Sida Cumrada loo guto - How to perform Umrah step by step ( Somali )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 278

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +58

    Fadlan Like & Subscribe saar Muuqaalka lana wadaag qof Cumro u socda 🤲🏼

  • @fardowsonuur9721
    @fardowsonuur9721 ปีที่แล้ว +36

    Ilaah ayaa Mahad iska leh oo I waafajiyey inaa aado cumrada ramadankaan Inta jecel inay imaadan allaaha saamahooda soo qaado

  • @daahir-alminshawi
    @daahir-alminshawi ปีที่แล้ว +11

    Kheyr fara badan allah haku siiyo walaakeyga qaali ah islaamnimo iyo somalinimada ku walaalownay allah dartii ayaan kuu jeclahay walhi billah tallaahi

  • @liibaancaliabdilaahi3678
    @liibaancaliabdilaahi3678 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallah khayr miisaanka xasanaadka rabi ha kugu daro ❤

  • @mimik2959
    @mimik2959 ปีที่แล้ว +5

    Illaahay ajar fara badan hakaa siiyo wlhi wax badan ayaan video gaan ka bartay waxaana ka mid ahay muctamiriinta Ramadan 2023.
    Jasaakallah walaal

  • @mama2210_
    @mama2210_ ปีที่แล้ว +14

    Maasha Allaah sidaaad dadka muslimiinta ugu dadaalayso adigana Allaha kuu gargaaro Aamiin aamiin aamiin

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +2

      Aamiin walal shukran

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف ปีที่แล้ว +1

      @@ZakariyeCaawiye
      Sakariyah ilahaay hakuh siyo ajar khwrbadan oo kuh afacah akhiroh
      Cimradanah ilahaay hakuh akhabaloh amiin

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف ปีที่แล้ว +1

      @@ZakariyeCaawiye
      Sakarayah wad igah khoslisay markad tirih oradkah safah mahan ineed dadkah dhakadah kartid iyo ixramkah ood tirih khedkah xagah kor ukhad
      Markah dad badan ban fahmen waxad kawadoh khedkah
      Markah xatah magaranayan cakhowgah amah lowgah
      Markah sifican u fansih
      Kalmadah khedkah
      Markah ilahaay kher badan hakusiyo iyo ciimrih dheer oo cafimaad wanagsan leh ilahaay hakuh siyo sakariyeh amiin

    • @faridawiser5441
      @faridawiser5441 ปีที่แล้ว +1

      Ameen❤

  • @RuweidaMohamed-lr3ps
    @RuweidaMohamed-lr3ps 11 หลายเดือนก่อน

    Ya rabi ramdnkan inaa so cimresto rbaa santeyda ha qaado qof wlba ilhey ha geeyo insha allah❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +2

    ماشآء الله جزاك الله خير الجزاء wll insha Allah Ramadaankan 2023 ayaa Rabaa شكرا لك Alle ha inoo fududeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminmohamudhussein5161
    @aminmohamudhussein5161 ปีที่แล้ว +3

    JAZAAKA ALLAHU KHEERAN , WAX BADAN AAN KAA FAAIIDNAY, JIMCAHA INAAN AADO AANA RAJEENAAA, DHAMAAN UMADA MUSLIMKANA WAAN USOO DUCEENAA

  • @AhmedHassan-ok1bk
    @AhmedHassan-ok1bk ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idin anigoon u soo cimrayn aabahay alle ha u naxariistee

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarakalaah ilaaheey haku barakeeyo wallkey

  • @rahmahassan2840
    @rahmahassan2840 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waqtigi ugu haboona Ayaan arke mahadsanid Wll

  • @hiboascwllofadlanqaybihika6297
    @hiboascwllofadlanqaybihika6297 ปีที่แล้ว +4

    Mansh Allah Walalky Allah hakaqbalo

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow kheer farabadan kusii🤲❤❤❤

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalaahu khayr walaal, Allaah ha kaa abaal mariyo

  • @malyunmsambul-rc2jn
    @malyunmsambul-rc2jn ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah ilaah haku barakeeyo

  • @duhstf-zr8go
    @duhstf-zr8go ปีที่แล้ว +2

    Alx Allah ayaa i wafajiyay caawa oo Ramadan ah 23 ku began jumco alx shukran yaa rabi❤

