Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2022
  • Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 537

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +241

    Ruwaayadaha iyo filimada ay bahda xogmaal so galiyaan inta ka heshay ismujiya 😅❤🙏

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว +215

    saliga napiga faa,idadiisa waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puu kugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhaman teen kuwada salino xapiipkeena scw scw scw❤❤

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 ปีที่แล้ว +28

    Waa lagu soo doonta la iri judhiiiba way kacdey 😂😂😂😂Maama sahra so funny

    • @cumarhilowle5681
      @cumarhilowle5681 2 ปีที่แล้ว +1

      ifaxey quruxdada waa ka helay lakin waxan ka baqayaa inaad igu suuxdo😰😁

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cumarhilowle5681 ceep adeeer

  • @nafisoomar4179
    @nafisoomar4179 2 ปีที่แล้ว +13

    Xogmaal allha barakeeyo waxa aan xiisayno ayay noosaadayaan🥰🥰🥰🥰💯❤

  • @DuranShirwa
    @DuranShirwa 2 ปีที่แล้ว +16

    Fadlan waa Riwaayad qurux badan balse marka riwaayadu socoto oo ay soo galayso muusiga ama heesuhu Volume -ka codadku ha isu miisaanaadaan,Hadalka ama codka riwaayada waxaa aad ugu dheer muusiga,farsamada naga saxa. mahadsanidiin.

  • @zaytum
    @zaytum 2 ปีที่แล้ว +3

    Riwaayadii ugu shidneyd ebd ee aan jeclaado waaye 💕💕💕💕💕💕💕 noo soo badiya soona dhaqsada qeybta ku xigta. Xogmaal media shukran

  • @kadarhirsi3860
    @kadarhirsi3860 2 ปีที่แล้ว +31

    aarsigi aabahy laso dhakhsada😢 plz 🙏

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkk way iga qoslisay mama sahra cumar nolow eshcala film wlhi lasoo dhakhsada qayb kale love you all

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 2 ปีที่แล้ว +6

    Jah wiilka Riwaan ii doona anaaba ka heleee dadkaygo🤴🏿♥️😊

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 2 ปีที่แล้ว +5

    Mamo sahro alah ku xafido cimri dher &cibado suban

  • @darajapoidarajapoi5674
    @darajapoidarajapoi5674 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha caqil yare xaskisa jilayza wllhi wan kahely haday single tahy hala iradiyo😍🙏

  • @salmamohamed3976
    @salmamohamed3976 2 ปีที่แล้ว +48

    Is so funny 🤣 we see more of this I hope you make a guy's episode so we can watch it all the time

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah what a lovely movie qosolkii aya iga dhamaaday i love zahra the way she act she is good actresses you all did very good job dalmar perstmol i am sorry i spell wrong perstmoll but also zaki all my lovely sister zahra and my nephews and nieces i love all my somali people in minasota may Allah give to you long life may Allah protect you Allahuma amin ☝👏 masha Allah sifiican baad u jiisheen i wrote this comment from Seattle please bring more parts of this 💐🌹🌷😘😍😂👍💋muah I allways wach your musalsales

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 2 ปีที่แล้ว +18

    Waan ka helay ruwaayadan please Part 2 noosoo sameeya Team Xogmaal 🫶🫶🫶🫶👍🏾💚✅

  • @amalabdi6470
    @amalabdi6470 2 ปีที่แล้ว +3

    Nice mamo sahra my bbbe alleh beerka icasaaday qosol dartii so funny 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 2 ปีที่แล้ว +11

    Waa Lagu Soo Doontay Judii Wey Soo Kacday Sahro Cumar Dhuule Ilove You 💖

  • @anfacugaas7924
    @anfacugaas7924 2 ปีที่แล้ว +4

    Omg Wllhi waa film aana caadi aheena 😂 qosola ayaan suuxay Wllhi waada ku rafaadeene Allah ha idina xifdiyo

  • @alasabdifarah5505
    @alasabdifarah5505 2 ปีที่แล้ว +5

    Runtii waa fani mama sahro waa iga qoslisay

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 ปีที่แล้ว

    wiilka mashallah quruxloow hollywood waye wiilka🤩

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 ปีที่แล้ว +3

    Ina cumar dhuule markii layiri waa lagu soo dontay jifkii weyba ilawday iyo xanunkii

