ASHA OO VIDEO ARGAGIXISA AH SO DHIGTAY IYO JINNIYA SO WERARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 226

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  2 หลายเดือนก่อน +16

    PLEASE SHARE DHAHA🙏🏾

    • @KhadraAli-qr1dc
      @KhadraAli-qr1dc 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @BakarAxmedmaxamed
      @BakarAxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

      Apaauo hapeenkii iyo qu aan ku shid guriga supixiiina al baqaro ku shid i.a adoonan guurin ilahey sharkooda hakaawado teeda kle apaayo adkaartana badso midda guriga lagu galo iyo tan looga baxo culimada la wadaag arrintaada ilahey adi iyo carruurtaada aĺle ha idin amaansado yaarabbi

    • @farhiyanor8502
      @farhiyanor8502 2 หลายเดือนก่อน

      Asc

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 หลายเดือนก่อน +18

    Abayob ilaahay quraanka wuxuu kuyiri shaydaanka waa daciif oo waxaa ka abood badan quranka kariimka suuratul baqra kudaara maalin iyo habeen 😢😢

  • @PPPPPPPPPPPPPPPP-p3p
    @PPPPPPPPPPPPPPPP-p3p หลายเดือนก่อน +1

    Habo markad akhrineysid Ayatul kirsiga ku aqri adigo tusaya indan cabsaneynin waxey waxas u sameynayan in ey ku cabsisiyan wan ogahy ma sahlana lakin kaso qad qof cadi ah o kale. Girigey ku nolayen quran madan ku aqrin markad so degyen aya dhici karto wey iska dhaman donta dhibatadan ad ku jirtid insha Allah shikh yal ku taqasusay u yero hoyo macan wankuso duceyna masha Allah gabar asturan saldeda dukato sharaf leh aya tahay. Kuma aqni kumana arag video gan ka hor wan kuso duceyna ini Rabi ka dul qado dhibtan mamo xabibti

  • @ikraamjilacow6735
    @ikraamjilacow6735 หลายเดือนก่อน +2

    Cunugta yarta oo lagasoo wada cararay wlhi waxa i laabatay cunug kalo yar oo fariid ah mansha allah geeai waye kaas

  • @FoziaHassan-x6w
    @FoziaHassan-x6w 2 หลายเดือนก่อน +3

    This is real we were like this before and then we read Quran and prayed to Allah Alhamdulilah everything is fine and it was seven year ago.so stop saying this is fake

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 2 หลายเดือนก่อน +5

    Aisha abaayo please weysada ku dadaal qurankana haka daminin guriga waa werar xogan xasbuna'allahu wanicmal wakiil

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 หลายเดือนก่อน +6

    Acuudu billaahi minasheeydhaanirrajiim abaayo allaha idiinka badbaadiyo🤲❤️

  • @Fatima11-by
    @Fatima11-by 2 หลายเดือนก่อน +7

    Subxaanalaah Abayo guriga quraan kashido marwalba😢

  • @ShukrimohamedMohamed-j5u
    @ShukrimohamedMohamed-j5u 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo mcn ilahow kababo Quran ka kariimka akriso walshey alalh ku bar yeyna 😢

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 2 หลายเดือนก่อน +6

    Turn tv on and put qur’an in the house

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam3363 2 หลายเดือนก่อน +5

    ASC abayo Quran Ka akhrista, Alle ha India badbaadiyo shar iyo shaydaan

  • @DramaReeles
    @DramaReeles หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah Caasho qurux.

  • @Mariami-er1wq
    @Mariami-er1wq 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hada waxaan ma runba caaisha ciyaarta naga daay runta ino sheeg subxanallah

  • @Haboon4433
    @Haboon4433 หลายเดือนก่อน

    Guriga quraan ku shid walina surah Albaqrah
    Alleh ha idinka ka xeeyo wll

  • @farhiyoali19
    @farhiyoali19 2 หลายเดือนก่อน +10

    So what you need is immediately ruqiyah Alshariah quran call sheik read quran and also turn on quran surah AL baqarah on your TV 📺

  • @R-dy9zs
    @R-dy9zs 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walaahi wan cabsaday markan arkay saliga sii kacaaya eedhankaga adaya walaaley gurigaan kaguur cabsi iyo waswaas malagu nolaankaro ❤❤❤❤