  • @idilabdulkadirhussein214
    @idilabdulkadirhussein214 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah khayr. Walaalkeey Zakariye si kooban oo hufan oo si fudud loo fahmi karo, maansha Allah Allaha ku barakeeyo Walaalo. Anagana Allaha noo sakhiro Acmaasha Cumrada oo aan Bisha Ramadaan aadi doono, Bi’idnillah. Jazakallah khayr walaalo

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaal masha allah tabaarak rabi ha ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ilaahey ha naga dhigo kuwii Ramadanka sooma 🤲🤲🤲🤲

  • @idilhared5449
    @idilhared5449 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah alle qayr haku siiyo wll qali alle sw ayan ka baryaaya inu no kaso aniga iyo walidkeyga ina tagno cumro iyo xajbo iyo dhamaan wlalaha muslimka wlhi wa hamigayga ugu wayn ina walidkyga geeyo anigana tabo iiducee wllka aqriyo fariintaydan inu alle sw iikaso riyadan aan jeclahay ya allah ii aqbal adaa awood lehe🤲🤲❤️

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah illaah ha qaado santeena yaarabi amiin amiin amiin

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaha barak alah fik

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA ALAAH ALE HA KA AQBALO CAMALKA.
    MSNALA WADAGI KAETA MACLUUMAD KALE OO LA XADHIGA SAFARKA CYMRADA SUDA KHARAKA, HOTELADA, IWM

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wll zakariye alle hakaa abaalmariyo

  • @thinkoutsidethebigbox1002
    @thinkoutsidethebigbox1002 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely wonderful! Barakallahu Feek Wa Ahlika. JazakkaAllah khair

  • @nastahyuusuf3351
    @nastahyuusuf3351 ปีที่แล้ว

    jasakalah khyr sakariye illahay hano sahlo ina gudano aad u jeclahy una oyaa marka arko ramadantan ina aado igu so duceeya😢 thanks

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +2

    Jazakala khayr macalin
    Aad baan uga Faa.ideystay
    Waxan bartay Cimradu waxay Tahay
    Iyo Sida looguto Jazakala walal

  • @halimosaeed796
    @halimosaeed796 ปีที่แล้ว +2

    Baarakallahu fiika walal

  • @sahraabdullahi3825
    @sahraabdullahi3825 ปีที่แล้ว +2

    Jazakllah khayr wllo waan kaa faa iiday ano baxaya 3 kadib insh allah shugran

  • @foosali2854
    @foosali2854 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallahu qayr walaal.

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Baad mahadsantahay walal
    Wax badan kaa faa-iday

  • @abdulkarembossmire5324
    @abdulkarembossmire5324 ปีที่แล้ว +1

    maashallaah mahadsanid walal ❤ cilmi badan baa noo Faa,ideysay mashallaah ❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 8 หลายเดือนก่อน

    Khayr fara badan Allah ku siiyo Habo. Rabiyoow nooga yeedh bayd kaaga barakaysan

  • @suleymanmahat356
    @suleymanmahat356 ปีที่แล้ว +1

    Wll jazakallah kheyr camalkagana allaha kaa aqbalo bi idinillah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha allah jasaakumullahu kher ❤❤

  • @mahbubmo
    @mahbubmo ปีที่แล้ว +18

    Very direct, purposeful, and educational video. Thank you walaalkey.

  • @saidhussein1811
    @saidhussein1811 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah, jazaakAlkaahu kheyran, aad baad noogu faah faahisay. Ilaahay Ajar hakaa siiyo.

  • @sirtanolosha1122
    @sirtanolosha1122 ปีที่แล้ว +3

    Jasaakalah Akhil kariim ala yuxyiik ❤️

  • @ckyoung6212
    @ckyoung6212 ปีที่แล้ว +1

    Jasakumullah khayr walal ilahay miisanka xasanadka haku saaro faa,idada aad noo fa,iidaysay cumarada gudashadeeeda walal 🤲🏾

  • @abdiali2533
    @abdiali2533 ปีที่แล้ว +3

    جزاكم الله خيرا اخي زكريا

  • @hibohassan3177
    @hibohassan3177 ปีที่แล้ว +1

    Jizaakallaah khayran
    Allaha kugu xafido khayrka aad na bartay

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك مبروك
    Walaal Allah kubarakeeyo Aamiin

  • @hassanrashid1115
    @hassanrashid1115 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah kher brother

