- 305
- 4 697 436
Hodman Show
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 3 ก.ค. 2017
Kusoo Dhawoow HODMAN SHOW,Daawo oo ka Mid noqo Asxaabtayda Rasmiga ah.
waxa aad ka helaysaa Bogaygaan MURTI iyo madadaalo,
IIguma imaan naysid TAYO La,aan iyo Tusaale Khaldan.Fadlan Subscribe,like share igu taageer.
waxa aad ka helaysaa Bogaygaan MURTI iyo madadaalo,
IIguma imaan naysid TAYO La,aan iyo Tusaale Khaldan.Fadlan Subscribe,like share igu taageer.
Ridwaan Gabadhii Nairobi lagu Dilay. Dulmi ayuu Wllkay igu dilay. @Hodmanshow
Ridwaan Gabadhii Nairobi lagu Dilay. Dulmi ayuu Wllkay igu dilay. @Hodmanshow
มุมมอง: 71
วีดีโอ
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Reer Nairobi ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridii ku timid Islaan Xasan Cigaal.
มุมมอง 834 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Reer Nairobi ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridii ku timid Islaan Xasan Cigaal.
Farriinta Haweenka ee Nabadda:Xili dhulka Soomaalida meel walba Dagaal ka jiro.ABWAANAD XAAWO.
มุมมอง 17021 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Farriinta Haweenka ee Nabadda:Xili dhulka Soomaalida meel walba Dagaal ka jiro.ABWAANAD XAAWO.
Kuwii Danta Guud ayaa la Dayacay, fariintaan Gaarsi M. Deni,iyo Duqa Casimadda Garoowe. Caawi wllken
มุมมอง 14414 วันที่ผ่านมา
Kuwii Danta Guud ayaa la Dayacay, fariintaan Gaarsi M. Deni,iyo Duqa Casimadda Garoowe. Caawi wllken
Madaxweyne Abdihakiim Camay iyo Buugga Jiilka Daraawiishta.#hodmanshow
มุมมอง 95914 วันที่ผ่านมา
Madaxweyne Abdihakiim Camay iyo Buugga Jiilka Daraawiishta.#hodmanshow
Buraanbur mar la’arag ah iyo Abwaanad Muxubo Khaatumo.#Hodmanshow
มุมมอง 23114 วันที่ผ่านมา
Buraanbur mar la’arag ah iyo Abwaanad Muxubo Khaatumo.#Hodmanshow
Garaad Mukhtaar iyo mooqufka SSC Khaatumo.Bandhigga Buugga Jiilka Daraawiishta. Hodmanshow
มุมมอง 3.6K14 วันที่ผ่านมา
Garaad Mukhtaar iyo mooqufka SSC Khaatumo.Bandhigga Buugga Jiilka Daraawiishta. Hodmanshow
Qaylo dhaan ka timid Gobolka Mudug iyo Xaal Deegaanka oo khadar ku jira. Nabadoon Xaarin.
มุมมอง 143หลายเดือนก่อน
Qaylo dhaan ka timid Gobolka Mudug iyo Xaal Deegaanka oo khadar ku jira. Nabadoon Xaarin.
Abwaanad Suhayla iyo Suugaanta ilaalinta Deegaanka. Shirweynaha wasaaradda Deegaanka
มุมมอง 321หลายเดือนก่อน
Abwaanad Suhayla iyo Suugaanta ilaalinta Deegaanka. Shirweynaha wasaaradda Deegaanka
‘’Dowladu waa inay Dadbaasiyaa Deegaanka”Dr Hodan. Shirweynaha W. Deegaanka.Puntland.
มุมมอง 332หลายเดือนก่อน
‘’Dowladu waa inay Dadbaasiyaa Deegaanka”Dr Hodan. Shirweynaha W. Deegaanka.Puntland.
'waa mabnuuc in Deegaameeysi Cusub la sameeyo waana xaalufin'' Wasiir Juxa.shirweynaha Deegaanka.
มุมมอง 339หลายเดือนก่อน
fadlan ilaasho Deegeenkaaga.
Waraysi Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Puntland Mohamed Faroole. Hodmanshow.
มุมมอง 119หลายเดือนก่อน
Waraysi Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Puntland Mohamed Faroole. Hodmanshow.