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bishmillaah abyo waa iga adkeysi badantahay intaas ma jogena gurigas wlhi dhib waye quraan aqriso wa wax in eey ka cabsiyan rabo baqro ku dar weysaqab ku soco illaah haka ilaaliyo

  • @ShamsoShamsosharaf
    @ShamsoShamsosharaf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Quraanka aqrista abaayo allha idin badbaadiye insha allh suratul baqara ku aqriya guriga

  • @nasramaxamedcisman5830
    @nasramaxamedcisman5830 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah wllo Surdul baqarah guuriga iskaga shid Allah hadin ilaaliyo

  • @DramaReeles
    @DramaReeles หลายเดือนก่อน +1

    You need quraan saar!!! Kashid Suratul baqara. Tvga. Keep going don’t stop.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 2 หลายเดือนก่อน +3

    Haa wll dadbaa ka xun noloshaada quraxda leh ee ilahy kamagan gal shartooda wll xitaa waxan arkay ody wayn oo ku dhagaysanya meeshuna waa tuulo gobalka sanaag kutal sida darteed qoyskaaga wuu quruxbadan yhy oky ilahy magan gal sadexda qulwale aqri albaqra guriga ku shid

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah sharka Allah haidinka qabto wlala wa sax guriga kagur quran badan akhrista

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 2 หลายเดือนก่อน +5

    Casha waa iga yaabisay Shaydaan aan duubaa wali ma maqlin

    • @azmaahmed2103
      @azmaahmed2103 2 หลายเดือนก่อน

      C.c TV duubtay

  • @IdilMohamed-h3s
    @IdilMohamed-h3s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soubhana Allah, Allahu akbar.abayo guriga kaguur

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allaah allaah nii xifdiyo abaayo adiga iyo faamilkaaga😢😢

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bisinka Qali guriga Qur aan ku shiida 😢😢

  • @SWIFTZFN
    @SWIFTZFN 2 หลายเดือนก่อน +8

    Benta iska daa qof ween tahay oo hooyo oo hesato ilmo yaryar aniga waxan ku arkay marka adiga iyo gabadhada benta jelesen 😂😂😂

    • @nimodaud2069
      @nimodaud2069 2 หลายเดือนก่อน

      Ada ila fahmy sheeka kaley no bilwady 😂😂

  • @XamseMohmud
    @XamseMohmud 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxnallah inanka yar maalintii dhaweyd qalalka waxa ku riday armuu waxan yahay😮😮😢

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 หลายเดือนก่อน

    Asc .mamo surah al baqara ka sheed 24/7

  • @deeqaismail2197
    @deeqaismail2197 2 หลายเดือนก่อน

    Wll guurigaaga suratu albaqra habeen iyo maalin haku shidnaato wx kasta quraanka ka awood wayne

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4fe 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah asho quraanka akhriso suuratu baqara ku akhriso kuna shid

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasbuna Allah wanicmal wakiil subxanalah subxanalah

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adkaarta iyo qur aanka akhriso insha alaah shayaadinta alaha idinka qabto

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc caisha ilaahay sharta hakaaqabto shartabina aadanka iyo sharta jinigaba idiga , ilmahaaga iyo ninkaba Alla ha idin xafido Allaahu ma aamiin aamiin yaa Rabbi aamiiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️☝️🥲

  • @xaliimoaxmed4882
    @xaliimoaxmed4882 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah Qur'an ku aqriso familka gurigana ka guur guriga aad degto na intaa degin Qur'an ku aqri abaayo allaha kaa badbaadiyo waxaas adi iyo family

  • @maxamed765
    @maxamed765 2 หลายเดือนก่อน +3

    inaalilaahi WA inlaahi raajicun

  • @XaawoAbdullahi-w9s
    @XaawoAbdullahi-w9s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allah Ilahow nii badbaadi baqrashido abayo 😢

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 หลายเดือนก่อน

    Surad baqara waa mucjiso qofkii lasima sheydaan waad isdeysen xata guriga lagu shido wax dhib ah kama dhacan hadii aad joogto xata meel aan amaan ahayn dagaal kasocda ilaahay dhib kuma dhacayo insha allaah.kushid guriga abaayo.

