KHARASHKA CUMRADA SIDA VISA-HA CUNTADA TAXI ( UMRAH COST )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 เม.ย. 2023
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya kharaashaad ka muhiimka ah ee kugu baxaya inta aad Cumrada u joogta Sacuudiga iyo si aad fikir uga qaadatid qiimaayaasha la qaado.
    Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127

ความคิดเห็น • 208

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +27

    Fadlan Like Saar halkan ka daawo qaabka loo guto Cumrada
    th-cam.com/video/Ky0dKzrQb_0/w-d-xo.html

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว

      Zakariye walaal waad mahadsantahay, tan kale walaal websiteka viisaha inoo soo qor, oo halka hoose inoo soo dhig

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว

      My question is why you didnt choose to take the train and why you didnt choose the big hotel thats next to the haram ?
      Also for the visa did they ask you about covid vaccine ?
      Thanks brother

    • @Iseyougtr62
      @Iseyougtr62 ปีที่แล้ว

      Linkigi websidka visaha walaal ma so link gareeynrkarta

    • @AoiHoshi-gz7ws
      @AoiHoshi-gz7ws ปีที่แล้ว

      @@11naa44 😮

    • @shamsonuur9781
      @shamsonuur9781 ปีที่แล้ว

      ​@@OmarAhmed-bi2lj ❤

  • @abdirizakmohamuda.madoobe5168
    @abdirizakmohamuda.madoobe5168 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr wll Zakariye 😊

  • @hamdifarah9900
    @hamdifarah9900 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير ❤❤❤❤

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 ปีที่แล้ว

    JazakAllahu khayran walaal zakariye

  • @HassanAhmed-gy3ub
    @HassanAhmed-gy3ub ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير يا اخي

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabaraka llaah illaahay ha xifdiyo waan u,baahnaa in aan barto barakallaah sakariye

  • @halimahabib9377
    @halimahabib9377 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ku barkeeyo shaqo badan ayaa noo heesaa

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    That is great video masha Allah sida wacan aad nogu faafahisay thanks for sharing.

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Masha Allah @!Eid Mubarak wl

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay cumrada hakaa aqbalo wll, xogtan aad bulshada lawadaagtay iyo xogaha kaleba lacag aad ubadan baa laga sameeyaa adiguna bilaash ayaad nagu siisay ilaahay abaalkaaga janno haka dhigo wll.

  • @zakidahir1092
    @zakidahir1092 ปีที่แล้ว

    Shukran walaal qiimo badan ❤

  • @MrShucaac
    @MrShucaac ปีที่แล้ว +3

    This is very good 👍 Thank you!!!

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 ปีที่แล้ว

    Than.you.Allaha.ku.barakeeyo.zakariya

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว +4

    Waa gobtu gobtu dhashy zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll big respect

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro good information jzklq thanks for sharing bro keep it up good work.

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 ปีที่แล้ว

    Jazakalah brother very simple precise and short too mashalah

  • @aminaali11
    @aminaali11 ปีที่แล้ว

    Jazakallah brother, good information.

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว

    Maashallaah zakariye si fiican baad cumrada noogu sharaxday jzakallaah kheyr

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 ปีที่แล้ว

    Maansha Alaah zakariye sida wanaagsan ee waadixa ah ee u kala dhig dhigtay .Jazaakalaah mar labaad we ❤ you

  • @Solutiontv050
    @Solutiontv050 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله اخي

  • @youngboy1727
    @youngboy1727 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah Jazzaaka Allaahu Kheyr ❤❤❤

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 ปีที่แล้ว +1

    Khayr badan alle ha ku siiyo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +2

    Masha allah good informative 👍

  • @user-cf5ms9tp4q
    @user-cf5ms9tp4q 9 หลายเดือนก่อน

    Jazakaallh khayr walaal aad baad noogu faaiidaysay hada ayaaan u socdaa alle inta niyada ku haysa ha u sahlo ya rabi

  • @user-dl6vc7ei9d
    @user-dl6vc7ei9d 5 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah.... allaha ku barakeeyo war bixin buuxdo weeye

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 ปีที่แล้ว

    Asc maansha Allaah Sakariye illaahey ha kaa Aqbalo illaahey Ajar ha kaa siiyo,habo aduunyada Qayr AQirana jannatul fardows Aclaa

  • @safaabdirizaq5052
    @safaabdirizaq5052 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah ❤

  • @duceysane3322
    @duceysane3322 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran akhii jzkheyr

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Jasaakumullahu kher hno

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 ปีที่แล้ว

    Jazakallah akhii

  • @ciidisse1376
    @ciidisse1376 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allaha ajar iyo axsanad badan haka siiyo

  • @nimoyusuf6995
    @nimoyusuf6995 ปีที่แล้ว

    Manshallah illahay ajar ha kaa siyo

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b ปีที่แล้ว +3

    allaah ha idin ka aqbalo , cibaadaadka , anaga iyo idin kaba rabbi hana waafajiyo inaan in badan cumraysano , in badanna xajino , nagana aqbalo .