Aabbe Soomaaliyeed oo xaalad Adag u wajahaya Nairobi. Waa Dhaawac waxaana lagu,,,,. #Hodmanshow
มุมมอง 327หลายเดือนก่อน
Aabbe Soomaaliyeed oo xaalad Adag u wajahaya Nairobi. Waa Dhaawac waxaana lagu,,,,. #Hodmanshow
Ayaan Dhalad oo Xaajigeeda si Cajiib ah ugu soo dhaweysay Nairobi.Lamaane ha Qarniga
มุมมอง 25Kหลายเดือนก่อน
Ayaan Dhalad oo Xaajigeeda si Cajiib ah ugu soo dhaweysay Nairobi.Lamaane ha Qarniga
Dhakhaatiir Soomaaliyeed Ayaa Nairobi ka Hirgaliyay Hospital Casri.
มุมมอง 105หลายเดือนก่อน
Dhakhaatiir Soomaaliyeed Ayaa Nairobi ka Hirgaliyay Hospital Casri.
‘’Soomaalidu waxay ka Qurux badan yihiin Caloosha,Sonkor iyo Dhiig kar ayaa Dilay’’ Dr Deeq Darajo.
มุมมอง 384หลายเดือนก่อน
‘’Soomaalidu waxay ka Qurux badan yihiin Caloosha,Sonkor iyo Dhiig kar ayaa Dilay’’ Dr Deeq Darajo.
Waraysi Ehelka 3dii Gabdhood ee lagu dilay Nairobi Aamina Hooyadeed iyo Waris,Aderked @Hodmanshow
มุมมอง 26K2 หลายเดือนก่อน
Waraysi Ehelka 3dii Gabdhood ee lagu dilay Nairobi Aamina Hooyadeed iyo Waris,Aderked @Hodmanshow
Waxaan idinku soo dhaweynayaa Meheradeenna Cusub ee Kopi&co. Waxay ku taala Parkland Diamond Plaza2.
มุมมอง 4732 หลายเดือนก่อน
Waxaan idinku soo dhaweynayaa Meheradeenna Cusub ee Kopi&co. Waxay ku taala Parkland Diamond Plaza2.
Gabadhii Soomaaliyeed ee Nairobi lagu Dilay Waraysi Full. #Hodmamdhow
มุมมอง 129K2 หลายเดือนก่อน
Gabadhii Soomaaliyeed ee Nairobi lagu Dilay Waraysi Full. #Hodmamdhow
Ushrika Elite oo ah Hospital Casri ah ayaa laga furay Xaafadda islii @Hodmanshow
มุมมอง 1672 หลายเดือนก่อน
Ushrika Elite oo ah Hospital Casri ah ayaa laga furay Xaafadda islii @Hodmanshow
Waraysi dhinacyo Badan taabanaya Ayaan la yeeshay Abwaan Badmaax.daawasho wacan isagoo dhamaystiran.
มุมมอง 2853 หลายเดือนก่อน
Waraysi dhinacyo Badan taabanaya Ayaan la yeeshay Abwaan Badmaax.daawasho wacan isagoo dhamaystiran.
Kor Dahab waa Gabay lagu koobay Amaanta Haweenka Soomaaliyeed. Abwaan Badmaax. #Hodmanshow
มุมมอง 1693 หลายเดือนก่อน
Kor Dahab waa Gabay lagu koobay Amaanta Haweenka Soomaaliyeed. Abwaan Badmaax. #Hodmanshow
“Hadii aan midnimo Laasim taan idinma lood Sheen’’ Maanso Wadani ah Abwaan Bad maax.@Hodmanshow
มุมมอง 1993 หลายเดือนก่อน
“Hadii aan midnimo Laasim taan idinma lood Sheen’’ Maanso Wadani ah Abwaan Bad maax.@Hodmanshow
Tacliin dhigo oo dhaqankaaga ilaali, Waano Waalid. #Hodmanshow
มุมมอง 3673 หลายเดือนก่อน
Tacliin dhigo oo dhaqankaaga ilaali, Waano Waalid. #Hodmanshow
“Hadii an Dhinto Nin kale ma Guursan lahayd”Kaafi Abdi. Waraysi Full ah oo Xiiso badan @Hodmanshow
มุมมอง 6K4 หลายเดือนก่อน
“Hadii an Dhinto Nin kale ma Guursan lahayd”Kaafi Abdi. Waraysi Full ah oo Xiiso badan @Hodmanshow
Asad Diaby iyo Bullo, Sheekadii South Africa iyo Heeso May Oo Qosol badan, Kkkkkkkkk, Hodmanshow.
