN U MAHAD CELINAYAA ABIIB IIMAAN XASAN OO BARNAAMIJKAN QIIMAHA LEH IYO TAARIIKHDA DAA'UUDBA AUN INOO REEBAY
Abiib miyuu noolyahay walaal ?
@@xasan.jaamac haa walaal radio hargeisa waa agaasime ayaan filayaa
ismana dhaqaajin waa sidiisii
@@somalilandtayda3765 Maashaallaah waa aqoonta sooyaalka hoballada iyo halabuurrada suugaanta aad ugu dhuundaloola. Alle mahadi ha ka gaadho isagana caf, caafimaad iyo cimridherer. Mahadsanid.
@@xasan.jaamac aamiin waa asal, wariyayaashii la arki jiray aqoonta uu u leeyahay fan isaga 50 sano ka wayn malayn maysid waana Hal abuur isaga laftiisu sidaa ma ula socotaa ? ilaa taariikhdii walaalo hargeysa ayuu hayaa waraysiyadiisa kale daawo ee
abwaano badan iyo fanaaniintii
waabari.
Somaliland Tayda
Maya walaal ma ogayn inuu Eebbe ku mannaystay hibada curinta. Layaabse iguma aha oo waa nin suugaanta marka uu ka warramayo aan la ashqaraaro sida uu ugu faradhuudhuuban yahay waayaha uu soo maran fanka Soomaaliyeed. Waa tiir nool oo u baahan in la ogaado isaga iyo kuwa kale oo kollay ammintay hoydaan uun la halyeeyayn doono. Magan Allee sxb.
Allaha u naxriisto mulaxan daauud cali masxaf
Allaha ku naxaristo
Alle Ha U naxariisto
Ilaahay how naxariisto
Ilahaw u naxariisto daauud
Allara raxmaa Daauud cali masxaf . geerida waa xaq lakiin wa nin magac ku lahaa laxanka somali oo dhan hadii la qiyaso laxaxanka uu saaro heesaha koley waxuu aah yahey number one kolkaa dhimashadisa iyo ta cawke oo ahaa laaay raxmee waryisha number one keeda maxaa geeridooda kak dhigey jigjiga iyadoo tii alla jirto tolow ma sun xabshi baa jirtaa
May wll tooda ayaa halkaa ku ekayd. Jijiga waa magaalo soomaaliyeed xabashina waxba kama aha
Allaha u naxariisto
Allha unaxariisto
Allaha unaxariisto dauud ilaahow dambigiisa udhaaf
ilaahay ha u naxariisto waa taariikh fiican tolow goorma ayay Xasan aadan samatar iyo Axmed Cali Cigaal Hargeisa tagayaan.
Maalinta federal ka la qaato hahahaha
Xamar qarax yaap
hargeysa xarig yaap
Waxaan kahelay weraysigan xirfadiisa oo tariiqda reebay. Waad ku mahadsan tahay
Adaa sxbkay subscribe noo saar
Sidoo kale i liked it
Ilaahay haw naxariisto daauud cali mahdi ama musxaf kolpa sidaynu u naqaano daauud waxa uu kasoo jeedaa deegaan musicianada ku caana sida jiim jaango iyo isaga ay kasoo wada jeedaan runtii aadbaan u xasuusnaan doonaa daauud
Samosheeg Ismail daaud cali masxaf ayuu ahaa ilahy haw naxariiste
Daarood iyo isaaq muu ahayn beelahaa kale ee soomaliyye ayuu ahaa wllo
Samosheeg Ismail maka wado sidaas wuxu ahaa macalinkaygii ee waxaan ku saxyey magca maha daaud ali mahdi ee waa daaud cali masxaf
@@altovldamir4719 wllo masxaf waa naanays lkn magaciisa oo sax ah waa daauud cali mahdi awoowgiis ayaa masxaf naanays u lahaa markaa pro
saalax qaasim aways goobe jiim shiik mouumin waa ree bawla bardo lkn daauud waa ree jawhar allah janeeyo
Amiin Amiin
Ala yarahma amiin
axaddii ninkii ugu horreeyey waa maxamed warsame chazali rabshi mar dambe uun buu qaaday la soco ama baadhba
ilaahow u naxaariso Daa"uud masxaf .
UNTOLD STORIES OF KING AXPASH NAGAASH
Intaan laxan hees la saaray arkaaye heestaan hees ka laxan macan dhegteeydu meey maqal
alle ha u naxariisto wl
Allaah ha unaxristo Amiin
35: hestaas wxay isku laxan egyihiin cumar dhuule hesta Alla janoy awada ma jofsado asna io ceelsha
Asna sidi ayuu leyhy alla janoy awada ma jifsado keebaa lahaa Asalkeeda ?🤔🤔
Ilahow uwada naxariiso 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Waa isku hees uun
@@somalimusicport waan oghy Yaa qaday marki uhoreysay
@@asiye717*Waxa qaadi jirey oo ay Geeliisa tahay mr Burcaawi kuna magac dheer Raaxeeye laguna garan ogyahay Cumar Dhuule Cali 😎*
@@mahamedaden7237 thanks abowe
Ilahay haiwada naxaristo anagana hanoga Daba naxaristo
Wa mucjisada kabanka
al ustaad daauud cali masxaf ahun
Alaha unaxristo
Alla how naxariisto
14:37 marke jogto eg bal ya waduud bahalkan mar wan baran i.a
Allah yarxam
Reer waqooyiga waa dad fanka hibo u leH
Reer xamar oo kale maha oo fartuun balbalarka u heesto
Like isaar
shucayb mohamed
shucayb mohamed
Daauud
Jiim
Jaango
Ilka jiir
Xasan garayd
Waa reer koonfur
Cid laxan uga fiican ma ii sheegi kartaa?
Fanka qabyaaladda ka daaya reer waqooyoyow.
@@dhuuxali9846 iyo saalax qaasim kudar lkn cabdi kariin jiir maahan reekoonfur ewaa ree mudug
Duuliye Sare waa Reer Mudug Maxaa ka wadaa?kkkkkk
Labadii lixdan ki midowday ayaa la dhhaa Koofur iyo Waqooyi.
Mudug labadaas midee ka mid tahay?
Koonfur waa u diidaye Waqooyi miyaa laguu sheegay.
@@dhuuxali9846 dee waa waqooyi
Allah u Naxariisto
AUN DAA'UD CALI MAHDI MASXAF,,
Allya Raxma Daauud
AHN DAAUUD ALI MASXAF.
❤❤❤❤❤❤
Still interesting 2024
Masxaf waa Kitaabka MATXAF ayaa ah halka lagu kaydiyo...
...
13:58
Daaud cali mahdi
D.A.Masxaf nin weyn
Thanks
DAAUUD AYOUP
Allla yacizak
Geeloow gulaaloow gunbululux gaalaa soo socotee Ka ganbo ar geela jecliyaa
Maha musxaf dadow was mutxaf
AUN DAAUUD AYUUB
Ahun marxuumka
Allahayaw u naxariso
Duliyahaaw Geelu Hood Ayuu Ku Naqmaa Ee Danahaaga Raaco Dofaar 🐗 Yahoow Aduun Iyo Aqaari segaa Been Loow
Alle ha naxariisto
Alaha unaxristo