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 2 ปีที่แล้ว +7

    Welcome back guys waan idin xisnay runtii ❤

  • @idilcabdilaahi9323
    @idilcabdilaahi9323 2 ปีที่แล้ว +4

    this is so realistic and funny flim
    thank you xogmaal group

  • @faatimamcd2609
    @faatimamcd2609 2 ปีที่แล้ว +2

    best flim wlhi🥰😘🥰😘
    alla inanka mama sahra gursadey😁ii raadiya plz wanka hele jah ar igasoo gaadh bowe😁😢😥💋

  • @sweetheartmuniish9534
    @sweetheartmuniish9534 2 ปีที่แล้ว +6

    We need more walahi so funny 🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @samiirsuldaan9813
    @samiirsuldaan9813 2 ปีที่แล้ว +3

    Caaawa waad iga qosliseen rabi Dambigeena ha dhaafo mida kale Qofta caaqil yare xaaskiisa ku matalaysa wan ka helay Qoftaan hala iidoono Hadaan tol nahay 🥰🥰🥰🏃🏃

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq ปีที่แล้ว

    Masha Allah good job
    Barasjuntaan way fiican tahay, dumarka ilmaha u koray, in ay dib farxaan, ileyn wajibkoodi way Gudeyn,dumaroow horey utilabsada oo noloshada farxad iyo raaxo ku noolaada ❤️❤️

  • @haniabdullahi2213
    @haniabdullahi2213 2 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo Sahro Cimri dheer iyo cibado suban ❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️❤️❤️

  • @nimcomuse7125
    @nimcomuse7125 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allan mamo sahra wa khadar

  • @qamarxaajimaxamed3360
    @qamarxaajimaxamed3360 2 ปีที่แล้ว

    Waan qosly waa mahadsantihin ruwayadaha so badiya

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhhhhh waalhi waa riwaayad wada qosola keep going team xog maal

  • @7TH-JUNE
    @7TH-JUNE 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimco Jookar. iyo guruubkaan maxaa kala waday. waxeey eheed qoftii ugu qatarta saneed oo taqaan sida wax loo jilo. Waa qof udhashay fanka. Talented Girl.

  • @samiya096
    @samiya096 7 หลายเดือนก่อน

    Maamadii Soowta yaraatay oo xijaabkii teanage ka qaadatay eeshcalaa love ❤️

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 ปีที่แล้ว

    Caaqil yare gabadha la mataleysa wlhi waa legend jawaabtiisa oo macaan bey siisay fariiiid

  • @zaciimaahmed2874
    @zaciimaahmed2874 2 ปีที่แล้ว +10

    🤣🤣🤣🤣🤣maama zahraaay plz ninka aan wadaagno🤣🤣kaa kaligaa laguygu deyn maaye😫🤣Ridwaanow love u cadde❤❤ anaa ka shidan maama sahre iiikaalay😣😓😂

  • @alisaladali1518
    @alisaladali1518 2 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhh war sobadiya funny fidiyow🤣🤣🤣🤣🤣🤣💓💓👌👍❤❤❤❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +4

    Riwaayadaan inaba caadi maahan walaahi waa qosol miiran 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰

  • @Mayyah12
    @Mayyah12 2 ปีที่แล้ว

    Caqiil yare in the building wow m.a 👑❤❤❤

  • @yourmajestytheinternetuser
    @yourmajestytheinternetuser ปีที่แล้ว +1

    Mamo saahro waa funny funny dhaaftay 😂🇸🇴💚🇸🇴

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah 🥰 filimka sobadiya,👍

  • @osmandeeq6024
    @osmandeeq6024 2 ปีที่แล้ว +11

    HANDS DOWN, THIS WAS AN EXCELLENT VIDEO.

  • @aminah2100
    @aminah2100 2 ปีที่แล้ว +2

    Mama Sahra funny waye wallahi masha allah

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 2 ปีที่แล้ว +2

    Alà Yaa CisaG sharaFi korkiiNa Ahaato TEAM XOGMAAL AAD BAAD NOOGA FARXISAAN

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkķ qosol iguma harin mama sahra iyo br iam your biggest fan.