มุมมอง 3734 หลายเดือนก่อน
Asad Diaby iyo Bullo, Sheekadii South Africa iyo Heeso May Oo Qosol badan, Kkkkkkkkk, Hodmanshow.
Kaafi Abdi, Dadkii shalay isla kaaya jeclaa ayaa maanta Nolosheenna Cadow ku ah Aniga iyo Hazal.
มุมมอง 2.7K4 หลายเดือนก่อน
Kaafi Abdi, Dadkii shalay isla kaaya jeclaa ayaa maanta Nolosheenna Cadow ku ah Aniga iyo Hazal.
‘Jacaykeenna Aniga iyo Hazal Waan u samirnay, Dagaal iyo Maseyr Badan ka Dib,Kaafi’HodmanShow,Part 1
มุมมอง 3.8K4 หลายเดือนก่อน
‘Jacaykeenna Aniga iyo Hazal Waan u samirnay, Dagaal iyo Maseyr Badan ka Dib,Kaafi’HodmanShow,Part 1
Qalbigeyga Lahashiyo Maxaad qoorta ugu Beertay?
มุมมอง 6334 หลายเดือนก่อน
Qalbigeyga Lahashiyo Maxaad qoorta ugu Beertay?
Hasan Soya & Umu Ahzab,Dagaal aan Waxba la isku Reeban iyo Dahab Hodmanshow loo Ballan qaaday.
มุมมอง 10K4 หลายเดือนก่อน
Hasan Soya & Umu Ahzab,Dagaal aan Waxba la isku Reeban iyo Dahab Hodmanshow loo Ballan qaaday.
Waa ku wataa bro
Alahunaxariisto abayo mcn ok Abayo umuAhsab Nanbarkedan raba makahela Waxan ahay gabar ok jogta somaliya❤❤❤❤❤
Guul khaatumo
Maansha Allaah☝️❤️🫡🫡🫡
Allaah Is One ☝️❤️❣️
Adeer KhayR Rabi Hakusiiyo From JigJiga 🇬🇲🇬🇶
Adeer Rabi HaKuCaawiyo Caafimaadka & Cimrigaba Rabi Hakuubarakeeyo Wixii Shar oodhan Rabi Hakaadeyro Aamiiiiiiiin Yaarabi Samir Adeer Waad Heli KhayRbadan Insha Allaahu
Guumaysigiiii Somaliland miya book laga qoray
wasiir maxamed faroole wa legend nolow inader keep going from buuhoodle
Khatumo taariikh ayay dhigeeen 🇸🇴💖
Baraha balaayada waaye ee mahan baraha bulshada
Dadka ale ha caafiyo somali is gumaysata ma an arag
ASC SSC KH Guul reer gado geesiyo 5 Darood guul insha Allah🤲💯🦁🐎✊💪👮♀❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ASC SSC KH Guul reer gado geesiyo 5 Darood guul insha Allah🤲💯🦁🐎✊💪👮♀❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
WAA BUUG TAARIKH AH OO CADAYNAYA WALIDA IYO SAKHRDA DHULBAHANTE SHEGAYA JABAABIRTA SAKHRAMINTA IYO CAQLI XUMIDA😂🎉😢😮😅
❤buuugii daraawiishta qaranka all somalia
Lascanod Mamul noqon maysee runta maad isku sheegtaan dhulbahantow.