  • @asmacbdiraxman1107
    @asmacbdiraxman1107 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ax lakin waxan ka helay ta yar naxariisteed baybi inoqotay marka la wada yacay sorry guriga iskaga guur qali

  • @SalmaAbdilahi-q6d
    @SalmaAbdilahi-q6d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhy waxan filimadaa ku dawan jirnaybaa ku helay alle haydiin Amahsado 😢

  • @MaryanCarab-hx4hb
    @MaryanCarab-hx4hb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Baraha bulshada kabax adkaarta badso wll

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 หลายเดือนก่อน

    Acudi bilahi mina sheydhani rajim mcny quranka ku dadala guriga suratul baqra mar walbo ku shid adina is astur mcny qawnanta iska daa allah bari tan cibro haku noqoto ha is qawin wixi hore dhan is kaga har ilahey ha idinka badbadiyo ilmaha 5 u badnaw walibo kuwa wax fahmayo yey naxdinta ku badanin wu shekey si ey u ilowan ado daremi lkn an ayaga tuseynin tan kale mcny qololka ciyalkana telefono kale hadey ku yalan u dhax dhig o quranka oga dar ama kuwoda ey isticmalan oga dar
    Ma sha Allah Walalnimada wa wehel ilahey kama qado walasha Sey ogu so orode ma sha Allah 😢😢😢

  • @malyunmohamed12
    @malyunmohamed12 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo quran kushit guriga suratul baqra😢😢

  • @R-dy9zs
    @R-dy9zs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Canuga xataa waxa qalalka kuriday waa jinka suratal baqra ku shid ruqiya sharci ku shiid❤❤

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah allaha idinxifdiyo shartana allaha idinka badbaadsho amiin

  • @XaliimoCabdulle-m3r
    @XaliimoCabdulle-m3r 2 หลายเดือนก่อน +2

    xasbiyallaah alle haydinka badbaadiyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah ku shida quranka kana guura cabsi cabsi maba hurdi laheyn aniga kulay waa carari lahaay acuudu bilaah 😮 waa iga gesisa tahay😂

  • @kaltunmohammed9821
    @kaltunmohammed9821 2 หลายเดือนก่อน

    SUBAXAAN AIIHA WAA MUCJISO

  • @farhiyanor8502
    @farhiyanor8502 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kuguladardarmaa
    I wish hadan kulahadlilahaa lkn Allah ahagana na abuurey jinkana abuurey unoqo gacmaha utaago bari asaga meshaan inaad soofadhisato waxaakaga fiican Allaha aboodabadan usheek dhibatadaada asigoo og usheego ku oog Alle inookaqaado dhibkaan
    Allena hakuusaqiro

  • @sahramohamud9741
    @sahramohamud9741 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc❤ abaayo guraan ku shid guriga allaha idinka gabto❤

  • @asli1087
    @asli1087 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha idanka qabto idanka Alle Amiin Amiin Amiin

  • @najma649
    @najma649 2 หลายเดือนก่อน

    abayo maqrib hadii la gaaro daaqadaha iska xir maqribkii wey soo galaan guriga suxa walba surad baqara ku shid guriga habeenkii shido surad baqara

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 หลายเดือนก่อน

    gabaryahay adigaaiskusoojiidey cayuumanaaska aduunka jini iyo insiba adigaa usababah waayo maxaa nolosha gurigaada jidka keeney ma oktahay dadbadan oo aduunka kunool inay heeysan nicimada ilaahay kugu mineeystey nolosha da kaQaad jidka ilaahay na ushukri sadaQadana badso haka damin gurigaada gudihiisa suuratulbaQara
    وبالله التوفيق ❤

  • @PPPPPPPPPPPPPPPP-p3p
    @PPPPPPPPPPPPPPPP-p3p หลายเดือนก่อน

    Yanyurta ka bixi gurigaga abayo ayadabe sheyadinta ku dhintan sida an shuyuqda ka maqlay quran badan ayad u bahanthy shiikh yal ku taqasusay o jinka bixiyo i yero xabibti wan kuso duceyneyna