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 2 ปีที่แล้ว +6

    Duq sahra wey cafimadey markey wiilka aragtey 😂😂😂😂😂

  • @fahmoaden1430
    @fahmoaden1430 2 ปีที่แล้ว +4

    Xogmal keep going wlh wa qtr

  • @xanaanxbi8841
    @xanaanxbi8841 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw wan kahelaaa ruwayadad so deysan reer xogmaal

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 2 ปีที่แล้ว +6

    Guri dad leeyihiin ayaa la,soo boodaa kabacdi waxa la,Leyahay THANKS so dhaweyntada wlli wa qosol

  • @najaxhasan9887
    @najaxhasan9887 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkayare waa Fanny walahay 😂😂

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 ปีที่แล้ว +4

    Mama zahra is funny, l love her, paracetomal is another level, he is the best actor

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 2 ปีที่แล้ว +1

    Great wiilkan kujiyalaya ridwan yare caadi ma ha jiliinkisa

  • @roodajama1174
    @roodajama1174 2 ปีที่แล้ว +10

    You make me a day I laugh a lot thank you

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 2 ปีที่แล้ว

    So beautiful queen sahra aniga ku dhahaya manshallah quruxi wa u dhalasho🥰🥰🥰

  • @umunaslihan1875
    @umunaslihan1875 2 ปีที่แล้ว +3

    Bakinka hakala reebin kulaha mamo sahro allow ku xafid💋

  • @khadradioman8843
    @khadradioman8843 2 ปีที่แล้ว +3

    Plz parts kale noga so sameeya filimkan it is so funny mamo sahra😂😂😂😂😂

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah waaruwayada quraxa badan Latin safiyo tusmo iyo abti libaan awaaya

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 2 ปีที่แล้ว +4

    See nayeeloysaa mama sahra so funny wlhi

  • @isahaakaidrous2436
    @isahaakaidrous2436 2 ปีที่แล้ว +2

    Noso badiya wlhi qosol weyan

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 2 ปีที่แล้ว

    Wahou , mashallah, excellent film

  • @Ali-bw6hf
    @Ali-bw6hf 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqortooyo waa idiin salaamay

  • @amalali6668
    @amalali6668 2 ปีที่แล้ว +1

    Kooxda xigmal gar io gardaraba wn idiin wadana lkn codka waa nooqus anwey so funny mama hy dhihiin

  • @user-ty5zd7yj8n
    @user-ty5zd7yj8n 7 หลายเดือนก่อน

    Walaalo sir iyo caad soodaaya

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaa sahar jeceladan an jecelaaday😄💯🥺♥️😄👊

  • @shukranshuku1097
    @shukranshuku1097 2 ปีที่แล้ว +2

    Blz no so badiya 😋😂

  • @mariaothmaanupdy5544
    @mariaothmaanupdy5544 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka quruxlow waaye 😩😜😂😂

  • @Eedocibaado1955
    @Eedocibaado1955 2 ปีที่แล้ว +1

    so funny we need more like this please soo badiya

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂🤣😂😅sahro waa imtixaan 😂😂🤣

  • @hanidahir9790
    @hanidahir9790 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa idhineed ruwayadaan oo kale walahi is so funny 🥰🥰

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 2 ปีที่แล้ว +1

    Wanigu wan ku haysta mamo iyo wiilka🤣🤣🤣

  • @faraxsanchanal4146
    @faraxsanchanal4146 2 ปีที่แล้ว +3

    Xogmaal astaan idinkaa beenta dhahy keep going😍

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. 2 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhhhh Mamo Zahra waa funny
    Asal weye ,wllka Gacantu ku qabta ninkayguna garabku qabta ala waa runted waa hadalka hooyaday mcn Allah haidayo Waxay dhahda wllk ganbo wayn Aya latusa 😁! Allow Zowjkayga igusiin oo awlad khayr leh nakalasii Anaga iyo inta nalamid ka ahba 🤲🏽🤲🏽.