  • @bushraapdullah7297
    @bushraapdullah7297 ปีที่แล้ว

    Jazaka kheyr

  • @fadumoyusuf7694
    @fadumoyusuf7694 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walal sifiican ayaad
    Noogu waadixisay barakalaahu fiika

  • @getto10
    @getto10 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allah kheyr

  • @user-ev8el1tj6e
    @user-ev8el1tj6e 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Alle haka ajar siiyo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah waa mahadsantahay

  • @farahhirsi-ym3lw
    @farahhirsi-ym3lw ปีที่แล้ว

    Asc jazaakallaahu khayra meel walba Allaha kaa baahitiro cariiri walba Allaha kaa koriyo aamiin

  • @abdifataax1699
    @abdifataax1699 ปีที่แล้ว

    Jazakallah walalo

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal

  • @muhiyadiinahmed8514
    @muhiyadiinahmed8514 ปีที่แล้ว

    Maansha allh wll mahadsanid

  • @drabdirahmanguure6894
    @drabdirahmanguure6894 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid wll Zakaria si qurux bdn oo dagan ayad farinta inoogu soo gudbisay jazaka Allh ❤.
    This channel is one my fav channels on TH-cam.
    So awesome Masha Allh.

  • @samiraali1770
    @samiraali1770 ปีที่แล้ว

    Khayr aalah kusiyo waan rabay allah ii kaso

  • @farah-cadde114
    @farah-cadde114 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Zakariye Abdulahi Masha-allah Ilaah Ajar Hakaa Siiyo Waxa Aad U Heyso Soomaalida.

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 4 หลายเดือนก่อน

    Jzk Allahu kheyran❤

  • @kolyaale8357
    @kolyaale8357 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you brother, I will go soon inshalaah

  • @fatimanuura8087
    @fatimanuura8087 ปีที่แล้ว

    Asc wll aad baa uga helaa sida fiican eed dadka ugu faah fahisid melaha aad tagtid cajiib manshallaah tabarakallaah
    😊

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilaaheey haka aqbalo anagana allaha no qadaro insha Allah

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell ปีที่แล้ว +1

    Manshallah hadaad soo cimreysatey anagan Allah ha noo kaso amiin yaarabi

  • @nicmahayaan9972
    @nicmahayaan9972 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo Zakria for your good information wllo dadkayaga Africa jooga sidee Vsaha u helikarnaa

  • @user-bd5mf4xj6d
    @user-bd5mf4xj6d 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wlhi waa runtii ana hada ka imid todobadki hore ayan ka imid ilahay ha I fudaydiyo inan marar kale ku noqdo

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah.

  • @sabrinaabdifatah7129
    @sabrinaabdifatah7129 ปีที่แล้ว

    Thank you brother ❤

  • @abubakarrooble2408
    @abubakarrooble2408 ปีที่แล้ว

    Jasaka Allaah wll

  • @maxamedadam9873
    @maxamedadam9873 ปีที่แล้ว +10

    Akhyaarta waxa ubaahanahay ducadiina waxa aan rabaa in aan aado sanadkan soo socda cumradaa iisoo duceeya niyadeyda kheyriga ah in aan allah iiyeelo aaamiiiiin

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Alle hakuu yasiro walal hana kuu fududeeyo InshaAllah waad tegi doontaa

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว

      Alle ha kuu sahlo walal aniguba sidaa baan rajaynayaa inaan aado

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว

      Allaaah ha kuu aqbalo

    • @asmaibraahim8478
      @asmaibraahim8478 ปีที่แล้ว

      ​@@ZakariyeCaawiye wllo qofka aan tagi karayn ee xanuusaye hadi la doono in qof kala u cimreeyo waa imisa wllo

    • @miskiin236
      @miskiin236 9 หลายเดือนก่อน

      @@asmaibraahim8478
      Walaal waa $200-300.

  • @Mohamed-nj8if
    @Mohamed-nj8if ปีที่แล้ว

    aad iyo aad baa u mahadsan tahay walalkeen Zakariye

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 ปีที่แล้ว

    Jisakal khayr

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 ปีที่แล้ว

    Thank you❤

  • @muminjama1489
    @muminjama1489 ปีที่แล้ว

    Allaha kaa Abaal mariyo Walaale 🫡

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial ปีที่แล้ว

    Manshllaaah. Inshllaaah ilaahow. Nooga yeer anaga iyo intii muslin. Ah

  • @halimosaeed796
    @halimosaeed796 ปีที่แล้ว

    Juziita khayran walal

  • @suhaybaadam7759
    @suhaybaadam7759 ปีที่แล้ว

    khayr ilaahay haku siiyo wll sakariye

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal aad ayad umahadsantahay isda degan eed
    Nogu faaiday aad ayan uga heley sida
    Qashuuca leh eed aad usharaxday

  • @kayseyare4265
    @kayseyare4265 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you wll

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 5 หลายเดือนก่อน

    Jzkl Kheyran I learned lot from you. Nebigu Salalaahu Caleyhi Wasalam. Wuxuu Yiri Insaanka Waxaa Ugu Fiican Anfacahum Qofka Waxtarka Ah.