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bisnka allaha ka bad adiayo abyo wax u shid al bakhara gurig subax iyo habenb qurn isku aqariya

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah wll asha guriga quran haka damin

  • @nuurahaanM
    @nuurahaanM 2 หลายเดือนก่อน

    Wall waxaso dhan waxa kawayn quraanka ilaahy suratul baqara kushid guriga 24 saac hashid naato markay dhamatsba kuso celi ilaa ay waxan kagubanayaan kana guurayaan adi iuo xaajiga iuo carurtana marwalba ku akhri labada ayadod e udanbaysa surat albaqara iuo ayatul kursiga marka salaada subaac tukatid iuo marka salaada casar tukatid wax idinku dhacayo majiri dono inshaalah gurigana marka kanadiifisid waxa haydto kuakhri ayadahas ado xirsi xir oga dhigayo

  • @soowe166
    @soowe166 2 หลายเดือนก่อน

    Please play surat al_baqarah all the time casho

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi wa cabsicabsi gabar an aqaano baa beeri saan kudhacday 😢

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha idin ka badbaadiyo.

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahou Akbar soubhana Allah

  • @safiyomacalin5518
    @safiyomacalin5518 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Asha walalo ilahey hedinka qabto sheyadinta ana wallo asturo waxwalba oo kuqarsoon bananka hakeenin cadaw ayaa jiro cibadadan kudadal habeenkina wada kuseexo gurga queaan kashid subax Iyo galab suratul baqra

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbuna'allahu wanicmal wakiil,

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guriiga quraan kushid 😢

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ilaahay haniga qabto qu.aanka ku shid guriga mar walab

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 2 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Walaale waxaas sixir ama shayadiin haka cabsanin marnaba haka cabsanin waayo waa maqluuq alle abuuray waxaan alle ku qurin oo dhibaato ah kuma gaarsiin karan balse surat all baqra aqri subax walba hadii aad garanaysi waqti walba ka shida surat Al baqra iyo Quran dhan guriga ha u galaanin in la damiyo quranka ha tusin xasadkaga saxiriinta shayadiinta inaa daciif tahay li ano qof Muslim ayaa tahay allle aya Lee dahay

  • @ibnatu.maryamma8928
    @ibnatu.maryamma8928 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suuratul baqara. Kushid. Guriga.

  • @farhiyanor8502
    @farhiyanor8502 2 หลายเดือนก่อน

    Wax ilaahay kuuqorin kugumadhacayaan cidna wax kamaqaadikarto shaydanka waa inoo kabaqaa sababta hadaad Alle kuxirantahay sidhab ah sixirka aduunka oodhan hadiilagugusameeyo Alle aad aaminsanta si dhab ah walaahi cid waxkaqadikarto majiraan ee Alle unoqo

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 หลายเดือนก่อน

    Asalamu alaykum habo macan guriga ku Dara markasata Ruqiyatul manzila لازم ان تحطو بالتلي فزون رقية المنزلة you Have to turn on the Ruqiya for the house please always in sha Allah put loud ok the shaytan will run away ok may Allah protect you

  • @MariaNuur
    @MariaNuur 2 หลายเดือนก่อน

    Suurah Baqarah maalinwalba ku aqri qof nolol kuu diidan aa ku so adeeksaday

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanlha allow idika reb Yaa rabii 🤲

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 หลายเดือนก่อน

    Wax indha lagga dhufanayo adon ducaysan bad meshaa ka kacady kadibnaa waxba lagu tuusy towabd keen saax ah laa imow😢😢

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 2 หลายเดือนก่อน +1

    SubxaanAllah guriga Albaqarah ku daar

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallh Subxanallh Subxanallh guraka isara suratul baqarah ku shoida gurga

  • @asmacumarcraxmaan2313
    @asmacumarcraxmaan2313 2 หลายเดือนก่อน

    Wxn iney run yihin shekadi filimanta lee waaa

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allh idinkadulqado xasbunalah 24 sac baqaro hadarnado abayo ilaha ogwexe yihin allh idinkadulqado