  • @LuluIsseabdi
    @LuluIsseabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Vedio gaan bil ayaan dawanayaa Alx caawa ayan so cimreysanaa 😢zakariyecaawiye Wll aad ayaad u mahadsantahay wax badan ayaan ka faaidey ilahey haka Awal mariyo 🙏

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khayr walaal, Muraadkaada dhan allaha kuu sahlo. Anagane alaha noo sahlo inaan imaano, Aamiin yaa rabi

  • @relaxedlogisticsloogistics611
    @relaxedlogisticsloogistics611 ปีที่แล้ว +2

    This was helpful. Mahadsanid walal

  • @jannagale1966
    @jannagale1966 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku barakeeyo walaalkay

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Jazaakallahu kheyr

  • @AfnanAli-cb2bm
    @AfnanAli-cb2bm 9 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo sida quruxda bdan eee aad nogu soo gudbisay misaanka xasanadka Allah kuu saaro wllo

  • @zackyomar5871
    @zackyomar5871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jazakallaaah kheyr ❤

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallah kheyr ustaad mahdsanid Allah haku barakeyo

    • @mohaliban6432
      @mohaliban6432 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ❤️ Allah ha Ka Aqbalo camasha suuban Insha Allah Allaha nageeyo xaramka barakeysan

  • @mohamedismail413
    @mohamedismail413 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wll xajkana video ka samee wixi ad ka sheegi karto Allah ha ku barakeeyo

  • @mahmed973
    @mahmed973 ปีที่แล้ว +2

    Ajar iyo xasanad allaha ka siyo wlle waa information aad iyo aad muhiim oo ah oo faido oo leh qof waliba oo muslim ah

  • @Cibado99
    @Cibado99 ปีที่แล้ว +1

    Shugran jazakallahu kheyran

  • @cabdikhaaliq1618
    @cabdikhaaliq1618 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Rabi Hayna geeyo dhamaanteen💕🏅

  • @hamdayusuf7271
    @hamdayusuf7271 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Alle ha ka firxiyo ❤

  • @Greenwaysacademy
    @Greenwaysacademy ปีที่แล้ว +3

    Wcs wll Zakaria. Maanshallah Alle hakaa ajar siiyo sida kooban oo hadana Cilmiga balaaran Xambaarsan oo aad usoo bandhigtay Camalka wanaagsan ee Cumrada. Ajar aan dhamaaneeynin ayaad ka heleeysaa qof walbo oo ka faaideeysto muuqaalkaan. Shukran 🤝

  • @abdirashidahmed2329
    @abdirashidahmed2329 6 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah!! Walaalkey waa marki iigu horesay ee aan cimrada qabanayo xaqiiq aad iyo aad ayaan uga faa;iidey videogan weliba si ka faah faahsan oo ah practical sida culumadu u sheegto. Miisaanka Allah ha ku saaro

  • @fadumohassan5715
    @fadumohassan5715 ปีที่แล้ว +4

    Kheer badan ilaaheey Haku siiyo walaal. I don't know how to express my gratitude but may Allah reward the best walaal.

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله الحمد لله

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 ปีที่แล้ว +2

    Ajar Rabbi haka siiyo wllo/Anagana heyno kaso geerida ka hor.Aaamiin..

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah camalkaaga allah kaa aqbalo
    Anagananoosoducee.

  • @AnsaarMuwlid-dq1nm
    @AnsaarMuwlid-dq1nm 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah may Allah bless you and your family

  • @Pengprincessxo
    @Pengprincessxo 4 หลายเดือนก่อน

    JazakAllah khair brother! Video is very helpful, you explained really well. In Sha Allah I will be performing umrah for the first time today.