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 ปีที่แล้ว +2

    🙂😃😃😃😃😃👍👍👍👍aad Iyo aad baan u qosley,,Astaqfurullaah wa atoobu ilehi,,,

  • @hothanyonis4325
    @hothanyonis4325 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sahri Waa mucjiso maryo xidhan😂😂😂😂

  • @faarush8157
    @faarush8157 2 ปีที่แล้ว +3

    Sahro cumar dhuule qosol wlh😂🤣🤣🤣

  • @sahrayonis3103
    @sahrayonis3103 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdihakin Br waa funny walhi

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 2 ปีที่แล้ว +5

    Love has not limite

  • @nimo5432
    @nimo5432 2 ปีที่แล้ว

    ASCWW
    SUDAY UJILEEN DHAWR GOOR AYAAN KUCELCESHADAY LAGAMAXIISIKARO DHAMANBJILAYAASHA WAAD MAHADSANTIHII GAAR AHAN SAHRA CUMAR DHULE
    ALLAHA UNAXARIISTO CUMAR DHUULE

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh maamo Zahra I loved action kaga

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 ปีที่แล้ว +3

    I can't stop laughing she's so funny mama🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😄😆

  • @nasiyabadal6616
    @nasiyabadal6616 2 ปีที่แล้ว +6

    Who’s Dalmar jah jacda ii dishay 🤣😭keep going u guys ✊🏾

  • @qadraosman4066
    @qadraosman4066 2 ปีที่แล้ว +1

    Manooli 😂😂😂alla ma ooyaaa😓😓😓maamo waa laso doontay istaaqfuru Allaaah😁😁😁😂

  • @ayaanmawlid9431
    @ayaanmawlid9431 2 ปีที่แล้ว +1

    Caaqil yare Miya wax jilayaa😂😂❤️

  • @ayaanabdi6872
    @ayaanabdi6872 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh wlhy wada qosol riwaayadani Aar soo badiya

  • @salmosalmomaxamedmuuse1935
    @salmosalmomaxamedmuuse1935 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waan furay 😂😂😂

  • @ahmedmukhtarali6410
    @ahmedmukhtarali6410 2 ปีที่แล้ว +2

    Mamo sahra ma aha magaca iga toosi magaca sahra dheh hhh so funny walhi

  • @suheermaxamed9340
    @suheermaxamed9340 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow mnsh allha mamo sahra alla.hadayo

  • @nastehocumar6312
    @nastehocumar6312 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadi maha inaba sahro iyo mama mel mawada galan sax

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว

    Sirbaa fakatay, Haweenka Xanuunsan oo dhan ragbay rabaan, lolkkkk 💞🇸🇴👍😄

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa iga qoslisay kkkkkkkkll

  • @Caasho143manka
    @Caasho143manka ปีที่แล้ว +8

    Maamada so funny 😂😂😂

  • @maxamedcabdifarax4564
    @maxamedcabdifarax4564 2 ปีที่แล้ว +1

    Caaqil wa legend

  • @fartuuncabdi5827
    @fartuuncabdi5827 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh walhi waa fani

  • @farxiyoomar2289
    @farxiyoomar2289 2 ปีที่แล้ว +3

    is so funny wlh naag iga kacay balayo iska qortay

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeer necbahay wlhi anoo gabr ah adeer nin markoo idhaho wn xanaaqi jiry inaa dilo iqabaneyso

  • @ibrahimbare179
    @ibrahimbare179 2 ปีที่แล้ว

    So funny walah qebta xigto gorma wayay

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 2 ปีที่แล้ว

    😂🤣👍 part two please soodaaya

  • @khadraqueen6301
    @khadraqueen6301 2 ปีที่แล้ว +2

    Viva hogmal media and mahamed parastimol walbiga ka jeclahy

  • @nuuraahmedashkir3548
    @nuuraahmedashkir3548 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan kaheley caaadi maahan maama sahro

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว +3

    Wahi caadi maha 😂😂😂😂dheeker iyo donitaan 😂😂😂😂ee saxbak Ridwan ayaa hooyada sononay 😂😂😂😂😂

  • @naciimoabdihamidali6396
    @naciimoabdihamidali6396 ปีที่แล้ว +1

    War ma reer Ifo ayaa ehedeen ifo lee maqlaye🤔 waan idinka soosalamayaa😍 ifo Nuura 🤣🤣🥰

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 ปีที่แล้ว

    Baga ladhac sifiican ayaa ugashay mama Sahara 👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