  • @sucadsiman6710
    @sucadsiman6710 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo guriga kushid baro TV ga kadar qolka xita dhig samecado quran kabaxayo culumana ken waxan hadinilaso adegsaday had gurtan xita maharayan ee quranka ku dadal wad guleysaneysan insha alah xasid baa idin helay dhibkas waxa kugu wacan nolashado od kentay meshan afunkan dad wanagsan o alah kabaqayo weyku yaryihin aniga markasto od nolashada kento waku soqorayay iskada waxan xasid baa buxo Alah raxmanka haniga dulqado guriga quan ku aqri culumo ken kuna shid markasto Alah macakum wad kuleysane ku xernaw Alah

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 หลายเดือนก่อน

    Guriga quraan ku akhri

  • @SucaadSucaadmahamedabokor
    @SucaadSucaadmahamedabokor 2 หลายเดือนก่อน

    Wll quran isa sar suratul baqra shift oo isku akhiryo

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 หลายเดือนก่อน

    Bisada armey tahay sheydaanka subxaanalaah

  • @faadumodahir2883
    @faadumodahir2883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha qabto abaayo

  • @AliAbdirahman-fx1fl
    @AliAbdirahman-fx1fl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amoo ninka ajanipka u adeegsade

  • @qamarabdullahi4418
    @qamarabdullahi4418 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanlaah 😱😱😱🤲🤲🤲🤲

  • @FartunmaxamedxirsiFarta
    @FartunmaxamedxirsiFarta 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo guriga ka guur quraankana hadamin

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo quran isa saar abyo wa lug so diray anyo quraan aqarista

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 2 หลายเดือนก่อน +1

    abayo xafada. quran ku shit abyo albaqro ku shid suradu albaqro ku shid abayo cadowka allha ka qabto abyo

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc, abaayo sharta shayaadiin ta alaha idinka qabto sheydaan waa daciif guriga ku shid suuratu baqara haka damin markata weesada qab ku joog waad ka guuleysan adkaarta badso musqusha ku gal allaahuma inii acuudu bika minal khufthi wal qabaaith marka ka soo baxdo dheh quf raanak ducooyinka xusnul muslimka akhriso TH-cam ja buuxaan alaha idinka xijaabo weerar weyn baan halkaa naga tustay alaha idin xafido iscilaajya odeyga u sheeg ha weeso qabo

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah abaayo Qoraan Aqrista

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kakur inshallah allha kqbto xumda bisika

  • @firdowsmohammed4419
    @firdowsmohammed4419 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo Suratul baqara akhriso waxas Suratul baqara aya ka adaag

  • @najma649
    @najma649 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha idinka qabto wixii shar ah

  • @XaawaSiciidmuuse
    @XaawaSiciidmuuse 2 หลายเดือนก่อน +1

    caashooy qaali talo ma dooni soshiyal miidhayahan aad kaso muuqateen iska jooji
    marka labaad guriga quraan ku shid suuratu baqara ama suuratu falaq
    isna quran saara walal waan idin jeclahay waan ku damqnaya qaali
    in lagu waalo
    oo nolosha laga rido aya larabaaye

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 2 หลายเดือนก่อน

    Naag wax aragtay ayaaba mesha isii isdaageso oo telefan mesha ku tirsaneeso waa la farsameen karaa anaga dabaal maa inoo maleesaa 😂 waad ordi leheed

  • @MariyaAbdirahman-yn3fu
    @MariyaAbdirahman-yn3fu 2 หลายเดือนก่อน

    Aisha abaayo suratul baqra guriga u shid maalinwalba

  • @Sihamonline
    @Sihamonline 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ka baq walay wa foto shop weyan dadbadan sameya fiyoga hordhaca marka ma rumeysa

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 2 หลายเดือนก่อน +1

    Pole abayo read Quran

  • @SamiraAwad-e5u
    @SamiraAwad-e5u 2 หลายเดือนก่อน +1

    😱😨 Acudubilah minal shaidami rajim

  • @IqroaragsanCabdi
    @IqroaragsanCabdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Quraan aqriso😢😢

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 2 หลายเดือนก่อน

    Casho quranka guriga haka damin al baqara hadarnado musik hashidina ilahey ha idika qabto

  • @IfrahDahir-c5c
    @IfrahDahir-c5c 2 หลายเดือนก่อน

    Suxalaaha❤❤❤❤❤