  • @kadrayusuf1369
    @kadrayusuf1369 3 หลายเดือนก่อน

    Barakalah fiik yaa akhii masha Allah

  • @mahadfarah
    @mahadfarah ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid hadad awooda buuk yar ka samee oo online Laga Gato oo af somalia ku Qoran iyo carabi iyo ayadaha tilmamona leh sawiro oo kale muijinaya meelkasta mahadsanid qofkii igu horeyey ee sharxad macquul ah soo sameyey mahadsanid

  • @khadarbedelsaed2006
    @khadarbedelsaed2006 ปีที่แล้ว +2

    Jasaaka allah Khair walal, Alle Khair badan ha ku siiyo

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Wa iyaak walal dhamaanteenba InshaAllah

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah walal zakaria

  • @abdirahmansayiid8588
    @abdirahmansayiid8588 ปีที่แล้ว +1

    asc walaky mashaa allah sii wanagasan ayaad mugu sharaxday..jzk khyra,

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Aamiin walal wa iyaak Alle haku barakeeyo

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 ปีที่แล้ว

    Ilaahay khayr badan ha ku siiyo, waad noo faaiidaysay

  • @mohamedabdulaahi7859
    @mohamedabdulaahi7859 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay khayr ha ku siiyo

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 2 วันที่ผ่านมา

    Shugran. MASHA Allaah.

  • @mohameddiini-el5rd
    @mohameddiini-el5rd 11 หลายเดือนก่อน

    Wondefull ilaahay haka aqbalo sharaxdaada wanaagsan

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakumullahu qeyr soonkan baan adiraba cumrada inshaallah

  • @abdishakurmumin2482
    @abdishakurmumin2482 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayran wll, runti walahi wax fiican ban ka faaideystey.

  • @Sabirin81
    @Sabirin81 5 หลายเดือนก่อน

    Jasakal laah khayr❤❤❤

  • @ridwankk2187
    @ridwankk2187 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHU AKBAR Masha Allah thank you bro

  • @mbirremfiqi5081
    @mbirremfiqi5081 11 หลายเดือนก่อน

    jazakallahu Kheyr walal aad ayaa uga baahnaa tilmaamahaan,

  • @mohamoudahmed4570
    @mohamoudahmed4570 ปีที่แล้ว +3

    Mashlaah mahadsanid walaal

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 10 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah, Zakariya. Allaaha ka Ajarsiiyo.

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 5 หลายเดือนก่อน

    Shugran wall alle ajar iyo hasanaad haka siiyo

  • @mohamedIbrahim-gy1gf
    @mohamedIbrahim-gy1gf หลายเดือนก่อน

    Khayr alle ha ka siiyo

  • @rukiadakane5067
    @rukiadakane5067 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kuu aqballo cibaadadaada, noo soo ducee,

  • @xaliimoalibarrow1162
    @xaliimoalibarrow1162 ปีที่แล้ว +3

    Aaaaamiiiin yaa rabi dhamaan

  • @MohamedMohamed-kj6rv
    @MohamedMohamed-kj6rv ปีที่แล้ว +1

    Kheyr alaha Ku siiyo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalahu khayr

  • @mustafaelberkani1869
    @mustafaelberkani1869 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ajar farabadan hakaa siiyo wll sakariye

  • @abdiazizdiriyeshidoow5858
    @abdiazizdiriyeshidoow5858 ปีที่แล้ว +1

    jazakalah khayr walal

  • @xaliimocabdi7054
    @xaliimocabdi7054 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ku barakeyo

  • @drsakariyecismaan7109
    @drsakariyecismaan7109 ปีที่แล้ว +2

    Walaal aad u mahadsantahay

  • @HawdtechLtd.
    @HawdtechLtd. ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا اخى الكريم

  • @seynabismail567
    @seynabismail567 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu khyran wlo

  • @salal8812
    @salal8812 ปีที่แล้ว +2

    Qeyr badan Alle haku siiyo wll

  • @thabit21s58
    @thabit21s58 ปีที่แล้ว +2

    jazaaka-laah wll adina ilaaheey hakaa aqbalo anaga ilaheey hanuu suurto galiyo ku dashadeeda🤲

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +1

    Masha-allah Zakariya

  • @aishaabdirahman6624
    @aishaabdirahman6624 11 หลายเดือนก่อน

    شكرا اخي ❤

  • @maryamaalahisiid5051
    @maryamaalahisiid5051 ปีที่แล้ว +4

    Allaah haka aqbalo walal anaga eebe hanoo kaso

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, Shukran

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف ปีที่แล้ว +2

    Sakariya sifican bad noguh sharaxday khof kah adayah cimradah iyo waxah lagah raboh inuuh sameyo intih gujiroh wajibadkah cimradah
    Markah ilahaay hasiyo ajar kuh afacah aduun iyo akhirabah amiin

  • @ubahcabdul3834
    @ubahcabdul3834 ปีที่แล้ว +2

    MANSHA ALLAAH.