  • @mimik2959
    @mimik2959 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah am watching from Makah Al mukaramah for Ramadan 2023 Ummrah Alhamdulillah. Things are expensive here, i think its bcz of the ramadan… thanks wll for the detail next time i will select the recomended hotel insha Allah.
    May Allah accept our all good deeds wadankeenana ha noo nabadeeyo ducada yaan laga reebin dadka iyo dalka walaalyaal!

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 ปีที่แล้ว

    Thank brother

  • @ayaanyusuf326
    @ayaanyusuf326 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤jazaka Allah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 ปีที่แล้ว +1

    Alle waxaan ka rajeynaya in uu ii rumeeyo mid ka mid ah hadafyadeyda oo ah inaan cimro iyo xaj labadaba soo guto,waalidkeyna aan usoo gudo cimro iyo xaj insha allah🤲

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad ugu mahadsantahay

  • @malabey197
    @malabey197 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY haku barakeeyo ILAAHAY dartiis ayan kuu jecelnahay waa na caawisaa ILAAHAY haku caawiyo

  • @zoyamoha5940
    @zoyamoha5940 ปีที่แล้ว

    Jesakallah kheyr

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allaha ku xafido

  • @Maqraatulnooraani
    @Maqraatulnooraani 11 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahy wll

  • @hassancabdi9098
    @hassancabdi9098 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakaa Abaal mariyo

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 7 หลายเดือนก่อน

    M.a wad mahadsantahy wax badan ayaa kafaidey

  • @abdullahiahmed5375
    @abdullahiahmed5375 ปีที่แล้ว +1

    Ticket ka tagta filaa qimihiisa ,shukran maclumadkada qiimaha leh

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Wa mahadsan tahay wllo

  • @yaxyabdi6517
    @yaxyabdi6517 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh ❤❤❤❤❤❤

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @fatuuxhussein8234
    @fatuuxhussein8234 5 หลายเดือนก่อน

    Wall jsakalaH khayr waxbadan ban ka fa idnay

  • @xajkaiyocumrada
    @xajkaiyocumrada ปีที่แล้ว +8

    Haday jirto cid rabta inay timado xaramka oo ubahan in lakala tustuso gaar ahaan goobaha cibadada way nala soo xidhiidhi karaan ..
    Sidoo kale cidii uabaahan in waalid kood looga soo gudo cumrada iyaguna hanala soo xidhiidhaan .

  • @abdilahinor7414
    @abdilahinor7414 ปีที่แล้ว +1

    M.a waa muuqaal aad u faaiido badan
    Alle hakaa abaaliyo

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 ปีที่แล้ว

    Machaala

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 ปีที่แล้ว

    Shukren

  • @yusufraage9066
    @yusufraage9066 ปีที่แล้ว

    Aac Tikitka diyaarada from Europe noogu soo dar jizaakalaah

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah
    Allah khayr haku siiyo walaal Zakariya
    Markasta waxyaabo aad iyo aad u faa'iido badan baad noosoo gudbisaa
    Waa arrin khayri ah
    Mahadsanid walaal

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed4833 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb qarashkii diyaarada inoogama darin
    Inta kale waafahmay jazakalah

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 ปีที่แล้ว

    Masha Allash

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah 2024 inaaan aado Rabbi ha igu simo Aaamiiin Yaa Rabbi🤲🤲🤲😢 Mhdsnd walal adna Allah hakaa abaal mariyo adna

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 ปีที่แล้ว

    Lacagta Diyaaradda iyo walal nooma aad sheegin

  • @BushraAhmed-sv6ey
    @BushraAhmed-sv6ey ปีที่แล้ว

    Jazakallah khair for the video brother, can you please spell the names of the hotels?

  • @cabdirabisaleban126
    @cabdirabisaleban126 ปีที่แล้ว +3

    Bari ayaan u baxaayaa insha allh❤

  • @ahmedmoalin6469
    @ahmedmoalin6469 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Walaal Waa Ku Mahadsantahey sida Faahfaahsan... Waxaan Ahey qof jecel inuu keligii safro Cimrada iyo Xajka...Mahadsanid Walaal

  • @cabdikarinaxmed2549
    @cabdikarinaxmed2549 ปีที่แล้ว

    Walahay waa runtaa masha allah anooba 4 sano ku nool baaba iga aqoon badan tahay