Wey noqotaye ka xaab xaabi Adeeer Alle ha naga kiin reebo Waad naga hadhi la dihiine Maxaad nagu caashaqdewn🤣🤣🤣🤣
Somaliland 34 sano noqon weydaye dowlad laakin ssc waa noqonee wax kssta
garaadadi nayroobi ayey u guureen guryo ayey ka iibsadeen. dagaalkii way ka faaideen
Xaq bey u leeyihin waliba dalxiis loo diri soo raaxeyso aan
Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️❤️❣️
GuuL SSC-KhaaTumo State🐎🔥💪👊
Aamiiiiiiiiiiiiiiiin
SSC-GuuL 🟦⬜️🟦⬜️🟦🐎🔥💪✊
GuuL SSC-KhaaTumo State🐎🔥💪
Insha Allah Guul Reer Ssc iyo Reer Jubaland 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥💪
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul KHAATUMO
mashallah tabarakallah dumashii bilan welcome hadanu nahay reerkii gabadhu hada kadiib wa boqorad Ayan gurkinu gur khayr gurigiinu gur nagi allow kayal
Wall buugaa xagee laga helayaa hargaysa
Gabadhan guur keda wa batay ee kan ilahay kay ku nagan lahay ha uga dghigo siniyada ugu duuceeyay wayo ma jirto gabr rabta in ay malinba nin cusub aroosto oo gurku ka bur buuro. GABADHAN TIRABA 3 GUUR OO LREDAHAY AYAN ARKAY OO SOSIAL MEDIAHA YAAL. WAXAN KULA TALIN LAHA ABAAYO WA IN AAD HAB DHAQANKAGA WAX KA BADASHA OO GORTA MAHA IN AAD U DHAQANTO SIDAD 2017 U DHAQMAYSAY 2024 WA IIN CAQLI IYO WAYO ARGA KU KORDHA WAXYABAHA AN ILAHA RALIGA KA AHAYNA AD GURKAGA KA DHAFTA SU UU KUGU RAGO WA TALO WALALNIMO. HADA WAN NAXAY MARKAN OGADAY MARKA AD NINKAN SO DHAWAYNAYSAY IN AAD IS QABTAN AYAN MOODAYAY LKN DHAWR MALIN KADIB AYU MAHERKINA DHACAY WA LAGA QURX BADANYAY IN NIN AAN KU QABIN SIDAN ISUGU DHAGDHEGTAN SHARTADA IYO EEHELKAGA MIDNA UMA FIICAN CAQLIGA KASHO ABAAYO!
This man should be president
Oo gabadhaan guur badanaa subxaana laah midkii ayku degi leheed ilaahey ha uga dhigo
Igarooooooow xaaskaagu waa tii xanuunsatay meesha laga raacayna waa meeshan aad soo gelisay ilaahay ha caafiyo hana ilaaliyo
Abahaa somaliyeed Wan arkiin jiireey lkn indhaweeyd ma arkiin ileen wada patient oo hospital Buu kujiiraa 😢😢😢 illahay cafii luugta Waa in LAGA. Gaaraa inaysan canser isku badaline 😔😔😔😔
Allah ha cafiyo 🤲🤲
Wadaadkaan waan arkijirey Nairobi Allah caafiyo
sana saan lama rabo
Ciyaarta Kadaaya Xaafada, Walee Nairobi Jaceelbaa Yaala Anigana Waan Usoosocdaa Manshallah .😅
Hhhhhhh😂😂😂😂
Please Dadka Marka wareysaneyso camera da hasoo firiyaan gees gees wareysi ah 😂😂😂😂
Wiilkii hawiye miyaa mise waa dumaashi cusub bal iga daba tuura??
Ninkii hore miyaa mise waa mid cusub??
Subxanallah subxanallah subxanallah
Ayan dhalad qof qima leh
Inantan ayeyoda u hshay iyo seegayda rer ki lagun agado alliw idinkayee ❤❤❤👍
Ayan landheere Waa nag nool 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ayaaney ninkii 4 raad baad igu dullguursatey 😂😂sidee wax kuwataa
yey kala ahaayeen 4-tu
Yadu malinba ma mid cusubay guursata cajib 😂😂
Sajin iyo marish mxa ku dhacy
Saasa kaa rabaa nin kaa yar lee guurso kii is waalana 3dalqo sii ku raaxeyso nolosha meeqa arkeynay dumar sida dharka la isaga badalo sabankaan waa in dumarlo il. Baxaan oo sida ayaan loo dhaqmaa😂
Yaaa
❤❤❤ wa runtaa
Waxaaaa lugugu nacay faaankaaa iyo kibirkaaa isla weynjdaaa blse Hada waaaa soooo dabacday qofayhuy