Lamaanihii Dagaalka isku bartay wax badan ka ogow .Ayaan iyo Carab. Lasoco qeybta 2aad.Hodmanshow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Lamaanaha qarniga Ayaan bilan iyo carab wax badan ka ogow . Lasoco qeybta 2aad.‪@Hodmanshow‬

ความคิดเห็น • 39

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +8

    maasha allah waa labo qof oo is ku qalanto wlh vidoe waa dhameestey anigo la farxaayo seey u farax sanyihin ilaahey idin siyaadiyo noloshan is ku dhameesto wlh maqrib soo tukadey ilaahey ha iga aqbalo ducad kal iyolaab iga soo godey waan jaclahay dadka is ku faraxsan🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍

  • @omaremli280
    @omaremli280 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan hodman marka Maqlo ruweydo style xasusana

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan1089 ปีที่แล้ว +8

    Ayaan horta gabar wangsn OO adag bathy lkn waxa yara baa ka dhiman OO ah daganta xoga maka mela wareysi jogta gabso xoga nolshada dadka dhama haiska barina waa inaa sir lahta WLL waa na mhdsantahiin

  • @yasminkhalif2307
    @yasminkhalif2307 ปีที่แล้ว

    Ayaan anaga waxan kugu baranay xajigii hore ee cali ayaa TH-cam wada istic mali jirteen beenta nagadaa

  • @hodanm9799
    @hodanm9799 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll illahay cadowga haydinka qabto

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa sax ayaan waa gabar karti badan

  • @hoodoahmed9597
    @hoodoahmed9597 ปีที่แล้ว

    Mach allah tabarkallah il xasid illahy ha idinka hayo

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 ปีที่แล้ว +3

    Kan waa Badow love you yaa nagu baray😂

    • @Aragsan_Cali
      @Aragsan_Cali ปีที่แล้ว +1

      Oo adi ma udiiday love ka

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว

    Lol Waaba Reer Shidan

  • @yumna4675
    @yumna4675 ปีที่แล้ว

    I love them this true love he love the way she is lacag ama wax yala maracin

  • @hodanm9799
    @hodanm9799 ปีที่แล้ว +1

    Hodman markale socelceli Ayan iyo carab

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 ปีที่แล้ว

    Manshalah wa lamane qurxbadn

  • @aminoabdalla3872
    @aminoabdalla3872 ปีที่แล้ว

    Mnshallah barakallah 🥰🥰

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 ปีที่แล้ว

    Manshllah ❤dad calaf iskulaha

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah dhaha family guruxbadan oo faraxsan markaan arko waa Ku farxaa. please wax yaalaha negative aad soo qoreeysaan joojiya soomaliyeey
    mar mar waxaan is dhahaa soomaalida ma dad farxada dhibeeyso miyaa.

  • @ifrahmohamed2244
    @ifrahmohamed2244 ปีที่แล้ว +1

    Barina waxa kale yaan maqlin xisaha waa dhamada

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 ปีที่แล้ว +1

    Hodmaney lamaanahan inosooceli waaba mixnad miiran

  • @nuuroxaamid7440
    @nuuroxaamid7440 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah ilahy kin daayo

  • @ihtiramihtiram1422
    @ihtiramihtiram1422 ปีที่แล้ว

    Alxmdllh

  • @AbdirahmanHussain-ix1hp
    @AbdirahmanHussain-ix1hp 11 หลายเดือนก่อน

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤

  • @Kuwait-rb5ic
    @Kuwait-rb5ic ปีที่แล้ว +3

    Wa jacayl kamira walahi kan jacayl mahan

  • @timomaxamed471
    @timomaxamed471 ปีที่แล้ว

    Maansha allh

  • @lqs-tv6745
    @lqs-tv6745 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyey bal su'aalahan iiga jawaaba;
    1.Horta lammaanahu waa qoloma?
    2.Isu ekaa ma walaalaa,oo waliba mataano miyaa?
    3.Bal hadda maxay noo sheegeen oo micno leh?

    • @dhoolmohamoud9546
      @dhoolmohamoud9546 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhh waa su aal da way oo madaxa daalinaysa

    • @lqs-tv6745
      @lqs-tv6745 ปีที่แล้ว

      @@dhoolmohamoud9546 hhhh

  • @samsamhassan9383
    @samsamhassan9383 ปีที่แล้ว +1

    Soomadan dhihin waa wada dhalanay

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 ปีที่แล้ว

    Hada wa weynaday oday ban noqday ku yeh madaxa saan ah Maa lagu weynaday yaaab badanaaa

  • @maryamahussein7468
    @maryamahussein7468 ปีที่แล้ว

    Hodmon kala celis ayey kudashey

  • @yussufali9827
    @yussufali9827 ปีที่แล้ว

    Wuuuw

  • @habibaolloe3644
    @habibaolloe3644 ปีที่แล้ว +1

    Dadkano kale waxaan dahnaa chizi katana 😂😂😂😂 wareysika liskuma shushumiyo dad waween oo xishmad leh iska dhiga

  • @ismahandahir4466
    @ismahandahir4466 ปีที่แล้ว

    Kuwaan ma waasheen hhhh

  • @ciisewayneallahdayo6111
    @ciisewayneallahdayo6111 ปีที่แล้ว

    ninku geeljire ayu u egyahay kķķkķ

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 ปีที่แล้ว

    Free dhago hadal ali😂

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @fihiimamukhtaar9681
    @fihiimamukhtaar9681 ปีที่แล้ว

    Hodman meel xun joog 🤣🤣🤣

  • @maqdismuqtar7990
    @maqdismuqtar7990 ปีที่แล้ว

    Beenta e shege neef weyn ka fuqday

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc ปีที่แล้ว

    Miiska idinkaa isasaaray cid idinsaartay male